General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^No those who have a hope today of reclaiming their stolen homes, land and country. Ethiopian using mortars is a relity. The looters fighting to keep the loot they stole is another. We live in interesting times.
-
^^^Exactly what goes around comes around. So all the crimes these groups commited against the Somali people is coming to haunt them. Like the kid who cried wolf. Claiming to be religious might have worked, fighting to keep the loot wont.
-
Beelaha jareer oo markii ugu horeysay ciidamo ku biiriyay Dowladda Federaalka Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 26/03/07 Wararka ka imaanaya gobolada Jubooyinka ayaa sheegaya in eelaha Jareer eek u nool ogobladaasi ay ciidamo ku biiriyeen Dowladda Federaalka, waxaana in ka badan 200-dhallinyaro oo ka tirsan beesha Jareer la sheegay inay ku wareejiyeen maamulka Dowladda Federaalka ee gobolada Jubooyinka, halkaasoo la sheegay in looga sii gudbiyay xerada tababarka Luglow. Mid ka mid ah Waxgaradka beesha Jareer ayaa sheegay inay tallaabadi tahay mid guul ah, maadaama beelaha Jareer aanay wax ciidan ah ka qeyb qaadan xukuumadihii dalka ka jiray, taasoo uu sheegay in arrintaani ay aad u soo dhoweeyeen. Ciidamada cusub ee ay beelaha Jareer ku biiriyeen Dowladda Federaalka ayaa la sheegay in la geeyay xerada tababarka ciidamada ee Luglow, halkaasoo la sheegay inuu uga bilaabanayo tababar ciidan si ay uga qeyb qaataan hannaanka dowladda Federaalka ugu jirto inay ciidamo awood leh ku yeelato. Dhinaca kale wararka ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka ay ku guda jirtay inay ciidamo ka qorato gobolada dalka, waxaana haatan xerada balidoogle ee gobolka Sh/hoose ku jira ciidamo ka badan 8000 Askari oo qaarkood dhameystay tababarka ciidamada, kuwaasoo isugu jira Milateri iyo Boolis, waxaa la geeyay qaar ka mid ah Saldhigyada gobolada dalka iyo xerooyinka gaarka ah ee ciidamada Milataarka. Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra) jabra@somaliweyn.com Muqdisho-Somalia
-
Again why are you putting so much hope on dealing with Ethiopian officers? None of you have answered to that question.
-
My apologise to you lads, for the hope you put into your enemies is quite amusing. Talks that we only ever hear from one side, any Ethiopian officers comments? Talks that you base some hope on when the political leaders are determined to finsih of the job, Yey, Geedi and even Zenawi have said the job will continue untill finished. Juje ammazes me for one who thinks that fruad like that of Ahmed Diriye is a quality of national leaders. The fact that Juje yesterday was supporting the TFG with all its Ethiopian support while today he is against due to some new found love for Mogadishu. The TFG is winning simply because its enemies are being decimated. Very simple, the guns are pointing at the coilition of looters, war criminals, scrapmerchants.
-
TFG envoy led by Gacmadheere, Col Isaak Biixi welcomed in Kismaayo.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^Tough talk from the losing side of the mini wars. -
Kismayu: TFG delegation ultimatum to militias..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abwan, you really do not know whats going any where in Somalia so lets leave it at that. Horn, I wont really get into a deep argument with you regarding kismayu. There has been a great deal of change in the Juba's which will not support your claims or arguments tinged with the ever useful clan bravado. 1. The little coup attempt only unmasked the intention sof a certain group. 2. The TFG forces of the Juba's which are more than a single clan have the resources to capture the city without much fuss, and which will happen either through dialogue or through the bullet. Actually its your choice, or I mean your groups choice of which of the two methods restores the balance. If as you claim this is a landmark moments, then who is elading this clan millitia, what are their intetntions aside from blaming Afgaduud, remmeber a number of young men have been Murdered and their clan will not listen to idle talk about "Afgaduud". I do love how you always make your kinsmen into supermen, we had Hiiraale [who seems lost] we had Farataag who is a minor player and now old Abdirizaq Bixi, well he is a big man to you but we know him as an MP, nothing more. But I do like your bravado and that never ending support. Be careful what you wish for dear lad, you are stakeholders in Kismayu and no more. Do not push the issue to a point of no return. Lets wait and see, the real drama is in Mogadishu, Kismayu is fine and the TFG troops will return, the admin will stay and continue to get stronger, everybody will learn from this episode. The only question here is how and when and not if. Duke -
TFG envoy led by Gacmadheere, Col Isaak Biixi welcomed in Kismaayo.
General Duke replied to Gabbal's topic in Politics
^^^Saxib dont insult people, the envoy has important personalities and you have no right to insult them. Also whats so funny about a Bossaos or Gedo media centres? I dont get such comments. -
^^^The Duke thanks you, though I guess Ahmed Bililiqo thanks you even more.
-
No ceasefire saxib, just the ending of these groups.
-
^^^My concern for my health is noted. Though your concern for the looters Inc has been noted a while back. Saxib what we face is a dumb enemy who thinks they can out gun a real army. This is their downfall and the people are rejoicing.
-
Profiteers, too, fight government in Somalia
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
These people can cry all they want the people who lost out on their properteis, those who have not looted are on the majority and they will win in the end. -
Profiteers, too, fight government in Somalia
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
the past few weeks, these profiteers have been teaming up with clan fighters and radical Islamists to bring down Somalia's transitional government, the country's 14th attempt at ending the free-for-all of the last 16 years. They are attacking government troops, smuggling in arms and using their business savvy to raise money for the insurgency. And they are surprisingly open about it. Omar Hussein Ahmed, an olive oil exporter in Mogadishu, the capital, said he and a group of fellow traders recently bought some missiles to shoot at government soldiers. Taxes are annoying, he explained. Taxes are annoying, he explained. They really are and they are coming. -
Odayaasha beelaha ****** iyo saraakiisha ciidamada Itoobiya oo kulan fool ka gool ku leh Hotelka Saxafi Dayniile.com
-
War deg deg ah:odayaasha beelaha ****** iyo sarakiil itoobiyaan ah oo shir ku yeeshay hoteel Saxafi Waagacusub
-
Tigray, Amxaro Wayoone? We are winning, we are doing this and that>? So why meet with them?, Why call on them? Why the need for a ceasefire with a bunch of @###$$%% ? Ah and lets not use the love of the people, when these clowns were atacking Kismayu, Baidoa & Galkacyu they did not care for ceasefires. It was against their fait then
-
Kulankii saraakiisha Ethiopia iyo guddiga xabad joojinya oo natiijo la'aan ku dhamaaday Click here to find shabelle news in english Mogadishu 25, April.07 ( Sh.M.Network) Guddiga Xabad joojinta Beelaha Hawiya iyo saraakiisha ciidamada Ethiopia kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa natiijo la'aan ku dhamaaday. Afhayeenka Guddiga Xabad joojinta Beesha ****** oo Shabelle u waramay ka dib kulankii maanta ay ku yeesheen Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in kulankaasi aysan ka soo bixin wax natiijo ah, isagoo sheegay in halkaasi aan looga dhawaaqin wax xabad joojin ah. Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in saraakiisha Ethiopia ay wateen Mowqif u gaar ah oo ay ku sheegeen in ay doonayaan xubno Alqaacido ay ugu yeereen, waxaana odayaasha ay arinkaasi ugu jawaabeen in aanu jirin wax argagixiso ah oo gabaad ay siinayaan isla markaana ciidamada Ethiopia ay ku soo duulaamo ku soo qaadeen qabaa'il. Kulankaan ay qaateen odayaasha beelaha ****** iyo saraakiisha ciidamada Ethiopia ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay xubno wasiiro ka tirsan dowladda KMG ah ee Somalia sida uu sheegay Afhayeenka oo ka gaabsaday in uu carabaabo. Kulankaan oo dadweynaha ay ka sugayeen natiijo wanaagsan oo ku aadan xabad joojin ayaa dib loo dhigay ilaa maalinta berri ah, waxaana ay aheyd ujeedada koowaad ee looga hadlay kulankaasi sidii saraakiisha Ethiopian ka ah ay warbaahinta uga hadli lahaayeen isla markaana ay si rasmi ah ugu dhawaaqi lahaayeen xabad joojin rasmi ah.
-
Cabinet meets in Mogadishu : whats on the agenda?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No how to turn the Mogadishu groups into their former ways of singing to the dear leader of Somalia. -
^^^Wishful thinking the EU is not your shinning knight in armour it will support this governemnt because it is in ots interest, its powerful members such as Britian supports the TFG plans fully. As for the meeting, I really dont buy into this sureness of yours, like you used to say, Mogadishu will never be captured, now its Mogadishu will never be pacified. I say never say never. The meeting is in schedule, and the reqason behind its initial announcement was to get the likes of Abdiqasin, Culusow and Ahmed Bililiqo worked up that they came out guns blazing. Come out of the wood work was the main aim, and thank goodness it worked. Now for the moping up.
-
Kismayu: TFG delegation ultimatum to militias..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I am not a member of the TFG. Libax, The Kismayu issue is one of neglect and over conidance as well as some deceit on the part of some people. 1. Most of the TFG army left the city a few weeks back, most went on to Mogadishu, Baidoa and other parts of the Juba's. 2. A few days ago the governor of the lower Juba left the city on a working visit to Afmadow and Dhoobley he took the remaining bulk of the forces. 3. The TFG created a palamilitary forces of 100 to support the police in tackling the armed groups of the city. When the clashes started some of these groups supported their clan millitia and this is the reason Afgaduud took his troops to the outskirts of the city. Now the troops are coming back from all quarters, those in Afmadow, Baidoa and some even from Mogadishu. They neglected Kismayu and that was a mistake, I doubt it will happen again though. -
Cabinet meets in Mogadishu : whats on the agenda?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Golaha Wasiirada oo ansixiyey Canshuuro lagu soo rogay shirkadaha Isgaarsiinta iyo Xawaaladaha Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Fkmg Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shir gudoominayey kulan ay galabta yeesheen golaha Xukuumada iyadoo looga hadlay sedex qodob oo kala ahaa Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Fkmg Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shir gudoominayey kulan ay galabta yeesheen golaha Xukuumada iyadoo looga hadlay sedex qodob oo kala ahaa Warbixin laga dhagaystay gudi wasiiro ah oo loo xilsaaray arrimaha Dhaqaalaha, Shatiyo loo samayn doono ganacsatada wax dhoofisa waxna keenta, iyo qodobka ugu danbeeya oo ahaa dhaleeceeyn loo soo jeediyey qaar ka tirsan saraakiil ka tirsan midowga Yurub oo ku sugan Nairobi. Shatiyada loo samayn doono ganacsatada wax dhoofiso soona dajisa ayaa waxaa golaha wasiirada soo hordhigay Wasiirka Ganacsiga Prof. Cabdulaahi Cali Afrax, waxaa xukuumada ay ansixisay in wasaarada Ganacsiga laga qaata shatiyo sannadle ah oo qiimihiisa lagu sheegay sanadkiiba 2500$ marka uu sanadkaasi dhamaadana waxaa lagu cusboonaysiinayaa 500$. Sidoo kale waxaa warbixin laga dhagaystay Gudigii wasiirada ahaa ee loo saaray dhaqaalaha oo keenay warbixino kusaabsan waxyaalo isku qasnaa iyo waliba sidii canshuuro loogu soo rogi lahaa shirkadaha Isgaarsiinta, Xawaaladaha iyo kaluumaysiga iyadoo qiimo macquul ah ay isku afgarteen in laga qaado shirkadahaasi. Ugu danbeyntii golaha wasiirada ayaa canbaareyn dusha ugu tuuray qaar ka tirsan saraakiisha Midowga Yurub ee ku sugan magaalad Nairobi oo ka hadlay arrimaha dagaalada, golaha ayaa ku tilmaamay in midowga yurub shaqaalahooda ay canbaaraynayaan hadalka kasoo yeeray ayna ku tilmaameen mid wax u dhimaya la dagaalanka argagixisada. Dhanka kale dagaalada Muqdisho ayaa maanta meelo badan ka soconayey sida Yaaqshiid, Huruwaa madaxtooyada oo lagu soo ridayey Hoobiyeyaal, dagaaladan ayaa jalaaftay dhowr shacab, iyadoo ay ku nafweynayaan dad tiro badan, iyadoo la isku ridayo hubka noocyadiisa kala gadisan waxay wararku intaasi ku darayaan in maanta uu hoobiye kusoo dhacay degmada Xamar weyne oo maalmahaan nabad ahayd waxaana la sheegay in halkaasi ay afar qofood ku geeriyoodeen tiro kalena ay ku dhaawacmeen, cisbitaalada ayaa buux dhaafay oo aanan lahayn sariiro iyo dawooyinka oo gabaabsi ah. Xafiiska Wararka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho -
Golaha Wasiirada oo ka hadlay arimaha dagaalada Muqdisho iyo ansixin maareeyaha guud ee haý'ada duulimaadka hawada Kulan ay isugu yimaadeen inta badan Golaha wasiirada xukuumada federaalka kmg oo uu shir gudoominayey Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Fkmg Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay dagaalada ka dhacaya magaalada Muqdisho iyo waliba qilaafka magaalada Kismaayo. Ra'iisul Wasaare Geedi ayaa shegay inuu magaalada Kismaayo u diray gudi wasiiro, xildhibano iy saraakiil oo uu horkacayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamuud Maxamed Guuleed Gacmo dheere iyago gaaray magaalada Kismaayo sidiirana loogu soo dhaweeyey halkaasi sida ay ii xaqiijjiyeen wariye la socday wafdigaasi. Sida warbixinta galoha wasiirada lagu sheegay wafdiga Dowladda federaalka oo Kismaayo gaaray ayaa kulamo la yeelan doono maamulka Gobolka, Degmada iyo qeybaha bulshadda, iyagoo baari doona sababahii dhaliyey isku dhacii dagaal ee sababay in qaar ka tirsan Ciidamada Dowlada laga saaro magaalada Kismaayo, Warar ilo xog ogaal ah ayaa waxay sheegayaan in hubkii iyo saanadii laga qabsaday lagu wareejiyey ciidamo dowlada ah oo kusugan Garoonka diyaaradaha iyo Dekadda. Ra'iisul Wasaare Geedi oo waribixin siinayey golahiisa xukuumada ayaa ugu horeyn uga hadlay dagaalada Muqdisho dhibaatooyinkii ay jilaafteen isagoo sheegay in uu ugu talo galay Raashiin kala duwan oo la siiyo dadweynaha dhibaatada kasoo gaartay Qaxa iyo madaafiicda wuxuuna hor dhigay qaabkii dadyowgaasi dhibaataysan loo gaarsiin lahaa raashinkaasi looguna qeybin lahaa. Dhanka kale Golaha wasiirada ayaa maanta isla ogolaaday Maxamuud Shiikh Cali (Dable Pilote) uu noqdo Agaasimaha Guud ee Hay'ada Duulimaadka Hawada, taasoo dhamaan golaha wasiirada ay cod aqlibiyad ah isla ogolaadeen. Golaha Wasiirada kulankooda maanta ayaa barbar socda dagaalo ka soconaya waqooyiga Muqdisho oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda oo kaashanaya kuwo dalka Ethiopia oo la dagaalamaya kuwo kasoo horjeeda joogista Dowlada fedaralaka joogisteeda magaalada muqdisho. Xafiiska Warqabadka ee Carmooyin.com
-
^^^Not really the TFG has to solve the Mogadishu issue before the meeting, we still have two full months and this will go on till its completed. Remember the Somali people waited for 16 years, they can wait a little bit longer..
-
Kismayu: TFG delegation ultimatum to militias..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Come on even you must know that Geedi is trying to score some heavy political points. His comments were for the external players and support structures and not for internal consumption. -
Muqdisho: “Dowladdu waxay la dagaalameysaa kooxo argagixiso ah oo laga keenay dalal shisheeye” Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya 25. April 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Wasiirka warfaafinta dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in dowladda KMG ah ee Soomaaliyeed ay guulo wax ku ool ah ka gaartay dagaaladii ay kula jirtay kooxaha argagixisada ah ee ku sugan xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. “Dowladdu waxay la dagaalameysaa kooxo argagixiso ah oo laga keenay dalal shiosheeye, kuwaasi oo dhibaato ku soo kordhiyay dalka, ayey dowladdu ku guuleysatay in ay ka bixiyaan xaafadihii ay ku jireen inta harsana waan soo afjareynaa inaga iyo saaxiibadeena Itoobiya” ayuu yiri Wasiirka warfaafinta oo la hadlayey AllPuntland. “Shacabka Soomaaliyeed 16 sano ayuu dhibaato ku jiray, arinta maanta socotana waa tii lagu soo afjarayey” ayuu yiri Madoobe Nuunow Maxamed oo intaa raaciyay in kooxo argagixiso ah oo laga keenay dalalka shisheeye ay dalka Soomaaliya u soo masaafuriyeen dhibaato si ay u waxyeeleeyaan jiritaanka qaranimada Soomaaliyeed. Wafiirka Warfaafinta ayaa eedeyn kulul u soo jeediyay Midowga Yurub isagoo ku eedeeyay iney dhiiri gelin siiyaan kooxaha ka dagaalamaya magaalada Muqdisho wuxuuna ugu baaqay dalalka Yurub in ay la xisaabtamaan wakiilkooda u fadhiya magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
