Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Sharif visiting the many regions he governs its good for him to visit other parts of somalia here and there well done sharif ahmed he really made the TFG work to some extend he did his best in his short term.
  2. Imika ma waxad ku haysata oodweyne jabhad baad samaysatey oo dadkaagi iyo dalkaagi baad wax tartay. Adigu maxaad iskaga dhigaysa nin dawladi kacaanka garwadeen ka aha. Adigu manad jabhad lahayn halkeed ku ogayd taas maxayse sameyeen maxayse so hooyeen dib u akhri wuxu oodweyne ku sheegey mi mid bukugu qeexay. Maxaadse ka badali karta maandhow. Eeg nina dawladi buu burburiyey nina dalki buu burburiyey.
  3. Its good it means they have a passport and they can leave the country when ever they want
  4. Waryaa oodka ask che if he supports alshabab or al qaeda or both:D
  5. Jacaylbaro;789355 wrote: ninkan khudbadda jeedinayaa af adakaa niyow ,,,, Hooyadi ba oromo ah laakin wa Ethnic Somalilander
  6. War Ma xaajigi cabdi waraabe na ma kexeyeen waleh wa talo qaran tani:D
  7. Run ma doonaysan yartu nin bay u bahantahay wabay khafiiftay video after video maalin dhawayd waxan arkayey iyado iska dhigeysey inay mid ay jaar yihin ay la hadlayse calashaan telefoon been been ah. yarta wax mashquuliyey u bahantahay boring ba dilay war halo doono nin rog roga xiliyada qaar.Hadana yartu maha tu foolxun wa iska yam yam rag badan ba duu duub ku qadan laha allow hablaha noo astur.
  8. i don't understand what does atam got to do with buhoodle i am sorry i am missing here something Somalia just because puntlandi.com didn't report it that doesn't mean it didn't happen.
  9. Taleexi wars in bari region effects us all not just puntland but also other parts of the region so don't know what you are talking about.
  10. Yartani way so walanaysa Englishtu na aad bay ugu adagtahay siba lahjadan Yankeesku ku hadlan waxan is yidhi 4 sannay joogtay ba meesha oo nairobi ba laga keeney.
  11. Abwaan;789243 wrote: Oodweyne! Just because you were allowed to travel to Juba with your SNM passport, you think S Sudanese are Xaq-u-dirir? Mise waxaad is leedahay aqoonsigii baa xagga ka soo dhowaadey? Safaarad mallaga furay xagga horta? The sad thing is 70 jir xaqii Soomaaliya wax lagu soo baray oo ku caasinaya adiga ka hor ma arkin! Somalia waa budhudhay aboowe maxaad oodweyne ku haysata isna mu ahayn ki budh budhiyey kii budh budhiyey waynu ognahay. Agressonka u ka hayo bashiir jamhuuriyada shunub sudaan way iska muuqaata isaga diyaaradisa soo kiciyey marka wax muuqda adeer waxba ha is diidisin.
  12. ^^ Akhadar who was comparing Somaliland with with the garowe clan enclave , don't you consider Somaliland cadaw an enemy already so why are you even comparing the garowe clan enclave with Somalialnd it doesn't make sense.aren't the folks in galkacyo and garowe you're kin don't you share the same genealogy why is faroole anti Khaatumo since the Punltanders in here say that they are behind Khaatumo:D
  13. xiinfaniin;789196 wrote: ^^Xaaji xunjuf you never will Those who matter hear me though waryaa ask Cabdiqadar and Taleex You leaders don't support the project they don't think it will benefit their clan state in garowe and they don't want to make Somaliland their enemy as oodweyne told you.As we all know anything that has something to do with galaydh they oppose it and you know why:D
  14. I like Cali khalif galaydh the professor is a smart politician
  15. Walahi khaaatumo waxay soo kordhisay one of the best xaflado meelkastaba mashallah keep us updated liibaanow.
  16. Wareysi: Madaxwayne Biindhe oo ku sugan Gaalkacayo Tuesday, February 14, 2012 - 04:17 PM Listen Madaxwaynaha Khaatumo State of Somalia oo ka warramay xaaladda safarkiisa uu ku sii jeeday Muqdisho iyo carqaladaha uu kala kulmay Magaalada Gaalkacayo (dhagayso). Mar uu ka warramayay Madaxwayne Biindhe safarkiisa uu ku sii jeeday Muqdisho ayaa waxa lagu xannibay inuu ka duulo magaalada Gaalkacayo. Maamulka Garoowe ayaa ku hawlan sidii uu u carqaladayn lahaa Khaatumo State oo dar dar iyo habsami u gudanaysa howlaha dowladnimo ee ay ka filayaan Shacab waynaha ree Sool,Sanaag iyo Cayn. Waxa uu madaxwaynuhu intaa ku daray in ay muhiim tahay in Khaatumo State ay yeelato xornimo ah gegi diyaaradeed oo shacabka SSC ku ilaashadaan xuquuqdooda bani aadanimo. http://www.xargaga.net/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=5027
  17. ^^ easy easy the army i just there to protect the people of Somaliland not to kill the people of Somaliland Aaliyah i don't support wars in Buhoodle there should be an immediate ceasefire.
  18. Sh atam we don't hear much from him we hardly see his picture on the net faroole is still looking for his picture he doesn't talk allot but when he strikes its destructive.