-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Xiinfanin Lol Jiilka so koraya wa muhim inay ogadan ciday yihin lo sheego si ay iskugu filnadan. Diyarada kheriyada Magaalada hargeysa sudhan na wa xasuus,, diyaarada ha cayin dee wa diyaraadi Qaranke eh. Kumanaan ruux ba xijaabtay oo rafaadaye eh Kumanaan ba raashin wayey rayigodana la cabudhiye eh Kumanaan bu rabii walaal uga dhigay reeraha woqooyi eh
-
Xiinow wanaaga umada uun baanu ka shaqeyneyna aniga iyo Mintid farayar iyo ngonge indho fayoow baanu wax ku eegeyna Dadna indho anay iyagu lahayn bay wax ku eegeyaan
-
SNM was founded by people in particular Somalilanders who worked in Somaliland.who held political posts before 1960 and during the sixties and also in the former dissolved Somali republic they were heavily politically involved in Somaliland. Even in the struggle for independence against Britain and the Colonial powers.. They represent the people, who are these people unknown People nuur Gar yaqaaan who left his village 25 years ago what did he do for his people and village i am not saying he can't express him self sure he can but don't say he represents the people.But you said it you're self they represent themselves but they not represent the people of Awdal or the People of Somaliland as a whole.
-
Qandalawi;759003 wrote: Koofiyad bacleyaasha cidina ma matalaan, waa mercenaries and opportunists looking for profits just like Riyaale made millions from the fake project. surely people in exile represent people back home somaha looool
-
Nin haadi aftahan loo yaqaan ama u abwaan sheegto ilahaay hadu yaqaan iyo awoodisa islaanimo hadi lugu dhalay iyo tirada imaanka umadisa wa inu sinaan ugu adeegayee
-
Madaxweynaha Somaliland Oo kulan La yeeshay Wasiirka Britain U November 16th, 2011 London (Somaliland.Org) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo socdaal shaqo iyo fasax ku jooga dalka Ingiriiska, ayaa shalay kulan la yeeshay Wasiirka u qaabilsan Britain arrimaha Afrika Henry Bellingham. Kulankaasi oo lagu soo waramay inuu socday muddo ayay kaga wada hadleen sidii loo sii adkayn lahaa iskaashiga iyo cilaaqaadka labada wadan. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulankaasi ka dib saxaafadda uga waramay waxyaabaha ay ka wada hadleen wasiirka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika Henry Bellinggham ayaa sheegay inuu ahaa mid iyaga dhinacooda ka yimid maadama booqashadooda ay hadda London ku joogaan ay tahay mid aan rasmi ahayn, waxaanu tilmaamay inay Wasiirka ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal. Madaxweynuhu wuxuu intaasi ku daray inay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika ay warbixin balaadhan ka siiyeen xaalada guud ee dalka iyo sida Somaliland ugu heelan tahay iskaashiga ay la leedahay dalkaasi. Henry Bellingham oo isagu laftiisu qaar saxaafadda ka mid ah kulankaas ka dib hadal kooban siiyey, isla markaana wax lagaga waydiiyey ujeedada shirkaas laba geesoodka ah ayaa sheegay inay ka wada hadleen arrimaha mandaqadda geeska afrika, arrimaha ammaanka, Deeqaha Britain siiso Somaliland iyo weliba sidii Somaliland iyo dawladda wadaaga ah ee Britain ay iskaga kaashan lahaayeen dhinacyada ammaanka mandaqadda Geeska Afrika.
-
Yes i am reer borama i lived for 3 years in borama i don't think akash can say that or Mr nuur ,harshin and dulcad daror etc are not part of Somaliland not sure what that has to do with Awdal i can also say that the nuur guy hasn't visited Somaliland or borama more than 2 and a half decade's lool.People in exile can't do things back home. This is not about Clans you see everything through a clan lens see this is why i am opposed to Clan states because Clan starts some where and it will break down into sub clan level and it will further break down into sub sub sub clan level. Eventually it will divide you and you're brother who don't share the same mother. By the way if you knew something about Mr Nuur aka Gar yaqaan he is not even from Borama he is from a village called dila and the people of dila said no This was dila 3 days ago viva somaliland no to clan states from daxalaystaal qurbajoogs
-
Akash the koofiyad bacles u talk about represent the clan communities in awdal who is this nuur guy did you not hear about the reer dila. Even this garyaqaaan did not even read into the tfg charter which only allowes two states or more to be a federal state under TFG. Bal wakaas eeh awdal haka so dego mr nuur bal wakaase car borama lug ha so dhigo jeelaal waweyn loo diyaariyey
-
Sharif went to kenya nairobi to clarify his stand on this issue yes to kenyan help to fight against shabaab no to azania and gandi
-
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Kenya * Arbaco, November 16, 2011 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhow *ka duulay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyagoo kusii jeeda magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Sheekh Shariif iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay booqasho maalmo ah ku joogaan Kenya, iyadoo inta uu halkaas ku sugan yahayna la kulmi doona madaxda dalkaas si ay uga wadahadlaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo ciidamada Kenya ee gobollada Koonfurta Soomaaliya ku sugan. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in inta uu ku sugan yahay Nairobi uu sidoo kale la kulmo madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni oo isaguna halkaas ku sugan, si ay uga wada-hadlaan xaaladda ammaan ee Soomaaliya, gaar ahaan Muqdsiho. Mr. Museveni ayaa horay u sheegay inuu taageersan yahay howlgallada ay ciidamada Kenya kawadaan gudaha dalka Soomaaiya, kaddib kulan uu dalkiisa kula yeeshay wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Moses Wetang'ula. Wasiirka gaaashaandhigga Soomaaliya, Xuseen Carab Ciise iyo wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, C/samad Macallin Maxmauud ayaa kaga sii horreeya madaxweynaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dhanka kale, Sheekh Shariif ayaa shalay la hadlya ciidamo ka tirsan DKMG ah ee Sooomaaliya oo tababar kusoo qaatay dalka Uganda, isagoo ugu baaqay ciidanka inay guntiga u xirtaan sidii ay ula dagaalami lahaayeen Al-shabaab. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu ciidamada ku boorriyay inay diinta islaamka ku dhaqmaan, ayna dib u dhigtaan hamigooda ah inay guursadaan, isagoo sheegay in guur uu u waajibayo markii ay dalka ka saaraan Al-shabaab waa sida uu hadalka u yiriye. Ugu dambeyn, madaxweynuhu wuxuu ciidamadii uu la hadlay u sheegay inay heli doonaan xuquuqaadkooda oo dhan, iyadoo hadalka Sheekh Shariif uu imaanayo iyadoo aanay ciidamada DKMG ah qaadan wax mushaaraad ah muddo saddex bilood ah. Ciidamadan ayaa la sheegay inay tababar kale oo lagu barayo sharciyada dalka ku qaadan doonaan xerada ciidamada ee Jasiira oo ahayd halkii uu madaxweynuhu shalay ugu jeediyay ciidamada dardaaranka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiir
-
Akash you're not from awdal have you not listened to sultan dhwawal sultan ibrahim the people of dila and sultan jamac samatar its a pipe dream they told you lool@ gooni goosad dooney mayno hada maxaad rabta. As for SNM you have to be with the governor of awdal he was a SNM veteran talk to him about SNM.
-
A_Khadar;758694 wrote: See how lame your question is.. Why they always said they are part of p/l and where did they ever said they are part of somaliland.. Or likes of Xaabase are the mere representatives of the entire communities. poor lads.. You are asking prooves that even little kids aware of. South and East communities never accepted your clan admin, of course there are hired men.. Your clan videos will not make a difference from the reality on the ground which is somaliland is one clan beleive admin regardless if they are in hargaysa, burco, las-anod or cerigabo.. Oke a khadar awoow let's agree to disagree nabada iyo wada noolashaha uun hala ilaaliyo
-
Why is abtigis not on the list by the way i voted for nuune
-
A_Khadar;758679 wrote: There is no such accord, but there is peace agreement between two clans from cerigaabo to wardheer in 1990/91... Are you familiar with that? There was a peace conference held in ceerigaabo in 1993 and all communities agreed to live in peace side by side under the Somaliland Government this ended all difficulties it also ended the civil war in Sanaag.
-
A_Khadar;758664 wrote: There is nothing you ever sure that might even be your own project.. Again they walked the walk when they proved your dulutions exists on one side of the city not all. few facts and i am sure about that Somaliland administration has been running the affairs of ceerigaabo the past 20 years There is only the Somaliland police Somaliland army present in and around ceerigaabo No other administration ever tried to undermine the Somaliland administration in Ceerigaabo not talking about odayaal iyo slaamo welfare ku qaata Minneapolis. All Communities in Ceerigaabo agreed to live in peace in Ceerigaabo under the Somaliland Administration No one is allowed to carry guns and weaponry inside the city except the Somaliland security forces These are all facts not emotions my dear Friend A khadar
-
If Kenya Succeeds, Who Will Rule the Jubbas?
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Kenyans can't fight wa balayadu fulaysana -
Mintid Farayar;758610 wrote: No, it's a reaction to the Iranian dimension - increasing Iranian presence in East Africa according to the Israeli military press. Could be but it also could be just the good relations between Kenya and the Jewish state odinga visited Tel aviv several times in 2008 2009 Israel also produces and supplies weaponry to Nairobi.
-
piracy is a big problem in the region
-
The 4.5 is not only wrong, its a crime against humanity
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Cambuulo ma dhibic 5 baa
