Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Faroole is making sure this time inanan wasiiro laga dhicin
  2. Saalax;733340 wrote: Las Qorians have a reason to be upset. As many of their illegal pirates are in Hargeysa/Berbera prisons. pirates defending their piracy business
  3. Just happened inaalilahi wa inalilahi rajicuun may allah bless his soul it was so sad he was picking up his kids from berbera airport on his way to berbera he died in a car accident ilahay ha u naxariisto he was a good man.
  4. so that means when i am in hargeysa i can browse SOL on my black berry hada wa khatar.
  5. gah gah gah gah gah gah gah :D:D:D
  6. ^^^looooooooooooooooooooooool
  7. I see the puppets of a failed state and they are told what to do next
  8. Well done. It will indeed strenghten the relations of both communities and countries. Knowing the location of borama
  9. Because they can they liberated somaliland with the bullet of. Their guns any one who tries to undermine the existence of their right to exist will get a bullet through his head somalilanders have every right to determine their own future and that of their childeren. Asking somalilanders not to be somalilanders is asking them to lose their identity, somaliland quest for statehood is a must baryo maha
  10. Any pictures of faroole in south sudan. Mise meesha maba gaadhin waxan maqlay ki faroole dhexda laga celiyey
  11. Liibaan the somaliland flag was raised along all the other flags in juba at the independence ceremony yesterday besides south sudan and sudan still have border dispute about the oil rich regions of abayey and we are all aware the bahuko boys support the regime in khartoum as they did before
  12. Boondheere;733192 wrote: somaliland 20 years they did not even build 2 km of asphalted road. south sudan, just couple of months they are building wado laami yayaal waaweeyn caasimada Jubba. jubba airport look much better than Hargeysa Your 4th post is about somalilands roads and you are from boondhere:D
  13. 'Liibaan';733105 wrote: Well Said Somalina, Somalidiid Clan Secessionists are on the record to say that they loved Ethiopia more than their own Somali brethren inside and outside of the republic. This sentiment is represented by one of the leaders of Somalidiidland, Faysal Cali Warabe's [in] famous saying: “a boy born in Hargeisa has more commonality with one born in Addis Ababa than one in Mogadishu.” - "Inanka Xamar ku dhasha, Kan Addis Ababa ku dhasha ayaa iga xiga " Loool@ Melez zanawi ha noolaado 7:42
  14. Somalina;733104 wrote: Amxaaro caasimadaada iyo Berbera ayey ka buuxaan. Quuqda badan naga yeeray fadlan. waligay Amxaaro kuma arkin Hargeysa oromo gaajoonaysa oo tuugsata baan ku arkay awoow kuwas na wa qaxooti , berbera na Wa dekkad calaami ah oo ay dawlada Melez zanawi ay isticmaasho lacag na ka bixiso,, maalintad aragtiid tangii amxaar oo dhex tagaan magalooyinka Somaliland oo qixinaya shacabka iyo matada Somaliland maalintas igu so noqo
  15. Somalia doesn't recognize the fake borders between Somalia vs. Ethiopia and Somalia vs. Kenya. Are you sure about that?
  16. Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukun Adag ku Riday Nin Sixiroole ah July 10th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Maxkamada Degmada Hargeysa ayaa maanta sadex sanadood oo xadhig ah iyo sadex malyan oo ganaax lacageed ah ku xukuntay Abubakar Axmed Abubakar. ka dib markii uu sixiray qaar ka mid ah muwaadiniinta dalka. Maxkamaddu waxay ku heshay ninkan oo u dhashay dalka Soomaaliya inuu sixir kaga qaatay lacag iyo hanti kale dhawr qof oo muwaadiniin ah. Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa C/Rashiid Beer-geel, oo xukunkan ka dib u waramayay waxa kale oo uu sheegay inay ninkan ku xukumeen in dalka laga mastaafuriyo. Guddoomiyaha oo ka hadlayay muwaadinad ninkani sixray wuxuu yidhi“Ninkani waxa uu sixiray gabadh magaceeda la yidhaahdo Amran C/Rashiid Ibraahim oo 18 jir ah waxay kala soo xidhiidhi jirtay Telefoonkeeda gacanta sidaasna waxa uu kaga qaatay lacag dhan 1100 bir. Ka dibna waxa gabadhii loo geeyay Sh. C/Qaadir Xaaji Jaamac, aqoon u leh Sixirka. Waxa dhacday in ninkani laga shiday oo uu ka dhex hadlay gabadhii.” “Ninakani waxa uu ku gefay Qodobka 314 ee xeerka ciqaabta guud oo sheegaya khal khal gelin arrimo diineed isagoo sheeganayay inuu yahay Seekh diineed. Haddaba markii ay maxkamaddu u akhriday eedaysanahaasi xaashida eedaasi si waafaqsan Qodobka 103 waxa uu ku jawaabay eedaysanuhu dambigan maan gelin ee anigaa sameeyay laba qoraal oo sixir ah gabadhana anigaa ku xidhay sixirka oo waxa ii keentay gabadha islaan Asli la yidhaahdo waxaanu sheegay inuu sameeyay wax aanay diintu ogolayn oo uu toobad keenayo,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Maxkamada degmada Hargeysa. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in ninkani uu u adeegsaday gabadhan qardhaaso sixir ah hase yeeshee uu markii dambe sixirkii ka furay Sh. C/Qaadir Xaaji Jaamac. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay inay maxkamaddu xukunka mastaafurinta ninkan u cuskatay Qodobka 181 ee xeerka ciqaabta guud oo sheegaya in dadka aan u dhalan Somaliland ee fasahaadka wada laga mastaafuriyo.Waxa kale oo ay maxkamadu u cuskatay in aayada 33-aad ee Suuratul maa’ida. Maxkamaddu waxay Ciidamada Booliska iyo laamaha socdaalka amreen in sawiradiisa la dhigo madaarada iyo xuduudaha dalka.