Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. The more countries the better.
  2. The point is not about Corruption the union of 1960 was an illegal union there for the war against Somalia was justified Aaaliyah bal adba garo waxa la iskugu dha dhejinayo umad aan rabin Aaaliyah ina godane doesn't go to Baligubadle or xafada hargeysa sinai and he doesn't gather his tribesmen on behalf of his Irhaabi Alshabab group Ina isleged the governor of sool on the other hand gathers the clans of the Garaad clan on behalf of the republic Somaliland see the difference Qandalaawi stop talking nonsense Ibrahim afghani and Axmed godane represent the shabaab crew only they do not represent the clans of Somaliland the people of Somaliland are represented by the house of elders Gudoomiye Selebaan adan maxamuud nur the house of parliament Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxammad Cabdilahi Ciiro , and the goverment of Somaliland head of state president Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo inta kasakow Cuqaasha iyo salaadinta Somaliland.
  3. ^^ Nonsense Godane represents only the likes of his fellow shabaabis and not the people of Somaliland nor does he represent his clan or subclan if he was supported in hargeysa where he is from he would've visited Hargeysa.
  4. Wefti uu Hoggaaminayo Wasiirka Maaliyada oo Socdaal Shaqo ku tagay Jabuuti July 18th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa maanta socdaal shaqo oo ku tagay wadanka Jabuuti ka dib markii ay marti qaad ka heleen wasaarada maaliyada ee dalka Jabuuti. Weftigan Wasiirka Maaliyada waxa xubno ka ah Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo dalxiiska Md. C/Risaaq Khaliif Axmed iyo sarkaal ka socday Rugta Ganacsiga Somaliland. Weftigan waxa madaarka Jabuuti galabta ku qaabilay Wasiirul dawlaha wasaarada maaliyada Jabuuti u qaabilsan Miisaaniyadda Cali Siciid iyo Cabdi Ashkir oo ka mid ah saraakiisha wasaarada maaliyada. Wasiirka Maaliyada Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi oo markii uu gaadhay Jabuuti madaarka ugu waramayay Saxaafadda ayaa sheegay in socdaalkoodu qaadan doono muddo sadex maalmood ah isla markaana ay kulamo kala duwan la yeelan doonaan Wasaaradaha dalka Jabuuti. Md. Maxamed Xaashi waxa uu tilmaamay in socdaalkoodani uu ka dhashay marti qaad rasmi ah oo ay ka heleen dawlada Jabuuti. Sidoo kale Wasiirka Ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Md. C/Risaaq Khaliif Axmed, ayaa isaguna uga mahad celiyay masuuliyiinta wasaarada maaliyada ee soo dhaweeyay waxaanu sheegay in socdaalkoodani uu qeyb ka yahay iskaashiga labada dal.
  5. Kulankii magacaabidda golaha wasiirrada oo dib u dhacay illaa berri Isniin, July 18, 2011 (HOL) – Waxaa maanta baaqday magacaabista golaha wasiirada cusub ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo la sheegay in la magacaabi doono maalinta berri ah. Ilo wareedyo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa u sheegay HOL in dib u dhaca magacaabidda aysan ku iman khilaaf u dhexeeya saddexda mas'uul ee dowladda ugu sarreeya si la mid ah sidii dhacday toddobadayadii lasoo dhaafay. "Maalinta berri ah ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqayaa golaha wasiirrada, mana jiro wax khilaaf ah oo madaxda dowladda u dhexeeya, magacyada xubnaha wasiirrada noqonayana waa kuwo miiska saaran," ayuu yiri mas'uul ka tirsan dowladda oo diiday inuu magaciisa sheego, sababo la xiriira inaan loo ogoleyn inuu saxaafadda la hadlo. Wasiirrada oo la qaybsaday ayaa la sheegay in dhanka Shariif Xasan ay saddex xubnood ka imaanayaan, kuwaasoo kala ah: Burci Maxamed Xamza, Fowziyo Maxamed Sheekh iyo Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow. Halka dhanka Madaxweynaha ay ka imaanayaan xubno uu ka mid yahay wasiirka wafaafinta C/kariin Xasan Jaamca oo maamulka Puntland uu xasaasiyad ka qabo iyo laba xubnood oo kale. Heshiiskii Kampala ayaa qabay in mas'uuliyiinta wasiirrada loo magacaabayo la tuso ka hor inta aan lagu dhawaaqin Danjire Mahiga iyo madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo goob-joog ka ahaa heshiiskii Kampala. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa u haray dhowr maalmood muddadii laga sugayay inuu kusoo dhawaaqo golaha wasiirrada, waxaana lagu wadaa in marka lagu dhawaaqo berri isla maalinta xigta la horgeeyo baarlamaanka si codka kalsoonida loogu qaado.
  6. Axmed godane is just one man the shabaab group is a whole organization there are afghans and pakis involved by the way he can't visit the place he is from. Somaliland is not responsible for what he is doing the same way the united states is not responsible for what Al Amriki is doing.
  7. Makes sense so Yoweri is the prime minister Mahiga is the president General Bahuku is the commander of the armed forces in Somalia faroole is the governor of garowe Caalin is the governor of galkacyo and tiicay is the governor of cadaado and sheikh dalxiis is the governor of the parts the Amisom control in Mogadisho. I never looked it from that point of perspective ninkan jacaylbaro waba itaxaan.
  8. Somaliland: Labour Minister to attend meeting in Kenya Posted on 18/07/2011 in Latest Headlines Somaliland minister for labor and family affairs Ms. Ilhan Mohamed Warsame today departs for the Kenyan capital of Nairobi. The labour minister is expected to attend a high level meeting which is supposed to be taken part by international donors and the essence of the meeting is to discuss the best way forward for implementing employment opportunities for Somaliland people. Before she was about to leave for Kenya, Ms. Ilahan spoke to local media and told that she is going to represent Somaliland at the meeting in which the International donors organized. She further added that International Labor Organization known as ILO and Somaliland will get together and will have face to face meeting in which the main topic of discussion is come up a strategic plan of establishing a close working relationship between the donors and Somaliland.
  9. Somalilanders waged a war against somalia when somalia was having a peaceful state what makes u think the people of somaliland want to be part of somalia in the future if they waged a war against somalia when it was peaceful and no i am not mad at all
  10. No somalilanders do not want to share a country with koonfurians that should be clear after 20 years not under a federal state national unity state or sharia state
  11. Never liked this guy he is one of those failed politicians
  12. Golaha Wasiirrada oo maanta lagu dhawaaqayo iyo madaxda DKMG ah oo xalliyay khilaaf u dhexeeyay Isniin, July 18, 2011 (HOL) – Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah lagu dhawaaqo, kaddib markii madaxda DKMG ah ay ka gudbeen muranno ku saabsan magacaabista golaha wasiirrada. Wararka ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo afhayeenka baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ay xubno ku darsadeen golaha wasiirrada, kuwaasoo iyaga wakiillo ka ah. Magacaabista golaha wasiirrada ayaa dhowr jeer dib u dhacay labadii todobaad ee lasoo dhaafay, kaddib markii madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanku ay isku qabteen wasaarado ay u arkaan inay muhiim u yihiin. Jagada wasaaradda maaliyadda oo la sheegay inay ahayd midda muranka badanayd ayaa waxaa loo dhaafay Shariif Xasan Sheekh Aadan iyadoo la sheegay in jagadaas uu u magacaabayo nin ay aad isugu dhow yihiin. Ilo wareedyo ay HOL la xiriirtay oo ka tirsan dowladda KMG ah ayaa sheegaya in xubno horay uga tirsanaa golihii wasiirrada xukuumaddii Farmaajo ay waayi doonaan xilalkooda, kuwaasoo ay ka mid yihiin: wasiirka maaliyadda iyo lacagta, wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiiradda haweenka iyo arrimaha qoyska. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali oo si aad ah ugu wareegay khilaafka madaxda DKMG ah ee ku saabsan xubnaha ay ku yeelanayaan wasiirrada, ayaa la sheegay inuu gaashaanka ku dhuftay in xubno hoggaamiye kooxeedyo ah ay kusoo biiraan golaha wasiirrada, kuwaasoo uu watay Shariif Xasan. Hoggaamiye kooxeedyadii loo diiday inay ka mid noqdaan golaha wasiirrada ayaa wada abaabullo ku aaddan inay ka hortagaan in xildhibaannada baarlamaanka ay codka kalsoonida ah siiyaan xukuumadda lasoo magacaabayo. Golaha wasiirrada ee soo socda ayaa lagu wadaa inay noqdaan 23-wasaaradood, kaddib markii ay codsadeen labada Shariif in la kordhiyo wasirrada si loo qanciyo qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyee
  13. Imika ma waxad leedahay garan fbi ku taalo , somaliland uun ba lugu ibiyaa
  14. Dee xoriyad uma baahna waba xor eh. Calan xor ah baba ka tagaan umadisa ka qotomisay. Madaxweyne xor ah ba ka taliya
  15. Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun may allah bless his soul sad day for the kulmiye supporters he was a hard working man. And a good man ilahay janada haka waraabiyo keyse xassan cige
  16. Thankful dear pirate this is not about me or seccesionist nor is this about Mujahid Siilaanyo burco or any other stuff related to that As for making topics about Somalia why not Somalia politics is interesting everyday something will happen alshabaab might invade a tuulo or the TFG will take it back from them. Or faroole will say something funny and call an MP a doqon xun oo mucaraad ah or garowe navy forces are being trained in melez zanawis swimming pool. Somaliland politics is quiet boring if we are not having elections or not celebrating our 20 years anniversary as an independent state. And our other neighbour Djibouti politics is boring as hell two . That leaves only Somalia
  17. Thankful;734548 wrote: your topic should be concerned with the tribal fighting taking place in Burco, where people are butchering each other. tribal fighting in burco i am not aware of that any way lets stick to the topic u can make another topic about burco if you like.
  18. Gooni umadi wa sidi ay iska dhigto horta suudaan calaamku horta in badan bay dagaal kula jirtay cumar xassan al bashiir mid wa iran bu la xidhay mida labad waxa weye chineeska bu keenay inay macdadanta dalkisa so saaran oo u kontrakt ku siiyey nimankan dinka na waxay rabeen inay dalkooda ba goostaan maraykanka marka u milksanayey inu keensado shirkado maraykanka hada the next cold war wil be between the US and china iyaga afrika isku qa qabsan doona ki ku awood batta. Taasi wa qodob Gooni ,, webiga nile geeska afrika siyasadisa laga ba haga miyanad sida u aqoon dalalkasi way isku xim ximinayan mid kasta wuxu raba inu meesha wax ku yeesho..Dawlada ethiopia hada wa so gaba gebeysey inay samaysato damm ka dhisato , Somalia aqoonsigeedu micne kuma fadhiyo sabab dalki ba xor maha Somalia UNITED NATIONS oo ay xil saareen uganda ayaa ka masuul ah marka micne kuma fadhido,,, dalka marku xor yahay dadkisa xor ka dhigta dadkisa u taliya sida ula soco.
  19. Where did i curse Somalia or somalis don't accuse me of things i did not do, it was just a simple question who is the legitimate leader of Somalia sure musevani recognizes the TFG he is got 12000 of his troops in Somalia he removes the prime minister when ever he likes, he created the kampala accord. I agree with you Somaliya Somali ba leh but tell me who runs Somalia don't be all emotional on me dear, also lets talk about if the Majority of the people of Somalia consider the TFG as the legitimate goverment for Somalia. Ps lets stick to the topic its about the legitimate president of Somalia
  20. Hebrew press: Erdogan to visit Gaza in two weeks July 17, 2011 by occupiedpalestine [ 17/07/2011 - 10:42 AM ] OCCUPIED JERUSALEM, (PIC)– Turkish premier Recep Erdogan is to visit the Gaza Strip within two weeks and meet with Hamas officials, Hebrew press reported on Sunday. Hebrew daily Maariv quoted Israeli sources as saying that Erdogan asked the Egyptian authorities to allow him visit Gaza during his Cairo trip by the end of this month, adding that Erdogan received no reply to his request so far. It said that those sources warned that such a visit would harm efforts to restore normalcy to relations between
  21. Erdogan to visit Gaza Commenting on circulations by media source relating an expected visit by Recep Tayyip Erdogan to the besieged Gaza Strip, Hamas considered such visit as a step to break the suffocating Israeli siege imposed on the Gaza strip for more than 5 years . Israeli sources had said earlier that Turkish Prime Minister intends to visit the Gaza Strip during the next two weeks to meet with officials from Hamas. According to the newspaper “Maariv” Israel said on Sunday that Erdogan asked the Egyptian authorities to allow him access to Gaza in the framework of his visit to Egypt at the end of this month but has not yet submitted its final response to this request. The sources warned that mentioned that such a visit would damage the prospects of relations between Israel and Turkey. Sami Abu Zuhri, the spokesman for Hamas movement, confirmed Sunday morning that Erdogan’s visit is illustration of Palestinian legitimacy that the world refuses to recognize. He stressed that the visist is an encouraging message for all presidents in the world to do the same.