
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
simplistic argument again. The ICU legitimacy is the power of the clan of Abdiqasin hence Xasan Dahir leading it, Cayrow and others playing a leading role, not to mention the continuing illegal trade of charcoal and the occupation of this clan of the area of lower Shabbele. Their opposition to the government is not one build on high morals and ideals, but on clan interest. They used force against their opposition be it warlords and others, while their warlords have been spared. Its a joke but the conflict is here//
-
^^^Saxib there are no combatants here. The ICU is a clan itself its based in Mogadishu and run by warlords like Inda CADE. You know the argument so dont play so dumb. Qabiil and qabyaalad 16 sano ayeey na haysteen waxeey noo keenayna waan argnaa. Waa in aan aragno waxa ay keenaan wadaadado intaanan sheekada qabiil u badalin lol. I swear a few days ago you were warning Somaliland and Puntland that the courts are coming and that the TFG was weak and that the reveloution has arrived? Why the change of heart? Kismayu is in uproar if the courts were popular they would not be arresting 100 people after two weeks of occupation. The courts came by the gun and will exit by it.
-
^^I dont know. It could become a major clan war between various groups.
-
Maxakiimta oo dagaalk ka cabsi qaba 7 Oct 7, 2006, 21:34 Gudoomiye ku-xigeenka golaha fulinta Maxkamadaha Islaamiga Sh. C/raxman Janaqow ayaa shaaca ka qaaday in dalka Soomaaliya ay kusoo wajahan yihiin khatar kaga imaaneysa ciidamada dowladda Itoobiya iyo hogaamiyeyaasha kooxaha ee Muqdisho laga saaray. Shiikh C/raxmaan Janaqow oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo Itoobiyaan ay kasoo gudbeen degmada Diinsoor isla markaana ay soo gaareen gobolka Jubada Dhexe kuwaasi oo uu sheegay iney duulaan kusoo yihiin xarumaha Maxaakiimta ay fadhiyaan. Shiikha ayaa sheegay in hogamiye kooxedyada iyo ciidamada Itoobiyan ay doonayaan iney carqaladeeyaan dadaalada dib u heshiisiineed ee lagu balansan yahay 30-ka bishan in ay ku kulmaan dowladda KMG ah iyo Maxkamddaha. Shiikh C/raxman Janaqow ayaa ku eedeeyay dowladda KMG ah in fariisamaheeda laga soo abaabulayo dagaalo hor leh isla markaana ay ugu deeqday hoggaamiyeyasha laga awood roonaaday hub si ay u carqaladeeyaan nabadgelyada laga dareemay gobolada dalka qaarkood. “Waxaan caalamka ogeysiineynaa inaan waxba kala hari doonin difaaca dalka iyo dadka†ayuu yiri Sh. C/raxmaan Janaqow oo intaa raaciyay in caqabad ay ka dhalan doonto duulamada kusoo fool leh gobolada dalka qarkood saacadaha soo socda Wararka xaley ka ka imaanaya deegaanada Jubbooyinka ayaa sheegaya in Malishiyaadka Maxkamadaha ay dib ugu soo gurteen degmada Bu’aale iyagoo difaac ka galay degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in malliishiyada Barre Hiiraale oo ay wehliyaan kuwa dowladda soo fariisteen degmada Saakow oo u dhaxeysa Bu’aale iyo Diinsoor. Cali Muxayadiin Cali, Muqdisho Garowe Online
-
Col Abdulahi Sheikh Ismail Shacabka Kismaayo wakhtigooda waan siinay
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^Maybe 340 left since the last update.. -
Col Abdulahi Sheikh Ismail Shacabka Kismaayo wakhtigooda waan siinay
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^Good ansewr. -
Col Abdulahi Sheikh Ismail Shacabka Kismaayo wakhtigooda waan siinay
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^lol. No doubt brother.. -
Col Abdulahi Sheikh Ismail Shacabka Kismaayo wakhtigooda waan siinay
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^lol. You must be dreaming... -
Col Abdulahi Sheikh Ismail Shacabka Kismaayo wakhtigooda waan siinay
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
The man held his own against some bad questions on the part of the interviewr. -
Baraawe oo weli si ba’an looga dhoofinayo dhuxusha iyo joojintii maxkamadaha oo waxba ka jiraan noqotay. Baraawe:-Weli waxaa si weyn uga soconaya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose dhoofinta Dhuxusha iyo biraha waaweyn ee Iskaraabka loo yaqaan, xilli mar sii horaysay Maxkamduhu sheegeen inaan dalka laga dhoofin dhuxuusha iyo waxyaabaha kale ee dhulka nacfiga u leh. Markab weyn ayaa la sheegyaa inuu ku xiran yahay dekada Degmada Baraawe, kaas oo ka qaadi doona Dhuxul aad u tiro badan, waxaana la sheegay in ganacsadatada dhoofsanaysa dhuxushaas ay iska dhego tirayaan wareegtadii ay Maxkamaduhu ku mamnuuceen dhoofinta dhuxushaas. Mar arintaas wax laga weydiiyey ninka hadda ka taliya magaalada Baraawe oo lagu magacaabo C/llaahi Xaashi Dhuxuloow ayaan wax jawaab ah ka bixin inuu ka hadlo arrinta dhoofinta dhuxusha iyo waxyaabaha kale ee ka jira deegaanka, waxaana saxaafadda ku eedeeyey inay yihiin kuwo soo qoda wixii la aaso oo dhan. Degmada Baraawe oo ka mid ahyd meelihii Soomaaliya ugu quruxda badanaa ayaa hadda can ku ah dhoofita dhuxusha oo loo iibgeynayo dalalka khaliijka waxaana tan iyo intii ay wareegtada ay Maxkamaduhu ku joojiyeen dhoofinta dhuxusha soo baxday in ganacsatada dhoofisa dhuxusha aysan wax walwal ah ka muujin wareegtada maxkamadaha. Mar isaga wax laga weydiiyey C/raxiim Cali Muuddeey oo ah guddoomiyaha Warfaafinta ee Maxkamadaha arrinta dhoofinta dhuxusha ee ka socota degmada Marka ayaa waxaa uu jawaabtiisa ku soo koobay in ay iyagu mamnuuceen ayna tahay arrin aan munaasab ahayn in la dhoofiyo dhuxusha. Si kastaba ahaatee Maxaakiimta ayaa u muuqda kuwo ku guul daraystay inay wax ka qabtaan deegaan Shabeelada Hoose oo isaga sheego in xoog iyo xaalufin lagu hayo, waxaana moodaa in inta badan arintaas ay ka meer meerayaan, oo xaalku yahay waxna aan qalano midiyahana qarsano. Xarunta wararka Waayaha.net
-
gedonet.com
-
Guddoomiye ku xigeenka golaha fulinta Maxaakiimta Sh. C/raxmaan Janaqow oo shir jaraa'id maanta ku qabtay maagalada Muqdisho. October 07 2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia Golaha maxaakiimta Islaamka ayaa ku eedeeyey dowladda fedraalka KMG ah ee Soomaaliya iyo dowladda Itoobiya inay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadaan qeyba ka mid ah gobolada Koonfureed ee dalka. Guddoomiye ku xigeenka golaha fulinta maxaakiimta Islaamka Sh. C/raxmaan Janaqow oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey dowladda fedraalka Soomaaliya inay hubeeneyso hogaamiye kooxeedyadii laga ceyriyey magaalada Muqdisho oo qaarkood ay ku sugan yihiin magaalada Baydhabo. Sidoo kale golaha maxaakiimta ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqyadaas milatari ay ku lug leedahay dowladda Itoobiya oo ciidamo badan soo buuxisay qeyba ka mid ah gobolada Koonfureed ee dalka Soomaaliya. Hadalka C/raxmaan Janaqow gudoomiye ku xigeenka golaha fulinta maxaakiimta Islaamka ayaa ku soo beegmaya xilli lagu soo warramayo in qeyba ka tirsan J/dhaxe iyo gobolka Geddo ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan Barre Hiiraale iyo isbaheysigii dooxadda Jubba ee burburay. Guddoomiye ku xigeenka golaha fulinta maxaakiimta waxa kale oo uu sheegay in dhaqdhaqaaqyada ciidan ay wax u dhibi karaan shirka 30-ka bishan lagu ballansan yahay inuu ka dhaco magaalada Khartuum maxaakiimta Islaamka iyo dowladda fedraalka Soomaaliya. Dhinaca kale, wararka inaga soo gaaraya gobolada Jubooyinka iyo gobolka Geddo ayaa sheegaya in la dareemayo dhaqdhaqaaqyo milatari oo labada dhinac ah iyadoo wararka Kismaayo ay iyana sheegayaan in xalay ciidamo ka tirsan maxaakiimta Islaamka ay halkaas ka baxeen. Dhinaca kale, Abaanduulihii hore ee dooxadda Juba C/laahi Sh. Ismaaciil Fartaag oo u warramayey HornAfrik ayaa sheegay inay geed hoose iyo mid sare u korayaan sidii ay ugu laaban lahaayeen magaalada Kismaayo islamarkaana ay wadaan qaban qaabo ciidamadeed oo ay ku doonayaan inay ku tagaan magaalada Kismaayo.
-
War deg deg ah: Barre Hiiraale oo 30 km u jira magaalada Kismaayo weerarna ku ah Posted to the MOL October 7, 2006, 11:11 am Warar deg deg ah oo lagu kalsoonyahay oo aanu ka helaynay magaalada xeebta ha ee Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi laga cabsi qabo dagaal dhexmara maleeyshiyaadka Maxkadaha Magalada Kismaayo iyo kuwa Wasiirka Gaashaandhiga Col: Barre Aadan Shire (hiiraale) oo horey gacanta uga hayn jirey magaalada. Warka ayaa intaasi ku daraya in meel 30 km ujirta magalada Kismaayo uu hadda gaaray Barre hiiraale oo iyamahaan Abaabul dagaal ka waday Gobalka Gedo si uu mar labaad xoog ugu qabsado Magalada Kismaayo oo u ka baxay horaantii Bishii aanu soo dhaafnay ka dib markii culays ugu yimid Dhinaca Maxkadaha Midoobay. Warar hoose oo ay Mudugonline.com ka helayso dhanka magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan cabsi laga qabo in xubnihii hore ee isbahaysiga oo ku haray gudaha Magaalada Kismaayo laga cabsi qabo inay dagaalka uu wado Barre Hiiraale ka qaybgalayaan, waxaana wararku ay intaas ku darayaan in ciidmada Maxkamadaha ee ku sugan Kismaayo waardiye ka hayaan xubnahaas. Sida wararka ugu dambeeyaa sheegayaan Barre hiiraale oo ah wasiirka gaashaandhiga DKMG ah ayaa wata ciidamo Daacad u ah oo tiro badan awoodna u leh inay mar kale gacanta ku dhigaan Magaalada Kismaayo oo ah Magalaalo mar walba ay qabsadaan beelo aan degaanka u dhalan. Maxamed C/qadir Khalaf Galkacyo, puntland, Somaliya Mudugonline.com
-
KISMAAYO: Col. Barre Hiiraale oo wata Malleeshiyo fara badan oo gaaray duleedka Kismaayo doonaya inuu dagaal ku qaado Posted to the Web Oct 07, 13:50 Kismaayo (PP) - Wararka ka imaanaya Degmada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose oo ay dhawaan la wareegeen gacan ku haynteeda Maxkamadaha Midoobay ayaa waxay sheegayaan in meel u jirta 30-km uu soo gaaray Barre Hiiraale oo wata Malleeshiyooyin aad u fara badan. Warka ayaa intaas ku daraya in Col. Barre Hiiraale oo ah Wasiirka Difaaca Soomaaliya uu qorsheynayo inuu weerar ku qabsado Degmada Kismaayo mar kale, waxaana magaalada uu isaga baxay 24-kii bishii la soo dhaafay kaddib markii ay kaga yimaadeen dhanka Maxkamadaha Hanjabaado ah inay dagaal ku qabsan doonaan Magaalada Kismaayo. Xubin ka tirsan Maxkamadaha Midoobay oo ku sugan Magaalada Kismaayo kulana hadlay ragga wararka fidiya gudaha Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inaysan qorsheynayn ka maxkamad ahaa inay dagaal galaan, balse ay doonayaan inay wax walbna ku dhameeyaan nabad iyo wadahadallo. Warar hoose oo ay Puntlandpost ka helayso dhanka magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in xubnihii hore ee isbahaysiga oo ku haray Magaalada Kismaayo laga cabsi qabo inay dagaalka uu wado Barre Hiiraale ka qaybgalayaan, waxaana wararku ay sheegayaan inay Xubnaha Maxkamadaha ee ku sugan Kismaayo waardiye ka hayaan xubnahaas oo uu ka mid yahay xoghayihii Maaliyadda Jubbooyinka. Sidoo kale Malleeshiyooyinka Maxkamadaha ayaa waxaa la sheegay inay ka soo baxeen Degmada Bu'aale ee Gobolka Jubbada dhexe halkasoo ay gaareen goor dhaweyd, waxaana ka soo bixitaankooda lagu sheegay inay tahay kulaalidda la soo kulaalay Kismaayo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
Sheekh XasanTurki oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Sheekh Max'ed Ismail
General Duke replied to me's topic in Politics
^^^I have a right to defend my home, we lost everything in the war, I do not want to lose what little is left. Thats my right as a human being and the word tribalist is wrong, we are but one tribe. Puntland works and what I want is to build upon that little success. Does that make me a clanist?, no. I claim nothing more than what the people of Puntland have agreed upon and chosen. This ICU is none of our business our only relationship is through the TFG. It is time to rethink what is important, a flag, an idea or what we have. Control of our own land. -
Sheekh XasanTurki oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Sheekh Max'ed Ismail
General Duke replied to me's topic in Politics
^^^I have a right to defend my home, we lost everything in the war, I do not want to lose what little is left. Thats my right as a human being and the word tribalist is wrong, we are but one tribe. Puntland works and what I want is to build upon that little success. Does that make me a clanist?, no. I claim nothing more than what the people of Puntland have agreed upon and chosen. This ICU is none of our business our only relationship is through the TFG. It is time to rethink what is important, a flag, an idea or what we have. Control of our own land. -
Sheekh XasanTurki oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Sheekh Max'ed Ismail
General Duke replied to me's topic in Politics
I apologise but I am to old to be idealistic. Somalinimo is a great idea, yet to be put into practise. I have this feeling we are heading towards yet another catastrophe. But I pray Allah saves us.. -
Sheekh XasanTurki oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Sheekh Max'ed Ismail
General Duke replied to me's topic in Politics
I apologise but I am to old to be idealistic. Somalinimo is a great idea, yet to be put into practise. I have this feeling we are heading towards yet another catastrophe. But I pray Allah saves us.. -
Sheekh XasanTurki oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Sheekh Max'ed Ismail
General Duke replied to me's topic in Politics
PL thats independant will also loose any claim in southern Somalia, say bye bye to the claim on Kismayo. Saxib who is claiming Kismayu? I know were Kismayu is on the map. Again you seem rash, what is this clan in Puntland you talk of, were they by any chance spared in Mogadishu or have thier farms in the south intact? I guess their interest is in the south to get what? Its all cloud cucko land talk brother. Puntland is a single clan. My point is that if there is war everything must be put on the table including seperating for a while.. -
Sheekh XasanTurki oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Sheekh Max'ed Ismail
General Duke replied to me's topic in Politics
PL thats independant will also loose any claim in southern Somalia, say bye bye to the claim on Kismayo. Saxib who is claiming Kismayu? I know were Kismayu is on the map. Again you seem rash, what is this clan in Puntland you talk of, were they by any chance spared in Mogadishu or have thier farms in the south intact? I guess their interest is in the south to get what? Its all cloud cucko land talk brother. Puntland is a single clan. My point is that if there is war everything must be put on the table including seperating for a while..