General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Max'ed Dheere oo maanta la wareegay Gudoomiyanimada Banaadir iyo Gaabow oo u hanbalyeeyey. Muqdisho:-Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Max’ed Cumar Xabeeb (M-Dheere)ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ugala wareegay duqii hore ee magaalada Cadde Gaabow. Max’ed Dheere oo halkaas khubad dheer ka jeediyey ayaa ugu horrayn ugu baaqay shacabka reer Muqdisho inay dantooda gartaan oo ay nabada taageeraan waa sida uu hadalka u dhigaye,isagoo intaas ku dara in maamulkiisu uu kala dirayo inta badan shaqaalihii ka shaqaynayey maamulka gobolka ka hor intaan isaga loo magacaabin. Waxaan soo diyaariyey oo hadda miiska ii saaran naqshadii maamulka gobolka Banadir lagu maamuli lahaa ayuu yiri Max’ed Dheere oo sheegay in cidii jago ka dooneysa maamulka gobolka Banadir in ay muhiim tahay inay soo maraan waaxdaha ku shaqada leh, iyagoo soo maraya agaasimayaashooda shaqaalaha. Dhinaca kale Gudoomiye Max’ed Dheere ayaa digniin culus u diray cid walba oo isku dayda inay amaanka magaalada khal khal galiso,wuxuuna sheegay in degma walba ruux loo magacaabi doono hadii sharqan laga maqlana masuulka xaafada lala kacayo,isla markaana xisaab lala samayn doono ruuxaas. Max’ed Dheere wuxuu ballan qaaday in waxa ugu horreeya ee ay qabanayaan uu amaanka noqon doono isagoo ku cel celiyey in cidii wax dooonaysaa ay dowlada hoose soo marto si ay qaxeedii u hehso. Dhinaca kale Cadde Gabow oo ahaa duqii hore ee magaalada ayaa isaguna xafladaas ka haday ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay xil wareejinta uu sameeyey iyo gudoomiyaha cusub ee xilka kala wareegay,isla markaana uu la shaqayn doono. Xafladaan oo ahayd mid aad looga shaqeeyey ayaa waxa aka soo qayb galay xubno sare oo xukuumada ka tirsan oo uu ka mid ahaa wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Max'uud Sayid Aadan iyo xubno kale oo badan. Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in Max’ed Dheere uu doonayo inuu magaalada gacanta ku dhigo,taas oo ah mid aan sahlanayn oo ay madax kale oo ka horraysay ku fashilmeen,waxaana la saadaalinayaa inuu ku guulaysan dono,waqti dheerna ay u baahantahay. Waayaha.net Editor@waayaha.net waayahanet@hotmail.com
  2. Ciidammadii AU-da oo la wareegay ammaanka Muqdisho Axmed-yaasiin Ma'ed Sooyaan Waayaha.net Muqdisho(May,01,07) Ciidammada nabad ilaalinta ee dalalka midowga Afrika ayaa maanta si buuxda ula wareegay ammaanka caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, talaabadan oo ah tii ugu horeysay ee ay qaadan ciidankan ayaa maanta waxaa la arkayay gaadiidka ciidammada Uganda oo dhex meeraysanaya meelihii toddobaadkii dagaalladuka dhaceeisla markaasna ammaanka sugaya. Gaadiid gaashaaman ee ciidammada oo ilaa 30gaari dhan ayaa maanta soo gaaray woqooyiga magaallada Muqdisho meelihii ay dagaalladu ka dhaceen, qaar ciidammada ka mid ah ayaa ku macneeyay imaatinkooda meellahaas in loola jeedo in la dhiiri geliyo amniga iyo isu socodka dadka dhexdiisa, iyo waliba si kalsooni iyo is-dhex-gal ula sameeyaan dadyowga ku nool meelahaas. Capt.Ankonda oo isagu ah af-hayeenka ciidammada midowga Afrika ayaa sheegay in kor-meerkooda loola jeedo sidii loo sugi lahaa amaanka hay'adaha xukuumadda isl markaasna gargaarka aadminimo loo gaarsiin lahaa dadka u baahan. Sida laysku ogaa Ciidammada uganda oo ay tiradoodu gaarayso 1600 askari iyo kuwa soo socda ee ay balan qaadeen dowladaha Afrikaanka ayaa lagu wadaa inay xilka amaanka magaallada Muqdisho kala wareegaan ciidammada Itoobiyaanka ah.
  3. ^^^I have no idea saxib, I found the image on the web.
  4. ^^^Saxib I am watching a football match. As for the comment, SSC is part of Puntland saxib, there is no difference between the main clans of the ste for example those who live in Galkacyu, Badhan or Las Ano are three sub-clans from the same clan thus the people of SSC, or those from SSCNMB=Puntland are one and the same. But you had something else in mind I gues.
  5. ^^^You are the one mentioning the President & PM while avoiding the fact that superman Hiiraale is working for them. Thats the best post you have made in ages. Lets leave time to Kismayu. But dont dream the JVA will ever return to the city. Somalia has a government now.
  6. ME, saxib the SSC regions are on most free of the yoke because the clans there have chosen to be the founders of Puntland state. You are trying to put words in my mouth to satisfy your own prejeduice. Reer Awdal need to see a strong Somali state in Mogadishu that will aid them in their struggle. Awdal is PRO Somali saxib I dont know what Hargaysa is pro, if you say Arab thats all wella nd good.
  7. ^^Bixi, notice how some want the battles in Mogadishu to continue. In this case I mean brother Red Sea. What does he gain? No Somali flag in Awdal & Burco.
  8. ^^Horn, saxib dont use Gacmadheere as an excuse, the man is doing his job trying to reason with these folks but so far they have failed to live up to the agreement. As for quoting yourself, I dont get that what ever you might say about Abdullahi & Geedi your hero of all ages Hiiraale, works for them. Outch, I must say I feel your pain.
  9. ^^^Saxib SSC is Puntland thus can not be compared to Awdal. I know you think you are smart saxib, but not that smart.
  10. ^^^It was a fair comment, how does Dr Galayr know more about the "insurgency" than Ahmed Diriye and Ugas whats his name?
  11. ^^^Oh now the greater clan is against you before it was just Morgan's clan, saxib you are sounding ever more desperate. Saxib the blame is everyone elses except your herioc sub-clan who threw away the police and army uniform and ran aroudn the city like headless chickens. Again can you provide a link of were PM Geedi retracted his earlier comments?
  12. Laake, no one is giving SL anything, its just some interesting news. And it happened before from what I read. Awdal is pro Somali they just need the yoke taking of them like SSC.
  13. ^^^Saxib Geedi's comments were public, his apology should public no? Or are we to take the word of the militia leader stuck in Kismayu? Simple were are Geedi's comments retracting his earlier words. This is what our dear PM said today. "Dowladda Federalka, waxaygacanta ku haysa guud ahaan dalka Somalia, maarka laga reebo goobo ay qaar ka mid ah Kooxaha Mukhaawamadda oo ku dhuumaalaysanayo halkan iyo halkaas, laakiin maalmaha soo socda ama bilaha soo socda waxaan jeclahay inaad Wareysi igala yeelato iyadoo ay Dowladda Federalka ka hawlgasho dalka Somalia, isla markaana ay soo celisay Nabadda iyo Deganaanshaha".". Somaliweyn A broadside to you saxib
  14. ^^^No saxib only one clan is trying to take over a city. No one is is bothered the whole admin, and commanders of the troops are on one side. Your clan militia is on the otehr side. Is that not what you was trying to prove to us all these days, of how brave and powerful they are? That these are your words "Reer Gedo would fight to the death"? Also PM Geedi's apology I would like to see the evidance saxib or did he apologise to your personally on the phone?
  15. I checked your bible Gedonet all they have is this.. http://www.gedonet.com/index.php?news=1367 "Gedi is the problem to solving the issue" Also here is the governor http://www.radiogarowe.com/
  16. I checked your bible Gedonet all they have is this.. http://www.gedonet.com/index.php?news=1367 "Gedi is the problem to solving the issue" Also here is the governor http://www.radiogarowe.com/
  17. ^^^Horn you must be day dreaming. 1. Give the PM apology. 2. SHow us that your clan leaders within the governemnt even commenting, Ugas hebel & tall dude wont do. 3. Keep in mind that the Ethiopians wont be an excuse when the militia get chased out, or run out volunterily to Gedo.
  18. Whats with all this desperate position changes. Some people here used to support 1. Indacade and his fake clan war, they used to pretend to be religious and use names lie the father of someone when they had no kids. 2. Then they became secesssionist when they thought Dhahar was captured by the "Somalilanders". 3. Then they cheered for Ahmed Diriye and the Looters inc and they became "insurgents" 4. Now they are egging on the clan militia who's own leaders [Hiiraale, Bixi] can not even come publicly against the government. I suggets people should run away from these individuals all they have brought to the above groups thus far is bad luck. Afgaduud now has luck on his side, like the Puntland troops in Dhahar and the TFG troops in Mogadishu..
  19. The news keeps getting better saxib, by the minute. There is only one country and one governemnt. Wave the flag people.
  20. Magaalada Burco Oo Calanka Soomaaliya Guryaha Qaarkood Laga Taagay Burco(Jidbaale.com):-Warar ay noo xaqiijiyeen xubno ku sugan magaalada Burco ee caasimadda Gobolka Togdheer Soomaaliya codsadeyna in aan magacyadooda la shaacin ayaa sheegay in saaka mar qudha lagu waa bariistay Calanka Soomaaliya ee Buluugga ah oo ka dul babanaya guryaha Burco qaarkood. Waxayna intaasi uu ku dareen in guryaha laga taagay Calanka ay ku yaallaan galbeedka magaalada Burco Xaafadda loo yaqaano Carta oo ay u badan yihiin beelaha .........Waxaa kale oo magaalada Burco maalmahan aad ugu soo badanayey taageerayaasha Dawladda Federaalka Soomaaliya, oo tan iyo maalintii ay gacanta ku dhigtay magaalada Muqdisho ay soo badanayaan dadka taageersan Dawladda, gaar ahaan Xaafadda galbeedka magaalada Burco. Maaha markii ugu horraysay ee magaalada Burco laga taageero dawlad midnimada Soomaaliya u taagan, waxaa hore looga taageeray xaafado ka mid ah magaalada Burco Dawladii C/qaasim, iyada oo maayarkii xilligaasi uu ka taagay magaalada Burco Calanka Buluugga ah, markii danbena u fakaday dhinaca Muqdisho. Burco G/Togdheer Jidbaale.com Soo diraha: radiossc Sool
  21. ^^^I agree the man is alraedy sending his message to the criminals & anti-governemnt groups. There is a new Sherif in town. Maxamed Dheere oo u digay Dadka Muqdisho Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo maanta si rasmi ah loogu wareejiyay xilka Guddoomiyenimada Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa uu maanta la hadlay dadka Muqdisho. Maxamed Dheere waxaa uu sheegay in maamulkiisa uu dhawaan bilaabi doono howlgallo lagu sugayo ammaanka, wuxuuna caddeeyay in la howlgelin doono Degmooyinka iyo Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir, isagoo dadka Muqdisho-na uga digay in dhexdooda laga abaabulayo falal nabadgelyo darro ah oo lid ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Maxamed Dheere waxaa uu ku cel celiyay in gacan bir ah lagu soo qaban doono dadka ka dambeeya falalka nabadgelyada lidka ku ah, si gaar ahna wuxuu u bartilmaameedsaday dadka madaafiicda ku tuuri jiray Xarumaha Dowladda, "Qofkii gurigiisa laga dhinac tuuro Madaafiic Dowladda loo wado isaga ayaa ka jawaabi doono"ayuu yiri Maxamed Dheere oo farriintaas u dirayay Dadka Muqdisho. Maxamed Dheere waxaa uu sheegay in ay dadka Muqdisho xaafad-xaafad la isugu xiri doonaan, isla markaana ay xaafad kasta ka shaqeyn doonaan boqol qofood oo lagula xisaabtami doono ammaanka xaafadahooda, "boqolkaas qof ayaa lagula xisaabtami doonaan ammaanka xaafadaha, haddii ay howshooda qabsan waayaan, isla markaana ay dad nabadgelyo darro wada ay soo dhinac maraan iyaga ayaa maqan meeshii ay aadeenna Ilaah ayaa og"ayuu mar kale yiri Maxamed Dheere. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa hadalkiisan wuxuu ahaa midkii ugu horeeyay ee uu jeediyo tan iyo markii dhawaan loo magacaabay Xilkan. Maxamed Dheere oo muddo shan sanadood ah ka talinayay gobolka Shabeelaha Dhexe oo uu ka dhigay mid amaan ah. Sidoo kalena Xafladdii xilka lagula wareejiyay Maxamed Dheere waxaa ka hadlay Duqii hore ee Magaalada Muqdisho Maxamuud Xasan Cali Cadde oo u hambalyeeyay Maxamed Dheere, kadibna ugu baaqay Dadka Muqdisho iyo Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir in ay la shaqeeyaan Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir. Cadde Gaabow waxaa uu sheegay in Maxamed Dheere uu yahay nin weyn oo leh karti maamul, wuxuuna caddeeyay in ay sii socon doonaan xafladaha loo qabanayo soo dhaweyntiisa, isagoo farta ku fiiqay in uu kalsooni ku qabo in maamulka cusub ee gobolka Banaadir uu wax weyn ka bedeli doono xaaladda Nabadgelyo ee Magaalada Muqdisho. Dhanka kalena, Maxamed Dheere ayaa la filayaa in uu saacadaha soo socdo gaaro magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe, isla markaana uu isna xilka Gobolka Shabeelaha Dhexe ku wareejiyo maamul cusub oo gobolkaas loo magacaabay. alsom17@hotmail.com Shabeeladahoose.com