General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Wafdi ka socda Dowlada Masar oo soo gaaray Puntland Last Updated::2007-03-12 15:13:58 Basaso:- Waxaa maanta oo Isniin ah kasoo degay Airporka Bander Qasim ee magaalada Bosaaso wafdi ka socda Dowlada Masar. Wafdigan ayuu horkacayaa Safiirka Dowlada Masar u fadhiya Soomaaliya Amb.Siciid Maxamed Mursal. Wafdigan ayaa dalka Soomaaliya ku mari doono safaro kormeer ah ayagoo booqashadooda ugu horeysay ku yimid Dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Wafdigan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaaso, ayagoo usii gudbi doona xarunta Puntland ee magaalada Garowe. Wafdigan ayaa kulamo la leh Madaxweynaha, Golaha Wasiirada iyo Wakiilada ee Dowlad Gobaleedka Puntland. Marka laga yimaado xiriirka Dowlada Soomaaliya iyo Masar, ayaa waxaa sidoo kale jira xiriir wanaagsan oo u dhaxeeya gobalada Puntland iyo Maamulka Masar. Waxaana la filayaa in kulamada ay wada yeelan doonaan Wafdigan iyo madaxda Puntland looga munaaqashoon doono iskaashiga labada dhinac. Illaa iyo hada lama shaacin halka uu wafdigan u dhoofi doono marka uu soo afjaro safarka Puntland State ee dalka Somaliya. Xassan Ciise HorseedNet.com
  2. ^^^Che, those who are making attacks are to blame, and yes it is propoganda since we never used to see these pics when the clown courts and warlords were shelling the city for weeks on end. Remmeber the 7 days battle inside Si-Si led by Sharif Ahmed agains Nur Dhigle? Oh now you want to see Pics of Yey? Funny that.
  3. ^^^Incremental steps are being taken saxib, a while back many here used to swear that Yusuf would never set foot in Mogaduishu, then they said he will never return and now you are talking about welcomes. We are witnessing the greatest change in 20 years. Peace is at hand.
  4. Abu, tell the charcoal merchants & scrap merchants that President Yusuf is here to clean up the town, as he is known to do. Anyhow a few noises does not bother an old warrior & and a master of war. Dont cry when these groups are brought to justice saxib. Mogadishu is the seat of government, wow a great sentence..
  5. Northerner, what do you think of the five Somali's raping a 7 year old girl in Mogadishu who is now at the age of 11 being treated in Rochester Minnesota? Rape is not a problem brought by "invaders" saxib..
  6. ^^^Obviosuly Shabbele and its backers are fighting with propoganda as usual. However those who make attacks and kill civilians will be rooted out soon insha Allah. They went from commanding armies and making threats to misfiring into populated areas and hiding in the city. Their days are numbered much like the three stooges you parade around.
  7. American-Somali “Evening of Hope and Dialogue” in support of the Transitional Federal Government Hiiraan Online Sunday, March 11, 2007 Washington, D.C. (HOL) - A large conference and a dinner reception organized by the members of the American-Somali Community in the Greater Washington area was held on Friday, March 9. The event, American-Somali “Evening of Hope and Dialogue” was attended by 250 community members, diplomats, and officials. Attendees heard from Somali and non-Somali experts, diplomats, and community members on the importance of supporting the Transitional Federal Institutions. On key notes, Ambassador Vicki Huddleston who was the US Charge d’Affairs (2005-2006) in Addis and one of the most knowledgeable experts on the current Horn of Africa issues spoke of the opportunities that lie ahead for Somalia. Ambassador Huddleston encouraged Somalis to move towards political reconciliation and beyond conflict. Amb. Huddleston stated that Somalia has real chance to stand on its feet and the world is ready to help. Other Speakers included Ambassador Elmi Duale, the current Somalia Representative to the United Nations. Ambassador Duale briefed the audience on the on-going deployment of African Union troops (AU) and ongoing UN consultations. He reported an estimated 4,000 AU troops are expected in Somalia within the coming few days to participate in the AU peacekeeping force. Dr. Mohamud Nur presented various development, reconstruction plans and reviewed past Needs Assessments conducted by the World Bank and funded by the European and US donors. According to the presentation, an estimated $2.2. billion could be invested in Somalia as soon as key conditions are met. Other speakers included Professor Ahmed Nassir, Abdihakim Faqi, and Fadumo Omar Hashi, and Abdalla Hirad and other well respected community leaders who inspired the audience to move away from petty power struggle and factionalism and move towards restoring Somali nation-statehood and restoring its dignity. Speaker after speaker, the leaders reiterated the importance of dialogue and reconciliation and denunciation of violence as a means to achieve power. In short, the audience was excited to support the Transitional Federal Institutions as the way forward. According to one of the speakers, one can “reform and improve the TFG [Transitional Federal Government], but you cannot fix an anarchy,” and encouraged that Somalis should not lose yet another opportunity. Somali poetry, songs and entertainment decorated the evening from none other than reknowned Somali artists including Mohamud Sangub, Antar Naji, Saado Ali, Ahmed Ali Egal. On a lighter note, the music and the songs that shook Cyrstal City Sheraton were a demonstration of Somali art, oratory, and culture that touched the memories of the cheering crowds. At the conclusion of the program, the Prime Minister of the Somali Transitional Government Ali Mohamed Gedi phoned in to address the audience. The Prime Minister promised to work with all Somalis, and reassured that all those in the Diaspora one day will see peaceful, prosperous Somalia again and thanked the audience.
  8. Socod, dont be so rightous saxib, two years was never enough to undo the problems of 16 years of civil war. Also the TFG was faced with armed groups and individuals who forgot what a nation was. There was also no money in the bank, no single office of governemnt local or national functioning in the south. The TFG had to create a new army, and play the dark game of politics with an unfriendly international community led by greedy NGOs who make a great deal of money "helping" the Somali's from their base in Nairobi. It is because of the support it has from its people and the merchurial tactics of the leadership as well as Allahs' help that has brought the TFG to power... So saxib take a holistic approach and do not dwell on the hearsay of certain clan factions who played hardball and lost.
  9. Gacmadhere oo ka hadley weerarkii xaley 12 Mar 12, 2007 - 6:24:32 AM Wasiirka arrimaha gudaha dowladda FKMG ah ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Gacma Dheere ayaa weerarkii xalay lala beegsaday ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ku tilmaamay mid ay ka danbeeyaan wax uu ku sheegay koox canaasiir ah oo ka tirsan Argagixisada ku sugan magaalada Muqdisho. "Dowladda qorshaheeda waa mida tababarka loo siiyay ciidamada faraha badan ee loo tababaray in ay ka takhalusaan kooxaha canaasiirta ee shacabka dhibaatada u geysanaya," ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha. Mar uu ka hadlayey wasiirka ciidamada faraha badan ee ku sugan afarta dhinac ee Muqdisho laga soo galo ayuu sheegay in ciidamadaasi ay wax weyn ka qaban doonaan amni xumida ka jirta Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay faraha ka sii baxayey. Weeraradii xalay loo geystay ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ee ku sugnaa wasaaraddii hore ee gaashaandhiga ayaa waxaa uu sababay dhimashada hal ruux iyo dhaawaca shan ruux. Cali Muxayadiin Cali,GO
  10. Weerar lagu qaadey xarunta Villa Somalia 13 Mar 13, 2007 - 6:59:38 AM Madaafiic ayaa lagu weeraray xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee Muqdisho, xilli maanta Madaxweyne C/laahi Yuusuf dib ugu soo noqdey magaalo madaxada. Madaafiicdan oo aheyd dhowr madfac ayaa wararku sheegayaan in qaar ka mid ah ay ku dhaceen agagaarka Madaxtoyada. Ciidamada dowladda Ethiopia oo fadhigoodu yahay xarunta Madaxtooyada ayaa jawaabo ka bixinayay madaafiicdan, iyagoo ku tuurayay meelaha ay qiyaasayeen in laga soo tuurayo Hoobiyaha. Wararka ayaa intaas ku daraya in madaafiicdan leys weydaarsaney ilaa iyo hadda la ogyahay in ay ku dhimatey sadex qof kadib markii qaar ka mid ah madaafiicdaan ay haleeshey agagaarka sheekh suufi ee degmada Xamarweyne. Madaafiicdaan la isku weydaarsaday caasimadda ayaa bilowday abaarihii Afartii galabnimo ee maanta, iyadoo socotey qadar daqiiqado ah. Weerarkaan Madaafiicda ayaa ku soo beegmey xilli Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf uu maanta ku soo noqdey magaalada Muqdisho. Barlamanaka DFKMG ah ayaa maalintii shaley codbixin ku aqbaley in xukuumada ku shaqeyso magaalada Muqdisho. Garowe Online, Muqdisho
  11. ^^^It will get even more peacefull when the security sweep is completed insha Allah.
  12. ^^^I dont want any clan to retain weapons, including those that reside in Puntland state, what good would armed clans bring to any region? Remmeber the many incidents that have taken place over the years when armed clans kill each other over grazing land and watering holes? Thus I do not as you claimed support a clan being disramed while other retain the weapons. Thus the disaramanet of all clans includes weapons outside the organs of the state even in Puntland. What the TFG is planning to do is to disarm the militias and groups including the "business" groups and let the security forces takeover the job of securing the capital. This is quite simple and strightforward. The locals of Mogadishu are part of the trained security personell, all the police in Banadir & their head are locals, thus pointing the finger at Puntland is wrong and unnecessary.
  13. The last noises or farts from the defeated scrapmerchants, charcoal-traders, criminal millitia and clown courts..
  14. President Yusuf requesting Parliment to relocate cabinet & executive to Mogadishu audio
  15. I think many here are just sounding desperate, much like the clan court "insurgency". Yusuf landed in the airport and his arrival was aired by all the radio stations. There is no power in Somalia that could get the old warrior out of Mogadishu now, its too late. Also it was him who requested the parliment to vote on favour of the TFG cabinet & executive to relocate from Baidoa to Mogadishu..
  16. Muqdisho: Madaxwayne Yuusuf oo gaaray magaalada Muqdisho. 13. marts 2007 Muqdisho (AllPuntland)- Madaxwaynaha dawladda Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Waxa uu madaxwayne Yuusuf gaaray saaka aroor nimadii garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdsiho, isaga oo ka ambabaxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay oo uu ku sugnaa maalmihii aannu soo dhaafnay. Baarlamaanka dawlada Soomaaliya ayaa waxa uu maalintii shalay ansixiyay in dawladda Soomaaliya ay ku shaqayso magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Madaxwaynaha dawladda Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in inta uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho uu diyaariyo qabsoomidda kulanka dib u hesheesiinta ah ee dawladdu ay qabanayso. Madaxwaynaha ayaa waxa uu maalin nimadii shalay ka hor sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay bilaabayso qaban qabada kulanka dib u heshiisiinta ah. Waxa ay arrintani hor dhac u tahay guuritaanka xukuumadda Soomaaliya ee ay ku doonayso in ay ugu wareegto magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, oo ay shaqadeeda ku wadi doonto. Mahad Jama Koronto AllPuntland
  17. Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo goor dhow lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdsho Qiyaastii 2-qof ayaa ku dhimatay 9-qofna way ku dhaawacmeen Madaafiic fara badna oo ku dhacay madaxtooyada Soomaaliya iyo qabo ka mid ah degmooyinka Muqdisho, waxaana dadka dhintay ay dhammaantood ahaayeen dad rayid ah. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lala beegsaday Madafiic dhowr ah oo lagu sheegay inay ahaayeen hoobiyeyaal, waxayna ku dhaceen xaafado ku dhow Madaxtooyada iyagoo sababay Dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah. Dadka dhintay ayaa ahaa rayid, waxaana ka mid ahaa oday uu Madfac habow ah kula dhacay agagaarka Hotel Towfiiq, waxaana la sheegay in madfacaas uu geystay dhimashada odaygaas oo marayay jidka iyo sidoo kale dhowr qof oo kale oo ka agdhawaa goobta uu ku dhacay Sidoo kale Madfac ayaaku dhacay Xaafadda Xamar Jadiid gaar ahaan halka lagu magacaabo Misaanka Dhuxusha waxaana la sheegay inuu sababay dhimasho iyo dhaawac dad kale. Qaar ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa madaafiicdu ku dhacday guryahooda oo ku dhow Madaxtooyada ay ku dhaceen hoobiyeyaashii loo waday Madaxtooyada, waxaana warrarku sheegayaan in dhammaan socodka gaadiidka agagaarka madaxtooyada la jooojiyay, sidoo kalena ay billaabeen ciidammada Dowladda inay xiraan waddooyinka soo gala Madaxtooyada Madaafiicda lala beegsaday Madaxtoooyada ayaa ku soo aaday iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya uu saakay uun soo gaaray Muqdisho, muddo toddobaadyo ah kaddib.
  18. Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo goor dhow lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdsho Qiyaastii 2-qof ayaa ku dhimatay 9-qofna way ku dhaawacmeen Madaafiic fara badna oo ku dhacay madaxtooyada Soomaaliya iyo qabo ka mid ah degmooyinka Muqdisho, waxaana dadka dhintay ay dhammaantood ahaayeen dad rayid ah. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lala beegsaday Madafiic dhowr ah oo lagu sheegay inay ahaayeen hoobiyeyaal, waxayna ku dhaceen xaafado ku dhow Madaxtooyada iyagoo sababay Dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah. Dadka dhintay ayaa ahaa rayid, waxaana ka mid ahaa oday uu Madfac habow ah kula dhacay agagaarka Hotel Towfiiq, waxaana la sheegay in madfacaas uu geystay dhimashada odaygaas oo marayay jidka iyo sidoo kale dhowr qof oo kale oo ka agdhawaa goobta uu ku dhacay Sidoo kale Madfac ayaaku dhacay Xaafadda Xamar Jadiid gaar ahaan halka lagu magacaabo Misaanka Dhuxusha waxaana la sheegay inuu sababay dhimasho iyo dhaawac dad kale. Qaar ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa madaafiicdu ku dhacday guryahooda oo ku dhow Madaxtooyada ay ku dhaceen hoobiyeyaashii loo waday Madaxtooyada, waxaana warrarku sheegayaan in dhammaan socodka gaadiidka agagaarka madaxtooyada la jooojiyay, sidoo kalena ay billaabeen ciidammada Dowladda inay xiraan waddooyinka soo gala Madaxtooyada Madaafiicda lala beegsaday Madaxtoooyada ayaa ku soo aaday iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya uu saakay uun soo gaaray Muqdisho, muddo toddobaadyo ah kaddib.
  19. Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo goor dhow lagu qaaday Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdsho Qiyaastii 2-qof ayaa ku dhimatay 9-qofna way ku dhaawacmeen Madaafiic fara badna oo ku dhacay madaxtooyada Soomaaliya iyo qabo ka mid ah degmooyinka Muqdisho, waxaana dadka dhintay ay dhammaantood ahaayeen dad rayid ah. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lala beegsaday Madafiic dhowr ah oo lagu sheegay inay ahaayeen hoobiyeyaal, waxayna ku dhaceen xaafado ku dhow Madaxtooyada iyagoo sababay Dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah. Dadka dhintay ayaa ahaa rayid, waxaana ka mid ahaa oday uu Madfac habow ah kula dhacay agagaarka Hotel Towfiiq, waxaana la sheegay in madfacaas uu geystay dhimashada odaygaas oo marayay jidka iyo sidoo kale dhowr qof oo kale oo ka agdhawaa goobta uu ku dhacay Sidoo kale Madfac ayaaku dhacay Xaafadda Xamar Jadiid gaar ahaan halka lagu magacaabo Misaanka Dhuxusha waxaana la sheegay inuu sababay dhimasho iyo dhaawac dad kale. Qaar ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa madaafiicdu ku dhacday guryahooda oo ku dhow Madaxtooyada ay ku dhaceen hoobiyeyaashii loo waday Madaxtooyada, waxaana warrarku sheegayaan in dhammaan socodka gaadiidka agagaarka madaxtooyada la jooojiyay, sidoo kalena ay billaabeen ciidammada Dowladda inay xiraan waddooyinka soo gala Madaxtooyada Madaafiicda lala beegsaday Madaxtoooyada ayaa ku soo aaday iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya uu saakay uun soo gaaray Muqdisho, muddo toddobaadyo ah kaddib.
  20. MUQDISHO: Warar dheeraad ah oo ku saabsan weeraro madaafiic oo lagu qaaday Madaxtooyada iyo Madaafiic ku dhacday qabo ka tirsan Muqdisho Posted to the Web Mar 13, 15:54 Muqdisho (PP) - Ugu yaraan 3-qof ayaa ku dhimatay tiro gaaraysa 10-ruux oo kalena waxaa ka soo gaaray dhaawacyo kala duwan Madaafiic ku dhacday xaafado ka mid ah Muqdisho. Madaafiicdaan ayaa waxay ahaayeen kuwo lala beegsaday Madaxtooyada Soomaaliya, waxaase la sheegay inay qaarkood ku dhaceen xaafado ku dhow Madaxtooyada, waxaan la sheegay sidoo kale ay madaafiic ka dhacday Madaxtooyada Jawaabna u ahaa kuwii lagu soo weeraray Madaxtooyada ya ku dhaceen xaafado ay ka mid yihiin Wardhiigley iyo Xamar Jadiid. Dadka dhintay ayaa la sheegay inay ahaayeen dhammaantood rayid, waxaana ka mid ahaa oday uu Madfac habow ah kula dhacay agagaarka Hotel Towfiiq, waxaana la sheegay in madfacaas uu geystay dhimashada odaygaas oo marayay jidka iyo sidoo kale dhowr qof oo kale oo ka agdhawaa goobta uu ku dhacay Sidoo kale Madfac ayaaku dhacay Xaafadda Xamar Jadiid gaar ahaan halka lagu magacaabo Misaanka Dhuxusha waxaana la sheegay inuu sababay dhimasho iyo dhaawac dad kale. Dadka dhaawacmay qaarkood ayaa waxay ahaayeen kuwo ay guryahooda oo ku dhow Madaxtooyada ay ku dhaceen hoobiyeyaashii loo waday Madaxtooyada, waxaana warrarku sheegayaan in dhammaan socodka gaadiidka agagaarka madaxtooyada la jooojiyay, sidoo kalena ay billaabeen ciidammada Dowladda inay xiraan waddooyinka soo gala Madaxtooyada Weerarradaan hoobiye ee lagu qaaday Madaxtooyada ayaa ku soo beegmay xilli Madaxweyne Yuusuf uu saakay soo gaaray Muqdsho, iyadoo weerarradaan ay argagax ku beereen dadka ka ag-dhow Madaxtooyada soomaaliya. Dhibaatooyinka ka jiro caasimada Soomaaliya ayaa sii labo kacleeyey waqti baarlamaanka soomaaliya uu si buuxda u go'aamiyey inay dowladu ay ku shaqayso magaalada caasimada Soomaaliya , welina lama garan karo siyaasada dowlada ee ku aadan nabad ku soo daabaalida caasimada Soomaaliya , maadaama ay weeraro goos - goos ah ay ka wadaan magaalada Kooxo ka mida haraadigii maxaakiimta ee Soomaaliya looga awood roonaaday bilo ka hor. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
  21. Madxweynaha jamhuuriyadda federalka dalka Soomaaliya oo saaka Muqdisho soo gaaray Abaara 7:47 daqiiqo xiiliga dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa dhabaha diyaaradaha ee magaalda Mqudisho soo caga dhigatay diyarad siday madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka dalka Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed. Abaara 7:47 daqiiqo xiiliga dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa dhabaha diyaaradaha ee magaalda Mqudisho soo caga dhigatay diyarad siday madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka dalka Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed,oo ay la socdeen masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda federalka dalka Soomaaliya oo ay wasiirro iyo xildhibaanno ku jiraan. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa siday diyaarad nooca millatariga ah oo kasoo qaaday magalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Wafdiga madaxwweynaha Soomaaliya ayaa dhabaha diyaaradaha Caalamiga ee magaalada Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda federalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Wasiir ku xigaha difaaca qaranka salaad Cali Jeelle,Taliyaha qeybta 1-aad ee xoogga dalka Col Siciid Dheere,Ku xigaha duqa magaalada ee arrimaha ammaanka Ibraahim Shaawey. Madaxweynaha ayaa durbdiiba usoo gudbay xarunta Villa Soomaaliya ,halkaasoo ah xafiiskiisa dhabta ah oo uu haatan kadib ku howlgali doono,waxaana madaxweynuhu uu salan sharaf ka qaatay cutubyo ka trisan xoogga dalka Soomaaliyeed. Imaatinka madaxweynaha Soomaaliya ayaa kusoo beegmay xilli ay xildhibanada baarlamanka Soomaaliya shalay ansixiyeen in dowladda Soomaliya ay usoo guurto magaalada Muqdisho. Maxamed Cusmaan Axmed Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:info@carmooyin.com
  22. You didn't get it. The insurgency is in testing, reconnaissance and intelligence-gathering stage Brother I must commend you, you are a warrior. However the truth is that the clan courts have run out of steam and these men are now confined to their houses and areas they reside in. They have no real startegy their command & control HQ has been decimated and now their remaining source of support and succour will be dealt with. It is the TFG that is tightening the nose around the necks of all opposition groups, bandits and criminal elements.. Keep them coming..
  23. Taliyaha Qeybta 1-aad ee xoogga dalka Col Siciid Dheere "Ciidamadii laga keenay Ballidoogle sugidda amaanka Muqdisho ayay ka qeyb qaadanayaan" Col Siciid Maxamed Cali {Siciid Dhere}oo ah taliyaha qeybta 1-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sababaha Muqdisho ay u yimaadeen ciidamaamdii tababarku ugu soo dhamaaday dhabaha diyaaradaha Balli doogle ee gobalka Shabeelaha hoose. Col Siciid Maxamed Cali {Siciid Dhere}oo ah taliyaha qeybta 1-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sababaha Muqdisho ay u yimaadeen ciidamaamdii tababarku ugu soo dhamaaday dhabaha diyaaradaha Balli doogle ee gobalka Shabeelaha hoose. Col Dheere waxaa uu sheegay in ciidamadani ay waajibaad amaansugid ah ka fulin doonaan magaalada Muqdisho iyagoo gacan siinaya ciidamada Uganda ee dhawaan dalka Soomaaliya soo gaaray. "Ciidamadii laga keenay Balli doogle sugidda amaanka Muqdisho ayay ka qeyb qaadanayaan" ayuu yiri Col Siciid Dheere oo sheegay in ciidamadaasi ay dhawaan bilaabi doonaan dhaq dhaqaaqyo aad u ballaaran oo lagu sugayo amniga magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. "Maalmo yar kaddib waxaanu gacanta ku dhigi doonaa guud ahaan amaanka magalada Mqudisho"ayuu yiri taliyaha qeybta 1-aad ee xoogga dalka Col Dheere oo sheegay in aanay jirin cid si gaar ah loo bartilmaameedsanayo laakin ujeedadu ay tahay in magaalada la xasiliyo. Hdalka taliyaha ayaa yimid iyadoo saaka waabarigii ciidamo Itoobiyaan ah oo ka yimid Jubbada hoose ay qaarkood soo gareen Muqdisho,kuwaasoo iyaguna ka qeyb qadanaya howlgalka nabad sugidda ee magaalada Mqudisho dhawaanka bilaabmaya. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:info@carmooyin.com