-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
its in northern sool , caynabo is western sool Libaax bohol is a town within the xudun district of sool
-
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ no they signed it -
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalina;792148 wrote: Maya, deriskood. Ma reer barre hiiraale -
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kuwa wa kuwee ma bay iyo bakool -
Ximan iyo xeeb leaders reject the garowe accord
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So far odayasha beelaha Banadir MP Salaad cali jeele And the leaders of ximan iyo xeeb rejected the garowe accord. -
Ximan iyo Xeeb oo qaadacday Shirkii Garoowe Cadaado:( Sh. M. Network) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa qaadacay Shirkii dastuurka Soomaaliya ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe kaasi oo Maamulka uu sheegay in wax dan ah aysan ugu jirin Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb C/raxmaan Shaati cade oo u waramayey Warbaahinta ayaa waxa uu qaadacay qodobadii kasoo baxay Shirkii dastuurka Soomaaliya ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalada garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal. C/raxmaan Shaati cade ayaa ku tilmaamay in Shirkaasi uu yahay mid sababi kara in dalka Soomaaliya uu galo dagaal sokeeye, waxaana uu tilmaamay in dadkii ka qeyb galay Shirka ay ahaayeen dad aan matali karin Maslaxadda Umada Soomaaliyeed, isagoo Madaxweyne Shariif ku eedeeyay in uu ka doorbiday rabitaanka shacabka mid gaar ah sida uu hadalka u dhigay. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay Shirka Qamiistaan ka dhici doona magaalada London, isagoo sheegay in Ximan iyo Xeeb aysan Shirkaasi u arkin in ay kasoo bixi doonaan waxyaabo mira dhal ah Maslaxadda shacabka oo mudo dheer ay haysteen dhibaatooyin balse waxa uu sheegay in Shirkaasi uu horseedi karo burbur ay gasha Soomaaliya. Shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ee looga hadlayey dastuur u sameenta dalka Soomaaliya ayaa waxaa kasoo horjeestay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo sidoo kale Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG kuwaasi oo Shirkaasi ku tilmaamay mid laga lahaa dana gaar ah oo aan ka turjumayn danta Umada Soomaaliyeed.
-
Gal-Mugdi Back To Their Old Tricks Again. Attack On Galkayo Airport
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Well technically the airport belongs to them since its located in the southern section of the city -
my god that is life everything gets old may allah take us to jannah
-
Valid point but let me tell you a few things about Somalis and their mindset Mr Ch Guevara If a warlord kills his own people and loots his own people he is temporally bad until..... If he fights for our clan interest he will be the unforgettable hero and his sins will be forgotten and forgiven by tolka. (Wa wali so daahiray) Wa kuwa dadkeenu
-
President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed finally speaks...
Xaaji Xunjuf replied to NGONGE's topic in Politics
Thanks naxar shariifkina wa hadlay lets now see how the conference goes. -
The fourth guy is that caalin he looks shocked
-
Nuteleer baanu ku riidayna:D Anaga Somali ah dee boqortooyadi war terrorist dhe afka baro thank you mudane Thank you ah kana wanu qabsanayna:D
-
Sayid Somal kagan tuuladi qardho ka yimid dee waxaagu wa kalay na dawada Somalidu maxay english wax ugu qoraan adeer dee englisthtu ma waxad u haysata lahjad ka mid reer budhlayn ku hadlan hada wa af calaami ah wana wax lo bahanyahay in lugu qoro si ay dadku isku fahman mala fahanka kugu yar, isweydi Somalida halkan maxay englishta ugu doodaan ma ingriis baynu nahay dee wa af dadku isku af gartan Lool@ Somalina kuwaas beri hore baan geed ku xidhi laha:D
-
Dee afenglishtu Wa afki calaamka. Hormaray mahiga iyo Calamka. Wa inay ogadaan Waxa lugu shiray afsomali xita walugu qoray Dee qof dambi aan galin ba iska yar hada wa somalia meeshu
-
Maanta ki amiin Caamir wala heley. :D
-
Mugdisho Clan Elders Reject Garowe Conference Proposals.
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Loool@ calamda badan -
Aaliyaah wa runteed shaadhka khaatumo waan xiidha shaadhka ssc waan xidha shaadkha usp waan xiidha shaadhka somalilayn waan xiddha oo halkaas babay ku wada aroorta waba halkaynu ka bilownay asaaskeeni .reer cali shire iyo reer Cali koore haday xuruguftan ka dhaxayso cidi u gurmanayso wa aniga isna wa ogyahay mana foga taleexi wuxu diidsanyahay na wa in la xaliyo. Oo sidi xal waarta loo dhalin laha wa in tanasul badan yimaado weye. Dadkani way wada noolayeen inti anu frenjigu ino iman oo cid walba og taas waxani wa iska yar siyasad yar oo meel loo Waayey.
-
War yaa Muslinow Muse ismaciil ah sharcigina diiday habrihi iyo odayadi wada joogay na diiday guurtidi wada abtiyesna adeereysna oo cumaamadu wada saarnayd na wuxu ka so qaaday qaar aan cadalaada ku dhaqmayn isna cadalaadi inu wax ku daro ma rabo, oo wuxu na leeyahay haydaydan ila khaatumeyn waad kharash beeleysiin.
