Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ Somalida qaar ba aminsan in dawladaha Yurub ay dawlad u dhisayso, war Somali uun ba dawlad dhisan karta calaamku they can support you only but thats about it.
  2. Somalia;793597 wrote: Hahahahahahaha, comedian. Somalia the conference was not about Somaliland it was about Somalia Somaliland just took part of the conference and it was a good conference i have to say so good so far.
  3. Somalia;793564 wrote: NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO ShabelleMedia haahahahaha :D Garowe conference not inclusive abdicawar is messing up he says we want to make it more inclusive:D
  4. cabdi cawar welcomes drones against shabaab only if they target shabaab.
  5. Abdi weli was asked if he supports drones against alshabaab lets see what he says
  6. horta ma aragteeen Somalidu gaalada way ixtraamaan laakin iyagu isma ixtraaman imika haday madaxda reer galbeedku yidhahaan STFU wada amuusa 50.000 oo ciidan nato baanu keeneyna dalkinana wanu haysanayna ila 2050 ciid juuq tidhahda arki meysid.
  7. Dabrow;793521 wrote: If I understands Hillary she says they dont even want to negotiate with Alshabab? Why close that door? Hillary is scared of Amiir godane
  8. This is not about me my friend and you can dismiss the source if you like but its news Take care
  9. War ma script baad weydinaysa waxay qabato
  10. Loool@ Halkan igu shuba why is cabdi cawar sitting next to david tallow mu isku dhererinaya:D Eeg faroole sidu cabdi cawar u eegeyo mala wuxu isleeyahay muxu kursigeyga iga fadhiisto aan david ag fadhisto ooaan odayga indhaha yar yar na aan iska so hor jeedsano.
  11. Shirkii London Oo Galay Wajigii Labaad & Masuuliyiintii Ka Soo Qayb Galay Oo Kala Qada Tagey iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Saacadaha soo socdda ka hadli doona Madaxddan ayaa hadda waxa ay ka baxeen madashii uu shirku ka socdey waxana ay ukaal dareereen... London (GNS)- Shirkii ka socdey Magaaladda London ee Cariga Ingiriiska ee lagaga hadleyay Arimaha Somalida, ayaa galay Wajigii Labaad waxana ay masuuliyiintii ka soo qayb galay shirkani ay hadda u kala dareereen Wakhtigii qadda. Madaxddan ayaa hadda waxa ay ka baxeen madashii uu shirku ka socdey waxana ay ukaal dareereen Wakhtigii Qadada,waxana ay galayaan nasasho yar, balse marka ay isku soo qadeeyaan waxa halkaas dib uga sii furmi doona wajigii labaad ee shirka, waxana wali la sugayaa Madaxweynayaal baddan oo halkaasi ka hadlaya. Goor dhow waxa la filayaa in uu shirkani soo gabgaboobo, waxana ay madaxweynayaasha iyo hogaamiyaasha ka qayb galay ay soo saari doonaan war murtiyeed lagaga hadli doono go’aamadda laga gaadhey shirkan.
  12. Kool_Kat;793465 wrote: Zenawi gadaashiisuu madaxweyneheena taagan yahay oo Soomaalida kale kacararay dad ku faraxsan ama ku faanaya maxaa ladhihi karaa aan ka eheen allaha idin caafiyo...Subxaanalaah! Maya siilaanyo waxay isku koono yihin madaxda geeska africa kibaki zanawi wax fahan dee:D
  13. Jacaylbaro;793455 wrote: So now suddenly the Pirates are siding with Sharif ,,, their president eh ? Thats how it should be Sharif visited his province nugaal 3 times
  14. The guy sitting next to faroole is that the ahlsuna waljamaca representative
  15. Interesting I can't watch the video I am on my phone but reading. You're comments the conference is going well
  16. Sayid*Somal;792953 wrote: The problem with this map is I would be considered a Somalilander -- you know and I know and everybody in SOL knows that I am from Qardho. Warya qardho cidhiidi jecela its not part of Somaliland but if you guys keep building qardho perhaps the western part of qardho might be part of Somaliland:D
  17. The Sage;793004 wrote: The problem with federalism is that it emphasizes existing divisions between regions by treating them as distinct entities which essentially lays the foundation for conflict in the future Well said
  18. ^^ Somaliland khaaatumo waxay u aragta a good ally , faroole muxu yidhi:D
  19. ^^ War haweeneyda ayeey ku noqon karta cayda ka daa