General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Cali Xaaji Maxamuud (Cali Baashi) iyo Daqarre oo ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka oo ku soo laabay Nayroobi dorraad iyo 45 xildhibaan oo la filayay in ay raacaan guddoomiyaha oo 23 xildhibaan oo ka mid ahi ka raaceen Nayroobi guddoomiye Shariif Xasan. Ruunkinet 18/05/05 Xildhibaannada kala ah Cali Xaaji Maxamuud (Cali Baashi) iyo Daqarre oo ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa dorraad ku soo laabtay magaalada Nayroobi. Xildhibaannadan oo horay si weyn uga soo horjeeday siyaasadda madaxweynaha iyo ra'isul wasaare Geeddi ayaan haatan la hubin in ay ku biirayaan xildhibaanada Nayroobi ku sugan oo u diyaar ah in ay raacaan siyaasadda Madaxweyne Yuusuf iyo in kale. Labadan xildhibaan ayaa ka soo laabtay magaalada Muqdisho in kastoo ujeedada ay u yimaadeen magaalada Nayroobi aysan weli caddeen. Dhinaca kale, 23 xildhibaan ayaa raaday guddoomiyaha baarlamaanka ayadoo horey loo filayay in ay raacaan 45 xildhibaan sida uu ku waramayo wariyaha Ruunkinet u jooga magaalada Muqdisho. Koorumka la doonayo in xildhibaannada Xamar ku sugan gaaraan ayaa la sheegay in loo baahan yahay in uu noqdo 139 mudane ayadoo haatan la sheegay in ay dhan yihiin xildhibaannada Xamar ku sugan dhowr iyo sagaashan xildhibaan.
  2. Afhayeenadda xubnaha labada Gole ee Muqdisho oo ka gaabsaday tiradooda & Wasiirka cusub ee warfaafinta oo kashifay magacyada xubnaha Xamar ku sugan iyo tiradooda :: (157 Reads) Posted by webmaster on Wednesday, May 18, 2005 - 04:27 AM Wasiirka cusub ee waraafinta Maxamed Candi Xayir ayaa khashifay tirada dhabta ah ee xubnaha labada Gole uga sugan magaalada Muqdisho, kuwa jooga Nairobi, qaar kale oo ku firirsan gobollada dalka iyo inta ku maqan dibadda, wasiirka oo soo bandhigay guud ahaan xubnahaasi meelaha ay kala joogaan iyo magacyadooda ayaa waxaa xiiso lahayd inuu caddeeyo xubnaha ku sugan. KENYA WAXAA KU SUGAN: 153 xubnood MUQDISHO WAXAA KU SUGAN: 90 xubnood DALKA GUDIHIISA GOBOLLADA KALA DUWAN WAXAA KU KALA SUGAN: 17 xubnood DALKA DIBADDIISA WAXAA KU SUGAN: 13 xildhibaan TIRADA GUUD WAA 273: Iyo laba xildhibaan oo geeriyootay oo aan la buuxin xilkooda. Xubnaha Muqdisho ku sugan oo shir isugu yimid shalay Hotelka Saxafi ayaan weli sheegin tirada ay yihiin isla markaana afka ka dhowranaya inay sheegaan tiradooda, si loo ogaado, xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo afhayeen u ah Garabka Muqdisho ee dowladda Federaalka ayaa ka gaabsaday tirada ka soo qeyb gashay shirkii shalay ka dhacay Hotelka Saxafi, isagoo yiri: "Anig xogheyn ma ahi". Haddana wasiirka cusub ee Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir wuxuu xubnaha Muqdisho u soo bandhigay sida soo socota: Arrintan ayaa soo afjareysa muranka ka taagnaa in xubnaha Muqdisho ku sugan ay qaban karaan shir baarlamaan oo buuxin karaan kooram, waxayna u baahan yihiin haddii ay tiradani sax tahay inkastoo ay shalay ku soo biireen laba xildhibaan oo Baydhaba ka yimid in ku dhow 50 xildhibaan si ay kooram fadhi Baarlamaan ku ansixi karo u qabtaan.
  3. Nairobi: Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya oo baahisay liiska xildhibaanada Soomaaliya iyo goobaha ay ku kala sugan yihiin - Wednesday, May 18, 2005 at 15:38 Nairobi (AllPuntland)- Iyadoo maalmahaan uu jiray diyaargaroow dawlada Soomaaliya ugu diyaargaroobaysay inay dalka dib ugu guurto ayaa wasaarada warfafainta Soomaaliya ay ugu yeertay dhamaan xubnaha dawlada inay isugu yimaadaan Nairobi si guuritaanka loogu diyaar garoobo. Wasaarada warfaafinta Soomaaliya ayaa shalay soo saartay liiska rasmiga ah ee xildhibaanada Soomaaliyeed iyo goobaha ay ku kala sugan yihiin oo kala sidaan. Xildhibaanada Muqdisho jooga 1- Hon. Jaamac Cali Jaamac 2- Hon. Cabdi Cabdulle Siciid 3- Hon. Cali Baashe X. Maxamuud 4- Hon. Maxamed Cabdi Yuusuf 5- Hon. Caasho Axmed cabdalla 6- Hon. Sakeriya Xaaji Maxamuud 7- Hon. Jaamac Guure qoobeey 8- Hon. C/qadir Xaaji Maxamuud dhaqane 9- Hon. Maxamed Aadan waayeel 10- Hon. Axmed Cumar Jees 11- Hon. Macalin Maxamuud Maxed Jiis 12- Hon. Sh. Nuur Cali Aadan 13- Hon. C/laahi Aadan Cali 14- Hon. Macalin Nuur Xasan 15- Hon. Cismaan Libaax Ibraahin 16- Hon. Maxamed Cismaan ***** 17- Hon. Ibraahin C/laahi Cismaan 18- Hon. Shariif saalax Maxamed 19- Hon. Shariif Xasan Sh. Aadan 20- Hon. C/qaadir Sh. Maxamed Nuur 21- Hon. Maxamed Mursal Barow 22- Hon. Ibraahin Maxamed ***** -Ibrow 23- Hon. Saleebaan Colaad rooble 24- Hon. Cali Cismaan Jido 25- Hon. Caamir Axmed Maxamed 26- Hon. Muqtaar Maxamed Yuusuf 27- Hon. C/weli Ibraahin Muudey 28- Hon. Xuseen Maxamed Jaamac 29- Hon. C/fataax Ibraahin Rashiid 30- Hon. Maxamed Xasan Cabdi - Daryeel 31- Hon. Maxamud C/laahi Jaamac -Sifir 32- Hon. Ismaaciil Xasan Maxamuud Timir 33- Hon. Suuri Diiriye Carab 34- Hon. Cabdalla xaaji Cali 35- Hon. Cabdi Xaashi C/laahi 36- Hon. Yuusuf Xasan Ibraahin 37- Hon. Yuusuf C/laahi Kaahin 38- Hon. Cabdalla Boos Axmed 39- Hon. Faarax Ismaaciil Xasan 40- Hon. Axmed Maxamed Suleymaan 41- Hon. Axmed C/raxmaan Maxamed 42- Hon. Jamaal xasan Ismaaciil 43- Hon. Faadumo Xasan Cali 44- Hon. Qamar Aadan 45- Hon. Zakiya Sh. C/salaam 46- Hon. Faysal Cumar Guuleed 47- Hon. Cabdow Maax Faarax 48- Hon. Cisman Cilmi Boqore 49- Hon. Maxamed Cali Xagaa 50- Hon. C/raxmaan Aadan Ibbi 51- Hon. Maxamed Xasan Fiqi 52- Hon. Xasan Buraale Maxamed 53- Hon. Cali Xasan Guuyoow 54- Hon. Maxamed Jaamac Furux 55- Hon. Cali calas Qaarey 56- Hon. Caasha Xaaji Cilmi 57- Hon. Cismaan Xasan Cali -Caato 58- Hon. Axmed Ducaale Geele- Xaaf 59- Hon. Yuusuf Mire Seeraar 60- Hon. Xasan dhinbil Warsame 61- Hon. Maxamud Salaad Nuur 62- Hon. Maxamed Sheikh Nageeye 63- Hon. Xirsi Aadan Rooble 64- Hon. Maxamed Sheikh Axmed-Gabyow 65- Hon. Muuse Suudi Yalaxow 66- Hon. Cumar Maxamuud Maxamed- Finish 67- Hon. Muuse Cali Cumar 68- Hon. Xuseen Caraale Aadan 69- Hon. Maxamed Xuseen Cadow 70- Hon. Cismaan Maxamud Maxamed -Dufle 71- Hon. Xuseen Cabdi Maxamed 72- Hon. Cumar Islow Maxamed 73- Hon. Bootaan Ciise Caalin 74- Hon. Axmed Diiriye Maxamed 75- Hon. Cumar Xaashi aadan 76- Hon. Muxumed Xuseen Raage 77- Hon. Maxamed Qanyare afrax 78- Hon. Cali shire Cismaan 79- Hon. C/qadir Nuur Caraale 80- Hon. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow 81- Hon. Maryan Cariif Qaasim 82- Hon. Cabdi Maxamed dhuxulow 83- Hon. Ciise Weheliye Maalin 84- Hon. Muuse Nuur Aamiiin 85- Hon. Cabdi Buule Xuseen 86- Hon. Cali Baashe Rooraaye 87- Hon. Bashiir Maxamed Aadan 88- Hon. C/kariim Axmed Cali 89- Hon. C/casiis Ibraahin Cismaan 90- Hon. Nuur Axmed Diirshe
  4. Here are the names of all the MP's, the opposition led by the warlords come short very short needing 49 MP's even to start a real session.. Oh horn, you know where Bixi is right... What about the 150 MP's in Mogadishu... Anyhow I dont expect any of you irrational fokks to even read the names, but hey you keep believing the warlords and the media hype.. Sida ay u kala qaybsan yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo meelaha ay kala joogaan Posted to the Web May 18, 11:54 Boosaaso:-Idaacadda Midnimo ayaa isku dayday inay dhegaystayasheeda u soo bandhigto sida Xubnaha Barlamaanka soomaaliyeed u kala qaybsan yihiin. Ka dib markuu soo baxay liis Baarlamaanka soo saaray oo ka marag kacaya kala qaybsanaantooda. Xildhibaanada Kenya jooga: 1- Hon. C/rashiid Maxamed Cabdi 2- Hon. Maxamed Diiriye Cali 3- Hon. Xasan Abshir Faarax 4- Hon. Islaam Maxamed Cabdulle 5- Hon. Mire Xaaji Faarax 6- Hon. Maxamed Axmed Kulalihi 7- Hon. Xasan Maxamed Jaamac- Daafeedow 8- Hon. Aadan Maxamed Cali 9- Hon. Maxamed Axmed Kulan 10- Hon. Maxamed Cali Shiriye 11- Hon. Cali Axmed Jaamac - Jangeli 12- Hon. Axmed Maxamed Goonle 13- Hon. Deeqa Jaamac jibriil - colujoog 4- Hon. Daahir Xaaji khaliif 15- Hon. Ibraahin Maxamed Deeq 16- Hon. C/raxmaan Xaaji Ismaaciil 17- Hon. Cawad Axmed Cashara 18- Hon C/raxmaan Jaamac Cabdulle 19- Hon. C/raxmaan Maxamuud Calibeyr 20- Hon. C/laahi Bile Nuur 21- Hon. C/risaaq Cismaan Xasan-Jurile 22- Hon. Faadumo Daahir 23- Hon. Cali Ismaaciil cabdi Giir 24- Hon. C/laahi Maxamed Cabdulle-Ashari 25- Hon. Cali Muumin Ismaaciil 26- Hon. Xido faarax Cabdi 27- Hon. C/risaaq ***** Biixi 28- Hon. Xuseen Cadaawe Baadow 29- Hon. Xasan Deer Cabdi Xiirey 30- Hon. Xasan Cumar Maxamed 31- Hon. Axmed Maxamed samatar-ardow 32- Hon. C/raxmaan Yuusuf Diiriye 33- Hon. Axmed Maxamuud Aadan 34- Hon. Cabdi Maxamed Tarax 35- Hon. C/rashiid Maxamed Xidig 36- Hon. C/rashiid aadan Gabyow 37- Hon. Axmed maxamed Loxos 38- Hon. Xasan cabdi Guure 39- Hon. Axmed Xaashi Maxamuud 40- Hon. Aadan C/laahi Diiriye 41- Hon. Geele Maxamed Aadan 42- Hon. Cismaan Aadan dhuubow 43- Hon. Xuseen Maxamed Sh. Xussen 44- Hon. Xasan Macalin Xuseeen 45- Hon. Madoobe Nuunow Maxamed 46- Hon. C/kaafi Macalin Xasan 47- Hon. Ismaaciil Cabdi Maxamed 48- Hon. Ibraahin ***** caymoow 49- Hon. Saalim Caliyow Ibrow 50- Hon. Axmed Cabdi Cumar 51- Hon. Caasho Cabdi Shiekh 52- Hon. Muqtaar Muunye Bishaar 53- Hon. Maxamed Nuuraani Bakar 54- Hon. Cali Sh. Maxamed Nuur 55- Hon. ***** Maxamuud Maxamed 56- Hon. Xuseen Cismaan Xuseen 57- Hon. Muuna Cabdi abiikar 58- Hon. Khalid Cumar Cali 59- Hon. Axmed Ibraahin Maxamed 60- Hon. Yuusuf Maxamed Kheyr 61- Hon. Sareedo Maxamed Cabdalla 62- Hon. C/qaadir Aadan Jabaar 63- Hon. C/laahi Cabdi garuun 64- Hon. Luul Cabdi aadan 65- Hon. Muumin Ibraahin ***** 66- Hon. Sh Aadan Sh Maxamed Deer 67- Hon. Maxamuud Cabdi Xasan - Bekos- 68- Hon. Xasan Cabdi Nuur 69- Hon. Ibraahin Cali Xuseen 70- Hon. Aamiin Axmed Sh. C/raxmaan 71- Hon. Cali aadan Xuseen 72- Hon. Ibraahin Cali Nuur 73- Hon. Axmed Maxamed Cabdi Taaw 74- Hon. Shariif Saafi rooble 75- Hon. ***** Maxamed Nuur 76- Hon. Faadumo Sh. Nuurow 77- Hon. Cismaan Muqtaar Maxamed 78- Hon. Mowliid Macaan Maxamuud 79- Hon. Sh. Jaamac Xaaji Xuseen 80- Hon. Xuseen Maxamuud Muuse-Baantuu 81- Hon. Maxamed Cumar Dalxa 82- Hon. Xaaji Aadan xuseen 83- Hon. Fahmo Axmed Nuur 84- Hon. Axmed Shariif Maxamed 85- Hon. Maxamed Cismaan Maye 86- Hon. C/qaadir Aweys Mahdi 87- Hon. Saalax Ismaaciil Saqaawe 88- Hon. Maxamuud Maxamed xasan 89- Hon. Cali xareed 90- Hon. C/laahi Cali Cumar 91- Hon. Khadiijo Maxamed Diiriye 92- Hon. Maxamuud Barre Xuseen 93- Hon. Ismaaciil Qaasim Naaji 94- Hon. Caadil sheegow Sagaar 95- Hon. Maxamed Maxamuud Xayd 96- Hon. Cali Maxamed Faqi 97- Hon. Maxamed Ismaaciil Barakaale 98- Hon. C/qaadir Xaaji Maxamed 99- Hon. Maxamed Cabdi Xayir - Maareeye 100- Hon. Maxamed Cali Bilaal 101- Hon. Cali Maxamuud Cabdi 102- Hon. Axmed Ciise Cawaale 103- Hon. Sh. Xasan Ismaaciil Bile 104- Hon. Xuseen C/salaam Maxamed 105- Hon. Xasan Cumar Xuseen 106- Hon. Ismaaciil Xasan Jamac 107- Hon. Sahro C/qaadir C/raxman 108- Hon. Axmed C/laahi Jaamac - Dakir 109- Hon. Qadar Biixi Caalin 110- Hon. Maxamed Cabdi Cawad 111- Hon. Maxamed Csimaan Bulbul 112- Hon. C/Casiis Sh. Yuusuf 113- Hon. Mahad Cabdulle Cawad 114- Hon. Xuseen Ceelaabe Faahiye 115- Hon. Muuse Xirsi faahiye 116- Hon. Axmed dhinbil Rooble 117- Hon. C/kariim Cige Guuleed 118- Hon. Xaawo C/laahi Qayaad 119- Hon. Jaamac C/laahi coofle 120- Hon. C/raxmaan Cismaan Dirir 121- Hon. Maxamed C/laahi Kaamil 122- Hon. Cabdi Cumar Axmed 123- Hon. Axmed Cismaan Jibriil 124- Hon. Maxamed Cali Daheeye 125- Hon. C/laahi Sheikh Ismaaciil 126- Hon. Cabdi Warsame ***** 127- Hon. Cumar Xasan Subeyr 128- Hon. Nuur Sh. Xuseen 129- Hon. Maxamed Cismaan Mostoro 130- Hon. Xasan ***** Yaaquub 131- Hon. Caasha C/laahi Ciise 132- Hon. Maxamed Maxamuud Guuleed 133- Hon. Xuseen Maxamed Caydiid 134- Hon. Cali Maxamed Geedi 135- Hon. Hilowle Iimaan Cumar 136- Hon. Salaad Cali jeele 137- Hon. C/laahi Geedi Shadoor 138- Hon. C/laahi Axmed Afrax 139- Hon. Ibraahin Sh. Cali Maxamed _Jebo 140- Hon. Ibraahin Xabeeb Nuur 141- Hon. Cali C/laahi Cosoble, 142- Hon. Cumar Ugaas Muumin 143- Hon. Maxamed Xasan Ibraahin 144- Hon. Maxamed Cabdi Waare 145- Hon. Cali jeyte Cismaan 146- Hon. Saalax Cali faarax 147- Hon. Cumar aadan Xasan 148- Hon. C/laahi Macalin Faax 149- Hon. Maxamed M. C/raxman Nadiif 150- Hon. Axmed Cumar Gaagaale 151- Hon. Nuur wabar Cabdi 152- Hon. C/fataax Axmed Muumin 153- Hon. Maxamed Sh. ***** - abaadir. Xildhibaanada 2 ka mid ah ayaa la xaqiijinayaa inaanay la fakir ahayn Madaxweynaha iyo raiisal wasaaraha dawladda federaalka waxaan xildhibaanadaas ka mid ah kuwa laga dhowrayo inay todobaadka soo socda gaaran magaaladda Muqdisho oo ay ka mid yihiin. 1- Dahir Xaaji Khalif 2- Cawad casharo Xildhibaanada Muqdisho jooga 1- Hon. Jaamac Cali Jaamac 2- Hon. Cabdi Cabdulle Siciid 3- Hon. Cali Baashe X. Maxamuud 4- Hon. Maxamed Cabdi Yuusuf 5- Hon. Caasho Axmed cabdalla 6- Hon. Sakeriya Xaaji Maxamuud 7- Hon. Jaamac Guure qoobeey 8- Hon. C/qadir Xaaji Maxamuud dhaqane 9- Hon. Maxamed Aadan waayeel 10- Hon. Axmed Cumar Jees 11- Hon. Macalin Maxamuud Maxed Jiis 12- Hon. Sh. Nuur Cali Aadan 13- Hon. C/laahi Aadan Cali 14- Hon. Macalin Nuur Xasan 15- Hon. Cismaan Libaax Ibraahin 16- Hon. Maxamed Cismaan ***** 17- Hon. Ibraahin C/laahi Cismaan 18- Hon. Shariif saalax Maxamed 19- Hon. Shariif Xasan Sh. Aadan 20- Hon. C/qaadir Sh. Maxamed Nuur 21- Hon. Maxamed Mursal Barow 22- Hon. Ibraahin Maxamed ***** -Ibrow 23- Hon. Saleebaan Colaad rooble 24- Hon. Cali Cismaan Jido 25- Hon. Caamir Axmed Maxamed 26- Hon. Muqtaar Maxamed Yuusuf 27- Hon. C/weli Ibraahin Muudey 28- Hon. Xuseen Maxamed Jaamac 29- Hon. C/fataax Ibraahin Rashiid 30- Hon. Maxamed Xasan Cabdi - Daryeel 31- Hon. Maxamud C/laahi Jaamac -Sifir 32- Hon. Ismaaciil Xasan Maxamuud Timir 33- Hon. Suuri Diiriye Carab 34- Hon. Cabdalla xaaji Cali 35- Hon. Cabdi Xaashi C/laahi 36- Hon. Yuusuf Xasan Ibraahin 37- Hon. Yuusuf C/laahi Kaahin 38- Hon. Cabdalla Boos Axmed 39- Hon. Faarax Ismaaciil Xasan 40- Hon. Axmed Maxamed Suleymaan 41- Hon. Axmed C/raxmaan Maxamed 42- Hon. Jamaal xasan Ismaaciil 43- Hon. Faadumo Xasan Cali 44- Hon. Qamar Aadan 45- Hon. Zakiya Sh. C/salaam 46- Hon. Faysal Cumar Guuleed 47- Hon. Cabdow Maax Faarax 48- Hon. Cisman Cilmi Boqore 49- Hon. Maxamed Cali Xagaa 50- Hon. C/raxmaan Aadan Ibbi 51- Hon. Maxamed Xasan Fiqi 52- Hon. Xasan Buraale Maxamed 53- Hon. Cali Xasan Guuyoow 54- Hon. Maxamed Jaamac Furux 55- Hon. Cali calas Qaarey 56- Hon. Caasha Xaaji Cilmi 57- Hon. Cismaan Xasan Cali -Caato 58- Hon. Axmed Ducaale Geele- Xaaf 59- Hon. Yuusuf Mire Seeraar 60- Hon. Xasan dhinbil Warsame 61- Hon. Maxamud Salaad Nuur 62- Hon. Maxamed Sheikh Nageeye 63- Hon. Xirsi Aadan Rooble 64- Hon. Maxamed Sheikh Axmed-Gabyow 65- Hon. Muuse Suudi Yalaxow 66- Hon. Cumar Maxamuud Maxamed- Finish 67- Hon. Muuse Cali Cumar 68- Hon. Xuseen Caraale Aadan 69- Hon. Maxamed Xuseen Cadow 70- Hon. Cismaan Maxamud Maxamed -Dufle 71- Hon. Xuseen Cabdi Maxamed 72- Hon. Cumar Islow Maxamed 73- Hon. Bootaan Ciise Caalin 74- Hon. Axmed Diiriye Maxamed 75- Hon. Cumar Xaashi aadan 76- Hon. Muxumed Xuseen Raage 77- Hon. Maxamed Qanyare afrax 78- Hon. Cali shire Cismaan 79- Hon. C/qadir Nuur Caraale 80- Hon. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow 81- Hon. Maryan Cariif Qaasim 82- Hon. Cabdi Maxamed dhuxulow 83- Hon. Ciise Weheliye Maalin 84- Hon. Muuse Nuur Aamiiin 85- Hon. Cabdi Buule Xuseen 86- Hon. Cali Baashe Rooraaye 87- Hon. Bashiir Maxamed Aadan 88- Hon. C/kariim Axmed Cali 89- Hon. C/casiis Ibraahin Cismaan 90- Hon. Nuur Axmed Diirshe Xildhibaanadda 8 ka mid ah ayaa warar xogagaal ah oo soo gaaray Radio midnimo waxay sheegayaan inay doonayaa inay dib ugu noqdaan, iyagoo xiriiro hoose la sameeyey Garabka Dawladda raacsan ee ay hogaamiyaan Madaxweyne C/laahi yusuf iyo Raysal wasaare Cali Maxamed Geedi kuwa ku maqan Goobo kale oo wadanka ah: 1- Hon. Siciid Xasan shire Boosaaso 2- Hon. Barre Aadan Shire Kismaayo 3- Hon. Jen axmed Warsame Kismaayo 4- Hon. Maxamuud Sayid Aadan Gedo 5- Hon. Yuusuf Maxamed C/qadir Gedo 6- Hon. Nuur Mataan cabdi Gedo 7- Hon. Sh. Aadan Maxamed Nuur Xudur 8- Hon. Cabdalla Deerow ***** Xudur 9- Hon. Xasan Maxamed Nuur Shaati Xudur 10- Hon. Xasan Maxamed Idiris Xudur 11- Hon. Ibraahin Xasan Maxamed Xudur 12- Hon. Cabdi Xaaji Yariis Xudur Waxaase dhinaca kale ka soo baxaya in tirada xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ay 80% ay taageerayaan Madaxda sar sare ee Dowlada FKS marka laga saaro shariif Xasan Sheekh Aadan. Waxaana akhristayaasha u soo gudbindoonaa tirada rasmiga ah ee taageersan Dowlada Federaalka Soomaaliyeed iyo hamsami u dhaqankeeda iyo inta ka soo horjeeda iyadoo lagu micneyn karo inay Soomaaliya ay yeelatay wax loogu yeero Dimoqraadiyad oo ay xubnahani ay ku kala duwan yihiin oo kaliya afkaarta Siyaasadeed waxaase soo shaacbixi doonta mucaaradka Dowlada iyo mu'ayidka dowladu ma raaci doonaan habsami u socodka siyaasadeed ee Aduunka maanta ka jira. Isha Warka Radio Midnimo/Puntlandpost.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
  5. Somali Patriot, The whole North Clan of Mogadishu supports the government, except for warlord's Musa and his cousin Cumar Finish. ll their MP's local and traditional leaders including the Iman. Their former leaders including Ali Mahdi. Some of their warlords, notably Abdiqadir Beebe, Mohamed Dheere, Abukar Cadani and Mr Jowhar. This means there is a large population, largest in the city and some guns and those with influance in favour of the Government.... As I have said before, Aydeed Jr and his group are supporters. The clan that dominates Hiiraan supports the government, all the minorities of the city support the government. So who is against? The warlords, courts and few oppose but they form a minority being promoted by the media. However what ever the media might say, the governenment is getting stronger and the warlords failure is becoming too obvious.
  6. ^^^ Dear lad I spoke to one of the gedonet writers and columnist in London and he confirmed to me that there is only one MP from the above mentioned clan and its not Abdirizaq Bixi, he is in fact in Nairobi and never left. As I said before lets have a list of names, just like the 100 MP's who asked for the motion, lets get a list of names then thats it. We seem to hear the same, names of Jamac, Jini and Casha with the warlords, who else is in Xamar???
  7. Shariif xasan Shiikh Aadan ayaa waxaa lagu qiyaasi karaa Gudoomiyihii Baarlamaan ay abid yeelato Soomaaliya kii ugu liitay uguna karaamada daraa,ayna ugu wacan tahay aqoon la'aanta shaqsiyadeed ee isaga gaar ahaan u haysata isagoo aan kala garan karin waxa u dhaxeeya Qaran iyo Shaqsi. .......................................................... Magaalo nabad ah ayaan ka soo degay, Waxaana halkaan ku sugnaa safarkaygii kal hore boqolaal maleeshiyo ah oo hubaysan (Shariif Xasan) Posted to the Web May 16, 23:58 Muqdisho:-"Magaalo nabad ah ayaan ka soo degay, Waxaana halkaan ku sugnaa safarkaygii kal hore boqolaal maleeshiyo ah oo hubaysan ". Hadalkaas ayaa wuxuu ka soo yeeray Gudoomiyaha Barlaanka ee la dibin daabyeeyey bishii May 11keedii. Raysal Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan ayaa maalintii shalay ka degay Magaalada Muqdisho,halkaas oo aan loogu soo dhoweyn sidii safarkii kal hore oo kale . Waxaa kaloo soo baxaya eedeymo rasmiya oo ku soo baxaya gudoomiyaha Baarlamaanka ee Soomaaliyeed, kadib markii aduunweynuhu ay kawar heleen xogaha rasimiga ah ee wadashaqeyneed ee ka dhaxeeya Gudoomihyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo qabqablayaasha ka soo horjeeda DFKS ee ku sugan Magaalada Muqdisho. Wadanka Soomaaliya ayaa ahaa wadan ay ka jirtay Dowlad la'aan 15kii sano ee u danbeeyey, kadib markii wadanka ay go'doomiyeen qab-qablayaasha ku sugan Magaalada Muqdisho.Labo sano shir nabadeed ka socday Caasimada Wadanka Kenya ee Nairobi, ayaa waxaa ka soo baxay dowlad lagu sheegay in lagu doortay nadaamka Dimoqraadiyada ah, halkaasna lagu doortay Hogaamiyihii hore ee Dowlad Goboleedka Puntland Col.C/llaahi Yuusuf Axmed, kadib markii uu kula tartamay Jagada Madaxweninimada Soomaaliya tiro 10 musharax kor u dhaaftay, kagana guulaystay codad aad u tiro badan wareegii ugu danbeeyey danjirihii ugu danbeeyey ee Soomaaliya u fadhiyey Wadankaasi maraykanka Mudane C/llahi Axmed Cadow. Si kastaba ha'ahaatee waa dowlad dibad jooga welina aan ku dhiiranin inay si deg-dega ay uga howl gasho gudaha wadanka Soomaaliya, halkaas oo ay ku sugayaan malaayiin Soomaaliyeed oo u hamuun qaba inay hal mar arkaan dowlad Soomaaliyeed oo calankeedii dib u yagleesha, oo ay ku arkaan gudaha Wadanka Soomaaliya.Si kastaba ha'ahaatee waa dowlad ay fadhiid ka dhigeen qolooyin dan guud iyo mid gaaraba leh. Waxaa dhinaca kale aad u xiiso badnaa kadib markii uu Shariifka Baarlamaanka Soomaaliyeed uu ka degay Magaalada Muqdisho ayna afkiisa ka soo baxeen hadalo ay kamid ahaayeen"Caasimada Muqdisho waxaa laga qabtay howlo muhiima, waana la'sugay amaankeedii oo dhan.Shariifka ayaa hadaladiisii waxaa kaloo mid ahaa " Waxaan Magaalada muqdisho aan ku imid safar Bishii Febraayo ee sanadkan waxaana iga yaabisay inay meesha ay ka maqan yihiin tiknikadii badnayd ee Safarkaygii hore la igu soo dhoweeyey ,maantana ay indhahaygu qabanaynin wax maleeshiyo ah oo aan hareerahayga joogin". Waxaase soo baxaysa in hadalada Shariifka afkiisa ka soo baxaya aysan aheyn kuwo ishaysta oo xaqiiqda u dhow,laaiinse hadaladaasi ay yihiin hadalo la maqashiinayo Saxaafadaha madaxa banaan ee Dunida,oo runtu ay ka fogtahay waxyaalaha uu ka hadlayo Shariifku.Waxyaalaha kale ee aan la yaabay ayaa waxaa kamid ahaa,kadib markii aan raacay Shariifka iyo qab-qablaaashii ku weheliyey Safarkii uu ku tegay Laantabuur, meeshaas oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyo lagu qiyaasay tiradooda 350 halka ay ka joogaan xerada kale ee lagu magacaabo Hiilweyne maleeshiyaad kale oo iyagana ka kooban 300. Maleeshiyaadkaas ayaa markaan u kuur-galay tiradooda guud ay noqdeen 650 iyagoo loogu sheekeeyey inay kamid noqon doonaan Ciidamadii qaranka Soomaaliyeed ,magaalada muqdishana ay maanta dhex ceegaagayaan Maleeshiyooyin 10.000 kun kor u dhaafay oo aan cidna ka amar qaadan,hadaba halada ka soo yeeraya Shariif xasanka Baarlamaanka ayaa laga garan karaa xaqiiqda rasmigga ah ee kadanbeysa hadaladiisa Runta iyo beentana uu kala qarinayo, dadka Muqdishose ay og yihiin xaqiiqda rasmiga ah ee kataagan Caasimada Muqdisho. Shariif xasan Shiikh Aadan ayaa waxaa lagu qiyaasi karaa Gudoomiyihii Baarlamaan ay abid yeelato Soomaaliya kii ugu liitay uguna karaamada daraa,ayna ugu wacan tahay aqoon la'aanta shaqsiyadeed ee isaga gaar ahaan u haysata isagoo aan kala garan karin waxa u dhaxeeya Qaran iyo Shaqsi. Si kastaba ha ahaatee waxa loo baahan yahay inaan ummada tusnaa ayaa waxay tahay in lagudbiyo aragtidda rasmiga ah ee ka dhaadhacsan Shariifka iyo Asxaabtiisa, iyagoo labo qodoba ku siraya shacab weynaha Soomaaliyeed, midka koowaad oo ah Inay Soomaalida dhexdeeda ay ku sii ragaadiyaan dhibaatadii horay u haysatay, iyagoo fiirinaya danahooda gaarka ah,iyo aduunweynaha diyaarka u ah inay taageeraan Dowlada Federaalka Soomaaliyeed in loo gudbiyo warbixino been ah si aan loogu deg degin in Soomaaliya ay ka dhalato dowlad qaran. Iyadoo intaas oo hagardaamo iyo dhibaato ay jiraan ayaa hadana mar aan waraystay dadka uu dhuun daloola qab-qablayaasha muqdisho iyo shariifkuba waxa ay damacsan yihiin, ayaa dadka qaarkood ay ii shiigeen inay doonayaan inay ridaan Madaxda sare sare ee dowlada, qaarkoodna ay kubaadi joogaan sidii ay ugadi lahaayeen xildhibanada qaarkood si ay ugaaraan kooramka 138 xubnood ee laga doonayo tirada xubnaha Baarlamaanka.Inkastoo Aduunku uu qalinka ku duugay in waxyaalihii horay uu Baarlamaanku ka dooday ay noqdeen mid si jid ah lagu go'aamiyey,hadana waxaan lagaraneyn waxa ay raadinayaan Shariifka iyo kooxaha la siyaasada ah. hadana waxaan weýdiiyey dadka qaarkood inay suura gal tahay in kooxahani ay ridi karaan Dowlada iyo in kale ?Jawaabtii la isiiyey ayaa noqotay waxaa laga soo qaadayaa hadaladii ay ku dhawaaqi jireen 14kii sano ee wadanku ku jiray baa'ba iyo dhibaatada, waxaana la ii sheegayaa buu yiri shaqsigaasi aan waraystay inay iyagii sii kala fogaanayaan oo Cusmaan Caatto oo kamida qab qablayaasha Muqdisho ugu awooda roon aan la ogeyn meel uu cirib iyo jaan dhigay iska daa inuu hubkiisa dhiibee. Iyagoo shaqsiyaadkaasi hadaladoodii sii wata ayaa mid kamida yiri"Qabqablayaasha Muqdisho iyo kooxaha kale ee taageera waxay ku mashquulsan yhiin labo arrimood oo aan marnaba ka daacad aheyn, mida koowaad oo ah in Aduunweynaha ay maqashiiyaan hadalo been ah oo ay ku sheegayaan inay Caasimada Xamar ay nabadaynayaan iyo inay Jalaafo u dhigaan Dowlada Federaalka Soomaaliyeed iyagoo fiirinaya oo kaliya danahooda Gaarka ah.Arrimahaas oo dhan ayaa waxay noqonayaan mid siisa Madaxda sar sare ee DFKS kasbasho wanaagsan oo ay kaga helayaan shacabka Magaalada Muqdisho. Shariifka ayaa ka dhoofay Garoonka Wilson Airport ee ku yaala Caasimada Nairobi,isaga beesha Caalamka u cadeeyey inuu Magaalada Muqdisho uu u tegayo howlo nabadeed.Waxaana Gudoomiyeha Baarlamaanka safarkiisa ku weheliyey 21 xubnood oo isagu ku jiro, aana loogu soo dhoweyn magaalada muqdisho sidii safarkii kal hore uu ku tegay Bishii Febraayo ee Sanadkan. Puntlandpost, Muqdisho,Soomaaliya
  8. Maleeshiyaadka la isugu geeyay Laanta Buur iyo Hiilwayne ayaa waxaa lagu soo waramayaa in loo qorsheeyay si ay uga hor tagaan DFKG oo iyadu iclaamisay in ay kala dagayso Magaalooyinka Baydhabo iyo jowhar. :: (171 Reads) Posted by webmaster on Tuesday, May 17, 2005 - 02:25 AM Warar aanu ku helay si qarsoodi ah ayaa waxa ay sheegayaan maleeshiyaadkaan la ga uruuriyay Magaalada Muqdisho ee la isugu geeyay Hiilwayne iyo Laanta Buur in ujeedooyin badan laga leeyahay, taasoo aan marnaba salka ku hayn Nabad ku soo dabaalida Magaalada Muqdisho. Balse ay tahay ka hortaga barnaamijyada DFKG, iyo xagal daacinta hirgalinta hubka dhigista ay Dowladu horay ugu dhawaaqday taasoo ku salaysan hab qabiil. Maleeshiyaadkaan ayaa waxaa loo xilsaaray Jeneraal Galaal in uu diyaariyo sidii ay ku howlgali lahaayeen, waloow ay jirto is aamin daro ka dhex jirta Hogaamiya kooxeedyada dhexdooda. Cusmaan Xasan Cali Caato ayaan isagu haba yaraatee cidamadiisu ka qayb qaadan howlgaladaan looga hortagayo DFKG ah. Halka Ganacsadayaasha Muqdisho iyo Ciidamada Maxkamaduhu ay leeyihiin iyagu si bareer ah uga soo horjeestay in ay ka qayb qaataan dhaq dhaqaan. Wasiirka Amniga Qaranka ahna Raysul Wasaare ku xigeenka DFKG Mudane Xuseen Maxamed Faarax Caydiid ayaa isaguna gabi ahaanba ka soo horjeestay Howlgaladaan, isaga oo ku baaqay in ay tahay howl qaran oo isaga loo xilsaaray in uu ka shaqeeyo Nabadaynta Magaalada Muqdisho. Dhaq Dhaqaaqa ka hortaga DFKG ee ka socda Magaalada Muqdisho ayaa ku soo aaday wakhti dowladu ay isu diyaarinayso in ay Dalka dib ugu laabato.
  9. Maleeshiyooyin lagu xareeyey xerada Hiilweyne ee Muqdisho iyo Su'aalo weli taagan! Muqdisho :- Xeradii ciidamada ee Hiilweyne ayaa la isugu geeyey qeyb kamid ah maleeshiyooyinka loogu talo galay in ay nabadeeyaan magaalada Muqdisho. Maleeshiyooyinka oo lagu qiyaasay 350 ayaa qeyb ka ah dadaalka uu guddiga nabadeynta ee magaalada Muqdisho ugu jiro sidii magaalo madaxda looga dhigi lahaa dhul nabadi ay ka jirto. Maleeshiyooyinkan la isugu geeyey xerada Hiilweyne ayaa waxaa wehliya in ku dhow 20 gawaarida tiknikada loo yaqaan ah oo ay halkaasi isugu keeneen qaar kamid ah hogaamiyasha hubeysan. Sidoo kale xerada Laanta buuro ayaa lagu xareeyey maleeshiyooyin kale oo qeyb ka ah hawlahan, waxaana halkaasi la geeyey dhowr iyo toban kamid ah gawaarida Tiknikada. Dhamaan Maleeshiyooyinkan ayaa la sheegay in maanta loo bilaabi doono tababaro iyo casharo la xariir sidii ay isula shaqeyn lahaayeen iyo qaabka ciidameedka looga baahan yahay in ay u dhaqmaan. Dhaq dhaqaaqan ayaa ku socda si xawli ah balse waxaa laga cabsi qabaa in lagu deg dego arrimo muhiim ah oo aan weli si qoto dheer looga tashanin. Qaar kamid ah hogaamiye kooxeedka ayaa ka qaabsaday in ay maleeshiyooyinkooda usoo diraan xeradaasi, waxaana kamid ah hogaamiyaasha Cusmaan Caato oo aan weli keenin ciidamadii laga sugayey. Marka laga yimaado hogaamiyaashii saxiixay heshiiska Muqdisho lagu nabadeenayo waxaa ayaguna meesha ka maqan qaar kale oo kamid ah hogaamiyaasha fikirkaan kasoo horjeeda. Maxamed Xussen Caydiid oo kamid ah kooxaha hubeysan ee Muqdisho iyo waliba kooxo kale oo ay ku jiraan Ciidamada Maxkamadaha Islaamka ah iyo Kuwa ganacsatada ayaa qorshahan qeyb ka ahayn. Waxaa ayaduna si weyn loo hadal hayaa cida bixin doonta mushaharada ciidamadan iyo waliba wixii ay ku hawlgali lahaayeen oo lagu qiyaasay lacag aad u tiro badan. Ganacsatada oo qaarkood horey u sheegay in ay qorshahan ka qeyb qaadanayaan ayaan maalmihii ugu danbeeyey laga dhex arag dhaq dhaqaaqa ciidamada la isugu keenayo. Qaar kamid ah guddiga Nabadeynta ee magaalada Muqdisho oo aan wax ka weydiiyey cida bixin doonta kharashka ku baxaya ciidamada la aruurinayo ayaa sheegay in ay beesha caalamka iyo dowlada Soomaaliya laf ahaanteeda laga rabo in ay ka qeyb qaabtaan sidii lagu hawlgelin lahaa qorshahan oo uu ku tilmaamay mid loo baahan yahay in ay cid waliba ka qeyb qaadato. Dhanka kale qaar kaloo kamid ah Guddiga ayaa sheegay in lacagta laga qaadi doono beelaha ****** ee ku sugan Muqdisho, waxaana jira koox kale oo arrinkaasi kasoo horjeeda kuna sheegtay qorshaha Muqdisho mid Qaranka Soomaaliyeed oo dhan ay u taal. Shacabka magaalada Muqdisho ayaa il gaar ah ku haya sida ay hawlahan ku socdaan ayadoona ay jiraan su'aalo badan oo la isweydiinayo hadana waxaana meesha ka marneyn baahida loo qabo in wax natiijo ah kasoo baxaan dadaalka laga wado magaaladan Muqdisho. Maxamed Cabdi HorseedNet.com Muqdisho, Somaliya
  10. Iska horimaad ay ku lug lahaayeen kooxo wadaado ah oo maanta ka dhacey Muqdisho Muqdisho-17.May.2005 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya ayaa sheegaya in iska horimaadkii maanta ka dhacey Degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho ay ku dhinteen ugu yaraan 2 Qof, isla markaana ay ku dhaawameen afar qof oo kale. Iska horimaadkan ayaa u dhaxeeya awlaadii laba ka mid ah Culimadii ugu caanasanyed Qaadiriyada ayaa wuxuu ku aadanaa gacan ku haynta ama lahaanshaah lahaanshaha xerada loo yaqaan Xerada Sheekh Aadan Dheere oo ku taal Xaafada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo socdey in ku dhaw saacad ayaa keenay Dadweynaha xaafada ay ku taal xeradaasi oo ku fadhida dhul lagu qiyaasey 80 boos oo 20x20 ah ay si weyn uga argagaxeen rasaasta ay is waydaarsanayeen Labada Kooxood oo la sheegay inay ahaayeen ilmihii ay kala dheleen Sheekh Aadan Dheere iyo Sheekh Maxamed Faarax oo iyagu in mudo ah ku murmayey lahaanshaha xeradaas. Warku wuxuu intaasi ku darayaa in xiisadaas ay qabowdey duhurnimadii saacadu markii ay ahyed 2-dii duuhurinimo, waxaana xiisadan qaboojinteeda gacan ka geystey Kooxo Nabadjirayaal ah oo u xusul duubtey hakinta dagaalkan u dhaxeeya labadan meleeshiyo. Xaalada ayaa iminka waxay u muuqata mid degan walow ay jirto dareen ah inaan la dhameyn muranka lahaanshaha xeradaas, taasi oo ubuc u ah dirirtan iyo mid kal hore sidan oo kale halkaasi uga dhacdey. MM Dhoore SBC Muqdisho.
  11. Abdirizaq Isak Biixi, thats a lie dear brother Mr Bixi is in Narobi and never went to Xamar, alas. Name the names, how many are in Mogadishu from the CLAN?
  12. NGOON, many thanks dear brother for the kind words. Horn, are we talking about reality or fiction, the Parliment speaker as I have said before has no right to take sides on any issue, his job is to mediate and look after the parliment. For him to ignore some MP's and even the whole government and defend the rights of the warlords makes him unfit and unworthy of any priase. His clan matters not, most of his kinsmen are still in Nairobi. He is a tool, controlled by Mr Qaynyare. You are not living in reality, Mogadishu has many anti goevrnment groups but many pro government groups. The warlords are only acting out of fear, they have failed to stop the momentum for deployment, they have not changed the relationship of IGAD countries with the government. The fact that the PM and President are united and still singing the same song, must be the greatest obsticle to the daydreams of happless Sharif and his mentor Qaynyare. Even within the warlords, Ato and Furux have broken ranks, the clan courts are not on board, so what can they[renegades] do with 600 fighters and 80 or so MP's? Give us a break will you. Another question dear Horn, how many of your 14 MP kinsmen are in Mogadishu right now? Can you name them for us.
  13. ^^^ Hiiraale will only move when Seeraan and Goobanle say so. So it does not fit the boys in JVA top brass to send for their junior partner. As for defeating Ethiopea must be the funniest thing since Richard Pryor
  14. ^^^ The speaker leads an oppositions= meaningless and illegal action it goes against his job description and thus should resign as soon as. As for the largest members of the Sharif group coming from the presidents region. My dear brother again you seem confused. Casha, Casharo, Jini, Jamac, Zakaria, are the majority of the PUNTLAND clans? Which make up more those 33 MP's including members of other clan blocks. The above are old rivals of the President with exception to Casharo, who indeed might have been wronged. Let’s flip the coin. There are 12 MP’s who hail from the clan of the PM clan out of the this number only Musa and Cumar finish are in xamar with the speaker. Now lets be logical who would you need right now in Xamar, these MP’s or Jini, Jamac and the like ?? The PM, Mohamed Dhere, The governor of Banadir and the 10 MP’s are all united, so what will Casharo, Zakaria and Casha do? What about the other powerful clan of Mogadishu, oh we have Inda Cade, and Seraar yes to you these must be very strong indeed and anti government I admit. Yet what do you make of Hussain Aydeed and his clan? How on earth did Geedi get inside villa Somalia while Abdiqasin could not? Add to the list Furux and Ghamadere two of the most imposrtant leaders of one of the biggest clans of this confederacy what do you get?. Yes Morgan might go to Xamar, but he is not an MP and has no power in Mogadishu. How relevent is our old General to this debate? What about the so called minority clan? How many of their ministers have joined the happless Shariff? All the 9 ministers from Shariff’s own clan are still in Nairobi or in Xudur, what does that tell you?
  15. ^^^ What on earth was that outburts about? Has fate done what, to who? Wonders never sees to amaze, you actually dont read do you. Maybe you are on the assumption that if you say something about the President it will make Duke mad. You should know by now I dont work like that. Look do the numbers add up horn? last week we had 152 MP's united and the resoloutions passed. This week we have the AU pledge and support and the momentum for the troop deployment. What have the other side acieved "I cant be sacked" Morgan is coming to Mogadishu and the like... Does it change the fact that, no country supports the warlord's not even Djabouti. Belive me I am confident, the shadows in the dark have revealed themselves, and their true power and influance has been seen by all. Do the numbers add up, 100 MP's who are they Ahmed Warsame and Barre Hiiraale yes, what about the other 12 MP's from the clan how many are in Xamar???
  16. ^^ Again exagerated peace, all I need to know is this, can they just publish the names of the 100 MP's, we had a list of 100 MP's who wanted to debate the motion of the government, why dont we get the list of this 100 who are gathering for Mr Sharif, just get the same names, Wrlords, Jama, Jini, Casha, Booqore, sifir. My figure is 50 at most, but I could be wrong.
  17. 2. The issue of the MP’s, Shariff out of anger and desperation came running to Xamar, not bad after all he must have felt a little bit lonely without Qaynyare. Yet the warlord news media as always goes crazy, they claim that there are as many as 100 MP’s in Mogadishu. And many on the way from Kismayu and Baidoa. On closer examination we know for a fact that there are 3 MP’s in Baidoa including Xabsade and there are two MP’s in Kimsayu including Barre Hiirale and Ahmed Warsme. Ok we know there are at least 152 MP’s in Nairobi, and a couple in Xuddr at least 8. Add that up you get at least 160 MP’s who are pro government so 275-160= 115 MP’. We have some constitutional experts in this place and they should tell you that you need at least 139 MP’s just to start any parliament session. Oh I read some where Sifir saying it was illegal for the PM to sack him, oh how I love Somali’s.
  18. As usual the sums don’t add up. 1. Mogadishu and its environs are supposed to house an estimated 60,000 militiamen or armed groups and a very large number of battlewagons or technicals. Lets assume that this is true…… This large number is supposed to be controlled by the big warlords notably, Musa Sudi yalaxow, Bootan Cise Calin, Osman Xasan Ali Ato and Qaynyare Afrax. The news coming from Mogadishu and being rejoiced by many who support the above mentioned individuals has been quite confusing. Their month long effort has resulted in the collection of 17-30 technicals and 300-500 fighters . With an aim of 85 Techicals and a 1200 fighters. Now good luck to them it’s great endeavour if its being done for peace. Yet a question arises, if this is true and the big four achieve this. It means that there is still some hundreds of technical’s or battle wagons an accounted for and an alarming 58,800 militiamen still active in and around the city. What is it then, that these men have no real power, Mogadishu has a small number of militia men or they are just playing games?
  19. Kulan ay maanta yeesheen Madaxwayne Cade iyo masuuliyin ka tirsan Midowga reer Yurub Posted to the Web May 16, 18:42 Boosaaso:-Madaxwaynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Janaraal Cadde), oo ay waheliya an masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Maamulka Puntland, ayaa maanta Madaxtooyada magaalada dekada ah ee Boosaaso, kula kulmay masuuliyiin ka socota Midowga reer Yurub, ku waa soo ay ka mid ahaayeen, Mr. Albert Fait oo ah xiriiriyaha xafiiska EC-da ee Puntland. kulankaan ayaa labada dhinac ee Puntland iyo Midowga reer Yurub, waxaa looga wadahadlay, arimo muhiima oo ay ka mid yihiin, wax ka qabashada dhibaatada lixaadka leh ee soo gaadhay wadada Laamiga ah ee iksu xirta magaalooyinka waawayn ee Puntland, dhibaatadadii ka dhalatay badgariirkii bada hoosteeda ka dhacay ee Tsunami, Abaarihii dhawaan ku dhuftay gobolka iyo Barnaamijka Waxbarasho ee gobolka. Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole, Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah, ayaa ka hadlay barnaamijka dawlada ee shanta sano ee soo socota, sida dhaqaalaha, Caafimaadka, Waxbarashada, Isgaarsiinta, dayactirada wadooyinka, iyo dhisida garoomada diyaaradaha ee gobolada. Inj.C/risaaq Burgal, Gudoomiyaha Hay’ada Fulinta NESHA ee maamulka Puntland u xilsaaray dayactirada Jidadka Puntland, ayaa si wayn uga hadlay dhibaatada lixaadka leh ee soo gaartay wadada Laamiga ah ee isku xirta magaaloyinka, Boosaaso iyo Garoowe, wuxuuna halksaasi ku soo bandhigay sawiro si cadaan ah uga turjumaya dhibaatada ba’an ee ay soo gaarsiiyeen wadada laamiga ah, roobab mahiigaan ah oo dhawaanahaan ka da’ay deegaamada Puntland. Inj. Burgal wuxuu sheegay in hadaan si degdeg ah wax looga qaban dhibaatadada wadada inay ka sii darayso, ayna ku sigan karto in uu gabaabsi noqdo isku socodka gaadiidka ee gobolada Puntalnd. Mr.Richard Hans, oo ah la taliyaha dhaqaalaha European Commission ee Soomaaliya, ayaa kulankii maanta ka sheegay in ay kula noqon doonaan madaxdooda sarsare, waxyaalihii ay kawada hadleen maamulka Puntland, uuna quudaraynayo in jawaab degdeg ah ay ka soo bixin doonaan dhammaan waxyaalihii labada dhinac ay ka wada hadleen iyako ahmiyad kala siin doona barnaamijkooda waxqabad. Ugu dambayntii Madaxwayne Cadde Muuse, ayaa isagu si gaara ugu soo bandhigay Midowga Yurub, fikrad oranaysa in ay ka fuliyaan Puntland, Mashaariic wax ku ool ah oo la taaban karo, isagoo waliba tusaale siiyay oo yiri, waxaan codsanaynaa in aad samaysaan, hal Waddo ama hal garoon diyaaradeed, taas ayaa anaga dhaxal gal noo ah ayuu yiri Madaxwaynuhu. Axmed C/salaam Puntlandpost,Garoowe,J,F,Soomaaliya Contacts:loole25@hotmail.com
  20. Boosaaso: Madaxwaynaha Puntland oo kulan la qaatay Saraakiil kasocotay Midoga Yurub - Monday, May 16, 2005 at 16:25 Boosaaso (AllPuntland)- Madaxwaynaha dawlad goboleedka Puntland Maxamuud Muuse (Cadde) ayaa xarunta madaxtooyada gobolka Bari kulan kula yeeshay masuuliyiin kala duwan oo kasocday midowga Yurub oo magaalada Boosaaso Yimidday. Kulanka madaxwaynaha iyo midowga yurub dhex maray ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa waxqabadka hay'aduhu ay kasameeyaan dawlad goboleedka Puntland. Madaxwayne Cadde ayaa kulankan kasoo jeediyay warbixin dheer oo kusaabsan sida loogu baahanyahay in hay'aduhu ay wax qabad dhab ah muujiyaan. wuxu sheegay madaxwaynuhu sheegay inay jiraan hay'ado gar gaar oo hawshooda si hagaagasan u wata iyo hay'ado waxqabadkooda ku ekeeyay kormeero ay kusameeyaan gobollada Puntland. Wuxuu ka hadlay in lafuliyo mashaariicda horumarineed ee horyaalla hay'adaha gargaarka , sidoo kalena midowga Yurub looga baahanyahay inay keento mashaariic horumarineed oo si rasmi ah wax ugu qaban kara bulshada reer Puntland. Mud: Cadde Muuse Wuxuu sheegay in Midowga Yurub iyo hay'adaha gar gaarkaba uu si hufan oo dadaal ku jiro ula shaqayn doono si ay hawlohoodu si habsami leh ugu qabsoomaan. Dhinaca midowga Yurub saraakiishii kasocotay ayaa dhinicoda ballan qaaday wax qabad iyo inay hay'adaha gar gaarka ku kantoroolaan hawsha ay qabanayaan.. CC.Farayaamo AllPuntland
  21. Khartoum: Wasiirada Difaaca dalalka Suudaan iyo Uganda oo Arimaha Soomaliya uga hadlaya Magaalada Khartoum - Monday, May 16, 2005 at 16:26 Khartoum (AllPuntland)- Wasiirka difaaca dalka Uganda Mr. Amama Mbabazi ayaa magaalada Khartoum ee xarunta Suudaan kulan kula qaatay madaxwaynaha dalka Suudaan Gen: Cumar Xasan Al-Bashiir iyo wasiirka difaaca dalka Suudaan Maj: Gen: Bakri Xasan Saalax . Masuuliyiinta dawaladaha Uganda iyo Suudaan ayaa isla soo qaadaya arimo ay kamid yihiin Ciidamada ay sida wadajirka ah ugaynayaan gudaha dalka Soomaaliya iyo waliba xiriirka u dhexeeya labada dal sidii loo sii xoojin lahaa. Suudaan iyo Uganda ayaa labaduba dalka Soomaaliya u soo diraya min Hal Batalyan oo kamid ah Ciidamadooda hase ahaatee ay gadaal kataageerayan ciidamo ka socda ururka Midowga Afrika oo ka caawin doona dhinacyo kala duwan. Marka uu ka dhammaado kulanka wadajirka ah ee ay yeelanayaan masuuliyiinta kala duwan ee Uganda iyo Suudaan waxaa kulan gaar ah yeelan doona , wasiirada difaaca dalalka Uganda iyo Suudaan ee kala ah;- Amama Mbabazi iyo Bakri Xasan Saalax. Waxyaabaha ay kawada hadlayaan ayaa lagu sheegay sidii ay isaga kaashan lahaayeen inta ay hawsha ku jiraan macluumaadka la xiriira hawlgalka IGASOM ee ay wadaan . Dhinaca kale Suudaan iyo Uganda waxay kawada xaajoonayaan wanaajinta xiriirka u dhexeeya , labada dawladood waxay wadaagaan xudduud aad u dheer ayagoo inta badan isku eedeeya inay malleeshiyaad dalalkooda dhibaateeya ay taageeraan. CC.Farayaamo AllPuntland
  22. W/Gaashandhiga Ugandha & Suudaan oo ka wada hadlaya ciidamada ay keenayaan Soomaaliya Khartuum-16.May.2005Wararka ka imaanaya Magaalada Khartuum ee Caasimada Wadanka Suudaan ayaa waxay sheegayaan in Wasiirada Gaashaandhiga ee Dalalka Suudaan iyo Ugandha ay magaalada Khartuum kaga wadahadlayaan xaalada Soomaaliya. Wasiirka difaaca dalka Uganda Mr. Amama Mbabazi ayaa magaalada Khartoum ee xarunta Suudaan wuxuu wadahadal kula leeyahay ninka jagadiisa oo kale ka haya dalka Suudaan Gen.Bakri Xasan Saalax, waxaana kulanlooda uu ku aadan xaalada Soomaaliya gaar ahaan qorshaha ay ku doonayaan in ay Ciidamada labadaas wadan ay ku geynayaan Soomaaliya. Amama Mbabazi ayaa intii uusan la kulmin Maj.Gen.Bakri Xasan Saalax wuxuu wadahadal la qaatay madaxwaynaha Suudaan Gen.Cumar Xasan Al-Bashiir, waxaana laga wada Hadley xiriirka labada Wadan iyo amuuraha Xuduuda Ugandha iyo Suudaan, iyadoo labada Wadan ay inta badan dusha isaga tuuraan eedeymo xoogan oo mid kan kale ku sheego in uu taageero Kooxaha Mucaaradka ku ah xukuumadaha Al-Bashiir-ka Suudaan Musafeeniga Ugandha. Warku wuxuu intaasi ku darayaa in haatan Labada Wasiir Difaac ay kulamadooda ku qaadaa dhigayaan hanaanka ugu haboon ee ciidamadooda ku keeni karaan Soomaliya, iyadoo labadaas wadan ciidamo ka socda oo gaaraya 1700 ay noqon doonaan ciidamada ugu horeeyey ee Midowga Afrika uu u qorsheeyey in la keeno Soomaaliya. Ayaan Cabdi Xuseen SBC Monitoring.
  23. Shir maanta ka dhacey Muqdisho oo lagu taageerey go’aankii Baarlamanka ee 11-ka Bishan. Muqdisho-16.May.2005 Shir ku aadanaa sidii loo taageeri lahaa go’aankii Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya 11-kii bishan uu ka soo saarey Magaalada Nairobi ee ku aadanaa in Ciidamo ka socda Ugandha iyo Suudaan ay yimaadan wadanka, isla markaana Xukuumadu ay saldhig dhigato Magaalooyinka Baydhabo iyo Jawhar ayaa maanta lagu qabtey Magaalada Muqdisho. Kulankan oo lagu qabtey Guri ku yaal xaafada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qayb galey in ka badan 100 xubnood waxayna si buuxda u taageereen in dalka la keeno ciidamado hubka ka dhiga Kooxaha maleeshiyaadka ee Soomaaliya ku kala firirsan, isla markaana Xukuumada ay ku soo laabato wadanka si ay hawlaha horyaal u bilowdo. Xubnihii kulankaasi ka soo qayb galey ayaa waxay isugu jireen Siyaasiyiin, Duqey xaga dhaqanka ah, Wakiilo matalayey Horseedayaasha Kooxaha ee ka soo jeeda Muqdisho ee qaarkood ay ku sugan yihiin Magaalada Nairobi. Axmed Maxamuud Xasan oo sheegay in uu yahay Wakiil ka socda Ra’isalwasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Gudaha Eng.Xuseen Maxamed Caydiid ayaa saxaafada u sheegay in ujeedada kulankaasi uu ahaa sidii Dawlada FKMG ah loogu taageeri lahaa in ay si nabad ah ugu soo laabato dalka. MM Dhoore SBC Muqdisho.
  24. ^^^ Rahima, going to Mogadishu has never been the issue for me. The PM has gone , Sharif Xasan has been there twice. The big guns are all there as well as some MP's. What have they done in that time??? Abdiqasin was there before, so was General Aydeed and Ali Mahdi. The issue here is to relocate following the plan set out by the PM. When that happens real tangible change will occur. This silly game of making Mogadishu the centre of every issue is past boring, its yesterdays news. The governemnt will relocate onsha Allah according to plan and not because of pressure from Qaynyare, Ato and others...
  25. Indeed I know she is a sister brother Sky. I once mistook her for Jumatutu hiding under another name, learned from that mistake. As for making moves, I wont get in your way