General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Juje, adeer have you no shame? Is this your new staretgy Wallahi I have not laughed so much in ages.
  2. Galkacyo: Warar ku saabsan dagaalo Beeleedyo dhacay ka dhacay gobalka Mudug. 6. oktober 2009 Gaalkacyo(AllPuntland)- Sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay dagaalo Beeleedyo ayaa ka dhacay Koonfurta gobalka Mudug ee dalka Soomaaliya, ayadoo ay iska horyimaadeen Maleeshiyaad kala duwan oo Qabaa’il, kuwaas oo isku haya waxyaabo kala gedisan oo ay ku jiraan dagaalo horay udhacay. Maamulada ka jira Koonfurta gobalka Mudug ayaa dadaal xoog leh oo ku aadan sidii ay ujoojin lahaayeen dagaaladaasi, waxa ayna Direen gudiyo kala gedisan oo ujeedadoodu tahay sidii loo joojin lahaa dagaaladaasi. Dagaalo Beeleedyadan waxaa ku dhintay dad ka badan, 8 qof sida ay xaqiijinayaan Warar Madax banana oo ka soo baxaya Ilaha caafimaadka ee gobalka Mudug, waxaana hada lasheegay in ay dagaaladaasi joogsadeen, inakastyoo ay dhinacyadu muujinayan dagaalo kale in ay doonayaan. Axmed Baasto oo sheegtay Afhayeenka GALMUDUG ayaa sheegay in ay Maamulkooda aad uga walacsan yihiin dagaalada ka taagan gobalka, waxa ayna udhaxeyaan dad ka soo jeeda Koonfurta gobalka Mudug. Dagaalo Beeleedyadan ayaa ah kuwa mudo soo socday, waxaana ilaa hada aan go’aan laga gaarin dagaaladaasi, oo mudooyinkii ugu dambeeyey ay socdeen wada xaajoodyo ku aadan sidii loo joojin lahaa, ayagoo sidoo kale ay dhinacyadu qaarkood diideen dhexdhaxaadiyaal doonayay howshan in ay wax ka qabtaan. Mudugta Koonfureed ee Soomaaliya oo aysan jirin hada cid si cad umaamusha ayaa dagaalo beeleedyo ay yihiin, kuwa iska caadi ah, waxaana dad badan ay walaac ka qabaan, hadii ay sii socdaan dagaaladan hada jira. F. C. Maxamed AllPuntland
  3. Iska hor imaad u dhaxeeyay u dhaxeeyay Ciidamada AMISOM iyo xoogaga ka horjeeda oo ka dhacay Muqdisho. Muqdisho,(WNT):-Iska hor imaad kooban oo u dhaxeeyay Ciidamada AMISOM iyo xoogaga ka horjeeda ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho. Iska hor imaadkaan ayaa ka dhacay Kuliyadii hore ee Jaala-siyaad iyo xaafado ka tirsan degmada hodon ee Magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in iska hor imaadka uu dhacay kadib markii Xoogaga dowlada ka horjeeda weeraro ku qaadeen fariisimo ciidamada AMISOM ku leeyihiin Kulayadii hore ee Jaala-siyaad. Inta la xaqiijiyay 4-ruux oo Rayid ah ayaa ku dhaawacmay iska hor imaadkaasi kuwaasi oo loola cararay isbitaalka madiina. Xaalada Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobihii dagaaladu ka dhaceen ayaa haatan ah mid aad u dagan isla markaan dib u bilowdeen isu socodkii dadka iyo gaadiidka. Si kastaba dagaalada ka socanaya magaalada Muqdisho ayaa ah kuwo inta badan saameyn ku yeesha dadka Rayidka ah isla markaana aysan waxba iska waydiin dhinacyada dagaalamaya. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.
  4. ^^^Impressive it was not, but the pictures were lovely never the less. NGOONGE, Yey spoke at the UN on many occasions. Now has Riyaale ever been to the UN ? Ask Oodweyne.
  5. Xiisado ka taagan Bakool 5 Oct 5, 2009 - 6:43:36 AM Xiisado colaadeed oo u dhexeeya ururada Al-shabaab iyo Xisbul Islam ayaa ka jira Gobolka Bakool, kadib markii saraakiisha Xisbul Islam ee ku sugan degmada Tiyeglow lagu amray inay degmadaas isaga baxaan. Nabadoon ku sugan Tiyeeglow oo xadka ku dhow ayaa sheegay in mas'uuliyiinta Al-shabaab ee Gobolka Bakool ay amarkan bixiyeen, balse ay ku gacansayreen kuwa Xisbul Islaam inay ka baxaan degmada oo ay gacanta ku hayaan. "Degmada waxaa maamula Xisbul Islam, dadka deegaanka ayaana raali ka ah" ayuu yiri Nabadoon Aadan ***** oo ka mid ah nabadoonada Gobolka Bakool, isagoo intaas ku daray in soo jeedinta Al-shabaab ay aad ula yaabeen dadka Tiyeeglow. Ururka Al-shabaab ayaa inta badan gacanta ku haya Gobolada Bay iyo Bakool, waxaana amarkan uu noqonayaa kii ugu horeeyay oo ay siiyaan koox ay ku xulufoobeen la dagaalanka dowlada uu hogaaminayo Sh. Shariif. "Khilaafku wuxuu ka bilowday canshuuraad ay mas'uuliyiinta Xisbul islam saareen dadka degmada Tiyeeglow, xaaladu haatan waa mid cabsi leh, xabado ayaana mararka qaarkood la maqlayaa" ayuu yiri nabdoon Aadan *****. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay jirto cabsi weyn oo dagaal, iyadoo saraakiisha Al-shabaab ee ku sugan Gobolka Bakool ay isku diyaarinayaan inay qabsadaan degmada Tiyeeglow haddii ay Xisbul islaam ka bixi waydo. Ururada Xisbul Islam iyo Al-shabaab ayaa horay ugu dagaalamay gacan ku haynta Magaalada dhaqaalaha leh ee Kismaayo iyadoo Al-shabaab qabsatay una sameysay maamul iyada hoosyimaada, inkastoo weli ay jiraan tabaabushooyin ay wadaan ciidamadii degmadaas laga saaray. GAROWE ONLINE
  6. Dagaalkii Kismayo oo ku fidey deganada Jubooyinka 5 Oct 5, 2009 - 5:14:04 AM Ugu yaraan 17-qof ayaa ku dhintay 20-kalena way ku dhaawacmeen dagaal xalay iyo saakey [Oct 05] ku dhexmaray deegaanka Janay-cabdala oo 50-km galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo, kaasoo u dhexeeyay ururada Xisbul Islam iyo Al-shabaab. Dagaalka ayaa qarxay markii xoogaga Al-shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka oo ay gacanta ku hayeen ciidankii Xisbul Islam ee laga saaray Kismayo. "Isbitaalka Kismaayo waxaa lasoo gaarsiiyay dhaawacyo badan oo dagaaladii maanta iyo xalay ka dhashay", sidaa waxaa saxaafada u sheegay Sh. Xasan Yacquub oo dhanka warfaafinta u qaabilsan maamulka loo sameeyay Jubada Hoose. "Dagaaladii maanta iyo xalay dhacay waxay ahaayeen kuwo aad u adag, dhib ayaana labada dhinac kala gaaray" ayuu ku gaabsaday Sh. Xasan Yacquub oo diiday inuu faahfaahin ka bixiyo khasaaraha dhankooda soo gaaray. Dhaawacyadii dagaalka ayaa qaarkood la gaarsiiyay isla xalay degmada Kismaayo halkaasoo lagu daweynayo, iyadoo dhawacyo kale la sheegay in loo qaaday Afmadow oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose. Saakey 5 Oct,2009 ayaa dagaal kale dib uga qarxey degaanka Janaay Cabdalla, kaas oo warar aan la xaqiijin sheegayaan In dib loo riixey xogaga Al-Shabaab, warar hoose ayaa xusaya dhinaca kale in ciidanka gacanta ku haya Kismayo sideed maxaabiis ah laga qabtey halka labo Teknika ah laga gubey laba kalena laga qabsadey. Afhayeenka ururka Al-shabaab ayaan diidin, sidoo kalena aan ogolaan in dagaaladii dhacay looga qabsaday maxaabiis sida ay sheegeen saraakiisha Xisbul Islam, blse wuxuu ku gaabsaday in dagaaladii dhacay ay ahaayeen kuwo xoogan. Al-Shabaab ayaa horey dagaalkii Kismayo gudaheda ka dhacey ku qabtey Maxabiis ka tirsan xusbul Islaam dhowaana ku baaqey in dhaawacyada ururka Xisbul Islaam oo gudaha magaalada jooga la keeno Isbitaalka Kismayo. Sh. Axmed Madoobe oo hogaaminaya Xisbul Islam ee dagaalka kula galay Kismaayo ururka Al-shabaab ayaa sheegay in qorshishiisa uu yahay inuu dib ugu laabto Magaalada dekeda leh ee Kismaayo. Janay-cabdala oo ah deegaankii ay Xisbul Islam iyo Al-shabaab sida aadka ugu dagaalameen ayaa la sheegay inay gacanta ugu jirto Sh. Axmed Madoobe, iyadoo deegaankaas ay ka barokaceen dhamaan dadkii rayidka ahaa. Dagaaladan ayaa dhacaya xilli ay socdaan wadahadalo hoose oo u dhexeya madaxda Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab duleedka magaalada Muqdisho. Dagaalada ka socdey Muqdisho ayaa hoos u dhacey kaas oo lagu xiriirinayo kala jabka ku dhacey xogagag mucaaradka ku ah dowladda Fedraalka iyo ciidamada AMISOM. Garowe Online
  7. Sheekh Xasan Dahir "Hadaan la kala roonaan roob ma da'o Walaalaheen Shabaab waxaa ka codsanaynaa inay Xabada naga joojiyaan" Hogaamiyaha Xisbul Islaam Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa markii u horeysay ka hadlay dagaalada u dhaxeeya Xarakada Alshabaab iyo Xisbiga uu hogaamiyo isagoo si rasmi u cadeeyay mowqifkiisa ku wajahan dagaalada Kismaayo. Sheekh Xasan Dahir Aweys oo la hadlayay Idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu si aad ah uga calaan calay dagaalka ay Ururkiisa ku hayaan Alshabaab, kadib dagaaladii min Kismaayo ilaa deegaanada galbeedka sida safka loogu soo qaaday Saraakiishiisa Xisbigiisa. "Hadaan lakala roonan Roob ma da'o walalaaheen shabaab waxaa ka codsaneynaa inay xabada naga joojiyaan"ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir Aweys oo hadaladiisa u muuqday kuwo dadka u fasirteen inuu gacan ku gambasho yahay. Col. Aweys ayaa dalbaday in la gaaro xabad joojin iyo inay heshiiyaan, isagoo soo qaatay kulan dhex maray isaga iyo Saraakiisha sar sare ee Xarakada Alshabaab uu ahaa mid aan wax heshiis lagu gaarin, natiijo la'aana ku dhamaaday, taasoo sida uu sheegay ay keentay inuu isaga la hadlo Warbaahinta. Mar wax laga weydiiyay sida Shabaab ku andacooneyso oo ah in aanay dagaal kula jirin Xisbul Islaam ay tahay waxa ay la dagaalameyso Axmed Madoobe ayuu si cad u sheegay in Axmed Madoobe ka tirsan yahay Xisbul Islaam. "Axmed Madoobe waa mujaahidin ka tirsan Xisbul Islaam, waana Mas'uuliyiinta sar sare, sidaas darteed dagaalka hala joojiyo baan ku baaqayaa"ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir oo ka digay sii socoshada dagaalka Islaamiyiinta,isagoo sheegay inay ay tahay Fidno oo aan diin ku dhisneyn. Sheekh Xasan Dahir oo saldhig ka dhigtay deegaanada loo barakacay ee Ceelasha Biyaha ayaa ammaankiisa si aad ah loo adkeeyay kadib markii ay cirka isku shareertay khilaafka u dhaxeeya iyaga iyo Shabaab oo doonaya inay ka taqalusaan Xisbul Islaam. Dagaalada u dhaxeeya labadan urur diimeed ayaa ka soo bilowday markii ay isku qabteen Maamulkii Kismaayo, waxaana labada dhinac dagaalkooda yahay mid ku fida kara deegaanada ay ka arimiyaan labadaba, iyadoo ay muuqato xod xodasho dhinaca Maamulka iyo talooyinka gobolada dalka. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com
  8. Somali president condemns Minn. terror recruiting ST. PAUL, Minn. — The president of Somalia on Sunday denounced the recruiting of young men from Minnesota's huge Somali community for terrorist activity in his war-ravaged homeland, and said he plans to work with the U.S. government to bring those still alive back home. President Sheik Sharif Sheik Ahmed spoke with The Associated Press while visiting the Minneapolis area, where authorities believe as many as 20 young Somali men — possibly recruited by a vision of jihad to fight — returned to the impoverished nation over the last two years. At least three have died in Somalia, including one who authorities believe was the first American suicide bomber. Three others have pleaded guilty in the U.S. to terror-related charges. "We believe this is a wrong action, that these young men were wronged, they were robbed out of their life. Their parents were wronged," Ahmed told the AP through an interpreter. "The laws of the United States were violated. The security of Somalia was violated. So we condemn (them) without reservation." Ahmed was in the Minneapolis area — home of the largest Somali population in the U.S. — to build support as his government tries to bring peace to the Horn of Africa country that has been plagued by violence for decades. The nation of 7 million people has not had a functioning government since 1991, when clan-based warlords overthrew a dictator and then turned on each other. Ahmed was elected by Somalia's parliament in January, but his government has little control. A group called al-Shabab, which the U.S. says has ties to al-Qaida, has taken over most of Somalia and boosted its numbers with foreign fighters. There are near-daily battles in Mogadishu, the country's capital, and tens of thousands of civilians have died. Many of the country's former leaders, scholars and other dignitaries relocated to the Minneapolis and St. Paul areas. Many were educated and started successful businesses in the region and send millions of dollars back to Somalia. The Somali community in Minnesota numbered 35,000 in 2007, according to the Census. Ahmed told the AP that the young men who left the area "were stolen and taken without the knowledge of their parents and imams." He said he met with imams from area mosques and "we agreed that they were really sorry with what happened, which tarnished their image and that of our religion." He said the Somali government agrees to work with state and federal governments, as well as imams and parents, to prevent more recruiting. When asked what the Somali government could do to help, he said "we hope to reach out to these young men and explain to them how wrong what they are doing is, and that they should return to the safety of their families." Ahmed met Sunday afternoon with relatives of some of the young men who died. They told him about their sons and what had happened to them. "He gave us very hearty condolences," said Abdirizak Bihi, a community leader and uncle of one of the boys. "We feel much better." Ahmed told Bihi that he thinks about Bihi's nephew, 18-year-old Burhan Hassan, every day and is reminded of the tragedy of young lives lost to terrorism, Bihi said. The president also said he wants an ongoing relationship with the families in Minnesota and to work with them to "stop the evil at work," Bihi said. Ahmed is in Minnesota for three days as he tries to build support for his struggling government. He's met with scholars, university students, former Somali leaders, women, elders and others. Sunday evening, he spoke to about 5,000 people at the University of Minnesota in Minneapolis. The crowd cheered when Ahmed again condemned the terrorist recruiting. "Those responsible for this trouble, I am asking them to stop what they are doing," he said in Somali that was translated. Ahmed expressed his condolences to the parents of the young men who have been recruited and said his government would give them any assistance it could. He said he was saddened to see the men flee the U.S. to engage in violence. "These parents brought their children here for a peaceful life," he said. Ahmed also plans trips to Chicago and Columbus, Ohio, another city with a large Somali population, as he continues to advocate for peace in Somalia. His message was resonating in Minnesota, where he was welcomed with support. But many know he has a long struggle ahead. "To support the government is the only solution to bring back peace," said Eng Hassannow Mohamud, a former cabinet member in Somalia who now lives in the Twin Cities. "We really want to help. ... We are ready to take our part." Ahmed said he has strategies for rebuilding Somalia such as to build up security, education and health care systems. On the humanitarian front, he said, the government needs to reach out to the hundreds of thousands of Somalis who are displaced, both in and outside the country, and get them assistance they need. He said he hopes it will "not be long" before he brings peace to Somalia. He knows he needs to rid his country of terrorism. "We ourselves cannot stay there if we don't do that," he said
  9. Somali president condemns Minn. terror recruiting ST. PAUL, Minn. — The president of Somalia on Sunday denounced the recruiting of young men from Minnesota's huge Somali community for terrorist activity in his war-ravaged homeland, and said he plans to work with the U.S. government to bring those still alive back home. President Sheik Sharif Sheik Ahmed spoke with The Associated Press while visiting the Minneapolis area, where authorities believe as many as 20 young Somali men — possibly recruited by a vision of jihad to fight — returned to the impoverished nation over the last two years. At least three have died in Somalia, including one who authorities believe was the first American suicide bomber. Three others have pleaded guilty in the U.S. to terror-related charges. "We believe this is a wrong action, that these young men were wronged, they were robbed out of their life. Their parents were wronged," Ahmed told the AP through an interpreter. "The laws of the United States were violated. The security of Somalia was violated. So we condemn (them) without reservation." Ahmed was in the Minneapolis area — home of the largest Somali population in the U.S. — to build support as his government tries to bring peace to the Horn of Africa country that has been plagued by violence for decades. The nation of 7 million people has not had a functioning government since 1991, when clan-based warlords overthrew a dictator and then turned on each other. Ahmed was elected by Somalia's parliament in January, but his government has little control. A group called al-Shabab, which the U.S. says has ties to al-Qaida, has taken over most of Somalia and boosted its numbers with foreign fighters. There are near-daily battles in Mogadishu, the country's capital, and tens of thousands of civilians have died. Many of the country's former leaders, scholars and other dignitaries relocated to the Minneapolis and St. Paul areas. Many were educated and started successful businesses in the region and send millions of dollars back to Somalia. The Somali community in Minnesota numbered 35,000 in 2007, according to the Census. Ahmed told the AP that the young men who left the area "were stolen and taken without the knowledge of their parents and imams." He said he met with imams from area mosques and "we agreed that they were really sorry with what happened, which tarnished their image and that of our religion." He said the Somali government agrees to work with state and federal governments, as well as imams and parents, to prevent more recruiting. When asked what the Somali government could do to help, he said "we hope to reach out to these young men and explain to them how wrong what they are doing is, and that they should return to the safety of their families." Ahmed met Sunday afternoon with relatives of some of the young men who died. They told him about their sons and what had happened to them. "He gave us very hearty condolences," said Abdirizak Bihi, a community leader and uncle of one of the boys. "We feel much better." Ahmed told Bihi that he thinks about Bihi's nephew, 18-year-old Burhan Hassan, every day and is reminded of the tragedy of young lives lost to terrorism, Bihi said. The president also said he wants an ongoing relationship with the families in Minnesota and to work with them to "stop the evil at work," Bihi said. Ahmed is in Minnesota for three days as he tries to build support for his struggling government. He's met with scholars, university students, former Somali leaders, women, elders and others. Sunday evening, he spoke to about 5,000 people at the University of Minnesota in Minneapolis. The crowd cheered when Ahmed again condemned the terrorist recruiting. "Those responsible for this trouble, I am asking them to stop what they are doing," he said in Somali that was translated. Ahmed expressed his condolences to the parents of the young men who have been recruited and said his government would give them any assistance it could. He said he was saddened to see the men flee the U.S. to engage in violence. "These parents brought their children here for a peaceful life," he said. Ahmed also plans trips to Chicago and Columbus, Ohio, another city with a large Somali population, as he continues to advocate for peace in Somalia. His message was resonating in Minnesota, where he was welcomed with support. But many know he has a long struggle ahead. "To support the government is the only solution to bring back peace," said Eng Hassannow Mohamud, a former cabinet member in Somalia who now lives in the Twin Cities. "We really want to help. ... We are ready to take our part." Ahmed said he has strategies for rebuilding Somalia such as to build up security, education and health care systems. On the humanitarian front, he said, the government needs to reach out to the hundreds of thousands of Somalis who are displaced, both in and outside the country, and get them assistance they need. He said he hopes it will "not be long" before he brings peace to Somalia. He knows he needs to rid his country of terrorism. "We ourselves cannot stay there if we don't do that," he said
  10. ^^^ that picture is real and Puntland is real and that's Yusuf legacy, like Superman yours is a Good tale.
  11. ^^^Ok, I am defeated, yet you are so upset at the beating Siyad Barre gave you you hate all Somali's even new born babies. I fight, I win, I lose but I am me, adeer, you fought once and still have not gotten over it. You are haunted by your experince, and Riyaale is your leader, a man who used to arrest your fathers. Who still bullies your fathers. Garowe is in the hands of its sons, and open to all Somali's, Hargaysa is in the hands of an NSS chief. Nothing has changed.
  12. ^^^You seem to think that as a Romanian **** you can come here and discuss Somali issues, unless you are as fake as the Sharif you support, and I dont care about your facebook page. _____________ Stop the name-calling. I am not going to edit again. [ October 06, 2009, 12:23 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  13. ^^^Adeer the secessionist with all their confusion are my countrymen, my fellow Somali's. What on Earth is a Romanian to us? What do they call a Romanian dunce? I dont care. Moonlight1: Who needs help in here? This is Shankaroon beat day, I am not as bad as Riyaale but the Voice and his lads dont have a chance.
  14. Fact, where is Riyaale meeting a world leader?
  15. ^^^Qudac: Adeer Superman, Aliens on Mars and so on are fiction, they don’t exist, much like the country named “Somaliland” it does not exist and it is still part of the republic of Somalia. Thus you must mistake us for you deluded secessionist who thought they were the sons of the Queen of England, what madness, what blasphemy and this is not Sparta.
  16. ^^^^^^Adeer you are the weakest of the secessionist, with fake Mujahid, Red Sea, the voice Oodweyne and Qufac all subdued what did you think you would achieve running your mouth in this thread? Go back and dwell on the need for a new name and makeover for Shankaroon, Riyaale has battered and abused her so much that she is in desperate need for rehabilitation.
  17. ^^^Yup we will talk about progress of our lands, you will find new ludicrous talking points to tell us how grand the British masters were, and how this bondage to them made you better than the rest of Somalia. You should be ashamed but hey Morgan Villa is your presedential palace and Riyaale is your President what shame is more than that? quit talking and liberate Shankaroon
  18. ^^^Qudac, if Yusuf is a coward what are the clowns he kept chasing around when he was in Garowe? Shankaroon you need to act up and stop the daily Muggings of Riyaale and the irony is Morgan's Villa is your presidential Palace showing your "progress" and readiness for recognition. Again, Abdullahi Yusuf fought Ethiopian armies, fought Siyad Baree, chased the Secessionist out of SOOL, and became President of Somalia. Dahir Riyaale, was born in Ethiopia, served Siyad Barre as a spy who used to round up SNM militia leaders, ran as an MP in Ethiopia and now Muggs SNM militia lovers from Morgans old house. Who are you talking to ? boy.
  19. Originally posted by Qudhac: its all about inferiority complex Yup its all about the inferiority complex, “we are Shankaroon”, “ we are a different nation, called Land of Somali’s”, we are better because our colonial master was the “British”, we are the “Orphans of the Queen of England”, we are better than “Konfurians, Koreans and bloody Southerners”… “Recognition or death”, all these statements came from your group and no other Somali political grouping. Thus who suffers from this inferiority complex those who hate the Unity of the Somali nation and claim the Queen is their mum? Or the Duke a staunch nationalist who stands for Puntland a state of the Somali’s for the Somali’s and in which the flag of Somalia flies high and proud?
  20. ^^^Even know his supporters say, that he met the "Imaams" of the place and they all are on the same page. Thus they are paying lip service to the problem, words, just mere words.
  21. ^^^^^^Galkacyu and Puntland, even Somaliland are parts of Somalia, and Romania is in Eastern Europe, go and learn basic Geography ya Fake Islamist secessionist you.
  22. Juje, who cares what this dude position is, read my title it states "Islamist" as fake as Sharif Hotel, and this highlights that his former supporters are so desperate they are attacking their icon, this is the important point, anyhow Juje, I hear that our dear Omar Abdi Rashid is being isolated and maybe sacked to be changed with Jurile or Jengeli, what news do you have from the bunker?
  23. Originally posted by Sherban Shabeel: How are the drawn-out 'essay' shaped ramblings of a nobody on the internet relevant to the news section? Please stop posting crap. This is not the news section, go back to Romania.
  24. ^^^There is a famous advert slogan in North America, Where is the beef? Oodweyne for 18 years you secessionist have been talking and all you have to show the rest of Somalia is Riyaale Mugging the SNM, thus Oodweyene I ask you Where is the beef? When will Shankaroon deliver , when will you get this recognition and when will the DNA test results that proves you are all Anglo Saxon come out?