-
Content Count
30,066 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
SSC Is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together
Xaaji Xunjuf replied to Duufaan's topic in Politics
^^ caqliga anigaad iga keentey -
Ngongne walaalkeen A khadar hadhow wuxu ku odhan kuwa wax laayaa eeh dadka dhiba wa ngogne iyo jb reerkooda kuwa isi soo dhiiba eeh nadiifta ah wa reerkayaga oo waanu jecelnahay oo hadh iyo habeen wanu u mushaxaradna Hada wuxu iyagu isku jira bu odhanaya waa qabil oo qaranki bu dafiraya:D
-
Wasiirka Gaashaan-dhiga Iyo Weftigiisii oo kulamo la yeeshay waxgaradka degmada Xiingalool January 25th, 2012 Xiingalool (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta socdaal ku tagay degmada Xiin-galool ee Bariga gobolka Sanaag, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Saldhig Booliis oo laga dhisayo Xiingalool iyo Sariibad cusub oo iyana laga hirgelinayo Tuuladda Damala-xagare oo hoos timaada degmadaasi.mashaariicdaasi oo ay maalgelinayso xukuumadda Somaliland. Wasiirka Gaashaan-dhiga iyo weftigiisu waxay maanta kulan balaadhan kula yeesheen degmada Xiin-galool cuqaasha iyo waxgaradka deegaanka,kuwaasi oo ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa baahiyaha adeegyada bulshada ee ka jira degmadaasi iyo sidii loo xoojin lahaa amaanka. Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa cuqaasha iyo waxgaradka deegaankaasi ku booriyay inay awooda saaraan ilaalinta nabadgelyada, waxaanu tilmaamay in horumarka ay u baahan yihiin lagu gaadhi karo nabad-gelyo. Wasiirku waxa uu u balan qaaday waxgaradka deegaanka inuu baahiyahooda kala duwan u gudbin doono xukuumada Somaliland. Waxa isaguna halkaasi ka hadlay Maayarka degmada Xiin-galool Maxamuud Xasan Maxamed, waxaanu uga waramay xaalada nabad-gelyo deegaankaasi waxaanu sheegay in ay deegaankaasi u baahan yahay horumarin weyn oo dhinacyada kor u qaadista goobaha caafimaadka, waxbarashada, sariibadaha iyo Rugaha booliska oo uu tilmaamay inay gabaabsi ku yihiin degmada. Maayarku wuxuu weftigan uga mahad celiyay socdaalkooda waxaanu tilmaamay inay indhahooda ku arkaan xaalada Xiingalool. Waxa kale oo halkaasi ka hadlay cuqaal iyo waxgaradka deegaanka oo xukuumada uga mahad celiyay sariibada iyo saldhiga laga kala dhisayo Xiingalool iyo damala-xagare. Weftigan waxa xubno ka ah Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada oo ka soo jeeda deegaankaasi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumada Somaliland.
-
Awdal Khaatumo Unionist States of Somalia, By: By A. Abdulla
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Keeping it short and simple khaatumo is looking for money who is willing to donate:D -
Somalia: Protesters refuse Somaliland authority in Sanaag
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
The garowe clan enclave is claiming territory they cant even spell the name of this is getting really out of hand, there is no such thing as supporting the unity of Somalia while at the same time supporting a clan state in garowe that's just pure hypocrisy.The unity of Somalia lies in the hands of those from Somalia. The Same way the unity of Somaliland lies in the hands of those from the Somaliland republic. -
Somalia: Protesters refuse Somaliland authority in Sanaag
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Baran or badhan seems the folks in garowe can't pronounce the simple name of the city yet they wish to claim -
Mogadishu Journalists Disgusting Smear Campaign against The P.M
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
The documents look real osman abdi cawar is not that innocent after all. -
Naxar during the time it was under the colonial rule and in the early stage of the 60s
-
SSC Is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together
Xaaji Xunjuf replied to Duufaan's topic in Politics
Maan fahmin keep what together why don't they sort themselves out first oo ay gurigooda soo dhistaan together iyo waxaasi ha u danbeyso eh -
There was a time somaliland only had two regions woqoyi galbeed and togdheer so things changed later into 5 regions and now six regions the region you once knew as woqoyi galbeed is called now maroodijeex.
-
1960 26 June at Hargeisa's Liberty Garden when Somaliland was freed from British Colonialism Somaliland regions Awdal Maroodijeeh Togdheer Saahil Sool Sanaag
-
Ethiopians Murdering Somali Civilians in Beled Weyne
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^ Naxar nugaleed Ethiopians and Alshabaab kala dooro? -
Ethiopians Murdering Somali Civilians in Beled Weyne
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
A_Khadar;779141 wrote: AUN. Waa runtii wax laga xumaado.. Dooxa Shabellana maxay ahaayee.. I used heard Dooxada Juba.. A Clan Militia in hiiraan the Ethiopians humiliated them arrested the leader of that Clan Militia -
Ethiopians Murdering Somali Civilians in Beled Weyne
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Aun to the innocent civilians nothing ever good came out of Ethiopians invading Somalia when will people learn. -
I have no problem with that gurigayga baabaan ka taagi Magaalada hargeysa waba calanki dhame eh nabigeenu siidan jiray eh.
-
Abwaan;778624 wrote: Taleexi wait until Siilaanyo iyo Kooxdiisu cajalkaas daaran in the middle of this year insha Allaah " XX iyo JB oo dhahaya idinkama aannu maqnayne waan idin sugeyney baad arki" lol Abwaan anigu iga ma Go'odo Qadiyada Somaliland dhaliyarada so koreysa ayaa dalkan iska leh oo mustaqbalkooda anagu hadanu nahay generationadi ka horeyey , Somaliland xor oo xalaal ah oo dib u dhisid u bahaan baanu u iftiinay dhashayada, Iyaga halka kaasi ambo qadaya, wanaad arkaysa yar iyo weyn siday u tageersanyihin Qaranimada iyo midnimada Jamhuuriyada Somaliland. Wa wax aan indhaha la iska tiiri karayn.
-
^^ its not a bad thing to carry the black flag with the shahaada on it its the Flag the Prophet Muhammad csw used to carry during the Jihaad against the infidels , but people now and days wax kasta qolada shabaab bay u nacaan.
-
Beledweyne: Cmaliyyah Istish-haadiyah Mubaarakah!.
Xaaji Xunjuf replied to Maaddeey's topic in Politics
NGONGE;779028 wrote: ^^ War he had no idea about this operation, ninyaho. Sources close to Maaddeey have even reported to us that when he first heard about this mission he started singing like Xasan Aadan Samatar " Ma run baa? MA RUN BAAA?" ....... (I claim poetic licence before Sayid comes). War nagada Sheikh maaday heeso ma qaade eeh xiligu is qarxida u dabaal degeyo eh