Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,220
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Bob the walashma dynasty was prior to the adal empire true but it was not led by the Somalis at least not the leaders i was not talking about Sabr ad diin the first i was talking about Sabr ad din the second even with Jamal ad-Din II who was leading the Muslim armies into battle he was the one who defeated the Ethiopians at bale and yedaye but Bob Jamal was not a Somali but its true their capital was seylac now and days awdal and many clans lived there at that time but the sultanate did not belong to a single clan who lived in that region.
  2. Nin Lagu Dilay Magaalada Taleex- Lasanod Online. Thursday, March 01, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Waxaa galabta lagu dilay gudaha caasimada Maamulka Khaatumo ee Taleex. nin magaciisu yahay Cabdirashiid Cabdillaahi Cige, ahaana nin si weyn looga yaqiin deegaanada Khaatumo. Gacan ku dhiglihii dilay Marxuumka ayaa la sheegay inuu goobtii ka baxsaday galayna dhanka qalcadii Sayidka, halkaas oo ciidanka amaanka magaalada Taleex ay isku hor fadhiyaan isaga iyo niman taageeraya oo jifi hoose ay isku yihiin. Dilka ninkan ayaa la sheegaya inay la xidhiidho aano hore oo ahayd mashaqadii dhuxusha ee hore uga dhacday deegaanka Soolka Sarmaanyo. Dhanka kalena Marxuumkan maanta la dilay ayaa kamid ahaa ragii maamulka Puntland qabadeen iyagoo ku sii socda magaalada Taleex, halkaas oo maxkamad lagu saaray Garoowe kadibna la sii daayeyey isaga iyo qaar kale, wuxuuna xiligaas ku magacawnaa Maxkamada Laascaanood. Xaaladda amaanka magaalada Taleex ayaa lagu soo waramayaa inay hadda tahay mid aad u degan , Waxaana jidadka magaalada dhex maraya Ciidamada Booliska oo sugaya nabadda. Marxuum C/rashiid ayaa sida la sheegay ahaa xubin aad u firficoon oo hormuud ka ahaa arrimaha ka socda degaanka Khaatumo.
  3. i don't know what districts you are talking about but sanaag has only 3 districts degmada ceelafweyn degmada ceerigaabo degmada badhan Degmoooyinkan mala mar danbaad samaysateen
  4. Carafaat sii fiican dhaga loogagama adimin 1991 hada dhamaystirki ba hadhay isaga saaxiga iska keeni doona.
  5. Naxar Nugaaleed;797340 wrote: To add insult to injury with that nonsense about bariga Sanaag, u called the minority in a region where they are clearly the majority. Find anything comparable to Badhan, LasQoray, Dhahar, buraan, ceelbuh, ceelayo, hadaaftimo, xingalool and yube in "west Sanaag" and "central Sanaag". Waxaasi wa tuulooyin saaxib waxaad tirineysid imisa qof ba u so xarooda? what about Midishe Dararweyne mait xiiss Gar adag ceelafweyn Yufle Karin turwa Imisa qof ba u xarooda ayaad u malayn.
  6. So now we are talking about sool and cayn aswell you are losing it Dukey i thought we were discussing sanaag you have no say when it comes to sanaag you are from Mugdi Mudug the eastern sanaag folks have a claim on the region but not you remember how you're leaders are despised in eastern Sanaag.While Somaliland politicians just receive easily a hero's welcome in eastern sanaag that's the difference.
  7. The region is the biggest region of Somaliland do you have clear statistics who lives where and how large the population is you don't. i don't think the sanaag region or the western and central regions are a small part of sanaag the most important part is the capital which is ceerigaabo. while some folks claim that ceerigaabo is not really the capital of sanaag and argue that badhan is duke calls it baran and he wants to discuss sanaag with me now that's really laughable:D
  8. Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Ka Hadlay Go’aamada Ka Soo BaxayShirkii London Ee Madaxweyne Siilaanyo Ka Qayb-galay, Fariina U Diray Shacbiga Hargeysa, March 1, 2012 (Haatuf) - Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah Salaadiinta Gobolada Gabiley, Awdal iyo Selel ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay Shirkii dhawaan lagu qabtay Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska ay ahaayeen guulo dhaxal-gal u ah Qaranimada Somaliland, tilmaamay-na in Weftigii Madaxweyne Axmed Siilaanyo hogaaminayay ee ka qayb-galay Shirkaasi London ay Dalka u soo hooyeen guul Taariikhiya, ugu-na baaqay Shacabiga Somaliland in soo dhaweyn balaadhan loogu sameeyo Caasimada Somaliland iyo guud-ahaanba Gobolada iyo Degmooyinka Dalka, isaga oo intaa ku daray in Waftiga Madaxweynaha Somaliland Shirkaasi London laga siiyay Meeqaam sare oo Dawladnimo. Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo Shalay Galab Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Gabiley oo Wargeyska Haatuf mar uu kula xidiidhay Khadka Telefoonka uga xog-waramay nuxurka Shirkaasi uu qabtay iyo aragtidiisa ku aadan go’aamadii ka soo baxay Shirkii London, ayaa isaga oo ka hadlaya arrimahaas, waxa uu yidhi “Run ahaantii Waftigii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) hogaaminayay ee ka qayb-galay Shirkii dhawaan lagu qabtay Magaaladda London waxay ka soo hooyeen guul Taariikhiya oo dhaxal-gal u ah Qaranimada Jamhuuryada Somaliland, kaas oo Waftiga laga siiyay Mee-qaam Dawladnimo oo heer sare ah, go’aanada ka soo baxay Shirkaasi-na waxay ahaayeen kuwo dhaxal-gal ah oo Somaliland guul ka gaadhay, marka loo eego qodobka go’aanka Shirkaas ee Caalamku ku kala saaray Somaliland iyo Somalia, taasaa inoo ah guul aynu gaadhnay, waanan ku hambalyaynayaa guusha ay soo hooyeen Waftiga Madaxweynuhu, waxaan ku baaqayaa in Waftiga Madaxweynaha oo maal-maha soo socda Dalka ku soo guryo-noqon doona in Caasimada Hargeysa si weyn loogu soo dhaweeyo, oo Gobolada iyo Degmooyinka Dalka loogu sameeyo Banaan-baxyo lagu taageerayo Qaranimada Somaliland oo aan loo kala hadhin, isla markaana la mid ah Dibad-baxyadii ka dhacay London ee lagu teegaarayay Waftiga Madaxweynaha laga sameeyo Dalka-na”.
  9. Indeed i agree with duke in here stop insulting the people of Djibouti and their achievements Here is a great singer from Djibouti That said i never compared the Somaliland republic with Djibouti i consider Djibouti a sister nation of Somaliland that's all, after all 35% of the Djiboutian population are ethnic Somalilanders any way.
  10. ^Equaling east African head of states with a pirate leader is indeed blasphemy.
  11. ^^ Nonsense eastern sanaag regions is way less populated than central and western sanaag any way lets not get carried away the entire region of sanaag belongs to SL and that's what matters.
  12. ^^ Population wise ceerigaabo is the largest city of sanaag and the maakhir folks don't even consider ceerigaabo the capital city of sanaag they consider badhan the capital of sanaag either way the garaad is from dhahar which is eastern sanaag unless you say dhahar is located in western or central sanaag:D
  13. Garaad Cali Yuusuf Oo Ugu Baaqay Shacbiga Bariga Sanaag In Dagaal Ay Kala Hor-tagaan Kooxaha Argagixisada Ah Ee Ku Soo Qul-qulaya Gal-gala Laasqoray, March 1, 2012 (Haatuf) - Garaad Cali Yuusuf Cabdule oo ka mid ah Isimada Degmada Dhahar ee Bariga Sanaag ayaa ku baaqay in Dagaal ay kala hor-tagaan Dadweynaha Deegaankaasi Kooxda Al-Shabaab ee isku urur sanaysa Buuralayda Gal-gala ee Bariga Sanaag, kuna tilmaamay hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Ninka lagu magacaabo Yaasiin Kilwe oo sheegay inuu yahay Afhayeenka Kooxda ka dagaalanta Buuralayada uu sheegay in dhawaan ay ku biireen Ururka Al-Shabaab hadal Caruureed, cadeeyayna in aan loo dul qaadan-doonin in Kooxaha Argagixisadu ay gabood ka soo dhigtaan deegaanadaasi Gal-gala, uguna baaqay Bulshada deegaanada Bariga Sanaag in dagaal hubaysan ay ku qaadaan Kooxaha Argagixisada ah ee ku soo qul-qulaya Buuralaydaasi Gal-gala. Garaad Cali Yuusuf Cabdule waxa uu sidaasi ku sheegay xog-waraysi uu siiyay Laasqoray Online, ayaa waxa ka mid ahaa hadaladiisii Garaadka “Hadalkaa ka soo yeedhay Kooxdaasi waxaan u arkaa hadal Caruureed, Buuraha Cal-madowna waa dhul Xoolo daaqeen ah, Dadka ku dhaqana aniga ayaa Amiir u ah. Kooxdii Atam ee meeshaasi ka dagaalami jirtay-na hadday yidhaahdeen waxaanu noqonay Al-Shabaab oo ku xidhan Ururka Al-Qaacida, maanta laga bilaabo anaga maaha, Dadka ku dhaqan deegaankaasi-na waxa waajib ku ah inay ka hor-tagaan oo gacan bir ah wax kaga qabtaan Kooxdaasi maanta laga bilaabo oo aanay u kala hadhin sidii ay deegaankaasi Gal-gala uga xorayn lahaayeen, waananu ka xunahay in waxaas oo kale ka soo yeedhaan Kooxdaasi”. Dhinaca kale Ninkan sheegtay Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Mr Yaasiin Kilwe ayaa isagu ka mid ah Kooxdii Argagixisada ahayd ee Magaalada Tog-wajaale badhtamihii Sandkii 2006 ku dhacay Lacagta, isla markaana Xukun Maxkamaddeed ugu xidhnaa muddo lix Sanno ah Xabsiga Madheera ee Gobolka Saaxil, intaa ka dib-na markii la sii daayay tagay Magaaladda Muqdisho oo uu ka mid noqday hor-joogayaasha Ururka Al-Shabaab, halkaas oo uu ku guursaday Gabadh ay walaalo yihiin Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere.Mr Kilwe ayaa dhawaan loo soo magacaabay Hogaanka Al-Shabaab ee deegaanka Gal-gala.
  14. Bob Adal Empire had nothing to do with the clan you mentioned Sabr ad-Din was not from that clan matter in-fact the entire sultanate had nothing to do with that particular clan you mentioned.
  15. Trust Trust Somalis do not trust each other in the past the trust was a bit better now and days its gone worse.
  16. Sometimes u need to use that kind of language dad baan wanag ku shaqo Lahayn.
  17. Dr osman u seem a bit frustrated, today I know you want. To be like somaliland but you just don't have what it takes you don't have the genetics. And you're small clan fiefdom is 2 and a half region they only control. Two regions and a section of mudug north galkacyo the rest of galkacyo is shared between two other clan states. To be honest the kings are the weakest of them all they hardly border hostile clans.
  18. nin walba salad yar ba lugu sita:D
  19. Che berigaas na sidaas uun bey u dhali jireen how big was the Somali population 500 years ago,Sidaas uun bey u dhali jireen ka fakir in 50 years time Somalidu will be more than 50 Million laakin waxaso oo dhan ilahay ba inaga og.
  20. ^^ ambay sida digaaga u dhaleen miyanad arkin single motherka ka buuxa qurbaha oo sanadka kasta dhala
  21. ^^ Haa miyanad sh sharif dhegeysan afcarabiga xita wu ku shirbiya nin yaabaan hadu la yaabi doona sharifka madow eeh afcarabiga ku hadlaya.
  22. Somaliland: Ministers approve 2012 annual budget Tuesday, 28 February 2012 21:15 Vice President SayliBy: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) - Central coffers are set to see an increase of 23% in allocated expenditure following the 2012 budget approval by the council of ministers. The 2012 budget which was finally presented to the council after a month's long delay was approved unanimously thus paving the way for the minister of finance to present it to parliament. If parliament approves the same government expenditure for this year will see an increase of 23% above last years budget. The council approved budget stands at 639,369,240,470 Somaliland shillings equivalent to about $110,000,000. This will be the second budget for the Silanyo administration and it is hoped that parliament will act expeditiously as it did last year when it approved the first Silanyo Budget on delivery. Last year's total budgetary allocations was $75,000,000 and the 2012 will be on parliament approval became biggest amount ever allocated government expenditure. The council of ministers approval was announced by the VP Abdirahman Sayli who chaired the meeting owing to the absence of President Silanyo who is yet to return following participation in the London conference. The budget is said to have already been submitted to parliament for necessary action while the 23% increase is attributed to enhanced tax collection and anti-graft policy of the Silanyo administration. The Silanyo war on corruption is exemplified by the establishment of the one year's old anti-corruption and good governance commission which has been actively involved in ensuring that things are done as they should. Other measures include the arrest and subsequent prosecution of a number of senior operatives, recruitment of young graduates from local universities, 100% salary increase for civil servants and the retraining of ministry of finance personel after examination by the civil service commission.