General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Ciidamada xoogga dalka oo la siiyay amar kama dambeyn ah si ay u kala jebiyaan kooxaha qaran diidnimada wada. Wareegto maanta kasooabxday dowladda federalka dalka Soomaaliya ayaa amar buuxa lagu siiyay dhamaanba qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Wareegto maanta kasooabxday dowladda federalka dalka Soomaaliya ayaa amar buuxa lagu siiyay dhamaanba qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo fasaxay in aytallaabo ka qaadi karaan qarandiidayaasha kusugan magaalda Muqdisho ee aan dal iyodadba dani ka hayn horumar ay ku tallaabsadaan. Wareegtada maanta kasoo baxday dowladda federalka dalka Soomaaliya ayaa ciidamada qalabka sdia lagu siiyay amar buuxa oo ay tallaabo kaga qaadi karaan kooxaha qaska wada ee caadifadda qabiilku ku fogaatay islamarkaana bilaabay warar ju tiri ku teen ah oo ay beelaha Soomalida ku kala tafaraaruqayaan. Ciidanka dowladda federalka dalka Soomaliya oo ka kooban dhamaanba beelaha Soomaalida ayaa horay aan u qabin amar buuxa oo ay tallaabo kaga qaadi karaan kooxaha qarandiidka,waxaana taasi ay keentay in qarandiidku aymeel kasta rabshadoka fuuliyaan iyagoo ku hoos jira Hoggaanka C/qaasim Salad Booy oo markii hore is qarin jiray laakin haatan bannaanka isi soo dhigay. Amarka la siiyay ciidanka xoogga dalka oo amrkii hore ka xayirnaa in ayqaran diidka tallaabo ka qaadaan ayaa hor seed u noqonaya soo cirib tiridda kooxaha qaran diidka ee magaalda Muqdishio ka wada dhibaatada shacabka ka dhanka ah . Arrintan ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay dhamaanba qeybaha kala duwan ee bulshada Soomalida ee nabadda jecel,waxana ay dharbaaxo ku tahay kooxaha qaran diidka oo ayku hoggaamin doonto jab iyo halaag haddii aanay kla harin afkaarohooda argagixisanimi iyo dowald diidnimada ay ku f********. Xafiiska warqabqadka shabakadda wararka carmooyin.com e Muqdisho. Contact:info@carmooyin.com
  2. ^^^Alas you actually belive these sites. Taliban hold your horses this reminds me of the last time our two camps met in battle. After the TFG takes over this area what then?
  3. ^^^You and I know that one's wishes seldo come true. You have a right to be againts the TFG, however the truth of the matter is the country is in the hands of the TFG apart from certain areas of Mogadishu which are now being targeted. As always I have no doubt you will make some points that will have no weight on the issue we are discussing.
  4. Taliban are you sure the old man is right now not in Mogadishu?
  5. Dagaal qaraar oo ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii Ciidamada xooga dalka ay holgalo ka bilabeen xaafado kamid ah muqdisho: Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya ku dhowaad 10 qof ay ku dhinteen dagaalladii saaka ka bilowday magaalada Muqdisho dagaalladaas oo u dhexeeya ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya iyo kooxo loo malaynayo in ay yihiin haraadigii maxkamadaha. Dagaalkan oo la isu adeegsadey noocyada kala duwan ee hubka ayaa ka socda dhawr goobood oo ay kamid tahay xaruntii wasaaradda gaashaandhigga, deegaanka Oodweyne ilaa waddada wershedaha iyadoo dagaalkaasi uu ku fidey meelo kamid ah waqooyiga magaalada Muqdisho. Ilaa iyo hadda xog rasmi ah lagama hayo goobaha dagaalka, sababta oo ah dagaalka oo weli socda iyo deegaannada ku dhow dhow dagaalka oo la xiray. Wariyaha kismaayopost ee magaalada Muqdisho abdi (kaladire) oo haatan ku sugan jiida hore ee dagaalku ka socdo ayaa soo sheegayaa in uu arkay maydad daadsan goobta lagu dagaalamayo, waxaana dad jira dad kale oo dhaawac ah oo halkaasi lagu arki karayey. Dad goob joogayaal ah ayaa u sheegay SBC in dagaalkan saaka uu yimid ka dib markii xaley ciidamada DFKMG ay isku balaariyeen goobo ku yaal magaalada Muqdisho, taasi oo keentey inay kooxo hubaysan weeraraan saaka goobaha ciidamadu ay xaley degeen. Deegaano kale oo ay ka mid yihiin Hotel Ramadaan iyo Suuqa Xoolaha dhanka Xerada Maslax ayaa laga soo sheegayaa in ciidamada DFKMG oo taageerysanaya kuwa kale ee Itoobiyaanka ay halkaasi ka sameysteen fariisimo. Xaalada ayaa haatan kacsan waxaana soo baxaya warar sheegaya in khasaare uu soo gaarey dad rayid ah, iyadoo ay jiraan dad badan oo ka qaxaya goobaha lagu dagaalamayo iyo waliba meelaha kale ee laga .
  6. CG. Indeed some things will never change, but my apology was to you and you alone. I have enough respect for you. Bilaal Nothing major saxib the TFG has moved men into the hot spots and will continue to do so insha Allah. There can only be one power in Somalia.
  7. Warbixin dheer oo ka hadlaysa dagaalkii maanta iyo khasaaraha ka dhashay iyo goobaha uu ka dhacay. W/Gashaandhiga: Saaka abaarihii 6:30 ayaa dagaal ka bilowday wasaaradii hore ee gaashaandhiga oo fariisin u ah ciidamada Ethopia iyadoo dagaalka markii uu waxyar socday ay soo galeen ciidamada Dawlada federaalka Somalia halkaasoo uu ka qarxay dagaal xoogan, Dagaalka ayaa laysu adeegsaday hubka culculus iyo kan fudud intaba iyadoo ciidamo xalay fariisin ka samaystay halkaas oo Dawladu leedahay ay ka qayb qaateen. W/Gashaandhiga: Saaka abaarihii 6:30 ayaa dagaal ka bilowday wasaaradii hore ee gaashaandhiga oo fariisin u ah ciidamada Ethopia iyadoo dagaalka markii uu waxyar socday ay soo galeen ciidamada Dawlada federaalka Somalia halkaasoo uu ka qarxay dagaal xoogan, Dagaalka ayaa laysu adeegsaday hubka culculus iyo kan fudud intaba iyadoo ciidamo xalay fariisin ka samaystay halkaas oo Dawladu leedahay ay ka qayb qaateen. Dagaalka ayaa aad ukulaaday abaarihii 9:00AM kadib markii ciidan halkaasi horay ugu dhuumaalaysan jiray oo hub iyo tigniko wata kana tirsan kooxaha wax weeraraa ay soo galeen iyadoo halkaas uu ka dhacay dagaal aan waxba laysula reeban kadibna loogu awood sheegtay kooxaha labaxay moqaawamada. Hotel Ramadaan: waxaa sidoo kale dagaal kulul ka qarxay wadada dheer ee gasha Hotel ramadaan iyadoo ciidamada dawlada iyo kooxaha Muqaawamada ay dagaal kafool kafoola isaga horyimaadeen kadib markay halkaasi damceen inay xiraan kooxaha wax rabsha si aysan gurmad u helin ciidamada dawlada dagaalka ayaa mudo kadib waxaa mar labaad ciidamada dawladu ku guulaysteen inay ka saaraan aagaas kooxihi rabshadaha kawaday. Suuqa xoolaha:Dagaal kale ayaa isna ka qarxay deegaanka suuqa xoola ilaa xerada maslax iyo darmoolay iyadoo ciidamada dawlada oo halkaasi heegan uga jiray ay isku dheceen kooxo kamida kuwa kacdoonka wada kadibna sixoogle laysu waydaarsaday madaafiicda culculus ee ka dhacda qoriga BM ka iyadoo wali uu socdo dagaalkaas walow wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in laga itaal roonaaday kooxihii wax soo weeraray. Hawl wadaag:Dagaal kale ayaa isna ka qarxay deegaanka hawl wadaag iyadoo ciidamada Dawlada ay isku dheceen kooxo rabay inay halkaasi weeraro ka fuliyaan iyadoo warar kalana sheegayaan in dagaalkaasi isu rogay mid qabiil una dhexeeya beelaha ****** iyo ********** iyadoo dagaalkaasi waxyar ka dib la soo afjaray lagana soo eryay halkaasi kooxh wax weerara. khasaaraha dagaalka: Dagaalka maanta oo ah kii ugu kululaa ee ka dhaca muqdisho tan iyo markii Dawladu la wareegtay ayay ku nafwaayeen dad kor udhaafaya 35 qof iyadoo 4 kamida ay yihiin ciidamada dawlada halka inta la xaqiijiyay 15 kamida ay yihiin kooxihii rabshadaha waday iyadoo inta kalana ay tahay dad rayid ah oo xabadi haleeshay sidoo kale waxaa dab qabsaday qayb kamida suuqa bakaaraha gaar ahaana qaybta rinjiyada. Allmudug.org
  8. Bilal Well lets see how long they keep them weapons. Those who do not learn will constantly repeat their mistakes.
  9. Taliban, this is already a matter in progress, do not rush it saxib.
  10. Abwan, were you still here? I thought you had given up mate.
  11. ^^^You have a problem with my arogance, all I can do is apologise if it affects you. Alas the way I express myself will not change saxib..
  12. ^^^One did not get an appropriate answer to the question Xalane posed. Also these images are important when we consider todays... Most Somali's think the clown courts are fish out of sea waiting for the well oiled frying pan..
  13. ^^^That has nothing to do with this issue dear lad. I am a supporter of TFG & Puntland, if I said I was not I would be fibbing big time. Though clearly you did not like the Duke saying the obvious, thats no problem..
  14. CG: What I wrotte was stright to the point and based on facts. When it comes to this subject matter I have no qualms about telling it how it is. Bilaal, the TFG did not start this war and has not ever disrespected dead corpses.. Give us one example. All the images have been from one side, right or wrong?
  15. Captain Xalane asked... With no proper military organization,hardware and the required commanders of a conventional warfare,the Clan courts sent mere boys to the front for what? Required elements they lacked; 1.Command structure 2.Artillery power 3.Communications 4.tactics of engagements(as can be seen,the boys are just running and the whole place is chaotic,no order whatsoever). 5.Lack of logistics. What were the ICU commanders thinking?Why send the boys to a suicide mission?Like any other one,the ICU massacred those boys!
  16. ^^We all know were they left the kids. And now another staged pic of women and children singing over corpses and these people are religious Give us mercy ya Allah..
  17. Yes I will highlight it, if you will add anything to the issue to do, but can you deny we have had terrible barbarisam over the past 16 years. That this is just an extension of that.. Women and children paraded with guns, fed with lies and now women and children singing over dead corpses smiling gleefully at the camera. Staged or otherwise the symbols are not my creation..
  18. Xuub Sireed: “Dad nabadda diidan oo Muqdisho jooga ayaa shidada wada” Afhayeenka madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya, Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub Sireed), ayaa sheegay in wax dagaal ah oo weyn oo la sheegi karo oo uu ka war qabo aanu ka jirin magaalada Muqdisho, ciidamada ammaanka ee dawladda federaalkuna ay hawlgallo ku jiraan, iyadoo dhinaca kalena ay jiraan dad fara badan oo hubaysan oo magaalada ku sugan. “dad nabadda diidan oo magaalada Muqdisho ku sugan oo shiddo wada ayaa jira” ayuu yiri Xuub Sireed oo uu warramayey Idaacadda iyo Telefishinka SBC. Dhinaca kale, Taliyaha qeybta koowaad ee ciidamada Dowladda KMG ee Somalia Col. Saciid Dheere, oo u warramaey qalabka warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dawladda federaalka saaka weerar lagu soo qaaday waxana uu sheegay in ay weerarka soo qaadeen wax uu ugu jeeray “koox ka ganacsata dhiigga dadka”. Saciid Dheere, ayaa ku tilmaamay meydadkii maanta lagu gubay meel ay ka mid ahayd Isgoyska Baar-Ubax kuwa ka dhintay ciidamadii laga dilay kooxihii iyaga soo weeraray oo uu sheegay in loo geliyay dareeska ciidamada Dowladda. Maxamed-Deeq Cabdalla SBC Boosaaso
  19. Muqdisho: Dowladda Federaalka oo shacabka degan warshada Baastada ilaa Kuliyada Jaalle Siyaad ka codsatay iney isaga guuraan."Waa maxay sababta" 21. Mar 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Ra'iisul Wasaaraha dowladda Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta wareegto uu soo saaray ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee degan agagaarka warshadda Baastada ilaa Kulliyada Jaalle Siyaad iney isaga guuraan sida ugu dhaqsiyaha badan. Wareegtada kasoo baxday xafiiska Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in goobahaasi laga soo abaabulo weerarada loo geysanayo xarumaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, waxayna dowladda KMG ku amartay dadka degan goobahaasi iney sida ugu dhaqsiyaha badan ay isaga baxaan. Dhanka kale Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed "Gacma Dheere" ayaa caawa ka codsaday dadka degan laga bilaabo Warshadda Baastada ilaa Kulliyada Jaalle Siyaad in ay ka baxaan si la isaga qabto kooxo uu ku sheegay qas wadayaal oo deegaanadaasi ka soo abaabulo falalka dadka lagu xasuuqayo. Baaqa kasoo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayuu sheegay Gacma Dheere in ay tahay sidii loo badbaadin lahaa shacabka Soomaaliyeed si looga qabto kuwa dhibaatada ku haya dadka rayidka iyo dowladda, wuxuuna Gacma Dheere intaa raaciyay in dowladda ay mudo labo bilood ay u dul qaadaneysay dhibaatada lagu hayo shacabka iyo dowladda. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in mudo Todobaad gudahood ay gacanta ku dhigi doonaan amniga guud ee magaalada Muqdisho, isla markaana Todobaadkaas gudahiisa ay la dagaalami doonaan kooxaha dowlad diidka oo uu sheegay iney ka hareen maxkamadihii Islaamiga. Dhanka kale waxaa magaalada Muqdisho caawa iyo galabta soo buuxiyay ciidamo fara badan oo ka tirsan Milateriga dalka Soomaaliya kuwaasi oo loo diyaariyay iney gacanta ku dhigaan goobaha amni xumida ka taagan. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  20. CG, hold your high horses kid, this act is normal to some, some are celebrating it even in SOL, it gives courage to others and some even justify it. On another note, if one looks at the pics in Shabbele you can see they are fake, the dress code gives it away shorts and sandals are not millitary wear..
  21. These pictures are as fake as the clan courts struggle. Wiilo & Olol more promises. The clear out has begun. Remember these words next time you go in hiding..
  22. They have no where else to go but hide inside their homes.. Dhinaca kale marka aad si fiican oogu fiirsato Sawirada waxaad arkeysaa Niman Tuuto qaba oo ay jiidanayaan Kooxaha la dagaalamaya Dawlada, Nimanka Dhaawaca ay jiidayaan ayaa laga dhigayaa inay yihiin Maxaabiis (Yaab)iyo Indho-sarcaad lagu jaw-wareerinayo Umada Soomaaliyeed, waxaaba ka sii daran Nin qaar-qaawan oo dhaawac ah oo ay leeyihiin waa Maxbuus, Dharka uu sitana waaa Shaati iyo Surweel,hadey run sheegayaan aaway Tuutihii uu Ninkan gashanaa Walee horaa loo yiri (Been Fakatay Runta Ma -Gaarto)oo micnaheedu yahay Been mar hadey fido Run kasta hadaad sheegto ma soconeyso, marka hada Nimankan Muqaawamada la baxay ee Saxaafada Sawirada la mac-malay u soo bandhihay Beentoodii waa u socotay, balse is-weydiintu waxa ay tahay ilaa iyo imisa ayey sii socon doontaa Beenta Muqaawamada, iyadoo aan ognahay inay Dhalinyaro badan intii uu dagaalkii Buurhaka ka socday ku dagaal gelin-jiray waxaan heysanaa Baar-Bakiin oo 5-Km u jiray Magaalada Baydhabo, markii dambana la arkay Ciidamada Dawlada oo 4-Beri gudahood dul-taagan Duleedka Magaalada Muqdisho.