General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Wind talker, as ever you confuse yourself, no one is aiming to do anything to the mighty Xamar ,millitias who defeated the powerful rangers, or is that just your hot wind again? The army is the fisrt priority brother, without an army a soverign nation is nothing, thats why its important to have astrong armed forces to bite into the warlords. And why do you think so many warlord/sites and supporters even in SOL are so concerned about the march of the President and the recruitment of these "ragtag" forces will make a difference...
  2. What nonsence, why would the president march be compared to the ills of the past? It seesm there are people here craving for mayhem and caln warfare in order to prove their point of being rabid opposition. The country has turned a page, this is not 1991 or before or the mad days of the 1990s few have the stomach for war least of all the legitimate leaders of the nation. But keep drumming the beat of fear for that is your agenda...
  3. Juma, Let me hit you of point for point… a) President was elected on October with no central national institutions in place… No bank no police, no army, no embassies, and the national capital occupied by intercity factions and business groups. To compound this picture the country had hundreds of NGOS and special interest groups who were and still are thriving on the lawlessness… Since his election he has chosen an able PM, kept the majority 90% of cabinet and 60% of MP’s on his side. His agenda of pacifying the country, not rushing into Mogadishu and restoring the power of the government has been consistent. Jowhar, Beledweyne and Kismayu are now support basis in addition to PUNTLAND which has been his only institution… b) This is a misconception and a blatant lie, there is no disintegration of the process, however a minority of MP’s numbering 70 have been cajoled and mislead by a group of thugs who are against peace…. They have failed to 1. Stop the relocation plan. 2. Have not removed roadblocks and 3. have not created a sufficient opposition movement to the President. c) Foreign troops are ready, IGAD the Arab league and AU have stressed their support. Amongst the countries who have recognised the government is China which has full diplomatic ties with the TFG. The UN security council welcomed the peace keeping efforts and requested from IGAD detailed plans. So far the US has been observing the situation however some progress has been made on that front with Norm Colman and business groups leading the lobby on behalf of the TFG.. The whispers of the last week about Senegal has only added to the excitement. d) Again uttering half truths and fibs wont do, the government is united, from President, PM 90% cabinet and 160 MP’s including deputy speaker and comprising every clan. When we analyse the situation one sees a majority with the executive. Included in this are the Head of the Army and Police… e) Since his election the executive have avaoided reacting to provocations and becoming intrapped. Yet the warlords have sent troops to battle in Baidoa[inda Cade] and have taken part in the Lower Mudug fighting[Ato]. In Dayniile there has been clashes involving [Qaynyare], Madina involving Yalaxow and a few others in which Bootan Calim and otheres where involved. Other incidents have been between clans and not political such as those in Ceel Waaq and across the Kenyan border and even in region Five. One cannot find a single incident in which the TNG fought. Yet the peace process in Galkacyu broken by Mogadishu elements can be attributed to the government. F) An irresponsible assertion, Somalia needs troops. Both police and military to guard our people and our land, from toxic waste, road blocks and basic forms of criminality the most important issues for the Somali people is law, order and security. So I agree with the troops, troops and more troops for a country with no central security authority is not a country. G) Again self delusion must not be mistaken for reality. The President has nothing to gain from the instability of any part of Somalia least of all his home town of Galkacyu. Yes there are vendettas but there is no all out clashes between the clans of Galkacyu, not even between the folks of North and South. h) The PM has done a marvellous job the naming of governor Cade was a master stroke, and the new nominations of Hiiraan are important. I suggest we let the PM do his job. All regions will be apoointed a regional administration until such time as the federal framework is worked out. Alluding to Puntland wont matter much as that part has chosen through elections its own local government while the people of Banadir, Hiiraan and else where have yet to apply their god given right. Insha Allah whtye will soon,
  4. lol^^^ To meet implies that its a future prospect and maybe just clarifies that simple statement. The ability to read is important the title of the heading was a direct translation of the Somali news article. The fact that you still believe in a motive that has crumpled and a President that has narrowed his influence to his close kinsmen (not even clan--cause he is killing half of them in Galkacyo on daily basis as I write now) shows that you have no purpose in life other than seeing your adeero doing his thing and your adeero licking his buut. Pure nonsence, beliveing your own lies has beome your forte lately. As for narrow influance or the implication that the President is lacking influance, it seems PUNTLAND and its regions, Middle Shabbele ...Jowhar, Bakool, Gedo, Lower and Upper Juba and of course Hiiraan, must be a narrow piece of real estate.. What happened to Sharif and the roadblocks??? One must laugh out loud..
  5. Baladweyn: Aruurinta ciidanka qaranka oo meel fiican maraysa , iyo xafiiska wasaaradda gaashan dhigga oo laga furay Baladweyn. - Saturday, July 16, 2005 at 16:20 Baladweyn(AllPuntland)- Magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan waxaa maanta kulan ku yeeshay saraakiisha ciidanka dawladda Soomaaliyeed ee kusugan magaaladaasi iyo ciidankii hore ee kusugnaa magaalada Baladweyn. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo wasiir kuxigeenka gaashaan dhigga dawladda Soomaaliya ayaa ka qayb galay shir ay goob joog ka ahaayeen xubnno ka tirsanaa ciidankii xoogga dalka ee hore. Kulankan ayaa lagu lafagurayay sidii loosoo dhamaystiri lahaa tirada ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee loo baahan yahay inay kamid noqdaan ciidanka qaranka. Waxaa shirkaasi laga sheegay in magaalada Baladwayn ay diyaar ku yihiin ciidan fara badan hase ahaatee inta diiwaan gashan ay yihiin 2,700 oo askari kuwaasoo u baahan in looga kala yeero dalka gudihiisa. Waxaa shirkan lagu magacaabay guddi arintaasi u hawlgala oo dalka oo dhan kasoo qora ciidanka xoogga dalka Soomaaliya dabadeedna isugu keena magaalada Baladwayn. Dhinaca kale wasiir kuxigeenka Gaashaandhigga Cumar Dheere ayaa maanta si kumeel gaar ah xafiiska wasaaradda gaashaandhigga uga furay magaalada Baladwayn. Xafiiskan ayaa wasaaraddu si kumeel gaar ah ugu sii shaqayn doontaa. CCC Farayaamo AllPuntland
  6. Ciidamadii Qaranka Soomaaliyeed ee la wareegi lahaa, Nabad ku soo dabaalida Soomaaliya ayay Qorideedu Meel wanaagsan maraysaa, iyagoo la filayo in ay dhawaan Hawlgalkooda ugu horeeya ay bilaabaan. Posted by : webmaster on Sunday, July 17, 2005 - 12:39 AM Qarankii Soomaaliyeed ayaa waxaa la dagay Maleeshiyaad ******** ah, oo ay ku adeeganayaan Hogaamiya Kooxeedyo ku xuuxiya Shacabka Soomaaliyeed, una Gaysta Dhibaatooyin badan oo aan la koobi karin.15 Sanadood Muda ah ayuu shacabku ku jiraa afduub, waliba Gobolka Shabeelada Hoose ayaa ah Meelaha ugu daran ee ay dhibaatadu Saamaysay. Shacabka ka soo jeeda Goboladaas ayaa iyagu ah, kuwo si walba oo biniaadnimada ka baxsan loola dhaqmo, sida, Guryahoodii oo la haysto, Beerahoodii oo isla iyaga lagu fasho, wixii ka soo baxana lala tago oo ********tu horay u qaadato, Biyaha Wabiga oo laga iibsado, Dilka loo gaysanayo Maalin walba Shacabka maatada ah, ayaa iyadu iska joogta ah. Hadaba waxa ay sugaan Waa Soomaaliya Ciidankeedii Qaran oo Badbaadiya, kana dulqaada Gumaysigaan foosha cxun ee lagu hayo.Waxaa si Xawli ah oo aad u wanaagsan u socda,Qorida Ciidamadii Qaranka Soomaaliyeed, ku waasoo u jeedada loo Qorayo ay tahay, Soo celinta Amnigii iyo Sharaftii Soomaaliyeed. Gobollada Jubbada dhexe iyo Jubbada Hoose waxaa horay toddobaadyo ka hor u gaaray taliyaha cusub ee ciidammada booliska soomaaliyeed,oo isaguna bilaabay tan iyo markii uu halkaasi gaaray in uu isu dumo ciidammo soomaaliyeed oo u badan kuwii u soo shaqeeyay dowladdii dalku lahaan jiray. Halka loo yaqaanno Rabdhuurre oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa iyadana la sheegaya in howsha ugu ballaaran ee diiwaan galinta iyo tababar siinta ciidammo la qorayo ka socoto. Abaabullada noocan ah oo dhami waxa ay biloowdeen, ka dib markii madaxwaynaha somalia C/laahi Yuusuf Axmed uu ku sheegay mid ka mid ah waraysiyadii uu bixiyay in ciidammadii soomaaliyeed dib loo soo celinayo ayna dalka ammaankiisa sugi doonaan. Dhamaan Ciidamadan la uruurinayo ayaa Saldhigooda ugu Wayn ee laga Maamulayo waxuu noqonayaa Magaalada Baladwayne, oo haatan ay ku sugan yihiin Wasiir ku Xigeenka Gaashaandhiga Mudane Cumar Dheere iyo Taliya Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Naaji. Idamaale News
  7. They have raped, robed and enriched themselves on the people. they have divided and fought meaningless batles that have maimed and dehumanised the population. Their checkpoints and airports feed their children, they have introduced drugs and murder of the brave into Somali daily life. Now they warlords, and media blame the broken, battered innocent population for their failures..... Time will catch up with them... Dadka Muqdisho ku nool oo aan marnaba rabin nidaam dowladeed soo celiyo nidaamka iyo kala danbeenta Muqdisho Magaalada Muqdisho oo ah meesha kaliya oo Soomaaliya oo idil u hanqaltageyso in ay ku soo noqoto ayaan hadana dadka ku nool ama sheeganaayo madaxda marna dooneynin in caasimadu noqoto meel nabdoon ee lagu soo celiyo nidaamka iyo kala danbeynta ayadoona xiliwalba la soo baxaan waji cusub oo lagu sii dhereysanaayo in ay sii socoto nidaam la´´aanta ka jirto Muqdisho. Hadaba dadka Muqdisho ma nidaam diidka waxey ka tahay garsho la´´aan mise waxey doonayaan in ay sidaan iska sii ahaato Soomaaliya . Dadka Muqdisho ku nool oo ah kuwa xiliwalba la taagan wax aan marnba u rooneyn qarankii Soomaaliyeed ayaa hadana waxaa kuu soo baxaayo in ay doonayaan oo kaliya in Isbaarada leyska dhigto in la laayo qofkastoo lagu tuhmo in uu aqoon diin iyo mid maadi leeyahay si Bulshadu u sinaato oo loogana waayo qof kala garato waxa xun iyo waxa fiicaan . Aduunka kama dhicin meel xumaanta garab lagu siinaayo wanaagana lagu diidayo wasida hadda ka jirto Muqdisho oo garab lagu siinaayo qaadacu dariiq uu ilaahey quraankiisu ku yiri qaadacu dariiqa halaga jaro lug iyo gacan is dhaaf ah . Markaad fiiriso dadka Muqdisho iyo nawaxigeyda ku nool waxaad isleydahay dadkaani malaha miyaa wax aqoon leh mise aqoonyahnadooda shilinka ay NGO ayada ay ku helayaan ayaa ugu qiimo badan in ay soo noqoto noloshii Muqdisho. Muqdisho ayaan marnba laga sugeynin xal in ay garaan inta ay isdiidantahay siyaasada Hotel Ramadaan iyo Hoteel Saxafi isbaaradana wey sii socon doontaa inta laga gaaraayo heshiis siyaasada ka socoto labada Hoteel. Ku noqo beejka webmaster@dayniile.com
  8. Wasiirka Dhulka iyo Deegaamaynta Mudane Mawliid Macaane Maxamed ayaa yiri â€Dowladu way iska difaaceysaa cid allaaha ciddii maamulkeeda faraha la soo gasha, shacabkana dowladda ayaa ka wakiil ah, Waana Dowladda Cida loo baahan yahay in ay ka shaqeysaa si Posted by : webmaster on Sunday, July 17, 2005 - 04:02 AM shalay iyagoo jooga Nairobu ayey Xamar yimaadeen, yaa u soo diray, wax baan qabaneynaa bey yiraahdeen 4 bilood ayey Xamar fadhiyeen wax ay qabteenna ma lahan†Wasiirka dhulka iyo deegaameynta Mowliid Macaan Maxamuud oo ka mid ah xubnaha dowladda ee ku sugan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay in aysan suurtagal aheyn in saxaafaddu ay laba garab ku kala magacowdo dowladda federaalka, wuxuuna xusay in xubnaha dowladda ee taageersan fikirka madaxweynaha iyo Raysul wasaaraha ay yihiin kuwa sida saxda ah u gudanaya waajibaadka Qaranku ku leeyahay. “Annaga waxaan muddo badan ka shaqeyneynay oo aan raadineynay sidii Qaranka Soomaaliya loo heli lahaa, haddana weli waan ku adkeysaneynaa in la helo Qaran Soomaaliyeed, nimankan hadda Xamar jooga ee tirada yar, intooda waxaa weeye raggii C/llaahi Yuusuf soo doortay, Cali Maxmed Geeddi-na ansixiyey, mar haddey sidaa yihiinna waxaa qalad ah in ay yiraahdaan hebal ma rabno†ayuu yiri Mowliid Macaan oo nasiib darro ku tilmaamay in in markii la soo dhisay dowladda federaalka ay xubnaha Xamar ku sugan ay ku hamiyaan waxyaabo uu ku tilmaamay in ay yihiin kuwa raqiis oo aan ku fiicneyn dadnimada & Qaranimada. â€Maanta ayey qaldan yihiin markiii hore waa sax-naayeen nin waliba hadaf buu lahaa oo ah sideed ku gaartaa dowladnimo inteed ka gashaa dowladda hadaf ah ayaa jiray, dowladda haddii la helay oo ay suurtowday haddana in meeshii laga soo kacay in loo laabto waa wax aan dhici karin waana wixii aan ku kala tagnay rag badan oo saaxiibadey ah†ayuu yiri Wasiirka dhulka iyo deegaameynta Mowliid Macaan Max’uud ’Golaha ammaanka baaqii ka soo baxay waxyaabo badan oo fursad noo ah ayaa ku jira, iyaga waxaa u muuqata in goluhu diiday in la qaado cuna-qabateynta, kuwa baaqa loo diray waa iyaga, waxaana loogu baaqay hogaamiyeyaasha in laga joojiyo hub in ay soo geliyaan gudaha dalka, golaha ammaanku waxey ictiraafeen dowladda KMG ah waxeyna ogolaadeen wax walba oo dhaqaale ah dowlada in lagu taageero, in IGAD iyo Midowga Afrika (Afrikaan Union) in ay soo habeyso ciidamadii badbaadin lahaa dowladda Soomaaliyeed oo nabadgelyada u soo celin lahaa ummadda Soomaaliyeed†ayuu yiri Mowliid Macaan “Aniga waxaan joogaa gobolkii aan u dhashay oo aan ku dhashay, gobolkuna wuxuu leeyahay dad masuul ah oo nabadgelyada maanta na gaarsiisay in dowladda la keeno Jowhar, mana jirto cabsi aniga aan ka qabo xorriyad u hadalkeyga†ayuu yiri Mowliid Macaan â€Dowladda waa iska difaaceysaa cid allaaha ciddii maamulkeeda faraha la soo gasha, shacabkana dowladda ayaa ka wakiil ah, waana dowladda in ay ka shaqeysaa sidii shacabku u heli lahaa nabadgelyo, dagaal sokeeye waan soo dhaafnay dib u heshiisiin waan soo dhaafnay, Qaran baa dhashay Soomaaliyeed, dowladduna waa in ay heshaa ciidan Soomaaliyeed jiritaanka rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ayeyna ku shaqeyneysaa dowladda, haddii ay hub la timaado ma ahan in dagaal sokeeye la abuurayo waxaa lagu badbaadinayaa shacabka†ayuu yiri Mowliid Macaan oo intaasi sii raaciyey. “Soomaaliya haddii dagaal sokeeye uu ka dhaco waxaa u keeni doona kuwii shalay dagaal oogayaasha ahaa, anigu shalay qori ma haysan, weligey bastoolad kama dhawaajin, waxaan jecelahay in aan dadkeyga si dimuqoraadi ah wax ugu sheego, kolka shacabka badbaadin ayuu u baahan yahay, shalay iyagoo jooga Nairobu ayey Xamar yimaadeen, yaa u soo diray, wax baan qabaneynaa bey yiraahdeen 4 bilood ayey Xamar fadhiyeen wax ay qabteenna ma lahan†Mowliid wuxuu ku eedeeyey xubnaha ka soo jeeda beelaha Jareer ee ku sugan Muqdisho in ay yihiin kuwa dhuuni-raaci ah, oo qaba fikir ah inta aysan waxba hagaagin, iyaguna ay sii joogaan â€Nimankaas sidey meesha ku tageen waa la ogaa, waxeyna ahaayeen niman baarlamaanka daaqada ka soo galay, beesha Jareerweyne hogaan dhaqan iyo hogaan siyaasadeed ayey laheyd, aniga ayaana hogaanka siyaasada beesha madax u ahaa niman aan aniga xulay in ay Jareerweyne u metelaan baarlamaankana ma aheyn, waana niman calooshooda ku fac ah aqoonyahan Jareer ayaana ka badanâ€. Idamaale News
  9. ^^^^ Indeed you are correct in this, for those who support the roadblocks, drugdealing, looted properties are at a loss. As for supporting the President, we have seen the fruits of this in the developemtn of Puntland and the present journey of restoring the beautiful Republic. Alas the difference is stark, he is a warrior and not a profiter of war...
  10. ^^^^ Is the story fake then or you just quote anything? Geedi is in Libya with Qadafi, on route to the Senegal to meet Wade and maybe Rice.. ..
  11. Wafdi uu hogaaminaayo Ra’iisal Wasaare Prof. Geedi oo maanta ka dhoofay magaalada Jowhar Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Jowhar, Soomaaliya Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar oo ah xarunta ku meel gaarka ee dowlada Fedraaliga Soomaaliyeed ayaa sheegaya in Wafdi uu hogaaminaayo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ayna ka mid yihiin dhowr wasiiro ay ka ambabaxen manta magaaladaasi ayagoo ku sii jeeda magaalada Jabuuti. Wafdiga ayaa wararku ay sheegayaan in ay tegi doonaan dalka Jabuuti, iyaga oo la filayo in 17-ka bishanna ay u ambabaxaan dalka Senegaal. Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha ayaa sida la sheegay waxaa ka mid ah Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mr C/Risaaq Juriile, waxaana lagu wadaa inay u sii gudbaan dalka Senegal oo Prof. Geedi ka helay martiqaad, kadibna waxaa qorsheysan in Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi halkaasi uu kula kulmi doonaan Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka CONDALEEZ RICE. Kulankaas ayaa looga faa’ideysan doona in dowladda Mareykanka wax badan ka qabato arrimaha Soomaaliya , iyo xiriir iskaashi oo dhex mara labada dal lee Soomaaliya iyo Mareykanka. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Jowhar, Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  12. Jowhar: Raysulwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi oo goor dhow u dhoofay dalka Senegal . - Thursday, July 14, 2005 at 15:41 Jowhar(AllPuntland)-Raysulwasaaraha DFKGS Mud: Cali Maxamed Geeddi ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Johwar ee caasimadda kumeelgaarka ah ee Soomaaliya. Raysulwasaare Geeddi oo ay socdaalkiisa ku weheliyaan xubno kala duwan oo kamid ah dawladda federaalka Soomaaliya ayaa u ambo baxay dalka Senegal . Wafdiga raysulwasaaraha waxaa kamid ah , wasiirka iskaashiga caalamiga C/risaaq Jurile, afhayeenka dawladda C/raxmaan Diinaari iyo masuuliyiin uu kamid yahay C/kariin Faarax Laqanyo. Raysulwasaare Geeddi ayaa waxaa marti qaad u fidiyay madaxwaynaha dalka Senagal Cabdalla Wadi , kuna marti qaaday inuu kulamo kula yeesho dalkaasi Sengal. Magaalada Jabouti ayaa wafdiga raysulwaaaruhu sii marayaan , ayagoo dabadeed uga sii duuli doona halka safarkoodu ku egyahay ee Sengal. Madaxwaynaha Sengal iyo raysulwasaaraha Soomaaliya ayaa kulamo hore kuqaatay magaalada Sirte ee dalka Liibiya , markii uu dhacayay kulanka madaxda Afrika. CCC Farayaamo AllPuntland
  13. ^^^ I think its testing times for you...Read the extract not the Dayniile garbage but the whole document, they [uN] welcomed the IGAD peace keepng efforts and promised to look into it. As For wepons there are enough in Somalia already...
  14. Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Wafdi La Socda Oo Gaaray Magaalada Jowhar. Somaliweyn - Jowhar-Somalia - 13/07/05 Taliye xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cusmaan Falko iyo wafdi la socda ayaa soo gaaray magaalada Jowhar ee xarrunta caasimada KMG Soomaaliya. Wafdidiga jeneraal Falko ayaa waxaa ka mid ah gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca dib-u-dhiska, iyo arrimaha Bulshada, Xaashi Maxamuud Caddow “Xaashi Dhabarey†Sidoo kale waxaa xubnaha wafdiga ka mid ah xubno ganacsato ah oo ay ka mid yihiin Ganacsade Meykal Maxamed Faarax iyo ganacsade Maxamed Maxamuud oo labaduba ka mid ah ganacsato ay juffo hoose yihiin Maxamed Qanyare Afrax oo ah wasiirka Amniga Qaranka. Xubnaha wafdigan ayaa la sheegay in ay kulamo gaar ah la qaadan doonaan Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi. Socdaalka xubnahan ayaa ku soo beegmay laba maalmood ka dib markii kulan ay isugu yimaadeen wax garadka iyo aqoonyahanada Beesha ...... ay ka soo saareen baaq ay ku taageerayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo sidoo kalana qoraalkaasi ay beeshu ku sheegtay in aysan marnaba Beeshu Taageeri Doonin wax waliba oo wiiqayo Maqaamka Dowladeed ee ay Soomaaliya Maanta dib u yagleeshay.
  15. Jowhar:Siyaasiyiin iyo ganacsato ku abtirsada beesha ....... oo soo gaaray xarunta kumeelgaarka Soomaaliya ee Jowhar. - Wednesday, July 13, 2005 at 15:21 Jowhar(AllPuntland)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay soo gaareen wafdi isugu jira ganacsato iyo siyaasiyiin caan ka ah magaalada Muqdisho. Warku wuxuu intaasi ku darayaa in wafdigan uu hogaaminayo guddoomiye kuxigeenka dib udhiska iyo arimaha bulshada ee gobolka Banaadir Xaashi Dhabareey, waxaana kamid ah taliye kuxigeenka ciidanka booliska Soomaaliya Cismaan Faalko, waxaa sidoo kale weheliya wafdigan saddex xubnood oo kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahay Muqdisho , waxaana kamdi ah, Maxamed Maxamuud Weheliye , Maykal Maxamed Sheekh Cusmaan iyo Muxiyaddiin Siyaad Dhaqane. Xubnahan ayaa imaatinkooda Muqdisho waxaa ku weheliyay gaadiidka dagaalka ee Tiknikada ah kuwaasoo ammaankooda sugayay , waxayna wafdigan ka yimaadeen magaalada Muqdisho. Waxa si diiran usoo dhaweeyay xubnahan , qaar kamid ah labada gole ee DFKGS , waxayna isla markay tageen Jowharba kulamo la qaateen raysulwasaaraha Soomaaliya , Prof Geeddi, ayagoo uga warbixiyay xaaladda nololeed iyo midda ammaanka ee Muqdisho. Waxay sheegeen inay aad u taageerayaan DFKGS ayna hiil iyo hooba lagarab taagan yihiin dawladda Soomaaliyeed. Xubnahan ayaa waxaa kamid ganacsade ay aad isugu dhawaayeen wasiirka amniga qaranka DFKGS Maxamed Qanyare Afrax. CCC Farayaamo AllPuntland
  16. Wafdi heer sare ah oo ka socda Baanka Adduunka oo soo gaarey magaalada Gaalkacyo Gaalkacyo - 13.July.2005 Waxaa maanta soo gaarey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, wafdi ka socda Banigaga Adduunka kaas oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi. Wafdigan ayaa kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo haatan ku sugan magaalada Gaalkacyo iyo madaxweynaha Puntland, Maxamuud Muuse Xirsi (Gen. Cadde). Wafdigan ayaa safarkooda iyo barnaamijyada ay waddaan uga warramay madaxweynaha Puntland, Cadde Muuse Xirsi. Wufuudda Baanka Adduunka oo dhawr jeer oo hore soo gaarey Puntland ayaa mas’uuliyiinta maamulka Puntland uga war bixiyey barnaamijyada horumarineed ee ay doonayaan in ay ka fuliyaan mandaqadda kuwaas oo ay haatan ka hor ballan qaadeen. Faysal Geelle Cumar SBC Qardho
  17. Jen Naaji iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashandhiga oo berito magaalada B/weyne ka bilaabaya diiwaan gelinta Ciidamadii hore ee dalka Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Jowhar, Soomaaliya Waxaa xalay magaalada Jowhar ka ambabaxay xubno uu ka mid ahaa Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Jen Ismaaciil Qaasim Naaji, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashandhiga Cumar Dheere iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaank, iyagoo ku sii jeeda magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan si ay halkaasi uga bilaabaan howlaha dowladda Federaalka Soomaaliya ka damacsan tahay Gobolka Hiiraan. Wafdigan oo safar dhulka ah ku aaday B/weyne ayaa warar soo baxaya waxay sheegayan inay magaaladaas ka dhigan doonaan xarunta KMG ah ee Wasaaradda Gaashandhigga sida aan ka soo xiganay Saraakiisha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee Jowhar. Jen Naaji iyo kuxigeenka Wasiirka Gaashandiga Mr Cumar Dheere waxaa u qorsheysan inay magaalada B/weyne ka bilaaban diiwaan gelinta Ciidamadii hore ee dalka, waxaana la sheegay in magaaladaas ay noqon doonta saldhiga Ciidamada Qaranka Soomaaliya. Dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu soo dhisay dalka Kenya waxaa u qorsheysan in la qoro Ciidamo Qaran oo tiradooda la eg ilaa iyo Toban kun Askari, laakiin dad badan ayaa aaminsan in aysan Ciidamadaas waxba ka qaban Karin dalka sabab lagu sheegay tirada Ciidamada oo aad u yar. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Jowhar, Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  18. ^^^ Thanks for the info however your concenrs are nooted for we do nott want trouble in as you have corectly noted the most peaceful regions in Somalia.
  19. 1,050-kilometer march to Jowhar - Monday, July 11, 2005 at 16:35 BAADWEYN (July 8,2005) - The Somali transitional government relocates to Jowhar, a temporary seat of government, despite the opposition from the parliament speaker and some Mogadishu warlords. Jowhar is a town only 90 kilometers to Mogadishu, the capital city. Most Somali MPs and the government have already relocated to Jowhar and are now successfully selling the government agenda to the cities and districts of the country. The President of the transitional Somali government returned to Bossasso after his recent trip abroad. The president plans to take 1,050-kilometer trip from Bossasso to Jowhar on land in an apparent show of popularity. This ends the belief that Somalia needs foreign troops to disarm the militias. The likely role of the foreign troops might be confined to training the reconstituted military and police and, perhaps to serves as backup in disarming the notorious militias in many cities of Somalia whose sole source of living have been extorting money from the innocent victims in their respective cities. The reconstituted Somali army in many cities on the President's way to Jowhar will be escorting him to the temporary seat of the government. The dwindling support of the warlords in Mogadishu and the apparent understanding of the Mogadishu population that it is not in their interest to lend support to the renegade MP-turned warlords, have prompted the Mogadishu-based political forces and the community leaders to take a position in the political wrangling of the transitional government and support the government's position to relocate to Jowhar before the capital city is cleared of the insecurity and marauding freelance gunmen who had held the Mogadishu community hostage for a decade and a half. The parliament speaker who had earlier aligned himself with these Mogadishu warlords, but now sensed that political failure is imminent, is now pleading with them to change their position and mend fences with the president and the Prime Minister. Source: Ababshe.com
  20. Somalia: Start of new army recruitment By KBC Reporter/BBC ( Sunday, July 10, 2005) Transitional Federal Government of Somalia officials say that recruitment for the new national army has started in many regions of the country. Deputy Defence Minister Umar Dheere said that recruits would be drawn from all the country's regions. He said recruits would be encamped at military bases of Mahadaay, Abqaale, Buq-Goosaar, Ceel-Gaal, Luuq-Jeelow, Waajid as well as other camps in Lower Juba Region (southern Somalia). Reports say recruitment and encampment of recruits have started in Puntland, with recruits streaming to Abqaale military camp near Gaalkacyo. A recruitment exercise has also begun in Kismaayo.
  21. Somali government starts recruiting security force By Ali Bile MOGADISHU, July 9 (Reuters) - Somali President Abdullahi Yusuf has begun recruiting members for a security force to protect his new administration, despite angry opposition from powerful warlords in his cabinet, officials said on Saturday. "It (recruitment) is officially starting today all over the country," said presidential spokesman Yusuf Ismail Baribari. "It is a friendly force that will protect the civilians and embark on social needs such as road construction and water supply." Recruits will be screened and trained before they are enlisted in the police force, prisons or the army, he said. Yusuf's Transitional Federal Government marks the 14th attempt to re-establish government in lawless Somalia since 1991, when a coalition of warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and the country descended into anarchy. Formed after peace talks last year, the faction-riven interim administration was initially based in Kenya. Yusuf returned to Somalia on July 1, basing his government temporarily in Jowhar, 90 kms (56 miles) north of the capital, Mogadishu, which remains too dangerous. He has said he will recruit and train militiamen to defend his government pending the arrival of regional peacekeepers. But warlords in Mogadishu, some of them government members, have threatened to attack Jowhar if Yusuf takes troops there. Rising tensions in the Horn of Africa country, which has been subject to a U.N. arms embargo since 1992, have prompted international donors to ask Somalis to refrain from hostilities. Mohamud Abdullahi Jama, a Somali member of parliament, said the government's recruitment plans would further deepen rifts in Yusuf's cabinet and accused the president of recruiting only those who support him. "We regard that as most unfortunate. What Somalia needs is reconciliation and peace," said Jama, who belongs to a faction that insists Yusuf's government should be based in Mogadishu, as stipulated in an interim constitution. But Baribari defended the government's plans, saying the new force was not aimed at provoking a fight but to protect civilians and boost peace in the whole of Somalia. "It is normal for every country in this world to have a national security force. It is a positive step forward," he told Reuters in Nairobi by telephone from Somalia. Prime Minister Mohamed Ali Gedi travelled on Saturday to the town of Galkayo, some 735 km north of Mogadishu, to meet the president and discuss the security situation in the country, officials said. He was expected back in Jowhar later in the day. Source: Reuters, July 09, 2005
  22. Gen.Naaji & xubno kale oo gobolka Hiiraan ka bilaabaya diiwan galinta ciidamadii xooga dalka. Baladweyne-11.July.2005 Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya Gen.Ismaaciil Qaasim Naaji, wasiir ku xigeenka wasaarada gaashandhiga ee DFKMG ah ee Soomaaliya Cumar Aadan Xasan (Cumar Dheere) iyo xubno ka mid ah baarlamanka KMG ah ayaa waxay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadaan hawl balaaran oo ku aadan sidii loo diyaarin lahaa oo diiwaan galin lahaa ciidamadii qalabka sidey ee Soomaaliya. Xubnahan oo xaley ka tegey magaalada Jowhar ayaa waxay maanta gaareen magaalada Baladweyne waxayna socdaalkooda ku sheegeen mid ay ku bilaabayaan diiwan galinta ciidamada xooga dalka Soomaaliya, waxayna sheegeen in magaalada Baladweyne ay noqon doonto xarunta ciidamada Qaranka gaar ahaan wasaarada Gaashaandhiga. Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya Gen.Ismaaciil Qaasim Naaji ayaa goor sii horeyey wuxuu sheegay in DFKMG ah ee Soomaaliya ay diyaarinayso diiwan galinta ciidamada isla markaana la aasaasi doono ciidamo gaaraya 10 kun. Deeqo Nuur Cali SBC Baladweyne.
  23. Isbaarooyinka oo dib ugu soo laabtay waddada u dhexeysa Muqdisho & Afgooye Muqdisho Qaar ka mid ah Isbaarooyinkii horay looga qaaday waddada u dhexeysa Afgooye & Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay waddadaasi, taasoo cabsi weyn gelisay isu socodka gaadiidka. Isbaarooyin kor u dhaafaya 15 ayaa lagu arkayey maanta waddadasi, waxeyna baabuurtaasi dhibaatooyin kala duwan ku hayaan baabuurta yaryar & kuwa xamuulka ah ee isticmaala waddadaasi. Shacabka degan Afgooye kana xoogsada Muqdisho & ardayda iskuuleyda ah ee wax ka barta Xamar ayaa dhibaato weyn ku qaba gaadiidka isaga goosha Xamar & Afgooye kadib markii laga dhigay qarash-ka lagu raaco baabuurtaasi 20.000, halkii ay horay uga aheyd 5.000 Cabdishakuur Cilmi Xasan Dayniile,Muqdisho cabdishakuur48@hotmail.com Ku noqo beejka
  24. Tirada Gaadiidka ka Shaqaysa Wadadda u Dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye oo Hoos u Dhacday Isbaaroyinka Halkaas yaalo Awgeed. E-MAIL THIS PRINT THIS Liibaan Cabdi Cali, Muqdisho isbaaro Wali waxaan xal laga gaarin mushkiladdii isbaarooyinka oo mar kale soo laba laxaadsatay saamayn laxaad lehna la timid kalkan. Sidii wararkeenni shalayba aan ku sheegnay tirada jidgooyooyinka yaalla waddada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ayaa gaartay ilaa 17 isbaaro oo gawaarida adeegsata lacago xooggann looga qaado. Maanta muuqaalkii shalay waxba iskama aanay baddalin waxaana wali sidii u yaalla isbaarooyinkii oo dadku ay durbaba bilaabeeen in ay dareemaan. Saamaynta ugu wayn waxay isbaarooyinku ku yeesheen dadkii sida joogtada ah isaga kala gooshi jiray muqdisho iyo afgooye oo lacagtii ay gawaarida ku raaci lahaayeen ay korortay. Marka aad doonaysid maanta in aad gaarto degmada afgooye ama aad damacdo in aad muqdisho timaaddo adigoo afgooye jooga ,waxa aad ku khasbantahay in aad bixiso 20.000 oo shilin soomaali ah halka markii horena la bixin jiray oo kaliya 4 kun oo lagu tagi jiray degmada afgooye halkaas oo qofka magaalada Marka u socdaana uu 25 kun gaari kaga raaci jiray afgooye. Saamaynta isbaaradu yeelatay aawadeed gawaari badan ayaa la xareeyay oo aan maanta shaqaynin waddada muqdisho iyo afgooye isku xirtana waxaa ka shaqaynaay maanta 6 gaari oo nooca hoomiga loo yaqaanno oo kaliya. Wasiirro iyo xildhibaaanno ka tirsan dowladda kmg ah ee somaia ayaa xalay kulan ku yeeshay hoteelka Amiira ee magaalada Muqdisho waxa ayna kaga wada hadleen dhibta isbaarada ee soo korortay iyaoo iswaydiiyay sida ugu habboon ee looga takhalusi karo. Waxa wasiirrada qaarkood oo warbaahinta la hadlayi ay sheegeen in xitaa awood ay adeegsan doonaan si loo qaado isbaarooyinka cusub iyo kuwa la soo celiyay oo ay sheegeen in qaar badan oo ka mid ah loo soo dhigay sababo siyaasadeed. Si kasta oo ay ahaataba inta laga dhammaynayo dhibta isbaarada la siuna soo dhawaynayo dhinacayada siyaasadda iyo danaha gaarka ah ku kala irdhoobay ee soomaalida kala matalaya shacbiga soomaaliyeed ayaa ahaanaya ka kaliya ee dhibtu taabanayso.