General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^ The rash Somali's, did you think all this running around by the headless courts meant anything? What happened we will move ito Baidoa? The TFG went into Leegu which is in Lower Shabbele adn where were the courts in Bur-Hakabo? Sacid Dheere stated that they only took 23 technicals. Give us a break man we await their clan Jihad.. Saxib, go tell that to the fake wadaads who only target secrtain clans for occupation and then call others AMXARO. It is about the shamless men who use clan to cleanse whole areas, subjugate masses, but Somali's are fully awake..
  2. BUUR-HAKABA: Ciidammada Dowladda Federaalka oo la wareegay gacan ku haynta Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay Posted to the Web Oct 09, 15:10 Buur-hakaba (PP) – Ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wata ugu yaraan 30-gawaarida dagaalka ah ayaa waxay maanta la wareegeen gacan ku haynta Degmada Buur-hakaba oo ka tirsan Gobolka Bay, halkaasoo ay gacanta ku hayn jireen Maxkamadaha Midoobay. Wararka ka imaanaya Degmada Buur-hakaba ayaa waxay daboolka ka qaadayaan in Malleeshiyooyinkii daacadda u ahaa Maxkamadda Albayaan oo ka tirsan Midowga Maxkamadaha ee halkaas ku sugnaa ay dib uga soo baxeen Magaalada, waxaana la sheegay inay soo gaareen Deegaanno ka tirsan Shabeellada Hoose. Xubno u hadlay Maxaakimta Midowday ayaa waxay daboolka ka qaadeen in ciidanka Dowladda ee la wareegay gacan ku haynta Degmada Buur-hakaba ay wehliyaan kuwo Ethiopian ah, waxaana ay sheegeen in ciidammada Ethiopian-ka ah ay ku hubeysan yihiin hub aad u fara badan. Dhanka kale, Guddoomiyaha degmada Buur-hakaba Maxamed Cabdi Xuseen (Ow-kaari) oo hadda ku sugan Buur-hakaba ayaa sheegay inaysan jirin wax ciidammo Ethiopian ah oo soo galay gudaha Degmada Buur-hakaba, waxaana uu daboolka ka qaaday in ciidammada soo gaaray deegaankooda ay dhammaantood yihiin kuwa Dowladda ayna iyaga u yeerteen. "Ciidammada soo gaaray Degmada Buur-hakaba waa kuwa dowladda federaalka Soomaaliya mana jirto ciidammo shisheeye ah oo la socda, waxaana hoggaaminaya Gen. Saciid iyo Col. Cabdi Madoobe oo ka tirsan saraakiisha Dowladda Federaalka Soomaaliya" ayuu yiri Ow-kaari oo intaa ku daray. "Ma jiraan ciidammo xoog ku qabsaday degmada Buur-hakaba, mana iiraan ciidammo Ethiopian ah oo haatan ku sugan degmadaas, waayo aniga oo madax ka ah ayaa ku sugan mana jirto cid iiga sheekeynaysa goobta aan ku suganahay oo aan madaxda ka ahay". Saraakiisha hoggaaminaya ciidammada Dowldda ayaa waxay kula hadleen dadka Deegaanka Bartamaha Magaalada waxayna u sheegeen inay daganaasho muujiyaan, waxaana la sheegay inay dib uga baxeen magaalada oo ay hadda ku sugan yihiin kuwa Dowladdu duleedka Magaalada Buur-hakaba. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  3. Ciidanka Qaranka Somaliyeed oo saakay Si nabad ah kutagay Magalada Burhakabo ka dibna isaga soo baxay Posted to the MOL October 9, 2006, 9:40 am Warar hada inaga soo gaaray Magaalada Buur Hakaba ayaa waxa ay sheegayaan in saaka Magaalada Buur Hakaba oo ka tirsan Gobolka Baay ay la wareegeen Ciidamo Daacad u ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaalada Baydhabo. Warku ayaa intaas ku daraya in Maleeshiyada Dowladda ay si nabad ah kula wareegeen Halkaas, iyadoo aysan dhicin iska hor imaad lagala hor yimid. Mid ka mid ah Dadka Deegaanka ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda ay la wareegeen Buur Hakaba oo illaa 60km u jirta Baydhabo, wuxuuna sheegay in Maleeshiyadii halkaasi joogtay ay isaga dhaqaajiyeen halkaas, kuwaasoo ahaa Maleeshiyo ka tirsaneyd Maxkamada Al-bayaan. War kale ayaa hada sheegaya in Ciidamadii dawalda ee maantay Tagay Magalada Buhakabo ay isaga soo baxeen kuna soo laabteen saldhiga Ciidamada Dawlada oo waxyar un ujira Buurhakabo. Wali ma cada sababta dhalisay in ciidankaan soo gala magaalada oo haddana isla maanta dib uga noqdaan. Warar hoose oo aan ka helay magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in arintaan qeyb ka tahay diyaargrow lagu dagaal galinayo ciidamada dawlada oo muddo badan tababar ciidameed uga socday duleedka magaalada Baydhabo. Dhinaca magaalada Bu’aale ayaa iyadana waxaa ka jirta cabsi laga qabo inay isku dhacaan Maleeshiyada maxkamadaha ee ka soo duulay muqdishu iyo kuwa Dawlada oo uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhiga DKMG ah Barre Hiiraale. Cabsida laga qabo in dagaal saf balaaran ah uu dhex maro dawlada iyo maxkamadaha ayaa haatan aad u soo dhawaaday iyadoo labada dhinacba midka kale ku eedeeyay inay wadanka soo galiyeen dad ajnabi ah oo ka dhinac dagaalama. Dhinaca magaalada Muqdishu ayaa Gudoomiyaha fulinta ee maxkamadaha Muqdishu SH. Shariif ayaa maanta isagoo qaba dharka ciidanka ee tuutaha waxaa shir jaraa'id oo uu muqdishu ku qabtay kaga dhawaaqay in maxkamaduhu jihaad la gali doonaan dawlada KMG ah iyo xulufadeeda oo uu ula jeedo dawlada Itoobiya. Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo, Puntland, Somaliya Mudugonline.com
  4. ^^^There are no warlords, the whole problem was in Mogadishu it was called Balacad group now it is called courts..
  5. Excellent move by the TFG, now that's a classic military tactic that was used. By storming in like that, you can get an idea what kind of defenses your enemies have...i.e. weapons, positioning. Then you hold it for a few hours, and retreat. I guess we saw the true nature of our enemy. They were quick to run away! I remember reading that just before the U.S took over Baghdad, they did the same thing and raced into the city center and raced back out. I think the TFG was sending a message, because the clan courts were getting too close. DON'T EVEN THINK ABOUT IT. ....lol
  6. ^^^^^ Red sea the governemtn has more than enough troops to defend itself. If you belive all the lies about Ethiopia then thats you. If you belive certain clans like yours in Somaliland have troops and the Mogadishu clans have troops but that the people of Puntland, Bay & Bakool and the Jubaland have no troops, no officers, no will to fight then you are surely mistaken. Saxib, President Abdullahi Yusuf, Minister Bare Hiiraale to name just two members of the government are experienced millitary men who have fought numerous battles and have the support of the regions they hail from... Underestimate the TFG at your peril. Olol: The TFG made the first move, went into Lower Shabbele unopposed. We heard your kisnmen ran as far as Afgoyee.. But no need to get worried so soon.
  7. A successful test run in which the TFG troops rehearse for the meventual move on lower Shabbele. I heard Inda CADE crying to the international community. No one will help boys when the time comes.
  8. ^^^Saxib you make no sense, quit with the hype. The courts can do nothing. The panic today was evidant with all the 'Ethiopia' is coming just because the TFG moved un opposed into the lower Shabbele. Now the war has been declared lets wait for the result.
  9. ^^^lol. you guys are funny, a few hours ago everyone in Mogadishu was bricking it. Those who delcared the Jihad should fullfil it correct. We wait on Sharif Ahmed and his lot to come good on their words.
  10. Baydhabop : Ciidamadii dawladda oo soo baneeyay deegaanka Buurhaba, Baydhabana ku soo wajahan. Monday, October 09, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Baydhabo (AllPuntland)- Ciidamada Dawladda Soomaaliya ayaa ka soo baxay magaalada Buurhaba oo ay saaka gacanta ku dhigeen. Ciidamada Dawladda oo aan la kulmin waxa iska caabin iyo dagaal ah ayaa magaalada uga soo kicitimay dhanka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Warka ayaa waxa uu intaasi ku darayaa in ciidamada xukuumadda Soomaaliya ay ku kala wajahan yihiin magaalada Baydhabo iyo deegaanka Daynuunaay. Illaa iyo hadda lama shaacin sabab ta ka danbaysa arrintaasi iyada oo ay degaanka Buurhakaba dib u soo galeen ciidamadii horay ugu sugnaa oo dagaal la`aan uga baxay magaalada. Arrintani ayaa waxa ay ku soo begmaysaa iyada oo dhowaan ay shir jara`id magaalada Muqdisho ku qabteen madaxda maxkamadaha halkaasi oo ay kaga dhawaaqeen in ay qaadayaan dagaal adag. M. J. Koronto AllPuntland
  11. Baydhabop : Ciidamadii dawladda oo soo baneeyay deegaanka Buurhaba, Baydhabana ku soo wajahan. Monday, October 09, 2006 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Baydhabo (AllPuntland)- Ciidamada Dawladda Soomaaliya ayaa ka soo baxay magaalada Buurhaba oo ay saaka gacanta ku dhigeen. Ciidamada Dawladda oo aan la kulmin waxa iska caabin iyo dagaal ah ayaa magaalada uga soo kicitimay dhanka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Warka ayaa waxa uu intaasi ku darayaa in ciidamada xukuumadda Soomaaliya ay ku kala wajahan yihiin magaalada Baydhabo iyo deegaanka Daynuunaay. Illaa iyo hadda lama shaacin sabab ta ka danbaysa arrintaasi iyada oo ay degaanka Buurhakaba dib u soo galeen ciidamadii horay ugu sugnaa oo dagaal la`aan uga baxay magaalada. Arrintani ayaa waxa ay ku soo begmaysaa iyada oo dhowaan ay shir jara`id magaalada Muqdisho ku qabteen madaxda maxkamadaha halkaasi oo ay kaga dhawaaqeen in ay qaadayaan dagaal adag. M. J. Koronto AllPuntland
  12. Sheekh Shariif oo iclaamiyay jihaad lala galo ciidamada Ethiopia Mogadishu 09, Oct.06 ( Sh.M.Network) Gudoomiyaha golaha fulinta Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa ku dhawaaqay jihaad lala galo ciidamada Ethiopia oo uu sheegay in ay soo galeen gudaha Somalia, ka dib shir jaraa'id uu ku qabtey magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha golaha fulinta Maxkamadaha islaamka Sheekh Shariif ayaa ku dhawaaqay jihaad Alle Dartiis ah oo lala galo ciidamada Ethiopia, ka dib markii maanta la sheegay in ay ka soo gudbeen degmada Buur hakaba. Shirkaan Jaraa'id ayuu ku qabtay gudoomiyaha golaha fulinta xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho, waxaana uu ku soo beegmay xilli maanta ciidamada Ethiopia oo ay wehliyaan kuwa dowladda ay soo gaareen magaalada Buurhakaba. Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net
  13. Jameeca: Ciidamada Dawladda oo gaaray deegaanka Jameeca, iyo maxkamadaha oo dagaal cadeeyay. Isniin, October 09, 2006 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Jameeca (AllPuntland)- Ciidamada ka socda dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay sii wadaan hawlha ay ku doonayaan in ay ku qabtaan guud ahaan gobolada Bay iyo Shabellada Hoose. Boqolaal ka mid ah xoogagga ciidamada Dawladda oo dhowaan saaka gacanta ku dhigay deegaanka Buurhakaba, ay horay ugu baxeen deegaanno hoos yimaada gobolada Bay iyo Shabellada Hoose. Deegaanka Jameeca oo K/galbed kaga aadan dhanka magaalada Buurhakaba. Qaar ka mid ah xubnaha ku dhow dhow ciidamada dawladda ayaa waxa ay AllPuntland u xaqiijiyeen in ay gacanta ku dhigeen 2 gaari oo ah nooca dagaalka oo ay lahaayeen ciidamada maxkamadaha. Wali waxaa soconaya horu socodka ay samaynayaan ciidamada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku aadan in ay gacan ku haynta kula wareegaan gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya. Gudoomiyaha golaha fulinta ee maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa uu si rasmi ah u cadeeyay dagaal cad oo ay la galayaan ciidamada qabsaday magaalada Buurhaba. M. J. Koronto AllPuntland
  14. Ciidamada dowlada oo gacanta ku dhigey deegaanka Buur hakabo October 9, 2006 Markacadeey -------------------------------------------------------------------------------- Deegaanka Buur hakaba oo ka tirsan gobolka Baay waxaa soo gaarey Ciidamo ka mid ah kuwii u xareysnaa dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed, inkastoo warar aan si rasmi aheyn oo aan la xaqiijin ay sheegayaan in ay gacan ka helayaan ciidamo Itoobiyaan ah. Wax dagaal ah kama dhicin wax dagaal ah oo ay isaga hor yimaadeen ciidamada qabsadey deegaanka Buurhakaba, iyada oo halkaasina ay dhowr jeer horey u tageen golaha maxaakiimta Soomaaliyeed ciidamo ay leeyihiin. Dad goob joogayaal ah oo ku sugan deegaanka Buur hakaba oo aan la xiriiray ayaa sheegay in ay arkeen ciidamada dowlada federaalka oo soo galaya magaalada oo kale, iyaga oo beeniyay in ay jiraan ciidamo Itoobiyaan ah oo soo galay magaalada. Hase yeeshee, golaha maxaakiimta iyo xubno ku dhow dhow ayaa bilaabey in ay durbadiiba eedeyn u jeediyaan dowlada Itoobiya iyo dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed, iyaga oo ku eedeynaya in ciidamo Itoobiyaan ah ay soo qabsadeen Buur hakaba. Imaatinka ciidamada dowlada ee Buurhakaba ayaa ku soo beegmaya xilli ay soo baxayeen maalmihii la soo dhaafey warar sheegaya in maxaakiimta ay doonayaan in ay qabsadaan magaalada Baydhabo oo xarun u ah dowlada. Abuu Mansuur oo ka mid ah mas'uuliyiinta ugu sareysa golaha maxaakiimta ayaa sheegay in ay tagayaan magaalada Baydhabo, hase yeeshee ay socdaan wadahadalo ay ku doonayaan in ay Baydhabo ku tagaan. Maxamed Cali Madka Xafiiska Markacadeey Muqdisho
  15. Ciidamada DFKMG oo la wareegay Degmada Buurhakaba Last Updated::2006-10-09 13:34:19 Baydhabo:- Ciidamada DFKMG ayaa la sheegay in ay gebi ahaanba la wareegeen gacan ku heynta magaalada Buur Hakaba. Ciidamada oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay in ay magaalada ka saareen maleeshiyooyin Taageersan Maxkamadaha Muqdisho oo indhawaale ku sugnaa Buur Hakaba. Ciidamadan ayaa la sheegay in ay dhinaca Bari uga gudbeen magaalada Buur hakaba halka ay soo baxayaan warar sheegaya in ciidamadaasi ay ku sugan yihiin deegaano ah nawaaxiga Magaalada Wanlaweyn ee kamid ah gobalka Sh/hoose. Xaalada Magaalada Buur Hakaba ayaa hada degan ayadoo wararka soo gaaraya magaalada Baydhabo ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dhaq dhaqaaq milatari oo xoogleh. Hussein Farah HorseedNet.com
  16. Maybe my Somali is as bad as ever. It said troops loyal to Hiiraale.
  17. Maleeshiyooyinka Col.Bare Hiiraale oo kusii siqaya magaalada Bu'aale Last Updated::2006-10-09 13:26:32 Kismaayo:- Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maleeshiyooyinka uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga DFKMG Col.Bare Hiiraale ay soo gaareen duleedka magaalada Bu'aale. Wararkan ayaa laga soo xiganayaa xubno kamid ah Maleeshiyooyinka Maxkamadaha ee ku sugan magaalada Kismaayo. Inta badan gaadiidka dagaalka ee Maleeshiyooyinkii Maxkamadaha ee ku sugnaa gudaha magaalada Kismaayo ayaa u dhaqaaqay dhinaca wadada jilib aada ee waqooyiga Kismaayo. Dhaq dhaqaaqa maleeshiyooyinka Col.Bare Hiiraale ayaa ah mid laga dareemayo deegaano kamid ah Jubbada dhexe, ayadoo la sheegay in maleeshiyooyinkaasi ay kasoo gudbeen degmada Saakow ayagoo kusoo socda dhinaca Bu'aale. Tuulada Muumin Dhooroow oo 50km dhinaca Galbeed ka xigta Bu'aale ayaa la sheegay in ciidamadaasi ay fariisin ka sameysteen. Col.Bare Hiiraale ayaa tan iyo intii uu magaalada Kismaayo isaga baxay 25kii bishii lasoo dhaafay waday abaabul ciidan. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  18. ^^^ We shall see, unlike many here the blame is squarely on these courts. Who attacked the juba;s and broke the agreement fof Khartoum? Who tried to assasinate the old man? Who makes idle threats dayly against Baidoa? Give us a break people everyone has a right to self defence, the agressor no doubt will blame Ethiopia to motivate its support base. Give us a break.. more on breaking news.
  19. no excitment saxib, only you are smiling at this time..hence highlighting how grave the situation is to you..
  20. ^^^Dont get fooled saxib. Your sources have greatly misled you...
  21. ^^^What about the Eritrians in Mogadishu, they have a special pass from you right? Pathetic how only some people are Somali and others all Ethiopian...Its absolute clanistic nonsence to call a whole people. Pretend to be more religious, and now pretend to be more Somali.