General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Bayaan: Siyaasiyiinta beeshe *********** ee Jooga Muqdisho by Buuhoodle.net 19.01.04 Shir ay isugu yimaadeen wax garadka beesha *********** oo isugu jira culumo’udiin, aqoonyahano, saraakiil, siyaasiyiin, dhalinyaro iyo hooyooyin oo ka dhacay jimcihii taariikhdu markay ahayd 16/01/2004, degmada dharkeenley ee gobalka banaadir. Shirkaas oo ay beeshu kaga hadashay mawqifkooda kuwa jahan isku-haysadka maamulada soomaliland iyo puntland ee gobalada sool sanaag bari iyo howd iyo mideynta danaha beesha *********** ee ku dhaqan magaalada muqdisho. Dood iyo falanqeen dheer ka dib beeshu waxay isku afgaratey in gobaladaasi yihiin gobolo hoos taga maamul goboleedka puntland. Taas oo u sabab ah saldhiga nidaam qeybsiga afar beeloodka iyo barka kuna salaysan nidaamkii soo jiriinka ahaa ee soomaaliyeed iyoh iyadoo aan gobaladaasi xalaaleen Karin xuduud ku sheegii (1884) sidoo kalena aan xaaraameen Karin heshiiskii (1960) ay soomaali ku midawday. Hadaba inta laga helayo midnimo soomaaliyeed Gobalada waqooyi galbeed waxaan ugu baaqeynaa in ay ilaaliyaan darisnimada. Sidoo kale beeshu waxay gudoonsatay in ay abuurato guddi samafal, sanduuq dhaqaale iyo odayaal xeer beegti ah. Taas oo lagu ilaalinayo dhaqan soo jireenkii beesha iyo la dhaqanka suuban ee beelaha kale. Sidoo kale beeshu waxay danaynaysaa oo soo dhawaynaysaa nidaam kasta oo maamul loogu sameeynayo gobalka banaadir laguna xasilinayo amniga guud. Sidoo kale waxay beeshu baaq nabaddeed usoo jeedinaysaa beelaha ku dagaalamaya Banaadir Xeraale Ceelbuur Gobalka Bay iyo Koonfurta Gaalkacayo iyo meelkasta oo lagu haminayo in lagu daadiyo dhiig sokeeye . Magacyada Saxiixayaasha Bayaanka 1. Cisamaan macalin xeraw Gudoomiye 2. Axmed Caalim Ismaaciil K/Xigeen 3. G/sare saciid cali saalax 4. G/sare Axmed maxamed wardi 5. G/sare cabdi maxamed baradho 6. G/sare wiilo diiriye Sugulle 7. Dhame cumar maxmuud xaaji yuusuf 8. maxamed cadde faarax 9. Dr: maxamed ismaaciil faniin 10.Dr: Cabdi fataax aadan isxaaq 11.Dr: Cabdikarim saleebaan cumar 12 C/laahi Nuux Maxamed 13.Maxamed cabdi faarax 14.Caasho aadan aar 15. Canab faarax 16. Sh.C/naasir Sh. Mursal 17. Sh. Aadan aw yuusuf 18. Sh.C/rashid Axmed Caalim 19. Sh.Xusseen Axmed Xusseen 20. Sh.Cali boobe 21. Jaamac Suudi Faarax
  2. Bayaan: Siyaasiyiinta beeshe d.h.u.l.b.a.h.a.n.t.e ee Jooga Muqdisho by Buuhoodle.net 19.01.04 Shir ay isugu yimaadeen wax garadka beesha *********** oo isugu jira culumo’udiin, aqoonyahano, saraakiil, siyaasiyiin, dhalinyaro iyo hooyooyin oo ka dhacay jimcihii taariikhdu markay ahayd 16/01/2004, degmada dharkeenley ee gobalka banaadir. Shirkaas oo ay beeshu kaga hadashay mawqifkooda kuwa jahan isku-haysadka maamulada soomaliland iyo puntland ee gobalada sool sanaag bari iyo howd iyo mideynta danaha beesha *********** ee ku dhaqan magaalada muqdisho. Dood iyo falanqeen dheer ka dib beeshu waxay isku afgaratey in gobaladaasi yihiin gobolo hoos taga maamul goboleedka puntland. Taas oo u sabab ah saldhiga nidaam qeybsiga afar beeloodka iyo barka kuna salaysan nidaamkii soo jiriinka ahaa ee soomaaliyeed iyoh iyadoo aan gobaladaasi xalaaleen Karin xuduud ku sheegii (1884) sidoo kalena aan xaaraameen Karin heshiiskii (1960) ay soomaali ku midawday. Hadaba inta laga helayo midnimo soomaaliyeed Gobalada waqooyi galbeed waxaan ugu baaqeynaa in ay ilaaliyaan darisnimada. Sidoo kale beeshu waxay gudoonsatay in ay abuurato guddi samafal, sanduuq dhaqaale iyo odayaal xeer beegti ah. Taas oo lagu ilaalinayo dhaqan soo jireenkii beesha iyo la dhaqanka suuban ee beelaha kale. Sidoo kale beeshu waxay danaynaysaa oo soo dhawaynaysaa nidaam kasta oo maamul loogu sameeynayo gobalka banaadir laguna xasilinayo amniga guud. Sidoo kale waxay beeshu baaq nabaddeed usoo jeedinaysaa beelaha ku dagaalamaya Banaadir Xeraale Ceelbuur Gobalka Bay iyo Koonfurta Gaalkacayo iyo meelkasta oo lagu haminayo in lagu daadiyo dhiig sokeeye . Magacyada Saxiixayaasha Bayaanka 1. Cisamaan macalin xeraw Gudoomiye 2. Axmed Caalim Ismaaciil K/Xigeen 3. G/sare saciid cali saalax 4. G/sare Axmed maxamed wardi 5. G/sare cabdi maxamed baradho 6. G/sare wiilo diiriye Sugulle 7. Dhame cumar maxmuud xaaji yuusuf 8. maxamed cadde faarax 9. Dr: maxamed ismaaciil faniin 10.Dr: Cabdi fataax aadan isxaaq 11.Dr: Cabdikarim saleebaan cumar 12 C/laahi Nuux Maxamed 13.Maxamed cabdi faarax 14.Caasho aadan aar 15. Canab faarax 16. Sh.C/naasir Sh. Mursal 17. Sh. Aadan aw yuusuf 18. Sh.C/rashid Axmed Caalim 19. Sh.Xusseen Axmed Xusseen 20. Sh.Cali boobe 21. Jaamac Suudi Faarax
  3. Sooyaal what ever makes you comfortable bro, the truth is simple SOOL,SANAG and CAYN belong to Puntland state of Somalia, nuff said.
  4. Rayaale’s infestus fantasy - the unlawful claim for land - Sunday, January 18, 2004 at 19:49 Rayaale’s infestus fantasy - the unlawful claim for land Puntland Patriotic Party PPP/02104/CHGPL1310 Lately fancy has taken political commentators, primarily from northwest regions of Somalia (Somaliland) to analysing as to the political raison d'être of the conflict in Sool, Sanag & Ayn regions while trying to challenge the argument favouring the regions to align with Puntland State in lieu of Somaliland. The enthusiasm is prompted by a possible war between Dahir Riyaale (of Borama) in charge of Hargeisa’s bidding, and Mohamed A Hashi (of Las Anod), Vice President of Puntland administration over the control of the regions concerned. Aside the escalation of hostilities, reported arms build up, war words being exchanged through the online medium, political posturing and commentary from places as far as Ottawa and London, matters are not helped by the sheer bareness of the arguments presented as valid and legitimate to a claim. More damaging than the fragility of the arguments put forth is the inherent application of poor language which largely seems lop-sided. Some speak of the obscure nature of territorial integrity. Others drum up the beats about national unity. Some even had gone, ill-conceivably as far as to take the reader on an educational tour to locations as distant as the Jaza’ir and the Kalahari deserts in the African Continent for comparative interpretation, and to perhaps illustrate their points of contention. The case favouring Somaliland’s claim seems to wholly concentrate on legitimacy on the basis of colonial legacy. Conversely, Puntland’s hinges upon a more realistic and direct approach to the problem within the Somali context, and with regards to the Somali problem. Thus far, handsome majority of the people of the regions concerned have openly reinstated their allegiance with Puntland State, thus with Somalia. Additionally, expatriates remain silent except communications in the form of press statements calling on all parties concerned to resolve the matter through peaceful means, and to circumvent what might amount to a devastating war. The most compelling argument hitherto presented by the Rayaale government is in relation to the colonial legacy. It is claimed that Britain, a one-time colony of the northwest regions of Somalia (Somaliland) had a legal claim to this part of Somali territories prior to independence in 1960, therefore the self-declared government of Somaliland, its existence recognised by no country other than merely being regional territory of Somalia, intends to make true of the erstwhile claim. Once under occupation always a colony is the underpinning grounds for this line of argument. Trouble is the year is neither 1884, nor is it 1920. These dates have historical significance to contemporary history and politics of Somalia. The former pertains to Major Hunter’s installation of British viceroys in Berbera, Bulaxaar and Zaylac (note the regions) in the British colony, whereas the latter saw the defeat of the Dervishes of Mohamed Abdulle Hassan, the first structured nationalist movement in the Somali territories, in the hands of the British colony. The flaw in this argument could be traced back to the epoch prior to independence. Having exchanged hands a number of times, Somali territories had been annexed and partitioned by European colonies fiercely fighting over the land simply for its strategic location – a gateway to the Arabian Peninsula and Persian Gulf. In 1935 for instance, after Italy’s conquest of Ethiopia, Somali territories came under a single rule with the seizure of Ogadania and British Somaliland. Though transitory, Somali territories for the first time in forty years, having been partitioned along Anglo-Italo-Ethiopian boundaries, had been amalgamated with Somalis in Ogadania in steady touch with Somalis in British and Italian Somalilands. The elimination of the artificial boundaries and the unification of the Somali Peninsula were regarded as the initial realisation of the Greater Somalia dream even though things were to have taken a terrible turn for the years to follow. The Italians succeeded in imposing taxes, commissioning a common currency, and turning local economy from a traditional to a modern monetary system of exchange by the standards of the 19th century Rome for the whole of Somali territories. Despite economic rewards and prestigious colonial association in expanding its colonial legacy, Italy could not sustain its expansionist military stratagem at the start of the 2nd World War. At the beginning of the first quarter of 1941, Britain effected a daring military invasion bringing an end to Italian occupation, restoring Emperor Haile Selassie to the throne, retaking northern Somalia, and placing southern Somalia and Ogadania under military rule. Some years later in 1948, Britain agreed to return the ****** territories under Ethiopian rule, the only Christian domain in the region. The action shattered Somali nationalist aspirations for Greater Somalia. To coax dissident nationalist voices of Somali chiefs, a mandatory clause conveniently overlooked by contemporary political commentators was included in the pre-independence negotiations with leaders of both Somalilands (British Somaliland and Italian Somaliland) which obliged the two territories to form a democratic Republic of Somalia. The intent was to appease the voices of nationalism in other Somali territories who interpreted this act as a blow to their long-held dream of a united Somalia. And to stifle nationalist movement and voices, Governments in Washington and Moscow with Ethiopian interest at heart, intervened persuading Britain to return the Somali region of ****** to Ethiopia in 1948 over massive Somali protests. Here again, challenged is the argument that British Somaliland voluntarily entered into the union with Italian Somaliland - a peculiar deal had been brokered in the absence of the subjects in the formation of the union. With wars being fought over the control of territories, Somalis along with other colonies in Africa and Asia remained immobilised with no say in determining their fate, and as to where their interests lay. The war of resistance by the dervishes, the first pan-Somali liberation movement for the unification of all territories populated by Somalis, had commenced as early as 1898 ending as late as 1920 at the death of Mohamed Abdulle Hassan. A historical figure and the father of modern Somali nationalism, Hassan’s aspiration for Greater Somalia was believed to have lived on with the formation of the Republic of Somalia that brought together British and Italian Somalilands with the pledge to liberate other Somali territories that had remained under occupation. The resistance by the Dervishes primarily were fought out in Sool & Sanag regions of Somalia and its people neither accepted the presence not the occupation of the colonial lodgers even in the aftermath of the collapse of the Somali nationalist movement. At the defeat of the Dervishes forces, which lent significant fervour to the ensuing nationalist movement that had precipitated the birth of the republic of Somalia, Sool & Sanaag had finally been brought under the British rule. For some in northwest Somalia today to vow allegiance to pre-independent colonial legacy is not only an insult to the Somali nationalist movement, but a victory for the fascist Europhiles whose dream it is to see their legacy live on in the psyche of future generations whose ancestors sacrificed their lives for. Is it not astonishingly ludicrous, if not an affront to the intellect, to ask of the sons and daughters of the nationalist grandfathers who died in defiance of colonial rule to honour it now by recognising it as a legitimate doctrine? Is it not even more damning to demand of them to abandon Somali nationalism, the fruits of the struggle of independence that came at such a high price, and embrace a legacy which its creators died centuries ago? More importantly, could a case for legitimacy and claim for land be made on such basis? A far damaging historical gaffe often narrated by contemporary political analysts is the notion that the disputed regions geographically belong to Somaliland by way of regal signature while people of these regions are associated with Puntland State by a virtue of ethnic allegiance. Once peeled off a bit deeper, the argument reaches its fine point – it is argued that if the *********** & Warsangeli are to associate with Dashiishe, Awrtable, ********, and *****tien in Puntland State, and other Somali tribes in the south, then the right to occupy the land is automatically rescinded, and therefore they (***** ) must vacate the territories they presently inhabit in Sool, Sanaag & Ayn regions. If no, then they must vow allegiance to the government in Somaliland by a virtue of colonial association. And if resisted, brute force must be effected to subjugate them to submission? One often hears of deliberations with regards to the sanctity of Somaliland’s (northwest regions of Somalia) territorial integrity, and as to how important it is to secure its borders and defend the country. One wonders as to the validity of this argument in light of the historical reflection of how it came about. If we are being asked to set the aside the yearnings of the Somali peoples, honour the legacy of the regal dominance, even if it no longer reigns over the peoples if perhaps only active in the psyche of the students of colonial teachings, abandon the principles at the cornerstone of Somali nationalist movement, why not then be true to one’s conscious in declaring a republic in the regions (northwest regions of Somalia) that were so duly receptive to the rule of the master, benefited from it, and still remain supportive of its legacy? And why not make peace with thou neighbours that had ferociously fought against criminally unlawful occupation by the colonisers, and resistance against persecution who to this day aspire to the premise of that long-held dream of Greater Somalia? Are there recognisable borders that could be defended on such grounds? If so, does it support the claim that Sool & Sanaag ought to abide by the colonial rule and regulation? Seated at the heart of the claim of proprietyship which lends esteem in the war against Puntland State is the tribal composite of the Somali body politik. On the onset of the formation of the republic of Somalia, dissatisfaction with the union was displayed by portions of the people of British Somaliland, namely of the **** tribe. In the south, SYL was the dominant political party whereas in the north there were the SNL representing people of **** tribe, which constituted a sizeable majority in British Somaliland, and USP largely drawing support from the *********** and Warsangeli of ***** (Darood), and the ********** of *** . In the newly formed republic of Somalia, Isaqs to their disbelief were relegated to a minority status. There then began a movement of dissatisfaction among Isaqs, and here lies the root thrust of their discontent with the union which was found to have been neither genuine, nor compelling. A more authentic concern, though expressed covertly but never explicitly, had been an inherent disparity between the southern and northern political elites and respective administrations. The former with administrative experience and exposure accumulated over years of working along the Italian civil servants were better equipped than their counterparts from the north. With the colonies functioning under procedurally different administrative system of governments, legal or otherwise, divergence in interest, economically or otherwise had developed. Matters were not helped by the fact that USP political leaders along with their constituencies disagreed with the discontent demonstrated by the predominant SNL supporters. The results of the constitutional referendum of 1961 not only affirmed their nationalistic feeling but sent a clear message to the dissidents silencing their diminishing backing. More recently, at the height of the Somali civil war, armed rebel groups such as the SNM of predominantly **** support base, and USC of ****** clans after the collapse of the Somali military government, attempts of land seizure and expansion mainly into regions inhabited by people of other clans had taken place. Sool & Sanaag had not been spared. Properties in the urban cities namely Erigavo and Aynaba, gazing terrain in the rural areas mainly in Sanaag, and pastoral lands in both regions owned by people of ***** had been confiscated with most still under occupation. The only explanation for the recent declaration of war on the neighbouring Puntland State is nothing short of Rayaale government’s attempt to legalise the claim of territories illegally taken at the beginning of the civil war. And for those reasons, the predominantly **** pro-secessionist movement in northwest regions of Somalia have no legal grounds, no constitutional entitlement, and no political influence for any land claims. And there lies the impetus that motivates Rayaale and his government’s preoccupation with war. Desperate is the popular feeling in Hargeisa these days. “I will not stop until war and pillaging takes place in Las Anod” Rayaale was quoted to have said so while addressing his cabinet shortly after the Dec/17 incident in 2002 when he was chased out of Las Anod. “Ceilings on the roofs of most houses in Las Anod are those left behind by the British colony” Somaliland’s foreign minister, Edna Adam told reporters in Hargeisa with respect to the Sool & Sanaag conflict shortly after she returned from secret trip to Djibouti. This is interpreted as meaning that cities in Sool & Sanaag predominantly inhabited by people supportive of Somali nationalist sentiment, in other words of ***** , did not suffer any damage in the civil war, hence their time has beckoned. “We failed to secure recognition for Somaliland. Therefore, we must seek revenge” these were the words of Faisal Ali Warabe, the leader of UCID, a political party which draws a sizeable backing from Hargeisa, and from the Diaspora. Here, Warabe is clearly enticing clan-based war and hatred. Radio Hargeisa, the only radio station in northwest regions of Somalia, the voice of the government in Hargeisa, has been broadcasting hate-filled, clan motivated war transmissions calling upon people of **** tribe ( Duriyada - the terms used is these transmissions) to wage war on the people of Sool & Sanaag. However, in the event of war, which appears imminent judging from latest reports from the regions, Rayaale, his mentor Isma’il Omar Ghelle of the tiny Djibouti, and his war financing yuppies with nothing to lose are in for a shock. Mohamed Abdi Hashi, the Vice President and the people of Puntland State have more to lose than their counterparts in Somaliland even if they overrun the ill-equipped Rayaale militias that had been gathering at Yagoori, on the outskirts of Buuhoodle, and El Afweyn fronts. Anything less than a win-win situation in negotiations and through peaceful means will be far more damaging – something the leadership in Hargeisa does not seem interested. It is in the best of interest of the people in the region to think twice before committing to a devastating war. Nonetheless, as the old saying would have it “War Jiraabaa, Cakaaruu Iman”. Chairman Puntland Patriotic Party (PPP) Garowe, Puntland State of Somalia Email: puntlandpp@yahoo.com 15th Janaury 2004
  5. Warbixin: Daahir Riyaale oo Kacdoon Gudaha ahi kubilaabmay ASW, Bacda Salaan Waxaa dhibaato xoogleh ay soo foodsaartay oo xagga Siyaasadda Arrimaha Gudaha Madaxwaynaha Somaliland , Madaxwayne Daahir Riyaale kaahin, arrinkan oo ay kadanbaysay arrimo xasaasi ah oo soo ifbaxay muddo dhaw, kadib markii dad soomaliyeed laga qafaalay Magaloyinka Hargaysa, Ber-Bera, Iyo Boorama , dadkaas oo ka kala yimid Gudaha somaliya iyo Itoobiya Iyo jabuuti, aya waxay hadda isu badashay in qafaalka ka dhacay Magaaloyinkaas kore mid la mid ah oo ay ku dhan yihiin dhamman waxkastaa oo aan u wanagsanayn Somalinimada ay hadda ka socdaan Magaloyinka Muqdisho, Barawe, Marka, Beledwayne, Diridhaba oo itoobiya ah,Jig-jiga iyo waliba Kismaayo. Arrinkan waxa la bilaabay muddo hadda laga joogo Bil, waxa Magalada Muqdisho lagu afduubay dad u dhashay Somaliland, gaar ahaan Beesha Reer Shiikh Isxaaq, dadkan la afduubay waxaa dabaaq looga dhigay qafaalkii foosha xumaa ee ka dhacay Somaliland gudaheeda. Baabuur Ganacsi ah oo laga lahaa Hargaysa oo tiradoodu ay gaarayso 40 Gaari ayaa lagula wareegay Gudaha Itoobiya xadka Somaliland, baabuurtaas oo ay qafaasheen dadka ku abtirsadaa Jamhadda ONLF oo rag badan oo ka tirsan jabhaddaas iyo beel ahaan BEESHA ****** ayaa qafaashay Gaadiidkaas, ka dib markii Guddomiya Ururka ONLF oo fadhigiisu yahay Magalad London, uu iclaamiyay in lala jihaado Somaliland , madama ay Cadowga somaliya ee Itoobiya ay gacanta u gasheen dad somali ah. Haddaba , iyada oo ay taasi dhacday ayaa markii ay ahayd Taarikhdu 13-01-2004 waxa magalada Burco, ee Gobolka Togdheer ka dhacay shirar kala duwan oo ay soo agaasimeen dhamaan wax garadka , ganacsatada iyo siyaasiinta qaarkood , waxa looga dooday shirkaas in lagu gorfeeyo arrimaha xasaasiga ah ee taagan, tasoo ay isla soo qaadeen waxgaradkaasi in loo bahan yahay in la furfuro siyaasadda somaliland, oo aan laga godoomi karin somali inteeda kale, taasi waxay keentay in Xuduudkii Itoobiya ee Somaliland iyo midkii Puntland uu xirmay, halkaasna waxa ku baaba'ay dhaman isu socodkii nololmaalmeedka Iyo ganacsi oo idil, tasookeentay gadood fara badan oo gudaha somaliand hadda ka jira. waxkasta waxa ka darran qafaalka dadka oo lagu sheeganayo Lacag fara badan in lagu leeyahay dadkaas oo reer somaliland ah. Idaacadda BBC'da qaybteeda Af-ka somaliga ah ayaa waxay waraysi ka qaadday Nin Ganacsade ah oo Reer Somaliland ah, oo laga waraystay magalada Hargaysa, Ninkasi waxa uu si aad ah ugu ridiyay Go'aanka Dowladda Somaliland, isaga oo xusay in Reer Somaliland aysan ka maarmi karin somali, waxa kale oo uu xusay in Mdaxwayna yashii hore ee soo maray somaliland, Allaha U naxariistee Cigaal iyo C/raxman Tuur inay lahayeen qaab siyaasadeed oo ay ku hagi jiren dadka reer somaliland, xiriir wanagsanna ay lalahaayeen dhaman Umadda somaliyeed, Nolosha dadka ayaa hadda xanibantay ayuu yiri ninkasi, oo markii danbe xabsiga lala begsaday. Xabsigii la dhigay ganacsadahaas ayaa waxa uu keenay in weerar gaystay dhimasho lala beegsado Taliyihii Ciidanka Poliska ee somaliland oo hadda moottan muddo 25casho ah. kacdoonka dadka iyo qaybaha bulshada, ganacsatada iyo waliba ciidamada qaarkood ayaa maalinba maalinta ka danbaysa isa sootaraysa, iyadoo laba jeer Ciidanka somaliland lagu soo abaabulay inay weeraraan Puntland ayaa hadda ciidamada sarakiisha wadataa waxay ka gadoodeen sida la sheegay in la fashiliyay awooddooda ciidan oo markastaa inta la'abaabulo haddana dib loosoo ceshay tasoo hadda ay ugu wayntahay in ciidamadu aysan ku niyadsamen qaabka loo maalmulayo hogaankooda, Midda xigtaa waxa shaki wayn kala galay sarakisha ciidamada gudahooda, ka dib markii ay soo ifbaxeen in Beelaha ciidamada *****ga ahi oo ku jira dhinaca somaliland looga shakiyay in dagalka lala beegsanyo Puntland aysan daacad ka'ahayn, iyadoo deganka labada aag ay deggan yihiin dad reer Puntland ah, tasoo baa layiri Ciidamada laga soo abaabulay hargaysa iyo boorama ay shaki ka muujiyeen arrinkaasi, oo ay soo jeediyeen in sarakiisha *****ga ah oo kamid ah mamulka Somaliland laga saaro dagaalka oo hargaysa lagu xanimo, markale ayay taasi muujisay ciidamada u dhashay *****ga ee kujira somaliland ay ka gadoodeen oo hadda ay joogaan Yagoori, halka kuwa laga soo ababaulay Hargaysa, saylac iyo Boorama ay iyaguna isku aruursadeen meesha looyaqaanno OOG. Wixii aqbaar ah ee kasoo kordha waannu soo gudbin doonaa insha allahu. Mahadsanidin Maxamed Yare Mudugonline.com
  6. Tell me then what was the point of this post, if indeed this is a clan hospital, would you rather that all those that fought in galgaduud regardless of clan should die? I would have wanted them working to build their town to detroying it. I would rather have had responsible leaders in Xamar stopping this madness. I would rather have people like you stop claiming to be from the area and do something for the ares.
  7. "^^^^^Well I guess so dee walaal, only it's going to be interesting to see what Abdulahi Yusuf and "family members" do if he's not chosen president. Claim that the conference is not legit?" Dear bro, It seems you are still stuck in the days of Afweyne when certain people couldnt seperate "family" and "government" LOL We have seen how long Arta has lasted, we have seen what happened to all the other "governments" in Mogadishu, whats needed is a power sharing system that takes into account everybody Puntalnd, Somaliland, Mogadishu and where ever you said you was from was it Dhusa Mareb or Kismayu?
  8. Guraad, what do you expect from this slime ball. He is a coward talking like he was something any way let them all talk, bunch of has beens.
  9. Puntland origins are clear, this was because of the civil war. Because this area which is quite large did not have an adminstration and because of the failure of the USC groups to share power with the rest of the country, the people decided to have self government. Puntland is federal state of the Somali republic. Its not as my brother from Ceel Buur claims an Abullahi Yusuf fiefdom. The state is there and is going no where. On the issue of renaming, the area has had many names however this one seems to fits just right, its not a diretional name, like Bari and its not a clan name like the old Mudug and MJTenia. Hooganka, you are hellucinating if you believe that Somali has not changed. Get over it open your eyes and know this that Puntland is here to stay.
  10. It seems the people of galgaduud will survive with out having to ask boontiland for neurosurgeons and such like. Never said they had to go to PUNTLAN [Correct spelling] However I wonder are they going to treat only QAYNYARES clans folk up in DAYNIILE hospital or the other poor folk as well will you enlighten us dear HOOGANKA? You should complain about the CLAN Hospital in the clan dominated area of Mogadishu, shame so far away from nationalism Somalis in galgaduud will survive your old man or your accusations. Oh no you not saying what I think are you???
  11. HORN AFRIQUE, what ever makes you happy bro, LOL He is at the head of the table, he is wearing a hat he is in control lol. What matters is the new government being formed. And not who is drinking KOKO or mineral water.
  12. Hooganka, It seems that you are improving by the minute. Now that we agree that Puntland exists and that it has been a success lets look at the points you have raised. The people of South Mudug did not chose to be part of the administrational Garowe, that was their choice entirely and for their own reasons, unlike the people of Nugaal and Sool for example who sent their elders to the Growe conference which established the state. Puntland came about in 1998 a full seven years since the end of central government; the people of the North East waited in vain for a united Somalia however the failure of the numerous conferences and the continuing blood letting in the south convinced them that they could wait no longer. What where they to do, wait and wait for the Mogadishu or join the secession of Hargaysa. No they chose the creation of their own local government staying within the Somali national framework. And as you have stated it has worked. Lets now think hypothetically what would have happened if Puntland 1. Claimed to be a national government for the whole of Somalia with its new capital in Garowe 2. Armed by Ethiopia and with Ethiopian troops backing attacked the south with the aim of unifying Somalia by force. 3. Broke away from the rest of Somalia and declared it a new republic. To me all of these options would have been disastrous and would have fuelled even more conflict. On Abdullahi Yusuf, He is the president of Puntland and neither its creator nor its future, he is the leader some agree with him a lot don’t. If Abdullahi dies and Mohamed Abdi Hashi becomes president then I will support him. And you will accuse me of supporting my uncle. LOL
  13. News from Radio Las Ano Puntland oo aad ugu degdegaysa dagaal isla markaana aan dhowreyn wada tashiga hogaamiyeyaasha beelaha SSC ee ku aadan xaalada cakiran ee ciidamada is hor fadhiya Jimce, January 16 2004 "Magaalada Lascaanod waxaa laga qabtay wax weyn, dadkuna waa puntland laakiin mas'uulinta Puntland waxaad moodaa inaysan ka fiirsanayn ficilada keli taliska ah ee ay ku maamulayaan khilaafka ka jira degaanka ee ah ciidamada dhawaan laga soo diray Hargeysa sidii looga saari lahaa degaanka, isla markaana looga baajin lahaa beelaha Deriska ah iskudhac aan faa'iidooyin badan laga dhaxlayn." Sidaas waxaa yiri CABDI CASAYR oo ka mid ah duqayda beelaha dega magaalada Lascaanod ee aad ugu ololeynaya soo afjaridda dhibka ka jira degaanka Sool. Cabdi Casayr waxa uu RadioLascaanod u sheegay in Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland uu saaka khudbad ka jeediyey magaalada Lascaanod, wuxuuna ku baaqay in la dareero oo dagaal la qaado. Taasi haddii aanu nahay odayada degaanka nama soo dhaweyn, waxaadna moodaa inay ka muuqato abuurid colaad aanu wasiirku garanayn cawaaqib xumada ay wadato. Sidoo kale mar Radio Lascaanod wax ka weydiiyey GUDDOOMIYAHA GOBOLKA SOOL Mudane IBRAHIM JAMAC DAAD waxa uu yiri: "Dawladda Puntland waxa looga baahan yahay inay taageero dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo wada tashi ku dhisan ay ku wado arrimaha nabadgelyada ee gobolka, isla markaana aysan fursad siin askariga jecel inuu dagaal dhaco oo ah waxa keliya ee uu wanaajiyo. Waxaa lagama maarmaan ah in mas'uulinta gobolka ee ka kooban maamul iyo odayaal fursad la siiyo ballaadhan oo ay arrimaha ku maamulaan iyo dhaqaale ay hawsha ku socodsiiyaan, isla markaana aan waqtiga la soo gaabin." Dawladda Puntland iyo mas'uulintooda waxa ay in dhaweydba hawlo wax ku ool ah oo ku aaddan dhinaca maamulka ka wadeen gobolka Sool caasimadiisa ee Lascaanod. Dadweynahu dibad iyo gudaba 100% aad ayuu u soo dhaweeyey, waxaase walaac badan laga muujinayaa in dawladdu ay horseeddo dhibaato weyn oo degaanka iyo deriskaba waxyeelo u ah iyaga oo xoog wax ku wada iyo wada tashi la'aan aysan siinayn mas'uulinta Gobolka iyo Odayada degaanka. Dawladda Puntland waxa ilaa hadda ay ka qabatay magaalada Lascaanod keliya dhawr arrimood sida banaynta guryihii dawladda ee dadku degay, dhismaha xabsiga Lascaanod, dayactirka garoomada Ciyaaraha, iyo sugidda nabadgelyada iyo kala dambaynta. Waxaa dhiman in maamulka lagu baahiyo gobolka Sool oo dhan. Waxaa dhiman in gobolada kale ee Cayn iyo Sanaag sidaas oo kale waxqabad looga hirgeliyo. Waxaa dhiman in dad badan oo shilimaad ka heli jiray dhianca Hargeysa dhaqan celin iyo horumar la tuso, iwm. Isimada Habarjeclo waxa ay soo saareen baaq nabadeed oo ay ku caddaynayaan inaysan ka raalli ahayn waxa uu wado Calooshii u shaqaystaha weyn ee Fu'ad Adan Cadde iyo madaxweynaha maamulka Hargeysa , isla markaana ay aad uga soo horjeedaan in degaanka nabadgelyadiisa lagu dumiyo siyaasad aan aqoon iyo dan midna ku fadhiyin oo mas'uuliyad daro ka muuqato. Waxa sidoo kale ay baaqaas ugu baaqeen beelaha SSC iyo dawladda Puntland in dadku walaalo yahay, lana sii wado walaaltinimadii iyo wada noolaashihii. Waxaa aad moodaa in wasiirada Puntland ee ku sugan Caasimada Sool ee Lascaanod ay ku xisaabtamayaan mudada ay sii joogi karaan magaalada si ay shaqooyinkoodii ugu noqdaan, taas oo aad moodo inay ficilkooda iyo abaabulkooda uu ka muuqdo, keeni kartana inay si fudud go'aano u gaadhaan iyaga oo waqtiga ku xisaabtamaya laakiin aan ku xisaabtamayn muddada xalka dhibaatooyinkani u baahan yihiin. Ugu dambayntii waxa mas'uulinta Gobolka Sool oo ugu horeeyo Guddoomiyaha Gobolku mudane IBRAHIM JAMAC DAAD ka codsanayaan dawladda Puntland iyo mas'uulintooda inay hawsha u daayaan maamulka Gobolka iyo odayada degaanka. Waxaa sidoo kale looga baahan yahay in dawladda Puntland ay xoogga saarto dhinaca diblomaasiyadda oo ay dhaqaale ku bixiso sidii hawshan si nabadgelyo ah loogu soo afjari lahaa, iyada oo ciidanka Militariga ah ee Puntland ee jooga lascaanod aysan ficil ku dhaqaaqayn iyaga oo aan kalatashan isla markaana wargelin maamulka Gobolka. Waxaa maamulka gobolku iyo dadweynuhu aad u soo dhaweeyeen sida hufan ee Guddoomiyaha ciidanka Boolisku mudane C/risaq Maxamud Yusuf uu hawsha u wado, iyo sida uu ula tashanayo maamulka gobolka, isla markaana uu u sugay ammaanka degaanka. Ciidanka Booliska oo hawshooda sidaas u sii wata iyo maamulka iyo odayada oo diblomaasiyad iyo dhaqaale ku maamula khilaafka ayaa ah waxa keliya ee xal u noqon kara dhibka degaanka ka jira, iyo aayaha shacabka iyo Dawladda Puntland iyo beelaha deriska ah intaba. Ahmed M Hassan Isha Warka:RadioLascaanod.
  14. Hoogaanka, Bro my elations live in Mogadishu and even my younger sibling is there so I have nothing but love for the capital of the Somali's Its a beautiful town just full of dumb leaders.
  15. Horn, Abdiqasin knows diplomacy or has truth caught up with my man at last, wasent it he who was branding the conference, against our religion, our dignity our Arabic language? Wasent it Abdiqasin who sentanced Xasan Abshir[Former PM] and Deerow[Former Speaker] to death, why is he sitting with them in a hotel in Kenya? Abdullahi was there from the beginning nothing has changed dear boy the only change is Abdiqasin's ever shifting alliances, Musa Sudi Yesterday today who knows Mohamed Dheree. Unlike you people I thought this picture was good as long as it leads to a real government and not the 13 fake USC governments of the past LOL. So your parents where born in Galkacyu, so what, what has that got to do with anything here? There are Jareerweyn tribes men who live in Burtinle and Bacadweyn today and are treated very well. Last year the Puntland police executed a muredrer who killed a Jareer man in Galkacyu, no body cared that he [MURDERER] was from the same clan as Ina Yey, the law is tha law. However dipolmat and saint Abdiqasins, clan control and keep in Bondage people in Barawa, Marka to name just a few places. Hoganka, I am a Puntlander first dear boy, its like me washing my neibours house while mine is a dump, priorities dear boy exist in the REAL WORLD.
  16. Horn Afrique, Thanks for the correction bro. HOgaanka, You seem to be talking in ridles dear boy "The only reason they are there is clan, and god willing the people of sool will weigh the overlordship of yusuf with atleast the attempts at democracy in somaliland and the spirit of the times in the WHOLE OF SOMALIA" Hooganka dear brother, the people of Puntland are part of Somalia, just like Texas is part of the US and Queensland is part of Australia. However you seem to mix up seperation or secession with federalism or decentralisation of government, I suggest you read up on it. Also the fact that Puntland works makes your argument a tad bit silly, it is more successful than the whole of central/south Somalia, its cities and regions are amongst the most peaceful the former republic, even in Las Ano with all the talk of war produced less casualties than Ceel Buur, Beled weyne, Kismayu and Mogadishu in the same period. SOOL is part of the Somali republic, its people are supporters of a united Somali state and that is the main reason they support Puntland, however they are also part of the same clan as the rest of BARI, MUDUG AND NUGAAL regions remember dear boy, that some of the most powerful figures in Puntland today are from SOOL, SANAG AND AYN. However it suits your own ego to believe that Puntland is the creation of one evil doer and exists for that one man, its a very infentile, simplistic and irrational argument, but all you have offered so far is of that nature. You wish us to believ that Abdullahi Yusuf is a pathetic failure, yet he can single handedly creat a new state built on a new system of government and then maintain that state all on his own, what a failuer indeed.
  17. might happen one day, but Puntland has soo much land that it does not need any more. See bro your still thinking inside the box. However it seems that you have no love for the people of Ceel Buur as you would, help them, shame if this continues we might send Colonel Af gaduud to bring order to Ceel Buur, but its not in our catchment area, shame?
  18. The point is? The situation is getting desperate dear lad. LOL Xamar is beautiful apart from the broken buildings its nice.
  19. Hooganka, I am a Somali a supporter of the Puntland state and my allegiance is to the people of Puntland first. You are Somali who lives in cloud cucko land, what do you stand for dear lad cause hell I dont have a clue. Ayoub, Bro Sool, Sanag and Cayn,Bari , Nugaal and North Mudug constitute a single state the Puntland state. weither geographic, or clan heredetery its true. Its easy to understand this is between two states one which is for the new Somalia and one for the Colonial legacy.
  20. Brother Hooganka, you are consistantly wrong, you asked bout Puntland and was given a frank answer. If you call it Bari, Somalia or Occupied Terretories thats your business and opinion it dosent carry much weight with the people of the state.However as you know the regions or state name is Puntland, its people and enemies call it Puntland. The people of Puntland have worked hard and prospered in the time of war because they took care of local priorities thats why over 20 locations, cities to villages have Electricity and telephone infrestructure, Bossaso, Galkacyu have become big cities and Garowe has benefited from being state capital. While we are all Somali's why does Burtinle and Carmo have better infrustructure than Hobyo, a port town with potential? Why has Bossaso seen such growth in Compariosn to Haradhere. Dear boy its simple one region has a system of governement the other does not. Brother your simplistic arguments about Ethiopia and warlords are getting boring, these warlords exist and everyone made pacts with Ethiopia, from Egal when Abdirashi Sharmarke was president, to the dictator Siyad Barre, the relationship with Ethiopia has always existed. Remember that the EPRDF was sponsored by the Somali state. Lets summarise this again, Abdullahi Yusuf is the president of the Somali federal state of Puntland its true dear lad so swallow 2 or 3 pills
  21. Nice building. I think the one in Hargaysa looked bigger. At least we are discussing architecture and not death, Thanks Bari_Nomad
  22. SOOL, SANAG,AYN are nothing to discuss, they are part of Puntland State of Somalia, weither be war or referendum they will remain part of the Somali republic. Now this dispute as I said long ago has nothing to do with people from dusty Galgaduud or Xamar or any other part of the globe. Its all about what the people of SOOL, SANAG and CAYN want, its about British colonial legacy and the unity of Somalia. Its not about two tribes fighting over a well.
  23. Why are they fighting and why are the young men dying. No authority just roaming clans, damn shame where are the elders and leaders?
  24. At least 21 fighters killed in Somalia clan clash -------------------------------------------------------------------------------- MOGADISHU, Jan 13 (Reuters) - At least 21 Somali fighters were killed when a long-running dispute between rival clans over grazing rights degenerated into clashes in the central town of Ceelbur, residents said on Tuesday. Elders who traditionally defuse tensions between younger clansmen failed to stop the confrontation, which broke out on Monday and persisted on Tuesday in the town, some 175 km (109 miles) northeast of the capital Mogadishu. The confrontation set members of the Murusade clan against fighters from the Duduble clan, both branches of a bigger clan known as ****** . Sources among the Murusade fighters said they had lost 13 men while the Duduble said eight of their men had been killed. Clan sources said more than 26 combatants were wounded. Residents said the clash was rooted in a dispute that has been rumbling for weeks over access to nearby wells for cattle in the arid area. The violence erupted as various Somali faction leaders met in Kenya to try to revive a stalled peace process for the country, carved into a patchwork of rival territories since the central government was overthrown in 1991.
  25. Damn right Puntlanders wrotte that Article I presume LOL