Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Jacaylbaro;744421 wrote: Oromos and other immigrants do all the labor work where the locals are sitting around and chewing. Yaa kugu yidhi waxbay baryaan ma ciyaalka yaryar baad aragtay ?? Dharkay meydhan laakin i can get a Qasaalad Laakin Somalilandishku ba wa maydhan dharka.i am hearing lots of people from the capital of Somaliland are getting a oromo Watch man to protect their houses in Hargeysa , This is no Good let them return to their Country Ethiopia. Koonfuriansku ba meel loo la 'ayahay markasey Qotina inugu so biireen.
  2. Guddoomiyaha Togdheer oo Dadka Soo galeetiga ah ku wargeliyay inay ka baxaan gobolka September 5th, 2011 Burco (Somaliland.Org)- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Yaasiin Maxamed Cabdi,ayaa maanta markii u horaysay Dadka soo galeetiga ah ee ku dhaqan degmooyinka gobolkaasi ugu baaqay inay sida ugu deg dega dega badan uga baxaan gobolka oo ay ku noqdaan wadankoodii. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer , oo shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Burco waxa uu soo saaray go’aan uu ku fulinayo go’aankii ay xukuumadda Somaliland ka soo saartay shalay Dadka soo galeetiga ah. “Anigoo fulinaya go’aankii xukuumadda Somaliland ee la xidhiidhay inay dalka kaga baxaan muddo 30 maalmood Gudahooda, sidaas awgeed waxaanu faraynaa dada ajaanibka ah ee ku sugan gobolka inay sida ugu dhakhsaha badan uga baxaan degmooyinka Gobolka mudada ka horaysa xiliga kama dambaysta ah ee loo qabtay,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Gobolka Togdheer. Guddoomiyhu waxa uu dada ajaanibka ah ugu baaqay inay iskaga baxaan hobolka intaan tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadin. Dhinaca kale, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Cabdilaahi Xuseen Cigge, (Balaaki) oo ku sugan Magaalada Burco waxa uu sheegay in go’aaankan Dadka Soo galeetiga ah dalka lagaga saarayo aanu saamayn ku yeelanayn Dadka ka soo qaxay Colaadaha iyo qalalaasaha ka taagan wadanka Soomaaliya. Agaasimuhu waxa uu sheegay in Dadkan dalka laga saarayaa ay yihiin Dadka aanay dalalkooda ka jirin qalalaasaha siyaaasadeed. Inkasta oo aan la haynin tiro koob rasmi ah, haddana waxay xukuumadu sheegtay in dalka laga saari doono soo galeeti lagu qiyaasay sideetan kun oo qof.
  3. NGONGE;744407 wrote: ^^ Racist move. Picking on the weak move. WRONG move. Xaaji X, dadka iska daa ha kaa nooladaan ninyaho. They've been in SL for years and their presence (or otherwise) made no difference to the state. A poor person is a poor person is a poor person. It makes no difference if he's an SL native or an Oromo who has lived in SL all his life. p.s. If Siilaanyo has an SL passport (which he should lakin ii mad fahmin), do all the qurbajoog who have flocked to SL ever since he's been elected have ones? Do YOU, does Norf? War the Oromo polishing shoes in H town SHOULD have more rights than you and I have. At least they are contributing to life in the state (good or bad). Naga daaya cunsorinamadan qaawan yaa naas. you don't understand these oromos are not skillful people they run around in H town begging at the Mosques, and they only few words they know of Somali is Yaa allah wax siiyey ,, Maalin anagu hargeysa joogna ayey qolya oromo yidhaheen yaa allah wax siiyey and than some people replied Tujaarta reerkayagu ilaahay wax siiye , Well president Siilaanyo lived berigi Somaliland British Somaliland la odhan jiray , oromo mala beryaha maba jirin cidi ba ma maqlin. So isagu ingriiski na wu haysta ki Somaliland na wu haysta. Well you can go to Somaliland and registered your self as a native of Somaliland and a citizien of the republic even if you are from Jamaica. As long as you are Somaliland native. Ask Jb he knows
  4. If they come back they will be deported again,, anigu kan ngonge baan la yaaba he is giving them ideas, and yes the president has a somaliland passport he was born in somaliland so was his father and his grandfathher even black adam was born in somaliland.
  5. Waxaagu waba hanjabaad lafahayga baban u baqay bal dawooyinkeygi aan si liqo dabeedna aan bustahayga aan si hoos galo good night awoow
  6. Somalina anigu waligay shabaab maan tageerin laakin godane amiir waan ugu yeedhay taasna hore waanu micneeyey oo dee wa tittle maha tageerasho
  7. Cawa Somalina labadi seefood ba wala so baxday yaan la isku ta taban Awwoow halkan bal yara eeg anigu waligay ba maan tageerin Shabaab laakin xal dhex dhexaad baan waligay u rabay Somalia http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/58502-Alshabaab-wa-shayaadin
  8. Somalina awoow laakin anigu godane ma tageero iyo Alshabaab miyanan ta ka heshiin mar hore , marka anigu ma ihey Qof cadaw hogaamiyo , Laakin Shirka manay ahayn in zack iyo professorkoodi ka so qeyb galaan ileen waa Somaali eh Mise dad gaar uun ba Somali ah bal halka yara faah faahi awoow lol
  9. Somaliland Government to Expel All Illegal Immigrants Hargeisa (SomalilandPress)— The Government of Somaliland today announced that it will expel about 100,000 illegal immigrants from the country. The government set one month for illegal immigrants to leave Somaliland, or face punishment, warning Somalilanders found hiding illegal immigrants will also be subject to punishment. The Government plans to repatriate about 80,000 – 90,000 illegal immigrants mainly Ethiopians in one month. In a joint press conference by the deputy minister and the general director for the Interior ministry, General Director of the Ministry of Resettlement, governor of MarodiJeh region and the Mayor of Hargeisa, ordered all illegal immigrants in Somaliland to leave within thirty days, calling upon all Somaliland citizens to help the government in removing illegal foreigners. “The government calls for all illegal persons in Somaliland who were not accepted as a refugee, to leave the country immediately “said the Deputy Minister for Interior Affairs. There are about 470 families from Pakistan, Yemen and Ethiopia accepted as refugees and they will not be affected by this order. The Deputy Minister for Interior Mr. Mohamoud Garaad Soofe explained the reasoning behind this announcement; ” We are concerned that over 100,000 illegal immigrants living in Somaliland, doing whatever they want and going where ever they want. Moreover, large number of illegal immigrants enters the country daily, and for these reasons we are worried that these people can mix with citizens and settle down here, displacing Somaliland citizens…” Mr. Soofe said that illegal immigrants reluctant to obey this order will face the justice, without violating their personal rights. “ We have decided starting from today, 4th September, 2011 until 4 October 2011, the expulsion of all illegal immigrants from Somaliland, and anyone being reluctant or failing to leave the country on the scheduled period will be brought to dealt with according to the Law” said Soofe. The General Director for the Ministry of Resettlement Mr. Ahmed Elmi Barre, said “Somaliland is not a dust bin but a nation with laws and constitution, and we will not tolerate those entering Somaliland without legal documents”. This is not the first time Somaliland government announces the repatriation of Ethiopian immigrants, but hundreds of illegal immigrants were sent home for the last decade, although many of them returned shortly. Some Ethiopian immigrants do low paid jobs, whilst many others resort to begging and are a familiar sight on the streets of the large cities in Somaliland. The issue of illegal immigrants is a thorny one and for some time now there has been a concern about the strain on precious resources and over-crowding in urban areas.
  10. Somalina awoow waxan maqlay faroole maanta dhakhsu u dhoofay maxa ka jira arintaas Muxu u tegey
  11. because this conference is for the people of somalia and factions of somalia and not for all somali speaking people. Only the people of somalia are stakeholders
  12. What are you talking about mahiga should have invited all stakeholders including alshabaab if people want a real solution for somalia why not talk to gandi and his azania. Or ximan iyo xeeb,, as for somaliland they are not stakeholders so i dont see the link.
  13. 3 stake holders are missing alshabaab azania and ximan iyo xeeb
  14. Galbeedka burco maxa ka galay ,, ninkan wasiirka ah eeh reer saaxil
  15. Ministry of Interior: illegal foreigners must leave Somaliland within Thirty days Posted on 04/09/2011 in Latest Headlines Hargeisa-Somaliland government announces today at a press conference held in the meeting hall of Ministry of Interior that people staying in Somaliland illegally must leave within thirty days. It was attended by Somaliland deputy Interior Minister Mr. Mohamud Garaad Soofe, Director General of Ministry of Interior Mr. Abdulahi Huseen known as ‘Black’, Director General of Ministry of Rehabilitation Mr. Ahmed Elmi Bare, Hargeisa Governor Mr. Ahmed Abdilahi known as ‘Xamarje’, and deputy Mayor of Hargeisa Mr. Mohamed Abdilahi better known as ‘Uurcade’. Officials called upon Somaliland people that they should not provide safe heaven or hiding palace to illegal foreigners. Those natives who fail to comply with government’s order will face the consequences of their actions. Officials told that four hundred seventy families mainly from Pakistan, Ethiopia Yemen and other countries that Somaliland government recognizes as refugees can live in the country. Somaliland deputy Interior Minister Mr. Mohamud Garad Soofe told local media that Somaliland’s government decided to deport people staying illegal in the country must leave within month. He urged Somaliland people to abide by government’s order and cooperate. He called upon the people of Somaliland that they should not give hide illegal. The minister acknowledged that these people pose a constant problems to Somaliland be it security, Hygiene, and economy. Speaking about this, the deputy interior minister said, “We cannot allow more than one hundred thousand people to stay in Somaliland illegally. We need to protect our country from being taken over by illegals.” He announced the ultimate decision by saying that starting from today on 4th September 2011 till 4th October 2011; illegal foreigners must leave the country. Those who fail to abide by the decision will face its consequences. Director General of Interior Ministry Mr. Abdilahi Huseen known as ‘Black’ who spoke at the conference told that people staying in the country illegally are around eighty thousand to hundred thousand. We are telling them that they should leave the country within thirty days Governor of Hargeisa Mr. Ahmed Abdilahi known as ‘xamarje’ that the decision reached by the government of Somaliland has to be implemented as it is. He urged that everyone should cooperate.
  16. Madaxwaynaha Puntland oo Gal-Mudug ku eedeeyay in ay ka qayb-galeen dagaalladii Gaalkacyo ka dhacay Axad, September 04, 2011 (HOL) - Madaxwaynaha Puntland C/rixmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka hadlay dagaalladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in maamulka Gal-Mudug uu ka qayb -galay dagaalkii labada maalin halkaa ka socday ,kaasi oo u dhaxeeyay maamulka Puntland iyo kooxo maleeshiyo beeleed ah oo degan xaafadda Garsoor. "Dagaalka waxaa ka qayb-galay maamulka Gal-Mudug oo dhabar jabiyay ciidamadeena, hadana warbaahinta ka sheegay hadallo aflagaado ah gaar ahaan ninka madaxda halkaa ka ah "ayuu yiri madaxwaynaha oo maanta la hadlay laanta afka-Soomaaliga ee BBC-da. Waxaa kalo madaxwaynaha uu sheegay in dagaalka uu ahaa mid ay xubno ka ahaayeen dad uu ku tilmaamay in ay ahaayeen argagaxiso ,isagoo xusay inay jiraan dadka ka dhex shaqaynaya beelaha walaalaha ah ee wada degan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. "Mar hadii amniga Gaalkacyo uu xasili waayay waxa ay noqotay in culays aan saarno oo aan halkaa u dirno ciidamo amniga suga," ayuu hadalkiisa ku daray madaxwaynaha oo ay ka muuqatay carro la xiriirta dagaalladii halkaa ka dhacay oo sababay khasaarooyin badan oo dhaawac u badnaa. "Maamulka Gal-Mudug waxa ay jabiyeen heshiiskii labada dhinac ka dhaxeeyay"ayuu mar kale yiri madaxwaynaha,isagoo beesha Goldogob ka codsady in ay ka qayb -galaan howlaha lagu sugayo amiga degmadaasi. Sidoo kale madaxwayne Faroole ayaa u digay dad uu sheegay in amniga gobolka ay qal-qal ku hayaan ,isagoo waxgaradka beesha Goldogob ugu baaqay in ay ku daydaan beesha Maakhir oo uu sheegay in ay iska saareen dad amniga liddi ku ahaa. "Puntland kuma aysan duulin beel ,balse waxaa la doonayay in la soo qab-qabto dadkii waday dilalka qorshaysan ,midda kale beesha Goldogob ayaaba kamid ah madaxda ugu sar saraysa maamulkan "ayaa hadaladiisa kamid ahaa madaxwaynaha. Ugu danbayntii madaxwaynaha Puntland ayaa sheegay in maamulkiisa uu xoogga saari doono amniga magaalada Gaalkacyo oo ay ka dhaceen bilihii la soo dhaafay dilal qorshaysan iyo qaraxyo lagu dilay masuuliyiin ka tirsan maamulka dowladda.
  17. awooowo maxay beerayaan ma ahlu suna wal jamaca ambay melez inu beeraan
  18. Xukumada Somaliland oo ku dhawaaqday in ay Muddo 30 Maalmood gudahood kaga baxaan dadka Ajnabiga ah ee sharcidarada ku jooga Somaliland. Hargeysa (Waaheen) Xukumada somaliland ayaa ku dhawaaqday in Muddo 30 Cisho gudahood ay somaliland kaga baxaan dadka sharcidarada ku jooga ee aan u dhalan dalka, waxayna sheegen in go’aankani yahay mid muddo ay ka baran dagayeen kadibna ay go’aansadeen in sharcigaasi ay hirgaliyaan, Dadweynaha reer Somaliland waxay ugu baaqeen in aanay dadka Ajnabiga ah ee dalka bila’aa sharciga ku jooga aanay Dawlada ka qarinin, Cidii isku dayda in ay dawlada ka qariso dadka Ajnabiga, ay dawaldu ka qaadi doonto Talaabo shariga wafaqasan. Waxayna Xuseen in 470 Qoys oo isku jira Bagistaniyiin, Itoobiyaan, Yemen Iyo dalal kale ay u aqoonsan yihiin Xaqoonti rasmi ah oo dalkan ay ku noolan karan. Sidaasi waxa sheegay Ku-simaha Wasiirka Arimaha gudaha ahana Wasiir ku-xigeenka Md.Maxamuud Garaad Soofe, Agaasimaha Guud ee Arimaha Gudaha C/laahi (Black), Agaasimaha Guud ee Did-udajinta Axmed Cilmi Barre, Badhsaabka Gobolka Maroodi-jeex Xamarji, Mayirka hargeysa ahan Mayirkuxigeenka Maxamed C/laahi (Urcade) waxayna shirkaasi jara’id ku qabteen Hoolka shirarka ee Wasarada Arimaha Gudaha. Ku-simaha Wasiirka Arimaha gudaha ahana Wasiir ku-xigeenka Md.Maxamuud Garaad Soofe, ayaa sheegay in ay go’aan ku gadheen in Dalka Somaliland laga saaro dadka aan u dhalan ee sharcidarada ku jooga, waxanu sheegay in Xukumada somaliland dadkaasi ay u qabanyso muddo 30 Cisho Gudahood in ay kaga baxan dalka, shacabiga somaliland waxa uu ugu baaqay in aanay dadka ajnabiga dawlada ka qarinin, haddii ay dawlada ka qariyaan tallaabo laga qaadi doono, Waxa kale oo uu sheegay in dadka ajnabiga ah ee dalka ku sugani ay dalka ku hayaan dhibaatooyin farro badan sida Caaafimad darro, Nabadgalyo darro, iyo Mid dhaqaale. Isaga oo arintaasi ka hadlayan waxa uu yidhi “Waxa noo Cuntami weyday in dad ka badan 100,000 oo Qof ay dalka Billaa sharci ku joogaan, oo ay meeshay doonan maran, waxay doonan sameeyan, waxa taasi ka sii dartay in dalka maalin walba ay soo galaan dad Aad u farro badan, sidaasi daradeed waxaanu ka baqan in dalku isku dhalan rago, mid dadkii lahaa ka dhalan guura oo dad kale ay qabsadaan, oo waliba noqota meel cidii doontaba ku soo hajiraan waxay doonaana ka sameeyaan” Ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenku. Waxa kale oo uu sheegay in Go’aanka ay gadheen uu yahay Sidan “Waxaanu Go’aansanay in Maanta laga bilaabo oo ay taariikhdu tahay 4/09/2011ilaa 04/10/2011, ay dalka ka baxaan dadka aan u dhalan Somaliland ee ku jooga Sharci darada, Mudadaasi 30cisho ah Ciddii kaga bixi weyda Dalka ee ka dhago adaygta aanu talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doono, iyada oo aan lagu xadgudbaynin Xuquuqdiisa shakhsiyadeed ee uu xaqa u leeyahay.” Ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenku Agaasimaha Guud ee Did-udajinta Axmed Cilmi Barre, ooisna ka hadlay arintaya ay sheegay in dadka Bila’aa sharciga ku jooga somaliland ay u dhexeyaan 80,000 ilaa 100,000kun, loona bahan yahay in 30Cisho Gudahood dalka kaga baxaan , cidii u hogansami weyda Sharcigaasina ay talaabo ka qaadi dooan, waxa kale oo uu sheegay in qoysaska dalka ka diwaangashan ee sharciga u joogan anaay ku jirin iyagu, waxanu sheegay in aanay somaliland ahayn meel qashin qub aha, balse ay tahay dawlad leh sharci iyo dastuur u gaar ah anaay aqbalki doonin in dalkeeda cid kastaba ay iska soo gasho. Badhsaabka Gobolka Maroodi-jeex Axmed C/laahi (Xamarji) Waxa uu isna sheegay in Go’aankasi ay xukumadu gaadhay uu yahay mid loo bahan yahayn in sidiisa loo fuliyo, isaga oo Cid kasta oo arintan ku khusayso u soo jeediyey in ay ka qaybqaatan hawshaasi.
  19. Britain's Mo Farah produced a blistering final lap to win the 5,000m at the World Championships in Daegu. Farah, who won the 10,000m silver, held off the challenge of Bernard Lagat of the United States and Ethiopia's Imane Merga, win in 13 minutes, 23.36. "I can't quite believe it," Farah told BBC Sport. "I pictured the 10k on the last lap thinking, I came so close then I'm not going to let anyone pass me." GB's Phillips Idowu was pipped to triple jump gold by Christian Taylor. Idowu, the defending champion, jumped 17.70m in the third round, but American Taylor responded with a 17.96m effort. And that proved the winning leap as Idowu, who posted a season's best 17.77m in the fourth round, was unable to jump further in his final two attempts and he had to settle for silver. Farah, who has made huge improvements since moving with his family to Oregon at the start of the year to be coached by Alberto Salazar, kept himself out of trouble at the back of the pack for the first 2,000m in a slow-paced race. A break from Saudi Arabian Hussain Jamaan Alhamdah stretched the pack but Farah moved up through the field to sit on his shoulder as the race entered the final kilometre. GB'S MEDALS IN DAEGU Continue reading the main story Mo Farah - 5,000m gold Dai Greene - 400m hurdles gold Mo Farah - 10,000m silver Phillips Idowu - triple jump silver Jessica Ennis - heptahlon silver Hannah England - 1500m silver Andy Turner - 110m hurdles bronze Lagat tracked Farah throughout the second half of the race, but was unable to match his victory over this distance in 2007 and had to settle for a second successive silver. Farah, who covered the final 400m in 52.87 seconds, added: "It's been hard work and a lot of sacrifices and I have to thank so many people who've been behind me. "But you can't get carried away. It's a long way [to the London 2012 Olympics]. The aim is to stay injury free. Anything can happen in long distance." Elsewhere, Britain's men's 4x100m relay team won their heat to qualify for Sunday's final. The quartet of Christian Malcolm, Craig Pickering, Marlon Devonish and Harry Aikines-Aryeetey brought the baton round in 38.29 seconds to qualify fourth fastest behind the United States, Trinidad & Tobago and Jamaica. The women's 4x100m relay team of Tiffany Porter, Anyika Onuora, Laura Turner and Jeanette Kwakye failed to progress from their heat after finishing fifth. Kwakye told BBC Radio 5 live: "It's important for us as a team to perform on a world stage. "Unfortunately we didn't get a time to show what we can do next year but it's about getting the practice as a team ahead of 2012." BBC Radio 5 live summariser Darren Campbell said: "The British team performed well but the first-to-second changeover [between Porter and Onuora] was where it was all lost and they were never in contention after that." Britain's David Webb attained the London 2012 A-standard in finishing 15th in the marathon. His time of two hours, 15 minutes, 48 seconds was a season's best and good enough for 15th. His team-mate Lee Merrien was 22nd in a race won by Kenya's defending champion Abel Kirui in 2:07.38. Vincent Kipruto, also of Kenya, took second ahead of Ethiopia's Feyisa Lilesa.