
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^No saxib, this group is trying to use delaying tactics for the disarmament and if the Ugas wants to make accusations no problem. It will not bother the President or the TFG one bit.. PS: If the President ordered this, then the house would not be standing..
-
Xiin, My point is crystal clear, you do not need to get worked up. When the war against the TFg was in fashion and the fake Jihad was in its zenith you had no qualms about the loss of life. Now in this threat Xalane posed a serious question, what if the boys who lost their lives, limbs. Those who were brainwashed by some greedy cowards who ran to safety when the battle they started turned against them. The same people who now rain mortars in the populated area of Mogadishu and who you are still trying to justify to us all. The minute war is over, we are discussing the aftermath and you have nothing to add but the usual hot air. Saxib you give it up.
-
^^^You are putting the balem on the wrong people. I remmeber clearly you being no more than a cheerleader for the clown courts group, egging them on from the comfort of your PC in the west. While some of us were giving strong warnings against this madness. As for the TV fotage it is on many sites, thus your point is not valid at all..
-
Dagaal ku dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyooyin hubeysan Stadium Muqdisho Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu waxaa is rasaasyn ay dhex martay ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan kaas oo ka dhacay Stadium Muqdisho, waxaana la sheegay in kooxahaas ay ahaayeen kuwo ammaan-darroyin ka waday halkaas, islamarkaasna ay Dowladu ku tuhuntay in halkaas ay madaafiicda laga tuuro. Weerarkaas ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay hal ruux, waxaana iska horimaadkaan oo dhacay duhurnimadii maanta uu ahaa mid aad u qaraar iyadoo la sheegay in ciidammada Dowladda ay ku guulaysteen inay ka gacan-sarreeyaan kooxahaas rabshadaha waday, sida ay wararku tibaaxayaan. Goobtaas weerarku ka dhacay warar aanu ka helnay ayaa waxay sheegayaan in ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ******** kooxahaas inay ka tuuraan hub deegaanka Towfiiq si ay ugu duqeeyaan Dekedda weyn ee Muqdisho iyo sidoo kale Madaxtooyada, taas ayaana keentay in ciidamada Dowladda weerarka ku qaadaan goobtaas Ciidammada Dowladda ayaa waxay ku guulaysteen inay deegaankaas oo dhan isku ballaariyaan ayna ka sifeeyaan kooxahaas, iyadoo ay haatan ku sugan yihiin goobihii ay maanta gaareen, waxaan goobaha ay gaareen ka mid ahaa Suuq Towfiiq oo xalay laga tuuray madaafiicdii ugu badnaa ee ku dhacay dekedda weyn ee Muqdisho Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe) Mogadishu - Somalia 00252-1-5573.321
-
Ciidamada Dawlada Somalia oo maanta weerar ku qaaday goob lagu tuhmayay in xalay hoobiyayaal looga duuray Dekeda Muqdisho. Ciidamada dawlada ayaa hab qarsoodi ah ku ogaaday in meel u dhaw Staduim Muqdisho ay xarun u tahay kooxaha hoobiyayaasha ku tuura Dekeda Muqdisho iyadoo ciidamada dawlada oo ku hubaysan gawaarida dagaalku ay maanta weerar xoogan ku qaadeen goobtaas, dagaalka oo ahaa mid qaraar socdayna ilaa 20 daqiiqo ayay ugu dambayntii ciidamada Dawladu ku guulaysteen inay lawareegaan aagaas. Ciidamada dawlada ayaa kadib markay kooxdii halkaasi fariisinka ku lahayd kala wareegeen waxay isku balaariyeen aagaas oodhan iyagoo gaaray ilaa suuqa towfiiq oo xalay hoobiyayaal looga tuuray Dekeda Muqdisho. Ciidamada Dawlada ayaa galabta lagu arkayay iyagoo si aad ah u hubaysan oo ilaalo xoogan ka haya goobihii ay maanta lawareegeen. Allmudug.org
-
^^^Indeed they blamed the kids, and each other and the government. But as usual no one took responsability for the catastrophe.
-
^^^No I am not going..
-
RW.Geedi iyo G/Baarlamanka Sheekh Aadan Madoobe oo soo gaaray Muqdisho Last Updated::2007-03-20 13:39:07 Muqdisho:- Waxaa maanta oo ay tahay Talaado 20ka Maarso 2007 soo gaaray magaalada Muqdisho Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Prof.Cali Maxamed Geedi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa kasoo degay Airporka Muqdisho halkaasi oo ay keentay diyaarad khaas ah. Waa markii ugu horeysay oo uu Guddoomiyaha Baarlamaanka soo gaaro magaalada Muqdisho tan iyo intii xilkaasi loo magacaabay. Amniga Airporka iyo nawaaxigiisa ayay si weyn u sugeen ciidamada AMISOM, ayadoo labada mas'uul oo ay galbinayaan ciidamada DFKMG ay u gudbeen xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo uu ku sugan yahay Madaxweyne C/laahi Yusuf Ahmed oo Muqdisho joogay maalmihii lasoo dhaafay. Geedi ayaa lagu wadaa in Madaxweynaha iyo mas'uuliyiinta kale ee jooga Muqdisho uu uga warmo arrimo la xariira safarkii uu dhawaan ku tagay dalka Kenya, ee uu Ra'iisul Wasaaraha kula kulmay Beesha Caalamka oo laga codsaday in ay bixiso dhaqaalaha ku baxaya Shirka Dib u heshiisiinta oo dhawaan ka furmi doona Muqdisho. Waxaa sidoo kale lagu wadaa in mas'uuliyiinta ugu sareysa Dowlada Federaalka ay ka wada hadlaan qorshaha la doonayo in lagu adkeeyo Amniga magaalada Muqdisho oo lagu wado inuu dhawaan si rasmi ah u bilowdo. Dhawaan ayuu Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyey in ay Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada u guuraan magaalada Muqdisho, ayadoo Golaha Wasiirada qaarkooda aysan usoo wareegin dhinaca Muqdisho oo ay beryahan ka dhacayeen weeraro kala gedisan. Madaxweyne C/laah Yusuf ayaa asagu maalmahan ku jiray wadahadalo uu la yeelanyo mas'uuliyiinta iyo Saraakiisha ciidamada Dowlada. Xalay iyo maalmihii lasoo dhaafay ayaa marar badan weeraro kala gedisan oo madfac ah lala beegsaday xarunta Madaxtooyada ee uu degan yahay Madaxweynaha. Xarunta Villa Soomaaliya ayey hada ku sugan yihiin ciidamada AMISOM, ayadoo uu Madaxweynaha ku eedeyey weerarada lala beegsado Villa Soomaaliya iyo xarumaha kale haraadigii Maxaakiimtii mar ka talin jiray magaalada Muqdisho. Imaanshaha Ra'iisul Wasaarah iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ah mid muhiim ah ayadoo ay tahay markii ugu horeysay tan iyo intii Dowlada Federaalka Soomaaliya la dhisay 2004, oo ay sadexda Mas'uul ee ugu sareeya Dowlada Federaalka kuwada kulmaan magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
-
^^^Thats the whole reason behind the topic. King Kong head of the family is quite comfusing. We need a traditional head and not a politician.
-
MUQDISHO: Ra'iisul wasaare Geeddi iyo Sheekh Aadan Madoobe oo Muqdisho soo gaaray kulammo irrida u xiran-yihiinna la leh Madaxweyne Yuusuf Posted to the Web Mar 20, 11:54 Muqdisho (PP) – Waxaa ka soo dagay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho wafdi ay si wadajir ah u hoggaaminayaan Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe). Mas’uuliyiintaan iyo xubnaha ay hoggaaminayaan oo ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Muqdsiho ayaa waxaa durba ay abbaareen dhanka Madaxtooyada Soomaaliya halkaasoo uu ku sugan yahay Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana ay kulammo kula qaadanayaan hadda Madaxweyne Yuusuf. Wafdiga ayaa waxay mareen ka hor intii aanay gaarin Madaxtooyada Xarunta UNDP ee Muqdisho, waxaana halkaas ay kulammo kula qaateen xubno ka tirsan UNDP-da oo ku sugnaa xarunta, inkastoo aan la sheegin waxa ay dhab ahaan uga wada hadleen. Kulankaan albaabbadu u xiran yihiin ee ay saddexda Mas’uul ee dowladda ugu sarreysa ku leeyihiin Madaxtooyada ayaanay jirin cid ka tirsan saxaafadda oo ka qaybgashay, waxaana saxaafadda loo diiday inay kulankaas ka qaybgalaan, iyadoo kulankaan xitaa waxa ka soo baxa loo diiday inay saxafiyiintu sugaan. Waa markii ugu horreysay oo kulan noocan oo kale ah uu ka dhaco Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in kulankaan uu salka ku hayo sidii ammaanka Muqdisho wax looga qaban lahaa. Sheekh Aadan Madoobe ayaa wuxuu safarkaan u noqonayaa midkii ugu horreeyay oo uu ku yimaado Muqdisho isagoo ah Guddoomiyaha Baarlamaanka, lamana sheegin xiliga uu dib ugu laabanayo Xarunta Baarlamaanka ee Baydhabo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@gmail.com
-
Muqdisho: Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka warbixiyay safarka uu Muqdisho ku yimid 20. Mar 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Guddoomiyaaha Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ujeedada socdaalka uu Muqdisho u yimid ay tahay sidii uu booqasho ugu sameyn lahaa caasimada Muqdisho isla markaana wadatashiyo uu la sameyn lahaa Madaxweynaha dowladda KMG ah Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Sh. Aadan Madoobe ayaa sheegay in xaalada magaalada Muqdisho in ay tahay mid aysan jecleysan dadka Soomaaliyeed wuxuuna sheegay in dhanka kale ay tahay magaalo xudun u ah dalka Soomaaliya loona baahan yahay in dhibaatada ka jirta laga wada shaqeeyo sidii looga saari lahaa. Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa uu sheegay in imaashahiisa Muqdisho uu aad ugu faraxsan yahay isla markaana marxalada ka jirta uu shacabka Soomaaliyeed la qeybsan doono shacabka. "Magaaladii waa caasimadii dalka Soomaaliya, waxaana waajib igu ah inaan shacabka la qeybsado dhibaatada iyo marxalada kale ee ka jirta Muqdisho, waana waajib i saaran" ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Sh. Aadan Madoobe. Guddoomiyaha ayaa sheegay in magaalada Baydhabo ay tahay xarunta uu Baarlamaanka KMG ah ku shaqeynayo, balse ujeedada socdaalka uu Muqdisho ku yimid ay tahay booqasho iyo wadatashi. Sh. Aadan Madoobe ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sidii xasiloonadii dib loogu soo celin lahaayeen magaalada isla markaana lala shaqeeyo dowladda Federaalka si maamulkii iyo kala danbeyntii dalka uu u soo noqdo. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
The reconciliation conference is a good step. Many SOL experts as ever will give us their outlandish view point. However the reality on the ground is difefrent. The hottest ticket in town lets see how many refuse to go..
-
^^^Just from reading the news and the reactions. A meeting disrupted is not a big deal happens all the time in many areas of Somalia.
-
^^^Its our tradition and these titles have been here for centuries, thus I dont see why we need to eradicate them. 21st century or not many nations have their royal families..
-
^^^lol. Ambasador Farah Laqanyo was a young leader of the Hiiraan region before the TFG was and with the creation of the TFG he worked hard to bring Hiiraan community on board. Thanks to his and many others Hiiraan today is a solid TFG region, and he has done a marvelous job as the Ethiopian & AU ambassador for the Somali republic.
-
Not a big incident at all.
-
Tragic indeed, some fake gangsers pretending to be a religious movement. They sent those boys to their deaths while they ran away to safety. IndaCdae & Manusur the two top commanders of the clown courts ran of to Jedah Saudi even before Bur-Hakabo was taken. Sharif Ahmed & Ibrahim Cadow... Are safe in Yemen. Abukar Cadaan & his son ran of to the border. Xasan Dahir & Cayrow ran of to the jungle with their GPS guide. What about these boys
-
Cambaro, the courts will come as parts of their clans. The solution to Somalia is the TFG..
-
^^^Yes it is Puntland flag is the bluse five star, its capital is Mogadishu its President Yusuf, Its PM Geedi..
-
Maybe you are an Amin Ammir fan?
-
^^^Oh my brother are you pretending ? Are you jesting with me or are you for real? Here is the background on the lower Shabeble before the TFG came and wiped them out. report on lower Shabbele SOL thread
-
Bashi, the reconciliation coneference is aimed at starting a nation wide dialogue, its the start and not the end. All clans are invited as equals, those who were armed and those were not the so called minorities and those who percieve to be the big shots. Its an all inclusive meeting. The security issue is not a big deal and if it was the TFG would have chosen a difefrent venue, it has that luxury now, Baidoa, Kismayu or any part of Puntland. However Mogadishu was chosen as it is the capital and the symbol of the war itself and all that was negetive about it. The Ethiopians, Ugandans or the other AU troops is a side show an excuse for some, if Bossaso was chosen as a meeting place they would have complained about that fact and strongly. Thus Mogadishu, the capital the scared city and the place were no governemnt could go, is the venue, the 3000 delagtes will reporesent every clan. It is by far the hottest show coming, many people are rushing to get their tickets.. Who should send our own SOL member to the meeting, maybe Qabil-Ubahane, or Taliban to see thetruth of the reality on the ground.
-
Waagacusub.com... Madaafiic culus ayaa caawa hareeyay Muqdisho iyadoo la oran karo,waa hubkii ugu cuslaa . Si kastaba ha ahaatee Muqdisho waxaa ka soconayo qulqulatooyin xasuuq ah,waxaana aad loo cambaareeynayaa kooxaha Caruurta dhexdooda ka tuuraya Madaafiicda When Waagacusub writes this whats left?
-
^^^No stunt old man, I deeply sympathise with you and hope for your success.
-
Highest UN delegation ever arrive in Baidoa..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wafdi ka socda UN-ka oo Baydhabo kula shiray Xukuumada Federaalka Last Updated::2007-03-18 18:21:09 Baydhabo:- Waxaa maanta magaalada Baydhabo kulamo ku yeeshay Wafdi ka socda Qaramada Midoobay iyo Mas'uuliyiinta DFKMG. Wafdigan oo ahaa mid balaaran oo ka kooban 22 xubnood oo ka socda UNKa ayaa waxaa hogaaminayey Kaaliyaha Xoghayaha Qaramada Midoobay Mr.Tuliameni Kalomoh. Wafdigan ayaa la kulmay Ra'iisul Wasaaraha iyo Golaha Wasiirada sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliya Ismaaciil Hure Buubaa. Mr.Buubaa ayaa sheegay in labada dhinac ka wada hadleen taageerida dowlada iyo sidii loo dhameystiri lahaa dhaqaalihii loogu talo galay in Dowlada Soomaaliya ay ku hawlgasho. Waxay labada dhinac kulamadan uga hadleen in mustaqbalka la keeno dalka Soomaaliya Ciidamo ka socda Qaramada Midoobay oo bedala ciidamada Midowga Afrika. Golaha Amaanka ayaa horey u ansixiyey in ciidamo nabad illaalin ah loo diro dalka Soomaaliya isla markanaana Qaramada Midoobay ka qeyb qaataan. Tuliameni Kalomoh ayaa asagu sheegay in maanta uu dalka Soomaaliya heysto fursadii ugu wanaagsaneyd iyo dowlad shaqeyn karta. Wuxuuna wafdiga sheegay in ay dowlada Soomaaliya kala hadli doonaan arrimo la xariira dhaqaalaha, amniga iyo shirka dib u heshiisiinta Soomaalida oo dhawaan lagu wado inuu ka dhaco magaalada Muqdisho. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa shalay dib ugu soo noqday Magaalada Baydhabo, kadib markii uu soo dhameystay safar uu dhaqaale ugu raadinayo shirka dib u heshiisiinta la filayo inuu bisha April ka furmo magaalada Muqdisho. Geedi ayaa soo naqashadiisii shalay sheegay in loo ogolaaday dhaqaalihii ay codsadeen oo ahaa in ku dhaw 40 milyan oo dollar. Hussein Farah HorseedNet.com