General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Laba Askeri oo AMISOM Ka Tirsanoo Ku Dhintey Qaraxyo Ka Dhacay Albaabka Hore ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho September 9, 20100 comments| leave your own! Share Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax duhurnimadii maanta (Khamiis) ka dhacay albaabka hore ee Garoonka Diyaaradaha Muqidisho, kaas oo si weyn loo ilaaliyo amaankiisa. Qaraxa ayaa ahaa nooca loo yaqaan ismiidaaminta waxaana ka qaybqaatey laba gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa dhaliya, dad indhahooda ku arkaayey markii qaraxu dhacaayey ayaa Horseed Media u sheegay in gaari yar oo noociisu yahay Ronet ayaa galay halka laga soo galo Garoonka, gaarigaas markii uu is qarxiyey waxaa daba soicdey mid kale oo ay saarnaayeen ilaa saddex qof kuwaas oo ka soo degay gaariga isla markaana rasaas bilaabey in ay furaan, oo dagaalamay. Afhayeenka ciidanka AMISOM ayaa sheegay in weerarkaas ay uga dhinteen laba kamid ah askartooda, halka dhaawac uu soo gaarey saddex kale, waxa uu sheegay in gaariga labaad ee weerarka loo isticmaaley uu weli yaalo albaabka hore ee Garoonka Diyaaradaha. Dhanka kale wararka aan helayno ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliska ilaalada u ah Garoonka ay waxyeelo soo gaartey taas oo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, waxaana sidoo kale ku dhintey dad rayid ahaa oo goobta ka agdhawaa. Dadka weerarkan fuliyey ayaa lagu sheegay in ay dhamaayeen 6 qof kuwaas oo dhamaantood ku dhintey weerarkii ay soo qaadeen, kadib markii ay is qarxiyeen, halka kuwii dagaalamay qaarkood ay dishey rasaastii AMISOM, wararka qaar ayaa sheegaya in ay baxsadeen ragii gaariga danbe watey ee dagaalamay. Weerarkan ayaa ka dhigaaya in aysan jirin goob amaan ah oo kamid ah Muqdisho, maadaama Garoonka Diyaaradaha uu ahaa goobaha sida weyn loo ilaaliyo ayna amaankiisa gacanta ku hayaan ciidamada AMISOM. Dhanka kale weerarkan ayaa ku soo beegmaya xili maanta ay Muqdisho soo gaareen wefdi heersare ah oo uu hoggaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, mana cadda in hadafka weerarku uu ahaa Wefdiga Qaramada Midoobey iyo in kale. Horseed Media
  2. Muslims attend a prayer session at Dongguan Great Mosque during Eid al-Fitr in Xining, Qinghai province
  3. I was reminded of this while watching news last night, Africans always come out looking quite crap.
  4. Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Burtinle oo ka warbixiyay waxqabadkiisa ku aadan Degmada Burtinle, wuxuuna sheegay Mudo 5 malmood ah oo uu Xilkan hayay in uu Degmada ka sameeyay Isbadelo la taaban karo Miradhalkoodana mudo dhaw la arki doono. Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Burtinle Axmed Khaliif Faarax wuxuu sheegay Markii Xilka Gudoomiya Nimada Loo dhiibay in uusan Jirin Wax agab ama qalab Xafiiseed ah oo uu horay u lahaa Maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Burtinle, wuxuuna sheegay Xilligan in uu wado Qaban qaabo Arrinkaasi ku aadan, si ay u taaba gasho Shaqada maamulka Dawlada Hoose. Gudoomiyuhu wuxuu sheegay Degmada in ay ka jirto Dayacnaan farabadan oo dhinaca Maamulka wuxuuna Carabaabay in uusan Jirin Qalab xafiiseed maamulkii Degmada ee labadal uu ka tagay ama uu ku wareejiyay qaliba ha ahaadee. Dhinaca kale wuxuu sheegay Maalman in uu Degmada ka socday Kulamo Maamulka Degmadu uu la qaadanayay Odayaasha iyo waxgaradka Degmada, islamarkaana looga hadlayay Habka Wadashaqayneed ee Qaybaha Bulshada Degmada iyo Maamulka, wuxuuna sheegay Gudoomiyuhu in ay Kulankaasi ay ka soo baxeen Natiijooyin wax ku ool ah. Gudoomiyuhu wuxuu sheegay maamulkiisu in uu Wada Dadaalo lagu doonayo in wax ka badel lagu sameeyo Shaqada iyo Arrimaha bulshada Degmada si loo gaaro Horumarka dhabta ah. Gudoomiyuhu wuxuu sidoo kale sheegay Degmadu in aysan lahayn ama uusan ka jirin Ciidan Boolis oo Wax ka badela Arrimaha Amniga Degmada marka laga reebo ciidan ka kooban 23 askari oo madani ah oo Mushaarkooda ay biyaan Qaybaha Bulshada Demada Burtinle. Waa Markii ugu horaysay ee Maamulka Cusub ee Degmada Burtinle uu ka hadlo Xaalada Degmada islamarkaana uu soo bvandhigo baahiyaha ka jira Degmada.
  5. Qof dumar ah oo isku xirtay walxaha qarxa ayaa goor dhaweyd isku qarxiysay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho iyadoo hada la maqlayo dhawaqa rasaas fara badan oo ka dhaceyso banaanka iyo gudaha garoonka. Qaraxa oo dhacay shan daqiiqo ka hor ayaa waxaa uu ahaa mid laga maqlay dhawaqiisa qeybo badan oo Muqdisho ah, waxaana qaraxa kadib la maqlay rasaas u muuqatay in la is weydaarsaday taasoo socotay qadar daqiiqad ah. Lama oga goobta ay la beegsatay qaraxeeda naagtan is qarxisay sidoo kale waxaanan la ogeyn qasaaraha uu geystay weerarkan ismiidaaminta ah ee maanta lagu qaaday garoonka diyaaradaha Adan Cadde. Waxaa la qiyaasayaa in ay ka danbeeyaan Al Shabaab oo iyadu maalmahan dagaalo kula jirtay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM, taasoo 14-ki bishi hore weerar ismiidaamin ah ku dishay 33 ruux oo ay ku jireen xildhibaano kuwaasi oo degenaa hotelka Madina ee Magaalada Muqdisho. Wixii kusoo kordho kala soco Midnimo.com.
  6. Qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay Garoonka diyaaradah ee Muqdisho. Muqdisho: (Sh. M. Network) Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow waxa uu ka dhacay albaabka laga galo garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdiso iyadoo qaraxaasi kadib ciidamada midowga Afrika ee ku sugan Garoonkaasi ay fureen rasaas xoogan. Gaari lagu soo xirey waxyaabaha qarxa islamarkaana ahaa Nuuca Soomaalidu ay u taqaan Runeetka ayaa daqiiqado ka hor waxaa uu isku qarxiyay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Ilaa iyo hadda lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxa hase ahaatee qaraxa ayaa markii uu ka dhacay garoonka diyaaradaha agtiisa waxaa mar kale la maqlay dhawaqa labo jug oo aad u culus kuwaasi oo laga maqlay goobta ii gaarigu isku qarxiyay. Ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee ku sugan Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa furey rasaas xoogan oo cabsi galisay dadka garoonka diyaaradaha ku sugnaa. Wararka qaar ayaa sheegaya in Waxa is qarxiyay ay ahaayeen labo Gaari oo kala ahaa Runeet iyo Kaarib, waxaana sida la sheegay marka hore is qarxiyay gaariga Kaaribta iyadoo xiligaasi kadibba kooxo kale oo ku labisanaa dareeska ciidamada dowladda oo ka soo dagay gaariga kale ee Runeetka ahna ay gudaha Garoonka ku fureen rasaas xoogan. Meydka ruuxa isqarxiyay iyo meydad kale ayaa la sheegay inay yaalaan goobta uu qaraxu ka dhacay waxaana, ciidamada dowladda ay dadka u diidayeen inay goobtaasi tagaan. Wixii warar ah ee ku soo kordhaa kala soco Shabelle.net hadii uu Ilaah inoo saamaxo. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.net
  7. No one is against an Islamic party leaning or otherwise people don't like *********. Which is what Al Shabaab & their Agent Attam are. The fact that Gaboose a man who can not be called anti Islamic holds the same view with regards to agent Attam that Puntland holds is a good thing. No one wants an armed terror group in their region, let alone near Bossaso city one of the most important commercial outlets in all of Somalia.
  8. Well done to Haylan team for winning the Ramadan competition hosted by the fair news site HorseedMedia. Now as pointed out by many, this region which is still in development was created by the government of Puntland State, like Cayn & Karkaar. It is thanks to Puntland that it exists. Again well done to the team and to Horseedmedia for hosting this competion.
  9. ^^* what proof do you need that Gadone is the leader of Al Shabaab? Come on son
  10. ^^^ I don't see any crime the man made, infact Horseednet has become with Radio Daljir my two favourite Somali news site. Horseednet medias news has been consistent and reliable. He should be released this is the bisggest mistake Faroole made in the whole Galgala affair.
  11. A travesty of justice that's what this is. He should be pardoned and released he has already been made an example of.
  12. Originally posted by Jacaylbaro: You're contradicting yourself adeer ...... that is the reality. I think you are scared of the truth Adeer. The fact of thr matter is there is a clear perception that Hargaysa has ilstarted a new policy of appeaement towards the ruthless Al Shabaab group led by natives of Hargaysa. No we are not saying that Siilanyu himself is in touch with Godane and Co however it's fishy what's going on, don't you agree JB?
  13. ^^^ lol I remember Morgan was your hero Adeer not mine, he was so loved by you guys that Siyad Barre gave him his beloved daughter, thus go and cry to some one else. As I have highlighted you need to talk to some one else, in terms of number, eduation wealth and inflaunce there is no comparison between us. You have important priorities to take care of, like building a school, don't waste your time here trying to score points while on the ground all you have is shame by the name of Barre Hiiraale living under Ethiopian protection under a treet in Dolow .
  14. ^^^lack of priority, Gedo by far is one of the poorest region of a very poor country. It lack man power and brain power to get the people basic services. This report should be a wake up call to those who waste their energy on the roadblcok merchants of Hiiraale, Taano type. The region needs development and a highschool should be the no1 priority right now.
  15. JB no need for the fake laugh adeer, this has you rattled. You even posted the Ethiopian concerns regarding the old man, coupled with this news about a Ministers sons joining his clan kinsman Godane in Mogadishu is an interesting development that we must keep an eye on. Yes Hargaysa was bombed, the old admin made allot of noise. To no avail, the new one seems to have a strategy of appeasement, which is troubing dont you think?
  16. ^^^I dont think anyone cares for the old man, but no one wants to have the NW in any trouble and the association with terror is a big problem, dont you think? Godane is a big problem, he has already bombed Hargaysa, is the head of an alternative and strong movement that will no doubt as this story highlights inspire the young and foolish to join him...
  17. The wasted energy on Hiiraales's militia could have been used to support the welfare of the young....
  18. ^^^Indeed, Siilanyu is the same man who coward for 10 years against Riiyale, he needs to keep his feet on the ground. As for this story its clear that one can not ignore Al Shabaab's leaders, as NGOONGE rightly stated "Clan is everything" and thus we know which clan Godane & Afghani belong to..
  19. SOMALIA: No high school, no hope in Gedo 08 Sep 2010 14:37:21 GMT Source: IRIN NAIROBI, 8 September 2010 (IRIN) - Primary school is a dead end for many children in Somalia, particularly in the southwestern Gedo region where many end up jobless, joining a militia, or emigrating. Years of civil conflict, following decades of colonial neglect, have produced grim educational statistics: nationally, about one in five children of primary school age actually goes to school, according to the UN Children's Fund (UNICEF). Less than half go on to secondary school, an essential step for those wanting to attend university in the Somali capital, Mogadishu, or in the city of Kismayo. Until an escalation in clashes between Islamist insurgents and Transitional Federal Government forces in 2009, a high school diploma opened doors in Somalia's burgeoning telecommunications and other business sectors. The headmaster of the 500-pupil primary school in the Gedo town of Buur Dhuubo, 480km southwest of Mogadishu, is pessimistic. "Some of them will finish primary school but they don't have a chance for secondary school here," said Abdi Haji. In Gedo, a region with more than half a million inhabitants, there is only a single secondary school. "Most of the boys will stay in the town, return to the countryside, migrate to countries such as Yemen [http://www.irinnews.org/Report.aspx?ReportId=87590] or join a militia," Haji said. More and more children were dropping out because "they see the ones who have finished school idling on the street. It is unfortunate but after eight years they hit a dead end." Job opportunities barely exist in Gedo, Haji noted, adding that many youngsters joined armed groups such as the TFG forces, Islamist insurgents or criminal gangs. One civil society worker who deals with children told IRIN that children in Mogadishu were able to avoid recruiters because schools were more numerous and the city large enough to make encounters with recruiters less common. "But in a place such as a small town in Gedo, if the child is not in school he would be a prime target for recruitment into armed groups," he said, asking not to be identified. "Sometimes the children join these armed groups out of wanting to belong to something and they provide three meals a day," he added. According to a UNICEF statement released in May 2010, "recent reports indicate that children as young as nine years of age are being used by multiple armed groups across Somalia, and that some schools are being used as recruitment centres". Determined to learn Despite the lack of opportunity, students in Gedo are keen to continue their education. "I finished primary school [in Buur Dhuubo] in 2007 and up to now I can't go to secondary school," said Mohamed Farah Dahir, 17. Some of his friends have travelled to Yemen, others have joined militias. "I have been approached by a militia but I told them I am going off to school in another town," he said. Kheyro Muhumud Abdullahi's three children have completed primary school but are now idle. "I don't want my boy to go to Yemen or join a militia or my two girls getting married at an early age," she said, adding that she could not afford to send them to school elsewhere. Abdullahi said she was hoping "someone will build a school here, so I don't have to worry about my children". Aden Abdullahi, in Luuq town, told IRIN the problem of uneducated youth is "killing our country". "Without an educated youth Somalia will never recover," said the deputy head of Luuq primary school. "The choice is the pen or the gun. I want our youngsters to choose the pen and have a decent opportunity for a normal life," he added. Barlin Mohamed Hashi, 18, completed primary school in 2006 and has been at home since then. "I am at home doing nothing; I am fighting off men who want to marry me." But she was not ready to get married yet. "I want to continue with my education and become a gynaecologist," she told IRIN. There was a great need for doctors in her community, she said. ah/am/mw © IRIN. All rights reserved. More humanitarian news and analysis: http://www.IRINnews.org
  20. FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL Garoowe:(Allpuntland)-Wasiir Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha,Dawladaha Hoose & Hor’umarinta reer miyiga dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Cali Yuusuf Cali ayaa Warbaahinta hadal dheer oo uu siiyey uga warbixiyey dhismeyaal golayaal deegaan oo ay maalmihii lasoo dhaafay si xowli ah uga mashquulsanayaan Qaarkamid ah Golaha Wasiirada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed. Gudigan oo uu Gudoomiye u ahaa Wasiir xigeenka Arimaha gudaha ee Puntland ayaa wuxuu Wasiirku sheegey inay imika ka guulaysteen maamul usamaynta Degmooyinka ugu waaweyn Puntland,islamarkaasna maalmaha soo socda ay dhamayn doonaan degmooyinka kale ee harsan isagoo intaas kudaray in taasi ay bilaabmi doonto marka ay dhimaato bishan barakaysan ee Ramadaan oo imika gabagabo kudhow. Cali Yuusuf Cali wuxuu sheegey in ujeedada rasmiga ah ee Samaynta Maamulada Degmooyinka ee Puntland & Goleyaasha Deegaanka ee Degmooyinka ujeedada rasmiga ah ee ay ka leeyihiin inay tahay in lagu balaariyo Wadatashiga u dhexeeya Maamulka & shacabka islamarkaasna ay Shacabku talo buuxda ugu yeeshaan howlaha Maamulkood Dawladuna ay hirgelisay Talooyinka & Cabashooyinka dadka gudaha dalka kunool. Dhinaca kale Wasiir Xigeenka Wasaarada Arimaha gudaha ee dawlada Puntand Cali Yuusuf Cali (Xoosh) wuxuu sheegey in Wasaarada Arimaha Gudaha ee dawlada Puntland & qaarkamid ah Hay’adaha waaweyn ee ka howlgala Gudaha dalku ay ku mashquulsanyihiin haqabtirka Baahiyaha Bulshada islamarkaasna ay Hay’adaha & Dawladu iska kaashanayaan sidii loo cirib tiri lahaa dhibaatooyinka & Cabashooyinka Shacabka Puntland. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  21. Gallad Adeer are you still at it again, you know your last point made it clear, how did you help anyone when you can not help yourself? Galkacyu and who runs it is well known, you also know that the clans of the south Mudug have taken all your lands in Galgaduud except for a village Abudwaaq. You also know that you even lost Xeerale to the Sufi brigade of another clan. Yet you come here and keep making asanine statement. The main aim of yours is to prop up thr defeated Attam group here in SOL, like them you a for discord basing your facts on what people told you. Well Adeer we shall give you a sound dose of truth.
  22. Ibti Adeer, one can not deny the fact that the two top Somali leaders of Al Shabaab are from Hargaysa's clans and that allot ofthe new recruits are from the traingle, this is not speculation it's a fact. As for Somaliland admin funding Al Shabaab, well it's only a question and truth at times is stranger than fiction.