
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
TFG troops secure Mogadishu, BAKARAHA as well.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Guduoomiyaha Gobolka Banaadir oo loo magacaabey Maxamed Dheere Last Updated::2007-04-28 10:48:45 Mogadisco:-Wareegto ka soo baxdey Xafiiska Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed geedi isla markaasna uu ansixiyey Madaxweynaha DF Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa xil ka qaadis lagu sameeyey Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banadir isla markaana ah Duqa Magaalada Muqdisho Cade Xasan Gaabow. wareegtada ayaa sidoo kale waxaa lagu magacaabey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho, waxaana Xilkaas loo magacaabey Maxamed Cumar xabeeb (Maxamed DHeere). Ilaa iyo haatan lama garanayo Sababta dhabta ah ee ka danbeysa in xil ka qaadis lagu sameeyo Cadde Xasan Gaabow isla markaana Xilka Gudoomiye Nimada Gobolka loo magacaabo Maxamed Dheere hase yeeshee waxaa ay u muuqataa in la doonayo bal in la arko maadaama ay muqdisho ay degan tahay maalintii labaad in maxamed dheere uu wax ku soo kordhin karo Nabada magaalada Muqdisho oo baryihii ugu danbeysey ay ka socdeen Qul qulatooyin. Wareegtada ka soo baxdey Xafiiska Ra'iisul wasaaraha ayaa saxaafada waxaa u akhriyey wariye ka tirsan Xafiiska Ra'iisul wasaaraha, waxaana markii warkaan la maqley ay dadku si aad ah astacajab ogu noqotey. Cade Xasan Gaabow ayaa waxaa horeyxilkaan ugu magacaabey DF Soomaaliya Kolkii ay ku sugneyd magaalada Jawhar. waxaana Cade gaabow mudadii uu hayey Xilkaan ka hor yimid Caqabado dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen markii ay ka talinayeen Hogaamiye kooxeedyadii muqdisho in aysan wax aqoonsi ah aysan siin, iada oo markii maxkamadihii Islaamiga ay la wareegeena awooda maaalada Muqdisho ay yeeleen sidii ay sameeyeen Hogaamiye kooxeedyadii oo kale. Mohamed ALi (Dalmar) mohamedali11@gmail.com Horseednet.com
-
War deg deg ah: Max'ed Dheere oo loo magacaabey Gudoomiyaha G/Banaadir War hada naga soo gaarey magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Max'ed Cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Koonfurta Soomaaliya loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, taasi oo ka dhigan inay xilkiisii laga xayuubiyey Cade Gaabow oo horey xilkaasi ugu magacownaa. Magacaabista Max'ed Dheere ayaa waxay daqiiqad ka hor ka soo baxdey xafiiska Ra'isalwasaare Cali Max'ed Geedi, waxaana uu kala tashadey Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya. Max'ed Dheere ayaa maalmihii ugu dambeeyey wuxuu si weyn ugu hawlanaa sidii ciidamada dawlada iyo kuwa Itoobiya ay ula wareegi lahaayen amaanka magaalada caasimada ah ee Muqdisho. C/laahi Soomaali SBC Muqdisho
-
Dowladda KMG oo maamul cusub u sameysay gobolka Banadir Click here to find this article in english Mogadishu 28, April.07 ( Sh.M.Network) Dowladda kMG ah ee Somalia ayaa maamul cusub u magacowday gobolka Banadir ka dib markii xilkii laga qaaday maamulkii Cadde Gaaboow, xilli maalintii labaad ay dagan tahay caasimadda Somalia ka dib dagaalo muddo 8 maalmood ah ka socday oo ay ku nafwaayeen in ka badan 350 ruux. Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra'isulwasaaraha Somalia, Cali Max'ed Geedi oo uu soo ansixiyay Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed ayaa lagu magacaabay Max'ed Cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) in uu noqdo gudoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho halka wareegtadaasi xilkii looga qaaday Max'uud Xasan Cali cadde Gaaboow. Wareegtadaan ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay Wariye ka tirsan xafiiska Ra'isulwasaare Geedi la yiraahdo Max'ed Siidii. Shacabka magaalada Muqdisho ayaa u hanqal taagaya bal isbadalka uu Max'ed Dheere ku soo kordhin karo gobolka Banadir, iyadoo Max'ed Dheere oo horey uga arimin jirey gobolka Sh/dhexe gaar ahaan magaalada Jowhar uu ka dhigay meel nabdoon. Magacaabista maamulkaan cusub ee gobolka Banadir ayaa ku soo beegmaya xilli maalintii labaad gacan ku heynta caasimadda Somalia ay la wareegeen ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia oo ay wehliyaan ciidamada Ethiopia, iyadoo saakay lagu arkayay isgoysyada magaalada Muqdisho ciidamada booliska dowladda KMG ah. Click here to find this article in english Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
TFG troops secure Mogadishu, BAKARAHA as well.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
DKMG ah oo ciidamo soo dhoobtay isgoysyada Muqdisho Click here to find this article in english Mogadishu 28, April.07 ( Sh.M.Network) Qaar ka mid ah isgoysyada wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay lagu arkayay ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah si ay u sugaan amaanka gobolka Banadir oo gacan ku heynteeda ay la wareegeen maalin ka hor ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda. Ciidamo fara badan oo ku hubeysan gawaarida dagaalka iyo qoryaha fudud nuucyadooda kala duwan ayaa saakay lagu arkayay wadooyinka iyo isgoysyada Muqdisho, kuwaasi oo baarayay gaadiidka yaryar ee sida gaar ka ah loo leeyahay. Imaatinka ciidamada dowladda ee isgoysyada Muqdisho ayaa waxa ay ka dambeysay ka dib dagaalo muddo 8 maalmood ah oo ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia ay ku jiireen xoogaggii wax iska caabinta Somalia. Ciidamadan Booliska ee la soo dhoobay Isgoysyada ayaa wax ka tari doona amaan darro baahsan oo ka taagneyd wadooyinka, iyadoo isgoysyada ay joogi jireen kooxo maleeshiyooyin ah oo gaadiidka ka qaata lacago baad ah. Ilaa iyo haatan isgoysyada lagu arkay ciidamadan Booliska ayaa waxaa ka mid ah isgoysyada H/wadaag, Bakaaro, KPP, Tarabuunka, iyo dhamaan deegaanadii dagaaladu ay ka dhaceen ee wadada warshadaha. Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmeen, xilli shalay magaalada Muqdisho ay ka dhaceen bililiqo loo geeystay dhismayaal shirkado iyo guryo. Amran Cumar Xuseen oo Mas'uul ka ah Mashruuc lagu tababaro haweenka Somaliyeed ayaa sheegtay in qalab ay soo dhiibtay dowladda Finland oo loogu talo galay in lagu meel mariyo Mashruucaasi ayaa lagu bililiqeystay deegaanka Carfaat. " Waxaan aad uga niyad jabsanahay in qalabkaan oo isugu jira Computero iyo qalab kale guud ahaan ay raaceen boobkii shalay ka dhacay caasimadda. Meelaha la taaban karo ee boobka loo geeystay waxaa ka mid ah dhismihii warshadii Coca Cocala oo aheyd warshadda kaliya ee soo saarta cabitaanada Fantada, Sparite ka iyo kookada. Click here to find this article in english -
TFG troops secure Mogadishu, BAKARAHA as well.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada DF oo isku fidiyey casimada Somalia 27 Apr 27, 2007 - 8:00:22 AM Ciidamada dowlada oo ilaalinaya goobihii ay la wareegeen Ciidamda dowlada oo kaashanya kuwa Ethiopia ayaa magaalada Muqdisho ka tagey shaley meelo aysan horey u gaarin tan iyo intii ay yimaadeen magaalo madaxda. Ciidamadan ayaa gaarey jidka sodonka iyaga oo baaritano ka sameynayey goobahaas isla markaasna su'aalo weydiinayey dadka goobahaas dagan. Dhianca kale ciidamada ayaa barro ciidan ka sameystey jidka Tarabuunka , waxaana ay isku balariyeen dhamaan xaafadaha Al-baraka, Black sea ee gala jid gala Bakaraha, Baar Ubax, Cassa pobalare, Shiirkole, iyo deegaamada kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Ciidamadan ayaa sidoo kale galayey guryo farta loogu fiiqey kuwaas oo laga kexeystey dad dhalinyaro ah inkastoo badankood la sii daayey markii dambe sida aan ku heley wararka. Dad goobjoogayaal ah ayaa Garowe Online u sheegey in ciidamada ay ka eegayeen gacmaha dhalinyarada caalaamado muujinaya in ay ridayeen qoryaha dagaalka. Dhinaca kale waxaa maanta aad u dagan goobihii dagaladu ka dhaceen maalmihii la soo dhaafey. Degnaanshaha ka jira goobihii lagu dagaalamey ayaa keeney bililiqo xoog leh oo loo geystey goobo badan sida warshadii Cocolada iyo xarumo kale. Wasiir ku xigeenka gashaandhiga Salaad Cali Jeele oo ka hadley boobkaan ka dhacey goobaha xasiloonidu ku soo noqtey ayaa sheegey in ciidamadu hadda wax ka qabteen isla markaana arinkaanu dhacey xilligii kala guurka. Dhinaca kale waxaa magaalada Muqdisho dib ugu soo noqdey Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf kadib markii uu booqosho ku tagey wadanka Ethiopia iyo magaalada Baydhabo. Dib u soo noqoshada Madaxweyne Cabdulahi ayaa ku soo beegantey xilli ciidamadiisu ay guulo wax ku ool ah ka gareen dagaaladii ka socdey magaalada Muqdisho. -
Muqdisho: Ciidamada Dowladda oo saakay howlgalo ka wada isgoysyada Muqdisho iyo Bakaaraha 28. April 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa saakay degay isgoysyo hor leh oo ka tirsan caasimada magaalada Muqdisho, kadib markii ay mudo labo maalmood ah ay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku heynta caasimada Muqdisho oo ay ugu awood roonaadeen kooxihii Maxkamadihii Islaamiga ka harsanaa. Ciidamadan ayaa saakay howlo baaris ah ka bilaabay Isgoysyada Waaweyn ee wadada wadnaha, kan Sodonka iyo wadooyinka kale ee magaalada, iyadoo markii ugu horeysay ciidamada dowladda saakay lagu arkayey isgoyska Howl-wadaag iyo Isgoyska Bakaaraha oo amaanka Suuqa bakaaraha ay si rasmi ah ula wareegeen ciidamada dowladda. Sidoo kale xaafadaha qaar ayaa waxay xalay ilaa maanta ay howlo baaris ah ka wadeen xaafadaha qaar oo guri guri ay u galayeen iyadoo ay ka baarayaan hub iyo walxaha kale ee qarxa. Tallaabadan ayaa ka danbeysay kadib markii hoggaanka sare ee Booliska |oomaaliyeed iyo ganacsatada Gobolka Banaadir ay shalay ka wada hadleen sidii loo badbaadin lahaa hantida taal suuqa Bakaaraha oo waxyeelo u soo gaari laheyn iyadoo la isla gartay in si wada jir ah looga shaqeeyo amaanka suuqa Bakaaraha oo ah halbowlaha ganacsiga Muqdisho. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
Can the man who tamed lower Shabbele tame Banadir.
-
Muqdisho: Maxamed Dheere oo loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho. 28. april 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Dikreeto kasoo baxday xafiiska raysulwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa lagu magacaabay guddoomiyahaa gobolka ahna duqa magaalada Muqdisho , Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed dheere0. Madaxwaynaha dawladda federaalka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ansixiyay dikreetadan lagu magacaabayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa .. Maxamuud Xasan Cali Cadde (Gaaboow) oo horay u ahaa guddoomiyaha Muqdisho ayaa jagadii laga xayuubiyay. Maamulkan lagu dhawaaqay ayaa wuxuu kuso beegmayaa xilli magaalada Muqdisho maalintii labaad ay si rasmi ah gacanta ugu hayso dawladda federaalka iyo ciidamada Itoobiya. Maxamed Dheere oo horay uga arimin jiray gobolka Shabeellada dhexe ayaa lagu xasuustaa inuu gobolka uu ka talin jiray ammaankiisu uu ka duwanaa gobollada kale , asagoo arinta xagga xasiloonida iyo maamulka horumar kasameeyay. Bishii Feberaayona wuxuu kamid ahaa kooxdii la dagaallanka argagixisada oo asaga iyo raggii la jirayba looga awood roonaaday gacan ku hayntii Muqdisho iyo waliba gobolkii uu in badan ka talin jiray. Dabayaaqadii sanadkii 2006dana wuxuu dib ugu soo laabtay gobolkii uu ka talin jiray ee Shabeellada dhexe, walow markaasi laga qaaday guddoomiye nimadii gobolka Shabeellada dhexe. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Mogadishu calm past 16 hours....TFG troops expand hold.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dagaaladaan oo shalay joogsaday ka dib markii ciidamada Ethiopia oo kaashanaya kuwa dowladda ay jiireen xoogaggii wax iska caabinta ayaa la aaminsan yahay in ay galaafteen nolosha in ka badan 300 ruux halka tiro ku dhow kun kalena ay ku barakaceen. From Shabbele itself. -
Mogadishu calm past 16 hours....TFG troops expand hold.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
AFP news agency is reporting that Ethiopians and government troops are moving house-to-house in northern districts arresting suspected insurgents. There are reports that men are fleeing northern districts in case they are arrested as insurgents. "They are moving from house to house, arresting people," Ibrahim Sheikh Mao, a resident of the Suuqahoola district told AFP. He said the Ethiopians were studying people's elbows and hands for bruises or marks to indicate that they had been firing weapons. -
Mogadishu calm past 16 hours....TFG troops expand hold.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada dowladda federalka oo howl-gal hub lagu baarayo ka bilaabay goobihii ay la wareegeen - Jimco, 27, Apri. 2007 (HOL) Ciidamada Dowlada Federaalka iyo Cutubyo ka Tirsan kuwa Xukumada Itoobiya ayaa bilaabay baaritaano lagu baadi goobayo hub wali ku sii haray xaafadaha Qaar gaar ahaa goobihii ay ka socdeen dagaaladii ugu darnaa ee ka dhacay Caasimada Maalmihii aynu ka soo gudubnay - Wararkii Maanta April 27 -
Insurgents Beledwayne bridge bombing failed
General Duke replied to Gordon Gekko's topic in Politics
Great news indeed. Hiiraan is taking action. -
Mogadishu calm past 16 hours....TFG troops expand hold.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Can you bring evidance things are to the contrary? Any battles today, the claims above are inaccurate and so on. -
Mogadishu calm past 16 hours....TFG troops expand hold.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Waxaa saakay aad u degan gobihii dagaalada ay ka dhaceen ee magaalada muqdisho ka dib dagaalo socday mudo sideed maalmood ah. Deegaanada Fagax Ramadaan Jiiro garoob Hotel bin cali Hotel towfiiq isgooyska towfiiq cali kamiin goobahaasio oo ahaa goobihii sida aadka ah loogu dagaalamay ayaa saakay laga dareemayaa deganaansho ka dib markii shalay. goobahaasi gacan ku heyntooda ay la wareegeen ciidamada Ethiopia kuwaasoo fariisamo ka sameeysatay goobahaasi Waxaa sidoo kale degan xaafadda Taleex oo shalay Maqribkii agaal qaraar uu ku dhacay.Dagaalkaasi ayaa waxa uu dhex maray Ciidamada Dowladda KMG ah ee Somalia iyo Kooxaha kasoo horjeeda Joogitaankooda magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia. saaka ayaa waxaa soo if baxay in wadooyinka laga xaaqayo buuraha ay dhiseen kooxihii dowlada diidanaa iyadoo la arkayo wadooyinka magaalada muqdisho ciidamada dowlada iyaga oo gaaf wareegayo . saaka ayaa waxaa lagu arkay baar ubax iyo albaraka . waxaa soo ifbaxay magaalada iun ay gacan ku haynteeda ay sibuuxda ula wareegeen ciidamada dowlada iyo kuwa itoobiyaanka. alsom17@hotmail.com Shabeeladahoose.com -
The clan divison is temporary until local election can take place then it will be about districts. Till then this was the best formula in order to get evryone on board.
-
^^^I heard Ahmed Biliqo voice, I have heard all the so called experts living it large in the Diaspora I heard these selected voices on Yusuf GRAD'S BBC, but I have yet to heard the voice of the dispossed, the unarmed clans how was it for them[/b to go through 16 year nightmare, what about the many orphans, the unemployed, the uneducated, the women and the little children. This is the majority who need a life, and not the few yeatserdays "big shotts".
-
^^^Again a total fiction, before the TFG there was a whole sale occupation and the legitimization of those who held both public and private property, whole regions were under the control of those maurauding thugs. There was illicit charcoal trade, scrap trade, and even drugs. Our beautiful southern regions were turned into deserts for profit. There was no care for the rights of the civilians, this will change. Today the TFG is empowering the locals, the minorities the unarmed but numerous Somalis clans of the southern regions. They have a chance to be treated like human beings and not be seen as some third rate untouchables. Red Sea, I admire your confidance, but the end for the armed groups is nigh, the Ethiopian excuse will soon evaporate, they will leave insha Allah. Its already begun, the Somali peoples voice will be heard unfiltered soon, insha ALLAH.
-
^^^The TFG ha pulled it off, it has given its self the space and time needed to reconstitute all the nationa institutions first those that deal with security and uphold the law. Waa su'aal oo aysan ka jawaabi karin laakin their contributions so far has been amusing so I hope that they continue to post
-
^^^A great attempt, but we all know that no one was targeting civilains other than those who were setting of bombs and mortars in neighbourhoods as a way to keep the struggle. As for the second part of your remark the missionw as to clear out the armed faction hostile to the TFG thats has been achieved with a great cost I might add. Now the TFG has the space, and time to build up a real national armed forces one that has not been seen in decades. Thats the headache for the anti-governemnt groups led by the secessionits. How to overcoem this problem when the majority of Somali's are in support of the new national governemnt in place. Ethiopia will leave soon, but the TFG will remain, much stronger than ever imagined.
-
^^^Thats a great answer, highlighting that your position has now changed yet again. The TFG was fighting a group hiding in those areas and not its people.
-
They preatch to us yet ---Saudis arrest 172 in 'terror raid'
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its quite amusing how they talk to us while they deal harshly with their trouble makers. Come on Arabs give us a break. -
They preatch to us yet ---Saudis arrest 172 in 'terror raid'
General Duke posted a topic in Politics
Saudis arrest 172 in 'terror raid' TV grab of Saudi police digging in desert areas and seizing weapons such as rocket-propelled grenades Saudi officials say they have foiled an al Qaeda-linked plot to attack oil facilities and military bases in the kingdom and arrested up to 172 suspects, including trainee pilots preparing for suicide operations. The interior ministry said in a statement on on Friday that police seized weapons and over $5.33m in cash from seven armed cells. The statement, broadcast on Al-Ekhbaria state television, said: "Some had begun training on the use of weapons, and some were sent to other countries to study aviation in preparation to use them to carry out terrorist operations inside the kingdom." The ministry said that the suspects were plotting to carry out suicide attacks on public figures and oil installations in addition to targeting military bases. Top exporter Saudi Arabia is the world's top oil exporter, supplying about seven million barrels a day to world markets. It holds nearly a quarter of the world's oil reserves. The Saudi interior ministry said the suspects had been "influenced by the deviant ideology", a reference used by the kingdom's officials to refer to al-Qaeda. Most of the 19 al-Qaeda fighters who commandeered hijacked planes in the September 11, 2001, attacks on the US were Saudis. Muslim fighters swearing allegiance to al-Qaeda launched a violent campaign to topple the Saudi monarchy in 2003, carrying out suicide bomb attacks on foreigners and government buildings, including the oil industry. Deviant group Mansour al-Turki, an interior ministry spokesman, said: "It is obvious that the deviant group is still trying to revive its criminal activities in the kingdom." He said that a total of 172 suspects from seven cells have been arrested, mostly Saudis but including some foreigners, who had trained abroad. "They are linked to foreign elements and had benefited from restive areas to recruit, plan and train (for attacks)," al-Turki said, in an apparent reference to Iraq, where up to 3,000 Saudi fighters are believed to have joined Iraqis in their fight against US-backed Iraqi government forces. Television pictures showed police digging in desert areas and searching buildings, seizing weapons, including rocket-propelled grenades and automatic rifles, computers and bundles of money. -
If the TFG aim was to kill innocent civilians as some claim why is it not doing so now? Why have they ended the operation if the aim was to commit genocide?
-
Mogadishu calm past 16 hours....TFG troops expand hold.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
MUQDISHOWGOOBIHII DAGAALADU SAGAALKA CASHO KA SOCDEEN OO DEGGAN Magaalada Muqdishow oo maanta deggan kaddib dagaal faraha looga gubtay oo sagaal maalmood ka socday Magaalada Dagaalkaas oo u dhexeeyey Ciidamada Dalka Itoobiya iyo kuwa dawladda iyo Kooxo Hubaysan oo kasoo horjeeday. Dagaaladaas kaddib waxaa Goobo badan oo Istraatiiji ah laga qabsaday Kooxihii Muqaawamada. Maanta markii ugu horreysay ayaa Ciidamada Dawladda iyo kuwa Itoobiya isku fidiyeen Xaafadaha iyo jidadka Koonfurta iyo Waqooyiga magaalada Muqdishow . Waxaana Ciidamada Dawladda aay bilaabeen in aay goobihii aay qabsadeen ka bilaabaan baaritaan iyagoo galaya goobaha iyo aqalada aay ka shakisan yihiin in aay wali ku dhuumaalaysanayaan haraagii muqaawimada . Waxaa kale oo lagu arkayaa jidadka maydad daadsan oo aan wali la aasin . Raíisulwasaaraha Dawladda Soomaaliya Cali Maxamad Geedi wuxuu shalay ku dhawaaqay in dagaalkii muqdishow lasoo afjaray lagana adkaaday Muqaawimadii dawladda kasoo horjeeday. Shegashada Geedi waxaa shaki ka muujiyey xeeldheerayaasha arimaha milatarka oo sheegay in inkasta oo dhabar jab uu ku dhacay kooxihii muqaawimada in misna aay wadidoonaan dagaalka dhuumaalaysiga ah oo aay kaga soo horjeedaan ciidamada Itoobiya iyo Kuwa dawladda. Jamciyadda Qaruumaha ka dhexaysa waxaay ku qiyaastay dadka ka qaxay magaalada Muqdishow in aay Gaarayaan 360 kun oo qoaf . Maanta ilaa xalay waxaa lagu hayey bililiqo xoog leh meelo kamid ah xaafadihii laga haajiray ,waxaana bililiqada ugu wayni aay ka dhacday Warshadda coca -coolada oo si weeyn loo boobay . Somaliweyn Media Center/SMC