
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^ that's even more reason for Rio to get the Olympics, they would need to spend allot to develop the infrustructure and this would create jobs. Obama did not think thbgs through.
-
Minneapolis oo ku Mudaharaadaysa Sheikh Shariif, Goorma iyo Goobtee?
General Duke replied to Cawaale's topic in Politics
It's bad manners to demonstrate and also the man is not that important and thus why demonstaret? The missing youth issue is more important, the Somali gang violence and the plight of Somali's everywhere could be valid reasons. A man who is meeting his clan and some gullible supporters is no issue for a demo. So welcome him and let his cans enjoy thier Sunday evening, I might go if I get the time and mingle with my relatives. -
Mas’uul ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo Caawa lagu dilay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Posted: 10/2/2009 9:48:00 PM Shabelle: BALADWAYNE Mas’uul ka tirsan Ururka Xisbul Islaam ayaa Caawa fiidkii waxaa lagu dilay gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Sheekh Aadan C/salaan Cabdi oo kamid ahaa Mas’uuliyiinta Maamulka Xisbul Islaam ee Magaalada Baladweyne ayaa Caawa fiidkii Kooxo hubaysan waxa ay ku toogteen Xaafada Howlwadaag ee Galbeedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Xiriiro ay Shabelle la samaysay Mas’uuliyiinta ugu sarsaraysa Ururka Xisbul Islaam ee gobolkaasi si ay wax uga ogaato dilka Mas’uulkaasi ayaysan inoo suuro galin in aynu qadka taleefoonka ku haleelno. Dilkan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa maalin uun kadib markii Ciidamada Xisbul Islaam ay si toos ah ula wareegeen gacan ku haynta Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo ay maalmo ku sugnaayeen Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya. Sheekh Aadan C/salaan ayaa waxa uu ahaa Madaxa wacyi galinta iyo arimaha bulshada ee Maamulkii dowladda ee Magaalada Baladweyne isagoo markii danbana ka mid noqday Mas’uuliyiintii gobolkaasi gudoomiyaha gobolaasi ku raacday ku biirista Ururka Xisbul Islaam. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Fadlan wixii Qalad ah Nala Soo xariir radioshabelle@ymail. com
-
The state has a right to take such action an they need to close and fine this organisation.
-
Well it's not Juje, Abwan, Che and Xiin who all supported, defended and at times even sent funds. No Al Shabaab are thier own masters, an organisation that has cripled the ambition & interest of the very groups which created it. Look at Sharif Hotel & Ahmed Diriye or Abwan, Juje & Xiin they are in tears but a year ago supported and defended the actions of Al Shabaab. Look at Xasan Dahir, IndaCade & Xasan Turki: or Kashafa, Meiji, Youth Fabregas, and many Cyber Mujahids, who today are confused and deep down resent Al Shabaab power. Even our secessionists who used to praise the Mujahids woke up after the horrible attack in Hargaysa.
-
He was an ***** for thinking he could get Chicago the vote by his mere presence. Also South America has never hosted the Olympics and thus this was their turn.
-
Minneapolis oo ku Mudaharaadaysa Sheikh Shariif, Goorma iyo Goobtee?
General Duke replied to Cawaale's topic in Politics
Why are they demonstrating? -
Sharif Ahmed asked about the missing US youths
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Sharif Ahmed asked about the missing US youths
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Sheikh Shariif oo wax laga weydiiyey Carruurta ka laabtay Maraykanka xilliguu uu Xakumay Maxaakiimtii Islaamiga ahaa Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com | Wednesday, September 30, 2009 Sheikh Shariif oo wax laga weydiiyey Carruurta ka laabtay Maraykanka xilliguu uu Xakumay Maxaakiimtii Islaamiga ahaa | Akhri Qoraalkan Qoraallo La Xiriira Madaxweyne Shariif oo Xilku kaga egyahay October 14, 2009, sida uu dhigayo Axdiga DFKMG Minneapolis oo ku Mudaharaadaysa Sheikh Shariif, Goorma iyo Goobtee? Sheikh Shariif oo la hadlaya Soomaalida Washington iyo Minnesota Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomes the Somali delegation led by President Sh. Sharif Sheikh Ahmed Sheikh Shariif Statement at UN General Assembly – Sept 25, 2009 Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif oo ka hadlay Carruurta ka laabatay Maraykanka xilligii uu Isagu Xukumay Maxkamadihii Islaamiga Waraysi ay idaacadda BBC la yeelatay Sheikh Shariif ayaa wax laga weydiiyey in carruurta Soomaaliyeed ka laabtay Maraykanka xilligii uu madaxda ka ahaa Maxakamadihii ayaa sheegay in arrintaasi dhici karto. Maxamed Xaaji Xuseen (Shiino) oo Idaacadda British Broadcasting Corporation (BBC-da) uga soo warama Maraykanka ayaa marka hore waxa uu madaxweynaha DFKMG weydiiyey ciddii madaxda adduunka ay iska arkeen arrimaha Soomaaliya? Sheikh Shariif waxa uu ku jawaabey “dadkii aan la kulan dhammaantood waxay ahaayeen dad wadaaga dareen ay qabaan oo ku aadan in Soomaaliya xaaladdeedu ay adagtahay loona baahan yahay in gacan la siiyo, anagana waxay noo ahayd fursad runtii aan ugu sharxi karno qaddiyada Soomaaliya iyo baahida loo qabo adduunka in uu garab istaago Soomaaliya, xaaladda adag ay ku jirto darteed.” Markii la weydiiyey in uu arkay dad fursaddaas qaaliga ah wax uga faa’iidaynaya oo wax la qabanaya, waxa uu ku jawaabey “dadka oo dhan runtii waxay isku waafaqsanaayeen in lagama maarmaan ay tahay in wax lala qabto Soomaaliya.” Markii la xasuusiyey ay shirkii ka soo daaheen oo aysan iman markii ay joogeen madaxdii badnayd, waxa uu Sheikh Shariif ku jawaabey “Shirka waqtigii la furaayey ma joogin laakiin haddana madax badan ayaan la kulanay.” Markii la weydiiyey “waxaa la sheegay in aad tegeysid magaalooyinka Minneapolis iyo Columbus, maxaad ka dooneysaa? Waxa uu ku jawaabey “dadka Soomaalida in aan aragno, oo warbixin aan siino iyagana aan dhegeysano intaas ayaa ugu muhiimsan.”
-
Xiisadda Kismaayo iyo Xukunka Kitaabka (WYNT)Kismaayo:-Maga alada Kismaayo ee gobolka jubadda hoose caasimadda u ah ayaa maalmahani xiisad ka taagan tahay iyadoo saacad kasta cabsi laga qabo inay isku dhacaan ciidamada xisbul islaam iyo kuwa shabaabka oo halkaasi kusoo wada aruuraya.Labadan kooxood ayaan midna midka kale ku eedayn karin inuusan urur diineed ahayn ama caqiido lahayn ama fikirka salafiga si kala duwan uga wada abtirsada laakiin isla meel dhigi waayey sidii xukunka magaalada loo wadaagi lahaa ama loogu ogolaan lahaa in shacabku doorto madaxdiisa. Wadaadani waa diideen laba arrimood oo sal u ah xukun wanaagsan iyo xasilooni inay qaataan, taasoo kala ah in shacabku xaq u yeesho inuu madaxdiisa doorto ayna dhanka kale jiraan xeerar iyo dastuur lagu heshiiyey oo loo laabto oo lagu kala baxo. Waxaa lagu sheegay shacabkii caamo ama sacboolay aan ahlu xalli wal caqdi ahayn, taladana xaq u lahayn in wax laga siiyo, ama xukunka la waydiisto, dastuur la qorana waxaa lagu sheegay cilmaaninimo iyadoo mar walba dadka lagu aamusiyo in kitaabka Alle dastuur u yahay mid kalena aan loo baahnayn. Shacabka Kismaayo waxaan alle ugu baryaynaa in uu dagaal ka badbaadiyo balse waa inay ogaadaan in aayahooda ay ka talintiisa wax ku leeyahay oo aysan jirin cid si gaar ah uga leh. Wadaada isku haya Kismaayo waa inay ogaadaan inaysan xaq u lahay in shacabka ay isku kor dilaan ama bara kiciyaan, taladana aysan kaligood gaar u lahayn ama aysan xoog ku haysan karin iska daa inay xalaashadaan in dhiig loo daadiyo sidii talada loo maroorsan lahaa ama loola kali noqon lahaa. Xukunka islaamka ama kitaabka Alle ma aha mid ka hadlaya oo si cad farta ugu fiiqaya cidda ay tahay in maanta la raaco ama gar leh kooxaha is haya. Masoo dagayo waxyi cusub oo noo sheegaya sida ay tahay in laga yeelo dhacda kasta oo na hor timaadda sida tan taagan. Islaamku wuxuu noo sheegay mabaadii guud oo ah in caddaalad la helo, wadatashi muslimiintu arrimahood ka yeeshaan ciddii ay isla gartaanna talada u dhiibtaan ee aysan cidna xaq u lahayn in xoog xukunka ku qabsato ama ku haysato ama dhiigga shacabka u daadiso. Wadaadu waa inay garawsadaan in kitaabka waa xal oo lagu wardiyo uusan xalku ku jirin ee ay tahay in talada iyo sidii si nabad ah hadba loogu kala wareegi lahaa loo ogolaado in shacabku ka wadatashado, sidii loo batana la qaato ee aan kooxiba si wax udoonin oo u dhiig daadin annagaa xaq u leh ama sida aan diinta ka fahmnay uun baa sax ah. Laga soo billaabo waqtigii Cali bin abii daalib iyo Mucaawiye isku dheceen oo haatan kun iyo dhawr boqol oo sano kasoo wareegtay muslimiintu ma aysan helin qaab nabad ku salaysan oo talada iyo awoodda lagula kala wareego, waana taxaddiga ama mushkiladda ugu ballaaran ee hor taagan oo ay ayaankood uga hareen!! Amawiyiintii laga soo billaabo waxay noqotay in talada xoog lagu kala qaato, mar walbana dhiig lagu daadiyo ilaa qaar saxaabadii ka mid ah kacbada iyagoo ku jira lagu dhex dilo. Ummadaha kale ee dunida nagula nool qudhooda waxaa soo maray dagaallo sokeeyo iyo kuwa diimeed waxayse markii danbe dhibkii iyo dabkii ka barteen in taladu dadka ka wada dhaxayso oo kooxina aysan xoog ku qabsan karin ama ku haysan karin ee ay tahay in doorasho loo dareero xeerar iyo sharciyo xadidan oo lagu heshiiyeyna la isku kala hago. Waxaan filayaa in ayu soo dhammaatay waqtigii wadaadada dadka ku asqayn jireen in wax walba hagagaagayaan haddii talada loo daayo wadaado kitaabka alle dastuur ka dhiganaya, waxaana soo baxday in waxa la isku hayaa aysan soon iyo salaad ahayn oo ay diintu faahfaahisay balse ay tahay waxa la isku hayo wax diintu ka gaabsatay oo loo daaday in dadku iyago ka heshiiyaan, ka tashadaan, shuruudna ka degsadaan aan ka hor imaanayn mabaadi'da guud ee shareecada. Dilkii shalay saxaabada isku dileen cidda talada xaqa u leh ama sida quman iyo wixii ka danbeeyey waa in wax laga barto oo la ogaado in diintu ka dayrisay oo ay sheegtay in salaadiisa aan la aqbalayn imaamkii dadka tujiya iyagoo ayagoo ay dhibsanayaan bal ka warran cidda rabta in xoog iyo boob ay ku xukunto. Tuugo isbaaroolay ah ama digisiyada xadda oo la ciqaabo oo kaliya ma aha shareecada iyadoo kan tuug yaraha ciqaabaya uu isba doonayo inuu boob ku haysto talada dalka ama kudoono oo uu dhiig aan xad lahayna u daadiyo. Xiisadda Kismaayo ka aloosan waxay daliil cad u tahay warkii iyo halhayskii duuduubka ahaa ee wadaadada qaar wadeen inuu gabbalkiisu dhacay dhabtuna ay tahay in taariikhda wax laga barto oo la ogaado in aayo ka talinta shacab ama dal ay dadkiisa ka dhaxayso. Si nabad loo helo iyo xasilooni iyo ku dhaqan shareeco oo sax ah waa laga maarmaan in la qiro in taladu dadka ka wada dhaxayso xeerar iyo dastuur heshiis lagu yahayna la helo oo faahfaahinaya wax kasta oo la isku qabto iyo sidii loo maarayn lahaa. Waa in la ogolaado in aayaha shacabka iyo sida arrimaha mudnaan u kala siinayo iyo waxuu dib u dhiganayo ama hormarsanayo aysan shakhsi ama koox ku meel marin karin dhiig iyo barakacin ee ay tahay in sida inta badan rabto in la raaco sidaasina ay diinta iyo dantu ku jirto. Haddiise lagu adkayso sida haatan taagan waxaa soo bixi doonta in hawada koox kasta iyo damaceeda iyo sida ay diinta u fasirayso ay is dhex gasho oo ay soo baxdo wadaad qiil uu ku bannaysto iyo qundul uu ku rito ma waayo ama hadalkii ahaa nin la jecel yahay minhaaj qiil loogama waayo oo keeni doonta in isdilka iyo fawadadu sii socoto ilaa la isla ogolaado in talada dadka ka dhaxayso, wadahadal iyo qaabab lagu heshiiyana ay qasab tahay in xasiloono lagu doono ee aan qiil iyo nas kooxiba si u fasirayso la isku dilin si joogta ah. Abdulkadir Abdi xogta@garasho.net Daabacaadda:Waayaha. net Afeef:Maqaalkani kama Tarjumayo Siyaasada Waayaha.net ee Qoraaga ku Saxiixan ayaa iska leh.
-
The Passing Away of a Dear Friend: Abdalla A. Hirad
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
Allah ha u naxariisto -
Dagaal xooggan oo saaka ka qarxay gudaha Kismaayo
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
Somalia: Islamist rivals fight in Kismayo, 25 killed 1 Oct 1, 2009 - 1:42:58 PM KISMAYO, Somalia Oct 1 (Garowe Online) - Dozens of people have been killed in Somalia's port town of Kismayo after heavy fighting erupted among Islamist factions, Radio Garowe reports. The fighting erupted Thursday morning around 7am local time in areas controlled by Hizbul Islam, a rebel group fighting to overthrow Somalia's interim government in the capital Mogadishu. At least 25 people have been killed, with most of the dead victims described as fighters. However, 10 people reportedly died in a car accident in the outskirts of Kismayo, with local sources saying that the 10 dead victims inside the overturned car were civilians fleeing the violence in Kismayo. At least 8 civilians were killed in a neighborhood of Kismayo, including four members of a single family, according to an independent reporter in Kismayo who spoke with Garowe Online on the condition of anonymity. Al Shabaab commanders have spoken on the rebel group's own Radio Al-Andulus in Kismayo, claiming that Hizbul Islam fighters have "surrendered" over to Al Shabaab. As of 1pm local time, Al Shabaab fighters are in control of the town's administrative building, the police station, the central jail and the international airport. Hizbul Islam fighters control Kismayo's northern neighborhoods and the city's port facility, although no fighting was reported around the port area, according to independent sources. Unconfirmed reports said fighters and armed trucks led by Sheikh Hassan "Turki" Abdullahi, deputy chairman of Hizbul Islam, left Mogadishu and on route to Kismayo to reinforce Hizbul Islam fighters. -
Dagaal xooggan oo saaka ka qarxay gudaha Kismaayo
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
In the long run, as I have said it is likely that this is the beggining of the end of the "Islamist" groups. A skirmish like this started the downfall of the Shabaab militia in central regions which they have yet to recapture. Like NGOONE states clearly its all about clan, now whole clans will not be aligned with the Shabaab, and thats when they lose. -
Dagaal xooggan oo saaka ka qarxay gudaha Kismaayo
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
The fighting was heavy lads and the death is already high. The true death rate is mychhigher than the initial report. The fighting has just begun lads, this will continue for a while much like the Ahlu Sunna/ Al Shabaab war in central regions. -
It's a welcome development, anything that helps the regions and it's about time that the youth get involved. Puntland does not crave any land and our brothers have a right to donwhat they want. Aslong as they recignize the unity of the republic and the blue flag it is all good.
-
Dagaal xooggan oo saaka ka qarxay gudaha Kismaayo
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
It seems Al Shabaab have defeated Ras Kamboni & Canool militias, that's a setback for Xasan Turki & his latest comander Ahmed Madobe. If this is true then Xasan Dahir is also in deep shitt as Al Shabaab will move on him next. Though in the end this might be the end of the beggining of the end of the religious warlords. -
Why is there a fight? Why are people getting killed do they not have the Sharia law implemented in Kismayu? Ahmed Madobe thought it was smart to bring armed clan militias to the city? How does that benefit anyone.
-
^^^ This is tragic news, but these militias have again proven how short sighted they are. This war if it is not stopped will cause mayhem in the deep south/central regions and we might get new factions that make the current leaders of Al Shabaab like Ghandi. The silly man who declared war this morning and the other ***** who thought. Bringing armed men into town was smart both bear responsability.
-
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
General Duke replied to MoonLight1's topic in Politics
^^ Xiin Adeer one can disagree with you but at least sometimes you do say something. Unlike some people who are still upset at the failure of thier boy Sharif Hotel. -
Breaking news: Sheikh Sharif Endorses Puntland Agreement
General Duke replied to Liibaan's topic in Politics
NGOONGE, is right Garoweonline is very close to President Faroole and Has been one of his tools even before he came to power. I think it has improved greatly over the past year. I don't see how supporting a news site is relevent. One supports the state of Puntland, Garoweonline is a private news portal. -
YEEY SHARIIF, Tell me what is the difference between them.
General Duke replied to MoonLight1's topic in Politics
^^^Don’t act like a child Ethiopia was never sanctioned to invade Somalia, the same strategy as it has today and if that’s true then your own FM was the man as speaker who sanctioned it. Also as you know the current parliament also requested the same thing, thus dont talk in riddles lad The only new deal here is that the sea has been given to Kenya. The policy we had with Ethiopia still stands today, nothing has changed. Also when it comes to reconciliation, aside from the empty words you use, Puntland came through reconciling the communities of that regions and Yusuf was its founder. In 2004 we had the Kenyan reconciliation conference which made Yusuf President. In 2007 we had the most successful reconciliation conference in Mogadishu. Thus what are you talking about? is reconciliation only what took place in Djibouti in 2008? Give us a break. Now for your question regarding the PM, aside from pulling the legs of some confused folk here, I don’t support the PM of this silly entity. I support his strong stance when it came to the Galkacyu deal, which benefits my beloved Puntland. His stance with regards to the sea deal and many others I abhor totally, however there are few things that I have heard about Mr Sharmarke that gives my position some advantage. -
Dhawaqa rasaas culculus oo caawa laga maqlay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose. Posted: 9/30/2009 12:18:00 AM Shabelle: KISMAAYO. Dhawaqa rasaas culculus ayaa caawa laga maqlay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose. Dhawaqa rasaasta culculus ee laga maqlay magalada Kismaayo ayaa qeybtooda hore waxa ay ka dhaceen xaafadaha xiga dhanka dekada magaalada Kismaayo iyadoona ay intaasi ka dib ay ka dhaceen qeybta labad ee xaafadaha bartamaha magaalada oo aan ka fogeyn dekada kismaayo. Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in ganacsiga magaalada albaabada la isagu dhuftay dadkuna ay ku xaroodeen xaafadahooda magaaladana laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo kaliya. Lama oga cida rasmi ahaan ka dambeysa dhawaqa rasaastaasi cul culus ee caawa laga maqlay gudaha magaalada kismaayo waxayse kusoo aadayaan xilli magaalada ay ka jirtay xiisad kacsanaan ah. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Fadlan wixii Qalad ah Nala Soo xariir radioshabelle@ymail. com
-
Somalia: Sheikh Sharif's weakness will be his ultimate demise [Editorial] 29 Sep 29, 2009 - 11:20:42 PM SUNDAY EDITORIAL | Sheikh Sharif's character weakness poses a grave threat to the international community's financial and political backing, which could backfire with disastrous effect. The number one issue surrounding the Somali conflict is a matter of how genuine the parties directly or indirectly involved are. Often, the officials of the Transitional Federal Government (TFG) are accused of lacking legitimacy among the Somali public, in part due to the fact that most TFG officials are well-known crooks with ties to the Somali civil war. Internationally, Western powers with the U.S. government at the forefront are accused of neglecting the root causes of the Somali conflict and aggressively dealing with the effects of war, as demonstrated by the targeted killing of an Al Qaeda terror suspect by American commandos on September 14, 2009. Somalia's neighbors are accused of abusing the chaotic situation and supporting different sides of an enduring civil war, for national advantages that are often detrimental to the restoration of a peaceful and stable Somalia. Among all these actors, the most important role is played by the TFG officials. Today, the TFG enjoys more support than any other "interim government" in Somalia since the violent collapse of Gen. Barre's 21-year military dictatorship in 1991. Sheikh Sharif Ahmed, who led the rise of the Islamic Courts Union (ICU) in 2006, then considered a Taliban-type movement by U.S. officials, became Somali president in Jan. 2009 at the conclusion of UN-brokered peace talks in the neighboring Republic of Djibouti. The international community hoped that Sheikh Sharif, who was a prominent figure among Somali Islamists, could marshal support among the Islamists' grassroots networks that provide manpower and funding support to advance the Islamist insurgency against the Western-backed TFG in Mogadishu, Somalia's war-battered traditional capital city. Further, it was hoped that Sheikh Sharif as Somali president could inspire young Islamist fighters to join his cause – much as they did in 2006, when thousands of Islamist fighters joined the ICU's popular war to overthrow Mogadishu's hated warlords. To put it mildly, Sheikh Sharif has failed catastrophically in his capacity to lead Somalia from the ruins of war. The UN's Special Envoy to Somalia, Amb. Ahmedou Ould-Abdallah, campaigned for President Sheikh Sharif's interim government as the "best hope" to restore national order in Somalia. However, eight months into his administration, President Sheikh Sharif's interim government is looking identical to the interim government of Col. Abdullahi Yusuf, who expelled ICU fighters from Mogadishu with the backing of Ethiopian troops in early 2007, thereafter igniting the ongoing Islamist insurgency. Most recently, addressing the UN General Assembly, President Sheikh Sharif called on the UN to remove the 1993 arms embargo on Somalia – following, it seems, the exact footsteps of President Yusuf who had asked the UN for the same thing. Sheikh Sharif has the characteristics of a weak leader. If the TFG is a weak institution in and of itself, then Sheikh Sharif's character weakness poses a grave threat to the international community's financial and political backing, which could backfire with disastrous effect. The TFG, under Sheikh Sharif's stewardship, has been unable to combine all the security forces under a single command to fight the insurgents; naturally, this disorder on the ground in Mogadishu has led to frequent deadly clashes among Somali government forces. Further, he has been unable to reign in support from Islamist guerrillas, whom have labeled him a "puppet" of the West, and he has lost control of towns and regions dominated by members of his own clan, thereby making him a leader without a constituency. Important towns like Jowhar – seized by Al Shabaab insurgents – come to mind. A more pressing example of President Sheikh Sharif's character weakness is his inability to control some Cabinet ministers, especially Finance Minister Sharif Hassan Sheikh Aden, a shady character with intimate ties with Mogadishu's hated warlords. In a recent trip to Saudi Arabia, President Sheikh Sharif was "questioned intensely" about the Finance Minister's powerful role in the Somali government. According to informed sources, Saudi government officials expressed serious concern with a recent statement issued by a number of Somali lawmakers, who accused Finance Minister Sharif Hassan of corruption and urged Arab countries not to give him donor funds. The Finance Minister, the sources added, suggested that a rival group of Somali MPs be "bribed" to issue a press statement to counter allegations of corruption against him. So far, such a press statement has not been issued publicly by the rival lawmakers, however, but in a bloated Somali Parliament with 550 MPs, expect anything. Leadership requires intellect, courage, charisma and resolve. Especially in a country torn apart by endless wars, the characteristics of leadership play a pivotal role in the survivability of the leader. What damages Sheikh Sharif's ability to lead is his dramatic 360-turn from ICU chief in 2006 who actively campaign against foreign troops – the single most divisive issue in Somali national politics – to blatant and unashamed support for foreign troops currently in Mogadishu under the auspices of the African Union. Most important of all, a genuine leader must truly care about his own people. Judging by the evident weakness of character and the influence of shady officials close to him, Sheikh Sharif's demise will come by his own doing. Garowe Online Editorial, editorial@garoweonli ne.com