General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Cade & Riyaale are regional leaderes North East & North West, but Somalia proper has only one President who is right now in Villa Somalia. His name A/Yusuf AHMED
  2. Cade & Riyaale are regional leaderes North East & North West, but Somalia proper has only one President who is right now in Villa Somalia. His name A/Yusuf AHMED
  3. War by nature is ruthless and those commanders are doing their job by the book.An enemy is in the city and the same enemy is using the civilians as human shields,regardless of the situation,their job is to liquidate the enemy combatant and thats what they are doing.Its not something to cheer up for,its something to be proud of. Captain Xalane, is the only honest person on this thread. He tells the truth while many here pretend to be something they are not. Take the example of Abwan an Aydeed apologist and clan courts sympathiser who only attacks the TFG because the President is from Puntland. Or Northerner, a bogus secesionist who pretends to care for the Somali's in Mogadishu while wanting to invade his neighbours in SOOL,SANAG & CAYN who want to stay in the union. He the F-Killer of them all, now cares for the Somali's becuase the TFG is in power. Xalane as ever stay honest and true comrade.
  4. ^^^He has a tendency to make silly threats, but move on. As for the "insurgency" its as sophisticated as Qabil-Ubahane, hence its going no where.
  5. Alle ha u naxariiste. May Allah give his mercy & his forgiveness upon the deceased and give his family strength in this hour. Amin
  6. Who shaved? and who wants to clean the stain, Farax?
  7. I must say I love this pic, any more of these? As for the topic, there will be no genocide or clan war or anything else. Bambo said it best, the TFG leaders including Geedi, Gamadheere, Xasan Dhimbil, Col Ali Sacid, Salad Jelle, not to mention the Imam of the largest confederacy in Somalia are all on board. This type if hysteria only craetes hatred amongst people. Its also quite puzzling when Ahmed Guray became a champion of the clans of Mogadishu?
  8. Riyaale, Cade regional state leaders. Yusuf national.
  9. ^^^Less about me and back to the story dear lad. The "opposition" inside and out seems to be running into a brick wall. Still the BBC/Somali section is fighting, keeping the masses confused.
  10. ^^^You can not say the TFG has presented no plans and then in the same sentence say they presented a number of different plans. That makes no sense saxib. The TFG has made changes in accordance with the wishes of the community. The three day plans was changed when the clans complained that the "trouble makers" in the guise of the courts had left and that they would volunterily bring their weapons in. Then the mortars started and the killings increased, the TFG has given a grace time to the clans who have been unable to control the mayhem and their "boys". Now the plan is to secure Mogadishu by any means including force by targeting the trouble makers and their hideouts. There has been enough information gathered and the troops have completed their training. The TFG has been patient it has met all the clans, all the business groups and even the clan courts media outlets. However the mortars and assasinations continue, for just like in Baidoa ignorant people see patience as a weakness. Now will you complain when force is used?
  11. ^^^You can not say the TFG has presented no plans and then in the same sentence say they presented a number of different plans. That makes no sense saxib. The TFG has made changes in accordance with the wishes of the community. The three day plans was changed when the clans complained that the "trouble makers" in the guise of the courts had left and that they would volunterily bring their weapons in. Then the mortars started and the killings increased, the TFG has given a grace time to the clans who have been unable to control the mayhem and their "boys". Now the plan is to secure Mogadishu by any means including force by targeting the trouble makers and their hideouts. There has been enough information gathered and the troops have completed their training. The TFG has been patient it has met all the clans, all the business groups and even the clan courts media outlets. However the mortars and assasinations continue, for just like in Baidoa ignorant people see patience as a weakness. Now will you complain when force is used?
  12. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo shir jiraa'iid ku qabtay Nairobi (sawiro) Last Updated::2007-03-14 17:17:01 Nairobi:- Prof.Geedi ayaa uga waramay saxaafada kulan uu maanta oo Talaado ah kula yeeshay Nairobi wafuud kala gedisan oo ka socda Beesha Caalamka. Ra'iisul Wasaare Geedi ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay u gudbisay beesha Caalamka codsi ah in la bixiyo dhaqaalaha ku baxaya shirka dib u heshiisiinta Soomaaliya oo lagu wado in uu ka furmo Muqdisho bartamaha bisha soo socota ee April. Geedi ayaa shirkaasi jaraa'iid ee maanta ku qabtay Nairobi ayaa ku sheegay in dowlada Soomaliya codsatay lacag dhan 32 milyan oo yuuro(Euro) ah oo gaareysa in ku dhaw 40 milyan oo dollarka Maraykanka ah. Ra'iisul wasaaraha sheegay in dhaqaalahan loo adeegsan doono fulinta nabadeynta magaalada Caasimada Muqdisho, abaabulka shirka Qaran iyo waliba meel marinta qodobada kasoo bixi doona oo ay kamid noqon doonto arrimo la xariira dib u dhiska dalka. 12 Milyan oo Yuuro oo kamid ah lacagtan ayaa loo adeegsan doonaa meel marinta go'aanada shirka iyo lacagta inteeda kale oo loo qoondeeyey abaabulka shirka iyo dhinaca amniga. Prof.Geedi ayaa sheegay in shirka dib u heshiisiinta ee la filayo inuu furmo 16ka April furmo in ay kasoo qeyb geli doonaan 3000 oo ergo ah oo ka kala imaan doona gobalada dalka Soomaaliya. Ahmed Musse HorseedNet.com
  13. Al Azhar graduates wear those hats ya Duke. Ok so are all Azhar graduates Shiekhs?
  14. ^^^lol. . Geel_Jire12 & blue_hefner. I apologise if you did not undertsand the story, these are not the 4000 that couple of days back. These are new troops that left Bali-doogle yesterday. The build up is going on, so be patient people. As for attacking the messinger, why?
  15. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka ee tababarka loogu soo xiray Balidoogle oo Afgooye soo gaaray, kuna soo wajahan Muqdisho Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa dowladda federaalka ee dhowaantan tababarka ciidan loogu soo xiray xerada Bali-doogle oo ku taala gobolka Sh/hoose ayaa saacado ka hor soo gaaray kuna hakaday degmada Afgooye, iyagoo ku soo jeeday dhinaca magaalada Muqdisho. Ciidamadan oo ku hubeysnaa gawaarida dagaalka ayaa lagu soo waramayaa iney gudaha u galeen degmada Afgooye, iyagoo tegay xarunta maamulka ee degmadaasi iyo weliba saldhiga Booliska oo ay kula kulmeen qaar ka tirsan mas’uuliyiinta degmada iyo saraakiisha ciidamada ee degmada Afgooye, lamana garanayo sababta keentay in ciidamadan oo Muqdisho ku soo jeeday ay u leexdaan degmada Afgooye, inkastoo ay jiraan warar aan la xaqiijin oo sheegaya in ay kaliftay ku leexashada ciidamadaasi ee degmada Afgooye ay timid ka dib marki ay ciladoobeen qaar ka mid ah gawaaridii ay wateen ciidamadaas. Ciidamadan dowladda federaalka ee ka soo baxay Balidoogle ayaa intii aysan gudaha u gelin degmada Afgooye waxay buundada dulmarta webiga shabeelle ee degmadaasi mara ku jiireen mooto ay wateen 3 dhalinyaro ah, kuwaasoo la sheegay iney si xun ugu dhaawacmeen shilkaasi, waxaana dhaawacooda loo soo qaaday magaalada Muqdisho si loogu daweeyo.
  16. Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah oo soo gaaray degmada Afgooye Afgooye 14, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamo Badan oo laga keenay deegaanka Balli Doogle ayaa soo gaaray degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, iyadoo ciidamadaasi la sheegay in ay ku soo wajahan yihiin caasimadda Somali ee Muqdisho. Ciidamadan oo ku labisan dharka ciidanka oo watay gawaari dagaal ayaa soo gaaray degmada Afgooye, iyadoo gaari ay wateen uu kaga halaabay halkaasi. Ciidamadan ayaa markii ay soo gaareen buundada weyn ee degmada Afgooye waxa ay si lama filaan ah u jiireen 3 dhalin yaro ah oo Mooto wada saarnaa, kuwaasi oo dhaawac daran uu soo gaaray sida uu ku soo waramayo Wariyaha shabelle ee degmada Afgooye. Ilo wareed ku sugan magaalada Afgooye ayaa shabelle u sheegay in ciidamadan ay ku soo jeedaan magaalada Muqdisho. Xasan Mayow Shabelle Media Network Sh/hoose E-mail us: info@shabelle.net
  17. Ciidamadii ugu badnaa oo ka yimid garoonka Bali-doogle oo soo gaaray degmada Afgooye By Cabdishakuur Cilmi Xasan Email: cabdishakuur48@hotmail.com Qaranimo Online Muqdisho Afgooye, March 14, 2007 - Qaranimo.com - Kadibi markii dhowaantan loo soo xiray tababar ciidamo aad u tiro badan oo kor u dhaafaya 4000, ayaa waxaa la dareemayay dhaq dhaqaaqyo aad u xoogan oo ay sameynayaan ciidamadaasi, kuwaasoo isku soo fidinaya maalinba maalinta ka dambeysa daafaha iyo duleedka magaalada Muqdisho, iyagoo soo maraya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose. Ciidamadii ugu badnaa ayaa maanta la xaqiijiyay inay soo gaareen degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, iyagoo degay xarunta maamulka degmada Afgooye iyo weliba xaruntii saldhiga Booliska degmada, waxayna ciidamadani maanta cabsi weyn ku abuureen dadka degaankaasi oo iyagoo aan ka war heyn hal mar ay soo dul degeen, mana jirto wax faah faahin ah oo laga bixiyay halka ay ku sii jeedaan ciidankan lixaad leh. Weriyeyaal ku sugan halkaasi oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in ciidamadani ay ku soo jeedaan magaalada Muqdisho isla markaana ay qeyb ka noqon doonaan ciidamo horey u soo gaaray magaalada kuwaasoo gaarayay illaa 2500. Sidoo kale, sababta keentay ciidamadan inay ku hakadaan degmada Afgooye ayaa lagu sheegay inay tahay shil uu galay mid ka mid ah gaadiidkii ay wateen ciidamadaasi kadib markii uu hertiyay Mooto ay saarnaayeen wiilal dhalinyaro ah kuwaasoo ay horey u soo qaadeen isla markaana ay dhigeen isbitalka degmadaasi Afgooye, waxaana la tilmaamay inay saacadaha soo socda soo gaari doonaan magaalada Muqdisho. Maalmihii ugu dambeeyey ayaa madaxda dowladda federaalka KMG Soomaaliya waxa ay hadal hayeen in xaaladda amni ee magaalada Muqadisho ay wax weyn ka qaban doonaan isla markaana ay ka sameyn doonaan howlgalo lagu sugayo amniga guud ee caasimadda, iyagoo xilliyada qaarna ku goodinayay inay ka taqasuli doonaan kooxaha kacdoonka iyo weerarada ka wada Muqdisho. QARANIMO Online
  18. Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka dalka Masar u fadhiya Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Madaxtooyada Puntland. Wednesday, 14-Mar 2007 Madaxweynaha Puntland mudane Maxamuud Muuse Xirsi ayaa manta kulan gaar ah la qaatey Safiirka Dalka Masar Ambasador Siciid Maxamed Mursi, shirkan ayaa waxa ka soo qayb galay qaar ka mid ah golaha wasiirada ee Puntland Hadaba ugu horayntiiba waxaa warbixin kooban siiyey weftiga Maaxweynaha Puntland Mudane Maxmuud Muuse Xirsi, wuxuuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay imaanshaha safiirka masaarida,waayo anaga iyo Masaarida waxaa naga dhexeeyey xiriir soo jireen ah, anagu waxaan taageersanahay Dowladda Federaalka ah kana mid nahay, markaa waxaan jecelnahay in uu xiriirkeennii wanaagsanaa ee hore uu dib u soo laabto,waxaana jecelahay in aad naga caawisaan waxyaabo badan siiba dhinaca Cafimaadka, waxbarashada IWM. Intaasi ka dib ayaa waxa hadlay Denjiraha Masaarida ee u fadhiya Soomaliya Siciid Maxmed Mursi wuxuuna yidhi waxaan aad ugu faraxsanahay soo dhoweynta aan kala kulmay Puntland waxaana mahad gaar ah iska leh Madaxweyne ku xigeenka iyo wasiirka D/H/R/M oo aan kula kulmay xarunta Madaxtooyada ee Boosaaso, waxaan kaloo aad ugu faraxsanahay Nabadgelyada taala Puntland,waxaana jecelahay in aan Dowladda Masar u gudbiyo haddii alla idmo codsiyadiina. Hadaba wasaaradaha kulankan fadhiyey oo ay ka mid ahaayeen Wasaaradda Caafimaadka,Waxbarashada iyo Arimaha Gudaha iyo Amniga, Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga ah, Wasaaradda Cadaaladda ayaa waxa ay weftiga u gudbiyeen qoraalo ay ku qoran yihiin waxyaabaha ay doonayaan in laga kaalmeeyo. Kulankani ayaa ku soo gabagaboobey is afgarad iyo jawi fiican.
  19. Taako is right. Abwan as ever makes some snide comments, the tension in Mogadishu will soon end, just like how the clown courts ended.
  20. ^^^Ok saxib, but I was refering to the name of the Qhardo school.
  21. Ciidamo tiro badan oo lagu daadiyay Degmada Afgooye. Afgooye, Arbaco, 14 March 2007 Simba Radio Ciidamadii ugu badnaa ee ka tirsan Dowlada Federaalka Somalia isla markaana laga keenay Balidoogle ayaa manta lasoo dhoobay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose. Ciidamadaan ayaa ah kuwii Military ee waayadaan tababarka ugu socday xerada Balidoogle ee gobalka Shabeelaha Hoose kuwaasoo dhawaan loo soo gaba gabeeyay tababarkooda. Ciidamadaan ayaa la sheegay inay ku hubeysan yihiin hub cul culus iyo kuwa fud fudud iyadoo la sheegay inay aad u feejigan yihiin isla markaana ay dhex marayaan gudaha wadooyinka degmada Afgooye. Ciidamadaan Military-ga ee ka tirsan Dowlada KMG Somalia ayaa la sheegay inay intooda badan ku sugan yihiin xarunta maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose. Ciidamadaan ayaa la sheegay inay qeyb ka noqon doonaan ciidamada Dowlada u qorsheysan inay ammaanka Muqdisho sugaan maadaama 16-ka April lagu balansan yahay in lagu qabto shirka dib u heshisiinta qaran. Simba Media Center, Muqdisho Somalia