-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Yuweri Museveni “Ku soo noqoshada ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya waxaa ay xal u noqonaysaa dhibaatadda Soomaaliya waayo haatan Al-Shabab awood badan ma laha waase la sii dhameys tiri doona” Mogadishu Sabti 19 November 2011 SMC Yuweri Museveni “Ku soo noqoshada ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya waxaa ay xal u noqonaysaa dhibaatadda Soomaaliya waayo haatan Al-Shabab awood badan ma laha waase la sii dhameys tiri doona” Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa soo dhaweeyay in ciidamo Ethiopian ah soo galaan gudaha Soomaaliya isla markaana ay ku biiraan dagaalka lagula jiro Xarakadda Al-Shabab sida uu yiri . War xafiiskiisa laga soo saaray oo ay baahiyeen warbaahinta dawlada Uganda ayaa waxaa lagu sheegay in M/weyne musaveni uu si gaar ah u soo dhaweynayo in ciidamada Ethiopia ay Soomaaliya dib ugu soo laabtaan oo ay ka qeyb qaataan hawlgalada lagu doonayo in meesha looga saaro Al-Shabab sida warka lagu yiri. M/weyne Musaveni waxaa uu sheegay in ciidamada Ethiopia ay qibrad wanaagsan u leeyihiin habka loola dagaalamo Al-Shabab waxaana uu xusay inay tahay arrin wax badan ka badali karta xaaladda AMISOM. “Ku soo noqoshada ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya waxaa ay xal u noqonaysaa dhibaatadda Soomaaliya waayo haatan Al-Shabab awood badan ma laha waase la sii dhameys tiri doona” ayaa lagu yiri warka laga soo saaray xafiiska M/weynaha Uganda Yuweri Musaveni. Dawlada Uganda waxaa Soomaaliya ka jooga tirada ugu badan ciidamada AMISOM waxaana ay safka hore kaga jirtaa wadamada Africa ee sida weyn ula dagaalsan Al-Shabaab. Midawga Africa ayaa dhawaan sheegay in ciidamo Ethiopian ah ay Soomaaliya usoo dirayaan kuwaasoo Soomaaliya kula dagaalami doona Xarakadda Al-Shabab oo haatan maamula gobolo ku yaala bartamaha iyo koofurta Soomaaliya.
-
Somali Artist and Arts should not be Politisized
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in General
Nimco dareen is a good singer and also one of the prettiest Somali singers of this time but she should I've kept singing for the ONLF, and the freedom of her own people instead of Singing for the people that oppress and commit crimes against her own people. But she still has time to repent so lets wait and see Abaaheed na nin wanaagsan bu ba ahaye oo wadaad eh wakhti baynu siinayna Nimco dareer wey taubad keeni doonta inshallah. -
We invite you to join us for an evening with U.S. Secretary of State Hillary Rodham Clinton honoring four women who have dedicated their lives to promoting peaceful, just and open societies in some of the world’s most conflict-affected regions. Sihem Bensedrine Chief Editor, Radio Kalima, Tunisia Shukri Ismail Chairperson, CandeLight, Somaliland Claudia Paz y Paz Bailey Attorney General, Guatemala Sima Samar Chairperson, Independent Human Rights Commission, Afghanistan In memory of its late co-founder, Stephen J. Solarz, Crisis Group will present these honorees with the Stephen J. Solarz Award for Commitment to Peace, Justice and Security. If you would like to make a gift in recognition of Steve’s outstanding contribution to Crisis Group and a life’s work devoted to international public service, please click here. http://www.crisisgroup.org/en/support/event-calendar/award-dinner-2011.aspx
-
Ethiopia May Join Alliance Against Somalia's Al-Shabab Peter Heinlein | Addis Ababa Reuters A Kenyan soldier stands guard an airstrip in an area near the Somali-Kenyan border where al-Shabab militants are active (file photo). An alliance of mostly East African nations is preparing a coordinated military campaign in Somalia to finish off the embattled al-Shabab extremist group. The al-Qaida-inspired extremists were driven out of the Somali capital, Mogadishu by African Union troops in August, and have recently lost ground to advancing Kenyan forces in the south. The plan includes possibly sending Ethiopian troops back to Somalia. The ongoing Kenyan operation in southern Somalia, and al-Shabab's recent collapse in Mogadishu, are raising hopes that the militants' stranglehold on Somalia can be broken. Toward that end, heads of state from the six-nation Horn of Africa regional bloc known as IGAD will meet next Friday to discuss a military strategy aimed at greatly expanding the control of Somalia's weak Transitional Federal Government. Planners say the Addis Ababa summit will encourage all IGAD countries, including Ethiopia, to contribute to the effort. Ethiopian officials say no formal decision has been made on joining the list of troop contributing countries. But foreign ministry spokesman Dina Mufti says Addis Ababa will help the campaign in any way possible. "You can simply guess Ethiopia is going to be part and parcel of this process," said Dina. "The decision is not made as to sending the army, but per the IGAD council's resolutions of the past months, all IGAD member countries, the African Union and others also will be summoned, will be called, will be expected to somehow contribute something to strengthening the operations in Somalia." Dina said a decision on Ethiopia's role in the offensive would probably be announced at next Friday's summit. Ethiopian troops are regarded unfavorably by many Somalis, who remember them for brutality during a previous incursion from 2006 to 2009, made to support the Somali government. The troops were withdrawn after their presence became an al-Shabab recruiting tool. Dina says conditions are different now. He says this time Ethiopia is part of a broad alliance of countries that recognize al-Shabab as a threat to regional stability. "It's not only Ethiopia that's interested in crushing al-Shabab, it's in the interest of the IGAD countries, the African countries, even the international community to get rid of al-Shabab, which is actually quite a menace to the region," added Dina. Besides controlling large portions of central Somalia, al-Shabab claimed responsibility for a bombing in Uganda's capital last year that killed 76 people. Kenya blames the group for a series of recent cross-border kidnappings of foreigners, an allegation al-Shabab has denied. Two senior United Nations peacekeeping officials were at African Union headquarters this week for a briefing on the Somalia strategy, which includes asking for U.N. authorization to double the size of the African Union peacekeeping mission in Somalia (AMISOM) to 20,000 troops. Diplomats say the plan calls for Kenyan troops to be brought under the AMISOM command, but not Ethiopian troops. AU Peace and Security Director El-Ghassim Wane says U.N. and wider international support is needed to capitalize on the gains made by AMISOM and the Kenyan offensive. "We believe the Kenyan operation is further contributing to weakening al-Shabab and creating space for the political process to take hold and lead to the conclusion of the transition next August... It's a challenging task, and we are fully aware of it, and that's why we are calling for further and enhanced support from the United Nations and the larger international community," said Wane. Uganda and Burundi currently contribute the bulk of the nearly 10,000 AMISOM troops, with tiny Djibouti adding a small contingent. Kenya is said to be ready to contribute several thousand, and AU officials say Sierra Leone is preparing a few battalions that could be ready to join the operation within months. The United Nations, which funds a large portion of AMISOM, and several other countries are said to be ready to provide what are called "force enablers," such as helicopters and other equipment to support the mission.
-
Somali Artist and Arts should not be Politisized
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in General
Nimco dareen is a good singer -
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Gah gah gah Xaaji Xunjuf iyo bahashasi kala dheer but seriously Xiin if you want Somalia to come back on it's own two feet,, you need to come with Practical solutions the TFG is an entity created outside Somalia. You need to reconstruct something build on the principles of the Somali people inside Somalia a new healthy foundation.The Civil war in Somalia has entered a new chapter it's now about creating clan fiefdoms with the help of neighboring countries this was not the case during Abdiqasim salaad hassans government the (TNG )or the paper governments before him. Somalia cidina uma maqna ceelna uma qodna ciidana uma maqna, because ciidan walba la keen. -
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
xiinfaniin;759704 wrote: In the onslaught of Nuune's lethally depressing analysis, I, xiinfaniin of SOL, proudly declare to be bullish optimist. Sometimes it helps to fight rude truths with a dose of optimism :D War xiino runtu raga kama nixiso bay Somalidu tidha But you can be naive sometimes abtigis is a realist eventhough u mar mar dhoqo isku qariyo Xiin i think you are waiting for a miracle to happen or something. That sharif one day becomes a real leader and faroole stops his piracy activities Sakiin becomes an honest hard working Businessman. -
Mareeyaha Hayada Wadooyinka Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Easy easy i don't use any one his clan is part of his identity there is nothing wrong with that knowing that he hails from sool is also nothing spectacular. He is the Somaliland national road authority chairman and he works for his country. -
Mareeyaha Hayada Wadooyinka Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
A khadar bahasha wala isku garta laakin ha isku nicina -
Mareeyaha Hayada Wadooyinka Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
A_Khadar;759703 wrote: So XX you know everyone's clan in your succession roles? JB, answer the question which is the country you mentioned about? yes i know every one lol -
Rako Dagaal beeleed markale deegaano hoosyimaada Rako ka qarxay iyo Dawlada oo Dadaal xoogan wada. 17. november 2011 APL Rako:(Allpuntland)-Waxaa maalmihii lasoo dhaafay Deegaano hoosyimaada degmada Rako ee gobolka Karkaar dib uga qarxay dagaal beeleed dhexmarayey Labo malayshiyo oo ku kala abtirsada beelo walaalo ah oo ood wadaag ah kaasoo horaantii dayrta sanadkan ka qarxay deegaankaas kadib markii la’isku maandhaafay Mulkiyada dhul Xareeda Roobka lahaa uuna dagaal ka jiray deegaanadaas ayna dhinacyadu markale is fara-saareen ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay deegaanadaas laga dareemayaa Xasilooni aan cago badan ku taagnayn. Dagaal dhowr jeer oo kaladuwan halkaas ka dhacay ayaa ay dhowr ruux ku dhinteen iyadoo ay jiraan dhaawacyo dhinacada kala gaaray waxaanan weli jirin waanwan iyo iskuday odaynimo oo ay wadaan cuqaasha deegaankaas wallow ay wararku sheegayaan inay jiraan shirar hoose oo looga arin sanayo sidii loo damin lahaa colaadan loona joojin lahaa in markale la’isku midiyo soofaysto. Saraakiil katirsan ciidamada qalabka sida iyo kuwa amaan, Xubno kamid ah Golaha xukuumada iyo maamulka deegaankaas oo ay APL xiriiro kaladuwan lasamaysay ayaa sheegey in ay rajaynayaan inay xaaladu sidan dhaanto waxayna hoosta ka xariiqeen in dadaal culus ay dawladu wado islamarkaasna halkaas dib loogu celin doono ciidamo awal la geeyey balse markii malayshiyaadka lakala durkiyey ay dawladu yaraysay cadaadiskoodii, Sidoo kalena Golaha Wakiilada Puntland ayaa dhankooda ku baaqay in fidnadaas si degdeg ah loo joojiyo
-
Munaasibad lagu furayo Saldhig Ciidan Boolis oo maanta ka dhacday adhicadeeye + Video Nov 18 Munaasibad xadhiga lagaga jarayay saldhig boolis oo ku yaala Deegaanka adhicadeeye oo katirsaan gobolka sool ayaa maanta lagu qabtay xarunta saldhiga cusub waxaana ka soo qayb galay cuqaasha waxagarad iyo bulshada deegaanka masuuliyiinta maamulka gobolka iyo maareeyaha hay,ada wadooyinka somaliland oo socdaal shaqo ku jooga gobolka sool saldhigan ciidamada amniga oo ay baahi weyn u qabeen dadweynaha ku dhaqan deegaankaas ayaa waxa xadhiga ka jaray gudoomiyaha gobolka sool Xaaji jeeni yare, intaasi kadib ayaa waxaa kulankii munaasibadaais ka hadlay cuqaasha waxagaradka deegaanka adhicadeeye oo soo dhaweeyay saldhiga loo dhisay Taliyaha qaybta booliska ayaa isna dhankiisa ka hadlay muhimada saldhiga u leeyahay deegaanka wuxuuna sheegay in ciidan ku filan la gayn doono Maareeyaha hay,ada wadooyinka somaliland cabdi waaxid c qaadir oo ka qayb galay munaasibadan ayaa isna ku dardaaray bulshada deegaanka adhicadeeye inay ka faa,iidaystaaan saldhiga iyo waxqabadka kale ee laga hirgeliyay deegaanka munaasibada ayaa isagu soo afmeeray Gudoomiyaha gobolka sool maxamed maxamuud xaaji jeeni yare wuxuuna bulshada deeganka ka codsaday inay ilaashadaan saldhiga boolis oo uu sheegay inay hirgelisay xukuumada somaliland masuuliyiinta ayaa sidoo kale soo kormeeray dugsi boodhan ah oo laga dhisayo isla deegaanka adhacadeeye oo wali ay shaqadiisu socoto waxayna tilmaameen in dugsigani wax weyn u soo kordhin doono deegaanka holhol.net
-
Mareeyaha Hayada Wadooyinka Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Mareyaaha is from sool but the whole country needs him indeed -
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
A khadar anigu shanta Somali ba afarahooda waan ka hadla -
Abtigiis so what if Gandi is power hungry name one politician oo kursi diidan in Somalia nin walba tiisu u ordaya maxa isaga u didaya oo xaraaan uga dhigaya ma sharif ba dhama oo laba afleyey ilaahoow haa iyo maya mar hanaga wada yeedhsiin. i mean it would make sense if Sharif opposed the Kenyan incursion as the president of the country and not because he opposed Gandis proposed azania state. Still the kenyan invasion is wrong but the problem is there is no government that has the authority to protect Somalia's Sovereignty.
-
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I Wonder if the Ethiopians come in again will sharif flee to Eritrea or will he stay this time -
Somalia what does sl id registration got to do with somalia passports being sold in african countries alshabaab na maxa so galiyey meesha iyaguna ma ka ganacsadan basaaboorada somalia
-
Abdul obviously he is an mp and deputy parliament speaker his aqoonsi won't change anything on the ground but he doesn't give two cents if somaliland land and somalia re united or continued this path he said somalilanders cannot be forced into a union with Somalia he visited somaliland more than once he also said.that somalilanders by choice united with somalia and its their choice to re think that union He also said the people of sool are somalilanders and are closer to the people of burco then other people of somalia. The point is this man is not a qabiliste not even close you should listen to the interview
-
How reliable is jubaland news how do we know for sure they reached an agreement
-
African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
When will the people of somalia and the so called govt of somalia tell the world enough is enough no more foreign invaders no more kenyatis habashis burundis we will solve our own problems. Hada xabashidi nijaasta ahayd bay so wadan qolyihi african union isku sheegi jiray -
Djibouti:President Attends Opening Ceremony of Casino Supermarket Haramous DJIBOUTI(SomalilandPress)–The Head of State chairs the opening ceremony of the Casino supermarket Haramous The Head of State, Mr. Ismail Omar Guelleh, today presided over the inauguration ceremony of the Casino supermarket Haramous which is a new commercial area of Coubèche coolers. Important personalities including the First Lady, Kadra Mahamoud, members of government, national assembly and the diplomatic corps accredited to Djibouti, and many businessmen, attended the ceremony. Note that Coubèche institutions have invested over a billion francs in our implementation of this new structure that is the Casino supermarket Haramous. Sixty-five young Djiboutian were also trained to work there permanently, thus finding their place in the labor marke It should be noted also the symbolic significance of the event which allows our country to become the fifth African country to host on its soil the brand Casino. In speaking on this occasion, Ms. Magda Rémon Coubèche, head of the group Coubèche leader in the field of agro food in the Republic of Djibouti thanked the Head of State to have agreed to honor with his presence the opening ceremony of the new retail development. This reflects its view of “the importance in the eyes of the President’s economic development and therefore the private sector.” Magda Rémon Coubèche also indicated that “this new entity, with an area of 2500 m² for sale and support structures, will benefit from the latest developments in terms of refrigeration equipment, design and IT management” . “We will offer and 7000 references to our customers in an aesthetic comfort, convenience and respectful of food safety standards and environmental,” she said. Speaking finally on the know-how (internationally recognized) of the French group Casino in retail, she recalled that since 2008 Coubèche Settlements and the Casino have continued to strengthen their partnership, and now working hand in hand. The Minister of Economy and Finance, Ilyas Dawaleh Moussa, has, for its part, stressed the importance the Government in the development of the domestic private sector, and this, with a view to effectively fight against unemployment, cause of poverty.