General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Xafladii Maalinta Haweenka oo ay ka qeybgaleen Madaxweynayaasha Somaliya iyo Puntland (Daawo Sawirada) Last Updated::2007-03-08 14:17:12 Gaalkacyo:- Xaflada balaaran oo lagu xusayey munaasabada 8 Maarso ayaa maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Waxaa ka qaybgalay munaasabadan Madaxweynaha Somaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Md.Maxamuud Muuse Xirsi oo ay weheliyaan masuuliyiin kala duwan oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi, Wasiirka Qorshaynta Somalia Md.Xuseen Ceelaabe Faahiye, Xildibaan C/rashiid Maxamed Cabdi, Wasiirka Maaliyada Puntland Maxamed Cali Yuusuf, Wasiirka Arimaha gudaha puntland Axmed Cabdi Xaabsade, Wwasiirka Arimaha Qoyska iyo Haweenka Caasho Ceele Diiriye, Wasiirka dhalinyarada, Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka Kaluumeysiga iyo xildhibaano ka tisan Golaha Wakiilda Puntland. Sidoo waxaa munaasabadan ku sugnaa saraakiisha ciidamada oo uu ku jiro Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland C/laahi Cali Mire, Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska dowlada Somaaliya Gen.Bashhir Goobe iyo masuuliyiinta maamulka Gobolka Mudug kan degmada Gaalkacyo iyo martisharaf kala dowan iyo qaybaha bulshada ee kala dowan. Xaflada oo ka dhacday xarun cusub oo loo furaya gabdhuhu in ay waxkubartaan islamrkaasna isugu jirta jiif iyo fasalo waxbarasho oo ku taal magaalada Gaalkacyo, ayaa waxaa hadal kajeedisay Wasiirka Qoyska iyo Haweenka Puntland Mrw.Caasho Geele Diiriye. Waxayna ka warantay maalinta 8 Maarso iyo dhisitaankii xarunta cusub ee ay dhistay xarunta waxbarashada nabadda iyo hurumarinta gaalkacyo. Waxana hadal kooban oo ku aadan doorkii ay haweenka Puntland ka qaateen difaacii dalka ka jeedshey Madaxweynaha Puntland Md.Maxamud Muuse Xirsi. Kadibna waxaa uu kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo si weyn uga waramay dowrkii haweenku kasoo qaateen halgankii gobanimada Soomaaliya iyo in loo baahanyahay in lasiiyo haweenka kalinta ay dalka kuleeyahiin. Munaasabadan kadib ayuu Wafdigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed ay ka dhoofeen Airporka Gaalkacyo ayagoo kusii jeeda magaalada Baydhabo oo ay gaareen saacad kadib. HorseedNet.com
  2. Ciidamada Itoobiya oo ka baxay magaalada Kismaayo iyadoo aan la ogeyn halka ciidamadaas aadeen Ciidamada Itoobiya oo ka baxay magaalada Kismaayo iyadoo aan la ogeyn halka ciidamadaas aadeen March 08-2007-kismaayopost.com- kismaayo Ciidamada dowladda Itoobiya ee ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa gabi ahaanba maanta halkaas ka ambabaxay iyadoo aan la ogeyn halka ciidamadaas ay u ambabaxeen. Tagista ciidamada Itoobiyaanka ee joogay magaalada Kismaayo oo aheyd mid aan hore loo soo shaacin ayaa laga war helay ka tagistooda magaalada saacado kaddib markii ay wareejiyeen xilalkii goobihii ay hore u hayeen ammaankooda sida garoonka diyaaradaha, dekadda, saldhiga booliska iyo xarumo kale oo ciidan. Duhurnimadii maanta markii ay ka baxayeen ciidamadaas magaalada Kismaayo ayaa taliyaha ciidamadaas Saxafada u diiday inuu faahfaahin ka bixiyo halka ay ku sii jeedaan ciidamadiisa iyo ujeedada socdaalkiisa. Gaashaanle Cabdi Gaab oo ah taliyaha saldhiga booliska degmada Kismaayo oo galabta ka qeybgalay munaasabadihii lagu sagootinayey Sideeda March ayaa sheegay in ammaanka ay adkeyn doonaan haddii ay meesha ka baxeyn ciidamada Itoobiyaan ahaa. Xafiiska kismaayopost.com Ee dalka (kismaayo webmaster@kismaayopost.com
  3. Qabil-Ubahane, you hate the US so much yet reside in Boston, funny that..
  4. Not 200, but more than 2000.Why is Eritrea making all the fuss and getting into all this trouble if it was not involved. Its like saying that Sudan governemnt has nothing to do with whats taking place in Darfur. Abwan, do you think the American empire will vanish in your life time? Any bets?
  5. Ciidamada Itoobiya oo gebi ahaanba isaga huleelay gobolka Jubada hoose. Kismaayo, Khamiis, March 8, 2007 Simba Radio Taliyaha guutada koowaad ee ciidamada DFKGS col. c/risaaq afguuduu oo u waramayay idaacada ssimba ayaa waxaa uu seegay in gabi ahaanba ay ciidamada itoobiyaanka ee kusugnaa gobolka jubada hoose ay halkaasi isaga huleeleen C/risaaq afguduud waxaa uu sheegay in ciidamada itoobiyaanka ee garabka siinayay kuwa dowlada ay halkaasi isaga baxeen oo ay ka aag badsheen islamarkaana ayan garanayn ciidamadaaasi halak ay u aag badasheen Col.afguduud waxaa uu tilmaamay in xiligani ay ciidama dow;lada ee halkaasi jooga ay gaareen isu filnaansho aykusugi karaan nabada galyada islamarkaana aay siiyeen tababaro ciidamada itoobiyaanka tiro badana oo katirsan Cidamdeena iyaga ayaa ku filan aminga waxaana ukala qaybniay xiliganba goobaha ay joogaan kooxahah buracada waxaa aynu udirnay o ay ku wajahanyihiin raaskanbooni dhooblay iyo meelokale oo gobolka kamid ah siadaasi waxaa yiri taliyaha guutada koowaad ee ciidamada DFKGS c/risaaq afgaduud Ciidamada itoobiyaanka ee kasootagay goblka jubada hoose ayaa waxaa ay wararku sheegayaan in ay kuasoo Waajahanyihiin magaalada muqdsiho iygoo lagu biirin doono ciidamada kale ee itoobiyaanka ee horay ugu sugnaa Waxay ahayd markii ay goboloada jubooyinka ay tagayeen ciidamada itoobiyaanka dabayaaqadii sanadkii tagay iyagoo xiligaas dagaal lagay xoogagii goloah maxkamadaha islaamiga Simba Media Center, Muqdisho Somalia Email: simba@simbanews.com
  6. ^^^What has Puntland got to do with you Jimbo?
  7. ^^^not as weak as the weapons you are attacking with. Kinda like the "insurgents" you are making a mess thats all.
  8. ^^^Rich coming from a man who only yesterday was wishing for an all out war between two sub-clans.
  9. Xiin, I repeat there is a governemnt recognised by the Somali's and the world. There is no Ethiopian occupation because they themselvs recognise the TFG andall that comes with it. The "insurgency" seems to be no more than acts carried out in anger and fear targeting the poor, as you have seen the people of Mogadishu have organised themselves to counter these small dead enders. They will be dealt with soon as the clan courts were.. Xiin, I am disapointed with you, after all I counted you as one of the heavy weights in here a man who does not fall into the ill informed over emotional camp, but dear I say you have proven me wrong...
  10. ^^^Man dont get mad, get even....Back to the topic Suudi oo tageeray DFKMG ah 7 Mar 7, 2007 - 1:56:31 PM Muse Suudi Yalaxow Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsanaa qabqablayaasha Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimaha ciidamada Midowga Afrika ee soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in ciidamo shisheeye xiligan loo baahan yahay isla markaana ay wax weyn ka qaban doonaan xaalada dalka Soomaaliya. "16 sano ayaa gacmaheena isku dileynay oo aan wax nidaam ah gaari weynay, waxaana aaminsanahay in xiligan oo la helay dowlad KMG ah in lagu socdo wadadii dowladnimo, waana in lala shaqeeyaa ciidamada Uganda ee dalka yimid si howshooda ay u gudaan" ayuu yiri Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo xaruntiisa aan ku booqday. Muuse Suudi Yalaxow oo si weyn ugu soo horjeeday siyaasadda Madaxweynaha dowladda KMG ah ayaa xiligan u muuqda in uu taageero xoogan u haya Mr.Yusuf iyo dowladda Federaalka, wuxuuna Muuse Suudi uu sheegay in marxaladihii dalka uu soo maray wax ka duwan ay lasoo baxeen maxkamadihii Islaamiga xiligii ay ka talinayeen inta badan koonfurta dalka Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay maxkamadihii Islaamiga in ay ahaayeen duul qarsoon. "Ciidamada Saaxiibada aanu nahay ee Itoobiya iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa mahad iska leh oo dalkii ka xoreeyay Argagixisadii dooneysay in dalka ay ka dhigaan Afghanistantii labaad", ayuu yiri Muuse Suudi oo dhinaca kale sheegay in markii uu Muqdisho yimid hubkiisa ku wareejiyay dowladda KMG ah, uuna diyaar u yahay sidii uu dhinaca nabadgelyada ula shaqeyn lahaa dowladda. "Waxaa maqlayey in la dhahayey waxaa weli Muqdisho ku sugan Hogaamiye koxedyadii Muqdisho,taasi ma jirto mar hadii aan wareejinay hubkeena waxaan nahay shacab, Nabaddana doonaya in ay afuufaan," ayuu yiri Xildhibaan Muuse Suudi oo fikradii ay ka heysteen dowladda Uganda ka tir tiray. Muuse Suudi waxaa uu ka tirsanaa Hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho, wuxuuna ka mid ahaa aas aasayaashii isbaheysigii argagixiso la dirirka ee Maxkamadihii Islaamiga dagaalada xooganaa la galeen, kadibna looga awood roonaadey qabqablayaashii, wuxuuna haatan ka tirsan yahay Baarlamaanka FKMG ee Soomaaliya. Cali Muxayadiin Cali,GO
  11. ^^^Xiin, you add nothing new, nice words but yet again a hollow argument. The two previous conferences were as mentioned above and you agreed supervised by those movements and yet they came through. This time there is a real governemnt and yes it has support of outside millitary powers and international players. However the conference will be a Somali led, held in the capital of Somalia and with all the stakeholders of Somalia in attendence. Let me add that there is no occupation in Somalia, the Ethiopians came as you know to bolster the fragile Somali army as the Eritreans & Oromo's gave an advantage to the clan courts, thats another argument altogether, back to this. As you know the "insurgency" that you have been touting is even more pathetic than the failed capture of Baidoa, and yes the troubles are organised in a small section of Mogadishu let alone the country. Anyhow this meeting is just like the old one, but the difference is this time the nationa has a governemnt which is starting to stand upright.
  12. ^^^That was a good attempt on your part. But its Somali's Vs anti-peace groups.. You are an anti peace person, just come out and say it.
  13. ^^^Thats your opinion, but the Somali national governemnt set the date and will secure with the help of its AU friends the venue. It is the firts time all clans specially those once occupied your hero's IndaCade, Xasan Dahir and their fake religious movement will be able to speak about what matters to their communities. This fact alone will have an impact and once Somali's come together they tend to make great strides towards the location of peace. Every clan is invited even those from Guriceel/Cadaado that made up the clan courts movement, however their guns will not be a major factor any more, thus the clans of Barava, Marka, Afgoyee will be their equals, as fellow Somali's. Anyhow the Burco conference was supervised by the SNM, and the Garowe one by the SSDF, both movements had a close link with Ethiopia much like the present governemnt that is overseeing this conference. Thus your whole argument, while it sounds good has many large holes in it.
  14. ^^^How do you know its the Idamaale version? Because you visit there correct, so you are knowledgable in Ethiopian webistes and yet accuse others? One strange brother you are..
  15. Taako, have you noticed there are two groups making the most noise here. 1, Secessionist who fear the TFG more than anyhthing 2. The clan court groups [ south Mogadishu clans] , who are still licking their wounds. Most here used to support the warlords. These two groups are speaing for "Somalia" funny really.
  16. ^^^I am not content with the western world I have been here more than 20 years and frankly would like my country to be normal. You on the other hand are wishing for more war, for example you want Yey & Hiiraales clans to fight, how would that help?