General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. MMA do not delete this thread, there are no clan names in it, unlike the one you posted about Dalxa & Booqore from Dayniile..
  2. Seargent Sakhar and I quote... This thread concerns the people, who reside or belong to a large clan family in Somalia and beyond and who live in the areas mentioned in the thread title. Ofcourse people of the diaspora, who originally hail from those regions are my prime target but all other Somalis who want to comment on this thread are freely entiled to do so and express their thoughts if they wish to do so, that is. Today I read an article from Horseednet.com, regarding on a decision from the family of the late King, King Mahamoud King Muuse King Cusmaan, who was the 32nd King of the large clan family I cannot mention and do not want to mention its name. I will and can assure the people who run this site, that this thread is not about clans and nobody shall raise the name of a clan but I rather want to discuss the suitability of someone, who was nominated to become the 'King of a large clan family in Somalia'. This is an issue of dhaqan and not clan and people have to understand that and I hope you do. To the people pls do not raise any names of any clans. The family of the late deceased King has nominated Dr. Abdullahi King Osman better known as 'King Kong' as the future king of that large clan I was talking about and will not mention its name. He's said to become the 33rd King of that large clan family who resides in a vast area that is far from another. In a conference they elected him and thus put out this press release intented for the following people: KU: Dowlad Gobolleedka Puntland KU: Issimada iyo Nabadoonada KU: Gudiga Fullinta Caleemo Saarida Boqorka KU: Dhamaan Tolweynaha [insert clan name] KU Dhamaan Bulshada Soomaliyeed Furthermore it says the following:
  3. ^^^The big picture is Somalia has a government with teeth and no one can stand against it. The clowns who made up the courts or the armed millitias. If they are afraid of Ethiopian or Ugandans or Puntland by all means they are all there...
  4. ^^^Come up with your won terms people.. Clown Courts & Clan Courts have already been used..
  5. ^^^Thats fine coming from you saxib, but why all this fuss from this specefic group who all hail from a single clan. Why all this talk of revenge? What have they done
  6. It goes on and on, they make up stories and create fear, "revenge" "genocide" & word of that kind are used to rouse the masses. When there is atack they take creadit, when it goes wrong they rush to blame someone, the 'Ethiopians" the "Puntlanders". When all fails they say A/Yusuf has fled, or he is dying. When things get really bad they point fingers.. Why all this fear from only a specefic clan, what happened to all the other Somali clans?
  7. Waagacusub.com. gives a picture of preperation for an epic encounter [clean up of Mogadishu] as ever Puntland or SSDF is to blame as well as those nasty Ethiopians. source
  8. Wadanka.com has some interesting editorial about a certain sub-clans each rushing to meet the President in Mogadishu.. editorial. editorial 2 ficiltimayaan iskuna xumaynayaan, iyadoo qolo walba ay rabto inay tusto qolada kale inaan looga hormari karin, dowladda Embagathi iyo Itoobiyaanka. Arinkaan ayaa horseedi kara in khilaafka hada ka dhex jira beeshaas uu sii xumaado, isla markaasna Ciidamada Dowlada oo in muddo ah qorsheynaayay dagaalka la magac baxay *Sifeynta Muqdisho* ay u sahlanaan doonto inuu miro dhal noqdo, meeshana ay ka baxdo isku daygii la isku soo dhoweyn lahaa dhinacyadaasi kuna wada shqeyn lahaayeen, isla markaasan ay ku difaaci lahaayeen maatidooda, xaalada cakiran ee bulshadooda ku sugan tahay looga samatabixin lahaa.
  9. Goobjoog.net, gives some make belief attacks on boats & an attack on Villa Somalia [which did not happen today] credit goes to TFG.. War Deg deg ah!! War hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisha ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday dekeda weyn ee magaalada muqdisha iyo Villa somaliya Ex-madaxtooyada galabta oo Axad ah salaaddii casar ka dib, warka ayaa waxaa uu intaasi ku darayaa in dadka weeraray Dekedda ay doonyo wateen ayna dekedda weerarka uga soo qaadeen dhinaca Badda Dagaal kale oo gacanta la isula tegey ayaa asna ka dhacay xarunta Villa somaliya dagaalkaasi oo socdey muddo ayaa immika joogsadey waxaana la sheegayaa in labada weerar oo si heer sare ah u qorsheysnaa ay geesteen qasaarooyin aan weli la xaqiijin inta ay la egyihiin. Wixii war ah ee arintaasi ka soo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa.
  10. wadanka.com, gives credit to "insurgency' or people who are agains foreigners & government troops.. Hobiyayaal Lagu Weeraray Dekada Muqdisho... 1961 Reads Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar hoobiyayaal ah lagu qaaday dekada magaalada Muqdisho, waxaana wararku intaasi raacinayaa in koox ka soo horjeeda joogitaanka Ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Dowlada ay geysteen weerarkaasi, iyadoo ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopianka ay ka bixiyeen jawaabo. Wararka ayaa intaasi raacinaaya in kooxdaasi ay dooni ay saarnaayeen markii ay weerarka qaadayeen waana markii labaad oo dooni ay ku wwearaan iyadoo midii hore ay aheyd diyaradii Ilyushin-76 ee ku gubatay garoonka Muqdisho,sdioo kale waxey weeraro ku qaadeen xarunta Nabadsugida iyo gadiidka Boliiska iyo goobo kale, weerarkaan ayaa ilaa 8 qarax oo hoobiyayaashaasi la la beegsaday dhismaha dekada iyo nawaaxigeeda, Madaafiicdaasi qaar oo lala waayay dekedda ayaa waxa ay ku dhaceen Xaafado ka tirsan X/weyne iyo X/jajab sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal ka mid ah dadka deegaankaasi.Meelaha ay sida gaarka ah madaafiicdaan ugu dhacday ayaa waxaa ka mid ah agagaarka Isbitalka Martiini iyo Suuqyaraha Deg. X/jajab, iyadoo wali aan la soo sheegin wax qasaaro ah.Sidoo kale Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa ku dhacaya agagaarka Xeradii hore ee Gaadiidka iyo agagaarka Saldhigga Barri oo fariisin u ah ciidamada dowladda iyo xaruntii Nss-ta, iyadoo ay jiraan dhaawacyo ay geysteen madaafiicdaasi oo wali si rasmi ah aan loo ogeyn. inkastoo ay dhinac kale soo ku soo jawaabeen madaafiic ilaa hadda lama yaqaano khasaaraha ka dhashay waxaana laga cabsi qabaa in khasaare balaaran uu soo gaaray is weydarsiga madaafciida dadka rayidka ah.
  11. Somalidoon.com blames the new failed attacks on the TFG & Ethiopians.. ........maleeshiyada Puntland laga keenay iyo Maxeystada Tigreega Xabashada oo Hoobiyaal ku garaacay Dekadda iyo meelo Faradan si ay u soo dagaal geliyaan Ciidamada Ugandha, loona gumaado shacabka Muqdishu. 18 March 2007 Muqdishu: ....... maleeshiyada Puntland laga keenay iyo Maxeystada Tigreega Xabashada oo Hoobiyaal ku garaacay Dekadda iyo meelo Faradan si ay u soo dagaal geliyaan Ciidamada Ugandha, loona gumaado shacabka Muqdishu. Tiro ka badan 25 madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa 8 ka mid ah lagu tuuray Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho, in kastoo qaar ay ku dhaceen dekedda, qaar kalena ay ku dhaceen dekadda agagaarkeesa. Warka ayaa intaas ku daraya in tiro ku dhow 15 oo hoobiyeyaal ah oo madaafiicdaas ka mid ah lagu weeraray agagaarka Saldhigii Bari, Bar Fiat iyo xaruntii hore ee gaadiidka.
  12. Here is a sample a look at what is buzzing in the "opposition sites" mostly clan courts sympathisers who fear the return of a functioning governemnt in Mogadishu least they lose some thing.. Fear, loathing and hysteria is the order on the menue.
  13. ^^^It tells me people know that the market wont be open for much longer. The TFG have said it will close it down, and hence the rush to get personal arms before its outlawd for good. Its a brisk business but Mogadishu will be much safer when the security crackdown starts. Just like the country is secure when the cla courts got crushed..
  14. The TFG needs less than a month dear Taliban, the time is when the clean up will start. Now thats a secret.. The same people warlords, clan clowns, scrapmerchants &charcoal traders who for 16 years have made it their habit of fighting inside Mogadishu think they can continue with their old game. However now they have a lion in Mogadishu who will not be bothered by such antics...
  15. ^^^The ones who sent the mortars into populated areas so they could reactions from some dummies in the media and in the diaspora. As for the government of Somalia, it is working hard to end this sharade once and for all.
  16. Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Dhawaan Bilaabi doono Howlgalka lagu sugayo amaanka Caasimada Muqdisho. War sir ah oo aan wali si rasmi ah loo shaacin ayaa waxaa ay sheegayaan in dhawaan Cidamada Dowlada,Kuwa Ethiopia iyo kuwa Ugandha ay bilaabi doonaan Howlgalka loogu magic daray sifeynta Caasimada Muqdisho isla markaana ay xiri doonaan Guud ahaan Wadooyinka waa Wey nee Caasimada. Wararkaa ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in sidoo kale albaabada loo laabi doono shirkadaadka Isgaarsiinta iyo Idaacadaha ka Howlgaloa Gudaha magaalada Muqdisho si loo yareeyo dhaqa dhaqaaqa iyo ka warqabida howlaha ay Ciidamadu ka Fulin Doonaan Gudaha Magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxaa lagu wadaa in Wadooyinka waa weyn ee magalada Muqdisho lagu daadin doono Ciidamo farabadan oo isugu Jira Ethiopian,Ugandhe-s iyo Kuwa ka Tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya si ay u xakameeyaan isu socdoka Gaadiidka iyo dadweynaha,waxaana sidoo kale bandoqw Mudo Todobaad ah la sheegay in lagu soo rogi doono dadka reer Muqdisho . Guutaale yare Allmudug.org Muqdisho
  17. They need to close down all the radio stations, telecommunication companies. This will create confusion for the remaining trouble makers..
  18. Muqdisho: Ciidamada dowladda oo howlgalo bilaabay kadib weeraro madaafiic oo lagu qaaday dekadda Muqdisho iyo xaafadaha Muqdisho. 18. Mar 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Ciidamada dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa gelinkii danbe ee maanta bilaabay howlgalo lagu baarayo xaafadaha iyo wadooyinka ku dhow dhow dekadda magaalada Muqdisho kadib markii ay dhaceen weeraro madaafiic oo lala beegsaday dekadda weyn ee magaalada Muqdisho iyo xaafaddaha Muqdisho qaarkood. dhawaqa hoobiyaha maanta duhurnimadii laga maqlayey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaasi oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira waxaana lagu soo waramayaa in tirada dhimashada ay geysteen madaafiicdaasi ay gaarayaan 2 ruux halka tirada dhaawaca ay kor u dhaafayaan 8 qofood. Madaafiic lagu tuuray dekadda Muqdisho ayaa inta badan hareer maray iyadii sadax ka mid ah madaafiicdaasi ay ku dhaceen gudaha dekadda Muqdisho, Xaafadda Xamar Jajab ayaa sidoo kale ay madaafiic la soo tuuray ay ku dhaceen kuwaasi oo geystay dhaawaca afar ruux.Saldhiga Bari ayaa sidoo kale madaafiic la doonayey in lagu rido ay ku dhaceen agagaarka saldhiga iyo gaadiidka Booliska. Weeraradan markii ay dhaceen kadib ayaa ciidamada dowladda Federaalka KMG ah waxay bilaabeen howlgalo lagu baadi goobayo kooxihii soo ridayey madaafiicdan iyadoo xaafadaha iyo wadooyinka ku dhow dhow dekadda si weyn baaritaan looga sameeyay kadib weeraradan. Sidoo kale ciidamada dowladda ee ku sugan Xarunta Gaadiidka Booliska iyo saldhiga Barri ayaa bilaabay howlgalo lagu baarayo gaadiidka iyo xaafadaha ku dhow dhow. Ilaa iyo weli ma jiro mas'uul ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo jawaab ka bixiyay weerarada ka dhacay Muqdisho iyo howlgalada ay ciidamada dowladda sameeyeen. Dhanka kale warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ay bilaaban doonaan howlgalo guri guri ah oo guud ahaan magaalada laga wada bilaabo doono. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  19. Xoogsade, you are the espert on Mogadishu saxib, are you saying there are no soccer games, basketbal games taking place in Mogadishu now the clown courts have left.. Socod_badane, shame you have never uttered anything intelligent ever..
  20. ^^^Abwan what titles of men are bestowed upon one should not be central to your existance. Geel-Jire12.. Not 30 days but a week or so to quite down some areas..