-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Xildhibaan Katirsan Barlamaanka Dawlada Puntland Oo Bargal Lagu Dilay. on January 27th, 2012 Bargaal(Puntlandi.com);- Xildhibaan katirsan Barlamaanka Dawlada Puntland ayaa lagu dilay deegaanka Bargaal ee Gobolka Bari. Ala ha uraxmadee Bile Maxamuud Yuusuf ayaa ahaa kooxo hubaysan rasaas ooda uga qaadeen gaari uu watay markii ay is af dhaafeen sida uu warfidiyeenada u sheegay Qaasim Maxamed Yuusuf oo katirsan Golaha shacabka Degmada Boosaaso. Waxaa uu sheegay in mudanaha iyo shaqsiyaad wehliyay ay ku sii jeedeen deegaanka Caluula ee Gobolka Bari waxaana uu carabaabay cida ka danbaysay dilka Xildhibaanka isagoo sheegay in is hortaag ay ku sameyeen maleeshiyaad lamagacbaxay mamulka Casayrland deetana ay rasaas ooda uga qaadeen. Wararka waxaa ay intaa ku darayaan in rasaasta maleeshiyaadka uu dhawac ka soo gaaray darawalkii Ala ha uraxmadee xildhibaanka docda kalana waxaa dhawac uu soo gaaray laba kamida maleeshiyaadka oo ay rasaas is waydaarsadeen wiil uu dhalay mudanaha geeriyooday oo safarka ku wehliyay. Waa dhacda uguba hadana u baahan in xukumada ay talaabo kaqaado madama uu geeriyooday xildhibaan katirsan Barlamaanka Dawlada Puntland mana ah arin la dhayalsankaro sida ay Puntlandi.com u sheegeen siyaasiyiin katacsiyeyay dhacdada lagu dilay Xildhibaanka. Waxaa Tacsi Puntlandi.com soo gaarsiiyay Madax katirsan Dawlada Puntland iyo siyaasiyiin caana waxaana dhamaantood ay ka tacsiyeeyeen geerida Xildhibaanka waxaana ay Dawlada ugu baaqeen in talaabo deg deg ah ka qaado maleeshiyaadkii falkaa fuliyay. Puntlandi.com Galkacyo
-
I love heesta Aqoonsiga
-
Nabada Somaliland wa wax loo bahanyahay allow noo daa
-
A khadar i can be reasoned with but you don't listen abti peace is in the interest of all the people of Somaliland. But you need to view things from different perspectives what made Somaliland army come to Buhoodle what triggered this ask you're self that first. Somalilands peace and stability is seriously being threatened by Militia men hiding inside Buuhoodle i am not talking about the Garaad clan in the Buhoodle district or the normal citizens of the Buuhoodle district. Have you ever condemned the clan Militia in the Buuhoodle district answer me this question why was there no conflict between Clan Militia and the Somaliland army prior 2009? Why was the region so peaceful before and not now?
-
Over 30 dead SSC Militia In Buhoodle as Fighting starts again...
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
A_Khadar;780847 wrote: Where are they now so ciidamada qarankan ku madax maray? Only if you would hear their musanow Tola'ayeyey Yaa reer habar hela ahee! Save your oxigen please.. Halkoodi bay jogaan gabalka u kala dhacay A khadar nabad ka tali not colaad , colaad Somaliland uma baahna -
Carafaat;780828 wrote: It has little to do with border closure. But the clashes of the last year in Buuhoodle have to with a recently established armed militia. Which the goverment sees as a danger and go against all the peace treaties signed in the last two decades. Other villages "borders" have not been closed nor was there fighting in Boocame, Taleex, etc. When you establish an armed militia, you can expect that it can lead to violance. When my "tuulo" armed itself and clashes with nearby nomads from other clan, army intervened leading to many casualties on our side and the siege continued till we gave up and excepted a peace treaty, wish we refused for the years before. That was the cost price of peace. I have been telling that but A khadar does not listen he thinks this about capturing Buuhoodle killing the people of Buhoodle subxaanallah Solution hubka dhig ana ciiidanka qaranka waxan ku amraya inay xabada joojiyaan dabeedna Miiska wada hadalka.
-
A khadar my good friend you do know how peaceful the Buhoodle district was before the formation of the ssc rebels not a single clan conflict occurred let alone Somaliland army versus some clan militia in the buhoodle district. And you know what i am talking about,i support peace i am for peace i call for a ceasefire both sides should not attack each other.A khadar the problem is you're clan Militia are unpredictable they will attack the Somaliland army bases in Buhoodle just for no reason. The whole reason why the situation escalated was because of the anti peace elements hiding inside the town planning attacks on Somaliland disturbing the peace in the region.Prior 2009 there was not a single conflict in the region odayada Buuhoodle were running the town oo uu Caaqil Maxamuud xaaji Cumar camay garwadeen ka yahay.
-
A_Khadar;780826 wrote: This is what I was calling all alone saying where are they, Imams and Culimo? I was expecting them to exactly say to their militia is wrong to attack towns are not theirs.. If they don't say it, I don't see them any different than that famous Suldan from Burco who was entrusted to mediate between sides with the Kalshale dispute and after witness concluded the two sides both own the place and should share.. He is one of most repected Suldan's in Burco with such behaviors.. Suldaan Cismaan suldaan cali Suldaan madar bin Suldan Xirsi Amaan bin Sultaan Diiriye is the most respectable Sultaan in Somaliland he just wanted the folks in Qurilugud and in buuhoodle to come to a long lasting peaceful solution what can possibly go wrong sharing a few water wells are you not all ilmaabtiyo ehel qaraabo ma ceel laga cabo ba dhibaata ah? Hellow this is the 21 century. By the way it was not his idea the sultaan from garowe and the sultaan from awdal and Sultan Cismaan agreed on this so don't just blame the Sultan.
-
Over 30 dead SSC Militia In Buhoodle as Fighting starts again...
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Dervish;780822 wrote: One Khaatumo town can defeat the entire somaliland army, you people are finished. Hee maad ku dhuusi Somaliland -
Carafaat;780817 wrote: A_khadar, wallahi waan ka xumahay dagaalka. No sain personal can justify nor rejoice those horific images. Carafaat adeer the problem is no one likes war no one likes death and destruction but the problem is there are some anti peace elements hiding in some parts in the buhoodle district, and carrying out attacks against the Somaliland army this is unacceptable sure peace talks are needed, Or even perhaps a ceasefire. both sides are Muslims and Somalilanders there must be another way to solve this matter but no one wants to come with a long lasting solution.
-
Over 30 dead SSC Militia In Buhoodle as Fighting starts again...
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
A_Khadar;780808 wrote: And who is the rebel? You are an ***.. Those fighting Ciidanka qaranka ofcourse -
Over 30 dead SSC Militia In Buhoodle as Fighting starts again...
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
25 rebels killed the rebel spokesmen admitted that on bbc Somali listen here http://www.galgalanews.com/?p=8508 -
Even the Brits are not certain of Somaliland's Attendance
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
NGONGE;780742 wrote: SL is probably trying to add a couple of items to the agenda before agreeing to attend. For as things stand, there really isn't much that concerns SL in this meeting. if the brits call it Somaliland Somalia conference and the future of the horn and some top agenda's concerning Somalilands interest i mean piracy and terrorism and Somalia's future yawns. -
Jacaylbaro;780659 wrote: And I thought there was xasuuq in Buuhoodle not the other way round ,,, :D:D
-
Even the Brits are not certain of Somaliland's Attendance
Xaaji Xunjuf replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Carafaat;780691 wrote: Didnt Siilanyo go to the meeting that Riyaale refused back in 2010? Mintid, open your eyes and come join me, Siilanyo and your uncles Buuba, Jaamac Qaalib, Suldaan Abdiqadir on the bandwagon. Carafaat what Siilaanyo and the TFG loool that is a big joke you and you're conspiracy theories i remember when cigaal was the president they used to come with those claims two even with rayaale he is making deals with the Americans in Djibouti that he is waiting for the TFG term to end some where end 2008, Siilaanyo is one man 3.8 million people aspirations is much bigger and Siilaanyo knows that a man who spend more than a decade to fight for Somalilands independence he is a true hero. -
Somaliland Parliament Failed To Meet Due To Khat Intoxication
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Xigasho-Puntlandi.com looooooooooooooooool what puntlandi ma mafriskay ahayeeen iyagu -
^^^Thats why they call him in burco ina carro seed magan:D
-
Over 30 dead SSC Militia In Buhoodle as Fighting starts again...
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Allah ha u naxariisto on both sides koley naxariisto allah its muhiim -
Somaliland Military armed forces clash with clan rebels in buuhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=sb43WHY_aXQ" frameborder="0" allowfullscreen> -
The people of South Somaia had to be disappointed with the SSC group
Xaaji Xunjuf replied to AfricaOwn's topic in Politics
Somalina;780324 wrote: Maya, maan arag. Su'aasheyda kama aadan jawaabin weli. lol Awoow fadlan topican akhri si ad u yara fahantiid lugtay ay so dhex galiyeen mamuulka budhcad badaydsan http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61388-Puntland-coupe-at-Khaattuma-Conference -
The people of South Somaia had to be disappointed with the SSC group
Xaaji Xunjuf replied to AfricaOwn's topic in Politics
Somalina;780316 wrote: So, waxaad leedahay Khaatumo waa riwaayad ay Garowe soo bandhigtey miyaa? ii jilci hadalka in yar. Waxba isku walaaqaan kooxda garowe joogta ayaa raba inay lug ku yeeshaan balse wixi jira way iska so cadaan manad arag topic aan hore uga sameyey khaatumo where is carafaat my nephew -
The people of South Somaia had to be disappointed with the SSC group
Xaaji Xunjuf replied to AfricaOwn's topic in Politics
Somalina;780259 wrote: XX, ra'yigaaga ka hadal, video gan aad la orordeysid meel walba kuuma ceeb qarinaayo. AO wuxuu yiri ma ku raacsan tahay? ka jawaab taas si daacad ah, suurahana ka saar hadalka ok. Somalina awoow ismici yaa binti, rayigeygu waxa weyee in indhaha la furo oo laga feejignaado waxyalaha ay so mal maluuuqayaan kooxda isku urursatay garowe oo marba ruwayaad cusub la hor imanaya Somalida intooda kale wa in is afgarad buuxa laga gaadha, abtiga dalabay na wa in aan mar tuulada salaxlay aan awr ugu qala ,dabeedna picknick camal markan saa leeyahay shacabka Somalida eeh eeh ku nool bosaaso garowe iyo woqoyiga galkacyo maha inan fogeynayo oo wa umad Somali oo run ahaanti sheikh iyo sharif ba leh. Balse kuwa Hogaamiyaha ayaa dhibaato fara badan xita ku haya mamuulka yar eeh pudhlayn oo hada ninka faroole la yidha gar wadeen ka yahay.