General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Saxib the TFG is in Mogadishu inside the HQ of the clan courts Hotel Ramadan and have cordoned off the rest of the restless areas. The TFG troops take they time, have cool heads and do not relly on noises and images of dead corpses. Its Yusuf who is in Mogadishu tonight. Sleep well son.
  2. Is this type of behaviour new to Somali's? Is it the Ethiopians we blame for such acts? Nonsence we have all heard about the horrors of the civil war, people being killed by having nails hammered through their skulls. Or mass killings and rapes of specefic clans, when ever they lose. Worse acts have happened in Somalia during the 1990s in Mogadishu, Kismayu and many other locations. Thus lets not hide behind words, those who sent children to the front are capable of anything.
  3. ^^^Saxib the TFG is in Mogadishu inside the HQ of the clan courts Hotel Ramadan and have cordoned off the rest of the restless areas. The TFG troops take they time, have cool heads and do not relly on noises and images of dead corpses. Its Yusuf who is in Mogadishu tonight. Sleep well son.
  4. Is this type of behaviour new to Somali's? Is it the Ethiopians we blame for such acts? Nonsence we have all heard about the horrors of the civil war, people being killed by having nails hammered through their skulls. Or mass killings and rapes of specefic clans, when ever they lose. Worse acts have happened in Somalia during the 1990s in Mogadishu, Kismayu and many other locations. Thus lets not hide behind words, those who sent children to the front are capable of anything.
  5. Is this type of behaviour new to Somali's? Is it the Ethiopians we blame for such acts? Nonsence we have all heard about the horrors of the civil war, people being killed by having nails hammered through their skulls. Or mass killings and rapes of specefic clans, when ever they lose. Worse acts have happened in Somalia during the 1990s in Mogadishu, Kismayu and many other locations. Thus lets not hide behind words, those who sent children to the front are capable of anything.
  6. Is this type of behaviour new to Somali's? Is it the Ethiopians we blame for such acts? Nonsence we have all heard about the horrors of the civil war, people being killed by having nails hammered through their skulls. Or mass killings and rapes of specefic clans, when ever they lose. Worse acts have happened in Somalia during the 1990s in Mogadishu, Kismayu and many other locations. Thus lets not hide behind words, those who sent children to the front are capable of anything.
  7. Ciidamo ka trisan kuwa xoogga dalka oo lasoo dajiyay warshadda kabka siay tallaabo uga qaadaan Qaran diidka Muqdisho. Cutubyo ka trisan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lasoo dejiyay dhismaha warshadii hore ee kabka waxaana ujeedada halkaa loo keenay ay tahay in ayka qeyb qaataan howlagalka ballaaran Cutubyo ka trisan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lasoo dejiyay dhismaha warshadii hore ee kabka waxaana ujeedada halkaa loo keenay ay tahay in ayka qeyb qaataan howlagalka ballaaran ee loogu tala galay in lagui sugo amaanka magaalada Mqudisho ,islamarkaana lagu kala jebiyo kooxaha qaran diidka ah. Ciidamadan ayaa qeyb ka ah ciidamo afar ku n gaaraya oo dhawaan uu tababar ugu soo dhamaaday garoonka diyaaradaha ee Balli Doogle oo Muqdishana loo keenay in ay kaalin muuqata ku yeeshaan howlgalka ballaaran ee amaanka lagu sugayo oo manta si iskii ah isga bilaabmay kadib markii ay kooxaha qaran diidku rabshado kiciyeen. Ciidankan ayaa ilaa iyo haatan aan billaabin wax howlgal waxaase loo maleeyaa in caawaba ay guda galaabn howshii looga soo saaray xeryihii ayu ku jireen. Qeybo kale oo ka mida magaalda Muqdisho ayaa lagu wadaa in saacadaha inasooaadan la dejiyo cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed,iyadoo aan la garanaynin qaabka uu noqonayo howlgalka ballaaran ee ay caawa ama barri qadi doonaan,iyo waliba goobaha uu ka bilaabmayo. Xafiiska warqabqadka shabakadda wararka carmooyin.com e Muqdisho. Contact:info@carmooyin.com
  8. ^^^Indeed a real millitary response was planned a while back. These groups have no where to hide since the Madani troops ahve sealed of the other neighbourhoods. Anyhow Xiin, what say you, a victory or another defeat is in order?
  9. Order is what an admin gives, this is for their own safety and unlike the other groups who never cared about the safety of the public, this is a responsable step. Though you wont give them any credit as is your ways.
  10. ^^^Forced exodus is what happened to your family dear lad. This is common sense and responsability the public will come back after the clean up.
  11. Now who will hide behidn the women and children? Come out lads and put up a fight or put the weapons down.
  12. Muqdisho: Dowladda Federaalka oo shacabka degan warshada Baastada ilaa Kuliyada Jaalle Siyaad ka codsatay iney isaga guuraan."Waa maxay sababta" 21. Mar 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Ra'iisul Wasaaraha dowladda Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta wareegto uu soo saaray ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee degan agagaarka warshadda Baastada ilaa Kulliyada Jaalle Siyaad iney isaga guuraan sida ugu dhaqsiyaha badan. Wareegtada kasoo baxday xafiiska Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in goobahaasi laga soo abaabulo weerarada loo geysanayo xarumaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, waxayna dowladda KMG ku amartay dadka degan goobahaasi iney sida ugu dhaqsiyaha badan ay isaga baxaan. Dhanka kale Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed "Gacma Dheere" ayaa caawa ka codsaday dadka degan laga bilaabo Warshadda Baastada ilaa Kulliyada Jaalle Siyaad in ay ka baxaan si la isaga qabto kooxo uu ku sheegay qas wadayaal oo deegaanadaasi ka soo abaabulo falalka dadka lagu xasuuqayo. Baaqa kasoo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayuu sheegay Gacma Dheere in ay tahay sidii loo badbaadin lahaa shacabka Soomaaliyeed si looga qabto kuwa dhibaatada ku haya dadka rayidka iyo dowladda, wuxuuna Gacma Dheere intaa raaciyay in dowladda ay mudo labo bilood ay u dul qaadaneysay dhibaatada lagu hayo shacabka iyo dowladda. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in mudo Todobaad gudahood ay gacanta ku dhigi doonaan amniga guud ee magaalada Muqdisho, isla markaana Todobaadkaas gudahiisa ay la dagaalami doonaan kooxaha dowlad diidka oo uu sheegay iney ka hareen maxkamadihii Islaamiga. Dhanka kale waxaa magaalada Muqdisho caawa iyo galabta soo buuxiyay ciidamo fara badan oo ka tirsan Milateriga dalka Soomaaliya kuwaasi oo loo diyaariyay iney gacanta ku dhigaan goobaha amni xumida ka taagan. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  13. ^^^I have not been able to call Mogadishu yet, I will try to speak to them in a short while insha Allah my aunt lives in Huriwa & I think the clashes has reached there. Bambo the morar attackers have had no room to manuever and hence this stand off. The clashes so far have not caused that much damage.
  14. ^^^As ever those who want to keep us where we are will say anything to cover up the actions of the insane. These clashes will hurt those against the TFG more. Where is fighting taking place, Shirkoole, IfkaXalin Suuqa Xoolaha are these not the centre of the clan courts world? Is this not where the mortar attackers come from, where master Indacdae was based in? Also who celebrates the burning of the dead? A non Islamic act. So Xiin, keep up the good work, yesterday you was complaining today you are justifying, but thats you right.
  15. WAR DEG DEG AH : Dagaal Culus Oo Daqiiqado Ka Hor Ka Qarxay Deegaanka Suuqa-Xoolaha ee Muqdisho. Posted to the Web Mar 21, 05:02 MOGADISHU: Iyadoo Dagaalada qaraar ee Muqdisho ka qarxay ay sii laba-lixaadsanayaan daqiiqad kasta ayaa daqiiqado ka hor waxaa dagaal culus uu ka bilowday Deegaanka Suuqa Xoolaha. Wararka aanu xilligan ka heleyno Deegaanka Suuqa Xoolaha ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Ethiopia ay kasoo galeen dhanka Deegaanka Dermooley ilaa xerada Maslax oo duleedka ka ah Magaalada. Kooxaha dagaalka kula jira Dowladda ayaa iyaguna dagaal xoogan kala hortagay Ciidamadaasi oo doonaya in ay gudaha usoo galaan Magaalada, sida ay dadka deegaanku xaqiijinayaan. Dagaalka Suuqa Xoolaha ayaa waxaa la isku adeegsanayaa Hubka nuucyadiisa kala duwan. C/risaaq C/laahi Maxamed
  16. Dagaal Kulul oo waaberigii Saaka ka bilawday koonfurta Magaalada Muqdisho Dagaal culus ayaa waaberigii saaka ka bilawday degaano ka tirsan koonfurta Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku dagaalamayan Ciidamada Dowladda Federaalka oo ay wehelinayaan kuwa dalka Itoobiya iyo Maleeshiyo ka soo jeeda Beesha ceyra . Dagaalkan oo markii hore ka bilawday Isgoyska Shiirkole ama Xaruntii hore ee Saraakiisha Dowladdii Soomaaliyed ayaa waxaa uu noqday mid sii ballaarta oo uu gaaray degaano hor leh, waana dagaalkii ugu weynaa oo muqdisho ka dhaca tan iyo markii talada laga eriyay Maxkamadihii beesh ceyr dhamaadkii bishii Decembar. Sida ay sheegayan dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in ciidammada Dowladda ay ku guulaysteen inay ka gacan-sarreeyaan kooxahaas uu ku bilawday kadib markii Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya baaritaan ka bilaabeen agagaarka Jidka Warshadaha iyo Isgoyska Shiirkole. Labada dhinaca waxay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo dhawaaqa rasaasta kala duwan laga maqlayay qaar ka mid ah Xaafadaha magaalada Muqdisho.
  17. ^^^Some sites are taken over by emotions saxib, the truth of the matter is these clashes have occured in the volitile areas of the city [southern parts] and aside from the propoganda, we burned dead soldiers. The TFG has used little force and chased these clowns out.. Expect more hype, just like in the minute war and what we will get in the end is the disarmamnet of Mogadishu insha Allah..
  18. Dowlada KMG oo ka hadashay dagaalkii dhex maray ciidamada Dowlada iyo kooxo hubeysan. Muqdisho, Arbaco, March 21, 2007 Simba Radio Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa ka hadashay dagaalkii maanta dhex maray ciidamada Dowladda iyo kooxo hubeysan. Taliyaha qeybta koowaad ee ciidamada Dowladda KMG ee Somalia Col. Saciid Dheere, ayaa Idaacadad Simba u sheegay saaka weerarka lagu soo qaaday oo ay soo weerareen waxa uu ugu yeeray dad ka ganacsada dhiiga dad weynaha. Waxa uu sheegay in kooxihii weerarka soo qaaday la jebiyay, islamarkaana mar kale ay weerar labaad soo qaadeen haddana la jebiyay, sida uu sheegtay, laakiin dagaalka ayaa weli socda oo u muuqda mid aan lagu kala adkaan. Waxa kale oo uu yiri in khasaaraha soo soo gaaray ciidamada Dowladda uu yahay mid aan badneyn. Inkasta oo Meydadka ciidamada Dowladda lagu gubayb waddooyinka magaalada qaarkood ayaa haddana Col Sacidi Dheere waxa uu ku adkeystay inaysan jirin ciiidamo ka tirsan kuwa Dowladda KMG ah oo lagu jiidiyay waddooyinka. Saciid Dheere, ayaa ku tilmaamay meydadkii maanta lagu gubay meel ay ka mid ahayd Isgoyska Baar-Ubax kuwa ka dhintay ciidamadii laga dilay kooxihii iyaga soo weeraray oo uu sheegay in loo geliyay dareeska ciidamada Dowladda. Saciid Dheere, ayaa waxa kale oo uu sheegay in iyaga saaka weerarka lagu soo qaaday oo ay soo weerareen waxa uu ugu yeeray dad ka ganacsada dhiiga dad weynaha. Saciid dheere ayaa dhinaca kale qiray in laga yaabo madaafiic ay rideen ciidamada dowladda laga yaabo ay waxyeelo u geysteen dad rayid ah taasina ay ka cudur daaranayaan. Taliyaha qeybta koowaad ee ciidamada Dowladda KMG ee Somalia Col. Saciid Dheere, ayaa waxa kale oo uu gaashaanka u daruuray in ay jiraan ciidamo maxaabiis ah oo laga qabsaday. Simba Media Center, Muqdisho Somalia Email: simba@simbanews.com
  19. Warbixin dheer oo ka hadlaysa dagaalkii maanta iyo khasaaraha ka dhashay iyo goobaha uu ka dhacay. W/Gashaandhiga: Saaka abaarihii 6:30 ayaa dagaal ka bilowday wasaaradii hore ee gaashaandhiga oo fariisin u ah ciidamada Ethopia iyadoo dagaalka markii uu waxyar socday ay soo galeen ciidamada Dawlada federaalka Somalia halkaasoo uu ka qarxay dagaal xoogan, Dagaalka ayaa laysu adeegsaday hubka culculus iyo kan fudud intaba iyadoo ciidamo xalay fariisin ka samaystay halkaas oo Dawladu leedahay ay ka qayb qaateen. W/Gashaandhiga: Saaka abaarihii 6:30 ayaa dagaal ka bilowday wasaaradii hore ee gaashaandhiga oo fariisin u ah ciidamada Ethopia iyadoo dagaalka markii uu waxyar socday ay soo galeen ciidamada Dawlada federaalka Somalia halkaasoo uu ka qarxay dagaal xoogan, Dagaalka ayaa laysu adeegsaday hubka culculus iyo kan fudud intaba iyadoo ciidamo xalay fariisin ka samaystay halkaas oo Dawladu leedahay ay ka qayb qaateen. Dagaalka ayaa aad ukulaaday abaarihii 9:00AM kadib markii ciidan halkaasi horay ugu dhuumaalaysan jiray oo hub iyo tigniko wata kana tirsan kooxaha wax weeraraa ay soo galeen iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal aan waxba laysula reeban kadibna loogu awood sheegtay kooxaha labaxay moqaawamada. Hotel Ramadaan: waxaa sidoo kale dagaal kulul ka qarxay wadada dheer ee gasha Hotel ramadaan iyadoo ciidamada dawlada iyo kooxaha Muqaawamada ay dagaal kafool kafoola isaga horyimaadeen kadib markay halkaasi damceen inay xiraan kooxaha wax rabsha si aysan gurmad u helin ciidamada dawlada dagaalka ayaa mudo kadib waxaa mar labaad ciidamada dawladu ku guulaysteen inay ka saaraan aagaas kooxihi rabshadaha kawaday. Suuqa xoolaha:Dagaal kale ayaa isna ka qarxay deegaanka suuqa xoola ilaa xerada maslax iyo darmoolay iyadoo ciidamada dawlada oo halkaasi heegan uga jiray ay isku dheceen kooxo kamida kuwa kacdoonka wada kadibna sixoogle laysu waydaarsaday madaafiicda culculus ee ka dhacda qoriga BM ka iyadoo wali uu socdo dagaalkaas walow wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in laga itaal roonaaday kooxihii wax soo weeraray. Hawl wadaag:Dagaal kale ayaa isna ka qarxay deegaanka hawl wadaag iyadoo ciidamada Dawlada ay isku dheceen kooxo rabay inay halkaasi weeraro ka fuliyaan iyadoo warar kalana sheegayaan in dagaalkaasi isu rogay mid qabiil una dhexeeya beelaha ****** iyo ********** iyadoo dagaalkaasi waxyar ka dib la soo afjaray lagana soo eryay halkaasi kooxh wax weerara. khasaaraha dagaalka: Dagaalka maanta oo ah kii ugu kululaa ee ka dhaca muqdisho tan iyo markii Dawladu la wareegtay ayay ku nafwaayeen dad kor udhaafaya 35 qof iyadoo 4 kamida ay yihiin ciidamada dawlada halka inta la xaqiijiyay 15 kamida ay yihiin kooxihii rabshadaha waday iyadoo inta kalana ay tahay dad rayid ah oo xabadi haleeshay sidoo kale waxaa dab qabsaday qayb kamida suuqa bakaaraha gaar ahaana qaybta rinjiyada. Allmudug.org
  20. ^^^TFG troops are multi clan it is their oppositionn who are now meeting as a sub-clan from Guriceel.
  21. ^^^lol. What a moronic statement, every dead has our sympathy and these boys were on the most part innocent brainwashed and nothing more than canon fodder to the demons who led them to the front and then fled. Was their lives not valuable enough to be spared The cause, what cause other than to keep the illegitimate gains and to subjugate more of the country? What is sad is your post, the cause they died for, was not worthy of the lives of Xasan Dahr, IndaCade, Sharif Ahmed Ibrahim Cadow, Abukar Cadaan? Take Abukar Cadaan, he was a disabled old man, yet he ran to the border to save his life and these boys were used to buy that valuable time.. Shame on you.
  22. ^^^More pics are needed saxib. I think Qabil-Ubahane is gonna get upset...
  23. ^^^Leave Socod alone he is wishing for hope. The TFG has troops saxib and is getting more. Some are now upset at their decesion not to contribute troops which has isolated them from the rank & file..
  24. ^^^lol. I was reading their tabloids and they really have no clue the trap they have just felt into..