Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Xiinfanin majority of them Carry the Genetics of the Holy man buried in Maydh Ps woqoyiga wala isla wada yahay Xiinfanin ba xita ka mid ah xita faraski Sayidka reer woqoyi ah oo dooga Woqoyi daaqi jiray Nacam Bila one nation
  2. Xiinfanin that takes times perhaps years to build a capable effective army for Somalia to defeat Alshabaab completely
  3. Xaflad Balaadhan Oo lagu xusayay maalinta shuhadada SNM oo lagu qabtay Hargeysa October 17th, 2011 Hargeysa(Somaliland.Org)-Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuraddii 27-aad ee ka soo wareegtay maalinta shuhadada SNM oo ku beegan 17-ka October, ayaa maanta lagu qabtay xarunta Ha’yada shaqaalaha dawlada. waxa munaasibadani ay salka ku haysaa dagaalkii qadhaadhaa ee ciidamadii Siyaad bare iyo xoogagii ururkii SNM ku dhex maray deegaanka Burco Duuray 17 bishii October sannadkii 1984-kii oo laga joogo 27 Sanadood. Xaflada lagu qabtay Magaalada Hargeysa waxa ka qayb galay Marwada koowaad ee Somaliland, xubno ka tirsan golaha wasiirrada, Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE, Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiilada, Mujaahidiin iyo marti sharaf kale. Mujaahid C/salaan Turki oo ka mid ahaa gudida qaban qaabada xuska maalinta shuhadadii ku geeriyootay halgankii dib u xoraynta waddanka oo xafladaasi ka hadlay ayaa waramay baahida loo qabo in la qoro taariikhdii halgankii SNM si bulshada iyo jiilka koraya looga tago taariikh halgameedkii qadhaadhaa ee loo soo maray dib u xoraynta. C/Salaan Turki waxa kale oo uu ku baaqay in wax loo qabto agoomihii ay ka tageen mujaahidiintii SNM iyo naafadii ururkaasi oo uu xusay inay u baahan yihiin cisbitaalo dibadeed. Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Md.Xirsi Cali X.Xasan oo xafladaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu socdo qorshe balaadhan oo lagu horumarinayo agoomihii SNM, iyo Madxaf lagu Muujiyo taariikhdii Ururkaasi lahaa oo ay si wada jir ah isaga kaashanayaan xukuumada iyo Guddi ka tirsan Ururkii SNM. “Waxaan muhaahidiinta iyo SNM waxaan Salaan uga sidaa Madaxweynaha Somaliland, xukuumadani waxba kama hagranayso wax u qabashada ururkii SNM, waxaana ka go’an inay taageerto mujaahidiintii dalka,”ayuu yidhi Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan. Wasiirka Madaxtooyadu wuxuu intaas ku daray in sida ugu dhakhsaha badan loo dhamaystiri doono taalladii uu Madaxweynuhu dhawaan ku dhagax dhigay magaalada Bali gubadle taas oo lagu maamuusayo dhamaanba intii ku shahiiday halgankaas. Afhayeenka xisbiga Kulmiye Md. Maxamed Kaahin Axmed, oo ka mid ahaa masuuliyiintii garabkii milatari ee ururkii SNM ayaa tafaasiil ka bixiyay taariikhdii maalintan iyo dagaalkii ka dhacay deegaanka Burco duuray ee ay iskaga horyimaadeen mujaahidiintii SNM iyo ciidankii taliskii Maxamed Siyaad Barre. Maxamed Kaahin waxa uu ka sheekeeyay sidii uu u dhacay dagaalkii Burco Duuray ee ku sinaa 17 bishii October 1984-kii, kaas oo ahaa hujuumkii u horeeyay ee SNM ku qaado fadhiisimadii ciidankii Siyaad barre, waxaanu sheegay in dagaalkaasi ahaa kii ugu dhimashada badnaa ee SNM soo gaadhay iyadoo ay ka geeriyoodeen shuhado tiro badan oo uu hormood u ahaa Alle ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Xaashi Lixle. Afhayeenka KULMIYE waxa uu sheegay in dagaalkaasi uu soo saaray awoodii garabkii Ciidanka ee SNM.waxaanu Eebe uga baryay inuu naxariistii jano ka waraabiyo shuhadadii nafahoodii u huray dib u xoraynta Somaliland. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi oo Xafladaasi ka hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay heerarkii kala gedisnaa ee ururkii SNM ay soo martay intii ka danbaysay aasaaskeeda ,isagoo sheegay in dagaalkii Burco-duureey ka dhacay uu ku soo beegmay xili isbedel Dimoqraadiyi ku yimi Hoggaankii SNM, iyo Cadaadis badan oo kaga imanayay dhinaca dawladii Migiste Xayle Maryam ee wakhtigaa hogaaminayay dalka Itoobiya. Md.Muuse Biixi waxa uu xusay in dagaalkii uu ku geeryooday Alla ha u Naxariistee Muj Maxamed Xaashi Diiriye (lixle) iyo shuhadadii kale ay noqdeen dhimbiishii hurisay halgankii dalka Lagu xoreeyay, waxaanu intaa ku daray in la gaadhay guushii iyo midhihii ka soo baxay halgankaas. Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye waxaa uu cadeeyay in Tabasho kasta oo ay qabaan Mujaahidiintii iyo agoomihii SNM,aanay marnaba ka bixin balanqaadyadii Xisbiga kulmiye ku galay ololahii Doorashada. Guddoomiyuhu waxa kale oo uu shacbiga ku guubaabiyay in qaran ahaan Somaliland ku jirno halgan ka duwan kii hore kaas oo ah sidii ay Jamhuuriyada Somaliland aqoonsi buuxa uga heli lahayd dunnida inteeda kale. Ugu dambayn Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh.Maxamud Jirde (Aamina Waris) oo kulankaas ka hadashay ayaa ILAAHAY uga bariday inuu naxariistiisii jano ka waraabiyo intii ku geeriyootay xoraynta dalkooda isla markaana u rajaysay in dhamaanba mujaahidiintii ururkii snm ay cisi iyo sharaf ugu noolaadaan wadankooda . Waxaa kale oo Goobtaasi ka hadlay Masuuliyiin iyo Mujaahidiin kala duwan oo ka tirsanaa Ururkii SNM oo dhamaantood ka warbixiyay ahmiyada ay maalinta Shuhadadu u leedahay dalka iyo dadkaba. Dhinaca kale waxa xaflado noocan oo kale ah oo lagu xusayay sanad guuradii 27-aad ee ka soo wareegtay maalinta shuhadada SNM lagu qabtay Magaalooyinka Burco Iyo Gabilay.
  4. That was a border clash by the way it was not sool it was the togdheer buhoodle region and the Ethiopians were pushed back to their border no one supported that. By the way what does that have to do with this topic
  5. Lol no there were many other reasons two i visited the Galmudug Anniversary two in 2009 and Many people saw me there two Now Since i am Oday Somaliyeed,i paid a visit to the ssc folks two by the way i consider the Garaad Clan My people even though with some we don't share the same political beliefs, a close relative of mine is opening Bar Taleex in Hargeysa in 2013 you most welcome Yaa Mr Khadar like old Times.
  6. Yes we had a big ssc cake it was very tasteful two good people very welcoming reer ssc
  7. i went last year to the ssc Party it was nice i have to say
  8. The war is happening the dhagaxbuur district of Ethiopia the hawd region is in Somaliland the Baligubadle
  9. Why are you surprised there were Somalis who supported Ethiopia's invasion
  10. what a sad case Kenyans can't fight a war
  11. Professor I.M. lewis said it all
  12. War deg deg ah: khasaare dhimashi iyo dhawa be leh oo ka dhashay iska horimaad dhex maray meleyshi beleed iyo geeljirayaal Dacawalay (HWN) inta la ogyahay 7 qof ayaa ka dhimatay beesha Dhagaxbuur kadib marki iska hor imaad socday sacaado koobani uu ku dhex maray deegaanka dacawalay geeljire ka tirsan beesha gobolka hawd iyo rag Hubaysan oo ka so jeeda beesha dhagaxbuur War deg deg ah khasaare dhimasho iyo dhawaac be leh oo ka dhashay iska horimaad galabta dhex maray meleshiyo beeled iyo geeljirayaal dacwalay (HWN) inta la ogyahay 7 qof ayaa ka dhimatay beesha dhagaxbuur kadib marki iska hor imaad socday sacaado koobaani uu ka dhex maray deegaanka dacawalay geeljire ka tirsan beesha gobolka hawd iyo rag hubeysan oo ka so jeeda beesha dhagaxbuur iyago geeljirahas uu ka dhintay 1 qof 3 kalana ka dhawacmaeen iska hor imaadkan oo soconayey muddo sacaado ah ayaa bilowday meel deegaanka dacawalay kaga beegaan dhinaca hawd kaaso marki danbe istaagay wararka ay shebekada hadhwanaagnews. ka heleyso deegaanada ay dirirtu ka dhacday ayaa sheegaya in geeljiraha ka so jeeda gobolka hawd ay u galeen ciidamo hubaysan oo ka soo jeeda beesha dhagaxbuur kuwaaso isla markiiba dagaal ka dhex qarxay. Maaha marki ugu horaysay eeh beesha dhagaxbuur iyo beesha gobolka hawd uu iska horimaad noocaan ahi ku dhex maro deegaankaas balse dhow bilood ayaa laga jooga marki ay beesha dhagaxbuur weerar gaadmo ah ku so qaaday rag ka tirsan beesha hawd.. si kastaba ha ahaate waxa jiray dhoowanahan odayaal isaga dab qaaday inay baajiyaan colaado mar kale dib uga qarxa deegaankaas balse waxa aan ila imika la tallaabada xigta tan eeh ay labada dhinaca ka qaadi doonaan iska horimaad.
  13. Somaliland Business Faire to Launch officially at Hargeisa Posted on 16/10/2011 Hargeisa (JSLTimes)-A well-organized Business Faire is expected to be officially launched at Mansoor hotel tomorrow morning in Somaliland’s capital of Hargeisa. The Faire is scheduled to kick off on 17th Oct to 21st Dec. The opening ceremony that is expected to be launched tomorrow morning is supposed to be attended by senior officials both from government officials and heads of Somaliland companies who will represent on behalf of their companies. Business officials and other Trade organizations are about to be invited to the official ceremony for the Faire. Minister of Commerce and Industry and Somaliland Chamber of Commerce will be used as a vehicle for playing a big role of the event. Local companies that will be part of the Business Faire include DahashiilGroups, Milgo Digital television, SomCable, Asal outdoor advertising, Somaliland Port Authority, Somaliland ministry of commerce, and the Coca Cola Company. SPONSORSHIP OPPORTUNITIES AOA event and organizers was created in June, 2010 by a group of youth scholars having the vision to contribute the development of their country in order to achieve in seeing a society with knowledge and civilization, fighting against poverty, free from drugs and crimes. The subsidiary was formed with the idea of organizing any kind of business events in various emerging markets, emphasizing on East Africa and Middle East. The reasons behind was identifying potential markets and offering a whole world of services. Somaliland’s largest business fair SBF 2011 Expo is a big deal. Is a perfect gateway for your business to expand its market potential and build new network local and internationally. Every exhibitor is competing for visitors’ attention – so make it easy! Give yourself that extra edge to drive visitors to your stand and ensure they’ll recognize your brand. Be creative! Our exclusive sponsorship packages provide you with the excellent value-for-money sponsor’s benefits and great market visibility through our carefully developed advertising and promotions plan. They are cost effective, varied and impossible to miss.
  14. Jiirooow bakaal Xiishodo why are you insulting Somali Woman manay walaasha ahayn war isku xiishood sida isku dhaan
  15. woow 100 km inside the Somalia border
  16. Looool@ Yuhuud hadu yidha alshabaab waan la dagalamaya wala so dhaweynaya lol
  17. Madaxweyne Siilaanyo oo Badhasaab u magacaabay Gobolka Oodweyne October 16th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta badhasaab cusub u magacaabay Gobolka Oodweyne, ka dib markii uu dhawaan geeriyooday Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii hore Marxuum-Maxamed Gahayr Xirsi. Madaxweynaha Somaliland waxa uu Badhasaabka cusub ee Oodweyne u magacaabay , Yuusuf Ibraahim Geeddi, sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir kaasi oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay 0174/10/2011 ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Oodweyne. Madaxweynuhu :- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda uu Gudoomiyuhu u leeyahay Dhismaha Qaranka, Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Gudoomiyaha Gobolka Oodweyne, Markuu la Tashaday: Madaxda ay khusayso. Markuu Ku Qancay: In uu buuxin karo, Aqoon iyo kartina u leeyahay jagadan. Wuxuu go’aansaday In Mudane, Yuusuf Ibraahim Geedi, laga bilaabo taariikhda maanta 16.10.2011 uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Oodweyne ee Jamhuuriyadda Somaliland.”
  18. President of SomCable Mr. Mohamed Aw-Said Donates $10,000 to Hargeisa-Burco Road Rehabilitation HARGEISA (SomalilandPress)—The president of SOMCABLE Mr. Mohamed Aw-Said today said that his firm has donated $10,000 for the rehabilitation of Hargeisa-Burco road that has been neglected by both the government and business sector for years. Mr. Aw-Said informed the press at a ceremony held in at Shiraaqle hotel Hargeisa that his contribution to rebuild the Hargeisa-Burco road will encourage others to donate towards this worthy cause. The Hargeisa-Burco road is in dreadful condition that trips between the two cities takes a minimum 5 hours due to the bad situation of the road. The management of the Hargeisa-Burco rehabilitation foundation thanked Mr. Mohamed Aw-Said Geddie for his benevolence contribution. About SomCable Somcable is a Somaliland registered Fiber Optic firm that is constructing the Berbera landing station that will enable Somaliland to interconnect with submarine cable networks which currently are deployed in the Red Sea. Once the cable landing is completed it is expected to improve the lives of the citizens through job creations and cheaper telecommunication services.
  19. lool you can shake hands With who ever you want but we know what faroole did to the Garowe Clan enclave He Called his own Kin the ssc folks terrorists He shelled the Maakhir Folks in Galgala He shelled an entire neighborhood to capture one Guy in garsoor Galkacyo Elders and Influential people in the enclave being gunned down everyday He Annihilated the raascaseer Folks Clan clashes in Qardho Bari region He deports the Somalis From the O'gaden from the Enclave and Calls them people who are only Somalis by Tongue I have to say Faroole Umadi Puntland wada lahayd wu is nacsiiyey
  20. you got to learn it from some one was Cabdi waraabe giving the Siminaar to the Koonfurian elders.