Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. What Kan Che Xerada Qaxootiga ma wuxu u tegey inu so shukaansado the cute NGO Somali girls eeh ka sheeqeya kenya eeh u carafaat ka sheekeyo habeen kasta. Miskiin wa run in la ogaado Dadka dhibaataysan laakin waxa ka Muhimsan inad wax u qabatiid dadka sida u dhibaataysan i dont think Abdi cawar hadu isla sawiro iyo hadu sakiin isla sawiro iyo hadi sharif axmed isla sawiro inad noloshooda caadiga ah wax ka badalaysid gargaar deg deg ah wa inad la gaadhiid, Waxan garanaya wefti Somaliland ah oo wasiirka diinta hogaamiynayo ba booqday dadaab wuxu ka so arkay na wu sheegey ,laakin waxba ma tarayso inad so dul istaagtiid gargaar deg deg ah bay u bahanyihin dadkaasu maxa dad tegay meesha xita Kontan senti ba tegey iyo gabadhi dabnaha waweyneyd eeh filinki tomb raider dhigi jirtay iyo qaar kalo badan. Misskin dhaqanka Somalida dadku ma jecla ama somalidu ma jecla in laga dhigo dad liita oo dhibaataysan waxay raban dhibaatada ka baxan ma jecla in la isku ag sa sawiro oo dhibaatadooda la so ban dhigo way ka xiishoodan runti.
  2. Taleexi;792921 wrote: A big lie. It started in a little room somewhere in London. Much less significant than other movements. No Somaliland started on 26 June 1960, sareyow ma nusqaamow what you are talking about are the SNM Somaliland fighters and they started in Saudi Arabia in jeddah it was movement. But keep in mind taleexi i remember during the SNM days there were no parties no one sang songs in western capitals beerkey ada ku weyn and shaking their booty's and wrapping themselves with flags iyo habro buranburaya oo airpodhada tagaan iyago tawafsan.They were the most successful rebels Africa has ever seen Somalilanders in the west and particulary in saudi arabia were all paying a huge price the saudi Somalilanders almost half of their salary's went to the SNM. And they were fighting for a cause not for money or kursi not like the headless local useless clan jabhads of now and days who defect from one mamuul to another,never compare apples with oranges.
  3. Misskin xita haday tagan maxay u qaban kari lahayeen waxa loo bahanyahay in dadkaa si xawli ah wax la taro maha in la booqdo oo dhibaatado uun la so eego oo loo dawasho tago wa in wax laga qabta masaakinta dhibaatada haysata wax micno samayn mayso madax tagta sawir iska so qaada oo la qiiroota wa inad wax u qabatiid dadka.
  4. Dear Aaalihyaah Somaliland country = Khaatumo state = Guul
  5. Taleexi;792901 wrote: We all Somalis. Let us sort out our differences on the table not in the closet. Taleexi mar mar bu sidi awoowigi Muse Hayl talo keena
  6. Che -Guevara;792853 wrote: I am just afraid Somalis will take their clannish politics to the meeting and embarrass themselves Sidi Chathamhouseki oo kale ninki yidhi taarikdahaydi waxa xaday reer hebel:D
  7. Abwaan;792793 wrote: Kuwaan ma aragtid miyaa? Horta macalankii Talyaanigay ruxayaan, maxaa loo lahaa Waqooyi Talyaani lagama jecla.Dad calankoodii iyaga googoobayo iyana riwaayado kale iyo dhalanteed ku mashquulay. I have not heard the UK goverment stating tha they have invited dowlad Somaliland la yiraahdo... Adeerow Somaliland calan u gaar ah bay leedahay Madaxweyne u gaar ah bay leedahay kuxigeen u gaar ah bay leedahay ciidan iyo boolis gaar ah bay leedahay halgan iyo taarikh u gaar ah bay leedahay odayaal dhaqan u gaar ah bay leedahay gola barlaaman iyo gola guurti bay leeyihin , Waxan oo dhan iyaga sameystey wa na rabitaanka shacabgooda yar iyo weyn dalka iyo dibada wey ka mideysanyihin. Marka cid ay u joojinayan ma laha dadkanu caruur iyo ciiroolobe.
  8. Former Vice president of Somaliland Axmed yasin Alun Michael pro Somaliland MP from cardiff
  9. Abwaan;792763 wrote: I repeat ------> Maasha Allah...soon to be reer Soomaaliya again:) Maan fahmin reer Somalia again? i don't see reer Somalia in the pictures war ma waxba ii dhaafay?
  10. Yeah it was a big turn out reer Somaliland well done showing the world that the aspirations of Somalilanders is loud and clear well done.
  11. This cannot be called an invasion even though it depends on who you regard is in charge the TFG govt allowed Ethiopians in their Country so technically its not an invasion.i dont think any Somali likes Xabashi inside Somalia laakin dan iyo awood daro ba u geysey inay is bahaystaan. Lets just hope Somali soldiers can fill the vacuum and the Xabashis can return to their homeland.
  12. Wakan xiinfaniin Somaliland iyo shaydaanku xita haday is dilaan shaydaanka midnimada Somalia rabu odhanaya kaasu tagereya:D
  13. Somalia;792612 wrote: Man, that is some weak sauce excuse. He said "all the parties" also including your region. He could have said Puntland and it would still be the same. Wallahi I actually feel sorry for the region, to go through that kind of humiliation.. All the parts of Somalia yo're clan enclave you're other countrymen from galmduug and the TFG and the Sufi grave worshipers. See you are referred as regions, And he goes on about Somaliland and its progress see the difference:D
  14. ^^ Technically he recognized Somaliland he differentiates Somalia from Somaliland
  15. Aaaliyaah dagaalki sooki joogsaday wamaxay dagaalkan aad ka sheekeyneysid war inantu dagaal jecela
  16. Somalina;792574 wrote: How about in meel la isugu geeyo oo dab lagu shido? soo kama fiicna baryada. :D:D
  17. Somalina;792567 wrote: Qori ayaa afka laga gelinaa, hadal ma jiro. Baryo wey dhamaatey, kii Alqaeda rabo Waziristan ha aado, very simple. How about in la xidh xidho dabeedna maskaxdooda wax wanaagsan loogu shubo jeel magnuun:D
  18. True laakin what about their victims the people they brainwashed you need to deal with them Somalina when you are a leader you need to act responsible.The people of baydhabo lived so long under the Shabaab/Alqaeda obviously there are still elements who sympathize with the irhaabis the thing is we know its bad but they don't know it and you need to bring them into the fold and give them the carrying they need an alternative you need to give them a future something to live for the after match is the biggest task awoow.
  19. Carafaat;792561 wrote: Defeating Al Shabaab military is just the beginning, but beating Al Shabaab's ideology is more important. That's the biggest problem Extremism and takirism is a big issue the problem with these people is they believe you are an infidel if you do not believe in their little organization. They need to be re-brainwashed or else they will be a danger for the people in the society.