General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Ciidamada Dawlada oo Bali doogle qarka u saaraan. Buur-hakaba:-Wararka hadda naga soo gaaraya degmada Buur-hakaba ayaa sheegaya in ciidanka dawlada FS ay saaka waaberigii la wareegeen degmada Buur hakaba oo awal gacanta ay ku hayeen maleeshiyo beeleedyo hoostaga midowga maxaakiimta. Wararka ayaa sheegaya inaan wax dagaal ah oo weyni uusan dhicin malayshiyaadkaasina ay isaga careereen goobihii ay fadhiyeen ka dib markii ay arkeen ciidka ku soo wajahan. Ciidanka Dawlada FS ayaa la sheegayaa inuu u sii socdo dhinaca Airpor weyn ee Bali doogle oo hadda la sheegay inay u jiraan 35 KM. Dagaalkaan oo ayaantaan la hadal hayey ayaa laga cabsi qabaa inuu ku fido guud ahaan gobolada Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan dhulka ay gacanta ku hayaan midowga maxaakiimta islaamiga ee magaalada Muqdisho, waxaana laga yaabaa in dagaalkani noqdo kii ugu adkaa oo intii muddo ah soo mara dalka Soomaaliya, marka laga eego dhinacyada iska soo horjeeda. Wixii ka soo kordha kala soco Waayaha.net
  2. ok mate Ciidamada Dawlada oo Bali doogle qarka u saaraan. Buur-hakaba:-Wararka hadda naga soo gaaraya degmada Buur-hakaba ayaa sheegaya in ciidanka dawlada FS ay saaka waaberigii la wareegeen degmada Buur hakaba oo awal gacanta ay ku hayeen maleeshiyo beeleedyo hoostaga midowga maxaakiimta. Wararka ayaa sheegaya inaan wax dagaal ah oo weyni uusan dhicin malayshiyaadkaasina ay isaga careereen goobihii ay fadhiyeen ka dib markii ay arkeen ciidka ku soo wajahan. Ciidanka Dawlada FS ayaa la sheegayaa inuu u sii socdo dhinaca Airpor weyn ee Bali doogle oo hadda la sheegay inay u jiraan 35 KM. Dagaalkaan oo ayaantaan la hadal hayey ayaa laga cabsi qabaa inuu ku fido guud ahaan gobolada Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan dhulka ay gacanta ku hayaan midowga maxaakiimta islaamiga ee magaalada Muqdisho, waxaana laga yaabaa in dagaalkani noqdo kii ugu adkaa oo intii muddo ah soo mara dalka Soomaaliya, marka laga eego dhinacyada iska soo horjeeda. Wixii ka soo kordha kala soco Waayaha.net
  3. ^^Horn there are no Ethiopians and no clashes the TFG ahs made its first move and the courts could do nothing. In the coming days you will hear Ethiopians have taken over Kismayu and so on. These people call everyone against them Etiopian.
  4. The old man is still standing. Qaynayre, Sudi, Mohamed Dheere, Sudi Yalaxow, and others are gone. Who is next? 3 more years to go, long live the republic.
  5. Its all about choice Mr MMA, the people of LA have had their say, what ever I say or do does not change the fact who they support. "interestingly, fine with so-called, never gonna-happen "Jubbland" oo dadka u dhalan rabin. Reer Dhoobleey, Baraare, Bu'aale iyo Afmadoow "Jubbaland"" Never gonna happen you say, aside from the technicals from Mogadishu who stopped this project that is Jubaland? Who protest aagainst it in Afmadow, Baraare, Buaale and so on? Give me one protest against it in these said regions? I agree no one man should rule any area nor one clan, but your statement is baseless. Jubaland i.e. Gedo and the two Juba's is a threat to some, who knew MMA was part of that group?
  6. Its all about choice Mr MMA, the people of LA have had their say, what ever I say or do does not change the fact who they support. "interestingly, fine with so-called, never gonna-happen "Jubbland" oo dadka u dhalan rabin. Reer Dhoobleey, Baraare, Bu'aale iyo Afmadoow "Jubbaland"" Never gonna happen you say, aside from the technicals from Mogadishu who stopped this project that is Jubaland? Who protest aagainst it in Afmadow, Baraare, Buaale and so on? Give me one protest against it in these said regions? I agree no one man should rule any area nor one clan, but your statement is baseless. Jubaland i.e. Gedo and the two Juba's is a threat to some, who knew MMA was part of that group?
  7. I am a human being mr MMA, Kismayu had problems I never agreed with the JVA as my previous posts would testify. Nor did I claim Kismayu as being an exclusive area of mine. I regarded the Jubaland state formation as a way out of the debacle. Hiiraale's clan have a right like all others including yours to the city of Kismayu. Today it is in the full hands of those who occupy the lower Shabbele as you no doubt understand. So please no scoring points my friend.
  8. I am a human being mr MMA, Kismayu had problems I never agreed with the JVA as my previous posts would testify. Nor did I claim Kismayu as being an exclusive area of mine. I regarded the Jubaland state formation as a way out of the debacle. Hiiraale's clan have a right like all others including yours to the city of Kismayu. Today it is in the full hands of those who occupy the lower Shabbele as you no doubt understand. So please no scoring points my friend.
  9. ^^^ Allah knows all things and will judge us all. I believe my lord [sWT] the lord of the worlds, is both gracious and merciful and insha Allah will bestow his mercy on his slave, who errs and who asks for forgiveness. Allah forgive me of all my transgressions on this holly month of yours. Ammin I also pray that Allah forgives you of all the sins you commit and I wish for your forgiveness as I forgive you with no malice in my heart.
  10. ^^^ Yeah untill they get slashed and burned then ot will be wrong and tragic.. If you get power through the gun, expect bigger to lose through it.
  11. ^^^lol. Do not pray for things that might hurt you more. It was never about a man for me, but what is best for all. I am not so shameless as to pretend to be closer to the faith than others. I tell as it is, hypocracy is grave. The looters of Muslim properties and farms, the killers of the innocent Somali Muslims. Those who have hate in their hearts for fellow Somali Muslims and ignore htier plight, who support, colluded with the said killers. I have never cursed but I pray for and give Duah to all my people, that Allah guide us to peace in this life and here after. Aamiin for my side .........Ilaahow iga aqbal. hence clan...? Islam is the religion of 1.6 billion Muslims and not the tool of the greedy few.
  12. ^^^lol. Do not pray for things that might hurt you more. It was never about a man for me, but what is best for all. I am not so shameless as to pretend to be closer to the faith than others. I tell as it is, hypocracy is grave. The looters of Muslim properties and farms, the killers of the innocent Somali Muslims. Those who have hate in their hearts for fellow Somali Muslims and ignore htier plight, who support, colluded with the said killers. I have never cursed but I pray for and give Duah to all my people, that Allah guide us to peace in this life and here after. Aamiin for my side .........Ilaahow iga aqbal. hence clan...? Islam is the religion of 1.6 billion Muslims and not the tool of the greedy few.
  13. ^^^The problem with you is you know not what you hark on about. As for the Islamic movement I did not know certain clans were closer to the faith than others. As for the elephants analogy a rather lame one much like your argument for Jihad when it has always been about looting. But Ubahane, alas we have been here before and your arguments are just as pathetic.
  14. ^^^Of course he is wonderful since he never speaks about the plight of his people in the lower Shabbele, but like a parrot repeats whatever Inda Cade says. He is wonderful because Xogsade and ubahane clan interest are served. I have never heard Ubahane complain about or curse the actions of the clan that occupies from Mogadishu to Kismayu. All we hear is how bad Puntland is, Somaliland is and who bad the TFG are. Yet these courts get outside christain support, use warlords like Cirfo, Indacade, Goobanle, Seeraar and others. Its the truth that all this effort on your side Mr Xoogsade and Ubahane is in defence of the clan. All the talk about Ethiopia and Islam is in defence of the clan. Your emotive utterances are in defence of the clan. But occupation will not last, no matter who much you pretend. The people of Barava, Marka, Kismayu, and all the areas under the brutal occupation will get justice in this life and after.
  15. ^^^Of course he is wonderful since he never speaks about the plight of his people in the lower Shabbele, but like a parrot repeats whatever Inda Cade says. He is wonderful because Xogsade and ubahane clan interest are served. I have never heard Ubahane complain about or curse the actions of the clan that occupies from Mogadishu to Kismayu. All we hear is how bad Puntland is, Somaliland is and who bad the TFG are. Yet these courts get outside christain support, use warlords like Cirfo, Indacade, Goobanle, Seeraar and others. Its the truth that all this effort on your side Mr Xoogsade and Ubahane is in defence of the clan. All the talk about Ethiopia and Islam is in defence of the clan. Your emotive utterances are in defence of the clan. But occupation will not last, no matter who much you pretend. The people of Barava, Marka, Kismayu, and all the areas under the brutal occupation will get justice in this life and after.
  16. Horn Afrik, ignore these people bro. They pretend too much.
  17. ^^^ lol. Those who occupied and looted the property of orphans, killed millions of women and children, destroyed the country and sold of all its institutions as scrap, charcoal tarders, ethnicly cleansed whole clans will also testify in front of the lord in judgement. Justice is universal, and in this case who used force? Who attcked Kimsyu while strengthening the hand of their clan in the lower Shabbele? Remember the lord knows what is in all our hearts. So supporting your clan in the cloak of religion will not defer you from the punishment that is eternal. Do not pretend to take the moral high ground while standing on quick sand.
  18. Bu`aale:(War Dag-Dag ah) Ciidamada Col. Barre Hiiraale oo qarka u saran in ay gacanta ku dhigaan degmada Bu`aale iyo Kismaayo oo ay soo faaruqiyeen ciidamadii maxakmadaha. Axad, October 08, 2006 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Bu`aale (AllPuntland)- Boqolaal ka tirsan ciidamada ka amar qaata wasiirka Gashan dhiga ee dawladda Soomaaliya Col. Barre Aadan shire (Barre Hiiraale) ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen deegaanno badan oo hoos yimaada gobolka Jubada Dehexe. Ciidamada Col. Barre ayaa waxa ay haatan ku sugan yihiin meel 50Km u jirta magaalada Bu`aale ee xarunta gobolka Jubada Dhexe, halkaasoo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan maxakamadaha magaalada Muqdisho. Ilo lagu kalsoonyahay oo aannu ka helnay magaalooyinka Baardheere iyo Kismaayo ayaa waxa ay inoo cadeeyeen in ciidamo kala duwan oo ka tirsan malayshiyooyinka qaar ka mid ah beelaha ku dhaqan judaha gobolka Jubada Hoose oo taageersan Col. Barre Hiiraale ay iyana ku sugan yihiin meel 30 KM u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Dhamaan tiknikadii dagaalka ee maxkamadaha ayaa waxa ay soo baneeyeen magaalada Kismaayo, marka laga reebo 5 gaari oo ah nooca dagaalka oo ku hartay gudaha magaalada Kismaayo. Ciidamada kala taabacsan Col. Barre Hiraale iyo Maxkamadaha ayaa waxa ay isku soo wada bandhiganayaan awoodahooda ugu danbeeyay iyada oo gulufka colaadeed laga dareemayo dhamaan gobolada Gedo iyo Jubooyinka. Wasiirka Gaashaan dhigga ee dawladda Soomaaliya ayaa isagu waxa uu haatan ku sugan yahay magaalada Baardheere halkaaso uu wali ka wado aruurinta malayshiyooyinka kala duwan oo uu ku doonayo in uu ku gaaro magaalada Kismaayo. Mar aynu la xiriirnay madaxda maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay wax hadal ah ka bixiyaan halka ay xaaladdu marayso. Wixii ka soo kordha dagaaladaasi kala soco AllPuntland.com. M. J. Koronto AllPuntland
  19. Why is he speaking now? Why did he not make a statement when Kismayu was taken over and when the people he "respresents" were being thrown in jail? He makes no sense what so ever, it seems the courts are woried.
  20. Is there any truth to what they are reporting that troops from Baidoa are moving on to Jilib?
  21. Keep the updates coming, the Mogadishu media seems to be playing down what is happening apart from the cries of the courts yesterday.
  22. ^^^Is this news accurate? What about Xasan Turki? Is he in Afmadow or has he left to Ras Kamboni?
  23. Ciidamada Col. Barre Hiiraale oo ku duulay Gobalada Jubbooyinka & Ciidamada Maxaakimta oo dib ugasoo gurtay deegaanada Bu'aale & Afmadow. Posted to the Web Oct 08, 07:19 Baardheere-Wararka laga helayo Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo xad dhaaf ah oo taabacsan Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) ay u weerar tageen gobalada Jubooyinka oo ay dhawaan gacanta ku dhigeen Golaha Maxkamadaha islaamka. Ciidamadan oo aan tiradooda si dhab ah loo ogeyn ayaa u ruqaansaday fiidnimadii xalay dhanka Deegaanada Bu’aale iyo Saakow oo ay haatan ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan Golaha maxkamadaha. Cishooyinkii ugu dambeeyey ayaa Wasiirka Gaashaandhiga, col. Hiiraale waxa uu waday abaabul ciidan kii ugu xooganaa oo uu ku doonayo inuu dib ugu qabsado magaalada Kismaayo iyo guud ahaan Gobalada Jubooyinka ee ay maxkamadaha qabsadeen 25-kii bishii tagtay. Dhanka kale Deegaanada Bu’aale iyo Afmadow ayaa warar is khilaafsan waxa ay ku waramayaan in ciidamadii maxaakimta ay dib ugasoo gurteen ka dib markii ay ka warheleen in ciidamo ka xoog badan ay kusoo wajahan yihiin, sida la sheegay. Dagaal qaraar oo ka dhex qarxa Maxaakimta islaamka iyo ciidamada col. Barre Hiiraale ayaa ah mid daqiiqad kasta la filan karayo,iyadoona dadka deegaanka ay wadnaha farta ku hayaan, islamarkaana aanu iminka haysan meel ay cagta saaraan ka dib markii si aad ah loo xakameeyey xadka Kenya iyo Soomaaliya. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com Muqdisho Indhojaceel2003@hotmail.com
  24. Ciidamada Maxkamadaha iyo kuwa Barre Hiiraale oo qarka isku saaran Baardheere 08, Oct.06 ( Sh.M.Network) Maleeshiyooyin taageersan Wasiirka G/dhigga Col. Barre Hiiraale ayna horkacayaan saraakiil sar sare oo ka yimid dhinaca Baardheere ayaa gaaray degmada Saakow ee gobolka J/dhexe, iyadoo meel aan ka fogeyn halkaasi ay difaac adag kaga jiraan ciidamada Maxkamadaha islaamka Somalia, oo dhowaan ka soo saaray Barre Hiiraale magaalada Kismaayo. Maleeshiyooyinkii taabacsanaa Col. Barre Hiiraale oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Baardheere tan iyo markii ay ka soo baxeen magaalada Kismaayo ayaa xalay iyo habeen hore waxa ay bilaabeen in ay u dhaqaaqaan dhinaca gobolada Jubooyinka, iyagoo ujeedkoodana uu yahay sidii ay dib ugu qabsan lahaayeen magaalada Kismaayo. Abaabulka iyo dhaq dhaqaaqa ciidamada Barre Hiiraale oo maalmihii la soo dhaafay si weyn looga dareemay magaalada Baardheere ayay saraakiisha Isbaheysiga waxa ay ku macneeyeen qorshayaal ay ciidamadooda uga saarayaan magaalada Baardheere oo ay dajinayaan meelo ka mid ah daafaha magaalada. Hasa ahaatee sarkaal ka gaabsaday magaciisa ayaa shaaca ka qaaday in ay ku sii jeedaan deegaano ay markii horeba ka yimaadeen, waxaana la arkayay boqolaal maleeshiyo ah oo si weyn u hubeysan iyo gawaarida dagaalka oo ku sii jeeda dhinaca wadooyinka Jubooyinka. Maleeshiyadaan ayaa waxaa hogaaminaya saraakiil ka tirsan Isbaheysigii Barre Hiiraale, inkastoo Colonelka uu ku sugan yahay degmada Baardheere. Si kastaba ha ahaatee waxaan shaki ku jirin in maleeshiyada Barre Hiiraale iyo ciidamada Maxkamadaha islaamka ay isku haleeli doonaan deegaano ka tirsan gobolada Jubooyinka oo Maxkamadaha ay difaac adag uga jiraan. Axmed Cumar Saalixi Shabelle Media Network Gedo E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net