-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^^ Yeah the same dude who threatened to Kill Somalilanders if they went to the ballot box
-
Carafaat;745998 wrote: Abtigiis, your version of Somalinimo is highly tainted with tolnimo and selective perception. -Many Puntlanders supported Faroole's hawkish position towards the TFG. Faroole was not alone in this. -More ONLF members were people were deported from Puntland then from Somaliland, even before Faroole came to power. (according to O civil society organisation as testified in European Parliament and US Congres, http://www.voanews.com/english/news/US-Congressman-Criticizes-Puntland-For-Abusive-Behavior--71703082.html -Even Somali's from South-Somalia have been deported from Puntland back to Somalia, something which never happened in Somaliland. -Many Puntlanders supported Abdullahi Yusuf and Ethiopia invasion of Moqadishu back in 2006. In Burco and Hargeysa the largest demonstration up to this date were took place against this invasion and in solidarity with the victims. -Even before Faroole's Presidency, Puntland under the leadership of Abdullahi Yusuf sabotaged the forming of a central goverment of Somalia(the Arta Conference) and supported warlods in Moqadishu against the TNG. Somaliland never intervered or sabotaged the forming of goverment in Moqadishu. It always was clear about its quest for independance and that the forming of a goverment was up to Somalia. In fact it was late President Egal(AUN) who came up with the idea of a national transitional goverment free from warlods. -During the '90's Puntland supported warlords because of close kinship fighting for the control of Kismayo. Somaliland never supported or delivered weapons to close related clans living in Kismayo and Jubba's. Because this would not contribute anything to the peace in those region by meddling in their affairs. One of the most deadliest wars occured in this city and region back in the '90's. -Since Somaliland's indepedance in 1991 it never supported or financed any warlord or faction in Somalia(like Djibouti, Punrland, Ethiopia, Kenya, etc), it never tried to financially benefit from the turmoil in Somalia, it never was never engaged in any fighting or control beyond its borders. -Besides all this it was not Somaliland that created the biggest massacre of people, largest nr of refugees tht fled Moqadishu and destruction of the city Muqdishu from 2006 on. So my friend your really need to take of your tainted glasses, you confuse Somalinimo with Tolnimo. And even tolnimo wont bring you the dreamed salvation. You must see that by now. Well said Somaliland does not support Clan/islamic factions in Somalia that are fighting over Power.
-
yes for federalism but no to autonomous states
-
Narnia ma azania walasheed baa
-
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo la Filayo inay dhawaan Booqasho ku tagaan Bariga Sanaag Waxa la sheegay inay Gobolkaasi gaadhsiin doonaan lacag xadigeedu dhanyahay 3 Milyan oo Doolar Hargeysa(Waaheen)-Wafti balaadhan oo ka socda Xukuumadda ayaa la sheegay inay dhawaan booqasho ku tegayaan Magaalooyin ka mid ah Gobolka Sanaag, kuwaasoo ay ka mid yihiin Hadaaftimo, Badhan iyo Dhahar. Weftigan oo sida la sheegay uu Gadhwadeen ka noqon doono Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami waxa la tibaaxay inay Gobolkaasi u qaadi doonaan Lacag xadigeedu gaadhayo 3-million lacagta Maraykanka ah, taasoo lagu Horumarinayo Gobolka Sanaag, isla markaana lagu Fulinayo Ceelal Biyood laga qodayo Gobolka Degmooyin ka mid ah sida Badhan iyo Dhahar. Lama oga ilaa hada wakhtiga ay Weftigani ka abmabaxayaan Magaalada Hargeysa, hase yeeshee warku waxa uu intaasi ku daray in weftigan oo Wasiir Cadami ay ku wehelinayaan xubno Reer Sanaag ah oo Madaxweyne Siilaanyo ay aad isugu dhawyihiin la kulmi doonaan Suldaanka Guud ee Beesha Warsan-geli Suldaan Siciid C/salaan oo Magaalada Badhan Ku sugan wakhtigan, kaasoo aanay cadayn ujeedka rasmiga ah ee ay kala hadlayaan.
-
Journalists continue to be targeted in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
wa dad hormarka diidan weriyashaasi -
Loool@ Somali deporting Puntlanders Abtigis wu ka mid yahay kuwa la deportgereyo
-
Atirisho only in your dream would the head of state of the republic be detained , sheeko kale keen inanyahay
-
A khadar sheekadi aad dadka ku waali jirteen way dhamaatay occupation waxasi ma jirto hada dadki wa is bartay , sheekadu meel fiican bay maraysa
-
^^ wamaxay buranburku lol
-
Somaliland oo Wafti Culus Sanaag u soo diraysa iyo Puntland oo ku Mashquulsan Garsoor 12th September 2011 · Hargaysa:-Wafti balaadhan oo ka Tirsan Somaliland ayaa la sheegayaa inay imanayaa Magaalooyinka Hadaaftimo iyo Badhan,waftigaasi waxa Hogaaminaya sida la sheegay W.Gaashaandhiga Maamulkaasi Coll Axmed Xaaji Cadami waxana la socda xubno Reer Sanaag ah oo Siilaanyo Xayndaabkaasi had jeer lagu Arko. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonyahay waftigaasi waxay la Kulmidoonaan Suldaanka Beesha Suldaan Siciid C/salaan oo Magaalada Badhan Ku sugan walow aan la aqoon ujeedka ay kala hadlidoonaan. In kastoo aan la hubin hadana waxa jira warar laysla dhexmarayo Gobolka Sanaag oo sheegaya in 3-million oo Doolar Lacag gaadhay ay wadaan taasi oo lagu Horumarinayo Gobolka Sanaag, Lacagtaasi Xoogeeda ayaa la sheegay in lagu Fulindoono Ceelal Biyood laga qodayo Gobolka Degmooyin ka mid ah sida Badhan iyo Dhahar Waa markii ugu horaysay oo uu Degmooyinka Hadaaftimo iyo Badhan soo Gaadho W/Gaashaandhiga Somaliland tan iyo markii xilka loo Magcaabay. Lama sadaalin karo wajiga ay kala kulmidoonaan Magaalada Badhan oo dhawaan Golaha deegaanka ay ka hir galisay Puntland ayna ka Joogaan sidoo kale Ciidamo Ka Mushahar qaataa Maamulkaasi.
-
UCID waa Faysal, Faysalna waa UCID, Faysal Waraabe will Prevail.
Xaaji Xunjuf replied to sahal's topic in Politics
Nooloow Suldaan Faisalow Noolow -
lol faroole wa inu heesti qaado let my people go
-
Yes the conference should be held in Laascanood the biggest city in sool
-
Ayoub wait till abtigis comes in and says that Pudhlayn is not on the right track of Somalinimo but they should be rewarded for working with MrShDalxiis. And that actually Abdi iley is the one who reflects pure Somalinimo or was it the Admiral. Abtigis loves his own self determination but he is denying others that same right maybe its because some people take what belongs to them with their Guns and some just will continue to sing with saado cali O'gadeniya way xoroobi.
-
Laascaanood Oo Soo Dhoweeysey Gudida Qaban Qaabada Khaatumo2- Lasanod Online. Monday, September 12, 2011 Laascaanood,(lasanod Online)- Dadweynaha ku nool magaalada Laascaanood ayaa maanta isugu soo baxay soo dhoweynta Gudida qaban qaabada Khaatumo2.. Iyagoo safnaa marka lagasoo bilaabo meesha loo yaqaan Dhidinka ilaa Kontroolka dhinaca Garoowe. Shacabkan maanta soo dhoweeynayey wafdiga gudida ayan hore loo arag tiro intaas le'eg oo isu soo baxda, dadweyanhan ayaa ku dhawaaqayey eryo soo dhoweyn ah, waxayna ruxayeen caleemo qoyan iyo boodhadh iyo cankii Bluuga ee dalka Somalia. Baabuurtii siday Wafdiga ayaa dadweynhu dhinacayda qabsadeen oo meel ay maraan waayey.. waxaana hadladii dadku ku dhawaaqayeen kamid ahaa " Maanta.. maanta .. maanta waa maalin weyne maanta". Wafdiga waxaa lagu dejiyey guriga qasarka ah ee Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Ku yaala Magaalada Laascaanood. waxaana illa habeenimadii hor dhoobnaa boqolaal dadweyne oo damaashaad iyo ciyaaro halkaas ka qaadayey. Soo dhoweyntan Maanta ka dhacday Lascaanood iyo dadkan kasoo qaybgalay ayaa lagu tilmaamay inay lamid tahay tii shacabkii reer Qaahira ka bilaabay kacdoonkii " Tahriir Square".. Wararku waxay sheegayaan in dad badan oo maanta soo dhoweynayey gudida idhahooda lagu arkayey ilmo, farxad iyo ray reyn awgeed. tasoo ku tusaysa baahida shacabka u qabaan cid wax u qabata.. Wariyaha Lasanod Online ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa noo xaqijiiey in maamulka Magaalada ka taliya uusan ka qaybgelin wax faro gelina ku samayn soo dhoweynta gudida. Dadweynaha reer laascaanood ayaa maanta muujiey sida ay diyaarka ugu yihiin wafdi ka socda SSC oo u wada xal sidii looga bixi laha dhibta haysata oo talo iyaga dhexdooda ka timaada mooyee cid usoo socotaa aysan jirin. Lasanod Online waxay hadii Alla idmo dhowaan idinsoo tebin doontaa maqal iyo muuqaal sida gudida loogusoo dhoweeey Laascaanood.
-
The AT's Love of Somali Unity Gets Another Stage
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Baligubadle the home of the Mujahidins -
The AT's Love of Somali Unity Gets Another Stage
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Now there will be revenge you messed with the wrong -
Nonsense article this guy wasted my time reading all that crap
-
Ugaas cabdirashid on the way to borama from jigjiga (his headquarter)
Xaaji Xunjuf replied to djibsomali's topic in Politics
Carafaat there was never a Awdalite ugaas from Lughaya hadaan taarikh cusub la sameyneyn -
Ugaas cabdirashid on the way to borama from jigjiga (his headquarter)
Xaaji Xunjuf replied to djibsomali's topic in Politics
Carafaat this is the historical ugaaz this is not some fictional ugaaz created in the 90s ugaas abdirashid comes from a lineage of the oldest traditional chain of ugaases from Awdal he is a descendant of the legendary ugaaz nuur. I disagree the Somaliland government is responsible for all the citizens of Somaliland including the clan elders the ,,guurti elders are obligated to resolve all clan matters in Somaliland. -
He is the laascanood garaad
