Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,068
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Afraid about what Cabdi cawar no way
  2. Interesting development there they signed an agreement two months ago.
  3. Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshedaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Casri ah oo ay Dhisatay Shirkadda Al-Nuur “waxa wax lagu farxo ah in shirkadda Al-Nuur Furniture ay horumar balaadhan ku soo kordhisay dalka, waxana ay u taagan tahay shirkaddani..." Mustafe Cabdi Ciise Hargeysa (GNS)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland C/risaaq Khaliif Axmed ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray dhisme cusub oo ay yeelanayso Shirkadda Al-Nuur Fanature. Munaasibadda daahfurkan ayaa waxa ka soo qayb galay maamulaha guud ee shirkadda Al-Nuur Cabdiraxmaan Maxamed Nuur,wasiirka gancsiga C/risqaa Khaliif, Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji) maareeyaha hay;adda waddooyinka Cabdiwaxid Cabdiqaadir Cabdiraxman iyo marti sharaf kalle oo aad u fara baddan. Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine) oo ku hadlayay magaca Shirkadda caalamiga ah ee qurxinta guryahayaha Al-Nuur Furniture ayaa sheegay in shirkadda himiladeedu ay tahay horumarinta dalka, waxana uu intaasi ku daray in shirkaddani ay u taagan tahay bulshadda dalka, waxana uu tilmaamay in waxa lagu farxo ay tahay in shirkadda Al-Nuur Furniture, ay horumar kala duwan ay ku soo kordhiso dalka “waxa wax lagu farxo ah in shirkadda Al-Nuur Furniture ay horumar balaadhan ku soo kordhisay dalka, waxana ay u taagan tahay shirkaddani sidii ay u horumarin lahayd dalka” ayuu yidhi Mustafe Shiine. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarji), oo isna ka hadlay xafladaasi ayaa mahadnaq balaadhan u soo jeediyay shiorkadda Al-Nuur “Shirkadda Al-nuur waxa aan uga mahadcelinayaa horumarka iyo dadaalka ay gaadhay, waana ku hambalyeynayaa, runtii waxa aynu odhan karnaa waa dhalinyaro dadaashay, saaxiibkay C/raxmaana Mahad balaadhan ayuu mudan yahay” ayuu yidhi Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex. Sidoo kalle waxa goobtaasi ka hadashay lataliyaha arrimaha Haweenka Madaxweynaha Marwo Ismahaan Maxamed Miisaan, waxana ay sheegtay inay ku faraxsantahay furitaanka carwada Al-Nuur, waxana ay shirkadda u rajeesay in ay gaadho meell meeshan ka sii saraysa “anaga wuu na sharfay Cabdiraxmaan Maxamed Nuur markaa waxaan u rajaynayaa inuu ILAAHAY gaadhsiiyo meeshan meel ka sii saraysa”ayey tidhi Ismahaan Maxamed Miisaan. Wasiirka ganacsiga Cabdirisaaq Khaliif oo ugu danbeyntii khudbad gaaban ka soo jeediyay xafladaasi ayaa uga hambalyeeyey mulkiilaha Al-Nuur Cabdiraxmaan Maxamed Nuur , dadaalka iyo kartidda uu ku gaadhay shirkadda “ilaahay waxaan uga rajaynayaa Al-Nuur inuu gaadhsiiyo heerkan heer ka sii sareeya” ayuu yidhi Warsiir C/risaaq Khaliif. Wasiirku waxa uu intaas ku daray in shirkadda Al-Nuur ay tahay shirkaddaha ugu shaqadda wanaagsan dalka, waxana uu ku amaanay qalabka casriga ah ee ay ku soo kordhisay dalka. Ugu danbeyntii waxa ay masuuliyiintii ka soo qayb galay madashaasi ay kormeer ku soo mareen dhamaan qayanbaha ay ka kooban tahay shirkadda Al-Nuur.
  4. ^ i don't know what blocks you are talking about but the Somaliland republic is a Multi tribal society
  5. Somaliland ruling party chairman meets Bristol supporters Mr Bihi met Bristol West MP Stephen Williams and the Lord Mayor of Bristol Continue reading the main story Somali views sought by ministers Somaliland profile The chairman of Somaliland's ruling party has visited Bristol to meet his supporters and the city's Somaliland community as a whole. Musa Bihi, from ruling party Kulmiye, travelled to the city ahead of upcoming elections in Somaliland. He also met with Stephen Williams, Lib Dem MP for Bristol West, and Geoffrey Gollop, the Lord Mayor of Bristol. Somaliland declared independence after the overthrow of Somali military dictator Siad Barre in 1991. The Somaliland local elections are due to take place in the next few months. During the visit on Sunday, Mr Bihi said: "Bristol is I think the most important place for our party in the mobilisation of financial support, political support. "The UK supports us in several fields - security, education, health, and we have a lot of gratitude to the British government and the British people for their support in our difficult time." BBC employee Mohammed Ahmed, who attended Mr Bihi's visit, said: "It's an opportunity for the diaspora of Bristol to engage with the community back home and maintain its place as the most significant diaspora group in the UK, if not Europe." http://www.bbc.co.uk/news/uk-england-bristol-17299036?utm_medium=twitter&utm_source=twitterfeed
  6. NASSIR;800442 wrote: Well said Khadar. But nassir what about maakhir ?
  7. NASSIR;800413 wrote: Xaaji, Why would an interim minister who can't even visit his home state support SL? I don't know nassir you should ask him
  8. Jacaylbaro;800383 wrote: Somalia is not even ready for Federalism with Somaliland ..... let alone unity Jb still has some hope with unity with Somalia loool
  9. ^^ Lool well its only the garowe clan enclave screaming the loudest federalism, Galmudug are indifferent they wont mind a decentralized government the Juba regions are not really serious when it comes to establishing a state they rather sit in Kenyan hotels and hold parties.
  10. Carafaat;800327 wrote: heesti meeday? Here it is Galmudug the land of the brave
  11. Faroole junior wuxu xiidhayanyahay bambarki pudhlayn:D
  12. Carafaat;800269 wrote: -2 armies with 2 diffrent flags and 2 President fighting for the same State and City(Kismaayo) -One State admin shelling a complete neighbourhoud because they are from another clan and support terrorism(Beletweyn). -One City governed by 2 or more administration. One controlling the airport and the other one the main road.(Galkacyo) -One State deporting Somali citizens but from another State back to the other State. (Puntland) -Every village having its own State(Galmudug). Cant wait what Bay and Bakool, Shabelle's and Jubba's come up with. How about certain Niiko's only allowed in certain State's. Thats what reer Somalia want u daa niyo haka jiidhin they want clan federalism iyaga markay so arkan saaxiga keeni doona.
  13. ^^ Cabdi cawar for president lmao:D
  14. ^^ warya i am not that old loool waba cimri deg deg sidani jar baad iga si tuuraysa nuune balse its good 23 24 cause u had you're teen age years to party to take girls to the luuqs iyo meelaha mad madow its time to rest when you are around 23 24.
  15. There are 5 major tribes in somaliland every single one of them is a somalilander. Whether they were born in djbouti or somalia kenya or what ever other country they are originally somalilanders, as for sl political leaders they were all born in the former british somaliland cigaal tuur waraabe silaanyo rayaale. And the future leaders of somaliland are all born in the somaliland republic, and that's what the future holds prince get used to it.
  16. Nassiir khaatumo claims sool sanaag including you're eastern sanaag do you agree with that if they claim you're land where will maakhir go. Boosaso perhaps. Khaatumo has 75 percent of sool when we exclude the Caynabo district of sool. Cayn region is not a gobol its a district of togdheer. So if we add their buhoodle district to their sool they have one full gobol they still don't fulfil the criteria to be a full federal state Besides even with that they don't control the sool region nor the claimed sanaag region. Galmudug is a different story they established galmudug In 2006 that's six years ago and galmudug was really needed for the federalism thing in the middle regions since only the garowe clan enclave was the only federal state.
  17. Fresh prince would create a clan country he would like parts of northern somali galbeed to join somaliland because their cousins live in sl so according to fresh daror and gashaamo and harta sh And north jigjiga would join somaliland and shinile zone diredawe would join djbouti this. Just crazy talk so much nonsense beryahan.
  18. http://toggaherernews.com/ogolaanshiiyahani-muu-soo-marin-sifadii-sharciga-ee-ahayd-baarlamaanka-iyo-golaha-wasirada-anigu-ma-ogoli-wax-alla-wixii-xasilooni-daro-ku-keenaya-somalila Listen here
  19. Aaaliyaah when you going to post a nice song about hargeysa the city where you were born?
  20. ^^ They always praise SL its good governance and democracy and stability they just don't agree Somaliland going their separate way.
  21. ^^ Why that's what the TFG officials all the time say soon you will hear an audio interview stay tuned:D
  22. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Md Xuseen Carab aya ku sheegay Oglaanshaha Khaatumo State in ay tahay Wax Sharciga aan Soo marin Kana waramay Aragtidiida Ku waajahan arintaas iyo Arimo kale oo badan . Waraysi Khaas Ahn Coming Soon March 7, 2012 - “Ma ogoli Somaliland Waxii Khal khal galinaayo Nabad Galyadeeda iyo horumarkay gaadhay anigu waxaan u arkaa in ay tahay Somaliland waa meesha kaliya Horumar gaadhsiiyey Dadkiisi iyo Dalkiisiiba” Raisal Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Md Xuseen Carab Ciise