
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
President Yusuf flies out from Galkacyu: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xoogsade, who is lying? The southern clans are now liberated and are taking control oof their towns and district, Take Barava, Marka and so on they had no freedom or dignity under the likes of Indacade. The unarmed clans have been empowered by the TFG and thats why it will succeed insha Allah. For justice & equality is the way forward. -
President Yusuf flies out from Galkacyu: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Galkacyu has a number of districts saxib, these pics are from the city, and as you can see the people are going about their business with no bother. Its booming because it has adequite security. As for Baraxley, its getting built up and Insha Allah its pics will be placed for all of us to see. The future is great for Galkacyu and for all its communities. Galkacyu Puntland Somalia -
Upwards of 4000 Somali troops trained and ready for work!
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
^^^lol. The troops are getting trained in Bali-doogle of all places. The impossible is now not so. Remember the Clan Courts used to own Bali-doogle it was IndaCade's turf, no more saxib, its TFG turf much like Mogadishu, Kismayu and so on. The troops are coming. As for Aferwarki who takes that clown seriously, this is another war he lost badly. -
Bambo, brother you spoke the truth as usual. The TFG is not a single clan entity and thus the accusations of some here is just to rubsh. Let me add that Mogadishu is not becoming another Baghdad, the comparison is flaud to say the least. Things are improving and the TFG is working hard to equip the local police and train local Mogadishu militias to be incorporated into the security apparatus of the city. Everything has a time and place. Lets be patiant saxib.
-
President Yusuf flies out from Galkacyu: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Anyhow, Xoogsade with all due respect we know who started this war, and the reason was quite simple. The looted properties and occupied lands was too much to give up by some. Hence those who did not respect any clan, any law have lost the war. A defender of IndaCade and Co like yourslef should not come here pretending to be a champ of other clans. accept the fact that he can not force other clans but deal with them with respect Now where was this sentiment when whole clans were occupied as in the infamous case of lower Shabbele? Now that the TFG has liberated these lands, one must learn to live with the regained voices and presence of those once occupied clans. Thus do not hide the fact that in the TFG system all clans have a right to run their own lands and regain their dignity. -
President Yusuf flies out from Galkacyu: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Galkacyu Puntland Somalia A booming city in the heart of Somalia -
President Yusuf flies out from Galkacyu: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Galkacyu is no longer a divided city saxib, it is more united today than at any time. The days of blood leting are over alhamdulilah for reer Mudug. I dear say its one of the most successful cities in all of Somalia.. -
4000 troops complete training in Balidoogle.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ra'iisal wasaare Geedi oo tababar u soo xirey sedex guuto oo ciidamada dowlada federaalka ah. March 9, 2007 Markacadeey -------------------------------------------------------------------------------- Ku dhowaad 4-kun oo ciidamada dowlada federaalka ah oo tababar ugu jirey xerada Bali Doogle ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa manta loo soo gabagabeeyay tababarkooda. Prof: Cali Maxamed Geedi, ra'iisal wasaaraha dowlada federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa tababarka u xirey ciidamadan tababarka ku jirey, tan iyo markii dowlada federaalka ay soo gaartay magaalada Muqdisho. Prof: Geedi oo markii hore socdaal dhulka ah ku yimid xerada Bali doogle, isaga oo markii uu tababarka u soo xiray ciidamadanna dib ugu laabtay Baydhabo. Ra'iisal wasaare Geedi ayaa sheegay in ciidamada looga baahan yahay in ay amaanka ka shaqeeyaan, dibna dalka ugu soo celiyaan kala dambeyntii iyo nidaamkii. Wuxuu sheegay in in ciidamadan ay ka qeyb qaadan doonaan qorshe dowlada federaalka ay ugu talo gashay in lagu sugo amaanka dalka. Salaad Cali Jeele, wasiir ku xigeenka dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed oo isna ka Hadley munaasabadii lagu soo gabagabeynayay tababarka ciidamada ayaa sheegay in ciidamada maanta tababarka loo soo gabo gabeeyay ay qeyb ka yihiin ciidamada dowladda KMG ah ee ku xareysan xerada Balli Doogle isla markaana tababarka ay siiyeen Macalimiin Ethiopian ah. Waxa uu sheegay in ciidamadan ay dhowaan ka qeyb qaadan doonaan howl-galada amaanka waxa looga qabanayo. Maxamed Cali Xafiiska Markacadeey Muqdisho -
4000 troops complete training in Balidoogle.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kumanaan ka tirsan ciidamada DFKMG ah oo maanta tababar loo soo xirey Last Updated::2007-03-09 16:34:01 Muqdisho:- Kumanaan ka tirsan ciidamada DFKMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa loo soo xirey tababar mudo uga socdey xerada Balidoogle ee gobolka Shabeelaha hoose. Ra'islawasaaraha DFKMG ah ee Soomaaliya Prof.Cali Max'ed Geedi ayaa si rasmi ah wuxuu tababarka ugu soo xirey ciidamadan oo tiradooda lagu sheegay inay tahay 4 kun, kuwaasi oo laga kala geeyay gobolada dalka Soomaaliya si ay uga mid noqdaan ciidamada DFKMG ah. Ra'islawasaare Cali Max'ed Geedi iyo xubno la socdey ayaa saaka magaalada Baydhabo waxay uga yimaadeen sidii ay tababarka ugu soo xiri lahaayeen ciidamadan, waxaana markii ay dhameystey amuurahaasi ay dib ugu laabteen magaalada Baydhabo. Cali Max'ed Geedi oo hadal u jeediyey ciidamadan tababarku mudada 2-da bilood ah u socday ayaa wuxuu sheegay in ciidamadaasi ay noqon doonaan kuwa la doonayo inay hantaan amaanka guud ee dalka, isagoo muujiyey sida uu ugu kalsoonyahay inay wax ka qaban doonaan xalinta wadanka. Ra'islawasaare Geedi wuxuu carabka ku adkeeyey in Dawlada Federaalka ay si weyn isugu hawli doonto ururinta iyo isku dabaridka ciidamada xoogii dalka Soomaaliya, waxaana uu sheegay in ciidamadaasi ay noqon doonaan kuwa la isku haleyn doono. Dhinaca kale Wasiir kuxigeenka DFKMG ah Salaad Cali Jeelle oo isuguna hadal ka jeediyey munaasabadii tababarka ciidamadan loogu soo xirey ayaa ku nuuxnuuxsadey in ciidamadan ay si buuxda uga hawli gali doonaan magaalada Muqdisho, isagoo farta ku fiiqey inay la hawlgali doonaan ciidamada Midowga Afrika ee raacoodii ugu horeeyey ay yimaadeen dalka Soomaaliya. -
^^^Saxib Afgaduud is a warrior he gets the job done, the man has played a key role in the new Somali armed forces.
-
4000 troops complete training in Balidoogle.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
BALLI-DOOGLE: Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray balli-doogle, tababrna u xirayo ciidammo... Posted to the Web Mar 09, 14:23 Balli-doogle (PP) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo xubno uu hoggaaminayo ayaa daqiiqado ka hor soo gaaray Saldhigga Milateriga ee Ballidoogle, halkaasoo lagu wado in tababar loogu soo xiro galabta cidammo ka tirsan Dowladda oo halkaas tababarro ciidan ay u dhammaadeen. Prof. Geeddi iyo wafdigiisa ayaa waxay ku soo gaareen Magaalada Baydhabo dhanka dhulka, waxaana lagu wadaa in Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya uu tababarka u xiro ciidammadaan, waxaana la sheegay in ciidankaan algu wado inay noqdaan kuwo suga ammaanka Muqdisho. Ciidammada Tababarka loo soo xirayo ayaa waxay gaarayaan tiro ahaan 3-kun oo Askari oo dhammaantoo la batay qaababka looga hortago nabad-galyo darrada iyo la dagaalanka Burcadda, waxaana lagu wadaa in tababarka marka loo soo xiro la soo geliyo Magaalada Muqdisho. Wararka ka soo baxaya saraakiisha ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in ciidammadaan ay noqon doonaan kuwo la shaqeeya Ciidammada Nabad ilaalin ahaanta loo keenay Soomaaliya ee ka socda Midowga Afrika iyo kuwa soo socda intaba. Ciidammadaan ayaa sidoo kale la sheegay in la geyn doono Isgoysyada ku yaalla Muqdsiho si ay wax uga qabtaan ammaan xumada ka jirta Muqdisho iyo inay xakameeyaan kooxaha weerarada gaadmada ah ka geysta gudaha Magaalada Muqdisho ama madaafiicda ku tuura goobaha Muhimka ah iyo saldhiyada ciidammada dowladda iyo kuwa Shisheeyaha ah. Maxamed Xuseen Jantiile Wakilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com -
4000 troops complete training in Balidoogle.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qeybo ka mida ciidankii maanta tababarka loogu soo xiray Balli Dogle oo goor dhoweyt usoo dhaqaqay dhanka Muqdisho{breaking news} Warar kudhow dhow saraakiisha dowladda federalka Soomaaliya ee xagga millatariga ayaa sheegaya in qeybo ka trisan ciidanka xoogga dalka oo maanta Tababar loogu soo xiray dhabaha diyaaradaha Balli doogle aygoor dhoweyt usoo dhaqaqeen dhanka magaalada Muqdisho. Warar kudhow dhow saraakiisha dowladda federalka Soomaaliya ee xagga millatariga ayaa sheegaya in qeybo ka trisan ciidanka xoogga dalka oo maanta Tababar loogu soo xiray dhabaha diyaaradaha Balli doogle aygoor dhoweyt usoo dhaqaqeen dhanka magaalada Muqdisho. Dad ku sugan agagaarka degmada ********* ayaa iyana u sheegay warqabadka shabakaddan carmooyin.com in ay arkayeen ciidamadan oo kasoo baxay xerada islamarkaana wadada dhanka Muqdisho usoo baxda cagta soo saaray. Wararka laga helayo dhanka sarakiisha gaashandhiga dalka Soomaaliya aya sheegaya in ujeedada ciidamadani ay usoo dhaqaaqeen ay tahay in ay ciidanka midowga Afrika ee dalka Jooga kala qeyb qaataan howsha amaanka lagula soo dabalayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdosho oo wali kooxo qarandiid ahi ay ku fir firconyihiin. Maanta ayaa markii uu tababarka soo xirayay waxaa uu ra'isul wasaraha Soomaaliya sheegay in ciidankani ay sida ugu dhaqsiyaha badan u guda gali doonan gudashada waajibaad qaran oo lagu xqiijinayo amaanka magalada Muqdisho. Xafiiska warqabdka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:inf@carmooyin.com -
Ra'isul wasaaraha Soomaaliya oo maanta kumanaan askari oo xoogga dalka ka trisan tababar ugu soo xiray dhabaah diyaaradaha Balli Doogle. Ra'isul wasaaraha wadanka Soomaaliya Dr. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta tabarbar millatari ugusoo xiray dhabaha diyaaradaha Balli doogle kumanaan ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo in muddo ah halkaa ku tababar qaadanayay. Ra'isul wasaaraha wadanka Soomaaliya Dr. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta tabarbar millatari ugusoo xiray dhabaha diyaaradaha Balli doogle kumanaan ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo in muddo ah halkaa ku tababar qaadanayay. Ciidankan oo ka kooban 3 guuto kana tirsan ciidanka gaarka ah ee xoogga dalka SOomaaliyeed ayaa maanta oo jimco ah waxaa ay xaqiijiyeen in ay soo dhameysteen tababar millatari oo soconayay muddo laba bilood ah,halkaasoo ay cashararda ku bixinayeen macalimiin Soomaali iyo ajaanib isugu jira. Dr. Cali maxamed Geeddii oo halkaa hadal ka jeediyay ayaa ciidamada qalabka sida u sheegay in looga fadhiyo in ay kaalin weyn ku yeeshaan howlgalka la doonayo in amaan iyo degenaasho dhab ah lagula soo dabaalo dalka Soomaaliya kaddib muddo16 sanadood ah oo dalku uu fowdo ehel u ahaa. Kadib soo xiritaankii tababarkan ayaa Ra'isul wasaaraha Soomaaliya waxaa uu dib ugu laabtay xarunta ku meelgaarka ah ee dowladda Federalka Soomaaliya oo qiyaastii 240 kilomitir dhanka waqooyi galbeed kaga began xarunta Soomaaliya ee Muqdisho. Sidoo kale waxaa halkaa ka hadlay wasiir ku xigaha difaaca qaranka Soomaaliya Salaad Cali jeelle oo siaad ah ugu mahad celiyay macallimiinta Itoobiyaanka ah ee tababarka wax ka bixinayay,waxaana uu sheegay in Soomaaliya aanay marnaba ilaawidoonin kaalinta ay Itoobiya ka qaadatay xasilinta dalka Soomaaliya. "Ciidamadani waxaa ay kaalin aad u weyn ku yeelan doonaan howsha baaxadda leh ee lagu adkeynayo amaanka magaalada Muqdisho"ayuu yiri wasiir ku xigaha difaca qaranka Soomaaliyeed Salaad Cali Jelle. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:info@carmooyin.com
-
President Yusuf flies out from Galkacyu: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Xoogsade it was a great event and it went well. Galkacyu is getting better every time, masha Allah. -
^^^From all accounts and specially the Mogadishu media they have left the whole Juba area. Taliban, the TFG actions have given back freedom to millions of Somali's under the occupation of the clown courts.
-
^^^CG, I do share your opinion about the Americans and I see them as one of the factors of the prelonged war in Somalia. However I have no sympathy for Eritrea due to the negeative role it played in the recent conflict..
-
^^^CG, I do share your opinion about the Americans and I see them as one of the factors of the prelonged war in Somalia. However I have no sympathy ofr Eritrea due to the negeative role it played in the recent conflict..
-
Third contingent of Ugandan troops armour arrive in Mogadishu...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Markab sida Taangiyo iyo qalab ciidan oo Dekedda Muqdisho ku soo fool leh Markab weyn oo qalab Milateri u sida ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u yimid Soomaaliya ayaa la filayaa inuu dhowaan ku soo xirto magaalada Muqdisho. Markab weyn oo qalab Milateri u sida ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u yimid Soomaaliya ayaa la filayaa inuu dhowaan ku soo xirto magaalada Muqdisho. Markabkaas ayaa Dekedda Mombasa ka soo qaaday ku dhowaad 80-Taangi oo ay leeyihiin ciidamada Uganda, waxaana qalabkan oo xamuul ahaan looga soo daabulayo Dekedda Mombasa laga keenay dalka Uganda, iyadoo qalabka Milateri ay la socdaan saanad ciidan oo ay leeyihiin ciidamadaasi. Dowladda Mareykanka oo hore u caddeysay inay taageero la barbar taagan tahay ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalalka Afrikaanka ayaa la filayaa inay wadada ku soo jiraan shixnado Maraakiib kale oo ciidamadaasi u sida qalab iyo saanado milateri. Wararkii ugu dambeeyay aanu ka helney ciidamada nabad ilaalinta Afrika ee ku soo qulqulaya gudaha dalka ayaa waxeey sheegayaan,in wadamo ka tirsan Afrika ay iyana ku biiri doonaan ololaha Midowga Afrika ugu jirto sidii Soomaaliya ay ciidamo u keeni lahaayeen. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Contact Info@carmooyin.com -
^^^lol. The man is a hero for he fought for his country & government against, the rebel clown courts, scrap merchants, land occupiers, their eritrean backer Aferwarki, the Ormo and other desperate groups who wanted to keep Somalia as it was. Col Afgaduud I salute you sir..
-
^^^CG, You must pardon me if I dont take you seriously at all, Qabil-Ubahane is a name titled by another person. However the clan courts name was not coined by me but I refer to it as a pointer to the fact that defunct movement was not an "Islamic" one. As for Ubahane, he has been here inciting hatred and making threats, the man dedicated a whole post to attacking North Galkacyu with mortars, obviously you missed that one. He has a record here of promising to take part in the clan Jihad and vowing to fight all the way from Boston. Again pardon me saxib.
-
Kooxdii 3aad oo Ciidamada Ugandha ah oo soo gaaray Muqdisho Last Updated::2007-03-08 13:12:56 Muqdisho:- Waxaa saaka oo Khamiis ah kasoo degay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho sadex diyaaradood oo sida ciidamo. Sadexdan diyaaradood oo kasoo degay Garoonka Muqdisho ayaa la xaqiijiyey in labo diyaaradood ay saarnaayeen ciidamo halka diyaarada sadexaad ay siday Qalab ciidan. Ciidamada Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ah kooxdii sadexaad oo ciidamo ah oo ka yimaada dalka Ugandha. Cutubyada maanta yimid ayaa gaaraya 400 taasi oo ka dhigaysa ciidamada Ugandha ee jooga gudaha Muqdisho 1200 oo askari. Dowlada Ugandha ayaa dalka Soomaaliya u qoondeysay in ay usoo dirto 1500 oo askari. Ciidamada Ugandha ayaa xalay waxaa weerar ku qaaday maleeshiyooyin hubeysan xili ay marayeen isgoyska KM4. Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhintay 10 qofood oo shacab ah kadib markii ay rasaas xoogleh ay isweydaarsadeen Ciidamada AMISOM iyo maleeshiyooyinka hubeysan. Ciidamada Ugandha ayaa hada degan xeradii ciidamada ee Xalane iyo nawaaxigiisa, waxaana la sheegayaa in ay weli dhiman yihiin cutubyo kale oo kusoo fool leh Muqdisho. Ciidamada Ugandha ayaa sheegay in ay iska difaaci doonaan cidii weerar kusoo qaada, ayadoo weerarkii xalay lagu qaaday ciidamadaasi la arkayey askarta Ugandha oo rasaas xoogleh isaga caabiyey kooxihii soo weeraray, hase yeeshee dhacdadan ayaa khasaaraha ugu weyn uu soo gaaray shacabkii halkaasi ku sugnaa. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
-
Kooxdii 3aad oo Ciidamada Ugandha ah oo soo gaaray Muqdisho Last Updated::2007-03-08 13:12:56 Muqdisho:- Waxaa saaka oo Khamiis ah kasoo degay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho sadex diyaaradood oo sida ciidamo. Sadexdan diyaaradood oo kasoo degay Garoonka Muqdisho ayaa la xaqiijiyey in labo diyaaradood ay saarnaayeen ciidamo halka diyaarada sadexaad ay siday Qalab ciidan. Ciidamada Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ah kooxdii sadexaad oo ciidamo ah oo ka yimaada dalka Ugandha. Cutubyada maanta yimid ayaa gaaraya 400 taasi oo ka dhigaysa ciidamada Ugandha ee jooga gudaha Muqdisho 1200 oo askari. Dowlada Ugandha ayaa dalka Soomaaliya u qoondeysay in ay usoo dirto 1500 oo askari. Ciidamada Ugandha ayaa xalay waxaa weerar ku qaaday maleeshiyooyin hubeysan xili ay marayeen isgoyska KM4. Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhintay 10 qofood oo shacab ah kadib markii ay rasaas xoogleh ay isweydaarsadeen Ciidamada AMISOM iyo maleeshiyooyinka hubeysan. Ciidamada Ugandha ayaa hada degan xeradii ciidamada ee Xalane iyo nawaaxigiisa, waxaana la sheegayaa in ay weli dhiman yihiin cutubyo kale oo kusoo fool leh Muqdisho. Ciidamada Ugandha ayaa sheegay in ay iska difaaci doonaan cidii weerar kusoo qaada, ayadoo weerarkii xalay lagu qaaday ciidamadaasi la arkayey askarta Ugandha oo rasaas xoogleh isaga caabiyey kooxihii soo weeraray, hase yeeshee dhacdadan ayaa khasaaraha ugu weyn uu soo gaaray shacabkii halkaasi ku sugnaa. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
-
The man source
-
The man source
-
President Yusuf flies out from Galkacyu: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha DFKMG iyo Wafdigiisa oo ka dhoofay Gaalkacyo (Daawo Sawirada) Last Updated::2007-03-08 19:40:04 Gaalkacyo:- Madaxweynaha DKM ah iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta duhurkii ka dhoofay gegida diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug. Madaxweynaha DKM iyo weftigiisa ayaa waxa sii sagootiyey Madaxweynaha DGPL iyo Guddoomiyaha Golaha wakiilada ee DGPL,golaha wasiirada,xildhibaanada puntland,maamulka Gobolka iyo kan degmada,iyo dadweynaha Degmada Gaalkacyo. Madaxweynaha DKM ah iyo weftigiisa ayaa intii aanay tegin waxa uu ka qaybgaleen xafladdii 8da maarso oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska,xafladdaan ayaa waxa ay ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay kana soo qayb galeen ururada haweenka ee Gobolka Mudug,waxgarad,aqoon yahano,isimo,iyo madaxda sare sare ee puntland. Madaxweynaha DKM ah ayaa intii uu joogay waxa uu kulamo la yeeshay Maamulka puntland,isimada iyo saraakiisha ciidamada puntland. HorseedNet.com