General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Hoggaamiyeyaasha kasoo jeeda Muqdisho oo shaley Nairobi shir ku yeeshay. February 26, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Cabdiqaadir Cashar Nadaara. Muqdisho, Soomaaliya. Siyaasadaha cusub ee uu iminka ku shaqeynayo Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed, ayaa waxaa ay isu soo dhoweynayaan hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee iminka ku jira dowlada federaalka, iyagoo si weyn markii hore uggu kala tagey mabda’ooda dhinaca siyaasadda. Cabdulaahi Yuusuf Axmed hadalkii uu dhowaan ka jeediyey magaalada Jowhar ayaa waxuu isu keenay hoggaamiyayaasha beelaha ****** , oo shaley kulan ay ku yeesheen magaalada Nairobi isku cafiyey, sheegayna iney meel ugga soo wada jeesan doonaan waxa ay ku tilmaameen siyaasadaha guracan ee lidiga ah beesha ay wakiilka ka yihiin. Hoggaamiyeyaasha beelaha ****** ee ku jira golaha wasiiradda ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa shaley kulan kooda waxa ay ku sheegeen iney isku cafiyeen, iyadoo kulan kaana ay ka qeyb galeen Xuseen Maxamed Ceeydiid, Cismaan Xasan Cali “Caato†Maxamed Qanyare Afrax, Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finishâ€, Eng Cadow, Muuse Suudi Yalaxow iyo xubno kale oo dhamaantood ka tirsan siyaasiyiinta beelaha ****** . Kulan kaasi oo si guud ay isugu yimaadeen ayaa si gooni ah waxaa isku cafiyey hoggaamiyayaal wax kala tabanayey, iyadoo si gooni ah ay isku cafiyeen Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finish†iyo Muuse Suudi Yalaxow, iyo Eng. Xuseen Maxamed Cadow, oo iyagu si gooni ah u fariistay. Waxaa sidoo kale iyana wada hadlay Xuseen Maxamed Ceeydiid, Cismaan Xasan Cali “Cismaan Caato†Maxamed Qanyare Afrax iyo xubno kale oo ka tirsan siyaasiyiinta beelaha ****** . Kulan kaasi shaley waxaa ay ku sheegeen iney meel ugga soo wada jeesan doonaan siyaasadaha ay ku tilmaameen iney dhan ka yihiin beesha ay hoggaamiyayaasha u yihiin, waxaana ay siyaasiyiintu ku balameen maanta iney kulan kaloo qada ah ku yeeshaan hoteel ku yaala magaalada Nairobi ka dibna ay saxaafadda la hadli doonaan. Waxaa sidoo kale hoggaamiyayaashu ka hadleen iney mowqif mideysan beelaha ****** xubnahooda kow iyo lixdanka “61â€ka ee ku jira baarlamaanku ay qaataan arrinta sida weyn loo sugayo ee ah keenista ciidamo shisheeye, oo uu baarlamaanka dhowaan ka fariisan doono, waxaa sidoo kale ay xubnahaasi ku dadaali doonaan sidii ay beelaha kale ugga dhaadhicin lahaayeen fekerkooda ay ku diidan yihiin in dalka ay yimaadaan ciidamo ka socda dalalka safka hore. Khudbada uu ka jeediyey Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed Magaalada Jowhar isagoo la hadlayey dadweyne fara badan oo reer Jowhar ah, ayaa waxaa iyana aragtiyo kala duwan ka bixiyey siyaasiyiinta, waxgaradka iyo xilibaanada iyagu ku sugan magaalada Nairobi. Hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee dadaalka ka wada magaalada Nairobi ayaa arrintoodani waxa ay ka danbeysay markii ay u arkeen madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi iney wadaan dadaalo ka dhan ah beesha ****** oo ay iyagu hoggaamiyaayaal u yihiin. Hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee iminka ku jira golaha wasiirada ayaa waxa ay iyagu si cad ugga hor yimaadeen codsi dhowaan uu u gudbiyey Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi, isagoo ka codsadey iney ku wehliyaan safarada iminka ay ku marayaan Ra’iisal Wasaaraha iyo Madaxweynuhu deegaano ka tirsan gobolada dalka Soomaaliya. Waxey si aan shuruudi ku jirin uggu soo dhoweeyeen garoonka Jome Kenyatta guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo soo dhoweyntiisu ay ka qeyb galeen dhamaan siyaasiyiinta beelaha ****** , hoggaamiyayaashooda oo iyagu u arkaya mabda ahaan in Shariifku uu markaa ka wanaagsan yahay siyaasadaha ay ku dhaqmayaan Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi. Kala qeyb sanaanta ku timid xubnaha sare ee dowlada ayaa waxaa ay dhibaato kale sii galineysaa howlihii dibu heshiisiinta, iyo rajadii laga sugayey dowlada federaalka Soomaaliya oo iyadu muddo laba sano ah dhismaheeda ay Soomaalidu u fadhiyeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Qaar ka mid ahaa xubnihii golaha wasiirada ee dowlada federaalka Soomaaliya ee la socdey wafdiga Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo shaley gaarey magaalada Garoowe, ayaa la sheegayaa iney xaley ku sugnaayen magaaladaasi, ka dib markii la sheegay diyaaradihii ay wateen in laga buuxiyey ciidamo la sheegay in laga soo qaadey magaalada Jowhar, maanta ayey sugayaan wafdigaasu iney diyaarad ugga timaado magaalada Garoowe si halkaa looga qaado.
  2. Hoggaamiyeyaasha kasoo jeeda Muqdisho oo shaley Nairobi shir ku yeeshay. February 26, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Cabdiqaadir Cashar Nadaara. Muqdisho, Soomaaliya. Siyaasadaha cusub ee uu iminka ku shaqeynayo Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed, ayaa waxaa ay isu soo dhoweynayaan hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee iminka ku jira dowlada federaalka, iyagoo si weyn markii hore uggu kala tagey mabda’ooda dhinaca siyaasadda. Cabdulaahi Yuusuf Axmed hadalkii uu dhowaan ka jeediyey magaalada Jowhar ayaa waxuu isu keenay hoggaamiyayaasha beelaha ****** , oo shaley kulan ay ku yeesheen magaalada Nairobi isku cafiyey, sheegayna iney meel ugga soo wada jeesan doonaan waxa ay ku tilmaameen siyaasadaha guracan ee lidiga ah beesha ay wakiilka ka yihiin. Hoggaamiyeyaasha beelaha ****** ee ku jira golaha wasiiradda ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa shaley kulan kooda waxa ay ku sheegeen iney isku cafiyeen, iyadoo kulan kaana ay ka qeyb galeen Xuseen Maxamed Ceeydiid, Cismaan Xasan Cali “Caato†Maxamed Qanyare Afrax, Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finishâ€, Eng Cadow, Muuse Suudi Yalaxow iyo xubno kale oo dhamaantood ka tirsan siyaasiyiinta beelaha ****** . Kulan kaasi oo si guud ay isugu yimaadeen ayaa si gooni ah waxaa isku cafiyey hoggaamiyayaal wax kala tabanayey, iyadoo si gooni ah ay isku cafiyeen Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finish†iyo Muuse Suudi Yalaxow, iyo Eng. Xuseen Maxamed Cadow, oo iyagu si gooni ah u fariistay. Waxaa sidoo kale iyana wada hadlay Xuseen Maxamed Ceeydiid, Cismaan Xasan Cali “Cismaan Caato†Maxamed Qanyare Afrax iyo xubno kale oo ka tirsan siyaasiyiinta beelaha ****** . Kulan kaasi shaley waxaa ay ku sheegeen iney meel ugga soo wada jeesan doonaan siyaasadaha ay ku tilmaameen iney dhan ka yihiin beesha ay hoggaamiyayaasha u yihiin, waxaana ay siyaasiyiintu ku balameen maanta iney kulan kaloo qada ah ku yeeshaan hoteel ku yaala magaalada Nairobi ka dibna ay saxaafadda la hadli doonaan. Waxaa sidoo kale hoggaamiyayaashu ka hadleen iney mowqif mideysan beelaha ****** xubnahooda kow iyo lixdanka “61â€ka ee ku jira baarlamaanku ay qaataan arrinta sida weyn loo sugayo ee ah keenista ciidamo shisheeye, oo uu baarlamaanka dhowaan ka fariisan doono, waxaa sidoo kale ay xubnahaasi ku dadaali doonaan sidii ay beelaha kale ugga dhaadhicin lahaayeen fekerkooda ay ku diidan yihiin in dalka ay yimaadaan ciidamo ka socda dalalka safka hore. Khudbada uu ka jeediyey Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed Magaalada Jowhar isagoo la hadlayey dadweyne fara badan oo reer Jowhar ah, ayaa waxaa iyana aragtiyo kala duwan ka bixiyey siyaasiyiinta, waxgaradka iyo xilibaanada iyagu ku sugan magaalada Nairobi. Hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee dadaalka ka wada magaalada Nairobi ayaa arrintoodani waxa ay ka danbeysay markii ay u arkeen madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi iney wadaan dadaalo ka dhan ah beesha ****** oo ay iyagu hoggaamiyaayaal u yihiin. Hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee iminka ku jira golaha wasiirada ayaa waxa ay iyagu si cad ugga hor yimaadeen codsi dhowaan uu u gudbiyey Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi, isagoo ka codsadey iney ku wehliyaan safarada iminka ay ku marayaan Ra’iisal Wasaaraha iyo Madaxweynuhu deegaano ka tirsan gobolada dalka Soomaaliya. Waxey si aan shuruudi ku jirin uggu soo dhoweeyeen garoonka Jome Kenyatta guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo soo dhoweyntiisu ay ka qeyb galeen dhamaan siyaasiyiinta beelaha ****** , hoggaamiyayaashooda oo iyagu u arkaya mabda ahaan in Shariifku uu markaa ka wanaagsan yahay siyaasadaha ay ku dhaqmayaan Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi. Kala qeyb sanaanta ku timid xubnaha sare ee dowlada ayaa waxaa ay dhibaato kale sii galineysaa howlihii dibu heshiisiinta, iyo rajadii laga sugayey dowlada federaalka Soomaaliya oo iyadu muddo laba sano ah dhismaheeda ay Soomaalidu u fadhiyeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Qaar ka mid ahaa xubnihii golaha wasiirada ee dowlada federaalka Soomaaliya ee la socdey wafdiga Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo shaley gaarey magaalada Garoowe, ayaa la sheegayaa iney xaley ku sugnaayen magaaladaasi, ka dib markii la sheegay diyaaradihii ay wateen in laga buuxiyey ciidamo la sheegay in laga soo qaadey magaalada Jowhar, maanta ayey sugayaan wafdigaasu iney diyaarad ugga timaado magaalada Garoowe si halkaa looga qaado.
  3. Hoggaamiyeyaasha kasoo jeeda Muqdisho oo shaley Nairobi shir ku yeeshay. February 26, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Cabdiqaadir Cashar Nadaara. Muqdisho, Soomaaliya. Siyaasadaha cusub ee uu iminka ku shaqeynayo Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed, ayaa waxaa ay isu soo dhoweynayaan hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee iminka ku jira dowlada federaalka, iyagoo si weyn markii hore uggu kala tagey mabda’ooda dhinaca siyaasadda. Cabdulaahi Yuusuf Axmed hadalkii uu dhowaan ka jeediyey magaalada Jowhar ayaa waxuu isu keenay hoggaamiyayaasha beelaha ****** , oo shaley kulan ay ku yeesheen magaalada Nairobi isku cafiyey, sheegayna iney meel ugga soo wada jeesan doonaan waxa ay ku tilmaameen siyaasadaha guracan ee lidiga ah beesha ay wakiilka ka yihiin. Hoggaamiyeyaasha beelaha ****** ee ku jira golaha wasiiradda ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa shaley kulan kooda waxa ay ku sheegeen iney isku cafiyeen, iyadoo kulan kaana ay ka qeyb galeen Xuseen Maxamed Ceeydiid, Cismaan Xasan Cali “Caato†Maxamed Qanyare Afrax, Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finishâ€, Eng Cadow, Muuse Suudi Yalaxow iyo xubno kale oo dhamaantood ka tirsan siyaasiyiinta beelaha ****** . Kulan kaasi oo si guud ay isugu yimaadeen ayaa si gooni ah waxaa isku cafiyey hoggaamiyayaal wax kala tabanayey, iyadoo si gooni ah ay isku cafiyeen Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finish†iyo Muuse Suudi Yalaxow, iyo Eng. Xuseen Maxamed Cadow, oo iyagu si gooni ah u fariistay. Waxaa sidoo kale iyana wada hadlay Xuseen Maxamed Ceeydiid, Cismaan Xasan Cali “Cismaan Caato†Maxamed Qanyare Afrax iyo xubno kale oo ka tirsan siyaasiyiinta beelaha ****** . Kulan kaasi shaley waxaa ay ku sheegeen iney meel ugga soo wada jeesan doonaan siyaasadaha ay ku tilmaameen iney dhan ka yihiin beesha ay hoggaamiyayaasha u yihiin, waxaana ay siyaasiyiintu ku balameen maanta iney kulan kaloo qada ah ku yeeshaan hoteel ku yaala magaalada Nairobi ka dibna ay saxaafadda la hadli doonaan. Waxaa sidoo kale hoggaamiyayaashu ka hadleen iney mowqif mideysan beelaha ****** xubnahooda kow iyo lixdanka “61â€ka ee ku jira baarlamaanku ay qaataan arrinta sida weyn loo sugayo ee ah keenista ciidamo shisheeye, oo uu baarlamaanka dhowaan ka fariisan doono, waxaa sidoo kale ay xubnahaasi ku dadaali doonaan sidii ay beelaha kale ugga dhaadhicin lahaayeen fekerkooda ay ku diidan yihiin in dalka ay yimaadaan ciidamo ka socda dalalka safka hore. Khudbada uu ka jeediyey Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed Magaalada Jowhar isagoo la hadlayey dadweyne fara badan oo reer Jowhar ah, ayaa waxaa iyana aragtiyo kala duwan ka bixiyey siyaasiyiinta, waxgaradka iyo xilibaanada iyagu ku sugan magaalada Nairobi. Hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee dadaalka ka wada magaalada Nairobi ayaa arrintoodani waxa ay ka danbeysay markii ay u arkeen madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi iney wadaan dadaalo ka dhan ah beesha ****** oo ay iyagu hoggaamiyaayaal u yihiin. Hoggaamiyayaasha beelaha ****** ee iminka ku jira golaha wasiirada ayaa waxa ay iyagu si cad ugga hor yimaadeen codsi dhowaan uu u gudbiyey Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi, isagoo ka codsadey iney ku wehliyaan safarada iminka ay ku marayaan Ra’iisal Wasaaraha iyo Madaxweynuhu deegaano ka tirsan gobolada dalka Soomaaliya. Waxey si aan shuruudi ku jirin uggu soo dhoweeyeen garoonka Jome Kenyatta guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo soo dhoweyntiisu ay ka qeyb galeen dhamaan siyaasiyiinta beelaha ****** , hoggaamiyayaashooda oo iyagu u arkaya mabda ahaan in Shariifku uu markaa ka wanaagsan yahay siyaasadaha ay ku dhaqmayaan Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi. Kala qeyb sanaanta ku timid xubnaha sare ee dowlada ayaa waxaa ay dhibaato kale sii galineysaa howlihii dibu heshiisiinta, iyo rajadii laga sugayey dowlada federaalka Soomaaliya oo iyadu muddo laba sano ah dhismaheeda ay Soomaalidu u fadhiyeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Qaar ka mid ahaa xubnihii golaha wasiirada ee dowlada federaalka Soomaaliya ee la socdey wafdiga Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo shaley gaarey magaalada Garoowe, ayaa la sheegayaa iney xaley ku sugnaayen magaaladaasi, ka dib markii la sheegay diyaaradihii ay wateen in laga buuxiyey ciidamo la sheegay in laga soo qaadey magaalada Jowhar, maanta ayey sugayaan wafdigaasu iney diyaarad ugga timaado magaalada Garoowe si halkaa looga qaado.
  4. The despair of the ex warlord on the popular trip of the President. www.dayniile.com www.waagacusub.net www.hobyonet.com The above groups are starting trouble by creating fabricated quotes from the President and PM with the aim of creating fear specialy in Mogadishu. The Somali BBC lead by Yusuf Garad ignores the land trip between Jowhar and Beledweyne. This was a ****** move since websites like Hiiraan.com and online Radio Daljir covered this by providing both audio and visual evidance. Its funny to note how Abdiqasin never went to Beledweyne and Jowhar let alone travel by land. However his trip to Dhusa Mareb was covered well by the BBC. Anyhow its imported that they all come out and like the PM said "we will teach them politics"
  5. The despair of the ex warlord on the popular trip of the President. www.dayniile.com www.waagacusub.net www.hobyonet.com The above groups are starting trouble by creating fabricated quotes from the President and PM with the aim of creating fear specialy in Mogadishu. The Somali BBC lead by Yusuf Garad ignores the land trip between Jowhar and Beledweyne. This was a ****** move since websites like Hiiraan.com and online Radio Daljir covered this by providing both audio and visual evidance. Its funny to note how Abdiqasin never went to Beledweyne and Jowhar let alone travel by land. However his trip to Dhusa Mareb was covered well by the BBC. Anyhow its imported that they all come out and like the PM said "we will teach them politics"
  6. The despair of the ex warlord on the popular trip of the President. www.dayniile.com www.waagacusub.net www.hobyonet.com The above groups are starting trouble by creating fabricated quotes from the President and PM with the aim of creating fear specialy in Mogadishu. The Somali BBC lead by Yusuf Garad ignores the land trip between Jowhar and Beledweyne. This was a ****** move since websites like Hiiraan.com and online Radio Daljir covered this by providing both audio and visual evidance. Its funny to note how Abdiqasin never went to Beledweyne and Jowhar let alone travel by land. However his trip to Dhusa Mareb was covered well by the BBC. Anyhow its imported that they all come out and like the PM said "we will teach them politics"
  7. naha Beelaha ****** uga jira Dowlada federaalka kmg-ka Soomalaiyeed oo ka horjeestay Socdaalkii C/laahi Yuusuf ee Soomaaliya iyo Hadal uu jeediyay February 26, 2005 -------------------------------------------------------------------------------- Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi oo xarun u ah dalka KEnya ayaa sheegaya in xubnaha dowlada federaalka uga jira Beelaha ****** ay go’aan adag oo ka dhan ah madaxweynaha dowlada federaalka ay ka qaateen hadal dhowaan ka soo yeeray madaxweynaha, markii uu tagay Magaalada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeelaha dhexe. Wararka ayaa sheegaya in xubno ay ka mid yihiin Muuse Suudi Yalaxoow, Cusmaan Xasan Cali (Caato), Maxéd Qanyare Afrax, Xuseen Maxamed Caydiid, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish), Maxamed Jaamac Furux, Bootaan Ciise Caalin, Cumar Xaashi Aadan iyo Xubno kale oo ku jira dowladda Federaalka ah kana soo jeeda beeshaas ayaa shalay kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Nayroobi kaasoo ay uga hadlayeen xaaladda cusub ee xilligaan ka taagan Soomaaliya gaar ahaan ciidamada la sheegay in Soomaaliya la keenayo. Kulankaan oo uu shir guddoominayey Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa waxaa isku marxabeeyey amaba isku gacan qaaday Muuse Suudi Yalaxoow iyo Cumar Filish oo halkaas si niyadsan ugu heshiiyey. Maanta ayaa la filayaa inay go’aan mideysan ay ka soo saaraan arrinta ciidamada shisheeye iyadoo la sheegay inay gebi ahaanba ka soo horjeesan doonaan beesha ****** in ciidamo safka hore la keeno Soomaaliya. Maxamed Cali Maxamud (Madka)
  8. naha Beelaha ****** uga jira Dowlada federaalka kmg-ka Soomalaiyeed oo ka horjeestay Socdaalkii C/laahi Yuusuf ee Soomaaliya iyo Hadal uu jeediyay February 26, 2005 -------------------------------------------------------------------------------- Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi oo xarun u ah dalka KEnya ayaa sheegaya in xubnaha dowlada federaalka uga jira Beelaha ****** ay go’aan adag oo ka dhan ah madaxweynaha dowlada federaalka ay ka qaateen hadal dhowaan ka soo yeeray madaxweynaha, markii uu tagay Magaalada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeelaha dhexe. Wararka ayaa sheegaya in xubno ay ka mid yihiin Muuse Suudi Yalaxoow, Cusmaan Xasan Cali (Caato), Maxéd Qanyare Afrax, Xuseen Maxamed Caydiid, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish), Maxamed Jaamac Furux, Bootaan Ciise Caalin, Cumar Xaashi Aadan iyo Xubno kale oo ku jira dowladda Federaalka ah kana soo jeeda beeshaas ayaa shalay kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Nayroobi kaasoo ay uga hadlayeen xaaladda cusub ee xilligaan ka taagan Soomaaliya gaar ahaan ciidamada la sheegay in Soomaaliya la keenayo. Kulankaan oo uu shir guddoominayey Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa waxaa isku marxabeeyey amaba isku gacan qaaday Muuse Suudi Yalaxoow iyo Cumar Filish oo halkaas si niyadsan ugu heshiiyey. Maanta ayaa la filayaa inay go’aan mideysan ay ka soo saaraan arrinta ciidamada shisheeye iyadoo la sheegay inay gebi ahaanba ka soo horjeesan doonaan beesha ****** in ciidamo safka hore la keeno Soomaaliya. Maxamed Cali Maxamud (Madka)
  9. naha Beelaha ****** uga jira Dowlada federaalka kmg-ka Soomalaiyeed oo ka horjeestay Socdaalkii C/laahi Yuusuf ee Soomaaliya iyo Hadal uu jeediyay February 26, 2005 -------------------------------------------------------------------------------- Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi oo xarun u ah dalka KEnya ayaa sheegaya in xubnaha dowlada federaalka uga jira Beelaha ****** ay go’aan adag oo ka dhan ah madaxweynaha dowlada federaalka ay ka qaateen hadal dhowaan ka soo yeeray madaxweynaha, markii uu tagay Magaalada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeelaha dhexe. Wararka ayaa sheegaya in xubno ay ka mid yihiin Muuse Suudi Yalaxoow, Cusmaan Xasan Cali (Caato), Maxéd Qanyare Afrax, Xuseen Maxamed Caydiid, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish), Maxamed Jaamac Furux, Bootaan Ciise Caalin, Cumar Xaashi Aadan iyo Xubno kale oo ku jira dowladda Federaalka ah kana soo jeeda beeshaas ayaa shalay kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Nayroobi kaasoo ay uga hadlayeen xaaladda cusub ee xilligaan ka taagan Soomaaliya gaar ahaan ciidamada la sheegay in Soomaaliya la keenayo. Kulankaan oo uu shir guddoominayey Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa waxaa isku marxabeeyey amaba isku gacan qaaday Muuse Suudi Yalaxoow iyo Cumar Filish oo halkaas si niyadsan ugu heshiiyey. Maanta ayaa la filayaa inay go’aan mideysan ay ka soo saaraan arrinta ciidamada shisheeye iyadoo la sheegay inay gebi ahaanba ka soo horjeesan doonaan beesha ****** in ciidamo safka hore la keeno Soomaaliya. Maxamed Cali Maxamud (Madka)
  10. 1- Last week the whole government was painted as one that did not enjoy the support of the people. The President was supposed to be a coward who could not go beyound his home region. 2- Many argued why do we need FT troops, when our millitia can disarm easily. 3- The president and PM did not want to go to the capital Mogadishu.... Since The leaders of the country visited Jowhar, and were greeted by thousands of people. They stayed the night then travelled by land from Jowhar through Buul Burde, to Hiiraan's capital Beledweyne. Again thousands of Somali citizen's waited hours to meet them. Then to Garowe and it was the biggest welcome ever held in the capital of Puntland. In Jowhar the President has stated clearly he and the government are coming to the capital.. So what has the reaction of the "peace loving" ex warlords of Xamar and their supporters like Dayniile.com , BBC-Garad and some on SOL like, Juma?
  11. 1- Last week the whole government was painted as one that did not enjoy the support of the people. The President was supposed to be a coward who could not go beyound his home region. 2- Many argued why do we need FT troops, when our millitia can disarm easily. 3- The president and PM did not want to go to the capital Mogadishu.... Since The leaders of the country visited Jowhar, and were greeted by thousands of people. They stayed the night then travelled by land from Jowhar through Buul Burde, to Hiiraan's capital Beledweyne. Again thousands of Somali citizen's waited hours to meet them. Then to Garowe and it was the biggest welcome ever held in the capital of Puntland. In Jowhar the President has stated clearly he and the government are coming to the capital.. So what has the reaction of the "peace loving" ex warlords of Xamar and their supporters like Dayniile.com , BBC-Garad and some on SOL like, Juma?
  12. 1- Last week the whole government was painted as one that did not enjoy the support of the people. The President was supposed to be a coward who could not go beyound his home region. 2- Many argued why do we need FT troops, when our millitia can disarm easily. 3- The president and PM did not want to go to the capital Mogadishu.... Since The leaders of the country visited Jowhar, and were greeted by thousands of people. They stayed the night then travelled by land from Jowhar through Buul Burde, to Hiiraan's capital Beledweyne. Again thousands of Somali citizen's waited hours to meet them. Then to Garowe and it was the biggest welcome ever held in the capital of Puntland. In Jowhar the President has stated clearly he and the government are coming to the capital.. So what has the reaction of the "peace loving" ex warlords of Xamar and their supporters like Dayniile.com , BBC-Garad and some on SOL like, Juma?
  13. Khudbadihii ay jeediyeen Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisl wasaare Cali Maxamed Geeddi Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisulwasaare Geedi ayaa maanta kala hadlay reer Puntland meel fagaaro ah oo ay isugu soo baxeen maagalada garowe. C/llaahi Yuusuf ayaa waxa uu sheegay in ujeedada socdaalkooda ay ku kala bixnayaan qeybo ka mid ah wadanka Soomaaliya in ay tahay gaarsiinta gobolada dalka Soomaaliya barnaamijka xukuuumadda ee 5 sano ee soo socota. Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha oo la hadlayay dadka reer Puntland oo maanta isugu soo baxay meel fagaaro ah ayaa waxa ay weydiinayeen in ay doonayaan in dalka lagu soo celiyo nabad, in la keeno dalka ciidamo shisheeye oo hubka dhigis sameeya iyo in ay taageersan yihiin DFKMG ayaa dadweynihii waxa ay taagereen fikirkii ay u soo jeediyeen madaxweynha iyo Cali Geeddi iyagoo balan qaaday in ay la shaqeyn doonaan Dowladda Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha Federaalka Soomaaliyeed, Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in dadweynaha reer Muqdisho ay 98% doonayaan nabadda iyo dawladimada, hase yeeshee ay jiraan tiro yar oo dooneysa in ay wax xagal daaciso kuwaas oo leh dano siyaasadeed, waxaan ilaahay uga rajeyneynaa in uu ilaahay soo hanuuniyo “14 sano ee la soo dhaafay, waxba way ka socon waayeen dawladihii la doortay iyo shirarkiiba, shirkii Kenyase wuxuu kaga duwanaa in ay qaybaha siyaasadda iyo bulshadu ay u dhammaayeen†ayuu yiri Prof. Cali Maxamed Geeddi. “Ciidamada shisheeye waxay inoo ilaalinayaan waajibaad ay u cayintay dawladda Soomaaliyeed ee ma aha kuwa wax walba samayn doona, dalkana qabsan doona, waxaana hoggamin dona saraakiil Soomaaliyeed, waxay ilaalin doonaan goobaha dawladdu deggan tahay, gacan bay ka geysanaan hubka dhigista iyo dib u heshiisiinta†ayuu yiri prof. Cali Maxamed Geeddi. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  14. Somalia's Exiled Leaders Visit Homeland to Assess Move to Mogadishu By Alisha Ryu Nairobi 25 February 2005 For the first time since taking office last October in neighboring Kenya, the leaders of Somalia's government in exile are visiting their homeland, assessing conditions for moving the government to the Somali capital of Mogadishu. Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed and Prime Minister Mohammed Ali Gedi began their five-day, six-city tour in the town of Jowhar, about 90 kilometers north of Mogadishu. The two leaders arrived there late Thursday, as part of a fact-finding and confidence building trip for the new government. Because of security concerns in the Somali capital, the government has been based in Nairobi, Kenya since it was formed four months ago. In speeches, President Yusef focused on reassuring Somalis that a functioning government would be established in the country after 14 years of chaos and lawlessness. The president declined offers from leaders in Jowhar to temporarily host the government in their town. He insisted that the government must be seated in the capital to be seen as legitimate. He further vowed, "to thwart the efforts of the minority in Mogadishu who reject peace." Somalia has been without a government since 1991 when a coalition of warlords overthrew dictator Mohammed Siad Barre and then turned the Horn of African nation into a violent patchwork of fiefdoms. Despite the presence of several top Somali warlords as ministers in the new government, there has been no consensus about how to move the government safely to Mogadishu, where the warlords' well-armed militias still fight on a regular basis. President Yusef and Prime Minister Gedi are planning to visit the capital, where many people say they are eager to see a government take office. But some Somalis vehemently oppose the government's plan to deploy between five and 7500 peacekeepers from the African Union and the Arab League to pave the way. Some people oppose the idea of including Ethiopian soldiers in the African Union peacekeeping force. The two neighbors have bitter relations over long-standing territorial disputes and Somali claims that Ethiopia helped fuel the civil strife in Somalia by backing one of the country's factional leaders. Other Somalis, particularly hard-line Islamic clerics, reject the idea of deploying any foreign peacekeeping force on Somali soil. In early January, the head of the country's Supreme Council of the Islamic Courts, held a protest rally in Mogadishu calling on Somalis to prepare for a holy war against all foreign, non-Muslim, troops if they arrive in the country. A spokesman for the Addis Abba-based African Union, Desmond Orjiako, says his organization is prepared to contribute whatever the new Somali government needs to ensure its safe return. "For us here in the African Union, we believe it is in the interest of the people of Somalia that all the people embrace the government that is coming there. There is prospect for peace if all the people of Somalia embrace themselves and their neighbors because at the end of the day, they have to live in peace," Mr. Orjiako said. But a Brussels-based research organization, the International Crisis Group, has warned that if the concerns of Somalis are not adequately addressed, they could result in further violence. The group notes that the deployment of U.S. and U.N. peacekeepers in the early 1990s sparked some of the worst fighting in Somali history.
  15. Nigeria to deploy troops in Cote d'Ivoire, Congo, Somalia www.chinaview.cn 2005-02-26 00:39:26 LAGOS, Feb. 25 (Xinhuanet) -- Nigeria is to send troops to three troubled African countries -- Cote d'Ivoire, the Democratic Republic of the Congo and Somalia, the official News Agency of Nigeria (NAN) reported Friday. NAN quoted Nigerian President Olusegun Obasanjo as saying that the role of the military should not necessarily be that of waging wars, but maintaining peace globally like what happened in Liberia and Sierra Leone. "We may have to send troops to these countries in addition to what we have in other African countries and the Middle East. I believe that our soldiers are equal to the task," Obasanjo said on Thursday at the closing ceremony of the Nigerian Army training at the army training center in Nigeria's northwestern state of Niger. Obasanjo charged the soldiers to be ready for non-war operations which would involve making and keeping peace, saying that the military training should focus on world peace. Obasanjo, who is also current chairman of the African Union, promised that the training center which was abandoned for a long time would be equipped to ensure professionalism in the Nigerian Army. He said that in democracy the function of the military was to ensure defense and security as well as to make and keep peace in conflict areas. The Nigerian troops have played an important role in peacekeeping mission in Liberia, Sierra Leone and in the Middle East. Enditem
  16. ^^^^^^^ I agree with you 100% brother..
  17. The trip so far.. Jowhar Middle Shabelle Beledweyne Hiiraan Somalia Garowe Nugaal
  18. Soo dhawayntii abid ugu balaarnayd oo Garoowe lagu soo dhaweeyay Madaxda DFKS Posted to the Web Feb 25, 22:27 Garoowe:-Kumanaan qof iyo kumanaan gaari oo isugu jira xubnaha Dawladad Puntland oo uu hogaaminayo Madaxwaynaha Cadde iyo Wasiiradiisa iyo kunaan qof oo ka kala socda dhammaan Ururadaa Bulshada ayaa wafdiga DKFS ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Garoowe ee Kanook o ee u jira Magaalada 40KM dhanka waqooyi bari. Wafdiga uu hogaaminayo madaxwaynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed iyo Raysal wasaare Cali Maxamed Geedi oo ay waheliyaan qaar ka mid ah Golaha Wasiirada DFKS iyo Xubno katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo caga dhigtay garoonka diyaaradaha ee ku yaala Caasumada Puntland ee Garoowe.12:00 maqribnimo Madaxwaynaha ayaa markii uu ka soo dagay diyaaradii uu la socday ayuu intii uu san hadlin dadkii ayuu sheegay in ay soo socoto diyaaradii 2aad ee uu la socdo Raysal wasaare Cali Maxamed Geedi, qadar daqiiqado ah kadib ayaa waxaa soo caga dhigatay diyaaradii uu la socday Raysal wasaare Geedi. Madaxwaynaha DFKS C/laahi Yuusuf Axmed ayaa salaan ka qaatay cutubyo ka mid ah Ciidanka Booliis ka Puntland. Kadib markii uu madaxwaynuhu salaantii ka qaatay ayaa isaga iyo Raysal wasaare Geedi ay si wadajira u fuuleen meel taalo ah oo aad u qurux badan oo ay ka dul babanayaan Calanka- Soomaaliya halkaas oo ay ka salaameen kumanaan qof oo ka qayb qaadanayay soo dhawaynta DFKS. Madaxwaynaha iyo Wafdigii kalaba ayaa waxaa loo soo galbiyay Caasumada Garoowe halkaas ay tubnaayeen wadada laamiga ah ee dheer ee dhaxmarta magaalada gudaheeda kumanaan kun oo qof oo lulayay calanka Soomaaliya, Sawirada Madaxwaynaha iyo Raysal wasaaraha, waxayna ku dhawaaq ayeen soo dhawaada soo dhawaada Soomaaliya hanoolaato iyo hadal ku dhagyo aad u badan oo ay ku soo dhawaynayaan DFKS. Madaxwaynaha iyo Raysal wasaaraha iyo Wafdigii kalaba ayaa waxaa la geeyay xarunta Cilmi baarista Puntland (PDRC) halkaas oo si wayn loogu agaasimay soo dhawaynta Masuuliyiinta DFKS. Madaxwaynaha DG Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Janaraal Cadde) ayaa khudbad kooban ka soo jeediyay halkaasi, madaxwaynaha ayaa u sheegay wafidga ka socda DFKS ee uu hogaaminayo Madaxwayne C/laahi Yuusuf in Puntland ay diyaar u tahay in ay soo dhawayso oo la shaqayso DFKS, ayna aad ugu faraxsan yihiin in meelihii ay soo mareen si aad ah loogu soo dhaweeyay sida Magaalo oyinka Jawhar iyo Baladwayne iyo inta u dhaxaysaba. Madaxwayne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa isna halkaasi ka hadlay, wuxuuna ugu horayntii uu mahad ballaaran u soo jeediyay Maamulka Puntland iyo shacabkaba oo uu madaxwaynaha u yahay Cadde Muuse , sidi qaymaha badnayd ee ay u soo dhaweeyeen,wuxuuna raali galin ka bixiyay daahi taanka ay soo daaheen. Wuxuu si gaara uu ugu mahad celiyay Madaxwayna Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Janaraal Cadde) oo uu ku sheegay nin wax wayn ka badali kara Puntland, uuna u leeyahay aqoon aad u dheer oo gaarasa ilaa 50 sanadood. Madaxwayne C/laahi Yuusuf mar uu ka hadlaayay is badalkii ka dhacay Puntland ayuu aad ugu nuuxnuux saday in uu aad ugu farax san yahay doorashadii dimuqraadiga ahayd oo ka dhacday Puntland ee lagu doortay maamulka cusub ee aysan wax dhibaato ahi ka dhicin. Madaxwaynuhu wuxuu sheegay in ay mar ka cabsadeen in Puntland ay qul –qulado ka dhacaan, isagoo hal qabsi u soo qaatay dhibaatadii ka dhacday Puntland 2001-dii oo uu kuu sheegay mid aad u xumayd. Madaxwaynuhu mar uu ka hadlaayay u jeedada ay u yimaadeen ayuu sheegay in ay soo booqanayaan dalka ayna soo guurayaan isla markaasna ay u yimaadeen in ay ka qayb qaataan tacsidii Islaan Maxamed Islaan Muuse maadaama ay u suurtoobi waysay ina ay ka soo qayb galaan aaska Islaanka Allaha u naxariistee. Madaxwaynuhu wuxuu xusay in Caasumada Soomaaliya ay Muqdisho tahay hase ahaatee ay ka jirto amaan xumo ayna tahay markastaaba Caasumada Soomaaliya oo iyada mar kasta la tagi doono. Mar uu madaxwaynuhu ka hadlayay Ciidamada nabad ilaaliyaasha ah ee ay dalbadeen ayuu sheegay in ay jiraan dad kala qaaday Ciidamadii Africa oo yiri kuwa safka hore ma imaan karraan Soomaaliya, aniga ma garanayo u jeedada loo kala qaadayo Ciidamadaas, waad ogtihiin Nayroobi waxa ka socda in ay rag yiraahdeen yaan la keenin Ciidamada safka hore ma iyaka kaliya ayaa ah Soomaalida wax la waydiinayo, meelihii aan soo marnoo dhan waxay noo sheegeen in ay Dawlad Soomaaliyeed rabaan oo ay doonayaan in dalka la keeno Ciidamo nabad ilaaliyaal ah, idinkana waa la idin waydiin in aad rabtaan in ciidamo dalka la keeno iyo in kale. Intaas kadib ayaa waxaa loo dareeray casho sharaf loogu sameeyay isla xarunta PDRC wafidiga uu hogaaminayo madaxwaynuhu. Si kastaba ha’ahaatee maalinimada bari ah insha’allaah ayaa madaxwaynaha iyo Raysal wasaaruhu khudbad aad u dheer ka soo jeedin doonaan garoonka kubada cagta Istadio Mirre Awaare ee magaalada Garoowe. Axmed C/salaam Puntlandpost,Garoowe,J,F,Soomaaliya Contacts:loole25@hotmail.com
  19. Radio Daljir report from Garowe http://www.allpuntland.com/news/news_item.asp?NewsID=3695
  20. http://www.bbc.co.uk/somali/meta/tx/nb/somali_1800_au_nb.ram Yusuf Garad's BBC service miss out the Beledweyne and Hiiraan visit of the government today. Extracts of the President Abdullahi Yusuf's speech in Jowhar.
  21. Wefdigii C/llaahi Yuusuf oo gaaray B/weyne (Magaalooyinka Gaalkacyo & Garoowe oo lagaga diyaar garoobay soo dhoweynta wefdiga madaxweynaha) Waxaa gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan wefdigii uu hogaaminayey madaxweynaha dowladda FKMG ah ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf oo safaro ku marayey gobolo ka tirsan Soomaaliya, iyadoo wefdiga madaxweynaha oo ay galbinayaan in ka badan 70 baabuurta dagaalka ahi ay saaka ka ambabaxeen magaalada Jowhar iyaga oo maray waddada dhulka ah ee u dhexeysa Jowhar & B/weyne. Soo dhoweyn aad u ballaaran ayaa wefdiga loogu sameeyey magaalada B/weyne, waxaana isugu soo baxay soo dhoweynta wefdiga madaxweynaha dadweynaha ku dhaqan magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo halkaasina ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin u dhashay gobolka oo uu ku jiray wasiirka waxbarashada Cali C/llaahi Cosoble & Ugaaska beesha Xawaadle Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, iyadoo uu madaxweynuhuna la hadlay dadkii isugu soo baxay soo dhoweyntiisa, waxaana wefdiga madaxweynuhu ku hakanayaan magaalada B/weyne saacado. Wefdiga madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa la filayaa in ay B/weyne uga sii gudbaan magaalada Gaalkacyo, waxaana soo gaaray garoonka magaalada B/weyne dayuuradii wefdiga madaxweynaha u qaadi laheyd dhinaca magaalada Gaalkacyo oo ay kaga sii gudbayaan magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamul goboleedka Puntland. Socdaalka madaxweynaha uu ku marayo gobolada Soomaaliya oo qaadan doono 4 maalmood ayaa la filayaa in inta aanu Nairobi ku laaban in uu gaaro Baydhabo, lamana oga in wefdiga madaxweynaha ay soo gaarayaan magaalada Muqdisho.
  22. Waftigii Dawaladda wadaagga ah oo Jawhar,Beledweyne iyo Garowe isu soo maray... 25/2/05 Waftigii Dawaladda wadaagga ah oo Jawhar,Beledweyne iyo Garowe isu soo maray. Waftigaas oo sidaan horayba u ogeyn uu hoggaaminayey Madaxweynaha dawladda wadaagga ah ee Soomaaliya Mudane.C/llaahi Yuusuf Axmed,uuna kamidka ahaa raysul-wisaaraha Soomaaliya Mudane Prof.Cali Maxamed Geeddi iyo xubno golaha wasiirada,raysulwasaare kuxigeenno iyo xubno golaha baarlamaanka ay ka mid ahaayeen oo shalay tegay Magaalada Jowhar ee Magaala madaxda Shabeellaha Dhexe ayaa waxay saaka uga sii gudbeen iyagoo dhulka ku safray magaalooyin ay kamid yihiin Buuloberde iyo tuulooyin badan oo u dhexeeya Jawhar laga soo billaabo ilaa Beledweyne intaasna waxay shacabka Soomaaliyeed aad usoo dhoweeyeen dawladda. Safarkoodii lugta ahaa waxay ku yimaadeen magaala madaxda gobolka Hiiraan oo ay iyadana kala kulmeen soo dhoweyn heer sare ah. Magaalada Beled weyne yey waftigu markii dambe ee galinkii dambee Jimcadii kasoo raaceen diyaarad ay kusoo aadeen Garowe oo haddaba kusuganyihiin.Iyagoo sheegay iney uga sii gudbi doonaa meelo kale oo laga carrabaabay Bosaso,Baydhabo iyo Muqdisho. Waftigu meelihii ay soo mareen waxay dad weynaha uga jeediyeen khodbado qiira leh iyagoo sheegay iney lagama maarmaan tahay iney ummaddu uguntato sidii ay usoo ceshan lahayd qarannimadeedii oo huwan sharaftii ummadda. Waxay masuuliyiintu intaas ku dareen in loo baahanyahay in hubka layska dhigo,oo la walaaloobo wax walbana gacmaheenna ay ku jiraan inaan hagaagsanno iyo inaan xumaynaba. Waxay kaloo sheegeen ney lagama maarmaan tahay in ciiddammo hubka inaga dhiga la keeno dalka isla markaana inoo tababara maleyshiyaadka hubka laga dhigayo. Madax weyne C/llaahi Yuusuf iyo Prof.Geeddiba waxay sheegeen iney magaala madaxda Soomaaliyeed tahay Muqdisho ayna tagi doonaa xilliyada foodda inagu soo haysa. Axmed
  23. 10 safaaradood oo ay yeelan doonto DFKMG 25/2/05 Golaha wasiiradda ayaa isku raacay in ay yeelato DFKMG 10 safaradood oo kaliya. Wasiiradu waxa ay sheegeen in ay adagtay in la furo safaarado dhawr ah wakhtigan xaadirka ah sababo la xidhidha xaga dhaqaalaha awgeed. Safaaradaha la isku raacay in si rasmi ah loo furo waxaa ka mida UN, Maraykanka , Fransiiska , Talyaaniga , Masar , Ethiopia , Jabuuti , Kenya , Ugandha iyo Sucuudiga. Xilalka safiirnimada iyo agaasimayaasha ayaa la sheegan in lagu salayn doono qaabka 4.5 ee wax lagu qaybsaday. Dhan kale ,Dad aad u badan oo ka hayaamay qurbaha ayaa la sheegay in ay maalin walba hor tubanyihiin xafiisyadda madaxda DFKMG ah si ay uga helan jagooyin sar sare. Somalitribune
  24. SARAAKIISHA CIIDAMADA QALABKA SIDA OO MAANTA SHIR AY KU YEESHEEN HOTEL RAMADAAN KU TAAGEERAY DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA Somaliweyn.com (Muqdisho 24/02/05) Saraakiisha qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida Soomaaliya ayaa maanta shir ay ku yeesheen Hotelka Ramadaan ee magaalada Muqdisho ku taageeray Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo shaaca ka qaaday inay la shaqeynayaan isla markaana madaxda sarsare u hoggaansamayaan amaradooda, waxaana Saraakiisha oo gaareysa in ka badan 60-Sarkaal ay sheegeen inaan Sarkaal ama Ciidan lagu tilmaami karin shaqsi amar la’aan ka hadlaya fasax la’aan hadba xaalada uu dalku ku sugan yahay. G/lle Sare Cabdi Afrax Tifow oo ahaa shir Guddoonkii shirka Saraakiisha ayaa meesha ka saaray inaan hadalka ka soo yeeraya shaqsiyaad sheegtay inay ku hadlayaan magaca Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, «Ciidan laguma tilmaami karo kuwa meelaha ka qeylinaya ee ka hadlaya howl u taala madaxda sare ee Dowladda Federaalka, sharciga Ciidamadana ma qabo in Askari ama Sarkaal aan ogolaansho heysan uu ka hadlo xaalada dalku ku sugan yahay» ayuu yiri G/lle Sare Cabdi Afrax oo dhinaca kalena isagoo ka hadlayay arrinta Ciidamada shisheeye caddeeyay inay jiraan Ciidamo aanu carabaabin ay si gaar ah u diidan yihiin, balse go’aan ka gaarida arrintaasi ay u taalo madaxda Dowladda. Waa markii ugu horeysay oo Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ay si cad bannaanka u soo saaraan mowqifkooda Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo wixii ka dambeeyay dilalkii qorsheysnaa ee is daba jooga ah oo hore loogu geystay Saraakiil dhowr ah oo ka tirsan qeybaha Ciidamada Qalabka sida, waxayna Saraakiishan maanta kulanka yeelatay ee sida geesinimada leh mowqifkooda u shaaciyay dhiirigelin u tahay hannaanka nabad ku soo dabaalida Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho oo hoy u noqotay kooxaha ujeeddooyinka kala duwan leh ee ka mideysan inaanay Muqdisho gacanta u gelin Dowladda Federaalka iyo Hubka gacmaha shacabka ku jira laga qaado. Xafiiska somaliweyn ee Mugadishu somoginfo@somaliweyn.org
  25. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi Ballaaranaa ee la socday oo si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe Kumanaan dadweyne ah, Ciidamada Qalabka sida,Ciidamada Booliska, Maleeshiyooyinka beelaha,ardayda dugsiyada,Haweenka iyo Ururada Bulshada Mas’uuliyinta Maamulka Puntland iyo Marti sharaf kale ayaa Garoonka diyaaradaha ee Duleedka Magaalada Garowe waxay ku soo dhaweeyen Wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayna ka mid ahaayeen Prof. Cali Maxamed Geeddi, Wasiirka Maaliyadda, Kan Dastuurka iyo kuwa kale oo ka tirsan Labada Gole ee Dowladda KMG ah kuwaas oo Maalintii shalay socdaalka lugtoodi koowaad ka bilaabay Magaalada Jowhar ee Xaruunta shabeelaha Dhexe. C/llaahi Yuusuf oo Salaan Sharaf ka qaatay ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya kuwoodi ku sugan Garoowe, ayaa kadib waxaa uu gacan qaaday dadkii soo dhaweeyay oo ay ka mid ahaayeen Wasiirada Maamulka Puntlnad. Wafdigan ayaa waxaa loo diyaariyey baabuur fara badan oo landcruiser-ro ah, kuwaas oo ka badan ilaa 50, iyadoo dadweynaha safanaayeen garoonka Conoco oo ah Dhabaha wafdiga ku soo degeen iyo Magaalada garoowe. Wariyaasha ku sugan garoonka Conoco ee Garoowe oo Wafdiga ka degeen waxay leeyihiin soo dhaweyntan waa ka duwaneyd kuwii hore, Maxaa yeelay Madaxweynuhu Garoowe waxay u tahay deegaan sidaas darted waxaa si aan kala har lahayn u soo dhaweeyay beelaha ku dhisan Maamulkiisi hore ee Puntland. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo casho sharaf caawa looga sameeyay Magaalada Garoowe,isagoo berito lagu wado in dadweynaha kula hadlo garoonka kubadda Cagta ee Garoowe, maadaama xilli habeen ah ku aaday Magaalada. Waa markii ugu horeyso oo C/llaahi Yuusuf iyo Prof. Cali Maxamed Geeddi ay tagaan Garoowe tan iyo markoo jagooyinka ay haayan qabteen sanadkii hore, waxaana la sheegaya in socdaalka hadda ku joogan Garoowe qeyb ka yahay mid ay ku marayaan soomaaliya oo dhan marka laga reebo Kismaayo, Shabeelaha hoose, Gedo iyo Magaalada Caasimadda u ah soomaaliya ee Muqdisho. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com