-
Content Count
30,097 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland: Ministerial delegation arrives in sanaag +VIDEO
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo ka hadlay dilkii Taliyihii Saldhiga Daallo ee Magaalada Ceerigaabo August 24th, 2011 Ceerigaabo (Somaliland.Org):- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa booqasho ku tegay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Waxaana socdaalkan ku wehelinayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda maaliayada Warsame Siciid Cabdi, iyada oo sidoo kale la filayo in uu ku soo biro Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Talyanle oo ka tirsan muddaneyaasha Golaha wakiilada. Markii uu weftigani gaadhay magaalada Ceerigaabo waxaa ku soo dhaweeyey masuuliyiinta maamulka gobolka iyo ka degmada taliyeyaasha ciidamada iyo dad wayne kale iyadoo weftigaasi ay ku degeen guriga martida ee magalada Ceerigabo. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi AwDaahir Cali oo war baahinta uga warbixiyay u jeedada socdaalkooda ayaa sheegay in safarkoodani uu isugu jiro dhinacyo kala duwan oo ay ugu horayso arrinta dilkii loo gaystay taliyihii saldhiga Booliska Daallo ee magaalada Ceerigaabo, iyo mashaariic horumarineed oo laga fulin doono gobolka sanaag. Dr Cabdi AwDaahir waxaa uu xusay in ta laabada koowaad ee ay qaadayaan inta ay joogaan magaalada Ceerigaabo ay tahay sidii ay waayeelka iyo wax garadka magaalada Ceerigaabo gacan uga siin lahaayeen dilkii dhawaan lagu khaarajiyey Taliyihii saldhiga Booliska Daallo ee magaalada Ceerigaabo, oo aan ilaa hadda la haynin cidii dilkiisa gaysatay. Waxaa kale oo uu Wasiirku sheegay in muddada ay joogaan magaalada Ceerigaabo ay ka qaban doonaan mashaariic horumarineed oo laga fulin doono gobolka kana mid yihiin todoba Ceel biyood oo laga qodi doono gobolka Sanaag iyo sidii kor loogu qaadi lahaa daryeelka caafimaadka xoolaha, iyada oo ay mashaariicdaasina ka caawin doonto Hay’ada FAO sida uu cadeeyay wasiirku, waxaanu intaasi ku daray Dr Cabdi AwDaahir in muddada uu ku guddo jiro socdaalkiisa uu dhagax dhigi doono saylad cusub oo ay yeelan doonto magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Waa markii ugu horaysay ee uu Wasiirka xanaanada Xoolaha Somaliland uu socdaal ku tago gobolka Sanaag gaar ahaana magaalo madaxdiisa Ceerigaabo tan iyo intii uu hayay xilka wasiirnimo ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha.
-
Well done ilahay mid kheyr qaba ha uga dhigo .
-
A khadar did he tell you how many dead bodies he Washed
-
Somaliland National TV oo Satellite'ka Hotbird ku biiray
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
I am not sure i will ask around Cambaro -
Maayirka Magaalada Berbera Oo Dhagax Dhigay Saldhig Boolis,Oo laga Hir Galinayo Goob Lagu Dabaasho Oo Ku Taala Xeebta Berbera, Saldhigan Cusub ayaa wax ay ku tilmaameen Madaxdii dhagax dhigaasi ka soo qayb gashay, mid muhuumad gaar ah leh madaama Wakhtigan ay si aad ah usoo bateen Dalxiisayaasha, Berbersa (GNS) Duqa Magaalada Berbera Cabadala Maxamed Cali, iyo Xoghayha Dawaladda Hoose Cali Maxamed Cilmi ayaa Si wada jir ah Saaka u dhagax dhigay Saldhig Boolis oo Cusub oo laga sameeyn doono Xeebta Dabaasha, ee Batalaale oo magaalada Bebera ujirta 5 Km. Maayirka Magaalada Berbera ayaa sheegay in Saldhigan cusubi uu Wax weyn ka qaadanan doono xaalada Sugida Amaanka. Saldhigan Cusub ayaa wax ay ku tilmaameen Madaxdii dhagax dhigaasi ka soo qayb gashay, mid muhuumad gaar ah leh madaama Wakhtigan ay si aad ah usoo bateen Dalxiisayaasha, Duqa magaaladda Berbera oo ka hadlayay dhagax dhigii Loo Sameenayay Saldhiga cusub ayaa wax ka mid ahaa hadaladisii “ halkan wax ay nu seyska maanta u dhigaynaa Saldhig cusub oo boolis oo aanu ka hirgalinayno madaama ay ku taalo Bog-cad Banaan oo aad umihiim ah, sidaad ogtihiina Batalaale waa meel dalxiisa,in ta badan waxa looga yimaadaa meelo badan haday tahayAjaanib, Quba joog iyo cid kaleba” Badhsaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan iyo Taliyaha Qaybta Booliska oo iyaguna goob joog ka ahaa dhagax dhigaas ayaa iyaguna ku tilmaamay Arintan mid muhim u leh cid kasta, waxana ay mahadnaq balaadhan usoo jeediyeen Cid kasta oo ka qayb qaadatay Hawshani, Waxana ay madaxdani intaasi ku dareen in ay si weyn Wax uga tari doona Qaybta Booliska. Badhsaabka oo ka hadlayna wax ka mid ahaa hadaladiisii “ Waxa Farxad ii noo ah in aynu halkan ka hirgalino dhagaxna dhigno goob loogu talagalay ciidamo ilaaliya amingeeena iyo amniga xeebta” Si kastaba ha ahaatee Dadka Dega Deegaanka Batalaale ayaa si Weyn usoo dhoweeyay Dhismahan Cusub ee maanta laga hirgaliyay Deegaankaasi, waxana la filayaa in uu Si weyn Wax uga tari doono Aminiga iyo Xaalada Deegaanka Batalaale, Xeebta Bataale ayaa ah mid Dabiiciya.
-
Dr. Fouad Ahmed Aye, Minister of Energy, Water and Natural Resources, Republic of Djibouti held bilateral discussions with Dr. Farooq Abdullah, Minister of New and Renewable Energy in New Delhi today. Both the leaders held detailed discussions about possible cooperation between the two countries in the field of Renewable Energy. Dr. Fouad Ahmed Aye informed that Djibouti has vast potential in the areas of Geothermal Energy, Solar Energy and Wind Energy but needs Indian assistance in exploiting these sources. He expressed desire to sign a Memorandum of Understanding (MoU) between the two countries in this regard. Dr. Farooq Abdullah welcomed the suggestion and suggested that in the first instance a team of Indian experts can visit Djibouti to ascertain specific requirements of that country and after that a MoU can be worked out between the two countries. The Minister from Djibouti also requested for Indian assistance in providing training to their nationals in drilling to harness Geothermal Energy. Dr. Abdullah assured him of all possible assistance.
-
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Md Xuseen Carab Oo Maanta Kormeeray Goobihii Ay Qabsadeen iyo Xerayaha Ciidanka Somaliya Ee Ku Yaalay Magaalada Muqdisho. posted by: Axmed Kulan Kormeerkan howleed ee uu maanta Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga kusoo kala bixiyay Xerooyinka Ciidammada xoogga dalka Somaaliyeed ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku wehliyay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo ay ka mid ahaayeen Wasiiru-Dowlaha iyo Wasiirku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga,Wasiirku-xigeennada Wasaaradaha Waxbarashada,Kalluumeysiga iyo Dastuurka. Ugu horeyntii mas’uuliyiintaasi ayaa soo kormeeray xerooyinka ay ciidamada xoogga dalka ku leeyihiin magaalaad Muqdisho kuwaasoo ay kmaid ahayaeen Xero mariino, Guulwadayaasha , Guryihii saraakiisha, xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, Isbitaalkii hore ee ciidanka xoogga Dalka ,Kuliyadda Jaalle siyaad , Shirkole Officialle, Xerada Agonta ciidanka xoogga , dhismaha Damaanyo, Warshada tolmada iyo goobo kale oo muhiim ah. Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen C/kariin Yuusuf Aadan Dhego badan ayaa warbixin ka siiyay Wasiirrada qaabka ay usoo halgameen ciidamada qalabka sida waxaana uu tilmaamay in Ciidamada Xooggu ay diyaar u yihiin inay sii xajistaan Guullaha ay gaareen islamarkaana ay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah Maleeshiyadii Al-Shabaab. Ra’isulwasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise ayaa waxa uu Warbaahinta Qaranka kula hadalay Stadium muqdisho isagoo tilmaamay in uu dhowaan dib u dayactir ballaaran ku sameyneyso Wasaaradda Gaashaandhigga dhammaanna xerooyinka milateriga ay ku leeyihiin muqdisho. Dhinaca Kale Difaaca Mudane Xuseen Carab Ciise oo khudbad ujeediyay cutubyo ka tirsan ciidamada xooggg dalka oo ku sugan Hoteelka lafweyn ee magaalada muqdisho ayaa waxa uu ku amaanay Ciidamada sida wanaagsan oo ay magaalada uga xureeyeen cadowgii dhibaatada ku hayay. Dhammaan goobihii uu maanta Kormeeray Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa waxaa ka muuqday burbur lixaad leh oo ka dhashay dagaalladii ugu dambeeyay ee saameeyay Xerooyinka milateriga ay ku lahaayeen magaalada muqdisho iyadoo sidoo klae Fagaaraha tarabuunka lagu arkayay howlo dhir jaris ah oo ay ka wadeen qeybaha bulshada.
-
Somaliland National TV oo Satellite'ka Hotbird ku biiray
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Very nice wa tvigi qaranka cawan dawanaya -
Nuune i don't want borther Che Inu wax noqdo hurdadisa macaaan inu wax ku noqdo isagu aan guursan wali
-
What time is it over there
-
Somaliland: Xudun elders say government must develop our regions
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Degmada Xudun inay hormar gaadho wa muhim wa arin lo bahanyahay , odayashuna wa saxanyihin inay dawladooda la xisaabtaman oo wax tar ugu baaqan.
