
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Roobabkii dayrta oo ka curtay gobollada Puntland. Galkacyo, Sept 22- Roobabkii dayrta ayaa si siman uga curtay meelo badan oo ka mid ah deegaannada Puntland, gaar ahaan dhulka miyiga ah oo jiilaalka ugu ba’ani ka taagnaa. Roobabka oo hadda cuntay ayaa si teel-teel ah uga da’ay, inta badan gobollada iyo degmooyinka Puntland, iyo sidoo kala dhulka xoolo daaqeenka ah oo in badan xaaladdiisa nololeed laga soo darinayey. Gobolka Mudug oo ka mid ahaa gobollada xaaladda abaareed ee xooggan ka jirtay ayaa la sheegayaa deegaanno badan oo ka tirsan in ay ka hooreen roobab aan badnayd, kuwaasi oo dadka iyo duunyaduba ay ku diirsadeen isla markaana miyo galiyey baraagaha qaar iyo meelaha biyo qabatinta leh. Gobollada Nugaal, Sanaag, Bari iyo Cayn, ayaa iyana laga soo sheegayaa deegaanno badaan oo ka mid ah in ay roobabku ka da’een. Xilli roobaadka dayrta ee hadda ka soo cusboonaaday deegaannada Puntland, ayaa ku soo beegmaya xilli abaaro xooggan oo dadka iyo duunyaba saamaysay ay ka jirtay dhammaan deegaannada hoos yimaada maamulka Puntland. Waxaana maalmihii ugu danbeeyey isi soo taraysay qaylo-dhaan ballaaran oo ku aaddan xaaladda biyo iyo baad-la’aaneed ee ka taagan dhulka miyiga ah, taas oo lagu dalbanayo in gar-gaar deg deg ah lala gaaro dadka iyo duunyada abaaruhu ku habsadeen. Inkastoo dhammaan Puntland oo dhan ay abaaruhu ka jireen misna deegaannada qaar waxay qarka u saarnaayeen xooluhu in ay dadka farahooda ka martaan, waxaana sidoo kale laga shaki qabay nolosha dadka haddii ay xooluhu dhammaadaan. Meelaha ay haatan roobabku ka da’een, waxaa laga dareemayaa xaalad daganaansho oo xagga nolosha ah waxaana deegaannadaasi roobabku qabteen ku soo hayaabay reer guuraa badan oo ka soo hayaamaya dhulka abaarta ah ee ay roobabka bilowga ahi ay seejiyeen. C/fitaax Cumar Geeddi’ Idaacadda Daljir.
-
ilaa Xalayna u Haalkaasi ka da'ayay iyadoo ay Dadka Reer Puntland Soo Dhoweeyen Roobaabkaasi. 23. September 2009 Robab Ma hiigaan ah Oo ay ku Diirsadeen Dadka Reer Puntland Dhulka ay degan yihin ayaa Waxay ka De,een Guud ahaan Goboladda Puntland Roobaabkaan ayaa Waxay yihiin kuwwo lagu Diirsadday Dhulkana qaboojiyey isla Markaasna Meelaha Qaar ka Geystay Khasaarro Fara badan Hasse yeeshe aan Dadka Waxba u arkayn Marka La Sii Eego Abaarihii ku Habsadday Dhulkaan ay hadda Roobaabku ka De,een. Xalay ilaa Maanta ayaa Roobaab lagu Diirsadday Waxay ka De,een Gobollo Dhowr ah Oo ka Tirsan Puntland Sidda Gobolka Nugaal Mudug iyo Gobolka Sool Roobaabkaan Oo ah kuwwo isku Mid ah isku qaabna u Socda ayaa Xalay Waxay ka De,een Deegaano ay ka Mid Tahay Garoowe Caasumadda Puntland Degmadda ayl iyo buurtinle iyo deegaano kale Oo ka Tirsan isla Gobolka Nugaal. Siddo kale Roobaab Noocaan Oo kale ah ayaa Waxay ka Da,een Qaybo ka Mid ah Gobolka Sool Sidda Magaaladda Madaxda Gobolkan Sool ee Laascaanood iyo Deegaano kale Oo ka Tirsan isla Gobolkaasi Sool Sidda uu Noo Soo Xaqiijiyey wariyaheena ee Halkaasi ku Sugan. Maanta Mar aan Xiriir la Sameyey Qaar ka Mid Dadka Reer Puntland ee Jooga Magaalooyinka Garoowe iyo Laascaanood ayaa Waxy ii Sheegeen in ay aad ugu Faraxsan yihiin Roobaabkaan ilahay Siiyey ee aad u qaboojiyey Dhulka Puntland Waxaana ay sheegeen in ay haatan ka baxayan Guud ahaanba Abaarihii. Roobaabkaan ka Da,ay Magaaloyinka ka Midka ah Saddexda Gobol ee Deriska ah ayaa Waxy ku Soo beegmaayan Xilli ay Roobaab Maahiigan ah ka Da,een Deegaano ka Tirsan Gobolka Karkaar Sidda Gobolka karkaar Oo ku laayey Xoolo lagu qiyaasay ilaa 1000 Neef Sidda ay Sheegayan Wararkii ugu Dambeyey Waxaa kaloo ay ka Da,een Roobaabkaani deegaano ka Tirsan Gobolka barri iyo Sanaag Oo ka Curteen Roobaab lagu diirsaday Dad iyo duunyabba. Haka fogaan Allidamaale.com hadii aad dooneysid wararka dalkaagi hooyo. Abdirahman Mohamed koronto danjire_143@hotmail. com
-
Good news for Puntland Oil Exploitation: News as well as PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^It will produce oil soon insha Allah, as the world need for this source is greater than any political consideration. -
Good news for Puntland Oil Exploitation: News as well as PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The project area encompasses 1,280 acres and was acquired for about $861,000 from Oklahoma-based Crest Resources. Range will fund the drilling of Smith No. 1, which already has commenced drilling and is at 8,000 feet with a target depth of 14,000 feet, according to the Australian Securities Exchange. The mineral rights for the North Chapman Ranch project are owned by a handful of trusts managed by banks and individuals, said John Hearn with the Chapman Ranch Land Owners Association. An estimated 250 billion cubic feet of natural gas and more than 10 million barrels of oil have been produced from North Chapman Ranch since 1965. If Range’s project is successful, it could trigger significant production and drilling, according to documents filed with the exchange. Range expects the first sale within three months of discovery with a payback period of eight to 10 months. Range noted that the favorable operating and regulatory environment in Texas would mitigate the perceived political risk associated with its other international exploration projects. It is currently working on projects in the Puntland region of Somalia and the former Soviet state of Georgia. -
Good news for Puntland Oil Exploitation: News as well as PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
New Push for Puntland’s Offshore Range Resources has been seeking for months to win blocks in the offshore of the breakaway province of Puntland. The offshore acreage has remained untouched since 1991. [ source -
Good news for Puntland Oil Exploitation: News as well as PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Puntland will expolit its resources adeer. -
Good news for Puntland Oil Exploitation: News as well as PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its progress adeer, we shall drill, and insha Allah make loads of money for the state. -
Somalia: Puntland leaders attend Eid celebrations among thousands
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
MMA: Adeer it seems only Sharif Hotel prayed inside his hotel room. As Meiji showed old Xasan Dahir prayed in the open and so did some of the other groups in Beledweyne, kismayu, and elsewehere. -
Somalia: Puntland leaders attend Eid celebrations among thousands
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Galkacyu EID celebrations -
Qardho: Puntland President on working visit to Karkar Bari
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Qardho: Puntland President on working visit to Karkar Bari
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Faroole oo Bosaso Lagu Soo Dhaweeyay (Sawiro) September 22, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (16) Madaxweyne Faroole oo Bosaso Lagu Soo Dhaweeyay (Sawiro) | read this item Horseed Media Bosaso, Puntland Madaxweynaha Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa galabnimadii shalay lagu soo dhaweeyay Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bosaso, Madaxweynaha ayaa safarkiisa ku soo maray magaalada Qardho halkaas oo uu shirar kula yeeshay, maamulka iyo duqeytida Gobolka Karkaar. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa wefdigiisa ka mid ah Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Mudane Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo qaar ka mid Golaha Wasiirada. Maamulka Gobolka Bari, masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Puntland iyo qaar ka mid ah dadweynha Bosaso ayaa ku soo dhaweeyay madaxweyna iyo wefidigiisa meel ka baxsan Bosaso. Halkan Ka daawo Sawirada Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu wax ka qabto amaandarada iyo dagaalada ka dhacay Gobolka Bari kaas oo ay ku dhinteen dad badan, sidoo kale warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in Madaxweynuhu doonaayo in uu wax ka badalo Maamulka Gobolka Bari, iyo weliba kan degmada. -
Sharif Hotel is afer the money. He does not care about the contrpLP jJKKdrrrrrrtfhloGgfA p
-
Somalia: Puntland leaders attend Eid celebrations among thousands
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer wipe out the tears, this is no time for softness. Highlighting simple facts on the ground and with pics is not an attack. It is ironic you got upset about this simple thread about the celebration of Eid in beloved Punt. -
Somalia: Puntland leaders attend Eid celebrations among thousands
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^ The man is head of Puntland and thus it's protocol to have such protection though he does not need it. You never know though angry secessionists and mad grave diggers mitt try something thus when the security kicks in. -
Puntland: From a Utopian Vision to a Clan Enclave
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Nassir & ThankfulSP are elevating the debate. Keep it up lads it has been highly enjoyable thus far. -
Somalia: Puntland leaders attend Eid celebrations among thousands
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Thanks for the advice bro, there are so many of us no Mosque can take on the day of Eid. -
^^^Abdullahi Yusuf had real power saxib. For the record Yusuf always had Puntland, and also visited Jowhar, Beledweyne, Baidoa and convened a grand conference of all Somali's inside Mogadishu. Yusuf age caught up with him, but he had real power unlike this man who has no plan other than get rich quick tactics.
-
Good news for Puntland Oil Exploitation: News as well as PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer that was exploration phase, all you had to do is read and not get angry. During 2008, in the Dharoor Block of Puntland, Somalia, the acquisition of 782 kilometres of good quality 2D seismic -
Good news for Puntland Oil Exploitation: News as well as PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Good news for Puntland Oil Exploitation: News as well as PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oil exploration 2008 -
Puntland: From a Utopian Vision to a Clan Enclave
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
With all due respect lads, there is a perception of bias but no proof of it at all. The article also does not address the role & responsibility of the named community for the regions development. For example who made SSC into “dispute territories” between a secessionist state & Puntland? The author made some valid points but on the contrary he missed the most important aspect which brother ThanfulSP has touched upon. 1. If the communities supported Puntland wholeheartedly why are there politicians from this region in the payroll of Riyaale ? 2. Why was there a need for the creation of the now defunct Makhir State ? One can not have his cake and eat at the same time. Also the argument that Bossaso port feeds Mudug, Nugaal & Bari and not the rest of the regions is a flawed argument. I doubt there has been a single investment made in the cities of Galkacyu, Qhardo Burtinle and many others from the state. This talk of SSDF domination is more than defeatist and this clan family should not be used to cover up local Makhir failures. Puntland was never a Utopian ideal and it is not a clan state. -
Good news for Puntland Oil Exploitation: News as well as PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
During 2008, in the Dharoor Block of Puntland, Somalia, the acquisition of 782 kilometres of good quality 2D seismic (comprised of 15 grid lines) was completed. The Company has combined 555 kilometres of previously acquired data into the seismic database and is currently being mapped to finalize exploration well locations. Exploration Drilling The Company has assigned a full time Drilling Manager to commence efforts on the procurement and mobilization of a drill rig for the proposed Somalia exploration drilling campaign. source