
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^lol@ quest for liberation. Just funny how naive Somali's can be. For example regardless of all the warnings there were Somali's who thought "Shiekh" Sharif was the Mahdi himself. We need to be realistic here; the ONLF landing if it’s true should not have taken place in this area without permission of the people who rule it. But hey that’s Somali's for you, they don’t think at all. How on Earth do you expect people to allow 700 armed men to walk through their territory and not react?
-
AWDAL heavily armed Ethiopian troops enter to help Somaliland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Freedomfighter007: Duke you lot did not deal with 700'people if you did Atom Would be ruling buntland Adeer regardless of his number the man was dealt with in a day. You guys are calling in the Ethiopian army to protect you from armed men who landed in Zaylac a few days back. Fear is powerful. -
AWDAL heavily armed Ethiopian troops enter to help Somaliland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xariirad (Jam)- Xaaladda buuralayda Maar-maar iyo Libaaxyalay ee degaanka Xariirad oo ka tirsan Gobolka Selel, ayaa isu rogtay deegaan uu ka aloosan yahay xalaad degaal, kadib markii ciidammada Somaliland iyo Itoobiya oo iska kaashaanayaa ku ruqaansadeen goobaha ay ku sugan yihiin maleeshiyaad hubaysan oo laga soo dejiyey xeebta u dhaxaysa Saylac iyo Lughaya, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda dagaalo ka bilaabmaan deegaannadaasi. Wararkii u dambeeyey ee xalay Jamhuuriya ka heshay degaanadaasi, waxay sheegeen in ciidammada labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya oo isku dhufan loo qaybiyey agaaga ciidammadu doonayaan inay ka fuliyaan hawlgal la doonayo in lagu burburiyo kooxdan hubaysan. Warku waxa uu intaa ku darayaa in gebi ahaanba la joojiyey gaadiidka iyo dhaqaaqa jiidahaas u kala socday, iyadoo degmada Xariirad oo u jirta buuralayda kooxdaasi ku jirto masaafo aan ka badnayn 15km laga dareemayo cabsi dagaal iyo xaalad colaadeed oo cabsi ku beertay dadweynaha, isla markaana ka socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoo ciidammo Itoobiyaan ah oo tiradoodu lagu qiyaasay ilaa 1000 (kun askari) soo galeen gudaha Somaliland. jamhuuriya -
AWDAL heavily armed Ethiopian troops enter to help Somaliland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I told you not to get excited about Galgala we knew how to handle that silly man. However now JB with all his claims of Navy has to explain why 700 armed men just walked through the area without any fuss? Also Puntland dealt with Agent Attam of Al Shabaab on their own, why do our secessionist friends need Ethiopian help so much? Interesting -
The media should and will not give Attam air time. His supporters can beat their heart out with coverage online, but the Puntland based Radio Stations should never indulge this agent of Al Shabaab. Attam is no opposition, he was a man who thought himself king in the village of Glagala, and who now is running around the hills being toyed with by the security forces. He has no legitimacy what so ever as stated by Garad Cabdullahi Cali Ciid.
-
AWDAL heavily armed Ethiopian troops enter to help Somaliland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^JB it sucks being in the news huh -
AWDAL heavily armed Ethiopian troops enter to help Somaliland
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by NGONGE: Waxa la yedhi, this is a Riyaale plot that he cooked up with the Ethiopians in his recent visit to Addis to protect Awdal from any future Siilaanyo foul play. This story will allow for a Xabashi garrison to be permanently based in that area in case any potential phantom ONLF fighters should ever decide to slip through again.... -
Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa soo galay waqooyiga Soomaaliya G. Awdal Posted by admin on September 14th, 2010 Saylac(Puntlandi.com) ilaa 750n askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ayaa soo galey deegaanka Xariira ee Gobolka Awdal, ciidankaan ayaa la cadeeyey iney ku raad jiraan ciidankii la sheegey iney ONLF ka tirsanyihiin ee ka soo degey meel u dhaxeysa Saylac iyo Lughayo. Dadka deegaanka degmada Xariira ayaa sheegey iney ka cabsi qabaan in dagaal culus meesha ku dhexmaro ciidamada Itoobiya iyo kuwa kasoo degey xeebaha waqooyiga Soomaaliya ee la sheegayo iney kayimaadeen Eritaria kana tirsan yihiin Jabhada ONLF. Maamulak Soomaaliland ilaa hada wax hadala kama bixin ciidankaan Itoobiyaanka ah ee Soo galey Gobolka Awdal oo lasheegey iney u yimaadeen iney la dagaalamaan ciidanka lasheegey iney kasoo degaan deegaankaan. Ciidamada kasoo degey deegaankaan ayaa la cadeeyey iney yihiin ugu yaraan labo boqol ilaa sadix boqol oo Soomaali ah, loona badinayo iney yihiin jabhada ONLF oo lagusoo tababarey wadanka Eritaria. Puntlandi.com
-
^^^Who are these troops, locals or outsiders?
-
Ciidamo Tiradooda Lagu Qiyaasay 700 oo Askari Oo Kasoo Degay Xeebta Saylac Ayaa Iminka Ku Sugan Buuralayda Waqooyiga Soomaaliya Hargeysa(SP): Wararka naga soo gaadhaya caasimada labaad ee Soomaaliya ee Magaalo Madaxda Gobolka Waqooyi Galbeed Ee Magaalda Hargeysa ayaa waxay tibaaxyaan in ciidamo gaadhaya 700 oo askari oo aan la garanayn haybtooda oo la sheegay inay tababaro ku soo qaateen dalkaasi Eratariya ay kasoo degeen xeeba Saylac. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ciidamadaas oo ay doonyaha xawaaraha dheer ku socdaa ay sideen ay ku daadiyeen xeebta Saylac maalmihii lasoo dhaafay, islamar'ahaantaana wararka duurxulka ahi ay sheegayaan in ciidamadaasi ay yihiin ciidamo ka tirsan xarakatul mujaahidiin Al-shabaab, halka wararkalena ay tibaaxayaan inay ka tirsan yihiin jabhada ONLF ee ka dagaalanta gobolada Soomaalida ee Ethiopia, iminkana ay ciidamadaasi ku sugan yihiin buuralayda u dhaxaysa Soomaaliya, Jabouti iyo Ethiopia. Dhinaca kale ciidamo ka tirsan maamulkaasi waqooyiga soomaaliya ee ka aramiya magaalada Hargeysa ayaa waxaa la sheegayaa inay jiidaasi gaadheen, inkasta oo aanay jirin ilamaa iyo hada warar sugan oo sheegay in waxa dagaalo ahi ay ka dheceen jiidaasi. Sidoo kale ciidaman lagu soo waramayo inay kazoo degeen xeebtaasi saylac ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay yihiin ciidamo xoogan oo ku hubaysan hubka darandooriga u dhaca iyo gantaalaha garabka laga tuuro. Waxii warara ee ku saabsan amuurataasi kala soco wararkayaga danbe ee Sanaagpost
-
PM Omar Abdirashid the Garowe Grand National Peace conference?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer. Galkacyu, Garowe, Carmo, Qardho any one of these and many others could serve as the national capital. But Garowe is a good choice above all. Anyhow this rumor has every rattled. -
^^^Nothing is going Galgala adeer we dealt with that threat long ago. Now again give us an update if you have any...
-
PM Omar Abdirashid the Garowe Grand National Peace conference?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol. I am not sure if this is even true, but it would be a good step in the right direction. Oh and everyone would come, Garowe is not under siege and its not a secessionist enclave. Its a peaceful abd fast developing Somali city. -
^^^lol. i thought Siilanyu was strong on security, oh my bad he was an SNM comander and not a real soldier. Anyhow whats the latest news, or was this fake story to appease the Ethiopians?
-
PM Omar Abdirashid the Garowe Grand National Peace conference?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
There is a rumor that PM Omar Abdirashid is working to convince key members of the international community who have sway over the Somali political affairs and based in Nairobi to convene a national peace conference in the peaceful city of Garowe capital of Puntland. The participants will number around 3000 persons representing the Somali nation as a whole. The conference will vote on the new constitution and lead to the first national government of Somalia to be inaugurated in Somali soil. The article above also highlights the fear some quarters have notably the isolated TFG President Sharif Hotel and some of his clans men unable to move out of their fox holes in Villa Somalia. -
^^^Adeer take it easy, and give us an update on whats happening in Awdal mountains. How on Earth did 200 well armed men land, and just walk around the place, is there no admin?
-
R/wasaare Cumar oo ka shaqeynaya in dib loo dhigo afti loo qaado dastuurka cusub iyo shir - weyne ka dhacaya Garowe Muqdisho, Soomaaliya (Calanka.com) - 14-Sebtember-2010 Khilaafka ka dhex aloolsan xubnaha baarlamaanka ee salka ku haya dastuurka qabyo qoraalka ah ee la doonayo in dalka laga hirgiliyo ayaa cirka isku sii shareereya . Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa Qaramada Midoobay u gudbiyay qoraal hindiso ah oo uu ku sheegay in dib loo dhigo in dastuurka shacabka afti looga qaado. Waxa uu mar-marsiyo uga dhigay in daruufaha amaan ee jira wiiqeyso dadaaladasi. Fariinta uu Qaramada Midoobay gaarsiiyay Mr. Sharma'arke ayuu ku codsaday in Qaramada Midobay taagerto Shir qaran oo qeybaha Soomaalida isugu timaado . Ilo wareedyo ayaa sheegaya in shirkaasi ka dhacayo magaalada Garowe ayna ka qeyb galayaan ilaa 3000 oo ergo oo qeybaha Soomaalida ka socda kuwasi oo u codeynaya dastuurka halka dadka afti la so dhex dhigi lahaa. Nayrobi ayuu olole xooggan ka wadaa ra`iisul wasaaraha kuwaasi oo uu xildhibaano ku raadsanayo si ay u taageeraan qorshaha uu wado, halka qaar kale oo tagersan isaga Muqudisho gaarayaan si ay u wiiqaan isku day waliba oo lagu doonayo in xukumadiisa lagu rido . Dastuurkan cusub ayaa kala dheereeyay labada mas'uul ee dalka ugu sareysa kuwaasoo kala ah m/weyne Sharif iyo r/wasaare Sharma'arke, mana ahan khilaafkooda mid qarsoon . Maryama(umu shureem) Seymuun@yahoo.com
-
Local Awdal uprising being labeled as ONLF is beyond the pale.
-
JB favourite sources
-
Hargaysa oo caawa cabsi lagu seexday Wasiirka arimaha gudaha gobolada waqooyi Galbeed Dr: Maxamed Cabdi Gaboose oo ka soo jeeda Beesha Damal Yoonis ayaa maalmo ka hor dagaalka ka socda magaalada Galgala ee Gobolka bari maamul goboleedka Puntland wuxuu u arkaayey in labo isku mid ah ay isku dilayaan isaga oo sheeegay ninka ay degaanka isku hayaan(Galbeedka Gobolka Sanaag) laguna magcaabo Maxmed Atom ay dani ugu jirin Beesha Isaaqa in uu guulaysto. Maamul Goboleedka Gobolada waqooyi(SNM) ayaa maanta waxa la arkaayey dad badan oo ka baxaayey magaalada Hargaysa iyaga oo u sii jeeda dhinaca Gobolka Togdheer iyaga oo cabsi iyo argagax ka qaaday Ciidan la sheegay in ay soo galeen galbeedka gobolada waqooyi gaar ahaan inta u dhaxaysa Lughaye iyo Saylac Madaxweynaha goboladaas ahaana Gudoomiyihii hore ee jabhadii SNM Siilaanyo oo uu ku dhacay cudurka Alzheimer's disease oo ah mid kaa qaadaya xasuusta oo aadan xitaa garanayn xitaa dadka cid kuugu xigta ayaan la arag kana hadlin dhacdadan maanta isaga oo maalmihii danbeeyey ahaa mid aan xasuustiisu fiicnayn oo markii Geel loo heesayo ayuu Geenyo u heesayey Jabhadan SNM oo ahaa kuwa ka ganacsan jiray Raga iyo dumarka ku nool Gobolda waqooyi oo ka soo jeeda Somali galbeed iyaga oo u dhiibi jiray Itoobiya si ay uga helaan xoogaa shilimo ah ayaa cabsida ugu weyn oo ay qabaan tahay in gudaha gobolada waqooyi ay noqdaan meel ay ku dagaalamaan Jabhada xoraynta soomaali galbeed iyo Itoobiya iyada oo jabahada SNM awood ciidan lahayn hase ahaatee dalban doonta kaalmada Itoobiya. Maamulka Gobolada waqooyi(SNM) ayaa ahaa mid hurinaayey dagaalka ka socda Koonfurta Soomaaliya labaatankii sano oo u danbaysay iyada oo Siyaasiyiinta goboladaa iyo Bulsho badan oo ka soo jeeda goboladaas aaminsan yihiin in dhibka Beelaha Koonfureed oo sii kordhaba ay soo dedejin doonto ama soo dhowayn doonto aqoonsiga waxa loogu yeero Land waana arinta keentay in hubka ugu badan oo koonfurta Soomaaliya lagu dagaalamo uu ka soo dego dekada Berbera. Allsanaag.com
-
Originally posted by Libaahe*: Well done somaliland forces. What have they done?
-
Xukuumada siiraanyo oo gobolka awdal ku tilmaantay inay joogaan rag argagixiso ahi, si ay u hagaajistaan xidhiidhka sii xumanaya ee u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia. Aragtida Dadweynaha : Waxa aanu shiki ku jirin in maanta caalamka waxa kaliya ee lagaaa dhagaysan karaayi ay tahay marka aad ka sheekaysid mashruuca “war on terror” ama ladagaalamka argagixisada, kaasi oo noqday maanta mashruuca ugu lacagta badan leh aduunka uguna khasaaraha badan leh maadaama ay malaayiin qof ee muslim ahi ku waaayeen nafahoodii. Maanta wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland maxamed cabdi gaboose waxa uu ideecada BBC da ka sheegay inay ku haraaaraysan yihiin 200 oo askari oo ku dhuumanaya buuraha silsilada maarimaar ee u dhaxaysa degaanka balaadhan ee lughaya ilaa saylac, isaga ooku daray in doonyo hub casri ah sida ay kala soo dageen xaabtaasi balaadhan ee awdal, hubka qaar ka mid ahna ay hayaan qaarna ay galeen gacanta nimanka argagixisada ah ee ku dhuumaalaysanaya buuralayda gobolka awdal,wasiirku waxa uu raaciyay hadalkiisa inay ciidamada Ethiopia ay ilaashadaan xadka ay la leeyihiin gobolka awdal sidoo kale ciidanka jabutina ha ka foojignaadaan xuduudka dheer ee ay la leeyihiin gobolka awdal si ayna argagixisadu u soo galin dhulkooda hana iska kaashadaan xukuumaduhu la dagaalanka argagixisada. Su’aalaha is waydiinta mudani waxa weeyi 1.waa maxay argagixisadan joogta gobolka awdal ee ay xukuumada cusub ee siilaanyo ku aragtay mudada labada bilood ah ee ay xukuumada ina rayaale ku arki wayday sideeda sanadood? 2.maxaa isku beegay xidhiidhka sii xumanaya ee u dhexeeya Ethiopia iyo Somaliland, iyo qaylo dhaantan ah in argagixiso ka dilaacday gobolka awdal si layskaga kaashado? 3.waa maxay u jeedada argagixisadu ay u doortee G/awdal una dooran waayeen gobolada kale? 4.argagixisadan la sheegayo ma rag isir ahaan ka soo jeeda G/awdal baa? 5.todobadii wasiir ee gaboose ka mid ahaa ee Ethiopia ku eedaysay inay gacan saar la leeyihiin argagixiso islaamiyiin ah, markii ay maalintab dhawayd shirka jaraayid ku qabteen hargaysa ma dhici kartaaa hadalkan maanta gaboose yidhi mid ay isku baraxayeen masuuliyiintaasi si ay Ethiopia dacwadaha uga khafiifiso? 6.xukuumad kasta oo ay madax ka noqaan beesha dhexe maxay gobolka awdal ugu sheegaan inay argagixiso dagan tahay, sidii ina cigaal uu horay u sheegay awdal (boorama) iyo sool ( laascaanood) inay nimanka itixaaadka la yidhaahdi dagan yhiin? 7.dhibaato intee leeg ayay kala kulmi doonaan ganacsatada reer awdal dalalka jaarka ka dib markii gobolkooda lagu sheegay argagixiso? Su’aalahaasi iyo kuwo kale oo badan waxa ay ka dhex guuxaysaa maxada siyaasiyiin,aqoonyaahno,iyo waxgarad badan oo ku abtirsada gobolka awdal. Xaqiiqdii mashruucani uu maanta gaboose ku dhawaaqay waxba kama duwana kii uu madaxwaynaha puntland c/raxmaan faroole uu Ethiopia kaga soo qaatay hubka iyo lacagaha isaga oo sheegay in buuralayda silsilada golis ay soo galeen niman argagixiso ah si ayna Ethiopia iyo wadamada jaarka ugu fidina uu halkaasi ku baaabi’inayo. Waxa aan ka war haynaa in maalmahan fooda inagu soo haya siiraanyo looga yeedhi doono caasimada Ethiopia ee addisababa si su’aalo looga waydiiyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada oo looga shikisan yahay inay la shaqeeyaan argagixiso.si hadaba loo helo agende uu siiraanyo la hor tago raysal wasaare males ayaa loo abuuray mashruucan, Waa wax iska dabiici ah hadii xukuumadi aragto gobolada qaar kood oo saluugsan qaabka saami qaybsiga kuraasta amase looga shikiyo mucaarad ahaan in la cabudhiyo laguna sheego wax aanay ahayn. In xeebaha gobolka awdal lagu tilmaamo dhul argagixisadu hubka kala soo dagto,ku tababartaan kuna dhuuntaan waliba warkaaasi laga shaaciyo ideecada ugu dhagaysiga badan leh aduunka waa BBC dee waa arin war warkeeda iyo walbahaarkeeda leh.si dadban iyo si toos ahna waa ay inoo saamayndoontaa waayo maanta xeebaha gobolka awdal waxa dhex mushaaxaaya waraakiib ay leeyihiin wadamada ugu awooda badan leh aduunka sidoo kale ciidamada ethiopiana waxa laga yaabaa ina fara galin toos ah ku sameeyaan magaalooyinka gobolka. Arimahani argagixisada waxa badanaa siyaasiyiintu u adeegsadaan marka la rabo in gobol dhaqaale ahaan,waxbarasho ahaan,horumar ahaan, siyasad ahaan iyo sumcad ahaanba loo curyaamiyo. Ugu danbayn arinkani waa inay ka hadlaan odoyaasha iyo aqoonyaaanada gobolku inta ayna arini faraha ka bixin eena diyaaradaha iswada iyo hubka maraakiibta dagaalka ka dhaca aan lagu rushaynin degaanka buuralayda ah ee loo calaamadeeyay reer galbeedka. Guuleed omer mead
-
Originally posted by Jacaylbaro: quote: National Liberation Front (ONLF) fighters have been trained in Eritrea and sent over the border for battle in Ethiopia. Now this is from your own source yaa Duke ,,,,, No adeer its from your Minister of Interior. I am just thinking the people of Awdal have had enough, theere needs to be dialogue between the SNM and the brave people of Awdal.