General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: SL safest route and weakest link. Where is the Navy that was willing to stop the piracy in the horn hahaha lol, they could not stop 200-300 armed men from landing safely and traveling 150KM to their destination. How can they stop a boat in the high seas? JB: This is a better angle than the local one. This is an armed group using the region you claim as a Gas station stop to refuel, take a piss and then move on.
  2. Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: quote: Somaliland-tan Ilaahay baa ilaashanayoo waxa u heshiiyey Somaliweyn, Al-shabaab, Wahaabiyad iyo Lool, calaacalki miyaa bilowday, mawaxaa lagaaray barigii ay dhihi jireen Somaliweyn baa nalaysay Somaliweyn baa noo tashatay ayay kadaganaysaa Yeah they are crying out loud even though there has not even been a single bullet shot in their direction. Imagine if there was heavy fighting?
  3. Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Dhaliilay Habac-Sanaan Xaga Amniga Ah, Shacbigana Ugu Baaqay Inay Ciidamada La Shaqeeyaan Hargeysa, September 14, 2010 (Haatuf) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay xukuumada talada dalka haysaa aad u dayacday sugidii amaanka xuduudaha, sidoo kale waxa uu shacbiga Somaliland ugu baaqay in ay wada ilaashadaan oo ay dhinac uga soo wada jeestaan cadawga ku soo duulay ee raba in uu nabadooda carqaladeeyo.Sidoo kale waxa uu sheegay in cadawga ugu wayn ee Somaliland uu yahay dalka Erateria oo isagu caadaystey wax ka sheegida dalkan, in badan ku mashquulsanaa in uu wax u dhimo nabada iyo xasiloonida ay ummada Reer Somaliland samaysteen. No Eritrea is the enemy of the secessionists..Oh Faisal stop with this crap..
  4. Originally posted by Jacaylbaro: I'm glad they now all agree they are ONLF ..... How does that change the reality on the ground, and your weakness?
  5. Haatufta Maanta Heesihii Somaliweynta maalintii dhawayd meesha Gabta la yidhaa laga qaadayey ma waxay durtaba dhaleen in ciidamo cadaw ahi intey xeebta ka soo dagaan ay masaafad 120 Km ah dalka gudihiisa iska soo socdaan. Aaway Taliyayaashii Qeybta ee Milatariga, Booliska iyo waliba ciidamada Ilaalinta Xeebaha ee dhamaantood Xukumayeen niman isku wada Raas ahi? Meesha ay nimanka Al-shabaab iyo ONLF-ta isku jiraa ka soo dageen ee Buulo- Cadde yaa ka qaaday ciidankii joogi jiray? Waa kuwii halkaas ka caagee ee tallow ma waxay ******** in Xuseen Kiinyaati loo dhiibay Sirdoonka, Ina Xudhuuna Kootarabaankii Lughaya ugu soo dagi jiray wali ku mashquulsan yahay oo ay Koontoroolada Doolar ku soo mari karaan? Inta Galbeedka Lagu mashquulsan yahay, dhexda iyo bariga Aar May ka hilaaceen? Xumuumada hadii loo sii sheegay arintani inay dhici doonto, markii ay dhacdana ay iyadu la habsaantay Talaabooyinkii ay wax kaga qaban lahayd, sideebaa hadaba la yeelayaa? Somaliland-tan Ilaahay baa ilaashanayoo waxa u heshiiyey Somaliweyn, Al-shabaab, Wahaabiyad iyo ********. Laakiin intuba waxba ka qaadi maayaan.
  6. Originally posted by NGONGE: ^^ Not a soft target, transit adeer, transit. That’s even worse, collusion comes to mind. Gaboose maybe in on it after all. Nothing wrong, with Somali solidarity against the infidels mind you.
  7. JB was parroting that line, how did they capture four men out of 200-300? They must have got lost from the rest of the group while taking a piss? Right
  8. Originally posted by NGONGE: ^^ But they were just passing by. Wax fahan. The chink in the SL defences shall be fixed but how will you fix Atam? lol. We have already fixed Attam, he is waging his war on the BBC. Fron now on you will be seen as a soft target adeer, and thats the biggest problem. Wax Fahan
  9. Garoowe:Wafdi kasocda Midowga Yurub oo kulamo la qaatay Madax katirsan Dawlada Puntland. 13. september 2010 APL Wafdi heer Caalami ah oo kasocda Ururka Midowga Yurub oo saacadihii lasoo dhaafay kusugnaa magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland ayaa kulamo la qaatay madax katirsan Golaha Wasiirada ee dawlada Puntland & qaarkamid ah Qeybaha kaladuwan ee Maamulka dawlada Puntland kuwaas oo ay kala hadleen arimo badan. Wafdigan oo uu horkacayey Sarkaalka Midowga Yurub u qaabilsan Isku dabaridka Arimaha Soomaaliya ayaa waxaa kamid ahaa madax sarsare oo katirsan Ururka Midowga Yurub,Saraakiisha usaraysay Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya & Madax kale oo heer Qunsulo ah oo kasocda Wadmo katirsan Midowga Yurub,waxaana ay kulamadoodu ahaayeen kuwo xasaasi ah. Kulamadan ayaa waxaa ay la qaateen Wasiiro ay kamid yihiin Wasiirada Warfaafaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha & Dhaqanka,Wasiiru-dowlaha Qorsheynta ee dawlada Puntland,Wasiirka Maamul Wanaaga & Wasiirka Waxbarashada ee dawlada Puntland,waxaana ay kala hadleen arimo badan oo quseeya xiriirka labada dhinac & Qaabka wadashaqeyneed iyagoo la eegayey Kaalmada Midowga Yurub uu ugu deeqo Soomaaliya & waxa Dawlada Puntland kasoo gaara. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha & Dhaqanka Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Cabdixakiim Axmed Guuleed oo kulamadaas dhamaantood ka qeybqaatay Ayaa APL u sheegey in kulamadani ay ugu muhiimsanayaan Arimaha Siyaasada,Hor’umarinta,Amniga & taageerista Barakacayaasha ku jira xeryaha kaladuwan ee Puntland,waxaana uu sheegey in dhamaantood la’isku afgartay. Cabdixakiim Axmed Guuleed wuxuu sidoo kale sheegey in Wafdigani ay u duuleen dhanka magaalada Nairobi oo ay markii horeba ku laabteen kadib markii ay dhowr habeen seexdeen magaalada Garoow ee caasimada dawlada Puntland,waxaana uu sidoo kale Wasiirku APL u sheegey In ay Saraakiishani wixii ay dawlada Puntland isku afgarteen dib ugula noqonayaan halkii ay kayimaadeen isagoo hoosta ka xariiqay inay hordhac u ahaayeen Wufuud kale oo caalami ah oo Todobaadyada soo socda soo wajahan. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  10. Garoowe:Madaxda ugu saraysay UNFPA oo Puntland soo gaartay kulamona la qaadatay Saraakiisha W/Caafimaadka. 14. september 2010 APL Garowe:(Allpuntland)-Xarunta wasaaradda caafimaadka Puntland ee Garowe ayaa galabta kulan balaaran waxaa ku yeeshay madaxda wasaaradda caafimaadka Puntland iyo wafti sare oo ka socdey hay'ada UNFPA Soomaaliya uuna hogaaminayay madaxa hay'adan wakiilka uga ah Soomaaliya. Kualankan oo ka dhacay hoolka shirarka ayaa waxaa waftigan qaabilay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. C/risaaq Xirsi Xasan, agaasime waaxeedyada kala ah C/risaaq Xasan Ciise agaasimaha qorsheynta, Cali Dhuux Agaasimaha caafimaadka bulshada iyo agaasimaha isku xirka gobalada. Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka dawlada Puntland Dr. C/risaaq Xirsi Xasan ayaa waftigan si diiran ugu soo dhaweeyey xarunta wasaaradda caafimaadka Puntland ee Garowe, waxaana waftiga hogaaminayay Mr. Thomas MCdermott oo fadhigiisu yahay magaalda Nairobi ee xarunta wadanka Kenya. Dr. C/risaaq Xirsi Xasan ayaa waftigan uga warbixiyey waxqabadka wasaaradda caafimaadka Puntland iyo baahiya dhanka caafimaadka ee dalka ka jira, waxaana waftiga loo soo bandhigey muuqaal ka turjumayay baahiyaha dhanka caafimaadka ee guud ahaan Puntland iyo waxa uga qorsheysan wasaaradda caafimaadka Puntland. Madaxa hay'ada UNFPA Soomaaliya Thomas MCdermott ayaa uga mahadceliyey agaasimaha guud iyo agaasime yaasha kaleba sida diiran ee ay ugu soo dhaweeyeen wasaaradda caafimaadka Puntland, waxaana uu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu dalka Soomaaliya yimaado 22 sano kadib markii uu ka tagey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya oo uu wakiil uga ahaa hay'ada UNICEF xiligaas ayuuna sheegay inuu ku beegnaa 1988-dii. Hay'ada UNFPA ayuu sheegay inuu shaqadeeda ku cusub yahay dhanka Soomaaliya oo uu hayo 6-bilood isagoo sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu markale cagaha soo dhigo dalka Soomaaliya, waxaana uu tibaaxay inuu jecel yahay inuu wadashaqeyn fiican la yeesho madaxda wasaaradda caafimaadka Puntland isagoo tibaaxay habka wasaaraddu u dhisan tahay inuu yahay mid wanaagsan. Dhanka Caafimaadka ayuu sheegay masuulkani in uu kaalintiisa ka qaadan doono sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka ka jira caafimaadka Puntland khaasatan barnaamijyada hay'adiisa ka quseeya una badan dhanka caafimaadka dumarka. Intii shirkan lagu jirey ayaa labdaa dhinacba waxay si habsami leh uga wada doodeen sidii hoos loogu dhigi lahaa dhibaatooyinka had iyo jeer ku dhaca dumar isla markaasna loo samayn lahaa qorshe cad oo lagu wajahayo hoos u dhigista dhibaatooyinka caafimaad daro ee dumarka xiliga dhalmada. Sidoo kale ayaa shirkan waxaa dib loogu eegay waxa ka qabsoomey barnaamijyadii sanadkii hore ay wada wadeen wasaaradda caafimaadka iyo hay'ada UNFPA, waxaana sidoo kale markaas laga doodey caqabadaha keenay inay barnaamijyadaas qaarkood ay hirgali waayaan. Ugu danbeyntii ayaa labada dhinacba waxay la qaateen in la dardargaliyo hormarinta caafimaadka 5-ta sano ee soosocota iyo in la xiijiyo wadashaqeynta dhanka caafimaadka iyadoo hay'ada UNFPA ay xaqiijisay in wasaaradda caafimaadka Puntlanda ay hormar ku talaabsanayso bilahan. Wasaarada Caafimaadka Xarunta dhexe,Garoowe
  11. ^^^Its the fact that they used "Somaliland" claimed territory as a safe route thats the problem for Melez and reinforces the perception that old Siilanyu is soft on security .. Ciidamadaan tiradaas leeg oo kasoo dagey xeebta Saylac ayaa muujineysa sida maamulka Somaliland u difaacan karin xuduudihiisa. Garoweonline..
  12. The Lion of Somalia in retirement... Former Somalia President Abdullahi Yusuf attends Saudi cultural performance February 24, 2009 A Saudi musical band performs during a cultural performance at the inauguration of a week-long Saudi cultural exchange event in the Yemeni capital Sanaa February 24, 2009. Former Somalia President Abdullahi Yusuf attends a cultural performance at the inauguration of a week-long Saudi cultural exchange in the Yemeni capital Sanaa February 24, 2009. Yusuf resigned as president on December 29, 2008. Sana`a, Yemen, February 24, SPA-- Minister of Culture and Information Dr. Abdulaziz bin Mohieddin Khoja and Yemeni Minister of Culture Dr. Mohamed AbuBakr Al-Meflahi opened in the Culture House here today the exhibitions of visual arts held on the sidelines of the Saudi cultural days in Yemen. In a statement written in the exhibition record, Minister Khoja said that he is pleased on the first day of the Saudi cultural days in Yemen to tour the plastic, pottery, photographic, and classical arts, and takes great pride in this galaxy of Saudi creative artists who exhibited this distinguished creativity showing the bright image of Saudi Arabia. The opening ceremony was attended by the Saudi Ambassador to Yemen Ali Al-Hamdan, some Saudi officials, intellectuals, media men, artists and citizens, and members of the Saudi delegation in the Saudi cultural days. Guests attend a cultural performance at the inauguration of a week-long Saudi cultural exchange event in the Yemeni capital Sanaa February 24, 2009.
  13. Ciidamadaan tiradaas leeg oo kasoo dagey xeebta Saylac ayaa muujineysa sida maamulka Somaliland u difaacan karin xuduudihiisa.
  14. Ciidamo ka dagey Saylac oo u talaabey xadka Ethiopia 14 Sep 14, 2010 - 6:20:03 AM Ciidamadii gaaraya 250 oo kasoo dagey xeebta Saylac maalinimadii shaley ayaa wararka kasoo baxaya maamulka Somaliland ayaa sheegaya iney u gudbeen xadka Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaan kasoo dagey xeebta Saylac ay ku guuleysteen iney ciidamada Somaliland ka fara baxsadaan una talaabaan dhinaca Ethiopia halkaas oo dagaal ku qabsadey. Gudoomiye ku xigeenka ururka ONLF oo la xiriirey saxaafada ayaa sheegey ineysan jirin ciidamo ka tirsan jabhadooda aysan halkaas ka gudbin isagoo ganafka ku dhuftey eedeynta ah in ciidamadaan kusoo tababarteen dalka Eritrea. maalintii shaley 13.09.2010 Warsaxafdeed uu qabtey ku sheegey xafiiskiisa magaalada Hargeysa waxa uu sheegay in ciidanka Somaliland ay daba socdaan ciidan gaadhaaya 200 oo nin oo aad u hubaysan isla markaana tababar soo qaatay ay ka soo degeen xeebta magaalada Saylac. Wasiirku waxa uu sheegay in nimankaasi laba doonyood ku yimaadeen xeebta magaalada Saylac iyaga oo loo sii diyaariyay saddex gaadhi oo waaweyn oo qaaday nimankii iyo saanad Milateri ay siteen. Wasiirku intaasi ku sii daray in nimankaasi ay begsadeen dhanka xuduuda Ethiopia iyo buuraha dhaadheer ee qaybta smaamulka Somalida Ethiopia. Wasiirku waxa uu shirka jara`id ku sheegay oo kale in ciidan badan ay beegsadeen halkaasi balse aanay ilaa hada jirin wax qabasho ah oo ay ku guulaysteen, waxa kale oo iyana dhankooda ku soo baxay ayuu yidhi ciidan ka socda Itoobiya iyo Jabuuti. Dhinaca kale ciidamo Ethiopia ayaa shalay ilaa saaka baaris ku sameeyay meelo ka mid ah tuulooyinka xadka ku yaala halkasi oo ay ka baadhayeen nimankaasi ka soo degay xeebta. Ciidamadaan tiradaas leeg oo kasoo dagey xeebta Saylac ayaa muujineysa sida maamulka Somaliland u difaacan karin xuduudihiisa. Garowe online, Hargeysa
  15. And the ONLF suddenly in Zaylac climbing a cliff leaving Melez mad & Siilanyul miffed As Gaboose waved explaining, the ONLF WERE JUST PASSING BY
  16. Originally posted by NGONGE: Hahaha! This thread was started to tease Jb about SL's recent story but Duke just can't help himself, we're already back on Atam. We are teaching the secessionist how to handle well armed militia. The ones in our region had a base and yet you could not deal with men who landed the otehr day.. JB has given up already.
  17. Nassir, are you serious or have you started to believe the lies that you helped make up? This issue as you are aware was never about resources, it was never about clan domination. These are two masks that Attam wore and which Al Shabaab utilized successfully in the south. The Galgala incident was about the right of the state to defend itself from the Al Shabaab threat. If you belive that somehow you have higher morals and that I and other Puntlanders would support injustice against members of our community then so be it. However if we are rational and we analyze the truth, its clear that this Attam fellow miscalculated greatly, and the two masks of resource defense, and sub, sub clan support did not work for him. For me it was never about Faroole, he happens to be President at this moment, but the state comes above any individual or sub clan.
  18. ^^^lol. Attam could not fight in Galgala because his forces were routed. His supporters in the Diaspora still have not found a way out for him, a way to safe face after the humiliation, to be honest Puntland is not bothered with their predicament .
  19. ^^^lol adeer I know you two diverged when Sharif Hotel left Al Shabaab but its all the same fake religious "divine" decreed politics nonsense that you peddle here.
  20. Originally posted by NASSIR: Atam did the same thing and vacated the town since he didn't want his people to be collaterized and smothered by Ethiopian puppets. Now Nassir are you laying now or were you fibbing a few weeks ago, when you made up the story of 25,000 people being uprooted, farms being torched and so on? Attam did not vacate the city he was defeated and in his own words stated “now its hit and run” its been mostly run with you making up the news as he escapes further into oblivion.
  21. Originally posted by Malika: Duke,the likes of you perhaps have very little understanding of the word - 'Solidatary' .. Your world is limited to the Somali simple mentality of my tuulo,your tuulo..Cant see over the horizons huh? My sister Malika, I will admit my shortcomings, unlike you I am no Oracle, as I remember you rightly saw the promised land and the even picked out the Messiah in Shiekh Sharif who would lead us there. Yes my emphasis on local development, grassroots Somali movement in Puntland and realistic assessment of the situation on the ground as in this case are all wrong. Yes I can’t see like Maadey & yourself the benefits of the “divinely” led Al Shabaab movement who’s fruits we have tasted in the massacres of Hotel Muna & Hotel Shaamo. Yes indeed my emphasis on developing & securing the Tuulo's & regions of Puntland are wrong & your gullible “nationalism” in the form of supporting Sharif Hotel & Al Shabaab is right.
  22. ^^^No adeer Attam & the Galgala delusion is a thing of the past. He had around 400 and could not last a day. If he had 700 it would have taken us a day and a half.
  23. Sharma’arke oo xildhibaanada iyo wasiirada ugu baaqay in ay khilaafka xaliyaan. Muqdisho (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta si deg deg ah dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa kulan Xarunta Madaxtooyada waxaa uu kula qaatay xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo xildhibaanada Barlamanka KMG. Cumar C/rashiid Cali Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya waxaa uu intii kulankaasi uu socday uu soo hadal qaaday khilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo muushinka ay ka keenaan mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya, waxaana uu sheegay in xiligaani aan loo baahneyn in ay is qab qasadaan madaxda dowladda xili dowladda KMG Soomaaliya ay wajaheyso dagaalo ay ku hayaan xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda. Ra’iisul wasaaraha ayaa xildhibaanadii iyo Wasiiradii kulanka ka soo qeyb galay waxaa uu ugu baaqay inay u istaagaan oo ay dhexda u xirtaan sidii ay u xalin lahaayeen khilaafka ka dhex jira isaga iyo madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ee maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysaneysa. Mr Sharma’arke ayaa soo hadal qaaday talaabooyin uu sheegay in ay haatan meel wanaagsan marayaan kuwaasi oo wax looga qabanayo amaanka dalka Soomaaliya, waxaana sidaasi darteed xildhibaanada barlamanka uu kula taliyay inay xiliyaan waxyaabah ka qaldan masuuliyiinrta dowladda KMG Soomaaliya. Imaanshiyaha deg deg ah ee Ra’iisul wasaare Sharma’arke uu ku yimid Magaalada Muqdisho iyo baaqaan ku aadan dhex dhexaadinta isaga iyo Madaxweyne Shariif ayaa imaanaya xili maanta uu baaqday kulan mudanayaasha Barlamanku ay ku yeelan rabeen magaalada Muqdisho taasoo lagu waday in lagu horkeeno Xukuumada KMG Soomaaliya walow arinkaasi uu kasoo horjeestay Ra’iisul wasaare Sharma’arke. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.netThis e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it