
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Well put though I disagree with the notion that even in a cesefire they can gain a real leverage. Northerner, Celebrating what? I have given you a simple fact. A four day battle and the death is 120 dead. If civilians were targeted would it be so?
-
^^^Did he die ok. Anyhow who was behind these killings, the same people who dug up the graves in Mogadishu.
-
Latest TFG takes over large areas, Hotels, factories, weapons etc...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dagaalkii Muqdisho oo saakay galey maalintii afaraad kana socdda deegaanka Towfiiq kadib markii Ciidanka dawladu la wareegeen dhamaan goobihii Shaley lagu dagaalamay. Dagaal ayaa maalintii afraad si kulul uga soconaya Magaalada Muqdisho iyadoo goobihii shalay dagaaladu ka dheceen ay xasiloon tahay kadib. Dagaal ayaa maalintii afraad si kulul uga soconaya Magaalada Muqdisho iyadoo goobihii shalay dagaaladu ka dheceen ay xasiloon tahay kadib markii ciidanka dawladu la wareegay dhamaan goobihii shaley lagu dagaalamey, dagaalka maanta ayaa ka soconaya agagaarka Hotel Towfiiq iyo Jiira garoob kadib markii ciidamada dawladu ay si toosa ula wareegeen dhamaan goobihii shalay lagu dagaalamay iyadoo wali la sii daba socdo kooxaha qarandiidka ah oo iyagu dagaal kula jira ciidamada isbahaysiga ee ku sugan Muqdisho. Dagaalka maanta ayaa siwayn u ruxay xaafadaha ku dhaw dhaw hotel towfiiq iyadoo aysan jirin wax dhaqdhaqaaqa oo dadwaynuhu samaynayaan, dadka yar ee ku sugan xaafadahaasina ay miciin bideen inay geeda hoos galaan kadib markii laga cabsaday inay guryuhu ku soo dumaan madaafiicda awgeed. Ciidanka dawlada federaalka ayaa si kafool kafoola dagaal dhinaca lugta ah ugula jira kooxaha qarandiidka ah iyadoo dhinaca madaafiicda goobtana ay ka caawinayaan ciidamada ethiopia oo iyagu madaafiic ku rakibtay goobo aad muhiim u ah si ay uga duqeeyaan xaafadaha ay ku jiraan maleeshiyadii ka hartay qarandiidka. dagaaladii dhacay labadii bari ee la soo dhaafay ayaa ciidanka dawladu siweyn guulo uga gaareen kadib markii ay xoog uga saareen kooxaha qarandiidka ah aagagii ay horay dhufaysyada uga qoteen iyadoo maleeshiyada qarandiidka ah ay xaafadaha dhexyaacayaan qaab habqan ah kadib markii ay u adkaysan waayeen waxa ku soo dhacaya oo aan kala go'lahayn. Warar xog-ogaal ah ayaa hoosta ka xariiqaya in madaxda dawlada somalia iyo saraakiisha ethiopia ay isla garteen in ciidanka lugta loo daayo somalida halka ciidamada ethiopia ay qaabilsan yihiin dhinaca madaafiicda goobta iyadoo meelaha la mari waayo ay labada ciidan isugu tagayaan. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada carmooyin.com Muqdisho -
^^^Thus the deaths of 120 individuals in a heavily populated area for 4 days is a massacre? If the TFG and its allies wanted to Massacre poeople they would ahve killed thousands, they would have chased the civilains out of the city and killed them. This is war and if truth be told most of the dead were combatants, speacially the side against the TFG. Four days of heavy fighting and we have a figure of 120 dead, in a heavy populated city
-
Latest TFG takes over large areas, Hotels, factories, weapons etc...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dagaalo kale ayaa weli maalintoodii afaraad ka jira inta u dhaxeysa, isgoyska Fagax, iyo hoteelada Ramadaan iyo Laf-weyn, waxaana warar soo baxyaa ay sheegayaan in hotelka Ramadaan oo ay markii hore kaabiga ku hayeen xoogaga diidan Itoobiyaanka ay dib u garasho ka sameeyeen, taasoo u suuro gelisay Itoobiyaanka inay qabsadaan. Dagaalada ayaa haatan xoogooda waxay ka soconayaan, aagaga Fagax iyo Jamhuuriya, iyadoona Madaafiic laga tuurayo fariisimaha Itoobiyaanka ay guri-guri ugu dhacayaan Xaafadaha Xamar-bile, Baar Ayaan, ilaa Towfiiq. This is Dayniile slant, its difficult for them to admit it but the truth is coming out ever so slowly. -
Thanks to the TFG, Lower Shabbele is liberated..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
In a matter of days without any fuss the TFG transfered these districts ti their locals.. While the clan courts kept playing games and promoted IndaCade thanking him for the occupation. -
Thanks to the TFG, Lower Shabbele is liberated..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maamulkii cusub ee Degmada Afgooye oo maanta xilka lagu wareejiyay. Muqdisho, Axad 07 Jan 07 Simba Radio Maamulkii hore ee Degmada Afgooye ayaa maanta xilka ku wareejiyay maamulka cusub ee dhawaan Dowlada Federaalka ay halkaasi u magacowday. Xaflad aad u balaaran oo lagu qabtay Beerta Sheekh Saa'id ayaa waxaa kasoo qeyb galay Mas'uuliyiin aad u fara badan oo ka kala socotay qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo DF. Gudoomiyihii hore ee Maamulka Degmada Afgooye Xuseen Cilmi Wehliye Cirfo oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay xilka uu maanta wareejinayo isagoo sheegay inuu la shaqeyn doono maamulka cusub isla markaana ku booriyay iney howlahooda dar dar galiyaan. halkaasi ka hadlay ayaa ku booriyay maamulkii hore ee degmadaasi sida sharafta leh oo ay usoo dhaweeyeen xilka ay DF ka qaaday, isagoo ugu baaqay maamulka cusub iney si weyn wax ugu qabtaan xaalada degmada. Si kastaba ha ahaatee, Maamulka Cusub oo helkaasi loo magacaabay ayaa waxaa ku jira dhamaan beelaha dega degmadaasi. -
Thanks to the TFG, Lower Shabbele is liberated..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dadka deegaanka ayaa aad ugu faraxsanaa maanta wareejinta maamulka lagu wareejiyay gacmahooda muddo 16-sano ah oo uu dalka ku jiray fowdo kaddib, waxayna sheegeen inay dowladda uga mahadcelinayaan arrintaan. Arrintan wareejinta dadka deegaanka lagu wareejiyey maamulkooda ayaa waxay tusaale u tahay gobolada kale ee soomaaliya , taas oo soo afjaraysa dhibaatooyinkii horay loogu hayey meelo ka mida gobolada Koonfurta , siiba dadka laga tirada badan yahay oo deegaanadooda lagu haystay xoog inkabadan 15 sano. -
Thanks to the TFG, Lower Shabbele is liberated..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The cyber warriors wont like this, Afgoyee, Lower Shabbele is back in the hands of the locals, with no fuss. The TFG has done in days what Xasan Dahir, Sharif Ahmed where not prepared to do in 6 months, and who they occupied for over 10 years. Give the locals their district. AFGOOYE: Maamulkii Degmada Afgooye oo dhawaan lagu wareejiyay dadka u dhashay Deegaanka Posted to the Web Jan 07, 09:30 Afgooye (PP) – Xaflad dhawaan ku soo gabagabowday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa laga wareejiyay maamulkii ka jiray Degmada Afgooye ee u madaxda ka ahaan jiray Xuseen Cali Wehliye (Cirfo). Maamulka ayaa lagu wareejiyay xubno ay dhawaan u magacowday Dowladda Federalka Soomaaliya Degmadaas oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Shabeellada Hoose, waxaana wareejinta maamulka gobolkaas si weyn maanta u soo dhaweeyay xubno ka tirsan dadka deegaanka oo xafladda goobjoog ka ahaa. Wasiirka Arrimaha gudaha Xuseen Caydiid oo hoggaaminaya wafdi ka tirsan dowladda ayaa uga qaybgalay dowladda xafladdaas wareejinta ah, waxaana hadal uu halkaas ka jeediyay ku sheegay sheegay Xuseen Caydiid in dowladda Federaalka ay doonayso inay cid walba xukunto deegaankeeda oo aanay xukumin xubno kale oo aan u dhalan deegaanka. Sidoo kale Xuseen Cirfo oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in uu ka codsanayo dadka deegaanka inay cafiyaan sidoo kalena isaga uu cafiyay dadka deegaanka, waxaan carrabka uu ku dhuftay in xilligii uu maamulayay degmada Afgooye uu ka qabtay wax badan oo ay ka mid tahay sugidda ammaanka degmada Afgooye iyo hareeraheeda. Dadka deegaanka ayaa aad ugu faraxsanaa maanta wareejinta maamulka lagu wareejiyay gacmahooda muddo 16-sano ah oo uu dalka ku jiray fowdo kaddib, waxayna sheegeen inay dowladda uga mahadcelinayaan arrintaan. Arrintan wareejinta dadka deegaanka lagu wareejiyey maamulkooda ayaa waxay tusaale u tahay gobolada kale ee soomaaliya , taas oo soo afjaraysa dhibaatooyinkii horay loogu hayey meelo ka mida gobolada Koonfurta , siiba dadka laga tirada badan yahay oo deegaanadooda lagu haystay xoog inkabadan 15 sano. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com -
^^The TFG is winning Alhamdulilah, it has crushed all oposition, closed doors on allw arlords and has outplayed all secessionist. What matters today is that the capital of Somalia is being brought under the control of a government by any means.
-
Latest TFG takes over large areas, Hotels, factories, weapons etc...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Ah getting upset are we? Anyhow that reincarnation of the man who was so proud of the rapes that took place in refugee camps, can say what ever he wants right. -
PM Geedi we have cleared most streets of criminals..Audio
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Prof- Geedi " Dadka ka barakacay Muqdisho waa inay ku soo noqdaan Xaafadaha nabada ah ee laga sifeeyey Arga-gixisada" April 22 . 2007 Radiofreesomalia.com Cali Maxamed Geedi oo ah Riisal- wasaaraha DFKS ayaa si xoogan ugu baaqay shacanka Soomaaliyeed ee muqdisho ku dhaqan inay isaga guuraan goobaha ay ku jiraan waxa uu ugu yeeray "argagixisada". Raysal-wasaaraha oo khudbadiisa meelo badan taabaynaysay , ayaa afka ku balaariyey inaysan dagaalada ka socda Muqdisho aysan u dhaxayn Ciidamada Itoobiya iyo kooxo maleeshiyo ah oo ka tirsan Beesha ******- ah. Raysal-wasaaraha ayaa kooxaha ka soo horjeeda dowladiisa iyo kuwa Itoobiya ku sheegay inay Yihiin kuwo xiriir la leh "Al-Qaacida".Wuxuuna Geedi meesha ka saaray inuu wax wada-hadalo la gelayo kooxo xiriir la leh ama la shaqeeya Shabakada "Al-Qaacida". Cali Maxamed Geedi ayaa mar kale yiri" Kooxaha ka soo horjeeda dowlada Luqada ay garanayaan ayaa waxay tahay oo kaliya dagaal, sidaa daraadeed waxaan kula hadlaynaa dagaal" ayuu yiri mudane Geedi. Geedi ayaa wuxuu kaloo ka hadlay Hay'adaha gargaarka ka wada soomaaliya , wuxuuna waraysigiisa ku cadeeyey inaysan dowladiisa aysan hor istaagin hay'adaha gar-gaarka keena , wuxuuna dadka shacabka ah ee Muqdisho ka qaxay uu Cali Maxamed Geedi ugu baaqay inay ku soo laabtay xaafadaha Nabdoon ee laga sifeeyey kooxaha dagaalka ka wada Muqsidho. Raysal-wasaaraha ayaa waraysigan wuxuu siiyey Radio Somaliweyn ee barta Inter-netka , waxayna qudbadiisa ku soo beegantay waqti ay magaalada Xamar ay maalmihii ugu danbeeyeen ay hala keeyeen dagaalo is daba-jooga oo u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya oo dhinac ah iyo kooxo dowlada ka soo horjeeda oo aan la hayn istiraajiyad siyaasadeed. Si kastaba, Inkasta oo aan la ogeyn warar xaqiiqa oo sheegi kara aafadii dagaaladii 3-dii maalmood ee ugu danbeeyey ka dhalatay dagaalada ka socda Muqdisho, hadana waxaa soo shaac-baxaysa in dagaaladaas ay ku dhaawacmeen ilaa 120 qof , ayna ku dhinteen dad qiyaastoodu ay kor u dhaaftay 60 qof. -
PM Geedi we have cleared most streets of criminals..Audio
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Geedi “afka ay ku hadlaan waa xabad waana la wadaynaa” (Muqdisho}22.4-7 R/wasaaraha DFKMG Cali Maxamed Geedi ayaa ugu baaqay shacabka magaalada Muqdisho inay isaga baxaan deegaamada ay dagaaladu ka socdaan. Geedi ayaa saxaafada u sheegay in dagaalka uu sii socon doono ilaa laga safinaynayo waxaa uu ku tilmaamay argagixisada ku dhuumaaleysanaysa xaafadaha waa sida uu hadalka u yiriye. Waxaa iyana waxba kama jiraan ka soo qaaday hadalaada sheegaya in dagaalka Muqdisho uu u dhaxeeyo ciidamo Ethiopian ah iyo maleeshiyo ka tirsan beesha ******, waxaanau sheegay in ciidamada dawlada oo kaashanaya Ciidamada Ethiopian-ka ay la diriayaan kooxo aragagixiso ah oo ka tirsan sida uu ku dooday shabakada Al-qaida. Geedi ayaa meesha ka saaray in xukuumadiisu aysan wax wada hadal ah la galeyn ururo aragaixiso ah,isagoo intaasi raaciyey in afka ay fahmi karaan uu yahay dagaal iyo xabada kaasi oo hadda ka wadno magaalada Muqdisho. Dhinaca kalena magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaxay kumanaan qayso oo hadda aad ugu dayacan daafaha iyo gobolada deriska la ah magaalada Muqdisho iyagoo weli quudaraynaya inay dib ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho. Hay’adaha samafalka ayaa iyana ka cowday oo ku eedaysay DFKMG ah inay idaha ka xiratay gargaarka ay hay’aduhu u sidaan dadkaasi dhibaateysan,hase yeeshee Geedi ayaa sheegay in aan dawladiisu wax eed ah ku lahayn hay’aduhu ay been sheegayaan. Waxaa uu sheegay geedi inuu ka xun yahay dadka rayadka eek u wax yeeloobay dagaalada,waxaanu ka codsaday inay dib ugu soo laabtaan magaalada qaybaha nabada ah oo dawladu gacanta ku hayso. Dagaaladii ugu danbeeyey ayaa galaaftay dad tiradoodu kor u dhaafaso 100 ruux halka boqolaal kalena ay ku dhaawacmeen. Dagaalka oo weli soconayaa ayaa ah ugu adkaa oo ka dhaca magaalada Muqdisho tan markii DFS oo ay halkaas ka saartay xukunkii MMI. C/naasir Cali Nuur Radiowidhwidh Muqdisho -
^^The TFG is changing that reality of beggers begging the thugs that occupied them. Somalia is moving forward dear lad, alhamdulilah the trouble makers are being cornered as we speak.
-
TFG displays to the media captured weapons...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^Thats your media saxib, our forces are every where fighting, and our leaders are leading. Hence you never hear of the mythic Gen Gabre, and the reason there never was a ceasefire, because the TFG did not partake in it. Simple really you want to stop the fighting, put the weapons down and call Yusuf Yey's number. -
^^^When someone exits its usually out of desperation nothing else. Nabadoon looter Diriye, and fake Siyasi Mr Xasan are speaking of another truce, it matters not you will not get back the governemnt looted properties. Anyhow Sharif Ahmed is now deputy of ina Aydeed rebel movement Based in Asmara. The farce never stops. As for IGAD, what did Eritrea ever do, now decesions will be made more smoothly with no protests, remmeber they were not part of the Sanca group which included Sudan.
-
Latest TFG takes over large areas, Hotels, factories, weapons etc...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Latest TFG takes over large areas, Hotels, factories, weapons etc...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Magaalada Muqdisho oo weli dagaalo ka soconaayaan, iyo meydad jidka waran 22, Apr 2007. Xassan Cali Geesey Alqes Muqdisho - Dagaala qaraar ayaa wali waxa ay ka soconayaan magaalada Muqdisho oo u dhaxeeya ciidamada DFS oo kaashanaya kuwa Ethopia ayadoo ay meydadka jidka waran yihiin, dagalaadan oo socda maalinitii afaraad ayaa shalay wuxuu ahaa midkii ugu qaraara ee soo mara magaalada Muqdisho. Goobiha Fagax, Siisii iyo Hotel Ramadaan oo ay sida ba'an dirurta shalay ugu socdeen ayaa dhamaan saakay degan, waxaana lagu soo waramayaa in DFS oo kaashanaya ciidamada Ethopia ay u suura gashay in ay gacanta ku dhigaan inta baddan aagagaassidoo kale Hotel Bin Cali ayaa lashegayaa in ay lawareegen ciidamada DFS iyo ciidamada Ethopia, ayadoo duqeynta madaafiic weli lagu duqeynay goobo baddan ay ka mid yihiin Huriwaa, Jungal Towfiiq, KKP, Taleex, oo ka tirsan magaalada Muqdisho, madaafiicdaa ayaa bar bar socda Hoobiya yaal lagu garaacayo meela ay ka mid Stadium Muqdisho. Xalay ayaa lagu soo waramaya in dagaala ba'an ay ku dhex mareen magalada Muqdisho ciidamada DFS oo kaashanaya kuwa Ethopia ayadoo goobaha sida xun ay dagaaladu ugu socanayeen ay ahaayeen xaafada Xararyaale ee degmada Wardhiigley, waxaa larumeysan yahay in ka baddan 60meeyo ay ku nafweysay dagaaladi shalay illaa iyo xalay tira intaas ka baddana ay ku nafweysay bubur iyo qasaarooyin kalana aan la qiyaasi karin, saakay ayaa waxaa magaalada lagu arkay dad raxan raxan u socda oo ka qaxaya dagaalada. Dahanka kale R/wasaare Cali Maxamed Geedi oo wareysi siiyay idaacada Somaliweyn ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dagaalada ay sii socon doonaan inta uu kasoo afjarmayo dagaalada, ayadoo oo ugu baaqay dadka reer Muqdisho in ay isaga guuraan goobaha ay dirurta kasocoto. Geedi: "anigoo rabo in aan hoosta ka xariiqo shacbiga Soomaaliyeed iyo beesha caalamkana ugu cel celiyo dagaalka muqdisho kasocda uu yahay mid u dhexeeya Argagaxiso iyo isbaheysi ay wataan Alqaacida iyo ciidamada DFS oo ay is baheysanayaan ciidmada Ethopia, "Arintaas laga qarin maayo anagu waan ognahay aduunkana wuu ogyahay. Geedi aya sidoo kale arimmo baddan kaga hadlay wareysigaas, waxaa la rumeysan yahay dagaaladaan in ay yihiin dagaaladii ugu xumaa oo ay soo maraan shacabka ku dhaqan magaalada muqdisho. Xassan Cali Geesey (Alqeys) alqeys34@hotmail.com -
Latest TFG takes over large areas, Hotels, factories, weapons etc...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Here is an anti-governemnt portal reporting the capture of clan courts HQ Hotel Ramadan, yesterday Ciidamada DFS oo kaashanay ciidamada Ethopia oo la wareegay gacan ku heynta Hotel Ramadaan iyo goobo kale Muqdisho - Daqiiqada kahor ayaa waxaa u suura gashay ciidamada DFS oo kaashanay kuwa Ethopianka in ay la wareegaan gacan ku heynta fagax iyo Hotel Ramadaan ayadoo sidoo kale lagu soo waramayo ciidama Ethopian hor leh in ay soo gaareen goobaha dirurtu ay sida ba'an uga socoto -
Latest TFG takes over large areas, Hotels, factories, weapons etc...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Desperate times calls for desperate measures indeed. -
TFG displays to the media captured weapons...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Good steps being taken indeed to adress a 16 year dilema. -
TFG displays to the media captured weapons...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
audio -
DF oo soo bandhigtey hub ay qabatey 22 Apr 22, 2007 - 6:47:14 AM Dowlada KMG ah ee Somalia ayaa maanta saxaafada u soo bandhigtay hub ay sheegtay in laga soo qabtay goobo kala duwan oo Muqdisho ku yaala, kuwaaso ay ku eedeysay inay adeegsan rabeen kooxo ay ugu yeertay Argagaxiso. Xarunta dugsiga tababarka Xalane oo maanta hubkaasi lagu soo bandhigay ayaa waxa kamid ahaa miinooyin aad u waa weyn oo la sheegay in loogu tala galay Taangiyada, iyadoo ay ku jireen hubka qoryo aad u waa weyn oo qarax sameeya iyo bambooyin kala duwan. Hubkaan ayaa la sheegay in laga soo kala qabtay xarunta Villa Baydhabo oo ay horey u degnaan jireen ciidamadii Maxkamadaha Islaamiga, iyo bakhaaro u dhow dhow garoonka diyaaradaha caalamiga ee magaalada Muqdisho. Goobta lagu soo bandhigay waxaa kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socotay Dowlada KMG ah ee Somalia oo ay kamid ahaayeen Wasiirka arrimaha gudaha Dowlada KMG ah ee Somalia Maxamed Max’ud Guuled Gacmo Dheere iyo Wasiir K/xigeenka Gaashaandhiga Salaad Cali Jeele, iyadoo dhinaca Midowga Afrika uu kasoo qeyb galay wakiilka u qaabilsan arrimaha Somalia Maxamed Cali Foum. Wasiirka arrimaha gudaha DF Gacmo Dheere oo ka hadlay goobta maanta hubka lagu soo bandhigayay. Sidoo kale, Salaad Cali Jeele oo maanta goobtaasi ka hadlay ayaa sheegay in Argagaxisa branch weyn ay ka furatay Muqdisho, balse waxuu sheegay in dowladiisa ay dhawaan cirib tiri doonto waxa uu ugu yeeray argagaxisada Muqdisho joogta. Salaad waxuu sheegay in hubkaan maanta lasoo bandhigay ay yihiin kuwii lagu geystay qaraxyadii lagu kala qaaday Madaxweyne Yuusuf iyo Marxuum Ibraahim Shaaweey. Soo bandhigista hubkaan ayaa kusoo beegmaya xili dagaalo qaraar maalintii afaraad ay ka socdaan gudaha magaalada Muqdisho. Cabdi Fatax Axmad.Muqdisho
-
^^He represents the true face of the anti-governemnt groups. The face of the looter, the occupier, the thugs. Nothing religious or nationalistic about it.
-
Latest TFG takes over large areas, Hotels, factories, weapons etc...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Warara goos goos ah oo ku saabsan dagaalada muqdisho ka socda Waxaa ciidamada federalka iyo ku wa ithopia oo is kashayana ay gacanta ku dhigeen maxaabiis aad u tira badan iyo fariisimo cusub ayagoo maanta u eg inay ka gulaysteen arga gixisadii isugu jiray carab iyo ereteria iyo oromo iyo maleeshiyo beledyo yar waxaa kaloo naloo sheegay inay qabteen hub aad utira badan ayagoo hubkas qaar ku gubay garaash weyn qarna ay gacanta ku hayaan waxaana lasheegay in halkasi malayshiyo qaran dida ay qoryahoda iskaga carareen ayagoo u adkaysanm wayay waxa gobta ka dhacaya . Waxaana dawala federalka somalia iyo kuwa ithopia ay isticmalayaan hub casri ah iyo dagaal meleteri tasoo kentay inay malayshiyadu ka cararaan hubkooda waxaa kaloo nalosoo sheegay inay ilaa 30 malayshiyo ah ay is dhiibtay ayagoo go doon ku ah mudo 3 bari ah meel garasha . Intaas waxa dheer in idacada honafric oo u shaqayn jirtay maleyshiyo beled uuruka argagixisada oo maanta lasoo af jaray iyadoo lagu dhuftay 7 madfac . Wariyuhu waxa uu intaa ku daray in malayshiyadu ay diyaar u yihiin inay isdhibaan tasoo kentay saaj l aaan ayagoo mel kasta laga xiray Xaq iyo baadil meel mawada maraan Alaahu akbar. Matangabow muqdisho.