General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Again no one better than . A- Abdullahi Isse B- Abdirashid Sharmarke C- Adan Ade D- A/rizaq Haji Husein
  2. Qudhac, We know who the Somali enemy is, its the ones who burn the nations flag, deport its poor and then beg its old colonial master for recognition. Many here want to change the subject, some on purpose because they support the agenda of the Mad Mafia in Hargaysa. Others are plain ignorant and do not realise the gravity of the situation. This i remind you is about the myth of Somaliland republic its about the hypocracy of the Mad Mafia and their absurd claim of selective victimisation. So Qudhac and Ooodweyn we are going to unmask this little group if not this week soon lets be patiant. Its about the unity of Somalia.
  3. Bari_Noamad, bro dont waste your time on Horn he has a complex and seems to think that Abdullahi Yusuf is superman. This is about RIYAALE and his crew and the danger they pose to the Somali nation. All those for unity and national reconciliation please stand up. The secession camp be assured the game has only begun.
  4. Rahima, There you go again love, this is not about puntland its about our land.
  5. Rahima, to be anti secession is not to be anti Nort West just like being anti federal is not being anti Puntland or hating centralism is not anti Mog. I am not against the people of Hargaysa or Burco but I am against the Somaliland crew who happen to have played apart in the war.
  6. Sooyaal, Abdullahi is a man if you want to demonstrate against him no problem if you are interested in Puntland's affairs then great however what we are talking about here is the unity and soverignty of the Somali Republic, if Abdullahi wanted to break Puntland away unilaterily if he burned the flag and shouted burn Mogadishu If he deported and mistreated [southereners or northerners] I would be the first to demonstarte against him. Horn I think you suffer from a complex and you need help, remember it was the regime that you defended and in which Riyaale was an assasin that caused this bitterness with our kinsmen in the Nort West. If you want a unified Somalia then you will be the first to support action against this little group.
  7. The Mad Mafia and Co. will love to see all those for Somali Unity to come and demonstrate against President Dahir Riyale Kahin. At least you know what you are bro/sis its good to see someone who is not in denial.
  8. All peace loving Somali's should demonstrate against Dahir Riyaale and the we are dreaming crew. Demonstarte for Somali Unity and peace and show the UK government that we the Somali people do not support the Mad Mafia in Hargaysa.
  9. All this fuss to try to get one person baned. Jamac was joking he did not do anything worse than some people including Nassir [Angry alot], Ayoub[30,000 troops] or Angel Dust[passionate] and yet these people are still around. Its not fair on Libax and the moderators that every time things get a bit hot for Riyales' crew that you mention clan affiliation. Shame tactics wont get you any where ppl.
  10. Morgan in Mogadishu, not a big deal he is a Somali and its a Somali city IN FACT its the capital. Whats the difference between Morgan and Ghani [who lives in Mog] and Abdiqasin who is presidnet of parts of Mog? the difference is nothing
  11. Jamac_B, thanks for Abdullahi Isse profile much appreciated the man is one of my heroes Lets be fair MMA's father was a better politician than the ones who are at the front of the list. Siyad destroyed the nation and is the model for all the warmongers of today. Aydeed just finished the job the JOB he started on Xamar, both these men should be taken out of the list. Egal was a national player who chose to play at a regional level much like Abdullahi Yusuf, he also should be taken out. So much for the ABC of somali politics. Aden Ade, Abdirashid, A/Rizaq and Abdullahi Isse Mohamoud are the fron runners. National players who did not take part in both Siyads government and who played no part what so ever in the civil war. Mohamed Abshir a good man , Somalias first general , however he was a player in the North East [Puntland] and this disqualifies him. Egal, Aydeed took part in Barres regime and the subsequent blood letting. Some people might get angry but hey thats life
  12. We need no blood spilt in Somaliland. But Riyaale should understand that people can only take so much and this situation needs to be resolved quickly. May Allah give peace to the dead muslim and bring peace to us all Amin.
  13. If you want "great" Soomaali siyaasi men that can be at least contemplated to be great, mention the likes of Max'ed C/lle Xasan {yes, he lived in the 20th century}, founders of SYL, Aadan Cadde, C/rashiid Cali Sharmaarke, C/llaahi Ciise, C/qaadir Soobe, even Ismaaciil Jimcaale, Muuse Rabiile or even Maxamed Raajis, but surely not those you listed above. I totally agree with that list, those above stood for the Somali people and they should be honoured. I particularly like C/llahi Cise Mohamoud who is a less known today but played a vital role in the independence of the nation. He is a man want to read more about. so any info ppl
  14. Cabdishakuur: "... Hadda BBC-da oo warshad rootiga Hargaysa ka sheekaysa isla markaan khilaaf Puntland buunbuunisa aad xiganaysaan ma ogi... Waxaa lagu jiraa xilligii kala miiranka, raguna isku mid ma ahan..." Boosaso (AllPuntland)- Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Puntland Cabdishakuur Mire Aaden ayaa AllPuntland uga waramay xaalada abaaraha Puntland, Colaada u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland, khilaaf la sheego inuu u dhexeeyo xukuumada Puntland iyo dhinacyo kale, waraysiga oo dheer wuxuu u dhacay sidaan: AllPuntland: Cabdishakuur, bal adigoo soo koobaya waa sidee xaalada Puntland xiligaan ay ku sugan tahay? Cabdishakuur: Waxaan orankaraa Puntland xaaladda ay xilligan ku sugan tahay mid aad u wanaagsan, waxaan ka ahayn abaar aad u baahday oo ku habsatay qaybo ka mid ah degaanadda Puntland. AllPuntland: Cabdishakuur, hadda xaalada abaaruhu xagee ugu daran yihiin, waxse maamulkiinu maka qabtay abaaraha? Cabdishakuur : Waxay ugu daran yihiin Sool, Nugaal qayb ka mid ah, Sanaag iyo Bari in ka mid ah, waxaase abaarta baxadeedu haleeshay dhulka loo yaqaan Sool platue, intii aanu qaban karay ka dawlad ahaan waanu qabanay, Wasaaradda Qorshaynta oo u xilsaaran hawshan ayaa iyadu dardargelisay in dadka wax loo qabto, dhawaaq ayey u dirtay hayadaha, waxay kaloo caawino u geysay tuulooyin ka tirasan degmadda Boocame, isla markaana shan kooxood oo abaarta iyo xaaladdeeda ka soo warbixiya ayey u kala dirtay deegaamadda abaartu ka jirto, maantadan waxaa ka socda Garoowe shir loo wada dhan yahay hayadaha iyo dawladdaba oo abaaraha looga hadlayo. AllPuntland: Cabdishakuur, waxaa dhawaanahan jiray colaad ka aloosan xuduuda u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland oo aad labadiina dhinacba soo dhoobteen ciidamo, hadda waa sidee xaaladu, ma sidii baa isu horfadhidaan mise jiraan dadaalo looga hortagayo dagaal? Cabdishakuur : Horta anagu degaankayga ayaanu joognay mar hore iyo mar dambeba, weerar ma nihin, waad garan kartaa cidda weerarka ah, is difaac ayaanu nahay, dhulkayga 100km ayaa gudaha loo soo galay, weli dhanka wanaaga ayaan wax ka eegaynaa, waxaanu leenahay, war haddii dhiigu bilowdo qulqulkiisa in la joojin waayo ayaa daran, marka weli waa is dhowraynaa sidii ayaana la isu horfadhiyaa AllPuntland: Cabdishakuur, ma jiraan wax isku day xal lagu raadinayo, hadday tahay labadiina dhinac iyo haday tahay dalal dibada ah? Cabdishakuur : Ma jiraan haddii aanan labadayadda dhinac jeclaysan war ragga kala dhiciya wax na yiraahda AllPuntland:Cabdishakuur, waxaaa lahadal hayay mudooyinkaan dambe khilaaf isa soo taraya oo u dhexeeyay golaha xukuuumada Puntland bal arintaas xagee maraysaa hadda? Cabdishakuur : Dawlad ma ahan dawladii aan la is jiidjiidin oo fikirka la isku diidin, anaga khilaaf nooma dhexeeyo, taladu sidaas ayey tahay iyo waa sidaas ayaanu is dhahnaa, waase jiraan rag belo sheega oo intaa been fidinaya oo leh Puntland dhibaata jirta, waan kuu sheegay wax is khilaaf la oran karaa oo weyn oo xagayga ah ma jiraan, hadda BBC-da oo warshad rootiga Hargaysa ka sheekaysa isla markaan khilaafka Puntland buunbuunisa aad xiganaysaan ma ogi AllPuntland: Cabdishakuur, haddii uusan Khilaaf jirin, maxaa keenay in wasiir ka tirsan Puntland u galo Somaliland, idaacadaha waxaa ka hadlayay Wasiirada dawladiina xubino ka mid ah iyagoo sheegayay khilaaf iyo is haysad ka jira golaha xukuumada dhexdiisa, waxaasi oo dhan miyayna muujinayn khilaaf dhexdiina ka taagan? Cabdishakuur : Waxaa lagu jiraa xilligii kala miiranka, raguna isku mid ma ahan, balse khilaafka jiraa ma ahan mid weyn oo wax yeeli kara Puntlan. AllPuntland: Wasiirka u baxsaday dhinca Somaliland muxuu qoonsaday baad is leedahay Cabdishakuuroow? Cabdishakuur : Kolay wax qoonsay, balse isagaa afkiisa ku sheegi doona. AllPuntland: Cabdishakuur, Labada nin ee ugu saraysa maamulkiina, madaxweynaha iyo ku xigihiisa ayaa is dhaafsanayay qoraalo is burinaya, taasi miyayna muu jinayn khilaaf? Cabdishakuur : Waxaan ku kalsoonahay haddii uu jiro khilaaf u dhexeeya Cabdullaahi Yusuf iyo Maxamed Cabdi Xaashi waa mid aan keligay ku filahay oo aan dhamayn karo, taasoo kuu muujinaysa wax weyni inaanay jirin, hadduu C/laahi madaxweyne ama Raisal wasaare Soomaaliyaad noqdo, waxaa cad in Maxamed Cabdi Xaashi noqonayo Madaxweynaha Puntland, maxaa kaloo jira. AllPuntland: Cabdishakuur, waxaa la isku hayaa xiliga xukuumada ee Baarlamaanku kordhiyay, taas oo golahiina xukuumada qaarna diidan yahay qaar ogol yahay, taasi hadda xagee maraysaa? Cabdishakuur : Golaha xukumadu ma diidin kordhinta, yaan been laga sheegin, hase ahaatew qoraalkii barlamaanka loo gudbiyey lama soo marin golaha xukumadda, ma fiicna wax in la kordhiyo, hase ahaatee waa in la yiraahdaa oo la raaciyaa sidaas ayaa wax loo qabanayaa lana diyaariyaa sidii xukunka loogu wareejin lahaa rag cusub oo dhalinyaro ah, mudadana laga dhigo sanad. AllPuntland: Adigu markaas ma waxaad kasoo horjeedaa in la kordhiyo xiliga xukuumada? Cabdishakuur : Maya, waxaan qabaa in la kordhiyo Sanad, la qeexo waqtiga la furayo xisbiyadda, ma doonayo in awood maamul ku soo dhacdo meel banaan, wadankuna noqdo fawdo, weliba intaa waxaan rabaa qof ahaan inaan xisbi siyaasi ah sii amaamudno. AllPuntland: Cabdishakuur, Cabdishakuur qoraal uu soosaray Madaxweynaha Puntland ayaa dhawaan Baarlamaanka la geeyay, qoraalkaas oo uu dib ugu celinayay go'aankoodii xili kordhinta, Baarlamaankuna fadhi buu ka yeeshay sida nagu maqaal ah, wali wax makasoosaareen, fadhigooda? Cabdishakuur : Maya, go'aankaas weli waa rahman yahay, is afgaradna waa laga gaarayaa, waxaanse kuu sheegayaa inay Puntland haddii dawlad Soomaaliyeed la helo iyo haddii kale ay jiri doonto oo maamul sii ahaan doonto. AllPuntland: Laakiin Cabdishakuur qaar ka mid ah golaha xukuumada marka ay is qabtaan ragga ka sareeyay waxay ku doodaan in Puntland tahay beelo isutagay, beelona loo kala dhaqaaqi doono, adiguna waxaad sheegaysaa in Puntaland jirayso xitaa hadiiba dawlad Soomaliyeed dhalato, marka fikradahaasi sow lama oran karo waa kala fog yihiin? Cabdishakuur : Puntland markii hore waxaa lagu soo dhisay hab beeleed, iminka taas waa laga gudbay, waa maamul, waxaana jeclahay in qof kastaa garto waxay Soomaaliya u horumari weyday inay tahay beel, sidaa ayaan anigu ku doonayaa in asxaab la furo oo inta isku fekerka ahiba is raacdo. AllPuntland: Cabdishakuur Mahadsanid Cabdishakuur : Idina sidoo kale
  15. From Bari Nomad Btw, do you claim credit for London Bridge or Big Ben as well? Bro dont forget the Millennium stadum in Cardif UK as well
  16. Axmed Siilaanyo Oo Si Kulul Uga Jawaabey Eedo Loo Jeediyey; Xukuumaddana Ku Eedeeyey Inay Soo Abaabushey Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 28 February, 2004 -------------------------------------------------------------------------------- Hargeysa – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku eedeeyey xukuumadda Somaliland in ay waddo olole ay isku deyeyso inay ku dhaawacdo ama ku waxyeelayso sumcaddiisa, sharaftiisa iyo shakhsiyaddiisa iyo tan xisbigiisa. Axmed Siilaanyo oo shalay galabnimadii saxaafadda ugu warramay gurigiisa, magaalada Hargeysa waxa uu ka jawaabay hadal ay Telefishanka Hargeysa iyo wargeyska Haatuf ku baahiyeen laba nin oo sheegay inay ka baxeen Xisbiga KULMIYE, kuna biireen UDUB, kuwaas oo shir ay weriyayaasha ugu qabteen Wasaaradda Arrimaha Gudaha ku sheegay in ay ka tirsanaayeen Golaha Dhexe ee KULMIYE, isla markaana ay go’aansadeen inay ka baxaan oo ay ku biiraan UDUB, kadib markii sida ay sheegeen ay ka biyo-diideen xog-warran uu siiyey Axmed Siilaanyo xubnaha Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer oo uu kula shiray Burco markii uu dhowaan socdaalka ku tegay oo ay ka qaybgaleen. Labadaa xubnood; Mustafe Maxamuud Cali iyo Saleebaan Ibraahim Maxamuud; waxay ku eedeeyeen Axmed Siilaanyo arrimo dhawr ah oo ay sheegeen in uu shirkaa kaga warramay, sida in uu beddelay mawqifkiisii gonni-isu-taagga Somaliland oo uu u socdo Soomaaliya iyo shirka lagu heshiisiinayo kooxaha ee Nayroobi, in uu ka soo horjeedo hawlgalka ciidan ee lagu sugayo xuduudka,in uu abaabulayo Salaaddiin tagta shirka Nayroobi iyo arrimo kale dowladda ka dhan ah. Axmed Siilaanyo oo hadalkiisu ka dhashay codsi weriyayaal ka socdey SLtv ay weydiisteen in uu arrintaa ka hadlo dhinaciisa, isla markaana ka afeeftay in aanu afka xisbiga ku hadlayn, waxa uu sheegay in labadaa nin ee hadlay uu ku arkay Burco, xisbigana ay ka tirsanaayeen, balse aanay ahayn sida ay sheegteen xubno miisaan leh oo ka tirsanaa Guddiga Fulinta iyo Golaha Dhexe ee xisbiga midna, wuxuuna beeniyey arrimaha ay ku eedeeyeen, isaga oo sheegay in waxyaabihii uu ka hadlayna ay badankooda si kale u marooriyeen. Axmed Siilaanyo waxa uu ku tilmaamay hadalka nimankaas iyo ka bixistooda xisbigaba wax aan macno samaynayn, qof walibana uu arki karo in aanay macquul ahayn. “Macne weyn may yeesheen” ayuu yidhi; “haddaanay arrintani ahayn shir laga qabanqaabiyey xafiiska Wasiirka Daakhiliga oo meeshiisana lagu qabtay (shirka jaraa’id)”. “Sida wax u dhaceen iyo muddooyinka u dhexeeyey iyo qaabkay u dhaceen waxay muujinayaan in arrintani ay tahay olole ay waddo dowladda lafteedu, inay tahay olole ay dowladdu waddo ayaa meesha ka cad,” ayuu yidhi Axmed Siilaanyo. Wuxuuna intaa ku daray; “Hadday xubin xisbi ka baxday oo xisbi kale gashay tahay wax ceebaal ah oo ku jiraa ma jirto”. Isaga oo sababaynaya in aanay arrintu ahayn inay iskood uga baxeen xisbiga-na waxa uu is-weydiiyey waxa ay shirkooda jaraa’id ugu qaban waayeen xafiiska xisbiga ay ku biireen ee UDUB ama meel kale oo madax bannaan. Siilaanyo oo ka hadlaya shirkii uu xafiiska KULMIYE ee Burco ugu qabtay xubnaha xisbigaas iyo waraysigii uu ka siiyey xaaladda siyaasadeed ee dalka, waxa uu sheegay in shirkaa uu kaga hadlay mawqifka xisbiga iyo aragtidiisa siyaasadeed ee marxaladda waqtigan dalku marayo sida ayuu yidhi aan meel kasta oo kaleba ugaga hadlo. Isaga oo sheegay in intii uu shirkaa kaga hadlay uu dadweynaha Burcona uga sheegay Khayriyada, mana jirto ayuu yidhi sabab aan si gaar ah ugula shiraa. Waxa uu sheegay in uu ka hadlay arrimaha qaranka saameeya oo u baahan ayuu yidhi in meel looga soo wadajeesto oo aragti midaysan laga yeesho. Waxana uu soo qaaday arrinta dagaalka iyo sugidda xuduudaha dalka oo uu sheegay in uu ka hadlay, mawqifkiisana uu caddeeyey marar badan ilaa intii uu dibadda ka soo laabtay, isaga oo sheegay in uu dowladda uu ku taageeray hawlgalkeeda sugidda xuduudaha. Laakiin, taas macnaheedu maaha ayuu yidhi in dagaal keliya uu xal yahay ee haddii nabad lagu gaadhi karayo lagu tago iyada oo la kaashanayo Isimada iyo waxgaradka gobolka. Axmed Siilaanyo isaga oo ka hadlaya sida dadku khaladka uga fahmaan mucaaridnimada ama loogu khaldi karo waxa uu yidhi; “Dadka waxaad mooddaa in xisbinimadii weli wax uga dhimman yihiin. Xukuumaddu waa xukuumad oo xisbi baa haya oo xaq ama xaqdarro ha ku helee doorashadii ku qaatay oo taa dooddeedu maanta ma taagna… Waxaynu ka hadlaynaa dadku ama xisbiyada ha ku jireen ama yaanay ku jirine ma fahmeen waxa ay tahay shaqada mucaaridku”. Waxana uu intaa ku daray in xisbi marka uu sharci ku dhisan yahay, dastuurkana ku jiro inuu yahay xisbi qaran, shaqadiisuna ay tahay in uu ilaaliyo oo tilmaamo dhalliilaha dowladda. “Marka aan dowladda wax ka sheego yaan loo arkin in aan qaranka ka hor imi ama duminayo,” ayuu yidhi. Waxana uu si kulul u dhaleeceeyey xukuumadda oo uu sheegay in uu hadda dalku marayo heerkii qofka Siyaad Barre wax ka sheega la odhan jirey Qaranimaduu ka hor yimi. Waxa uu ka sheekeeyey marxaladdaas, isaga oo soo qaatay qiso ka dhacday Muqdisho waqtigaas oo ahayd “Islaan dawersanaysa oo Ceel-gaab dhex maraysey ayaa ilmo yar oo ay xambaarsanayd ku ooyey, dabadeedna waxay ku tidhi waar naga aamus wax yahayow afka weyn leh. Wax maqlay Guulwadayaashii iyo NSS-tii oo islaantii xidhay iyagoo leh waxaad u jeeddaa Madaxweynaha”. Waxana uu xusay oo uu dhacdadaas barbardhigay Xadhigga Boqor Cismaan Buurmadow oo maxkamadda lagu keenay eedaymo la xidhiidha in uu Madaxweynaha aflagaadeeyey ama wax ka sheegay. Axmed Siilaanyo waxa uu sheegay in haddii wax laga sheego biyo- la’aanta Hargeysa, taya-xumada waxbarashada, ganacsiga iwm aanay ahayn qaran-dumisnimo. Isaga oo ka jawaabaya eedaynta ay xubnahaasi u jeediyeen ee ah in uu beddelay mawqifkiisii goonni-isu-taagga Somaliland, Axmed Siilaanyo waxa uu sheegay in koonfur ay ugu dambeysey horraantii 1982-kii markii uu ka tegey dowladdii Siyaad Barre ee uu ku biiray ururkii SNM, dibna aanu u tegin. “ Wa ayo cidda iga horjoogsan kartaa haddii aan doono in aan tago” ayuu yidhi Axmed. Waxana uu sheegay in dowladda ay ku kala duwan yihiin; iyadoo ciddii ka timaadda Xamar ay ku biirto UDUB, si fiicanna loo soo dhoweeyo oo weliba manaasiib la siiyo. Yaa soo sheegi kara ayuu yidhi qof Xamar ka yimi oo KULMIYE soo galay?. Waxa uu sheegay in dowladdu sheegtay in aan la soo qaadi Karin xasuuq iyo cid Xamar tegaysa, waxana uu yidhi; “Waa la soo qaadayaa xasuuqii iyo ciddii xasuuq geysatey”. Isaga oo sheegay in dowladda ay ka buuxaan kuwaasi. “In alla inta maanta Madaxtooyada iyo agagaarkeeda wax ka ahi 90% waxay u badan tahay intii halganka ka soo horjeeddey, intii ******ta ahayd, intii xasuuqa ka qaybgashay intii hawlahaa ku jirtey,” ayuu yidhi. Waxana uu xusay in ninkii khiyaameeyey waqtigii ay jirtey Dowladdii Soomaaliya ee Midnimada Soomaaliya loo dagaalamayey ee sirta u gudbiyey Cadowga, markii dambe ee halganku bilaabmay ee Somaliland loo dagaalamayey-na dhinaca kale ka soo jeestay ay maanta halkan wax ka yihiin. “Anigu dalka Somaliland baan aaminsanahay, u soo dagaalamay, u soo halgamay, u joogaa oo aan digaacayaa” ayuu yidhi. Cabdirisaaq M. Dubbad, Hargeysa.
  17. Siilaanyo Oo Sheegay Inaan Xamar Laga Xigin, Shirka Kenyana Sheegay Inuu Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye Axmad Maxamuud Siilaanyo ayaa shaaciyay inuu meel fiican marayo shirka Soomaalida ee Kenya ka socda, isagoo carrabka ku dhiftay inaysan jirin cid Xamar ka xigta, xilligii uu doonana uu tegi karo. Guddoomiyuhu waxa uu xusay in uu mar allaale iyo markii uu doono uu aadi karo magaalada Muqdisho, wax culays ahna uusan ka haysan, iyadoo warar ka imaanaya ilo ku sugan Hargaysa ay si hoose u sheegayaan in laga yaabo inuu shirka Kenya xaggiisa u ambo baxo waa haddii rajada laga qabi karo natiijo ka dhalata shirkaasi ay sii xoogaysate'e. Dadka reer Muqdisho ayaa aad u soo dhaweeyay hadalkan ka soo yeeray Siilaanyo, iyagoo u arkayay arrin wanaagsan oo xoojinaysa rajada laga qabo in midnimada labada gobol shaki laga saaro taasoo sal u ahayd u amba qaadista dhinaca raadinta isu imaanshaha gobollada kala duwan ee Soomaalida. C/llaahi Khadar, Goobjoog, Muqdisho
  18. Degmadda Jarriban oo markii ugu horeysay yeelatay aaladda Internet-ka Gaalkacyo, [MOL] 25 Feb, 2004 - Waxaa markii ugu horeysay maalintii shalay u suuro gashay dadweynaha ku nool magaalada Jarriiban oo ka mid ah degmooyinka gobolka Mudug inay fursad u helaan adeega aaladda qalabka Internet-ka taas oo u suuragalin doonta dadweynaha degmadda Jarriiban inay la xiriiraan meel kasta oo adduunka ka mida iyagoo dhex mushaaxaya Isticmaalanayan shabakada Internetka oo haatan noqotay qalabka Isgaarsiinta ugu muhiimsan uguna jaban ee aduunka laga isticmaalo. Mashruucaan oo dadweynaha degmadda Jariiban Farxad weyn galiyay ayaa waxaa ka dambeeyay hirgilintiisa Shirkad Isgaarsiineed oo ay iska leeyihiin dad gobolka u dhashay oo dareemay baahida ka jirta degmada Jariiban. Shirkadda hirgalinaysa adeega Internet-ka ayaa sidoo kale waxay ka hirgalisay degmadda qalab Isgaasiineed oo casri ah kaas oo dadka reer Jarriiban u suuro galin doona inay Telefoon kula xiriiri karaan eheladooda meel kasta oo ay ka joogaan adduunka . Degmada Jarriiban oo dhinaca qorax ka soo baxa kaga aadan magaalada Gaalkacyo qiyaastii 210 KM ayaa waxay ka mid tahay 5 degmo ee gobolka Mudug, waxayna tuuladda Garacad ee kaluumaysiga ku caanka ah u jirtaa qiyaastii 70 Km. Mudugonline.com
  19. Who can Somalis trust? unfortunately Nobody We need to start trusting each other.
  20. Kismayu is third largest city of Somalia, I think not dear boy like my man Mobb Deep stated its like 10 largest after Carmo
  21. I agree with Jamac , a new President is needed in the state and Mohamed Abdi Hashi is the best candidate. As long as there is peace Puntland will grow.
  22. bottom line is, let us all support PEACE and forces of PEACE. It is time we realise our power as the people and get our priorities right. PEACE, after all, is what we need as people and country, NOT bloodshed and hostility. Let the people decide NOT the will of the so-called guys at the top. They had enough chances, now should our turn. Thats the simple truth
  23. Ayoub Why you so smug ?, great victory indeed one man who was losing his job defected, bro we where waiting for fireworks from your crusading phantom army, all you have to show for 3 months is a man who went to Hargaysa and a Suldan in jail Funny, in 30 years we will hear how Mujahid President Kahin and Mujahid Mid Wife Adna went and rescued Mujahid Dhilood to come over to the right side.
  24. A good balanced argument is presented. Lander's point is that Somalia has exited now enter Somaliland, only time will tell. Somalia is improving the world needs a stable Somalia at peace with itself and one that can help further the development of the region. Djabouti and Ethiopia are as poor if not more than Somalia, this proves that functioning governments do not always produce social and economic prosperity.
  25. A beautiful country Ive been o Jowhar as a child and it had lots of sugar fams I still remember how green the place was. Wonderful, any pictures of the Juba regions and Beledweyn?