General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Shacabkii ka soo qaxay Muqdisho oo bilaabay In ay dib ugu laabtaan Magaalada Muqdisho ,Shacab aad u fara badan oo ka soo qaxay guryahooda una badan haween iyo Caruur ayaa bilaabay in ay dib ugu laabtaan Magaalada Muqdisho oo ay Dagaaladii ka soo barakiciyeen . In ka badan ilaa 35 gawaarida loo yaqaan Homy ayaa maanta oo kaliya ka soo baxay Magaalada Jowhar oo ay in mudo ah ku sugnayeen iyadoo maciin biday in ay iska tawakalaan Magaalada Muqdisho oo laba maalin ka hor dagaal ugu danbeysay , Dadkaan ka soo barakacay Muqdisho ayaa intooda badan waxaa ay magaalada ku joogeen darxumo baahsan marka laga reebo xoogaa fara kutirs ah kuwaasi oo iyagu horay u watay xoogaa lacago ah , Maamulkii hoos tagi jiray Max,ed dheere oo aan wali Dowlada ka wareejin Shabeelaha Dhexe ayaa qaakii ugu liitay Dajiyay xeerooyin ay ka mid yiihiin xaruntii hore ee xiriirka Shaqaalaha , Wakaaladii hore ee biyaha kuwaasi oo aaneysan jirin cid wax u qabatay marka laga fiiinayo dhinaca bani,aadanimada waxaa ayna heleen maro kaneecooyin ay u qeybisay Hey,ada dhinaca caafiimaadka sida aadka ah ugu muuqato Gobolkan Shabeelaha Dhexe gacantana ku heysa Cisbitaalka Gobolka ee INTERSOS. Shacabka qaxootiga ah ee iminka ku jira xeryahaasi ayaa waxaa ay fiil u galaan quudin ay u bilaabeen Uruurka Haweenka degmada Jowhar oo u wadi doono ilaa 10 Maalmood . Dadkani ku jira xeryaha qaxootiga Degamada Jowhar oo u badan Haween iyo Caruur ayaa waxaa heysta iminka Macluul tii ugu badneyd , waxaana sidoo kale jira qoysas aad u tiro badan kuwaasi oo ciirsaday dhinaca Wabiaga Jiinkiisa Tuulooyinka ku teedsan waxaa ayna qaarkood ku nool yihiin Canbo cagaara ah sida uu Somaliweyn u xaqiijiyay Gudoomiayah Tuulada Geedo Birkan Max,ed Hiloowle ayaa SomaliWeyn u Xaqiijiyay Nolosha Qaxotiga h ee jooga Tuulada Geedo birkaan. Ma ahin oo kaliya halka ay dadka qaxootiga ay ku macluulsan yihiin tuulada GeedoBirkaan waxaa kaloo jira tuulooyin aad u fara badan kuwaasi oo intooda badan iyana ku teedsan Wabiga jiinkiisa oo aysan jirin Hey,ad gaartay ama isku Taxluujisay wax u qabashada Qaxootigaasi. Guud ahaan Nabadoonada tuulooyinkaasi ayaa waxaa ay si wada jira u dhaleeceeyeen Hey,adaha ka howl gala Gobolka iyagoo ku tilmaamay in qaarkood aysan si wanaagsan aysan waxba ugu qaban umada ku dhibaateysan Gobolka oo ay gacmahooda isu dulsaaran yihiin. C/kariin Cumar Macalin (Aaloos) SomaliWeyn Jowhar Office Aaloos5@hotmail.com Aaloos1@hotmail.com
  2. There are question marks on his health, but he is from an aristocratic Muslim Fulani family. His brother was once Vice President. Again good luck to him.
  3. ^^^ I am telling you this man is a highly educated man and a leader of his community. If you can prove otherwise by all means do. If you want a simple comparison, Azhari is an honest non corruptable individual unlike Sharif Xasan former MP who was both illeterate and corrupt. Azhari could tutore this man on both Arabic, English as well as how to read and write Somali. Thus insulting the educated and defending the ignorant is a sign of the desperation of some.
  4. ^^^loooooooool. Another tactical retreat, their new base the Indian Ocean.
  5. Ciidamada Booliska Iyo Militariga Qaranka Soomaaliya Oo Maalintii Labaad Hawlgalo Amni Sugid ah Ka Wada Caasimadda. Posted to the Web Apr 29, 04:55 MOGADISHU: Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya, ayaa maalintii labaad Hawlgalo amaan sugid ah ka wada Magaalada Muqdisho, ka dib Dagaalo qaatay 8 cisho oo Caasimadda ka dhacay. Ciidamadan oo isugu jira Militari iyo Booliska Qaranka Soomaaliya, ayaa waxaa la dhigay dhammaan Isgoysyada Magaalada, iyagoona si daran u baaraya Gawaarida yar yar iyo kuwa BL-ka ee isaga kala goosha Xaafadaha Muqdisho. Hawlgalka ugu ballaaran ee ay Ciidamada wadaan ayaa waxa uu ka socdaa Suuqa Soomaaliya ugu weyn ee Bakaaraha, waxaana caadi kusoo noqday dhaq-dhaqaaqyadii ganacsi ee suuqaasi ka jiray ka dib markii ay saameyn ku yeesheen Dagaaladii lagu riiqmay ee ka dhacay Caasimadda. Dowladda KMG oo taageero Militari ka heleysa Ciidamada Ethiopia ayaa si rasmi ah ula wareegtay gacan ku haynta Caasimadda laba maalin ka hor, iyadoona Mas'uuliyiinta Dowladda ay ugu baaqeen Kumanaanka qoys ee ka cararay Dagaalada in ay guryahooda si deg deg ah ugu soo laabtaan. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandonline.com Muqdisho Indhojaceel2003@hotmail.com
  6. Anything could be expected from these defeated groups.
  7. ^^^They will leave when the AU troops arrive. As for the emotive arguments, war is bad, but this one had an objective of restoring governance. As I remmeber you had no qualms when the opposition group with many names attacked peaceful Somali regions claiming to be holly men. The failure of the anti-governance groups, is total, its the victory of the Somali people. Ethiopia, Uganda, AU, US, EU are a means to an end, that is the restoration of the Somali state. We have lived through a generational tragedy, this is coming to an end insha Allah.
  8. ^^^Another interesting turn of events. Morgan is looking sharp for once.
  9. ^^^Thats your opinion mate. Though our troops are no more shabby than the roads, landmarks of our capital. Its not the TFG faults Mogadishu has no real roads, that all governemnt building were occupied, that private property was looted, that for 16 years there was no development. Thus this breakthrough, this landmark, this turning point is a problem for some, while the past 16 years was some sort of golden age.
  10. The peace process will start now between all clans, yes some have lost their political standing and power within the country. However all the Somali people have today a chance to rebuild their national institutions. The national reconciliation conference to be held in a few months is the beggining, let everyone be included and talk. The few that used to highjack peace for so long are today out of the picture. They did not represent any clan but naked interest.
  11. Its time for politics, lets make the gun a thing of the past.
  12. Profile: Umaru Yar'Adua Yar'Adua: Taciturn, down-to-earth and not to be underestimated Yar'Adua: Taciturn, down-to-earth and not to be underestimated Umaru Musa Yar'Adua, the former chemistry teacher, is set to be Nigeria's first leader for 40 years to have been university educated, after winning controversial polls, but little is known about him - even in his home state. The reclusive Muslim governor comes from the northern state of Katsina and is not a major political mover or shaker. But at 56, he boasts a political pedigree that dates back to the 1960s when his father was appointed as a minister in the post-independence administration. His late elder brother who was an army general served as President Olusegun Obasanjo's deputy when the president was Nigeria's military ruler during the 1970s. They were both imprisoned together after they were accused of plotting a coup against late military strongman Gen Sani Abacha. Backing Mr Yar'Adua's emergence as the ruling People's Democratic Party's candidate in the presidential election in April 2007 rests almost exclusively on the support of President Obasanjo. Nigerian presidency sources say Mr Obasanjo used a mixture of inducements and threats of investigation by the anti-graft agency to persuade 10 influential state governors to withdraw from the race and back Mr Yar'Adua. Analysts say that by backing Mr Yar'Adua to succeed him, President Obasanjo is will hope to continue pulling strings after he steps down. Shortly after he won his party's nomination, Mr Yar'Adua paid tribute to President Obasanjo whom he described as "the father of democracy and good governance in Nigeria". He pledged to continue with Mr Obasanjo's economic reforms and fight against corruption. Independence But analysts say that Mr Obasanjo might have difficulty trying to control Mr Yar'Adua who is said to be quite independent-minded. "He differed with his own brother on many occasions and criticised him on many issues and so I don't expect him to be easily controlled by Obasanjo," says the BBC's Mansur Liman in Abuja. Although he is reputed to be prudent in managing funds in Katsina State where he had been governor for the past seven years, critics say contracts have gone to companies with links to his family's vast businesses. He was among only a few Nigerian governors that publicly declared their assets before he was sworn-in as governor in 1999 and in 2003 - when he won a second term. He is also one of the few serving governors not being investigated for corruption. As an undergraduate student in Nigeria's Ahmadu Bello University, Mr Yar'Adua was a self-confessed Marxist and criticised his elder brother's 'capitalist' leanings. A man of few airs and graces, he is also known to have ignored the advice of aides and bodyguards to walk alone to tobacco kiosks to buy a single cigarette. Described by his critics as taciturn and not known for his tolerance of opposition, Mr Yar'Adua has sometimes been underestimated. As one commentator put it, "because he's quiet, people mistake him for a weakling. But he's someone who knows his own mind". After his controversial election, he will need all these skills to lead one of the continent's most testing countries.
  13. Ciidamada DF oo maanta burburiyay goobo sharci daro ahaa oo ku yaalay Suuqa Bakaaraha. April 28 . 2007 Radiofreesomalia.com Ciidamada Dowladda KMG ah ee Somalia ee maanta Howl galo ka sameeyay Suuqa Bakaaraha waxeyna albaabada u laabeen sandaqadaha sida sharci darrada ah looga dhisay Suuqa. Ciidamadaan oo saakay soo degay Isgooysyada Howl-wadaag, Bakaaraha iyo Dayniile ayaa irdaha u laabay gabi ahaanba goobaha yar yare e ganacsiga oo ku yaalay hareeraha isgoosyadaasi iyo qeybo kamid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Col. Cali Axmed Sheekh Yuusuf oo kamid ah saraakiishii maanta hogaamineysay ciidamada Dowlada ayaa RFS u sheegay in goobaha ay xireyn ay ahaayeen kuwo waddooyinka hareerahooda si qaldan looga furay isla markaana wax u dhimaya bilicsamida magaalada. Arintaan ayaa ka dambeysay kadib markii saakay ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan Dowlada KMG ah ee Somalia ay soo degeen isgooysyada Howl-wadaag, Bakaaraha iyo isgooyso fara badan oo ka tirsan Muqdisho.
  14. Jimbo, Morgan looks even younger than previously. Whats with him reasing over the speech, I undertsand Xubsireed, but I never knew the old General was an expert speech writer?
  15. Madaxweyne Yuusuf oo sheegay in ay la hadlayaan cid kasta oo aan Dagaal wax ku dooneyn Madaxweynaha Dowladda Federeraalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalladii dhawaan Muqdisho ka dhacay iyo sida ay haatan tahay Xaaladda Muqdisho. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed waxaa uu sheegay in dagaalladii dhawaan Muqdisho ka dhacay ay ahaayeen kuwo u dhaxeeyay kooxo ka haray Maxkamadihii Islaamka iyo kooxo kale oo dhinaca dhaqaalaha ka kaalmeynayay, kuwaasi oo uu sheegay in ay in muddo ah weerarro ku soo qaadayeen Xarunta Villa Somalia iyo fariisimo kale oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Itoobiya ee caawinaya. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed waxaa uu sheegay in haatan ay magaalada Muqdisho xasiloon tahay, sidaas darteedna wuxuu dadkii ka barakacay ugu baaqay in ay dib ugu soo noqdaan. Madaxweyne Yuusuf oo tacsi u diray dadkii ay ka geeriyoodeen dadkii ku dhintay dagaalladii Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in aysan ujeedkooda ahayn in ay ku dul dagaalamaan dadka rayidka ah balse lagu qasbay. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho waxaa uu shirkiisa jaraa'id si cad ugu sheegay in ay Dowladda Federaalka la hadleyso cid kasta oo aan dagaal wax ku dooneynin, isla markaana gar wadata, wuxuuna dhinaca kale shacabka Soomaaliyeed uga digay in mar kale la geliyo dagaal lagu hoobto oo ay ka dambeeyaan dad dano gaar ah wata. Hay'adaha Samafalka ayuu ugu baaqay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed in ay gargaar deg deg ah la soo gaaraan dadkii ku barakacay dagaalladii Muqdisho, gargaarkaas oo isugu jira mid caafimaad, nafaqo iyo hooy, wuxuuna madaxweynaha carrabka ku dhuftay in ay Hay'adaha Gargaarka isticmaali karaan garoomada Soomaaliya oo dhan, isagoo caddeeyay in ay ammaanka hay'adaha gargaarka sugi doonto Dowladda Federaalka. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Shirka jaraa'id ee uu maanta qabtay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo gacan ku heynta magaalada Muqdisho ay la wareegtay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo iyadu Muqdisho timid dabayaaqadii sanadkii hore, xiligaasi oo ay gacan ku heynta Muqdisho kala wareegeen Maxkamadihii Islaamka. alsom17@hotmail.com Shabeeladahoose.com
  16. Govt troops patrol Mogadishu, search for arms MOGADISHU (Reuters) - Allied Somali-Ethiopian troops patrolled Mogadishu on Saturday, hunting for weapons after claiming significant gains in battles with insurgents that have killed at least 1,300 people since February. "The big war finished the day before yesterday," President Abdullahi Yusuf told reporters at the hilltop presidential palace, which rebels attacked several times in recent weeks. "The government was fighting the remnants of the Islamic Courts. The government was not at war with the Somali public." Interim government forces were deployed on Saturday in the city's Bakara Market, a former stronghold of rebels frustrating the administration's efforts to restore central rule in the Horn of Africa nation for the first time in 16 years. "We are ready to collaborate with the government soldiers and we also welcome their arrival in the area," Abas Ahmed Duale, spokesman for a committee representing the market's businessmen, told independent Somali broadcaster Shabelle. Some homes and commercial properties, including a Coca Cola plant, were looted on Friday as relative calm returned after nine-days of Mogadishu's heaviest fighting for years. On Saturday, government troops were posted at strategic junctions in the city, searching cars and passengers for arms Source: Reuters, April 28, 2007
  17. ^^^Like how Dheere was dead a few days back. Dheere was chosen for his toughness thats all and the President signed the order thus no one forces Yusuf's hand. Cade Gabow is a good man, educated and all but he was not tough enough.
  18. ^^^Khalaf with all due respect this whole insurgency was based on a small group, their only advantage was hiding out in heavily populated areas. This resulted in the mass exodus, loss of property and the deaths of civilains. However they have been damaged badly, their support basses are now willing to talk, had over wepaons and so on. The TFG has faced no resistance any where else, even in Kismayu it was the fault of officers who got too big headed. The fact that Dheere is given the post of mayir/governor alos highlights the seriousness of the TFG in getting to grips with Mogadishu security. We have a long way to go but the biggest obsticles have been overcome. As for the Shabaab, its a nice sounding name but was nothing more than that.
  19. M/weyne C/laahi Yuusuf"Dagaaldii Muqdisho kuwo nalaku khasbay bay ahaayeen waaxana ka xunnayhay.... Muqdisho:-M/weyne C/laahi Yuusuf Axmed oo maanta shir Saxaafadeed ku qabtay Villa Somalia ayaa raali galin u diray dhamaan dadkii shacabka ahaa ee mmagaalada Muqdisho ka qaxay. Col.C/laahi Yuusuf oo shalay dalka dib ugu soo noqday ayaa sido kale wuxuu tacsi u diray dhamaan dadku ku geeriyooday dagaaladii khararaa ee dhawaan Muqdisho ka dhacayey. Waxaanu la dagaalamaynay waxay ahaayeen kooxihii arga-gixisada ahaa ee Maxkamadihii ka haray,ee dowlada iyo shacabka dagaal iyo claadi toona kama dhexayso ayuu yiri C/laahi Yuusuf oo intaas ku daray in xukuumadu dagaalkaan ka gashay ka dib markii xataa qasriga uu dagan yahay la soo weerar dhowr iyo toban jeer waa sida uu hadalka u dhigaye. Dhinaca kale C/laahi Yuusuf ayaa ugu baaqay shacabkii ka qaxay magaalada Muqdisho inay guryahooda dib ugu soo noqdaan,wuxuuna ballan qaaday in xukuumadu ay dhinac istaagi doonto dadkaas dhibaataysan. M/weyne Yuusuf ayaa sidoo kale Hay’adaha samafalka ugu baaqay inay gargara la soo gaaraan dadka dhibaataysan,isagoo dunda kalana ka codsaday in gurmad deg deg ah oo shacabka Somaliyeed lala soo gaaro. M/weyne Yuusuf ayaan shirka saxaafadeed ku sheegin hadaladii dhawaan ka soo yeerayey qaar ka mid ah beesha caalamka ee sheegayey in dagaalkii ugu danbeeyey ay xukuumada iyo Ciidamada Itoobiya gaysteen gumaad iyo falal ka dhan ah xuquuda insaanka. Waayaha.net Editor@waayaha.net
  20. ^^^No tame, bring order, and discipline back to the capital and the important region of Banadir. He did a grea job in Jowhar in a difficult time. I think he has a good chance of bringing order to this city. Very simple really.
  21. ^^^lool. You got the old man on the act. Abwan whats the new front or have you given up and are prepared to help rebuild your country?
  22. ^^^Rudy the time for fighting is over, we now have a governemnt in control of the country, now its about peace, reconciliation and national economic development.