General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Boqor Abdullahi Boqor Muse is from a distinguished family that have had this title for centuries. Obviously no one can reason with someone who thinks Africa never had kings.
  2. Wasiirka Maaliyadda Puntland Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta ee UNDP ayaa maamulka Puntland gacan ka siineysa sidii isbedel loogu sameyn lahaa ururinta xogaha dakhliga keydadka lacagta, si looga hortago dhaqaale lunsi amma wax isdaba marin. Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijyada horumarinta ee UNDP ayaa maamulka Puntland gacan ka siineysa sidii isbedel loogu sameyn lahaa ururinta xogaha dakhliga soo xarooda iyo kan ka baxa keydadka lacagta, si looga hortago dhaqaale lunsi amma wax isdaba marin. Hannaankan Cusub ayaa ah kii ugu horeeyey ee noocisa ah oo loogu talagalay in looga gudbo nidaamka imika lagu shaqeeyo, iyada oo imika nidaamka lagu xisaabiyo dakhliga uu yahay mid ku salaysan adeegsiga Buugga iyo Qalinka, oo ay ka timi cabasho badan . Wasiirka Maaliyadda ee Puntland Dr Faarax Cali Jaamac ayaa ka digay in Nidaamka cusub ee xisaabinta dakhliga lagala horyimaado diidmo , iyada oo la jeclaysanayo hanaankii hore. UNDP ayaa tababar u furtay qaar ka mid xisaabiyayaasha Wasaaradda Maaliydda si ay ugu shaqeeyaan una sii baraan shaqaalaha kale ee ka shaqeeyaa waaxyaha qaabilsan dakhli ururinta. Faahfaahinta warkan ka dhegayso midigta sare ee boggan
  3. ^^^It seems like you are having another bad day as more good news comes out Puntland. Boqor Abdullahi is a traditional King, his title and position is respected throughout Somalia. Good luck to him.
  4. Madaxii Nabadsugida Dowlada Oo Lagu Eedeyay Khiyaano Qaran 25 September, 2009 06:11:00 user123 Font size: Golaha Wasiirkada ee Dowlada Mindimada Qaran ayaa la sheegay iney kala qeybsanaan xoogan dhex dhigtay eryo uu sheegay Madaxa nabadsugida Dowlada Gen.Maxamed Sheekh, kaasoo wareysi badan oo dhowaan siiyay wargeysyo caalamiga, iyagoo u sheegay in tayada Ciidamada Dowlada ay aad uga hooseeyaan kuwa Xoogaga Mucaaradka Islaamiyiinta Hubeysan. Xiisadani ayaa la sheegay in qaar ka mid ah Golaha Wasiirada ay eedo culus u jeediyay Madaxa Nabadusugida Dowlada Gen.Maxamed Sheekh, iyagoo ku eedeeyay inuu ka gaabiyay howlhii loo igmaday ee xuuraanka iyo lid-xuuraanka, waxeyna intaasi raaciyeen inuu dhowr jeer oo kal duwan uu wareysiyo siiyay Warbaahinta Caalamka isagoo xusay in ay khalad aheyd talo uu soo jeediyay markii ay talada uu la wareegay Madaxweynaha Sheekh Shariif Dowlada Midnimada Qaran, taasoo aheyd in gaadiidka dagaalka oo tiradoodu dhameyd 37 oo lagala wareegay Ciidamadii uu dhisay Dowladii Col.C/laahi Yuusuf, laga wareejiyo Ciidankaasi loo dhiibo Ciidamadii Maxkamadaha ee hadda loo bixiyay Ciidamada Daraawiishta, sidoo kale la kala diro 14000 oo Ciidan ah. Xubnahaani ayaa intaasi raaciyay in 22 ka mid ahi gaadiidkaasi si toos ah ama si dabban gacanta loogu geliyo Xoogaga Shababka & Xisbul Islam, taasina ay horseeday iney niyad jabweyn ku keento Saraakiisha & Ciidamada Dowladda, sidoo kale waxey ku eedeeyeen inuu ka gaabiyay inuu sugo amaanka Labadii Khabiir ee Fransiiska ahaa oo martida u ahaa Ciidamada Nabadsugida isla markaasna siminaar u waday, waxaana ilaalo ka hayay Ilaalada gaarka ee Jananka & kuwa Wasiirka Maaliyada, waxeyna eedahooda ku sheegeen inuu ka gaabiyay in warbixino hordhac ah oo dhab ah laga keeno dhaqdhaqaaqyada Xoogaga Mucaaradka & qorshayaashooda ku aadan falalka Ismiidaaminta ah, sidoo kale waxey sheegeen Gen.Max'ed Sheekh uu dhowaan Wareysi siiyay Wargeyska Newyork Times uu ku sheegay iney aad u hooseyso tayada Ciidamada Dowlada iyagoo sheegay in 100 Askari ee Ciidamada Dowlada aysan awoodin iney iska dhiciyaan 10 dabley ah oo Xoogaga Mucaaradka ah. (fiirilifaaqa Waresiga oo Afka Ingriiska ah http://atwar.blogs.n ytimes.com/2009/09/2 4/the-front-line-in- somalia/) Wasiiradani ayaa dalbaday in deg deg shaqada loo eryo Madaxa nabadsugida Gen.Maxamed Sheekh kadib markii uu dembiyo khiyaamo qaran ay uu galay, waxeyna dalbadeen in gudi heer Qaran ah loo xil saaro baarista Kiiskani, Xubno uu ka mid yahay Madaxweynaha Sheekh Sahriif, ayaa kalsoonadii siiyay madaxani waxeyna talabadaasi aad uga careysiiyay wadanikyiin badan oo taageero u hayay Xukumadaani, dhanka kale Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo kuwo ka soo jeeda Gobolada Bay & bakool ayaa difaacay Gacanyarihiisa, wuxuuna ku gacan seyray eedaha lagu soo oogay Sarkaalkani, Wasiirka Maaliyada ayaa sheegay iney kalsooni weyn ku qabo qaabka uu u howlgaliyo Ciidamada Nabadsugida.
  5. ^^Shabaab in Yusuf time did not control a single major town. Yusuf left, and now they control, Jowhar, Baidoa, Marka, Kismayu and Beledweyne. They took over Sharif Hotels hometown while he was President. In Yusuf time, Xasan Dahir was in exile, now he is bossing it in Mogadishu and giving public fake Jihadi sermons. Thats a fact, no go cry.
  6. ^^^lool. No adeer it took longer . Now **** stick to your own topics for you know nothing about Somali politics. [ September 27, 2009, 02:40 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  7. ^^^Now, what took you so long? NATO is like AMISOM? Thats the logic of Sharif Hotel supporters. Anyhow Puntland admin run its state, Sharif Hotel runs Villa Somalia building. He is the caretaker of the palace and nothing more. Can the dude even travel to Balcad or Afgoyee? No Puntland is a Somali power and there is nothing you can do about it dear lad.
  8. [ September 27, 2009, 02:40 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  9. Saraakiisha Gudiga Amniga Qaranka oo labo labo isugu jeestay, Indha Cadde iyo Dhuumaal oo qarka ka mareyso Saraakiisha Gudiga Amniga Qaranka ee kol hore uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa soo kala dhex galay khilaafaad ku aadan dhinaca ammaanka iyo habka maamulka Ciidamada Dowladda. Khilaafka Saraakiisha Dowladda oo soo bilowday labadii maalmood ee u dambeysay ayaa ku wajahan awooda maamulka ciidamada dowladda iyo mushaaraadkooda, kadib markii la lunsaday in badan oo ka mid ah mushaaraadka Ciidamada. Wasiiru Dowlaha Wasaarada Gaashaandhiga Yuusuf Indha Cadde iyo Taliyaha Ciidamada Milateriga Gen. Dhuumaal ayaa waxay labadaba isku hayaan dhinaca maamulka Ciidamada oo ay ka muuqato loolan ku aadan qaabka loo raacayo nidaamka ciidamada Dowladda. Indha Cadde ayaa isagoo ka duulaya in Wasaarada uu ka tirsan yahay ay hoos timaado Ciidamada Dowladda ayaa la soo sheegayaa inuu ka hor yimid qorshe uu Jen, Dhuumaal ku doonayay inuu tiro rasmi ah oo ciidamada ugu gudbiyo Madaxweynaha Soomaaliya oo ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida. Warar hoose ayaa sheegaya in Mr Indha Cadde uu xusul duub ugu jira in Maamulka Ciidamada si toos u fara geliyo, kadib markii ay soo baxeen tiro aan sax aheyn oo Ciidamada Dowladda ah, kadib markii la bixiyo Mushaaraad aan dhameyn tirada saxda ah ee Ciidamada diiwaan gashan. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid oo soo kala dhex galay arrinta khilaafka Saraakiisha Gudiga Amniga qaarkood ayaa shalay kulansiiyay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga iyo Gen, Dhuumaal oo ahaa kulan albaabada u xirnaa. Sidoo kale Taliyaha Ciidamada Booliska Gen, Cabdi Qeybdiid iyo Saraakiil kale ayaa ku khilaafsan in laga saaro Xarumihii booliska ee degmada Xamar Jajab dadka degan, waxaana taagan muran u dhaxeeya isaga iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Col. Goobaanle. Is qab qabsiga xilligan ka dhex taagan Saraakiisha gudiga Amniga qaranka ayaa la ogeyn halka rasmiyan ku biyo shuban doonto, hase ahaatee waxaa socda qorshayaal lagu dhameeynayo saraakiisha uu is qab qabsiga ka dhaxeeyo. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  10. NATO: Puntland iyo Nato oo ku heshiiyey Ladagaalanka Burcad Badeeda. 26. september 2009 NATO(AllPuntland)- War loogu talagalay Saxaafada kana soo baxay Gaashaan Buurta NATO ayaa lugu sheegay in ay Gaashaan-buurto Nato iyo Dawladda Puntland uu dhexmaray heshiis dhinaca la dagaalanka Burcad Badeeda ah, ayadoo heshiiskan uu ka soo baxay wada hadalo dhexmaray Madaxda dawladda Puntland iyo Saraakiisha ciidamada Gaashaan buurta NATO. Maraakiibta NATO ayaa ujooga Soomaaliya la dagaalanka kooxaha Burcad Badeda Soomaalida, isla markaasna waxa ay hada xariir wanaagsan la yeesheen Dawladda Puntland, si ay iskaga kaashadaan burcadaaas oo la dabar gooyo. NATO ayaa xaqiijisay in ay gacan ka siineyso dawladda Puntland la dagaalanka Burcad Badeeda ku sugan gudaha Puntland, isla markaasna ay ku taageeri doonaan ciidamada Badda ee Puntland in ay qaataan Tababaro ku filan iyo qalab ay ku dagaal gali karaan. Sida uu dhigayo qodobada laysku afgartay ciidamada Badda ee Puntland waxaa awood buuxda loogu yeeli doonaa in ay weerari karaan maraakiibta lugu heysto meelo ka mid ah Biyaha Puntland, ayna sidoo kale Burcad Badeeda kula dagaalami karaan gudaha deegaanada Puntland. NATO ayaa ka mid ah Quwadaha waa weyn ee ay maraakiibta dagaal ka joogaan gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaana dhinaca Xeebaha, taasina waxaa loo keenay ayaa ahayd la dagaalanka Kooxaha burcad Badeed oo laf-dhuun-gashay unoqday Maraakiibta Ganacsiga iyo Kulluumeysiga Sharci darada ah sameeya. Is afgaradkan dhexmaray dawladda Puntland ee Soomaaliya iyo Xoogaga NATO ayaa dhib ku ah kooxaha Burcad Badeeda ah ee Soomaalida, ooo hada isku diyaarinaya in ay qaadaan mawjado weeraro ah, maadaama uu dhamaaday waqtigii badda ay xirman jirtay. F. C. Maxamed
  11. ^^^Hamud is a nice fella, thats why I like this group above all others, they are led by forward thinking individuals.
  12. MMA, You are a joke Adeer nothing more nothing less. This post clearly highlights what nonsense your political stance has always been. I never thougt the Ethiopians were a valid reason to love Somalia, they are but an excuse. I was always against the fake nationalist and Jihadis they were far too dangerous for the national interest of the Somali's. You are like Ibbi , you have no clue what's going on.
  13. Originally posted by Juje: The list of bloody hypocrites 1)C/rashiid Macallin Faarax 2) C/risaq Xaaji Xuseen 3)Prof. Xasan O. Mahadallah 4)Sakariye M. Xaaji Cabdi (he is also a buffon) 5)Prof. C/raxmaan Xaaji Aaden Ibbi (fow-fowle) 6)Fowsiya Maxamed Sheekh 7) Ahmed and Abdi Samatar and the list goes on..... lool, Juje now don't get sacked Ibbi what did you call him is your paymaster now & Fowsiyo is one of your ministers. In your own words these two hypocrites are closest allies Sharif Hotel has. What does that make him? MMA how is your anti Ethiopian stance going now?
  14. ^^^ Aydeed gunner you have no leg to stand on, your militia killed women and children and left nothing but Hussain Aydeed who has been lost in Asmara. Zack: Adeer Yusuf kept the clowns in the Bushes and thier leaders kissing *** in Asmara. That's the simple fact even when the old legend left only his 1000 remaining fighters held their own while the clowns of Sharif Ahmed ran away. Adeer the same Ethiopians are in Hiiraan unable to make a move so go figure. Now who apart from Abwan misses Aydeed , what state or institution did he and the USC leave?
  15. Zack: Adeer Al Shabaab were in the bushes when Yusuf was around. Now they control the south and ABWAN & his militias can not come back. Its over for the Aydeed militia age lads.
  16. As LG outlined, President Yusuf was the man who came closest to restoring the state. The likes of ABWAN [Aydeed gunner] who cried, wailed and raised funds in pursuit of defeating Yusuf only ended up in creating the Al Shabaab & other murderous groups. This creation did not end Yusuf alas he defated them in many arenas using what ever means he had and indeed kept most of the country in his hands. It was indeed “Mogadishu societies” finest Nur Cade, Sharif Ahmed who kissed the Ethiopian God fathers hands and backside in order to stop Yusuf Yey. We all know how Yusuf confronted the Ethiopians, Walid Abdalla and the NGO groups and then resigned. It’s a shame that these groups don’t know what their own interest is. For Yusuf left his base intact, took part in the election of 2008 that brought to power Dr Faroole in the city of Garowe capital of Puntland. Nur Cade, Ahmed Abdisalaan & Mogadishu’s finest took part in the selection of Sharif Ahmed in Djibouti. This of course is success to them , that while Yusuf could walk around freely in his home base, these men celebrate because they are able to hold an election in a foreign country. Today Yusuf has retired, the Ethiopian you used to complain about are in HIIRAAN, the Melez Zanawi you used to complain about is master of Sharif Ahmed & his “Islamic “ government. The men you used to cry for, have sold the sea and are giving Somali resources to other countries. where does your government control? even with 5000 AMISOM troops and 40 tons of US weapons?
  17. ^^^FUFU adeer are you still following the Duke's shadow? Go show your muscles to the kids lad, this is about heavy issues and not heavy lifting.
  18. Originally posted by Geel_jire: you people cannot be serious .. are we talking about the one and only Abdullahi Amxaar ? Geeljire Adeer are you still drinking that Al Shabaab piss drink. Yusuf has proven to be more patriotic, honest and hardworking for the Somali interestthuan all those fake Jihadis and clan religious folkst
  19. ^^^Thats the facts lad, no disputing it. Riyaale is President or dictator.
  20. Originally posted by Xaaji_xundjuf: quote:Originally posted by General Duke: Yup Riyaale sure knows how to play with them clever politicians of the NW. Don't you agree Marx? Yeah president riyaale is much smarter then your sh hotel. Indeed he is smarter than Sharif Hotel, but not my President Faroole. Faroole has an MBA, Riyaale has a degree in beating & Mugging SNM folks.
  21. ^^^The Qhardo gypsy king is all worked up, for a man who dices and divides the state of Puntland because of some deep seated inferiority complex; you sure talk a great deal. Adeer what is usual for the Duke, meeting men of importance is no doubt a grandiose moment to you. Yes one has met the legend that is Yusuf Yey and also the rest of the Puntland leadership as well as movers and shakers and Young Turks. The topic as outlined by LG, is about the importance and the weight Yusuf Yey had, he is missed, and you adeer need to concentrate in building that castle in the cloud on top of Qhardo.
  22. Nice job indeed, the community should be commended and helped.
  23. Sayid*SomalI I doubt you met the old man in person, as for the Duke I have met every Puntland President in person including Cade in London, FaroolE & Mohamed Abdi Hashi in MPLS, and Yusuf on many occasions. He knows the Duke by first name basis so do most of reer Yusuf Yey. Thus go jump of that make belive bridge in Qhardo.
  24. source This is bad news for many in SOL, "we are special" secessionists and the supporters of the Hotel lover.