General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Are these pictures of soldiers?? Hummm.. History is a great teacher.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hadaba dhacdadaan Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho oo inta Dad aan waxba galabsan lagu gubay iyagoo loo geliyay Dhar Tuuto ah oo loo ekeysiiyay inay ka mid ahaaayeen Ciidamada Dawlada,weliba Wiilkii Somali-Baantuuga ahaa ee nolosha lagu gubay maanta iyadoo Dadka laga dhaadhiicanayo inuu ahaa Tigree,waa arin aysan Dadka Soomaaliyeed weligood hilmaami doonin taariikhda ayaana xusi-doonto Filinkii Maanta Magaalada Muqdisho lagu jilay ee la doonayey in lagu qaldo indhaha Beesha Caalamka. -
Are these pictures of soldiers?? Hummm.. History is a great teacher.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
They have no where else to go but hide inside their homes.. Dhinaca kale marka aad si fiican oogu fiirsato Sawirada waxaad arkeysaa Niman Tuuto qaba oo ay jiidanayaan Kooxaha la dagaalamaya Dawlada, Nimanka Dhaawaca ay jiidayaan ayaa laga dhigayaa inay yihiin Maxaabiis (Yaab)iyo Indho-sarcaad lagu jaw-wareerinayo Umada Soomaaliyeed, waxaaba ka sii daran Nin qaar-qaawan oo dhaawac ah oo ay leeyihiin waa Maxbuus, Dharka uu sitana waaa Shaati iyo Surweel,hadey run sheegayaan aaway Tuutihii uu Ninkan gashanaa Walee horaa loo yiri (Been Fakatay Runta Ma -Gaarto)oo micnaheedu yahay Been mar hadey fido Run kasta hadaad sheegto ma soconeyso, marka hada Nimankan Muqaawamada la baxay ee Saxaafada Sawirada la mac-malay u soo bandhihay Beentoodii waa u socotay, balse is-weydiintu waxa ay tahay ilaa iyo imisa ayey sii socon doontaa Beenta Muqaawamada, iyadoo aan ognahay inay Dhalinyaro badan intii uu dagaalkii Buurhaka ka socday ku dagaal gelin-jiray waxaan heysanaa Baar-Bakiin oo 5-Km u jiray Magaalada Baydhabo, markii dambana la arkay Ciidamada Dawlada oo 4-Beri gudahood dul-taagan Duleedka Magaalada Muqdisho. -
South Mogadishu: clashes update...TFG takes over..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Dont lie saxib, it really does not bother me, but I am thinking about you.. -
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Thats why you gave up? lol.. -
Kuxigaha duqa magaalada Mudane Dhagaxtuur "Howgalka amaan sugidda magaaladu waa sidii uu u bolowday mana hakanayo ilaa iyo inta dowlad diidka laga taqallusayo" Ku xigeenka du7qa magaalada Muqdisho ee arrimaha bulshada Maxamed Cusmaan CaliD hagaxtuur ayaa maanta ka hadlay dagaallo ay kooxagha qaran diidku ka billaaben magaalada Mqudisho Ku xigeenka du7qa magaalada Muqdisho ee arrimaha bulshada Maxamed Cusmaan CaliD hagaxtuur ayaa maanta ka hadlay dagaallo ay kooxagha qaran diidku ka billaaben magaalada Mqudisho,waxaana uu sheegay in ay dowladda Ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ku guda jirtay diyar garow ku aadan howlgalnabad sugid ah oo lagu waday in uu dhawaan Muqdisho ka bilaabmo. Mudane Dhagaxtuur waxaa uu sheegay in howlgalka nabad sudidda Muqdisho uu yahay mid maanta siaan loogu talagalin u bilwoday siina socondoona tan iyointa ujeedada laga leeyahay laga gaarayo "Howgalka amaan sugidda magaaladu waa sidii uu u bolowday mana hakanayo ilaa iyo inta dowlad diidka laga taqallusayo"ayuu yiri ku xigaha duqa magaalada ee arrimaha bulshada Mudane Dhagaxtuur oo maanta gellinkii dambe saxafadda la hadlay. "Kooxo aan dowlad doonayn oo raba in dalka Soomaaliya uu kusii nagaado dhibaatadii uu ku dhex jiray 16 sanadood ayaa maanta rabshado bilaabayiyagoo kaga gol lahaa in ayxaaladoaman darro abuuraan,caalamkana fahamsiiyaan aragti qaldan"ayuu mar kale yiri dhagaxtuur oosheegay in kuwaaasi aanay marnaba ku guuleysanaynin hamigooda qaldan. Waxaa dhagaxtuur uu ugu baaqayshacabka Soomaliyeed ee nabadda Jecel in ay ka shaqeeyaan sidii kuwa dowlad diidnimada ku caanbaxay oo caadifdadda qabiilku madax wareertay looga taqallusi lahaa,isagoointaana sii raaciyay "Kuwan mar dhow gabalkooda ayaaba iska dhacaya si la mida kooxdii argagixisada ee Islaamiga isku tilmaantay". Xafiiska warqabqadka shabakadda wararka carmooyin.com e Muqdisho. Contact:info@carmooyin.com
-
South Mogadishu: clashes update...TFG takes over..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol. Wiilo is still alive remmeber when the courts captured Baidoa? -
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Now you are getting confused, lye down a bit and count to ten. Then come back. And you are welcome take my advice.. -
South Mogadishu: clashes update...TFG takes over..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Dont lie saxib its a sin.. And dont get angry it does not achieve anything, a brotherly advice. -
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You must have a dictionary, or you can even google it. Basic tasks such as this is even beyond you...lol. -
Interview
-
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Now you dont know the meaning of slow... It gets better every time. -
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Now you dont know the meaning of slow... It gets better every time. -
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Now you dont know the meaning of slow... It gets better every time. -
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Now you dont know the meaning of slow... It gets better every time. -
Are these pictures of soldiers?? Hummm.. History is a great teacher.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
We have been here before.. -
Madhaa in Ciidamado ka tirsan Dawlada lagu jiiday Wadooyinka Magaalada Muqdisho?(Been Fakatay Run Ma Gaarto) Posted to the MOL March 21, 2007, 2:29 pm Dagaallkii Bishii Decembar ee Sanadkii hore 2006-da ka dhacay Deegaanka Iidaale ayaa waxaa dhacday in Ciidamadii Maxaakiimta soo bandhigeen Sawiro ay ku sheegeen inay ahaayeen Ciidamo Dawlada looga dilay Xerada Saldhiga Milateri ee Manaas, balse markii dambe waxaa la ogaaday inay ahaayeen Sawiro la soo dhoo-dhoobay oo inta ay Dharkii Milateriga u geliyeen kuwii iyaga ka dhintay saxaafada u soo bandhigay. Maalintaas wixii ka dambeeyay amar uu bixiyay Taliyihii hore ee Ciidamada Xooga Soomaaliyeed General Qaasim Naaji, ayuu ku sheegay in la bedelay Tuutihii ay isticmaalayeen Ciidamada Dawlada,iyadoo loo qeybiyay Tuuto Buluug ah oo ay isticmaalaan Ciidamada Dawlada Itoobiya, hadaba marka aad si xeel-dheer oogu fiirsato Sawirada maanta ay soo bandhigeen qaar ka mid ah Saxaafada Soomaalida, waxaa markiiba kuu soo baxaya in Tuutaha Raga gashan ee dhulka lagu jiidayo ay xiran-yihiin Tuutayaashii ay caanka ku ahaayeen Ciidamadii Al-shabaab ee ka tirsanaa Midowga Maxaakiimta Islaamka. Taliyaha Guutada Koowaad ee Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliyeed Gaashaanla-Sare Saciid Dheere ayaa ku tilmaamay meydadkii maanta lagu gubay Wadooyinka Magaalada Muqdisho kuwa ka dhintay Ciidamadii laga dilay Kooxihii ka soo hor-jeeday, kadibna Dharka Tuutataha inta loo geliyay lagu sheegay inay yihiin Kuwii Dawlada. Hadaba si taxadar leh hadii aad oogu fiirsatid Sawirada la soo bandhigay,waxaa markiiba kuu soo baxaya in Meydadka ay ku lebisan yihiin Dharkii ay caanka ku ahaayeen Ciidamada Al-Shabaab, horaa loo yiri (Been-Fakatay-Run-Ma-Gaarto)waxaa arin laga yaq-yaqsooda ah in Maanta intii lagu gubay Magaalada Muqdisho Dad aan waxba galabsan oo weliba la xaqiijiyay in mid ka mid Dadka dhulka lagu jiidayo oo la leeyahay waa Itoobiyaan inuu ahaa Wiil Soomaali-Baantuu ah oo aan waxba galabsan, balse loo dilay in la yiraahdo waxaa la gowracay Nin Tigree ah, kadibna Saxaafada loo soo bandhigo, wuxuuna ahaa Ninkan Baantuuga ah Dadka Magaalada Muqdisho looga yaqaan (Looma-ooyaan). Waxaa xusid mudan in Sheekadan ay maanta ay soo bandhigeen Raga isku magacaabay Muqaawamada inay la mid tahay Sheekadii Usbuucii hore lagu soo bandhigay Saxaafadaha qaarkood oo ay yiraahdeen,Waxaa la kufsaday Hooyo Soomaaliyeed, markii la baarayna la ogaaday inay been-abuur aheyd oo la doonayey in Shacabka Magaalada Muqdisho lagu kiciyo, Filinkii markii uu qarxayna sidii 1993-dii ka dhacday Magaalada Muqdisho oo inta dhulka lagu jiiday Askari Ameerkaan ah,loo soo bandhigay Saxaafada Caalamka,taasina ay sababtay in Ciidamadii Mareykanka ay isaga baxaan Soomaaliya. Hadaba dhacdadaan Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho oo inta Dad aan waxba galabsan lagu gubay iyagoo loo geliyay Dhar Tuuto ah oo loo ekeysiiyay inay ka mid ahaaayeen Ciidamada Dawlada,weliba Wiilkii Somali-Baantuuga ahaa ee nolosha lagu gubay maanta iyadoo Dadka laga dhaadhiicanayo inuu ahaa Tigree,waa arin aysan Dadka Soomaaliyeed weligood hilmaami doonin taariikhda ayaana xusi-doonto Filinkii Maanta Magaalada Muqdisho lagu jilay ee la doonayey in lagu qaldo indhaha Beesha Caalamka. Dhinaca kale marka aad si fiican oogu fiirsato Sawirada waxaad arkeysaa Niman Tuuto qaba oo ay jiidanayaan Kooxaha la dagaalamaya Dawlada, Nimanka Dhaawaca ay jiidayaan ayaa laga dhigayaa inay yihiin Maxaabiis (Yaab)iyo Indho-sarcaad lagu jaw-wareerinayo Umada Soomaaliyeed, waxaaba ka sii daran Nin qaar-qaawan oo dhaawac ah oo ay leeyihiin waa Maxbuus, Dharka uu sitana waaa Shaati iyo Surweel,hadey run sheegayaan aaway Tuutihii uu Ninkan gashanaa Walee horaa loo yiri (Been Fakatay Runta Ma -Gaarto)oo micnaheedu yahay Been mar hadey fido Run kasta hadaad sheegto ma soconeyso, marka hada Nimankan Muqaawamada la baxay ee Saxaafada Sawirada la mac-malay u soo bandhihay Beentoodii waa u socotay, balse is-weydiintu waxa ay tahay ilaa iyo imisa ayey sii socon doontaa Beenta Muqaawamada, iyadoo aan ognahay inay Dhalinyaro badan intii uu dagaalkii Buurhaka ka socday ku dagaal gelin-jiray waxaan heysanaa Baar-Bakiin oo 5-Km u jiray Magaalada Baydhabo, markii dambana la arkay Ciidamada Dawlada oo 4-Beri gudahood dul-taagan Duleedka Magaalada Muqdisho. Xuseen Yaasiin Godo-Godo Mudugonline.com
-
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You are slow, a secessionist trying to hang on to life. -
South Mogadishu: clashes update...TFG takes over..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I am sad at the deaths of all Somali's. However I do remmeber all the noise people made when the TFG was surrounded, today you guys are hiding behind this? Saxib it has not even begun yet. -
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol He meant there is no Somaliland as a seperate entity but when he said the air & seaport is closed it was. Give us a break saxib. -
South Mogadishu: clashes update...TFG takes over..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol.. How slow you are. -
^^^Your intentions are well known thus dwelling on is is unimportant. The TFG is taking responsability for the public safety and warning the public that drastic measure will be taken thus move out. I note that we witnessed 4 months of fighting in which time Xasan Dahir & his group fought in heavily populated area without a care in the world.
-
South Mogadishu: clashes update...TFG takes over..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
lol. Maybe my computer is pissed at your ignorance and slow mind and hence it posts twice just for you.. -

^^^No the TFG troops push to the affected areas caused the clahses and they will continue the TFG troops will move on to those areas. Also this man is not above the law, so far he has not been targeted saxib.
-
TFG to cordone off areas... order to the public EVACUATE
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^And they were closed saxib, Somaliland was not the aim at that time, so do not wish for bad things. Mogadishu air & seaport were closed.