-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Not really a group of Ethiopian soldiers were attacked beyond the Ethiopian border by an armed group from buhoodle the Ethiopian troops retaliated which resulted the lose of 13 People, do you even know where buhoodle is located parts of it is located in Ethiopia and part of it in Somaliland. Somaliland govt did not call the Ethiopians in and even if they did i would not agree with that but you on the other hand fully supported Ethiopians shelling Residents in Mogadisho according to you it was a revenge from your Clan against the Mogadisho Community.
-
17th October - Xuska Maalinta Mujaahidiintii SNM
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Gabiley Oo Si Weyn Looga Xusey Maalinta Shuhadada SNM, Xukuumaddana Loogu Baaqay In Ay Majaro Habaabinta Ka Deyso Ubucdii Halganka waxana ka markhaati ah Maxamed Kaahin oo og xilliga uu tallaabay iyo halka uu ka soo galey SNM Gabiley: (GNS)- Waxa maanta magaalada Gabiley ee xarunta GobolkaGabiley si weyn loogu xusay maalinta loo asteeyey shuhadada SNM ee 17May, taasi oo laga wada xusayo gebi ahaanba gobollada iyo degmooyinkadalka oo dhan.Xaflad ballaadhan oo lagu xusayey maalinta shuhadada oo lagu qabtayHutel Askar ee magaalada Gabiley ayaa waxa ka soo qeyb galaymaamullada heer Gobol iyo heer Degmo ee magaalada Gabiley, cuqaal,ururrada bulshada iyo kuwa haweenka, iyo weliba qaar ka tirsanmujaahidiintii SNM. Munaasibaddan lagu xusayey shuhadada oo si heersare ah loo sooagaasimay ayaa ugu horreyn waxa ka hadlay badhasaab ku xigeenkagobolka Gabiley, Cali Cabdi C/laahi, (Cali-Case) oo isagu sheegay inwakhtiyadii ay bilaabmeen dhaqdhaqaaqyadii jabhadii 4aad ee bilowgiisiteetamaadkii uu ahaa ardaydii wakhtigaa u tallowday, “Bilowgiisideetamaadkii ayaa ay ku beegnayd wakhtigii ay jabhaddii Afraad kahortimid maamulkii Siyaad Barre, xilligaasi oo ay ka bilaambeenhawlgalladoodii ugu horreeyey deegaanadoodii Alaybaday iyo Wajaale.Aniguna (Cali-Case) waxaan ka mid ahaa ardaydii wakhtigaa tallowday,ee ku biirtay jabhaddii Afraad, waxaanan ka mid noqday guutooyinkiigudaha u soo galay dalka ee u dhaadhacay buuraleyda waqooyiga,sannadkii 1984kii, waxaana na watay mujaahid C/laahi Askar. Rafaadbadanna aanu kala kulannay ciidamadii Soomaaliya,” ayuu yidhibadhasaab ku xigeenku. Maayorka magaalada Gabiley marwo Khadra X. Geydh, oo munaasibaddaasika hadashay ayaa ballan qaadday inay u furayso jimciyadda Sooyaal eeGabiley, xafiis ay ku ururiyaan taariikhihii halyeyadii SNM, waxanayhoosta ka xarriiqday in madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland eewakhtigani uu yahay guddoomiyihii ugu muddada dheeraa SNM, islamarkaana yahay nin uga damqasho badan madaxweynayaashii ka horreeyey,“Xukuumadda iminka ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo waxa ka go’andaryeelka naafadii iyo agoomihii ay ka tageen shuhadadii SNM, waanaguddoomiyihii ugu muddada dheeraa, taas darteedna waa uu uga damqashobadanyahay madaxweynayaashii ka horeeyey isaga (Siilaanyo), anagunawaxaanu ballan qaadaynaa inaanu u furno xafiis jimciyadda Sooyaal eeGabiley, si ay ugu ururiyaan macluumaadkii taariikhihii hore ee SNM,waxa kale oo aan ballan qaadayaa in aan taallooyin iyo goobo laguxusuusto shuhadada SNM ka hirgeliyo deegaanadii ay ka bilaabmeenhalgankii SNM,” ayey tidhi marwo Khadra.Waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah mujaahidiintiiSNM, oo ay ka mid yihiin Daahir Muxumed Cige (Daahir Yare), MaxamedJimcaale (Maxamed-Dhuub), guddoomiyaha xafiiska Sooyaal ee Gabiley,Muj Fox, kuwaas oo dhammaantood ka tirsanaa xubnihii lagu aasaasayjabhaddii Afraad, waxanay dhammaantood ka sheekeeyeen taariikhdii SNM,iyo waliba sidii ay ku bilaabantay halganku, iyo weliba waxyaabihiidhaliyey inay ka hor yimaadaan maamulkii Siyaad Barre.Waxa kale oo iyagu halkaa ka hadlay caaqil Aw-Ciise Jaamac, caaqilMaxamed Cabdi Qawdhan iyo caaqil Axmed C/laahi Xareed, oo iyagu xukuumadda ugu baaqay in ay ka dayso majaro habaabinta ay kusamaynayso halka ay ka bilaabantay hawlgalladii SNM, “xukuumaddu waain ay ka deyso majaro habaabinta ay ku samaynayso halka ay kabilaabantay halgankii SNM, waxana ka markhaati ah Maxamed Kaahin oo og xilliga uu tallaabay iyo halka uu ka soo galey SNM, waxana mudan intaallooyinka koowaad laga sameeyo halkii halganku ka bilaabmay,” sidaawaxa yidhi Aw-Ciise Jaamac.Waa markii ugu horreysay oo muddo 15 sano ah, ee xuska shuhadada SNMlagu qabto guud ahaan gobolka Gabiley, waxanay ahayd munaasibadii ugudambeysay ee lagu xuso sannadii 1996kii, oo ku beegnayd bilowgiixukuumaddii Madaxweyne Maxamed X, Ibraahim Cigaal. -
Wejiga Labaad Ee Dagaal Shalay Gudaha Itoobiya Ku Dhex Maray Geelay Reer Somaliland Iyo beelaha ka so jeeda dhagaxbuur Ah Oo Qarxay & Khasaaraha Uu Keenay Dacawaley (Ramaas) Oct 17,2011 – Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaal maalintii labaad ka socda deegaanka Dacawaley oo ka tirsan kililka shanaad ee Itoobiya. Dagaalkan ayaa u dhaxeeya beesha dhagaxbuur iyo beesha Hawd, kuwaas oo deegaankaasi wada dega isla-markaana xoolahoodu isku meel wada daaqaan, waxaana la sheegay in dagaalku shalay si kedis ah uga qarxay deegaanka Dacawalay oo ah gudaha Kililka Soomalida Itoobiya. Dagaalkan oo shalay markii bilaabmay ay ku dhinteen afar qof oo ka soo jeeda Beesha dhagaxbuur iyo hal qof oo beesha Gobolka hawd ayaa sidoo kale maanta galinkii dambe markii uu soo laba kacleeyay waxa uu sababey khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, iyadda oo wararka halkaasi ka imanayaa sheegayaan in labada dhinac si aad u hubaysan yihiin. Dagaalkan oo aan ahayn kii ugu horeeyay balse ay hore u dhaceen dagaalo kale oo door ah ayaa waxa aan ilaa hadda soo kala dhex galin dawlada Kililka Soomalida Itoobiya oo gudaha deegaankeeda lagu dagaalamayo. Dagaalkan oo aan ilaa hadda si rasmi ah loo ogeyn waxa sababey ayaa loo malaynayaa inuu ka dhashay damac ka yimid geelay reer dhagaxbuur ah oo weerar ku soo qaaday geel beesha kale halkaas u joogay, iyagga oo doonayey inay qaadaan, balse geelayda reer Somaliland oo iyaguna hubaysnaa ayaa wakhtigaa difaacay geelooda, dagaalka halkaas ka dhacayna waxa uu sababey dhimashada shan ruux oo kala ah afar dhinac ah iyo qof dhinaca kale ah. Dagaalka ayaa la sheegay inuu istaagay balse ilaa hadda ay labada ciidan ee geelayda ahi ay is-hor-fadhiyaan.
-
17th October - Xuska Maalinta Mujaahidiintii SNM
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> -
xiinfaniin;752071 wrote: That is not true, Xaaji X. There was never a real effort to build the only institution that could save Somalia. The reason has always been weak and remains so till today. It is in the name of balance of power, which says we cannot strengthen the TFG when it is temporary and lacks legitimacy from all Somalis. It shows how disingenuous these military invasions are. It may be good for Keyna to show the West that she can defend its territory and safeguard Western investment and ensure economic stability. It does not solve the aslshabaab problem. On the Contrary to build a Military institution it takes years of Military build up discipline of the Army training of the army personal into effectiveness managing the Army officers and recruiting capable Army commanders and having the right facilities and Equipment while not being in constant fighting. And as you said a strong foundation is what you need but where do you get that not in Somalia that's why currently Somalia's Army is trained in Kenya and Ethiopia while, there are peace keeping forces or as some say Mercenaries doing the work.This Conflicts with the notion for Somalia to develop a capable army in the near future.
-
Xiinfanin majority of them Carry the Genetics of the Holy man buried in Maydh Ps woqoyiga wala isla wada yahay Xiinfanin ba xita ka mid ah xita faraski Sayidka reer woqoyi ah oo dooga Woqoyi daaqi jiray Nacam Bila one nation
-
Xiinfanin that takes times perhaps years to build a capable effective army for Somalia to defeat Alshabaab completely
-
17th October - Xuska Maalinta Mujaahidiintii SNM
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Xaflad Balaadhan Oo lagu xusayay maalinta shuhadada SNM oo lagu qabtay Hargeysa October 17th, 2011 Hargeysa(Somaliland.Org)-Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuraddii 27-aad ee ka soo wareegtay maalinta shuhadada SNM oo ku beegan 17-ka October, ayaa maanta lagu qabtay xarunta Ha’yada shaqaalaha dawlada. waxa munaasibadani ay salka ku haysaa dagaalkii qadhaadhaa ee ciidamadii Siyaad bare iyo xoogagii ururkii SNM ku dhex maray deegaanka Burco Duuray 17 bishii October sannadkii 1984-kii oo laga joogo 27 Sanadood. Xaflada lagu qabtay Magaalada Hargeysa waxa ka qayb galay Marwada koowaad ee Somaliland, xubno ka tirsan golaha wasiirrada, Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE, Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiilada, Mujaahidiin iyo marti sharaf kale. Mujaahid C/salaan Turki oo ka mid ahaa gudida qaban qaabada xuska maalinta shuhadadii ku geeriyootay halgankii dib u xoraynta waddanka oo xafladaasi ka hadlay ayaa waramay baahida loo qabo in la qoro taariikhdii halgankii SNM si bulshada iyo jiilka koraya looga tago taariikh halgameedkii qadhaadhaa ee loo soo maray dib u xoraynta. C/Salaan Turki waxa kale oo uu ku baaqay in wax loo qabto agoomihii ay ka tageen mujaahidiintii SNM iyo naafadii ururkaasi oo uu xusay inay u baahan yihiin cisbitaalo dibadeed. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Md.Xirsi Cali X.Xasan oo xafladaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu socdo qorshe balaadhan oo lagu horumarinayo agoomihii SNM, iyo Madxaf lagu Muujiyo taariikhdii Ururkaasi lahaa oo ay si wada jir ah isaga kaashanayaan xukuumada iyo Guddi ka tirsan Ururkii SNM. “Waxaan muhaahidiinta iyo SNM waxaan Salaan uga sidaa Madaxweynaha Somaliland, xukuumadani waxba kama hagranayso wax u qabashada ururkii SNM, waxaana ka go’an inay taageerto mujaahidiintii dalka,”ayuu yidhi Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan. Wasiirka Madaxtooyadu wuxuu intaas ku daray in sida ugu dhakhsaha badan loo dhamaystiri doono taalladii uu Madaxweynuhu dhawaan ku dhagax dhigay magaalada Bali gubadle taas oo lagu maamuusayo dhamaanba intii ku shahiiday halgankaas. Afhayeenka xisbiga Kulmiye Md. Maxamed Kaahin Axmed, oo ka mid ahaa masuuliyiintii garabkii milatari ee ururkii SNM ayaa tafaasiil ka bixiyay taariikhdii maalintan iyo dagaalkii ka dhacay deegaanka Burco duuray ee ay iskaga horyimaadeen mujaahidiintii SNM iyo ciidankii taliskii Maxamed Siyaad Barre. Maxamed Kaahin waxa uu ka sheekeeyay sidii uu u dhacay dagaalkii Burco Duuray ee ku sinaa 17 bishii October 1984-kii, kaas oo ahaa hujuumkii u horeeyay ee SNM ku qaado fadhiisimadii ciidankii Siyaad barre, waxaanu sheegay in dagaalkaasi ahaa kii ugu dhimashada badnaa ee SNM soo gaadhay iyadoo ay ka geeriyoodeen shuhado tiro badan oo uu hormood u ahaa Alle ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Xaashi Lixle. Afhayeenka KULMIYE waxa uu sheegay in dagaalkaasi uu soo saaray awoodii garabkii Ciidanka ee SNM.waxaanu Eebe uga baryay inuu naxariistii jano ka waraabiyo shuhadadii nafahoodii u huray dib u xoraynta Somaliland. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi oo Xafladaasi ka hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay heerarkii kala gedisnaa ee ururkii SNM ay soo martay intii ka danbaysay aasaaskeeda ,isagoo sheegay in dagaalkii Burco-duureey ka dhacay uu ku soo beegmay xili isbedel Dimoqraadiyi ku yimi Hoggaankii SNM, iyo Cadaadis badan oo kaga imanayay dhinaca dawladii Migiste Xayle Maryam ee wakhtigaa hogaaminayay dalka Itoobiya. Md.Muuse Biixi waxa uu xusay in dagaalkii uu ku geeryooday Alla ha u Naxariistee Muj Maxamed Xaashi Diiriye (lixle) iyo shuhadadii kale ay noqdeen dhimbiishii hurisay halgankii dalka Lagu xoreeyay, waxaanu intaa ku daray in la gaadhay guushii iyo midhihii ka soo baxay halgankaas. Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye waxaa uu cadeeyay in Tabasho kasta oo ay qabaan Mujaahidiintii iyo agoomihii SNM,aanay marnaba ka bixin balanqaadyadii Xisbiga kulmiye ku galay ololahii Doorashada. Guddoomiyuhu waxa kale oo uu shacbiga ku guubaabiyay in qaran ahaan Somaliland ku jirno halgan ka duwan kii hore kaas oo ah sidii ay Jamhuuriyada Somaliland aqoonsi buuxa uga heli lahayd dunnida inteeda kale. Ugu dambayn Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh.Maxamud Jirde (Aamina Waris) oo kulankaas ka hadashay ayaa ILAAHAY uga bariday inuu naxariistiisii jano ka waraabiyo intii ku geeriyootay xoraynta dalkooda isla markaana u rajaysay in dhamaanba mujaahidiintii ururkii snm ay cisi iyo sharaf ugu noolaadaan wadankooda . Waxaa kale oo Goobtaasi ka hadlay Masuuliyiin iyo Mujaahidiin kala duwan oo ka tirsanaa Ururkii SNM oo dhamaantood ka warbixiyay ahmiyada ay maalinta Shuhadadu u leedahay dalka iyo dadkaba. Dhinaca kale waxa xaflado noocan oo kale ah oo lagu xusayay sanad guuradii 27-aad ee ka soo wareegtay maalinta shuhadada SNM lagu qabtay Magaalooyinka Burco Iyo Gabilay. -
That was a border clash by the way it was not sool it was the togdheer buhoodle region and the Ethiopians were pushed back to their border no one supported that. By the way what does that have to do with this topic
-
Lol no there were many other reasons two i visited the Galmudug Anniversary two in 2009 and Many people saw me there two Now Since i am Oday Somaliyeed,i paid a visit to the ssc folks two by the way i consider the Garaad Clan My people even though with some we don't share the same political beliefs, a close relative of mine is opening Bar Taleex in Hargeysa in 2013 you most welcome Yaa Mr Khadar like old Times.
-
Shirka wadatashiga wejigiisa labaad oo LOO DIIDEY GAROOWE
Xaaji Xunjuf replied to Jiiroow Bakaal's topic in Politics
^^ looool -
Yes we had a big ssc cake it was very tasteful two good people very welcoming reer ssc
-
i went last year to the ssc Party it was nice i have to say
-
Why are you surprised there were Somalis who supported Ethiopia's invasion
-
what a sad case Kenyans can't fight a war
-
Shirka wadatashiga wejigiisa labaad oo LOO DIIDEY GAROOWE
Xaaji Xunjuf replied to Jiiroow Bakaal's topic in Politics
Source? -
17th October - Xuska Maalinta Mujaahidiintii SNM
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The day of the shuhada -
Professor I.M. lewis said it all
-
War deg deg ah: khasaare dhimashi iyo dhawa be leh oo ka dhashay iska horimaad dhex maray meleyshi beleed iyo geeljirayaal Dacawalay (HWN) inta la ogyahay 7 qof ayaa ka dhimatay beesha Dhagaxbuur kadib marki iska hor imaad socday sacaado koobani uu ku dhex maray deegaanka dacawalay geeljire ka tirsan beesha gobolka hawd iyo rag Hubaysan oo ka so jeeda beesha dhagaxbuur War deg deg ah khasaare dhimasho iyo dhawaac be leh oo ka dhashay iska horimaad galabta dhex maray meleshiyo beeled iyo geeljirayaal dacwalay (HWN) inta la ogyahay 7 qof ayaa ka dhimatay beesha dhagaxbuur kadib marki iska hor imaad socday sacaado koobaani uu ka dhex maray deegaanka dacawalay geeljire ka tirsan beesha gobolka hawd iyo rag hubeysan oo ka so jeeda beesha dhagaxbuur iyago geeljirahas uu ka dhintay 1 qof 3 kalana ka dhawacmaeen iska hor imaadkan oo soconayey muddo sacaado ah ayaa bilowday meel deegaanka dacawalay kaga beegaan dhinaca hawd kaaso marki danbe istaagay wararka ay shebekada hadhwanaagnews. ka heleyso deegaanada ay dirirtu ka dhacday ayaa sheegaya in geeljiraha ka so jeeda gobolka hawd ay u galeen ciidamo hubaysan oo ka soo jeeda beesha dhagaxbuur kuwaaso isla markiiba dagaal ka dhex qarxay. Maaha marki ugu horaysay eeh beesha dhagaxbuur iyo beesha gobolka hawd uu iska horimaad noocaan ahi ku dhex maro deegaankaas balse dhow bilood ayaa laga jooga marki ay beesha dhagaxbuur weerar gaadmo ah ku so qaaday rag ka tirsan beesha hawd.. si kastaba ha ahaate waxa jiray dhoowanahan odayaal isaga dab qaaday inay baajiyaan colaado mar kale dib uga qarxa deegaankaas balse waxa aan ila imika la tallaabada xigta tan eeh ay labada dhinaca ka qaadi doonaan iska horimaad.
-
Somaliland Business Faire to Launch officially at Hargeisa Posted on 16/10/2011 Hargeisa (JSLTimes)-A well-organized Business Faire is expected to be officially launched at Mansoor hotel tomorrow morning in Somaliland’s capital of Hargeisa. The Faire is scheduled to kick off on 17th Oct to 21st Dec. The opening ceremony that is expected to be launched tomorrow morning is supposed to be attended by senior officials both from government officials and heads of Somaliland companies who will represent on behalf of their companies. Business officials and other Trade organizations are about to be invited to the official ceremony for the Faire. Minister of Commerce and Industry and Somaliland Chamber of Commerce will be used as a vehicle for playing a big role of the event. Local companies that will be part of the Business Faire include DahashiilGroups, Milgo Digital television, SomCable, Asal outdoor advertising, Somaliland Port Authority, Somaliland ministry of commerce, and the Coca Cola Company. SPONSORSHIP OPPORTUNITIES AOA event and organizers was created in June, 2010 by a group of youth scholars having the vision to contribute the development of their country in order to achieve in seeing a society with knowledge and civilization, fighting against poverty, free from drugs and crimes. The subsidiary was formed with the idea of organizing any kind of business events in various emerging markets, emphasizing on East Africa and Middle East. The reasons behind was identifying potential markets and offering a whole world of services. Somaliland’s largest business fair SBF 2011 Expo is a big deal. Is a perfect gateway for your business to expand its market potential and build new network local and internationally. Every exhibitor is competing for visitors’ attention – so make it easy! Give yourself that extra edge to drive visitors to your stand and ensure they’ll recognize your brand. Be creative! Our exclusive sponsorship packages provide you with the excellent value-for-money sponsor’s benefits and great market visibility through our carefully developed advertising and promotions plan. They are cost effective, varied and impossible to miss.
-
Jiirooow bakaal Xiishodo why are you insulting Somali Woman manay walaasha ahayn war isku xiishood sida isku dhaan
-
Runtu raga kama nixiso
-
woow 100 km inside the Somalia border