General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Cabdullahi Yuusuf Axmed oo Shacabka Soomaaliyeed u direy Hambalyo Ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga September 9, 2010 Madaxweynihi hore ee Soomaaliya Col.Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa shacabka Soomaaliyeed u direy hambalyo ku aadan munaasabada Ciidul Fidriga oo ku beegan maalinimada berito. Isagoo ku sugan magaalada Sanca ee caasimada dalka Yemen isla markaana la hadlaayay warbaahinta Horseed Media fiidnimada caawa wuxuu shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Puntland u rajeeyey barwaaqo iyo nolol wanaagsan. Col.Cabdulaahi Yuusuf ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo xaaladda xilligaan ka taagan gudaha dalka Soomaaliya kadib markii Weriyaha Horseed Media isku deyey inuu wax ka weydiiyo. Dhamaadkii sanadkii 2009-ka ayay ahayd markii uu iska casilay xilka Madaxtinimada Soomaaliya oo uu mudo 4 sano ka badan uu xilkaas hayey. Horseed Media
  2. Madaxweyne Farole oo Ciida la hadley shacabka Puntland 9 Sep 9, 2010 - 2:14:45 PM Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole oo ku sugan iminka wadanka Djibouti ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Puntland iyo Soomaliyaba munaasabada Ciidul Fidriga oo si wada jir ah beri Muslimiinta caalamka oo dhan ay u wada Ciidi doonaan isagoo u rajeeyey in ciidaan ciideeda ku gaaraan Bash Bash iyo Baraare [aamin]. Madaxwayne Faroole oo isku mar u waramayey idaacadaha Radio Garowe, Radio Daljir iyo Radio SBC ayaa dhanka kale ka hadlay Qaraxii ugu dambeeyey ee maanta 10.09.2010 lagu qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho waxaana uuna sheegay in falkaasi ahaa mid wuxushnimo ah shacabka Somaaliyeedna kasoo daaleen dagaalo qaraxyo iyo dhiigdaata taasoo bedelkeed u baahan yihiin nabad iyo horumar. Hadalada Madaxweynaha waxaa ka mid ahaa: Ducada Madaxweynaha Waxaan ILAAHAY ka baryaynaa inuu culayska ka qaado shacabka dhibaataysan ee Soomaaliyeeed. ILAAHAY waxaan ka baryaynaa inuu dadka ka celiyo kuwaan shidada wada. ILAAHAY waxaan ka baryaynaa inuu nabadgelyo ku soo waaro dadka Soomaaliyeed oo midnimadoodi iyo walaaltinimoodi hore iswaafajiyo. Safarka Ethiopia iyo Djibouti Sidaad ogtihiin dadka degan Mandaqadaan Geeska Afrika way isku xiranyihiin wakhtigaan shidada ah oo Somalia burbur ku yimid oo dadka Somaliyeed isku filnaan waayeen oo gaar ahaan gobollada koonfur iyo dhexe dhib ka jiraan anagana meelo naga soo gaartay shidadaas inkastoo ILAAHAY guusha anaga na raaciyey. Markii muddo la joogo Mandaqada oo dhan waa iska warhayaan oo safarkaan waa in xog waran la is gaarsiiyo. Addis Ababa waa xarunta Midowga Afrika (African Union) iyo xafiisyada dalalka daneeya arrimaha Somalida. Dowladda Djibouti oo dadka Soomaliyeed aad u taageeeray oo ka shaqeeyey nabadgelyada Somalia inaan soo maro waa waajib. Maslaxada Soomaliyeed guud ahaan baan u imid dalalkaan. Wariyaha xiran Dowladu waad ogtahay qeybo badan bay u qaybsan tahay. Ninkaas [C/fatax Jamac Mire] sidaan ku maqlay Idaacada Horseed agaasime kama aha ee Maamuleyaasha hoose buu ka mid ahaa. Dalka nabadgelyadiisa cidna looguma tanaasuli karo. Dowladdu qaybo bay kala leedahay. Qeybaha Amniga iyo Cadaalada [Judiciary] gooni weeye. Qeybta Maamulka [Administration] ah oo aan aniga Madax ka tahay way ka madax banaan tahay. Wakhti dagaal baa lagu jiraa cidii dambi gashaa ama Idaacad haka shaqayso ama Maxkamad haka shaqayso ama Boolis ha ahaato ama Maamulka haka shaqayso ama Mudaawin caadi ah ha ahaado nin walba wuxu galay waa loo raacaya. Waliba wakhtiyadu waa sii kala culus yhiin oo wakhtiga dagaalka lagu jiro wax wayn weeye marka qeylada badan iyo masabidka iyo dhibaatada ay samaynayaan Idaacadaas [Horseed Media] raga wax ka qora oo anigu ma aqaan meel ay joogaanee hadii Internet-ka la gasho oo been abuurka ah ee dad kale masabidaaya oo magac dilka ah [defamation] dee wax loo dulqaadan karo iyada laftigeedu ma aha. Waxa ay qoreen oo aflagaado ah iyo xumaan ah oo aad iyo aad u ah meel ku dhac xeerka iyo nidaamka Dowladda waxaa weeyaan waa been abuur. Ninkaan waligay anigu iskuma aanan dhicin waxna igama qorin. Wuxuu ahaa nin sawirle ah [Photographer] oo imaan jiray meelaha shirarka lagu qabanaayo waxna ma qorji jirin [wariyahaas].
  3. President's message to the public President Farole urged the people of Puntland to uphold and to protect their hard-won peace in erstwhile chaotic Somalia. He urged the public to work with the security forces and to report suspicious activities of the "people who conspire to create violence and instability." The president especially warned the public to be keenly aware about the troublemakers "who hide among the public, inside the refugee camps and even at companies." He asked the Puntland public to "assist the security forces so they can secure Puntland's security, development and stability." President Farole said the public's help "should not be a favor to any particular person, but should be for the interest of the common good so that Allah can protect us from the suffering of our brothers in southern Somalia and may Allah can save them." Puntland, located in northeastern Somalia with shores along the Gulf of Aden and Indian Coast, declared itself a federal autonomy in 1998 and has functioned peacefully since with elections and orderly transfer of power from one president to the next. Puntland is nominally allied to the Western-backed TFG in Mogadishu, although Puntland manages its own affairs in politics
  4. Somalia: Puntland pres sends Eid greetings, urges public about peace 9 Sep 9, 2010 - 3:36:13 PM The president of Somalia's Puntland State government has sent his Eid greetings to all Somalis and all Muslims worldwide, while sending a clear message to the public about peace in the wake of Thursday's suicide bombing at Mogadishu airport, Radio Garowe reports. Abdirahman Farole --President of Puntland Dr. Abdirahman Mohamed Farole, Puntland's leader, spoke with three Puntland-based radio stations via a telephone interview during his ongoing visit in Djibouti, namely: Radio Garowe, Radio Daljir and Radio SBC. The president started off his talk with an Eid message of peace and prosperity for the people of Puntland, for all Somalis, and all Muslims around the globe. Eid-ul-Fitr is the Muslims' celebration after a month-long fasting during the holy month of Ramadan, which ends today Thursday. "I pray to Allah that He removes the heavy burden on the suffering people of Somalia and He protects the public from the aggressors," President Farole said. President Farole said he prays to Allah to "restore the unity and brotherhood of the Somali people" so that Somalia can be saved from years of armed conflict, drought and mass displacement. He condemned Thursday's suicide bombing at Mogadishu's airport that killed dozens of soldiers and civilians, including African peacekeepers, as "savagery" and urged the Somali people to work towards attaining peace. READ: Somali suicide attackers hit Mogadishu airport Ongoing trip to Ethiopia and Djibouti Puntland’s leader told the press conference via telephone that his ongoing trip to the neighboring countries of Ethiopia and Djibouti is part of keeping all the region’s governments up-to-date on new developments. "Especially in Somalia, where there is a national collapse and the Somali people have been unable to become self-sufficient, especially in the central and southern regions [of Somalia] but even we [in Puntland] have not been spared the violence although Allah has given us a quick victory," President Farole said, while referring to a Puntland military offensive in Galgala hills to flush out Al Shabaab insurgents led by wanted fugitive Mohamed Said Atom. The President noted that Addis Ababa, the Ethiopian capital, is the headquarters of the African Union and major regional offices for world governments. He indicated it was part of Puntland's role to update all interested parties on developments in Somalia from time to time. President Farole praised the Djiboutian government, saying that it was a "duty" for him to stopover in Djibouti before returning to Puntland, adding: "The Djiboutian government has helped the Somali people over the years and has worked hard to restore peace in Somalia."
  5. ^^^Dont worry JB is all talk in SOL, he is mild mannered in real life. As for the thread, the twi states of NW & NE Somalia are on the same side. No one wants a terror cell in their territory not near Bossaso or Burco.
  6. Is Burco not in NW Somalia?> Gabose is only stating, what JB himself had posted here, that Attams men are all over the place and have reached as far as Burco.
  7. ^^^Somaliland independence is not sure thing and every year that passes it becomes unlikely. Thus the real alternative are strong states and a weak center. ans these states must be large enough to sustain themselves.. Good luck indeed, we are all stuck together regardless.
  8. ^^^Blame a system of government that no one has given a chance? Federalisam is a short term solution, but aside from Puntland & Somaliland there has never been any viable states since the demise of the central government. Galmudug, Hiiraan, Ximan and so on are states in name only and not feasable. the only solution is to create a Central state, South Mudug, Galgaduud, Hiiraan, Upper Shabbele and so on. How can South Mudug be a state? or Cadaado be state? The fact that these have failed does not mean Federalisam is wrong or dead. The very minimum that the secessionist will demand is autonomy, and one doubts Garowe will allow to roll back its powers any time soon. So instead of talking the Southern regions must come together and compromise and set up strong states that can bring order and no doubt a quick route to stability and economic development for the population. The missing ingrediant here and the most important is will power. its easy to blame others like this old man did, and I dont blame him, he was given a speec and prepared in advance to score political points against percieved enemies of Sharif Ahmed.
  9. ^^^Che fare better than who? The warlords Indacde and Co controled vast regions of the south for a decade, and ammased a great deal of wealth. Al Shabaab have had control for less than two years. The set up is evident, they wont last.
  10. ^^^Indeed its a sophisticated clan approach. But even Al Shabaab are yesterday, I hope tommorrow does not bring something worse.
  11. 25 qof oo ku dhimatay weerarkii Garoonka Muqdisho 9 Sep 9, 2010 - 8:17:41 AM Ugu yaraan 25-qof oo isugu jira, ciidamo, shacab iyo kooxihii weerarka qaaday ayaa ku dhintay weerar Ismiidaamin ah oo maanta [sep 09] lagu weeraray garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana uu sababay dhaawacyo aan badnayn. Saraakiisha AMISOM iyo kuwa DF ayaa sheegay in weerarkan ay fuliyeen shan qof oo ku labisan dharka ciidamada, uuna mid ka mid ah gaadiidka ay wateen ku qarxay dibadda garoonka, halka midka kalena uu ku qarxay gudaha garoonka. "Weerarkan wuxuu ahaa mid ay ka dambeyso Al-shabaab, waxaana ku dhintay dad kor u dhaafaya labaatameeyo qof oo ay ku jiraan shacab masaakiin ah oo garoonka ku sugnaa iyo mas'uuliyiinta shirkadaha diyaaradaha qaarkood" ayuu taliye ciidan oo ka tirsan garoonka Muqdisho u sheegay Warbaahinta. Weerarkaan ayaa ahaa mid la mid ah weerarkii lagu qaaday Hotel Muna, kaasoo lagu dilay 33-qof, oo ay ku jiraan saraakiil ciidan, xildhibaanno iyo dad rayida ah, oo ay sheegatay kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Muqdisho. Afhayeenka AMISOM Maj. Barigye Be-huko oo weerarkan ka hadlay ayaa sheegay inuu ahaa mid ay filayeen in lagu soo qaadi karo garoonka diyaarada, isagoo xusay inay iska caabiyeen kooxaha soo qaaday ayna dhamaantood dileen. "Weerarkan waxaa lagu soo beegay iyadoo Wasiirka Wafaafinta DF uu ka digay in weerarro ay Al-shabaab ka geysan karto Muqdisho maalmaha soo socda" ayuu yiri Maj. Behuko, oo intaas ku daray in weerarkaan ay aad uga feejignaayeen. Maj. Barigye, wuxuu sheegay in AMISOM ay Muqdisho u joogto inay difaacdo DF, hay'adaha xukuumadda iyo shacabka, ayna wadayso arrintaas inta ammaanka guud ee dalka ay ka xaqiijinayaan. Dadka ku dhintay qaraxa ayaa la sheegay in qaarkooda ay gubteen, iyadoo war kasoo baxay Dowladda Somalia lagu sheegay in weerarkaas uu ahaa mida y ka dambeysay Al-shabaab. Ururka Al-shabaab oo dagaal kula jira DF ayaa dhamaadkii bishii hore sheegay inuu qaadayo dagaalo ka dhan ah Dowlada iyo AMISOM, kuwaasoo ay ku sheegeen inay ku afgambin doonaan dowladda, waxaana weerarkan uu u egyahay midkii lagu qaaday Hotel Muna. GAROWE ONLINE
  12. Originally posted by NinaNC: You are a qabiiliste, and there is no shame in that after all "Clan is everything" remember. Walaal caawa ama berri ayaan soo labanaaya oo ku sheekeyn doonaa, marka sabir yeelo. Again another case of the pot calling the kettle black. "Clan is everything" I can not take credit for, it was coined by NGOONGE, who is no clanist unlike our Niina.. Your love for Somalia is so deep that you are the only one in this thread that is defending this old clannish man and his foolish utterances, indeed you are unique. Walaal caawa ama berri ayaan soo labanaaya oo ku sheekeyn doonaa, marka sabir yeelo. Oh I cant wait, had so much fun today.
  13. Originally posted by NinaNC: GD, you can twist it any way you like. I ask; Sool iyo Sanaag cagan maad ku heysaan?......aaaaaaah NOOOOOOO Even Koora . LOL. Today you are on a roll, the man in the audio was attacking multiple clans the speaker as well as that of the PM, and unlike you he was honest and did not differentiate between different segments of the clan as a whole. As for your claims of SSC, I think you are rather ill-informed or allergic to the truth, aside from LA, Puntland is in control of those regions. Sharif Hotel with the Aid of AMISOM is in control of Villa Somalia, barely. Again my sister, you are having a laugh, as for Koro, I guess the man can speak for himself, but your desperation to insult, divide and attack the state is telling. But you are doing this out of love of Somali people and unite right?
  14. Muqdisho:(Allpuntland)-Inta la ogyahay in kabadan 10-Ruux ayaa dhimatay halka tiro intaas ka farabadan oo aanan la xaqiijin karin islamarkaasna aanan saadaashooda dhabta ah lahayn ay ku dhinteen kadib markii maanta Weeraro Ismiidaamin ah oo isdabajoog ah lagu qaaday garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee magaalada Muqdisho. Weeraradan oo ahaa kuwo isdabajoog ah ayaa waxaa fuliyey laba gaari oo ah Nooca Raaxada,waxaana uu midkood qarxay Markii uu hor istaagay Goob dadka lagu baaro oo kamid ah Kantaroolada Garoonka Muqdisho,halka kan kalena ay kasoo degteen dhowr ruux kuwaas oo qaarkood Ismiidaamiyey,waxaana ay taasi jahwareer Balaaran ku riday Ciidamadii Halkaas ku sugnaa & Shacabka ka agdhawaa. Sarkaal sare oo katirsan Ciidanka Booliska ee Dawlada Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa APL u sheegey in Weerarada dhexdooda ay jireen Rasaas xoogan oo ciidanka Booliska ah lagu soo qaaday,islamarkaasna uu xigay Weerarka labaad oo ah midka Khasaaraha badan dhaliyey,wuxuuna Sarkaalkani sheegey in ay jiraan ciidamo katirsan booliska oo Weerarkaas ay Khasaaro kasoo gaartay. Goobjooge kusugnaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho oo ay APL isna xiriir la yeelatay ayaa sheegey in dadka dhintay ay ku jiraan ganacsato kamid ah kuwa ka shaqeeya Diyaaradaha,Ciidamo Booliska,kuwa Amisom & Shacab kale oo ay kujiraan qaarkamid ah dadka ka tuugsada Gudaha Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Kadib markii Weeraradan Ismiidaaminta & Rasaasta isugujira ay dheceen Waxaa Guud ahaanba aad loo adkeeyey Amaanka garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,waxaana halkaas soo gaaray Saraakiil katirsan kuwa dawlada & madax kale,welina waxaa la dareemaya Jahwareer & khakhal kajira gudaha Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Cabdiqani Xayir Allpuntland Fikradaada ka dhiibo warkaan Loading comments...
  15. Originally posted by NinaNC: Sharif cay, aniga the fake flag ayaan mention gareynaayaa...freedom of speech and all. Indeed you have the freedom to hate on a whole states and its symbols, a state let me remind you once again that makes up a large portion of the country you claim to love so much, as well as the one Sharif hotel has been pretending to be a leader of. As for the clan mentality, those who pretend to be clan less, usually get the most upset and start talking and writing rubbish, like the old man in the audio and his niece Niina defending his outrageous outburst. Freedom of speech an all, it has been an amusing day thus far. Thank you.
  16. ^^^Niinac; adeer like Che I aim not sure why you are upset. Lets get back to the thread, this was a single clan meeting and this man was speaking for a single clan. Now Clan is everything as NGOONGE a s, and you are defending your kinmans outburst, Absurd as that is it is, you have every right to do, freedom of speech an all. As for Sharif its a shame the man used to be a Shiekh, after all like Godane and Co are today, its all nonsense really.
  17. Niinac: Walaal first of all you can call me what ever you want as long as it is not naughty. As for your various points let me try to address them that is if you will listen. Lets concentrate on the Audio, the man in question as speaking for a single clan, and not the multi clan “south” that you mentioned. Second he was attacking two clans, one of the PM and the other of the Speaker, thus did these clans elect these men or are these men from these clans? Don’t get your “coughs” in a twist dear. As for Sharmarke sending weapons to Puntland I don’t belive he did, though it would be a most welcome thing if that did happen, supposed for a minute that the PM did this, I am not sure how these weapons belonged to the man who was speaking for the single clan in the audio above, were they his? Can you tell us which points of the above audio speech you agree with, and where I am wrong? Again you seem to be talking to yourself. “fake flag” why are you again insulting the state flag of Puntland? This is not the first time. Like brother Che, told you calm down love, calm down.
  18. ^^^lol@you are Sakhar.. I was only responding to your comment about Puntland. Anyhow regardless if Sakhar is me, or if I am him. The PM was not appointed by Puntland or the clan, but by Sharif Hotel, thus whats the point of this comment by this man?
  19. Originally posted by NinaNC: Clan is everything . PL cannot have it both ways, waan goosanaynaa iyo TFG lacagta ka dhuuqeynaa ma soconeyso anymore, deal with it son. NinaNc, Puntland has never said it would secede nor is it in its charter. You seem to be angry for no reason love. 1st. If you can provide an audio were any Puntland elder is being a clanist infront of the leadership of Puntland one would love to hear it. Also the operations in Bossaso targeted suspected youth, and the thousands who reside in Puntland as their rightfull home and in peace have never been targeted nor clan cleansed, nor are their homes occupied. In comparison you dont need a history lesson of what happened in Mogadishu these past 20 years. Thus again my sister, no need to get upset this is just weakness, and will only play into the hands of the Hawks. Puntland controls all its territory, Sharif Hotel and the man making the comments are stuck in 4km2 area.