
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
xiinfaniin;861489 wrote: maasha allaah , Xamar oo sidaan olole doorasho loogu jiro; this is a progress Your candidate has won indeed..
-
Abdiweli if given the chance will restore the republic and usher in a new dawn. Insha Allah.
-
Wonderful stuff...
-
Warning to those attacking Saado Ali Warsame - angry author why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A_Khadar;861343 wrote: Waxaas ma labadiinaa soo qoray? I was expecting whoever wrote will also talk about Mooge and Duke's daily attacks towards Galeydh, but ooh well, it was puntlandpost. Saado may even vote Galeydh.. As long the vote is anonymous, you never know who voted who. Bribers are the most losers.. I believe the man left his name and email. Why are you guys attacking Edo Saado? -
Warning to those attacking Saado Ali Warsame - angry author why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^Abwan your hate for that clan is all out these days. Gaafow is its true will be dealt with through the law. -
Abwaan;861340 wrote: Gallayr is needed for xudduudaha (Itoobiya iyo Kenya malagood baa galay Soomaaliya dambe siday rabaan kama yeelayaan, nin oggol in maamul goboleed baan xabbado siinayaana laguma ogeyn), . Are you talking about the same Galayr who went to Addis to get the blessing of Melez and then was transported by the Ethiopian security to Talex? Adeer you are dreaming...
-
Xarunta Gobolka shabeeladda dhexe ee Marka oo in mudo ah ay ka talinayeen xoogaga a Alshabaab ee dagaalka kula jira Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isaga baxay magaaladaas kadib markii duulan culusi kaga yimi Ciidamada Dowladda oo kaashanaya Nabad dhaliyayaasha AMISOM. Subaxnimadii hore ee saaka Ciidamada Dowladu waxay ka ruqaansadeen deegaanka KM-60 ee Gobolka Sh/hoose intii aysan gaarin Marka waxay la wareegeen gacan ku haynta Ceel Wareegoow,Kali Caafimaad iyo weliba Buufoow oo dhamaantood kaabiga ku haya Marka. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladdu waxay si rasmi ah u sheegteen in si buuxda gacanta ugu dhigeen Magaaladda hase ahaatee warar madax banaan oo laga helayo goob joogayaal ku sugan gudaha Magaalada waxay sheegayaan in Ciidamada Dowladdu aysan weli soo gelin gudaha Magaaladda halka xoogagii Alshabaab ay isaga baxeen guud ahaan saldhigyadii ay ka deganaayeen . Waxaa jira warar madax banaan oo sheegaya ka hor intii aysan Alshabaab isaga bixin in ay ku dileen Magaaladda 2 nin oo ganacsato mase jirto ilaa hada cid si rasmi ah u xaqiijisay. Shiine Culay Horseed Media
-
Warning to those attacking Saado Ali Warsame - angry author why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^^Why are they attacking their biggest supporter? -
Muqdisho (RBC Radio) Banaanbax balaaran oo lagu taageerayay musharaxa gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxuu ka dhacay maanta magaalada Muqdisho. Banaanbaxaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay taageerayaasha madaxweynaha Soomaaliya waxaana ka soo qayb galay dadweyne badan. Dadka banaanbaxayaasha ah ayaa waxay isugu soo baxeen barxada Sayidka ee magaalada Muqdisho, waxaan ay wateen dadkaan sawirada Musharaxaan ayagoona muujinayay sida ay u taageersanyihiin. Amaanka ayaa waxaa adskaynayay ciidamo badan kuwaasi oo isku gadaamay halka uu banaanbax ka socday. Kuwaasi oo ka hortagayay in ay dhacaan falal ka soo horjeeda amaanka. Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ah ninka haatan ugu cad cad doorshada xilka Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya, iyadoona ay jiraan musharixiin badan oo xilkaan u taagan. Musharaxaan ayaa waxaa taageeraya Musharxiin badan oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana musharixiinta sida aadka ah u taageeraya Musharaxaan ka mid ah madaxweynaha talada haaya ee Shariif Sheekh Axmed. RBC Radio Xafiiska wararka Muqdisho
-
http://www.raxanreeb.com/2012/08/prof-jawaari-oo-ah-musharaxa-ugu-cad-cad-xilka-afhayeenka-baarlamaanka-oo-ka-waramay-waxa-uu-qabanayo-dhageyso/ Pro. Jawaari, an intellectual.
-
Warning to those attacking Saado Ali Warsame - angry author why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Haddii aannu nahay beesha K........, ee *********** raali kama nihin weerarka qaawan ee lagu hayo Sado Cali. Haddii laga waantoobiwaayo, waxaan debedda soo dhigaynaa ceebaha kuwa aad ammaanaysiin -
^^^^Again do you support Mr. Galayr or not? Its a simple question, not sure whats causing the confusion?
-
Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed , guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Generaal Muuse Xasan, R/wasaarihii hore Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Af-hayeenkii hore ee baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la kulmay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda iyo siyaasadda ammaanka Catherine Ashton iyo wafdi ay hoggaamineysay. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dhammeystirka marxaladda KMG ah, sida ay wax u socdaan iyo siyaasadda Midowga Yurub ee dalkan Soomaaliya.“Waxaa na dhex maray wada hadal aad iyo aad u fiican waxaana kala qaadanay warbixin wixii la soo maray iyo meesha la joogo, waxyaabaha yaryar ee haray iyo sida loo dhammeynayo iyo waqtiga soo socda sida la rabo inay Soomaaliya noqoto iyo sida ay tahay in loo garab istaago, waxyaabihii aan ka hadalnayna dhammaantood waa isku afgarannay” ayuu yiri madaxweyne Shariif oo saxaafadda la hadlay kulanka kaddib. Madaxweyihii hore, Shariif Sheekh Axmed oo ay garab taagan yihiin masuuliyiinta kulanka kala qeyb gashay ayaa sheegay in Catherine Ashton ay ballan qaadday in Midowga Yurub uu sii wadi doono isla markaana xoojin doono taageerada ay siiso dalka Soomaaliya. Sidoo kale kale madaxda Soomaalida ayaa uga mahad celiyay Midowga Yurub taageerada ay siiyeen waddanka. “Waxaan u sheegnay Hannaanka waxa ka dhimman in si wanaagsan loo dhammeystiri doono, doorashada baarlamaankana ay dhici doonto Berri hadduu Alle idmo, doorashooyinka kalena ay daba socon doonaan. Taasna waxay u arkeen inay tahay horumar weyn oo Soomaaliya ay ku tallaabsatay, kaas oo taabanayaa dhinaca amniga, Siyaasadda, arrimaha bulshada iyo horumarka” ayuu yiri Sheekh Shariif. Dhammeystirka marxaladda KMG ah ayuu Shariif ku sheegay inay horseed u tahay in dadka Soomaaliyeed ay ka gudbaan dhibaatada muddada dheer heysatay, sidaa darteedna loo baahan yahay in qof kasta ay taageerto hannaankan dib loogu dhisayo dowlad dhammeystiran oo hanata waajibaadkeeda, ayadoo loo marayo waddo nabadeed oo xoojineysa horumarka dalka ka jira iminka. Puntlandpost.com
-
Amiin arts biased pic of SPEAKER contest... Its not on
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^In reality Mr.Jawaari is quite tall and gaunt and Galayr bigger... Nah Amiin is trying to be clever.