
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Magaalada muqdisho oo ay maalintii 7-aad dagaalo ka socdaan. Magaalada muqdisho oo mudo todobaad ah ay ka socoto diri ba'an una dhaxaysa ciidamada Dawlada Federaalka oo taageero ka helaya kuwa ethiopia iyo kooxaha wax rabsha ayaa saaka dagaal dib uga bilowday kadib markii ciidamada dawlada federaalka ah oo iyagu wada weeraro aan kala go'lahayn ay weerar balaaran ku qaadeen kooxihii laga saaray agagaarka isgoyska towfiiq oo isku uruursaday xaafada huriwaa iyadoo ciidamada dawladu saaka weerar ba'an ku hayaan xaafada huriwaa si ay mar kale ugala wareegaan kooxahaas. Ciidamada dawlada ayaa la sheegayaa inay dagaal dhinaca lugta ah kula jiraan kooxahaas oo iyagu u muuqanaya kuwo sii tabar dhiga marba marka ka dambaysa iyadoo la arkayay saaka koxahaas oo fuushan guryaha dushooda si ay isaga difaacaan ciidamada dawlada oo dagaal dhinac walba ah ku haya kooxahaas. Dagaalada saaka oo xoogaa ka yara qabow dagaalkii shalay ayaa intooda badan ku salaysan weerar iyo difaac iyadoo ciidamada dawladu ay weerar kuyihiin goobaha ay ku jiraan kooxaha argagixisada halka kooxaha argagixisadu ay doorbideen inay dagaal dibu gurasho kusalaysan wadaan iyadoo hadba goobtii laga saaro ay meel aan ka dheerayn markale difaac ka galayaan. Ciidamada dawlada oo u muuqanaya kuwo aan waabanayn ayaa marwalba oo ay meel salka dhigaan kooxaha argagixisadu goob waxay ku soo qaadayaan weeraro sida duufaanta oo kale ah iyadoo markaas ay kooxaha argagixisadu cagahooda maalayaan. iyagoo ku macneeya goobtii lagala wareego inay uga bexeen dibu gurasho xeel dagaal hadalkaas oo ah hadalkii looga bartay maxkamadaha markii afka ciida loo daray inay yiraahdeen waxaan uga baxnay dalka dibu gurasho xeel dagaal. Cabdinuur Mohamed Seeraar Jilib.
-
Kismayu: TFG delegation ultimatum to militias..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The important thing about Kismayu is that. 1. The admin of the region and city will not change 2. The clan millitia will be sent packing either through dialogue [prefered] or by force. That the TFG controls the city as its interior Minister has proven today. -
Why oppose the TFG when there is no alternative?
General Duke replied to Crystal_Clear's topic in Politics
^^^The fact they did not fight the Clan courts highlights the fact that the clan court were not returning properties, nor even ending the occupation of the lower shabbele. Anyhow there is no room for the law for some one to keep looted properties none. As for this fight, the clan courts have been shown to be nothing more than a front led by IndaCade, Goobanle and now Ahmed Bililiqo. -
Kismayu: TFG delegation ultimatum to militias..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^A war with 23, highly unlikely number deaths, though riots have more deaths in some Football matches. The TFG delegation is here to reslove the issue, which as I have said is not a big deal. To compare it to the Mogadishu battles is absurd, wishful thinking and no more. -
Why oppose the TFG when there is no alternative?
General Duke replied to Crystal_Clear's topic in Politics
^^^Saxib dont take my words for it this is what the leader of the Rebels Ahmed Bililiqo stated "we are fighting for the right to keep our loot". -
You actually belive that right? Somalia today is even better than last year, simply because the legitimate governemnt is in control of most of the country the remaining part is in the hands of Somaliland which has allot of peace.
-
Kismayu: TFG delegation ultimatum to militias..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No I do not think there is any war in Kismayu. Just a situation which arose for a number of reasons. There is no Ahmed Bililiqo in Kismayu. -
^^^Ah those who are looking abck towards the 16 year golden age... Nah saxib Somalia is coming back due to this TFG ACTIONS.
-
Why oppose the TFG when there is no alternative?
General Duke replied to Crystal_Clear's topic in Politics
Who opposes the TFG. 1. Those who occupied and looted peoples properties. The face of this group is Ahmed Bililiqo. 2. Those who lost out in the political game, this group has many faces, Abdi Ismael Samatar, Zakaria Haji Mohamoud, Culusow & Abdiqasin. 3. Secessionists, they will have a tougher time in a new reality of a functioning governemnt recognised by the world. The Somali people hope the TFG succeeds. -
The man who runs Somalia has put it in simple terms. Put down the guns or let them be your death trap.
-
Wafdigii dawlada FS oo go,aan qoraal ah gacanta uga dhiibay kooxdii qabsatay magaalada Kismaayo (Waayaha.net)Kismaayo:-Wafdi ka socday dawlada FKMG ah oo gaaray magaalada Kismaayo ayaa lagu soo waramayaa inay go,aan qoraal ah gacanta uga dhiibeen kooxdii qabsatay magaalada. Waxaana hadda shir weyn uga socdaa magaalada Kismaayo rag ka mid ahaa wafdiga oo ay ka mid yihiin Col C/risaaq ***** Biixi iyo Gen Axmed Warsame oo sida lagu wado kooxdan ku qancinaya inay si nabad ah magaalada uga baxaan soona wareejiyaan hubkii iyo rasaastii ay qaateen. Waxaa magaalada Kismaayo gaaray wafdi ka koobnaa ilaa 16 xubnood, oo uu hogaaminayey wasiirka arimaha dibada Max’ed max’ud Guuleed (G/dheere),oo ay ka mid ahaayeen wasiirka wasiirka Kaluumaysiga Xasan Abshir Faarax,W/ku xigeenka G/dhiga Salaad Cali Jeelle iyo koox xildhibaano ah. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa dooraad si lama filaan ah ula wareegay melayshiyaad horay uga tirsanaa ururkii isbahaysiga dooxada Jubba,ka didna ku biiray ciidanka dawlada, oo sheegay inay doonayaan inay iyagu magaalada gacanta ku hayaan iyagoon haba yaraateen ka hadlin wax nadaam dawladeed ah. Dhinaca kale warar soo baxaya oo aan la xaqiijin ayaa sheegaya inay arinta dagaalka shidayaan rag ka tirsanaa midowgii maxaakiimta iyaga oo si dadban malayshiyo beeleedka u tusaya in beesha ay ka soo jeedaan magaalada lagu gabray maalmulkeedana aan loogu bura dayn. R/wasaare Geedina waxaa uu sheegay in dagaalka magaalada Kismaayo uu xiriir la leeyahay kan lagu kan ka socda magaalada Muqdisho iyo kii lagu soo weeraray degmada Dhahar. Xarunta wararka Waayaha.net editor@waayaha.net
-
The way we treat our own people says allot about us as a race. Savage, ignorant and other words coem to mind.
-
TFG envoy led by Gacmadheere, Col Isaak Biixi welcomed in Kismaayo.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
Wafti kasocda dawlada soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo Posted to the MOL April 25, 2007, 1:01 pm Wafti balaaran oo kasocda dawlada soomaaliya ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo e xarunta gobalka jubada hoose Waftigan ayaa diyaarad kasoo raacay magaalada muqdisho waxaana hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha ee dawlada soomaaliya Maxamed maxamuud guuleed {gacmadheere} waftiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dawlada soomaaliya oo ku sugnaa halkaasi tan iyo markii ay magaaladaas lawareegeen maleeshiyoouin beeleed waxaa sidoo kalle sugayey amaanka magaalada ciidamo ka tursan dawlada oo ayaguna aan ka bixin magaalada. Gacmadheere oo saxaafada la hadalay markii uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee kismaayo ayaa sgeegay inuu socdaalkoodu yahay shaqo dawladeed islamarkaana ay xalinayaan dhibaatooyinkii ka dhacay magaalada masuuliyiinta safarka ku wehliya wasiirka ayaa waxaa ka mida wasiirka warfaafinta ee dawlada soomaaliya iyo waliba general gabra oo ah taliyaha ciidamada dawlada ethiopia Magaalada kismaayo ayaa maalin ka hor waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamada dawlada soomaaliya balse markii dambe isku badalay mid beeleed waxaana magaalada lawareegay ciidan beeleed ayadoo ciidamadii kalana iyo masuuliyiin ka tirsanaa dawlada ay ku maqanyihiin gobadalada jubada dhexe si kastaba ha ahaatee imaanshiyaha masuuliyiintaan ayaa muujinaysa ina kismaayo aysan ka bixin gacanta dawlada waxay sidoo kalle meesha ka saaraysaa cabsi farabadan oo maleeshiyooyinka iyo dadka kismaayo ka qabeen in ciidamada maqan ay dagaal culkus kula wareegaan Rabiile Gabanow Mudugonline Media Center Bosaso -
TFG envoy led by Gacmadheere, Col Isaak Biixi welcomed in Kismaayo.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
So much for the TFG does not control Kismayu and all that good stuff. -
Makhir thanks for the audio. Mr Juje, internal issue will arise thorough any organisation and governemnt. The TFG institutions are still weak and these sorts of episodes will not doubt continue. Though I have never claimed Kismayu or any otehr town, as I have said earlier Kismayu is big enough for everyone. Keep dreaming of clan conflict if it helps your cause.
-
^^^My response is simple I do not belive that a whole clan can be generalised in such a way. On this specific clan I have facts that point out that in fact they are not all looters, criminals and in fact they are as much a victim as anyone. On the use of the word looter, oh I used it for the armed groups fighting in Mogadishu now and their leader Ahmed Diiriye is known as Ahmed Looter or Bililiqo. Again this is to label a group. Is it just Duke who belives this oh no, many more famous people do.
-
^^^No I wont be cool saxib, if you can back up your argument do so. If you can not then have the courage to apologise. Simple really.
-
MMA, pardon me saxib but I have learned from a young age that a Picture tells a thousand words. The underdevlopment of our cities
-
^^^I have mentioned groups political and real, remmeber the JVA was known as the twins of Galgaduud, hence the use of Guriceel is their own political term. Like Puntland, Somaliland and so on. Also who is Ahmed Diiriye, whats his political title, oh the spoekesmen of a clan. I have attacked IndaCade, Cirfo, Abdiqasin, Culusow and all this group for their occupation of Somali property, their warmongering and fake stances. Its political. Like I attack the secessionists. So again kindly provide evidance were I have insulted Somali clans or generalised them.
-
^^^ Because GD seems to have made this trait a trade mark. Kindly back this up? Were the Duke has insulted whole clans and not political groups fighting?
-
^^^Abwan, are you still here, the news from Kismayu is nothing major, and it will be settled, I also know this si not the firts time we have heard Afgaduud is gone and so on. The man is an army officer and will take his orders when given. As for you, how do you get so much hope from a minor dispute knowing that the ******** ******** ****** What do they control? The airport, port, villa Somalia, check points to the city, even the hotels they owned such as Ramadan? Do tell, for all I see is the crocodile tears of those who once bragged that theyw ere proud of looting property and the rapes of Somali girls in refugee camps. Again do tell saxib. [ April 24, 2007, 02:24 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
XoX, so the TFG has lost Kismayu to Hiiraale, and that Hiiraale has quit the TFG? We will leave those two points to the SOL record. Though I do find your reasoning quite amusing. Kismayu is a very minor issue that will be cleared up in a day or two. XoX, might I add that Shirkoole, Ministry of Defence, Jale Siyaad camp are gone saxib forever.
-
^^^So now what you are saying is that Hiiraale controls the port city of Kismayu on behalf of your clan, is that so?
-
Again who's in control of the city, Somalitalk does not mention it. Come on people used your heads.
-
^^^The news means what the Defence Minsiter of Somalia takes over a city from his own troops? Any press release from this mighty group? Or is this an internal struggle in which the troops have been told to get out of the city and calm down, thus not leading into a clan battles between reer hebel and reer hebel? Simple answer is required lads.