Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,097
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. The point is Somalia the Mullah and his dervishes used to raid all the clans in the north some fought back some did not. Many of them followed him from all clans especially in Somaliland, Were they takfiris yes did they loot and steal camels yes were all people involved yes on both sides.
  2. General caydiid told it like it is iyagay ahayeen kuwi Midnimada Somaliyeed horseeday lixdanki wa leh wa nin taarikhda qiray ina rag dhe
  3. Here is the Mullah raiding the same people who are supposed to be his soldiers according to you The Jigjiga raid in the early 1900s All in all the dervishes were not a selective clan or a particular group
  4. Mintid Farayar;782873 wrote: As usual it's difficult to keep up with the positions of our brothers from the ONLF (at least the ones on SOL). On one hand we're subjected to regular postings condemning the 'traitorous' administration of Jigjiga led by some of their cousins. Yet on the other hand, when that administration engages in actions seen as detrimental to Somaliland, it quickly becomes 'a glorious administration'. Kind of reminds you of the silence/agreement of the same faction when Afweyne signed the infamous accord with Mengistu giving up rights to the occupied Somali territories in Ethiopia proper. :D spot on
  5. Its not about lowing aim or aiming high its about thinking clearly more than 50 head of states arrived in addis ababa you wanted prime minister zanawi to welcome every single head of state from Africa at the airport Caqli gal maha waxagu.
  6. Who is behind the attack Dr osman who wants to Kill the General.
  7. Good pictures Mogadishu is being developed and reconstructed well done reer Mogadishio
  8. Carafaat;782818 wrote: Peace loving SSC'ers should welcome the Suldaan's call for peace. They should indeed what is better than peace and caano iyo jacayl
  9. Shirkaa London yaan laga Qayb Galin, Siilaanyoow Haddaad ka qayb gashona Waxa kaa gaadha Waad ka shanlayn, Nimanka Gaalada ahna ka hadh oo fogee sida Illaahay u fogeeyay, dadkaaga iyo dalkaagana kalsooni ku qab”Gudoomiyaha Xisbullaah. posted by: Axmed Kulan Gudoomiyaha urur Diimeedka Xisbullah Sh.Maxamuud C/laahi Geele ayaa ka Warbixiyay Arrimo door ah oo ka hadlaya mawqifka urur diimeedkiisa uu Hargeisa kaga dhawaaqay, Dastuurka Somaliland iyo shareecadu waxa ay ka qabto Shirka London iyo dhibaatooyinkiisa iyo Arrimo kale oo ay ka mid tahay Xaalada dalku halka ay marayso oo uu ku Tilmaamay inay halis ku jirto. Sh.Maxamuud C/laahi Geele oo Waraysi Khaas ah siiyay Wargeyska Caalami ayaa Sheegay in aanu ka noqonayn Go,aankiisii hore, ururkiisuna waligii jirayo isaga xusay in ururkiisu yahay urur Samaawiya oo aan bani aadam samaynin. “Ururkii waa jiraa, illaa qiyaamahana waa jirayaa waayo ururkani urur bani aadmi sameeyay maahee waa urur Samaawiya oo ILAAHEY sameeyey S.W.T quraankiisana uu ku caddeeyay kuna sheegay, cid kasta oo ururkaasi iimaan ahaan ugashaana way jiraysaa illaa qiyaamaha, markaa ururkaasi waa jiraa, waana jiri doonaa insha allaahu tacaalaa” ayuu yidhi Sh.Maxmauud C/laahi Sh.Maxamuud C/laahi mar uu ka hadlayay Xadhigii dhawaan Xukuumadu kula kacday waxa uu yidhi“wallaahi arin gaf ah ayay ahayd oo diin ahaan Aad u fool xun, dadnimadana ku xun bay ahayd waxaanad moodaysay in Nimankan Maamulka deg deg ku jiro, waxaanad moodaysay oo jirtay in nimankan suuqa laga dirayay, maamulka laftiisa ayaa suuqa laga dirayay oo la lahaa ninkan qabta, xidhi iyo wixii la mid ah, markaa arin aad u fool xubay ahayd iyagana ku fool xun ururkana ku foolxun oo aan haboonayn in lagu kaco” Sh.Maxamuud mar uu ka hadlayay Waxyaabaha u qorshaysan urur ahaan maadaama oo aanu ka mid ahayd ururadda is diiwaan galiyay ee u tartamaya inay noqdaan xisbiyo qaran oo dalka ka jira waxa uu ku jawaabay in ururkiisu sharaacada ku talinayo in la raaco, kuna tilmaamay ururadda kale inay yihiin xisbiyo shaydaan“ aniga waxa ii qorshaysan in Shareecada illaahay ay taliso, waxaanan leeyahay shareecadu ha taliso, shan iyo tobankaa ururba waa xisbu shaydaan, ninka diinta ku baaqaya ee jidka rasuulka raacaya uunbaa sax ah,dimuqraadiyad nimanka ku baaqaya diinta islaamka dibada ayay ka joogaan, waxaanan umada leenahay ha ucodaynina, agtoodana ha ka wareegina, idinka oon cidna raacin u ololeeya diinta iyo kitaabka illaahay” Gudoomiyaha urur Diimeedka Xisbulaha mar uu ka hadlayay sida ay isku waafaqayaan ururkiisa iyo Dastuurka Somaliland u yaala waxa waxba kama jiraan ku tilmaamay Dastuurka Somaliland oo uu ku sheegay mid ka hor imanaya Diinta islaamka waxaana ka mid ahaa hadaladiisii “ Xaq iyo Baadil islama jaan qaadaan Distoorku waa baadil waa Xaaraan illaahay agtiisa Xaaraanbuu ka yahay diinta islaamkuna distoor wax la yidhaa ma ogola, markaa waxaan leeyahay distoorka diintaa ka horaysay baahi umadda muslimiinta ahi uma qabaan distoor, markaa anigu waxaan leeyahay wax ka jiraa ma jiraan, kitaabka illaahay iyo sunada nabi muxumed C.S.W waxaan ahayn distoor ma noqon karaan, xataa gaalnimo ayuu keensanayaa, ninka distoor samaystayna waa nin yidhi illaahay ma jiro, illaahay cadaalada ma yaqaan, illaahay danta umada ma yaqaan, markaa anagu mar rumaysnin, umada muslinka ahna waxaanu leenahay ha rumaynina” isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi “marka koowaad maamulka (Somaliland) Waanu u sheegnay oo shareecada qaado ayaanu ku nidhi , waanu kugu taageeri ayaanu nidhi, way ka dhago adaygeen, rajona kama qabno inay hirgalin doonaan, marka la eego waxa ay rumaysanyihiin, ururkanina in isaga lalal jaan qaado mooyee isagu cidna la jaan qaadi maayo, cid aanu dastuurkoodu diinta maxamadiya ahayn la jaan qaadi mayno, umad muslim ah baanu nahay xaq baanu u leenahay inaad diinta islaamka nagu xukuntaan, umadana waxaanu leenahay noo gar qaada nimankan” ayuu yidhi gudoomiyaha xisbullaah Ma uu ka hadlayay Marxalada dalku marayo waxa faahfaahin ka bixiyay Cida ka danbaysa Dagaalada ka dhacay Barriga somaliland “marxalada dalku ku jiraa waa marxalad xun oo laga naxo, waxaanan leeyahay waa marxalad loogu talo galay, markaa maamulka joogana waxaan leeyahay intaan reer miyi laynaysaan ama masaakiin dagaalaysaan ciidamada itoobiya ayaa ka danbeeya oo soo galbiyay ilaa taleex cali khaliif galaydh, waanad la socoteen, illaa hada jawaab kamaydaan soo saarin, waxa ay itoobiya inoo faro galinayso, markaa marxalada aynu ku jirnaa waa mid halis ah illaahay waxaan ka baryayaa in gaalada iyo dadka ina burburinaya inuu inaga qabto umadana waxaan leeyahay toosa” waxaanu intaasi ku daray“nabad wax dhaama oo xal lagu gaadhi karaa ma jiro, qori nabad laguma keeno, xabadi wiil bay dishaa ee wiil ma dhasho, somalina intaa waxa ka soo reebay waa xabad iyo dagaal, qabyaaladuna waa tay eeday Somaali, timacade gabaygiisii waxaa ka mid ahaa dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane, waxaan leeyahay nimankan maamulada sheeganaya ama puntland ha joogaan, ama Somaliland ha joogaane waa niman cadaw u adeegaya, danta dadka somaliyeed iyo ta islaamka midna kama talinayaan, waa niman cadaw ku adeeganayo, Waxaan leeyahay dadoow siddeetanka milyan ee xabashida ah lama ogola hal nin inuu ka go,o dagaal inuu ka dhacona lama ogola, dawlaha kiristaanka oo dhana waa sidaas oo kale ee lama ogola, dalalka islaamka ah waxa ay u qayb qaybinayaan waa Cadaawad” ayuu yidhi Ma uu ka hadlayay Maamul Goboleedka lagaga Dhawaaqay Taleex waxa uu yidhi“nin Calmaani ah ayaa diiday in la qayb qaybiyo markaa ma ogolin, ma Calmaaniga ayaanu ka liidanaa wax kasta oo umada qaybinayana ogolaan mayno” Sh.Maxamuud isaga sii wata hadalkiisa waxa uu yidhi “ Shirka London waa shir halis badani ku jirto, wajiga loo dhigayo xaqiiqadiisuna maaha, waa waji lagula dagaalamayo diinta islaamka iyo dadkeeda, nimankan daba ******yada ahna lagu soo cadaynayo oo lagu soo tashkiilinayo, markaa waxaan leeyahay shirkaasi aad buu khatar u yahay inta hadhay ayaa la rabaa in la isku sii dilo, diinteenaa loogu tashanayaa, shirkaa yaan laga qayb galin, siilaanyoow haddaad ka qayb gashana Waxaan ku leeyahay waxa kaa gaadha waad ka shalayn, haka qayb galin baanu ku leenahay, agtoodana ha ka wareegin, nimankan gaalada ahna ka hadh oo fogee sida illaahay u fogeeyay, dadkaaga iyo dalkaagana kalsooni ku qab” Mar uu ka hadlayay waxyaabaha ururkiisu kaga duwanyahay urur diimeedyada ka jira koonfurta somaliya waxa uu kaga jawaabay “ ururkaygu horta qori ma sito ee qalin buu sitaa, waa urur Nabadeed doonaya in uu xal nabadeed ku raadiyo xudunta Khilaafka Islamka, waa Urur gacantuun loola yimaado mar uu isagu aanu diyaar ahayn in uu gacan qaado oo waa tii lana xidh xidhay oo hadhawna way is bedelaysaa, waa urur aan nina fogoynayn kii isagu ILLAAHAY fogeeyey mooyaane. Bulshada Muslimka ah waxaan u soo jeedinayaa Maamulka Somaliland iyo Maamulada kale ee Somalida ahba dhamaantiin ILLAAHEY u soo noqda ooILLAAHEY u toobad keena, gaar ahaan dadku waa iska xoolo waa la wateen inta badan, waar dadka umadda wataw ee Diintooda ka hor taaganaw ee Gaalada ILLAAHEY nacdalay dabada ku wataw ILAAHiina u soo noqda oo shareecadooda Cadaaladu ku jirta ku Xukuma. Dadweynahana waxaan leeyahay waar baraaruga oo midooba oo Sababta Sideedanka Milyan ee Axmaarada ah loo qayb qaybin laayahay idinkana la iskugu kiin dirayo ku baraaruga oo fahmaan idin leeyahay”. Wargeyska Caalami
  10. First of all the dervishes were not a clan or a group the entire subclan of president siilaanyo joined the ranks of the dervishes from the top commanders to representatives in ankara. Even the camps where dervishes started was at first in burco 1899 were riots first began. The mullah sided with one of the two tribal chiefs fighting over power in burco. First with sultan cawad diiriye but when he saw he was losing he sided with sultan nuur axmed amaan who later would become one of the top leaders of the dervishes.But the thing is the dervishes were takfiris any one who didn't support them was an infidel the same way the mullah called you're king a weak infidel something you are really proud of. And last but not least they didn't bring somalilands independence they were defeated in 1921 and somaliland gained independence in 1960.
  11. Somalidu waxay u bahanyihin madax cadalaad wada oo dadka oo dhan ku qanacanyihin not just a section of the population.
  12. There were more than 50 african head of states in Ethiopia and zack expects prime minister zanawi to all welcome them at the airport caqli ma jiro
  13. Qaranki;782640 wrote: ^Oo Maakhiir maxaa ku dhacay Khaatuma khatumeysey maakhiir
  14. oo taleexi ma waxa lugugu yidhi hargeysa waxa jooga oo kaliya XX iyo oodweyne dadkay ilmadeerka yihin. Amabaad idinku ilmadeer tihin.
  15. Dr osman these guys you posted don't look like they are able to develop any thing look at them man
  16. The biggest nonsencial argument coming from Mr Xiinfanin let me put it this way when the pirates were defeated by the Somaliland armed forces what did exactly happen a local clan jabhad was established how did that end how was that exactly embraced in Garowe? Skimirish between the Somaliland armed forces and a local Militia will never escalate mark my words on that it will never happen it will here and there go lose a bit.But knowing the political culture in Somaliland and its different communities and knowing that one clan in one region cannot share a single administration nor with his kin it will be a devastating containment in the long term. And here is where the Somaliland government will play its fine Politics the same way how the former ssc rebels were incorporated into the Somaliland Political system. But the biggest losers will be the pirates as a subclan state is turning into a sub subclan state the garaad clan did set the pace for others to follow a clear genuine example for raas caseer and west Pl states that every thing is divisible into smaller clan fiefdoms in the former garowe Clan enclave indeed time is ticking Xiinfaniin
  17. What the hell reer Buuhoodle are being oppressed by reer awdal war nagada niyo beenta. Wax dulmi ah ma jirto dadku iyo dalku wa cadaalaad
  18. xiinfaniin;782579 wrote: Somaliland is not a country , it will not disintegrate. However, those who believe the separatist ideology will see their border shrink to the areas encompassing the three Mother triangle and that is not bad , it will be a true reflection of the future political landscape , communities will have local administrations. Thats what you wish that Somaliland resembles Somalia but this is not the case , you want more clan states in the already failed Somalia weak and more weak federal states and semi autonomous regions all based Clan and later into sub clans.Just like in the Garowe Clan enclave first it was Puntland state than it was raas caseer state than it was west puntland state.The future indeed looks bright there in the pirate enclave. The pirates want to turn Somalia into a broken puzzle. Everything must and look like you're clan state the smaller the fiefdoms the better somaha Xiinfaniin:D
  19. Somalia;782573 wrote: The poet? Show me, funny little anecdote, ironic given the history you had before the Sayid showed you the light of Islam. So in reality, you are saying that the poet from the British loving clan made the term to diss the people fighting for their freedom? ( ) Wow No the poet was actually related to the Mullah on his Maternal side he called him all kind of names, Islam and the Mullah you do know the so called Sayid was disowned by his own Religious teacher Muhammad bin salih.I don't think he was able teaching any one the fine principles of our beloved religion Islam.. Inaan Bile tagoogada ka xidhay, tebiya oo geeya Inuu xaarka taallada ka dhigay, tebiya oo geeya Inaad gaalo taag daran tihiin, tebiya oo geeya Labamaare inuu tiirsan yahay, tebiya oo geeya Shanle-dheere inuusan wax tarin, tebiya oo geeya Cabdiraxiin inuusan tol helin, tebiya oo geeya Daraawiishi inaysan tureyn, tebiya oo geeya In Ustaadku tiir-dhaadan yahay, tebiya oo geeya Somalia he called you're king Osman a weak infidel ?
  20. Somalia;782565 wrote: See, you are proving my point. "Mad Mullah", a word invented by the British to delegitimize his cause. It's just goes to show my previous point regarding cuqdad against the other clans who fought for the independence of Somaliland. It was the Daraawish, where were you? I always see the secessionists talking about the Somaliland Camel Corps as if it's something you wear as a badge of honour. This is your history. Wadaadki waalna was coined by Mr Ali dhuux adan gorayo Ashaaday ba gaalki waka af iyo been dhe Abtirsiintadu waxay gasha eyda reer xamar eh
  21. Oodweyne;782557 wrote: Taleexi , No, Abti , it's the habit of those who were brought up under the Kacaanka, who simply couldn't imagine that history may not been what was been told to them. Hence, my argument, is to say, you may think, that Sadidka was fighting for a particular cuase (as Afweyne's regime had it); but, in all honesty, his was far more complicated than that seemles narrative that many of you were breast-fed on it (or at any rate some of the "ciyaalka kacaanka", in which we have them in here of SOL, were so seductively reared with, indeed). And, therefore, are forever regurgitating to us in here, indeed... :D Neo fqashism was exposed so many times through out the history the *******ization of the Somali history was deliberately done by the Likes of Aw Jamac Ciise hayaag and his buddy idajaa. They can write as much nonsense as they like history is written by the winners:D